Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ciidamado ka tirsan dowlad goboleedka Puntland kuna sugan qeybo ka mid ah gobolka Gardafuu ayaa muuqaal ay soo galiyeen baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in dowlad goboleedka Puntland ay ka go’een ayna yihiin ciidamo deegaanka ah kuwaas oo taageersan dowladda federaalka sida ay sheegeen saraakiisha hoggaaminaysa. Ciidamadaan ayaa xusay gobolka ay ku sugan yihiin Gardafuu in uu yahay gobol ay iyagu amnigiisa ay gacanta ku haayaan aysan ka jirin Al-shabaab iyo Daacish oo ka dagaalama gobolka Bari, iyagoo ku dhawaaqay in ay ka baxeen ka mid ahaanshiyaha dowlad goboleedka Puntland mid ka mid ah askarta ayaa sheegay sababta ay u gadoodeen. ” Gobolka Gardafuu waa gobol ka mid ah gobolada Puntland uguna amni badan Deni ayaa yiri waxaan keenayaa ciidamada Saracen ee Imaaraadka, Al-shabab iyo Daacish meel ay ka jiraan ayaa loo diraa Gardafuu Daacish kama jirto ee nabad ayaa ka jirto waa gobol ammaan ah waxaas annagu maqaadaneyno Sarason marabno haddii aan nahay ciidan iyo oday dhaqameed waxaad wado iyo ciidamada Imaaraadka waan ka soo horjeednaa ” ayuu yiri. Saraakiisha ciidamada hoggaanka u ah ayaa sheegay in ay sidoo kale dhaliilsan yihiin faragelin ay ka tirsanayaan madaxtooyada Puntland ay ku hayso waxgaradka deegaanka iyagoona baaq u diray dowaldda federaalka oo ay ka dalbadeen in ay taageero siiso waxaana si dhaba loo ogeyn sababta ka dambeyso gadoodka ciidamada sameeyeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Ku dhawaad 10 xafiis oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu dhejiyay warqado digniin ah oo ku saabsan in aan la furi karin ilaa amar dambe kadib markii la sheegay in wasaaraddu uu soo galay tuhun musuq-maasuq. Caasimada Online ayaa ogaatay in arrintaan ay daba joogto xariga sarkaal ka tirsan wasaaradda warfaafinta iyo xayiraad la saaray saraakiil dhowr ah. Xafiisyada la xiray ayaa u badan kuwa maaliyadda iyo maamulka, sidoo kale waxaa la xiray xafiisyo ay ku shaqeeyaan saraakiil sare oo la sheegay in ay baaritaano ku socdaan. Doodda ku saabsan lacagaha maqan ayaa daba jooga lacag ay wasaaradu ku qaadatay baahinta fariimo iyo barnaamijyo la xariira Covid-19, oo shaqsiyaad gaar ah ay jeebka ku shubteen. Baaritaanka wasaaradda ka socda si weyn loogama dareemin shaqada wasaaradda balse waxay hadal heyn weyn ka abuurtay gudaha shaqaalaha. Dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore xirtay saraakiil wasaaradeed kuwaas oo ku eedeesnaa musuq Maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, waxaana hadda ay il gaar ah ku haysaa wasaaradda warfaafinta.
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Qarax la doonayey in maanta laga sameeyo magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyey kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya lagu soo war-geliyey kuwaas oo kadibna qarxiyey miinada. Miinada ayaa la dhigay meel u dhow Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Gaheyr, hase yeeshee dad Shacab ah oo arkayey xilliga miinada lagu aasayey halkaas ayaa ku wargeliyey Ciidamada Dowladda, waxaana durba loosoo diray Ciidamada Booliska gaar ahaan kuwa maana Baarista. Ku dhawaad laba saac kadib, ciidamada Dowladda oo xiray halka Miinada lagu arkay ayaa ku guuleystay inay si nabad galyo ah u qarxiyaan Qaraxaas. Qaraxyada Al-Shabaab magaalada Muqdisho oo bilihii dhowaa yaraa, ayaa waxaa hadda muuqata inay dib usoo kordhayeen toddobaadyadii dhowaa. Toddobaad ka hor, qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya ayaa 28-kii May ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa nooca gawaarida lagu dhejiyo Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa waxaa lahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska oo lagu magacaabay Cabdishakuur Xuseen Cabdi Dhicisow oo loo yaqaan Jaabiri, iyadoo wararka ay sheegayaaan inuu halkaas ku geeriyooday. Al-Shabaab ayaa sheegatay qaraxaas.
  4. Waxgaradka ku dhaqan Gobolka Sanaag oo shir ku yeeshay Magaalada Badhan ayaa soo saaray baaq midaysan oo ay Xukuumadda Puntland kaga dalbanayaan in ay caddayso sababta loo joojiyo dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Bayaan ka soo baxay Shirka ayaa lagu sheegay in tan iyo markii Puntland loo doortay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu hakad ku yimid dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo islamarkaana Roobabkii halkaasi ka da’ay sababeen in ay burburto intii dhisnayd Wadadaasi. Waxgaradka ayaa ka dalbaday Dowladda Puntland in ay caddayso sababta loo joojiyay dhismaha Wadadaas oo ahayd Mashruuca ugu muhiimsan ee ka socday Gobolka Sanaag. Sidoo kale Waxgaradkii Shirka ka hadlay ayaa sheegay in haddii aan si dhakhso ah dib loogu bilaabin dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ay sii burburi doonto Qaybtii dhisnayd ee Wadada taasina laga dhaxli doono Khasaare. Halkaan ka daawo Muuqaalka Shirka PUNTLAND POST The post Xaaladda Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo laga deyriyay appeared first on Puntland Post.
  5. Kulbiyow (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay warar ay baraha bulshada ku faafiyeen taageerayaasha dowladda, kuwaas oo baahiyay in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay gacanta ku hayaan deegaanka Kulbiyow ee ku yaalla gobolka Jubbada Hoose. Gudoomiyaha deegaanka Aadan Xuseen ayaa warbaahinta u sheegay ineysan jirin ciidamo dowladda oo gacanta ku haya deegaankaas, balse ay amniga deegaanka maamulaan ciidamada maamul goboleedka Jubbaland. Gudoomiyaha wuxuu xaqiijiyay iney jiraan ciidamo dowladda dhexe ka tirsan, balse sida wararka loogu buun-buuniyay baraha bulshada ayuu kasoo horjeestay, wuxuuna qiray iney jiraan dhawr askari oo carooday balse dib loo soo celiyay. Taageerayaasha dowladda ayaa baraha bulshada kusoo qoray warar sheegaya in ciidamada dowladda dhexe ay gacanta ku hayaan Kulbiyow kadib markii ay iska hor imaad kaga adkaadeen ciidamadii maamulka Jubbaland ee halkaas joogay. Xiriirka u dhaxeeya Maamulka Jubbaland iyo dowladda dhexe ayaan wanaagsaneyn, tiiyoo ay jirto in dhawaan ay dowladda ciidamo badan ku daad gureysay gobolka Gedo inkastoo dhaq-dhaqaaqyadooda laga digay. Si kastaba xaaladda deegaankaas ayaa dagan, sidoo kalana gudoomiyaha wuxuu baaq gurmar ah u jeediyay Jubbaland maadaama ay la tacaalayaan COVID 19.
  6. A senior United Nations official has cautioned that the political and security gains made by Somalia over the recent years could likely trigger a major humanitarian crisis if urgent action is not taken to contain the situation. Justin Brady, head of Office for the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in Somalia says heavy flooding, desert locust swarms and the exponential spread of COVID-19 will lead to devastating consequences unless there is a strong and coordinated response from the international community and humanitarian actors to meet the massive humanitarian needs. “We have a situation of the two problems of floods and COVID-19 converging and reinforcing the impact on the population, and then we have the locusts,” Brady said in a statement issued in Mogadishu. “We expect to see a portion of the crops this year lost to the locust infestation, which will compound the food security and nutrition situation for many Somalis,” he added. Justin Brady of the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in Somalia said, the country’s coping mechanisms are significantly less than those of the neighboring countries. “Therefore, the impact of floods, locusts and COVID-19 is not simply humanitarian but has the potential to reverse some of the political and security gains that the international community has invested in over the past decade.” Close to 500,000 people have been displaced by recent floods in Somalia’s central regions, while the country is also dealing with a severe locust infestation which threatens food security and nutrition for many. At the same time, Somalia has been responding to the COVID-19 pandemic’s spread. Mr. Brady said the UN’s warning takes into account Somalia’s inherent structural weaknesses, which make the country far more vulnerable than the other countries in the region, and calls for an “all hands on deck approach to avert the worst.” The UN official noted that UN has been working closely with local authorities and partners to determine and meet the most urgent needs of Somalis affected by floods including dispatching emergency supplies and providing life-saving services through partners on the ground. The assistance continues to this day. “The UN has been deploying shelter and non-food items as well as looking at the potential for infectious diseases such as acute watery diarrhea, cholera and malnutrition that often emerge during the time of floods,” Mr. Brady said. Almost half a million of people have been displaced and more than a million people have been affected by flash and riverine floods caused by river shabelle in Somalia’s Hiraan region particularly Beledweyne. Added the official. The UN also said the country is currently battling to fight with COVID-19 pandemic with the Health ministry reported a total confirmed cases of 2,089, 390 recoveries and 79 fatalities on Tuesday. The UN said the pandemic has led to major socio-economic disruptions across Somalia, including a reduction in remittances from the Diaspora, itself a mainstay for many Somalis, and a reduction in casual labor opportunities due to COVID-19 restrictions, making it difficult for many to cope. “We need to continue to work together and expand the coordination with the private sector, civil society and have more engagement with the diaspora,” Brady said. He said the UN’s warning takes into account Somalia’s inherent structural weaknesses, which make the country far more vulnerable than the other countries in the region, and calls for an all hands on deck approach to avert the worst. The UN Food and Agriculture Organization (FAO), with the support of other agencies, said it acquired equipment to help eradicate the locusts in infested areas in locations such as Hargeisa, Galmudug and Puntland. The infestation is Somalia’s worst outbreak in 25 years. The FAO Country Representative in Somalia, Etienne Peterschmitt, believes that the impact of the current desert locust outbreak in Somalia could, by September, increase the number of Somalis facing food insecurity or severe hunger by half a million. FAO said that it has strengthened the capacity for ground control with the purchase of 18 Land Cruiser vehicles, complementing another 15 vehicles hired for surveillance and control in north and central Somalia. Twelve vehicle-mounted sprayers and ten backpack sprayers have also been delivered in Hargeisa and Mogadishu, in addition to ten vehicle-mounted sprayers brought from Morocco and Mali to support control efforts in Somalia. Three helicopters are being mobilized to Somalia to carry out aerial control operations. A new consignment of 2,000 kilograms of biopesticides has also been delivered, and more staff hired. As a result of the concerted efforts between the Federal Government and FAO, by mid-April, some 31,000 hectares had already been covered out of the 360,000 hectares estimated to be affected across the country. Both OCHA and WHO have described the floods, locusts and COVID-19 as an unprecedented “triple threat,” which needed adequate funding to fight against. Somalia was already struggling with floods and an invasion of desert locusts in the northern parts of the country when COVID-19 struck, further aggravating the situation by putting pressure on the country’s fragile health system, thereby causing a major public health crisis. “Unless we are able to rapidly scale up our response operations, unless we get adequate funding from our donors, we will not be able to respond to this need of the government and that window is closing very rapidly,” sad the WHO Country Representative for Somalia, Dr. Mamunur Rahman Malik. According to WHO, the country needs support to strengthen in the areas of case management, surveillance and laboratory diagnostics and coordination. Without this, the response to COVID-19 is hampered. “What we are seeing in Somalia is cases remain undiagnosed, undetected, the self-isolation and quarantine measures are not working as efficiently as we expect them to work,” Dr. Malik said. In March, Somalia launched the National Preparedness and Response Plan for COVID-19, seeking 57 million U.S. dollars for the next six months.
  7. LHISTORY OF SHEIKH ISAAQ BIN AHMED BIN MUHAMMAD (AL-HASHIMI) History of Sheikh Isaaq Binu Ahmed Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed (Al-Hashimi) Bin Hussein was one of the Arabian scholars that crossed the sea from Arabia to the Horn of Africa to spread Islam around 12th to 13th century. Sheikh Isaaq had descended from Prophet Muhammad (Peace and blessings of Allah be upon him) through his daughter Fatima. Thus making the Sheikh Isaaq belong to the Ashraf or Sada (Titles given to the descendents of the Prophet Muhammad -Peace and blessings of Allah be upon him). Sheikh Isaaq’s Grandfather, Muhammad, was born in Samarra an ancient city in Iraq. The city is situated on the east bank of the river Tigris. Muhammad bin Hussein lived most of his life in Samarra until he faced some difficulties with the Abbasid Caliphate at the time. Amir and Al-Muqaddi skirmishes affected the life of Muhammad which resulted in the migration of Muhammad, his wives, children to Al-Madina-Tul Munawarra in 498 HA/1104 AD. Muhammad lived his last years comfortably in the beautiful city of Madina. He died 505/1111 and was buried in Madina, may Allah have mercy on his soul. After a year of his demise, in 506/1112, the immediate and extended family of Muhammad Bin Hussein all left Madina to live in different regions of Jaziiratul Arab (Arabian Peninsula). Mansucripts say that they were facing difficulties, and some other reasons that we do not know. Among the migrates was the son of Muhammad Bin Hussein, Ahmad, who was now married to Shariffa A’atika Bintu Ali Bin Muhmmad Bin Ali whom she bore him 5 sons. Those 5 sons namely were Nasir, Dahir, Sufyan, Isaaq and Muhammad. Ahmad along with his wife and sons migrated to Yemen where Ahmad and his wife eventually died (may Allah have mercy on them), it is believed they settled in Hadhramaut where another tribe whom stem from the prophet (s) household reside. The five boys were born in Madina but grew up in Yemen and later set out on their own journeys. When Isaaq arrived in Yemen, he was 10 years old . He later on travelled to the Saba region of Yemen, he stayed there for 15 years and he preached more about Islam to the locals. The Sultan/Ruler of Saba married his sister to Isaaq. She eventually bore him two sons whose names were Dara’an and Sharif. Sharif’s descendants can be found in the town of Al-Karab. After Isaaq left Saba (Yemen) at the age of 32, he preformed Hajj and then returned to Yemen. This time he travelled to Al-Jouf. In his stay, his uncle Tahir married him to his daughter, she had a child for him whose name was Mansour. Sheikh Isaaq eventually departed from Yemen and he entered Zaila at the age of 57 years. He stayed there for a while and then travelled to Harar, the 4th capital in Islam. The Sheikh built his honour in Harar and was well respected, he was visted by his cousin and friend Sayid Omar Ismail. The Sheikh married a women in Harar from the tribe of Habuushed (Harar was predominantly inhabited by Dir Clan at that time) and she bore him four sons namely : Ahmad (Tol Je’leh) Musa ( Habar Je’lo) Ibrahim (Sanbur) Muhammad (Cimraan) The Sheikh along with his friends and cousins, Muhammad Al- Basri, Yousef Al-Kownayni, Abdul-Bari bin Hassan Ahdaal and Abu Ghaith, set out in a journey where the Sheikh would lay his spear and would finally rest. They travelled East and East untill they came across a village called Mait. The town belonged to the somali Magadleh Dir tribe. The Sheikh, through his spear, stayed standing on the ground, settled there and his sons in Harar were to come later on. The Sheikh along with Kowynani preached to the locals, told them stories, and poems of Islam. The Sheikh then had his final and 4th marriage to a Somali woman of the local Magadleh Dir Clan. She bore him his 4 last sons whose names were: Ayub Ismail (Garhajis) Arap Abdalrahman (Awal) The descendents of the those eight sons are what is known as Isaaq clan at the present time. However, the Shiek left other descendents in Yemen as well. The origin of Shiekh Isaaq (Sheikh Isaac) was traced back Iraq. Researcher and groups such as Al-Ashraf concluded beyond doubt the origin and the history of Shiekh Isaaq. This research was based on the old books and scripts as well as DNA tests carried out randomly on some of his descendents. Here is the family tree of Shiekh Isaaq as found in old records and scripts: According to some genealogical books and Somali tradition, the Isaaq clan was founded in the 12th century with the arrival of Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed Bin Hussien (Sheikh Ishaaq) from Arabia, a descendant of Ali Bin Abi Talib. He settled in the coastal town of Maydh in modern-day Somaliland where he was finally laid to rest. The Isaaq is one of the major Somali clans in the Horn of Africa, with a large populated traditional territory. The Isaaq clan constitute the largest Somali clan in Somaliland. The populations of five major cities in Somaliland – Hargeisa, Burao, Berbera, Erigavo and Gabiley – are all predominantly Isaaq. Isaaq people have also large settlements in the Somali region of Ethiopia, mainly on the eastern side of Somali region also known as the Hawd and Reserve Area which is mainly inhabited by the Isaaq sub-clans. They also have large settlements in both Kenya and Djibouti, making up a large percentage of the Somali population in these two countries respectively. The Isaaq clan and Marrehan played a prominent role in the Abyssinian-Adal war (1529–1543, referred to as the “Conquest of Abyssinia”) in the army of Ahmad ibn Ibrahim Al-Ghazi. The Habr Magadle division (Ayoub, Garhajis, Habr Awal and Arap) of the Isaaq were mentioned in chronicles of that war written by Shihab Al-Din Ahmad Al-Gizany known as Futuh Al-Habash. The Isaaq clan also played a major role in the Dervish movement, with Sultan Nur Aman of the Habr Yunis being fundamental in the inception of the movement. Sultan Nur was the principle agitator that rallied the dervish behind his anti-French Catholic Mission campaign that would become the cause of the dervish uprise. Haji Sudi of the Habr Je’lo was the highest ranking Dervish after Mohammed Abdullah Hassan, he died valiantly defending the Taleh fort during the RAF bombing campaign. The Isaaq sub-clans that were highly known for joining the Dervish movement were from the eastern Habr Yunis and Habr Je’lo sub-clans. These two sub-clans were able to purchase advanced weapons and successfully resist both British Empire and Ethiopian Empire for many years. SOMALI CLAN DISTRIBUTION The clan is an important social unit, where collective responsibility and clan relationships form the basis for traditional agreements including dispute settlement. Major clans include Mogadishu Clan (25% of the population), Isaaq (22%), Darod (20%), Rahanweyn (17%), Dir (7%), Digil (3%), and other ethnic minorities (6%). (Central Intelligence Agency, 2002)” (CCS for WHO and Somalia 2010-2014) BURIAL SITES OF SHEIKH ISAAQ AND HIS EIGHT (8) SONS In the Mausoleum (Tomb) of Sheikh Isaaq are buried: Sheikh Isaaq, Abdirahman Sheikh Isaaq (Awal), Muse Sheikh Isaaq (Habr Je’lo), Ayuub Sheikh Isaaq and Ibrahim Sheikh Isaaq (Sanbuur). Ismail Sheikh Isaaq (Garhajis) is buried at Karin, Arap Sheikh Isaaq is Buried at Daalo, Muhammad Sheikh Isaaq (Imraan) and Ahmed Sheikh Isaaq (Tol-Je’lo) are buried at Gammaanso (between Dayaha and Erigavo). The grandson of Sheikh Isaaq (Ismail Arre) is also buried in the Tomb with Sheikh Isaaq. The other two sheikhs in the Tomb (believed to be Ashraf), who were members of Sheikh Isaaq’s HER (Xer), are also buried in the Tomb of Sheikh Isaaq. Ibrahim Mohamed ibrahim_hg@yahoo.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News
  8. Tripoli (Caasimada Online) – Kadib khasaarihii kasoo gaaray galbeedka Libya, ciidanka dagaal-ooge Khalifa Xaftar waxa ay dib usoo cusbooneysiiyeen gulufka goboladda buuraleyda ah, iyagoo horay ugu sii dhaqaaqay magaalada istiraatiijiga ah ee Ghariyan. Ciidanka Khaliifa Xaftar waxay dib u qabsadeen magaaladda Casabiya oo dhacda meel 15k galbeed uga beegan magaaladda Ghariyan, iyagoo weerar adag oo cirka ah ku qaaday meelaha ay heystaan ciidanka Dowladda Caalamku aqoonsanyahay. Horumarka ciidanka Xaftar waa guushii ugu horreysay ee todobaadyadii dhowaa, markii ciidanku ay billaabeen in ay dib u qaabeeyaan istiraatiijiyadooda, wixii ka dambeeyay markii laga riixay furimaha Tripoli. Talaabo Istiraatiiji ah Dukaanle u dhashay Libya oo ku nool magaalo u dhaxaysa Tripoli iyo Tarhuna, ayaa sheegay in ciidanka Khalifa Xaftar dib u gurashadoodii Tripoli ay ahayd tallaabo Istiraatiiji ah. “Tani waxay maleeshiyaadka ka saari doontaa degmooyinka dadku ku badanyihiin ee Tripoli waxayna u badeli doontaa goobo militari, sida degmadda Khalla, halkaas oo ay shacabkii ka carareen bilo ka hor dagaalka dartiis, sidaas darteed labada dhinac waxay dagaalami karaan iyagoo shacabka khasaare hor leh gaarsiin,” ayu yiri. Diyaaradaha Ruushka Awooda cirka ee Turkiga iyo qalabkooda iyo weliba calooshood u shaqaysteyaal ka yimid Siiriya ayaa kordhiyay awooda militari ee Dowladda Libya, waxayna colaadda u weeciyeen sidii dooneysay Dowladda caalamku aqoonsanyahay. Si kastaba ha ahaatee, dad reer Libya ah ayaa u sheegay Middle East Eye in diyaarado dagaal iyo qalab cusub oo ay Ruushku keenaan ay Khaliifa Xaftar dib ugu celinayaan dagaalka. “Dowladda Libya waxay lahayd awood yar oo dhanka cirka markii hore, Khaliifa Xaftar-na waxay lumiyeen Al-Watiya sababtoo ah diyaaradaha dagaalka ee Turkiga iyo kuwa aan duuliyaha lahayn, laakiin hadda goobta dagaalku waa ay isbedeshay,” ayuu yiri Maxamed oo ka mid ah dadka deegaanka. “Turkiga ayaa maamulayay hawada Libya waxayna goynayeen marinka sahayda ee Khaliifa Xaftar, laakiin arrintu waa ay is bedeshay , Ruushka ayaa jawaabay iyagoo kordhinaya taageeradooda, diyaaradahoodona iyo qalab kale u diraya Libya,” ayuu yiri. “Shaki kuma jiro, in ciidanka Khaliifa Xaftar ay hadda dib ugu soo laabteen hawada Libya.” Dadka Libya ee ku nool galbeedka Libya ayaa shegay in diyaarada Turkiga hadda hawada laga wayay, kuwa Khaliifa Xaftar-na ay soo labeen si ay u yareeyaan awooda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga. Ruushku waxaa uu u muuqdaa in uu kordhinayo danihiisa Libya iyo taagerada uu siinayo Khalifa Xaftar. Ghariyan miyaa ku xigta? Iyadoo xitaa dagaalku uu ka socdo duleedka magaaladda Tripoli, ilo dhowr ah oo ku sugan Libya ayaa u sheegay Middle East Eye in duqaymaha Khaliifa Xaftar ay muujinayaan u diyaar garow dagaal dhulka ah oo ay ku qabsanayaan magaaladda buuraleyda ah ee Ghariyan. Khasaarihii kasoo gaaray Al-Watiya waxaa warbaahinta caalamku ku tilmaameen “dharbaaxo weyn”, Laakiin, magaaladda Ghariyan la’anteed, Khaliifa Xaftar waxay awoodaan in ay horumar ka sameeyaan dagaalka Tripoli. Khaliifa Xaftar taageero badan kuma laham Ghariyan, taasi oo aad ugu adkeyneysa in ay qabsadaan iyo in ay u heystaan sida Casabiya oo kale.
  9. 1. INTRODUCTION In Somalia, Alternative Dispute Resolution (ADR) is one of several approaches to improve access to justice following the collapse of state institutions and the civil war in 1990-92, both addressing transitional justice and as a supplement to formal statutory justice. The concept, however, is not new. To the contrary, ADR has been used to describe multiple justice-related processes. In general, ADR comprises processes in which parties settle disputes with the help of third-party mediators or arbitrators, often out of court. In Somalia, it often denotes customary justice processes as alternatives to the fledging statutory court system, involving clan elders and inter-clan agreements (xeer) that stipulate the procedures and framework for dispute settlement, and is also applied to the re-introduction of combatants into communities. As Somalia’s statutory system remains in its early recuperation from state collapse, customary justice institutions figure as the first ports of call for the majority of communities as disputes and conflicts arise. In response to this, ADR has been adopted as a supplementary approach to justice by the Ministry of Justice (MoJ) of the Federal Government of Somalia (FGS) since 2014, which is currently taking the form of ‘ADR centers’ operating in several urban centers and under administration by the MoJ. The Expanding Access to Justice (EAJ) seeks to identify efficient approaches to Access to Justice (A2J) in Somalia in order to build on what is already working and to ensure that all subsequent interventions are context appropriate. The key objective of this study was therefore to increase the understanding of the modalities and impacts of programming and support to ADR initiatives within the delivery of justice in Somalia. Read more here The post Alternative Dispute Resolution Initiatives in Somalia appeared first on Puntland Post.
  10. Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland. Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: (1jir ilaa 9jir = 1 qof) (10jir ilaa 19jir = 1 qof) (20jir ilaa 29jir = 6 qof) (30jir ilaa 39jir = 3 qof) (40jir ilaa 49jir = 2 qof) (50jir ilaa 59jir = 2 qof) (60jir ilaa 69jir = 1 qof) (70jir ilaa 79jir = 1 qof) (80jir ilaa 89jir = 1 qof) Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof. Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54) Tirada guud ee dadka laga helay COVID 19 ayaa ah 376 Qaran News
  11. Ciidamo ka goostay Puntland oo Ku biiray….. Ciidamo hubaysan oo saaka muuqaal isaga soo duubay gudaha Gobolka Gardafuu oo ku yaalla bariga fog ee Puntland ayaa sheegay in ay ka go’een Maamulka Puntland islamarkaana ay noqdeen ciidamo degaanka ah oo taageersan dawladda Federaalka Soomaaliya. Saraakiil u hadashay ciidankaas ayaa sheegay in ay caddaalad-xumo ka tirsanayaan xukuumadda Puntland oo sida ay sheegeen dhegaysan wayday cabashooyin ka jira Gobolka Gardafuu sidaasi darteedna ay go’aansadeen in ay ka baxaan Puntland. Saraakiisha ayaa sidoo kale tilmaamay in ay diiddan yihiin in Ciidamada Badda Puntland ee PMPF la geeyo Gobolkaasi Gardafuu maadaama sida ay sheegayan Gobolka aysan ka jirin Kooxaha Argagixisada ah ee PMPF-tu la dagaallanto. Sidoo kale waxay baaq u direen dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ka dalbadeen in ay taageerto ciidamadooda inkastoo aysan wax gaar ah ka codsan. Qaran News
  12. MOGADISHU (HOL) - Telecommunication companies play an integral role in countering COVID-19 spread through delivery of accurate public information, fighting disinformation and supporting governments in contact tracing, the head of Somalia’s largest telco has said. Source: Hiiraan Online
  13. Mid ka mid ah saraakiishii hore ee NISA oo lagu magacaabo, Korneyl Macow Cabdullaahi Cali ayaa sheegay inay suura-gal tahay inuu kooxda Al-Shabaab u gacan-galo hubkii ay dhowaan Masar ugu deeqday Soomaaliya. Macow oo wareysi siiyey Idaacadda Shabelle ayaa tilmaamay in labo hab ay Al-Shabaab ku heli karaan hubkaasi, sida inay weerar ku qaadaan aag, kadibna ay ciidamada uga furtaan hubka ama inay ka iibsadaan suuq madow, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in hubkan oo ay ku jiraan kuwa culus uu xad-gudub ku yahay sharciga caalamiga ah iyo sidoo kale cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. Korneyl Macow C/laahi Cali oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in Soomaaliya ay xilligan u baahan tahay hubka fud-fudud ee ay heystaan Al-Shabaab, si ay ugula daagalanto, isagoo sheegay in midka culus loogu talagalay difaaca xuduudaha laga soo galo dalka. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in dowladda dalka Marsar ay culeys iyo isla-xisaabtan adag kala kulmi doonto golaha ammaanka ee Qaramada Midoowbay, iyagoona wax ka wey-diin doono hubka aan lala ogeyn ee ay soo gelisay gudaha Soomaaliya. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhowaan Mareykanka oo mug weyn ku leh golaha ammaanka uu walaac ka muujiyey hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya. Qaran News
  14. MOGADISHU (HOL) - Somalia could slide back into further political instability and humanitarian crisis owing to the triple impact of COVID-19, floods and desert locusts, the UN has said. Source: Hiiraan Online
  15. Whenever a national disaster occurs, the country’s army plays a huge role in rescue operations and in protecting the Somali people. Now they are conducting an awareness campaign for the most vulnerable – the 2.6m people living in Internally Displaced Persons (IDPs) camps. The army is also distributing facemasks to those who can’t afford them. The campaign began this week in Mogadishu, where hundreds of thousands live in makeshift camps with inadequate supplies of food and water. Cramped conditions and limited hygiene facilities make the camps particularly vulnerable to the rapidly spreading virus. Somalia’s Ministry of Health has confirmed that the virus has infected more than 1,000 people. The total number of infections, however, is likely to be much higher. There are not enough testing kits available for a comprehensive test and trace strategy, so prevention is the key to fighting the disease here. As such, it is critical that everyone – especially those in more crowded areas – gets accurate information on how to avoid getting COVID-19 and how to minimize the chance of passing it on others. Unfortunately, despite the rapid spread of the virus in the capital and other densely populated areas, many people in the community still do not believe they can be infected. This new intervention by the Somali National Army is giving a huge boost to the national effort to make sure the public understands that the virus is real and is vigilant against it. This SNA campaign is being conducted with the support of the Somali Federal Government and the United Nations Development Programme (UNDP). Source: UNDP
  16. Garoowe (Caasimada Online ) – Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland, islamarkaana ka howlgala gobolka Gardafuu ayaa sheegay inay ka goosteen maamulkaasi, kadib muqaal ay iska soo duubeen oo lagu baahiyey baraha bulshada ay ku kulanto ee Internet-ka. Muuqaalka oo uu ka soo muuqday sarkaal sheeganaya inuu yahay taliyaha gobolkaasi iyo ciidamo hubeysan oo xiran dharka tuutaha milatariga ayaa shaaciyey inay ka go’een Puntland, islamarkaana ay yihiin haatan wixii ka dambeeya ciidamo deegaanka ah. Sidoo kale saraakiisha u hadashay ciidamadaasi ayaa sababta ku sheegay faro-gelin lagu hayo gobolka iyo in loo gacan dhaafo waxgaradka iyo aqooyahannada deegaanka. Waxa kale oo ay shaaciyeen in ay diiddan yihiin in ciidamada Badda Puntland ee loo yaqaano PMPF la geeyo Gardafuu, maadaama uu gobolkooda yahay mid nabad-gelyo ah. Ugu dambeyn waxa ay dowladda dhexe ee federaalka ah ee Soomaaliya ka dalbadeen inay gacan siiso, islamarkaana ay taagreerto, iyagoona ballan qaadeen inay diyaar u yihiin midnimada Soomaaliya iyo difaaca dalkooda, sida ay hadalka u dhigeen. Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay madaxda sare ee dowlad goboleedka Puntland oo ku aadan hadalka ka soo yeeray ciidamadaasi. Si kastaba ha’ahaateen ma’ahan askartii ugu horreysay ee ka goosata Puntland, waxaana jira ciidamo ka tirsanaa maamulkaasi oo horey ugu biiray Somaliland.
  17. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Maanta kulan la qaatay Dalladda ay ku midaysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA. Dalladda PUNSAA ayaa Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland uga mahad-celiyey soo af-jaridda kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland, taas oo xalliyeen Isimada Dhaqanka iyo Guddoonka Baarlamanka. Sidoo kale, Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland iyo Daladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa ka wada-hadlay xoojinta wada-shaqeynta Golaha Wakiillada iyo Ururada Bulshada rayidka ah. Guddoonka Golaha Baarlamanka Puntland ayaa uga mahadceliyey booqashada ay xarunta Golaha ku yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka ah, waxayna balanqaadeen in ay markasta soo dhaweynayaan talooyinkooda ku aadan maslaxadda dalka iyo dadka Puntland. PUNTLAND POST The post Guddoonka Baarlamanka Puntland oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah appeared first on Puntland Post.
  18. Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo gaaraya 1481 qof. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay in cudurka COVID-19 laga helay 18 qof, iyada oo sidoo kale shaacisay in xanuunka maanta ka bogsadeen 6 bukaan, halka 24-kii saac ee la soo dhaafay aysan jirin cid xanuunka u geeriyootay. Tirada guud ee ka bogsatay Coronavirus gudaha Soomaaliland ayaa ah 54 qof iyada oo guud ahaan xanuunkan ay u geeriyoodeen 22 ruux. Guud ahaan Soomaaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 376 kiis. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga soo xigtay inay maqlayeen rasaas xooggan oo ay isweedaaesanayeen Al shabaab iyo ciidanka dowladda federaalka ah waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Warka soo baxay Al shabaab ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha degmada Buurdhuubo Cabdullaahi Shariif uu si dirqi ah uga badbaaday mana jirto ilaa iyo hadda war ka soo baxay maamulka degmada uu weerarku ka dhacay. Xaaladda degmada Buurdhuubo ayaa hadda ah mid degan waxaana halkaasi ka soconayo howlgallo kala duwan oo ay wadaan ciidanka dowladda kuwaas oo ay ku xaqiijinyaan amnaaka degmadaasi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen qeybo ka mid ah degmada Buurdhuubo oo ka tirsan gobolkaasi oo dhaca koonfurta Soomaaliya. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa sheegatay Al-Shabaab, waxaana xigay dagaal toos ah oo ka dhacay halkaasi. Qoraal ka soo baxay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka oo ay fuliyeen dagaalyahanadooda lalal beegsaday xarunta degmada Buurdhubbo, xilli ay ku sugnaayeen mas’uulyihiin ka tirsan maamulka degmadaasi iyo saraakiil ciidan. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerarkan ay la damacsanyed inay ku disho guddoomiyaha Buurdhuubo Cabdulllaahi Shariif, balse uu dirqi uga bad-baaday. Al-Shabaab ayaa sidoo kale shaacisay inay dib u gurteen, iyagoo nabad ah dagaalyahanadii qaaday weerarkaasi, sida ay hadalka u dhigtay. Xaaladda ayaa saaka degan, mana jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Gedo oo ku aadan weerarkaasi.
  21. Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland. Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: (1jir ilaa 9jir = 1 qof) (10jir ilaa 19jir = 1 qof) (20jir ilaa 29jir = 6 qof) (30jir ilaa 39jir = 3 qof) (40jir ilaa 49jir = 2 qof) (50jir ilaa 59jir = 2 qof) (60jir ilaa 69jir = 1 qof) (70jir ilaa 79jir = 1 qof) (80jir ilaa 89jir = 1 qof) Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof. Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54) Tirada guud ee dadka laga helay COVID 19 ayaa ah 376 Source
  22. Kolka kooxi ciyaarayso ragga qaar baa ciyaartoo dhan ciyaara sagaashanka daqiiqadoodba (90 minutes) halka ragga qaarna daqiiiqadaha danbe ayeey soo galaan ciyaarta oo waxaaba laga yaaba inay goolka guusha dhaliyaan. Hadhow kolka koobka la siinayo, kooxdoo dhan baa guusha la wada siiyaa ee lama yidhaahdo hebelna maalintaasuu maqnaa, hebelna ciyaartii finalka ayuu ka maqnaa. Imika qabyaaladdii Waxay socotaba in halgankii la kala sheegto ayeey maraysaa oo mid walba ka aan reerkiisa ahayn ka dafiro xaqii iyo taariikhdii uu lahaa. Waxaan u arkaa ciyaar suunka hoostiisa laga dagaalamayo (below the belt). Waa kalsooni daro bulashadda lagu kala fogeynayo. Hadduu qofku taariikh sheegayo waa inuu cilmi baadhis qoto dheer soo gudbiyaa oo halka uu soo xiganayo uu si cad bulshadda ugaga waramaa. Laakiin maxaan ula yaabi dadka taariikhdaba waxay iyagu jecel yihiin ayeey u haystaane. Taarikhihii dhowr sano ee aan anigu u soo joogay ayaaba anigaygan idinla hadlaya been cad lagu sheegay buug anigana laygu soo daray Oo weliba laygu soo casumay kkkk iyadoo la leeyahay Jamaal baanu sidaa Kula talinay oo ay tahay been ay buug ku qoreene. Dad Ilaahay ka baqanaya maaha. Waar dareenka shakhsi maaha taariikh. Waar anagu anagaaba nool Oo kuwaa u jawaabiye, bal kuwan dadkii dhintay u diidan intii ay lahaayeen maxaad ka sugaysaa. Very Sad!!! W/Q Jamaal Cali Xuseen Source