Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garowe (PP News Desk) — Abdinur Sheikh Mohammed Ishaq, Spokesman for Puntland Transitional Electoral Commission(TPEC), today briefed the media on the progres to formalise Puntland political associations. “Today is the deadline for political associations to submit documents to TPEC. Only twelve political associations have submitted documents out of 17 political associations that regretted with TPEC in the first phase. Three political associations have merged” Abdinur said. “The vetting process will begin tomorrow to determine which political organisations have fully met the criteria.” Abdinur Sh. M. Ishaq: TPEC will start work on voter registration rules TPEC has banned any conferences by political associations during the Covid-19 health emergency. “TPEC is working on voter registration rules” said Abdinur. Puntland State will conduct pilot local government elections in several districts next year. Efforts to conduct local elections in Puntland strengthen the decentralisation process. In 2013 similar efforts to establish political associations and conduct local elections bore no fruits. The incumbent President, Abdirahman Farole, was in the last year of his term in office. Acccusations about inadequate consultations with stakeholders led to shelving of the democratisation process in the first autonomous administration in Somalia. © Puntland Post, 2020 The post TPEC SPOKESMAN: TWELVE POLITICAL ASSOCIATIONS HAVE MET THE REGISTRATION DEADLINE appeared first on Puntland Post.
  2. Saudi Arabia this year will limit the annual Hajj pilgrimage to people living inside the country due to the COVID-19 pandemic, shutting the doors to pilgrims from abroad. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa kulankii maanta dhanka muuqaalka aaladda Zoom-ka ku dhex-maray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madaxweyne Farmaajo, ra’iisul wasaare Kheyre iyo dhammaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho ayaa lagu heshiiyey in shirka rasmiga ah ee amniga qaranka uu degdeg u qabsoomo, iyada oo madaxweyne Farmaajo uu go’aaminayo goobta iyo wakhtiga shirka. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Villa Somalia ayaa Caasimada Online u sheegay in kulankii maanta lagu gaaray go’aan weyn oo la xiriira dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda Muqdisho, gaar ahaan baarlamanka. Sida aan xogta ku helnay, madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ayaa aqbalay dalab ka yimid madax goboleedyada oo ahaa in la joojiyo dhaq-dhaqaaqyada ay wadaan baarlamanka ee la xiriira ansixinta sharciga dhameystirka xeerarka doorashooyinka. Sharcigan ayaa dhowaan soo dhameystiray afar qodob oo ka dhinnaa kuwaas oo kala ah; qoondada haweenka, deegaameynta kuraasta baarlamanka, matalaadda gobolka Banaadir ee Aqalka Sare, iyo hanaanka doorasho ee xildhibaanada gobollada waqooyi. Maamul goboleedyada badankood ayaa ka horyimid qodobada ku jira sharcigan, oo ay sheegeen inaan lagala tashan, waxayna dowladda ka dalbadeen inaan la ansixin inta uu ka dhacayo kulanka weyn ee dowladda iyo dowlad goboleedyada, kaasi oo ay doonayaan inay go’aan uga gaaraan qodobadan. Codsigan ayaa madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ku aqbaleen kulankii maanta. Xogta aan helnay ayaa sidoo kale sheegeysa in guddoonka labada aqal ee baarlamanka, ay ka warhayaan go’aankan, ayna diyaar u yihiin inay hakiyaan sharcigan, si xal dhameystiran loo gaaro.
  4. Nairobi (Caasimada Online)-Guddoomiyihii aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale oo maanta xilkii laga qaaday ayaa ka hadalay sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyay, waxuuna sheegay in hatan uu ka degay culeys weyn, isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. Aadan Barre ayaa xilkaas soo hayey toddobadii sano ee la soo dhaafay, waxaana xilkaas looga xayuubiyey kulan ay maanta yeesheen madaxda xisbiga talada dalka Kenya haya ee Jubilee, kaas oo uu shir guddoominayey madaxweyne Uhuru Kenyatta. “Wallaahi, waxaan eersaday ma garanayo, madaxweynaha waa uu i amaanay, in aan shaqadeyda kasoo baxay waa uu qiray, koley waa la ogaan doonaa sababta, laakiin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay kasoo baxay” ayuu yiri Aadan Barre oo la hadlay Idaacadda BBC-da. Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, “Waxaa weeye qaddar Ilaahey, culeys weyn ayaa iga dhacay maanta, weli waxaan ahay xildhibaankii dadkii sharafta badnaa ee Gaarisa, marka hadda waxaan u shaqeynayaa shacabkeyga oo aan xoogeyga iyo waqtigeyga ayaan siin rabaa.” Xisbiga Jubilee ee talada haya ayaa u muuqaday mid si weyn u kala qeybsamay bilihii lasoo dhaafay, iyagoo u kala go’ay laba garab oo kala taageersan madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo garab kale oo teegeersan ku xigeenkiisa Wiliam Ruto. Kala jabka xisbiga ayaa timid kadib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu heshiis uusan qeyb ka ahayn ku xigeenkiisa Wiliam Ruto uu la galay hoggaamiyaha Mucaaradka Raila Odinga, taas oo uu ka carooday Wiliam. “Waxaan matalayay umadda Muslimiinta, waxaan matalayay umadda Soomaalida ah. Shaqsi ahaan aniga uma arkeyn in kursiga mid aan anigu leeyahay, wuxuu ahaa kursi ay umadda Muslimiinta iyo umadda Soomaalida ku faanayeen” ayuu yiri Aaadan Barre. Dr. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha gobolka ayaa isna BBC-da u sheegay in Aadan Barre Ducaale lagu xamanayay in uu ka ag dhaw yahay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto, sidaa darteedna madaxweynahunu uu go’aansaday in uu xilka ka qaado cid kasta oo aan daacad u aheyn garabkiisa.
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Xaafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray kulankii qadka Internet-ka maanta ku dhex maray madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka, xaafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay kulankaas, waxayna Qaramada Midoobay madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada ku amaantay qabsoomidda kulankaas, iyagoo bogaadiyey in lasii wado kulamada noocaan oo kale ah ay sheegtay in,isla markaana ay taageereyso kulankaas. “Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa kulankii khadka Internet-ka ahaa ee maanta dhexmaray madaxda dowladda federaalka iyo hoggaamiyeyaasha dowladaha xubnaha ka ah federaalka – Qaramada Midoobey waxay ku ammaaneysaa Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada tallaabada muhiimka ah ee wadahadalka caadiga ah ee ku saabsan mudnaanta, daneeyeyaasha Soomaaliya ee looga hadlayo arrimaha ahmiyadaha qaranka, sida doorashooyinka, amniga iyo deyn cafinta” ayaa lagu yiri qoraalka. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa galabta war kasoo saartay kulankii maanta dhanka muuqaalka aaladda Zoom-ka ku dhex-maray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. “Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana lagu heshiiyey in shirkaas rasmiga ah uu degdeg u qabsoomo, iyada oo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu go’aaminayo goobta iyo wakhtiga shirka” ayaa lagu yiri qoraalka Villa Somalia. “Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay adkeynta wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, taas oo muhiim u ah xaqiijinta yididiilada shacabka Soomaaliyeed ee dowladnimada iyo dib u soo celinta qarannimadeena.” “Dhankooda, Madaxda ka qeyb galay kulankan ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay in la sii amba qaado qorsheyaasha dowlad dhiska iyo horumarka dalka, iyaga oo wadajir u soo dhaweeyey qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku saleysan wadatashiga, is-ogolaanshaha iyo u tanaasulka danta guud” ayaa lagu yiri qoraalka ay galabta Villa Somalia ka soo saartay kulankaas.
  6. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 36 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 818. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 33 xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Puntland 21, Somaliland 7, iyo Gobolka Benaadir 5 qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 2, 812.. Bukaannada cusub 30 ka mid ah waa rag 3-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirn bukaan u geeriyooday COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo. Goobjoog Nws Source: goobjoog.com
  7. Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Jilicow Maxamuud ayaa sheegay inay isa soo tarayaan dadka u dalxiis tegaya Jaziira, maadaama dhawaan halkaasi loo magacaabay maamul cusub ka howlgalla. Xuseen Jilicow oo lahadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay qorsheynayaan sidii deegaanka looga hirgelin lahaa dhamaan adeegyada bulshada ee uu u baahanyahay, ayna soo dhaweynayaan cidkasta oo gacan ka geysanaya horumarka deegaanka Jaziira. “Qofkasta waxa ay ku mashquulsantahay sidii ay u dhisan lahaayeen dhulalka ay ku leeyihiin, runtii amniga deegaanka waa mid la isku haleyn karo, maadaama uu deegaanka isku xiro gobolka intiisa kale oo ay halkaasi isticmaalaan” ayuu yiri Xuseen Jilicow. Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Jilicow Maxamuud ayaa ganacsatada ugu baaqay inay gacan ka geystaan hirgelinta adeegyada lagu horumarinayo deegaanka Jaziira oo ah deegaan ay u dalxiis tagaan bulsho weynta Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Kulankii Djibouti ee ay Jam. Somaliland kula gar-naqsanaysay Soomaaliya waxa ka soo baxay arrimo xiisa leh oo aan keliya la yaab ku ridin Dalkii gogosha dhigay, balse waxa iyagana uu la yaab ku dhacay Wadamadii ka soo qayb galay wadahadalka iyo Bulshada kale ee Caalamka ee iyaguna kulanka goob jooga ahaa. Kulankii Djibouti waxa ka soo baxay arrimo badan oo ay dadka iyo dawlada Somaliland hore u ogaayeen balse Bulshada kale ee Caalamka hada ka hor ka dahsoonaa ama ay ogaayeenba laakiin ay is diidsiinayeen. Kulankii fool-ka-foolka ahaa ee ay Somaliland iyo Soomaaliya isku soo hor fadhiisteen Djibouti waxa ka soo if-baxay, badkana yimid, Bulshada Caalamkuna ay markhaati ka ahayd kala fogaanshaha iyo kala duwanaanshaha u dhexeeya labada Madaxweyne. Sidoo kale, xubnaha weftiga ah ee ay labada Madaxweyne kala hogaminayeen, iyaga laftoodu aad bay u kala duwanaayeen marka dhan walba la eego. MADAXWEYNE MBC & WEFTIGIISII: Muddadii uu socday shirkii Djibouti Madaxweyne Muse Bixi Cabdi waxa uu soo bandhhigay sifooyin hufan oo hogamiyenimo taasoo si weyn u soo jiidatay ka qayb-galayaashii Shirkii Djibouti. Hab-dhaqanka iyo hanaanka Dawladnimo ee ay soo ban-dhigeen Madaxweyne MBC iyo weftigiisii waxay ahaayeen kuwo ay si weyn ugaga tilmaanaayeen marka loo eego Madaxweyne Farmajo iyo kooxdiisii. Gaar ahaan, Madaxweyne MBC iyo weftigiisii waxay madashii Djibouti ka muujiyeen arrimaha soo socda: 1. Hogaamin quman, 2. Waayo-aragnimo iyo khibrad, 3. Garasho togan, 4. Dood iyo garnaqsi adag, 5. Xil gudasho, 6. Dareen masuuliyadeed, 7. Cimri iyo caqli odaynimo, 8. Aftahannimo iyo hadal hufan, 9. Faham sareeya oo siyaasadeed oo si weyn daaha uga qaaday waxa ay labada dhinac isu hayaan, 10. Xog-ogaalnimo la xidhiidha taariikhdii madoobayd ee ay labada dhinac soo wada mareen, iwm. 11. Samir, dulqaad iyo degenaansho, 12. Waayeelnimo ay ilaalinayeen sumcada iyo sharafra guud ahaanba dadka ku hadla afka Soomaaliga, 13. Ixtiraam iyo dhawrsanaan ay ku ilaalinayeen milgaha madasha ay gogoshu taalo, 14. Hawlkarnimo iyo feejignaan ay mar walba heegan u ahaayeen inay difaacaan danaha iyo qadiyada Jam. Somaliland, 15. Tudhaale iyo lexejeclo ay ka qabeen Shirka Djibouti, iyagoo si weyn uga taxadirayey in uu Shirku burburo. MADAXWEYNE FARMAJO & WEFTIGIISII: Waftigii Soomaaliya ee ay hogaaminayeen Madaxweyne Muxammed Cabdullahi Farmajo iyo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre, iyaga iyo team-kii la socday waxay madashii Djibouti ka muujiyeen ficillo iyo hab-dhaqano laf-jab ku ah haybada hogaamineed iyo haykalka Qaranka ay wakiilka ka ahaayeen. Arrimaha ay muujiyeen M/weyne Farmajo iyo kooxdiisii, oo run ahaantii la yaab iyo af-kala-qaadba ku noqotay cid kasta oo shirka Djibouti joogtay, kuwaasoo ay qaarkood si toos ah ula safnaayeen xukuumada Farmajo, arrimahaasi waxa ka mid ahaa: 1. Gardiidnimo, 2. Garawshiiyo la’aan, 3. Garasho la’aan, 4. Aragti gaabni iyo in-dhow garadnimo, 5. Masuuliyad darro, 6. Aqoon la’aan ah xagga taariikhda ay labada dhinac soo wada mareen, 7. Aqoon la’aan ah nuxurka arrimaha muhiimka ah ee ay labada dhinac isku hayaan, 8. Fudayd iyo bisayl la’aan siyaasadeed oo salka ku haysa khayaali iyo run la’aan, 9. Muran iyo makeeki aan ku haboonayn meeqaamka madashii gogosha oo ay la yimaadeen kooxdii Farmajo, 10. Ixtiraam darro, dhayalsi iyo is yeel-yeel ujeedadiisu ahayd in uu shirku fashilmo oo lagu kala kaco, 11. Hab-dhaqan xun iyo dhawrsanaan la’aan ay la yimaadeen kooxdii socod baradka ahayd ee uu hogaaminayey Farmajo, 12. Tixgelin la’aan iyo quudhsi ku wajahan doodaha iyo garnaqsiga dhinaca masuuliyiinta ka socday JSL, 13. Ficillo kale oo nusqaan iyo magac dilba ku ahaa dadka iyo dalka ay lahaayeen wakiil baanu ka nahay, 14. Inkiraad iyo is diidsiin nafhuridii taariikhiga ahayd iyo abaalkii ay sameeyeen ummadda Somaliland ee horseeday in Somaliland iyo Soomaaliya ay midoobaan iyagoo ah a labada dal oo kala madax bannaan, 15. Ku tala gal cad iyo dhagar qorshaysan oo ku wajahnayd in wada hadallada la fashiliyo. Guntii iyo gebagabadii, kala mudnaanta labada Madaxweyne iyo kala duwanaanshaha hoggaamintooda waxa laga dheehan karayey labada arrimood ee soo socda: 1. Hadalkii ay labada Madaxweyne ka jeediyeen Shirkii Djibouti, 2. Qaabkii ay labada Madaxweyne ummadoodu u soo dhaweeyeen ka dib markii ay ka soo laabteen Shirkii Djibouti. Arrntu sow maaha KAAF iyo KALA DHEERI!! Source
  9. FREE ELECTIONS Free and fair elections at regular intervals that allow people to vote expressing an opinion and even opting for the political competition is a requirement for democratic governance. These requirements include the need for civil and political rights such as the right to be elected, the right to freedom of expression, the right of access to information, the right of public access, the right to freedom of association. The state serves and provides these civil and political rights, as well as economic and social rights. Only a government elected in a referendum can deal with efficient, fair, transparent means and conduct democratic governance. Also, especially everyone who exercises public authority is bound by accountability and subject to some disclosure that may allow oversight possible. To stay loyal to the democratic process that brought him to the power or keeping the presidency regardless of himself without democratic process dithering the choice of the president Farmaajo. A dictatorship is a form of government in which all power is in the hands of one person or one group of people. In the vast majority of cases, a dictatorship comes to pass position after use of force or threat of violence. A dictatorship is the opposite of democracy. There are no free, fair and secret elections. In a democracy, those who run the country elected through free and fair elections. That elections take place regularly. In a dictatorship, this is not so. Sometimes a dictator can come after free elections at the power, but then quickly abolishes democracy. Farmajo comes through an election and now wants to dodge voting unless it is guaranteed his return to power. And if the vote should take place, he wants to invent one that is not fair, transparent and without agreed-upon by all concerned shareholders. The competition procedure is necessary, but not a sufficient condition for the realisation of democratic ideals. Because with the installation of this procedure, the models are simultaneously structurally challenged. In this sense, democracy is what people make of it in this context. It means that one should be aware of the open-ended possibility that actual democracy development can go in a different direction. It may mean less freedom direction or that even undemocratic forces are gaining the majority. The formulation of traditional or progressive goals and the discussion of inheriting realism can be understood as an aspect of the democratisation struggle. One can define democracy as one likes, but each definition will be just one of several competing interpretations. The Farmaajo’s actions briefly explain the history of the 21 years under the one-person rule of Barre’s regime, as historical experiences that cannot separate from contemporary circumstances. Just think the military government, in which power over the country was in the hands of Barre and his family. CLAN POLITICS A persistent problem in our clan-based societies is that different clan groups find it challenging to work together. Because members of the same group are often unconditionally loyal to each other, favouritism is common. In elections, Somalis usually do not vote for the one with the best party program, but for someone from their clan group or one that pays for their vote through a bribe. After all, it is less likely to harm them. The underlying idea is to take good care of one’s group, which is the duty of every Somali (except Mogadishu Clan elite who sell their people out for a position and never care about their people’s welfare). As a result, the candidate of the largest ethnic group almost always wins, resulting in the side-lining of members of smaller ethnic groups. The dissatisfaction with this brought forth the president and prime minister who hails from smaller clans. Clan groups are not all that different from Western political parties. Clan groups also elect their leaders, who strive for the welfare of their supporters. Then, as in Western parliamentary systems, they should forge coalitions with competing ethnic groups, for instance, Abgaals with Majeerteens or Mareehaan with Murusade just to give an example. If you follow the reports about Somalia, you might get the impression that clan groups only fight each other. Nothing is less accurate. Clan societies also form coalitions. Different ethnic groups that were previously hostile to each other will join forces if they expect positive results. By working together, on the other hand, small clan groups can force large groups to make concessions if they unite for their common interest. No one has described this process of “fission and fusion” as well as the British anthropologist Edward Evans Pritchard, who spent many years conducting field research in Libya and Sudan in the first half of the last century. Faced with opposition from cooperating small groups, large ethnic groups appear forced to behave more democratically. If violence breaks out, they realise, they may be defeated. Then they lose their position of power altogether. INDEPENDENT JURISPRUDENCE AND ABUSE OF POWER Every public participation must be free from intimidation by state and non-state actors. Independent, impartial and efficient judicial institutions are the safeguards of a rule of law on which a democracy based and ensuring access of the law should be guaranteed. It is necessary to develop conditions for an actual exercise of rights, such as equality and transparency. Obstacles as ignorance, bigotry, apathy, lack of choices and alternatives and lack of measures to remedy injustice or to distinguish between social, cultural, should be eradicated. This right to justice must fully realise, however, Farmaajo intends to have a pseudo-democracy, in which that there are indeed elections, but a false competition between selected parties, for example by fabricating non-existence voters or election results. Hence, the other parties chance to come to power honestly weakened if not eliminated. Also, obstructing peoples choices and arresting without due process political opponents and their supporters become routine occurrences, especially active opponents of the administration must pay for it. They are arrested, imprisoned or murdered sometimes. Violence and assassinations are the order of the day, especially in Mogadishu. Also during the election of southwestern state, the Jubba-land state and the Galmudug state opponents were intimidated, arrested and killings took place. President, when in power do not rule according to the law; instead, his rule-based on arbitrariness. The population has none legal certainty. In power, he does whatever he deems necessary to keep his power. To realise for full control of justice department, Farmaajo administration put the head justice in the hand of unqualified successionist Somalilander who’s at the service of for his boss and is not independent. The administration is coming up a way to oppress the population without proper legislation authorising the subjugating of those they deem enemy sounds familiar. MEDIA CENSORSHIP No one needs prior permission to reveal thoughts or feelings through the printing press or otherwise, except for everyone’s responsibility under the law. However, under Farmaajo’s administration freedom of the press is curtailed in many subtle and less subtle ways. Less subtle ways of suppressing freedom of the media include mistreatment, kidnapping, threats or even murders of journalists or editors who write or want to write unwelcome articles. There is censorship. Newspaper, radio and television (especially national tv and radio) usually proclaim only the views of the administration. Remember the opening of the seventh session of the federal parliament where all independent press refused to broadcast live the opening ceremony. President Farmaajo doesn’t like the public to see disapproved by the parliamentarians, especially on his government’s policies when broadcasted live on the media. The only media allowed to broadcast was National TV controlled improperly by his administration. The national TV cut off live broadcasting when MP’s unimpressed by the self-absorbed speech interrupted the president’s speaking. CORRUPTION There is a lot of corruption Money circulating; favours are necessary lubricants for getting something done, both for the population and the Farmajo himself. He has built up vast resources. Income from the state passed directly to the bank accounts of himself, his family and friends. Wrongful use of taxpayers money to silence any opposition against his administration from the two chambers through organising motions against them. To give an example, the chairman of the upper champers when he announced a plan to arrange a meeting between the president and heads of member states. The president didn’t like the idea and started a campaign against the chairman Abdi Hashi. His intention is ether to eliminate the chairman or intimidate him into changing course. CULT OF PERSONALITY Like many many dictatorships president Farmaajo have a custom of liking being a nationalist, revivalist of proud Somaliness feeling. As such a great person that must be admired and loved. Huge portraits or statues of himself are all the time on the streets to find. Big gatherings organised to cheer president; this adds cheerfulness to his face so that he can claim and say “people love me”. Like other dictators, Farmaajo is satisfied with countless praise in the newspaper or on television. President Farmajo likes all of this and slightest critique makes him angry and start fuming abuse towards those criticising. Of course, a dictatorship cannot alone exist through violence and oppression. A dictatorial regime cannot do without a power base. There are always groups in society that support Farmajo because they benefit from him or because they fear him. For example, those he helped put in charge of some member states through bribes and violence. Specific individuals paid to sing his praise in the media, including the social media or individual members of his clan. The secret service and the military also play an essential role in maintaining his cult of personality and ensure that opponents of the regime gagged. AUTOCRATIC Even though elected democratically president Farmaajo is displaying autocratic behaviour. In an autocracy (supremacy), all power is in the hands of one person. He’s the one for it says. He is exercising power, not limited by rule. Display of autocracy rule is what happened on Thursday evening (11/06/20) when contrary to prime minister wish a scheduled regular Thursday cabinet meeting cancelled on orders from the president without showing any consideration to the authority of the prime minister. The reasons for withdrew of cabined meting and over-ruling his prime minister not given. The president is the law, so it seems. But a solitary ruler also has group confidants helping him stay in power. That group usually exists from friends (foreign and domestic) or relatives of the president. Our president also has a very striking and particularly expensive lifestyle; hair implant. He used money from the treasury for this as he could afford hair implant only after becoming the president. We have already seen that free election in which President Farmaajo won, was fair and secret elections which are an essential difference between democracies and dictatorships. Still, Farmaajo’s governments want votes only if they are not open, honest and secret. Why then those elections? There are three reasons for Farmaajo’s wish to do this way as dictator to be. The first reason is elections are an excellent propaganda tool to do right as if there is democracy. The second reason is elections can lead to division within the group of opponents of the regime. We do or do we do not join? The third reason is the government can thus gain some insight into who loyal is to its administration and who is not. So the elections are not about one democratic building structure, but to extend the life of the dictatorial bend regime. Manipulation and fraud are keywords in elections in authoritarian systems. The reason why so far, no election procedure stated and date announced. PSYCHOLOGICAL ASSESSMENT People transmit information through their behaviour, mainly through body languages, such as gestures, eye contact, facial expressions, body posture, voice volume and intonation. Non-verbal communication has much more useful than verbal communication. If the non-verbal communication is not in accordance (not congruent) with the content of the message, confusion arises; what does that mean now? Such communication benefits from the corresponding word. Behaviour always elicits a response. The response can be the same type of action (symmetrical) or opposite (complimentary) who knows that once, can hardly ever say “it is the other person that the conversation is not going.” Seldom, because in the field of personality disorders, there are people who are stuck in a specific behaviour. Think of psychopaths and people with a phobia. Of course, I’m not suggesting that president Farmaajo is a psychopath; however, he might have some sort of phobias towards some groups. President Farmaajo has lost the presidency right after winning. Due to his nationalistic, populistic speech during his campaign and his contradicting attributes after wining. He was wrong claiming anti-Ethiopians sentiment during the campaign while in office declaring his brotherly love to Ethiopia. He was wrong in assigning ONLF as a terrorist organisation. He is now on the wrong side on our history and of the public opinion. Never is in our history a Somali national (and especially officer who participated in 77 war with Ethiopia) is extradited to a foreign country let alone our centries old enemy, namely Ethiopia. These are all facts and not a standard technique to criticise the president. Now he is trying in following the military dictator before him to dismantle our democracy through his solo action showing complete disrespect and ignoring other member states leaders, parliament and other government institutions. Symmetrical behaviour is when the interlocutors take equal positions to the left or right of the vertical axis; in other words, conduct that provokes the same behavioural style in others. Symmetric relationships carry within self the risk of escalation. Together behaviour calls for “who does good, meets well.” In Somalia, the cause of war is rarely clear, but the consequences are usually horrifying on a large scale. Rival clan militias can murder and plunder in endless conflicts on many fronts; the unprotected people of Mogadishu are already the victims of an upcoming bloody struggle that president wants to provoke. Farmaajo leadership cause economic and social chaos that deprives the Somali people of their hopes for a humane future and cause immense suffering. One may also wonder where the responsibility is of former presidents who introduced Farmaajo to the people and passed power to him. Its time to ask the president to kindly vacate the presidency as you lack leadership quality and failed miserably in all of your promises, We can’t afford any more fooling the masses as happened during your election campaign. We have seen how it has caused nothing but suffering in my parts of the country and especially Mogadishu, where a complete lockdown cause immense economic and social suffering. Dr. Mohamed Hassan Tifow can be reached at mxtifow@yahoo.co.uk Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Halkan Ka Aqriso Wixii Ka Soo Baxay Kulankii Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Ay Whatsapp-ka Ku Yeesheen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Halkan Ka Daawo Nuruxka Shirkii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Gobolada https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whatssssssss-1.mp4 Source: goobjoog.com
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Sanadihii dhowaa, magaalada Muqdisho waxay dhib weyn ku qabtay qaraxyada iyo dilalka ay gaystaan kooxda Al-Shabaab, waxaana aad u yaraaday falalka amni darro oo ay gaystaan burcadda. Hase yeeshee, toddobaadyadii waxaa ayaa waxaa dib usoo cusboonaaday dhacdooyin mani-darro oo ay gaysanayaan kooxo burcad hubeysan ah, kuwaas oo qaarkood xitaa dilaya qofka ay dhacayaan. Allah ha u naxatiistee Cabduqaadir Cabdullaahi Goosaar, oo ahaa wiil dhalinyaro ah islamarkaana dhawaan dhameestay heerka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda, ayaa xalay lagu dilay Muqdisho. Marxuumka ayaa dilkiisa waxaa ka dambeeyay koox hubeysan oo damacsanaa in ay ka dhacaan Mooto nuuca Feykoonka ah, kuwaas uu ka diiday inuu ku wareejiyo furaha mootada sida ay noo sheegeen dad ku sugnaa goobtii lagu dilay oo ka tirsan degmada Yaaqshiid. Kaliya Cabduqaadir looma dilin dhaca gaadiidka hase yeeshee waxaa jira dhowr qof oo kale oo lagu dilay Muqdisho maalmihii tagay, kuwaas oo la damacsanaa in laga dhaco gaadiid iyo agabyo kale oo ay wateen. Dhaca gaadiidka ayaa aad ugu soo badanaya Muqdisho waxaana habeen iyo maalin magaalada laga diiwaan geliyaa dhaca gaadiidka. Sidoo kale xaafadaha ayaa dadweynaha loo galaa waxaana laga soo furtaa moobeellada, Dahabka, Computerada iyo agabyada kale. Kooxaha dhaca geysanayo ayaa lagu sheegay in ay yihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowaldda halka warar kale ay sheegayaan in ay yihiin rag hubeysan oo dhar caadi ah wata, mararka qaarna soo xirta dhar ciidan. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta qaar xalay u sheegay in ay wadaan baaritaanno arintaan la xariira islamarkaana ay wax ka qaban doonaan cabashada dadweynaha.
  12. Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray Deegaanka Baacad-weyn ee Gobolka Mudug. Halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan. Madaxweynaha oo la hadlay dadka deegaanka ayaa ugu horreyn ka mahadceliyay soo dhaweynta ballaaran, asagoona xusay iney diyaar u yihiin kajawaabidda baahiyaha aasaasiga ah deegaanka. Safarka maanta Madaxweyne Qoorqoor uu ku gaaray deegaanka ayaa waxaa uu kamid yahay, socdaal uu kala bixinaayey gobolka Mudug, waxaana uu ugu kuur galayey xaalada ka jira deegaannada uu ka kooban yahay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inay jiraan ciidan aan mushaar qaadan,balse Dowladda ayuu ku dadaaleyso sidii ciidankaasi ay xuquuqdooda u heli lahaayeen Halkan Ka Daawo Taliye Odaaw Oo Warbaahinta La Hadlay https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-taliyaha.mp4 Source: goobjoog.com
  14. Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir ayaa faah faahin ka bixisay wixii ay isku ay ssku raaceyn Xildhibaanada Somaliland Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/shro.mp4 Source: goobjoog.com
  15. Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Ay Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-canab.mp4 Source: goobjoog.com
  16. Tripoli (Caasimada Online) – Turkiga ayaa kordhiyay farogelintiisa Libya bilihii u dambeeyay isagoo maraakiib u diray xeebaha, diyaarado hub ku geeyay, calooshood u shaqaysteyaal iyo diyaarado aan duuliye lahaynna dalka geeyay. Tani waxay taageero u tahay Dowladda fadhigeedu yahay Tripoli taasi oo dagaal sokeeye kula jirta ciidanka jooga bariga Liibiya. Laakiin, run ahaantii wuxuu qayb ahaan Turkigu daneynayaa in uu door weyn ku yeesho soo saarista tamarta ee badda Mediterranean-ka waxaana u jeedkiisu yahay in uu wiiqo xoogga ay taageerto Masar. Jawaab ahaan, Madaxweynaha Masar oo sabtigii safar ku tagay saldhig militari ayaa muujiyay in laga yaabo in Masar ay feregelin ku sameyso Liibiya. Colaadda Liibiya waa mid adag, balse aasaaskeedu waa dagaal dahsoon. Sidoo kale waxay cawaaqib xun ku leedahay gobolka oo dhan, oo awoodaha Turkiga, Qatar, Masar, Imaaraadka, iyo Russia ay dhammaan isugu yimaadeen. Iran, Giriigga, Talyaaniga iyo Faransiiska ayaa si dhow u daawanaya waxa ka socda Liibiya. Masar, Imaaraadka, Saudi Arabia, Russia, iyo laga yaabee France iyo xitaa Giriigga waxay taageerataan Khaliifa Haftar. Halka Turkiga iyo Qatar-na ay taageerayaan xukuumadda Tripoli. Turkiga wuxuu u diray kumanaan falaago reer Siiriya ah si ay Liibiya uga dagaalamaan. Turkigu waxaa uu sidoo kale Liibiya u isticmaalayaa meel uu ku tijaabinayo diyaaradiisa aan duuliyaha lahayn ee hubeysan. Waxaana uu dhawaan dhoolo tus militari la sameeyay Talyaaniga, horayna waxay badda iskula dhaceen Faranisiiska, arintaas oo NATO ay hadda baareyso. Masar waxy taageereysay Khaliifa Haftar, kaasoo Liibiya uga cararay maamulkii Qadaafi tobanaan sano ka hor kuna noolaa Maraykanka. Waxaa uu Liibiya ugu soo laabtay si uu u hogaamiyo guluf uu ku qabsaday Benghazi iyo bariga dalka. Waa in la xasuustaa in Liibiya ay khalalaase gashay markii farogelintii Maraykanku hogaaminayay ay talada ka tuurtay Mucammar Al-Qadaffi 2011-kii. Haftar waxaa uu Liibiya keeni lahaa nooca militari iyo xukunka ee ka jira Masar, calooshood u shaqaysteyaasha Gacankuna ay heystaan. Xukunka Turkiga waxaa uu keeni karaa Liibiya xasilooni daradda iyo argagixisadda uu geeyay Idlib iyo meelo kale oo uu ku duulay ee woqooyiga Siiriya. Hadda Madaxweynaha Masar waxaa uu muujinayaa in khad cas uu ka jiri karo Liibiya. Khadkaasi waxaa uu Dowladda Turkigu taageero ka horjoogsanayaa Sirte iyo saldhiga cirka istiraatiijiga ah ee ku yaala Jufra. Wadanku waxa uu ka kala qayb sami karaa dhexda. Masar waxay leeahay ciidan awood leh, laakiin waa ciidan aan lagu tijaabin dagaallo dibadda ah. Masar waxay argagixiso kula dagaalameysaa Siinay muddo sanado ah welina kama aysan ka adkaan. Turkigu waxaa uu ciidankiisa u dirayay Siiriya muddo sanado ah, si ay ula dagaalamaan PKK. Laakiin bishii February ciidanka Turkiga waxay isku dhaceen kuwa Siiriya, waxayna bur-buriyeen gaadiidkooda dagaalka iyo difaaca hawada. Turkigu waxaa uu dhowaan ku dulay woqooyiga Ciraaq, wuxuuna ka bilaabay howlgal cusub. Ciidanka Turkigu waxay gardarro kula macaamilayeen kuwa badda Faransiiska, kuwaas oo la sheego in ay taageero siiyaan Khaliifa Hafter. Ciidanka Turkiga iyo Kuwa Masaarida aad ayey isugu aadanyihiin. Labaduba waxay heystaan diyaaradaha dagaalka ee F-16 iyo boqolaal kale ee diyaaradaha dagaalka. Ciidanka Masar waa kuwa 9 aad ee dunida ugu xoogga badan waxayna heystaan kumanaan tangi. Ciidanka Turkiguna waa kuwa 11-aad ee dunida. Labaduba waxay isticmaalan hubka reer galbeedka. Labada dalba waxaa la degay ololaha argagixiso la dirirka. Masar waxay u dhowdahay Liibiya waxayna si fudud u geyn kartaa guutooyin gaashaaman. Turkiguse waa in uu usoo dulaa, waxaana uu door bidaa in in uu adeegsado calooshood u shaqaysteyasha Siiriya. Ciidamada dowladda oo uu Turkiga taageerayo ayaa ku sii siqaya magaalada Sirte iyagoo horayna ula wareegay magaalooyin muhiim u ahaa Janaraalka loo taagta-waayay. Xulkuumadda Ankara ayaa tiri: “Waa in Janaraal Xaftar uu isaga baxo magaalada Sirte, haddii la doonayo in la helo xabad joojin waarta” Sida muuqata xukuumadda Turkigu taageero kama joogsan doonto Sirta, Masar-na waxay wacad ku martay inay halkaas gayn karto ciidan, taasi oo dagaal dhex mara Qaahira iyo Ankara ka dhigeysa mid aad u dhow.
  17. Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kala wareegtay Hay’adda World Vision qalab loogu tala galay Kahortagga iyo baaritaanka COVID-19. Qalabka ayaa ka saacidi doono Dawlad Goboleedyada dalka ee aan wali laga hirgelinin baaritaanka COVID-19 in ay helaan shaybaar lagu baari karo COVID-19. Madaxda wasaaradda caafimaadka ayaa ka mahadceliyay qalabka la soo gaarsiiyay, waxaana ay tilmaameen in la gaarsiin doona meelaha ugu daran ee aan lahayn qalabka looga hortago faafidda COVID-19. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid xildhibaanada reer Somaliland ayaa sheegat in kuraasta Somaliland doorashadooda aan laga dhigin Muqdisho loona daayo meeshii suurta gal ah. Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whatts.mp4 Source: goobjoog.com
  19. Xildhibaan Cabdi Cali oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyinka la waa waafajiyaan dhaqanka Soomaaliland Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-cabdi-cali-1.mp4 Source: goobjoog.com
  20. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana lagu heshiiyey in shirkaas rasmiga ah uu degdeg u qabsoomo, iyada oo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu go’aaminayo goobta iyo wakhtiga shirka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay adkeynta wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, taas oo muhiim u ah xaqiijinta yididiilada shacabka Soomaaliyeed ee dowladnimada iyo dib u soo celinta qarannimadeena. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xusuusiyey Madaxda ka qeyb galay kulankan muhiimadda wadajirka iyo in loo tanaasulo danta guud, iyada oo la ilaalinayo dowladnimadeenna oo shacabka Soomaaliyeed ay geliyeen maal iyo muruqba. Dhankooda, Madaxda ka qeyb galay kulankan ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay in la sii amba qaado qorsheyaasha dowlad dhiska iyo horumarka dalka, iyaga oo wadajir u soo dhaweeyey qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku saleysan wadatashiga, is-ogolaanshaha iyo u tanaasulka danta guud. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Xildhibaan Cabdirisaaq oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats-upp-cb.mp4 Source: goobjoog.com
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulankii maanta dhanka muuqaalka aaladda Zoom-ka ku dhex-maray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Hoos ka aqriso qoraalka madaxtooyada oo dhameystiran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana lagu heshiiyey in shirkaas rasmiga ah uu degdeg u qabsoomo, iyada oo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu go’aaminayo goobta iyo wakhtiga shirka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay adkeynta wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, taas oo muhiim u ah xaqiijinta yididiilada shacabka Soomaaliyeed ee dowladnimada iyo dib u soo celinta qarannimadeena. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xusuusiyey Madaxda ka qeyb galay kulankan muhiimadda wadajirka iyo in loo tanaasulo danta guud, iyada oo la ilaalinayo dowladnimadeenna oo shacabka Soomaaliyeed ay geliyeen maal iyo muruqba. Dhankooda, Madaxda ka qeyb galay kulankan ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay in la sii amba qaado qorsheyaasha dowlad dhiska iyo horumarka dalka, iyaga oo wadajir u soo dhaweeyey qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ku saleysan wadatashiga, is-ogolaanshaha iyo u tanaasulka danta guud.
  23. Kulankii ay maanta yeesheen Xisbiga Xisbiga Jubler oo ah Xisbiga Aqlabiyada Ku haysta Baarlamaanka Kenya ayaa lagu badalay Gudoomihii Baarlamaanka Aaden Ducaale oo lagasoo doorto [...] The post Siyaasiga Caanka ah ee Reer Kenya Aden Ducaale oo shaqadii laga eryey, Yaa badaley appeared first on . Source
  24. Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa maanta oo Isniin ah shir ku yeeshay aaladda Internetka. Shirka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, dhammaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirkaas lagu heshiiyey in si degdeg shir u qabsoomo, iyada oo Madaxweyne Farmaajo uu go’aaminayo goobta iyo wakhtiga lagu qabanayo shirkaas. Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Madaxweyne Farmaajo madaxda shirka ka qeybgashay uga warbixiyey wadahadallada Jabuuti uga furmay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Shirka Jabuuti waxaa horay u qaadacday Puntland oo sheegtay in aysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxda. PUNTLAND POST The post Villa Somalia oo ka hadashay shir ay yeesheen DFS iyo dowlad goboleedyada appeared first on Puntland Post.