Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu maxkamad la tiigsan doono machadka Uinted Nation Accademy of Somalia oo adeegsatay magaca iyo sumadda qaramada midoobay isaga oo aan heysan fasax. War Qoraal oo la soo dhigay bogga rasmiga ah ee UNSOM ku leedahay facebook-ga ayaa lagu yiri “ Adeegsiga sharciga ah ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay kaliya waxaa lagu heli karaa kaddib marka la maro hannaan adag oo codsi ah oo u baahan oggolaansho qoraal ah oo ka yimaada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay”. Xafiiska qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku sheegay qoraal ineysan jirin codsi uu soo gubiyay ‘UNAS’ oo ah helida fasax ku hawl-gelid magaca qaramada midoobay, waxayna intaa ku dareen in aan magaca Qaramada Midoobay loo adeegsan karin hawlo ganacsi oo gaar ah, UNAS aysan heysan aqoonsiga Qaramada Midoobay. Xiriir ay Goobjoog la sameysay madaxda ugu sareysa United Nation Academy Somalia ayaysan ka jawaabin wicitaankeena, si la mid ah xafiiska Qaramada Midoobay waxa uu ku sheegay warsaxaafadeedka in ay xiriir la sameeyeen machadka ayna la tiigsan doonaan dacwad ka dhan ah, u adeegsiga magaca UN-ka si sharci daro ah. Dhawaan mar uu Goobjoog la hadashay madaxa warbaahinta xafiiska qaramada midoobay ee Soomaaliya Ari Gaitanis ayuu ku sheegay ineysan wax xiriir ah ka dhaxayn qaramada midoobay iyo machadka United Nation Soomaaliya. United Nation Academy Somalia oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa facebook-ga taariikhdu markay aheyd May 5th 2020, ayay ku sheegeen iney ka tirsanyihiin United Nation Association of Somalia kuwaa oo xiriir la leh hey’ad la dhaho World Federation of United Nation Associations. Waxayna ku dhaleeceeyeen warka ka uu siiyay warbaahinta afhayeen xafiiska qaramada midoobay. Halkaa waxaa ka cad in machadka UNAS uusan xiriir la laheyn qaramada mdidoobay. Qaar ka mid ah ardada iska diiwaan gelisay machadka UNAS oo xiriir la soo sameeyay Goobjoog ayaa u sheegay iney iska diiiwaan geliyeen machadka iyaga oo rumeysan inuu aqoonsi ka heysto hey’adda Qaramada Modoobay. Goobjoog oo la hadashay u qaabilasaha afrika jaamacadda Qaramada Miboobay Prof. Samuel Kale oo aan wax ka weydiinayay jiritaanka hey’ad waxbarasho oo aan aheyn jaamacadda Qaramada Midoobay oo ka hawl gasha Soomaaliya iyo sida uu arko war uu saxaafadda siiyay guddoomiyhaa machadka UNAS oo uu su’aal ka keenay sharciyadda jaamacadda qaramada midoobay xafiiskeeda Soomaaliya ayaa yiri“ Ma fahmi karo sababta urur gaar loo leeyahay oo aan qeyb ka ahayn qaramada midoobay uu uga hadlo sharciyadda U peace ee Soomaaliya. Waxaan joognaa Addis oo ah caasimadda diplomaasiyadda. Hay’ad qaramada midoobay ahaan waxaan leennahay maqam diblomaasiyadeed. Uma maleynayo akadeemiyad isku sheegga UNka inay idin tusi karto hal warbixin ay leedahay qaramada midoobay”. Intaa waxa uu ku daray in looga fadhiyo milkiilayaasha machadka UNAS iney dadka u soo bandhigaan sharciga muujinaya xiriirka ay la leeyihiin UN. waa maxay kaalinta qaramada midoobay ee akadeemiyaddaas. Qaramada midoobay waa hay’ad caalami ah mana abuurto hay’ado ganacsi ama maxali ah waana la ogtahay cidda iska leh akadeemiyadda UNka side ay ku dhacay taa? Xiriir ay Goobjoog la sameysay wasaaradda waxbarashada ayay ku ogaatay in machadkaan uu leeyahay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Warka ka soo baxay xafiiska qaramada midoobay ayaa u muuqda diginiin ka ma dambeys ah oo loo diray madaxda iyo milkiilayaasha machadka UNAS oo arday badan iska diiwaan gelisay bilihii la soo dhaafay, oo haddana ayba waxbarashada ay uga socoto qaab Online ah. Source: goobjoog.com
  2. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo jeeda Kipipiri kaas oo magaciisa lagu sheegay Mr. Amos Kimunya. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/Ducaale.mp4 Source: goobjoog.com
  3. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada ay maanta ku wada hadlayaan “Whatsapp group”. Arrintan ayaa timid kadib markii ay diideen madaxda maamulka goboleedyada in la adeegsado aaladda Zoomka iyo SKPE-ka. Lama oga sababta ay u diideen. Ajendaha labada dhinac ka hadleen ayaa waxaa ka mid ah isu soo dhowaanshiyaha dhinacyada, Covid 19, amniga, doorashada iyo arrimo kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa horay casuumaad u fidiyey madaxweyneyaasha maamul goboleedyada si looga hadlo arrimaha hortabinta u leh qaranka, dacwada oo aan la ogeyn sida ay u ajiibeen iyo waqtiga fool-ka-fool la isu arkacyo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Warar ka duwan ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo saaka ka dhacay goroonka diyaarada degmada Buulobude ee gobolka Hiiraan. Qaraxyadaan oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa si gaar waxaa ay ugu dhaceen hoolka nasiinada garoonka, waxaana soo gaaray burbur xoogan. Wararka sheegayo in qaraxyada aysan geysan wax khasaare nafeed ah, marka laga reebo burburka soo gaaray qeybta nasiinada ee garoonka diyaaradaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. African Development Bank Group (AfDB) PRESS RELEASE S&P Global affirms African Development Bank’s AAA rating, with stable outlook The rating agency’s report further noted that the AfDB will play a key role supporting the region, particularly in the context of COVID-19 ABIDJAN, Ivory Coast, June 22, 2020/ — Ratings agency S&P Global on Friday affirmed its ‘AAA/A-1+’ long- and short-term issuer credit assessment of the African Development Bank (AfDB) (www.AfDB.org) with a stable outlook. The rating agency positively assessed the Bank’s very strong financial risk profile, very strong capital adequacy, strong funding and liquidity, extraordinary shareholder support and adequacy of its governance and management. “We are therefore affirming our ‘AAA’ long-term issuer credit rating on the AfDB,” S&P Global stated. The rating agency noted the Bank’s $115 billion capital increase, approved by shareholders in October 2019, and the replenishment to the African Development Fund, the Bank’s concessional window, in December 2019. “The stable outlook reflects our expectation that, over the next two years, AfDB will prudently manage its capital while maintaining solid levels of high-quality liquidity assets and robust funding,” S&P Global said in a statement. S&P expects that “shareholders will remain supportive by providing timely capital payments”; the Bank “will continue benefiting from preferred creditor treatment (PCT); and “prudently manage growth in private-sector lending in a way that’s aligned with its mandate.” The rating agency’s report further noted that the “AfDB will play a key role supporting the region, particularly in the context of COVID-19. The institution approved an up to $10 billion relief package for 2020, of which $6.9 billion will be financed by AfDB and the remainder through its concessional lending window.” The President of the Bank, Akinwumi A. Adesina, said: “We are delighted with and welcome S&P Global’s decision to affirm the Bank’s AAA/A-1+ rating. It reflects the Bank’s very strong financial position and risk management, as well as our sound governance. We will continue to maintain these standards, with the strong support of all our shareholders, as we deliver much needed financial, knowledge and policy support to our regional member countries during and after this period of the COVID-19 pandemic.” Distributed by APO Group on behalf of African Development Bank Group (AfDB). Media Contact: Gershwin Wanneburg Department of Communication and External Relations African Development Bank Email: g.wanneburg@afdb.org About the African Development Bank Group: The African Development Bank Group (www.AfDB.org) is Africa’s premier development finance institution. It comprises three distinct entities: the African Development Bank (AfDB), the African Development Fund (ADF) and the Nigeria Trust Fund (NTF). On the ground in 41 African countries with an external office in Japan, the Bank contributes to the economic development and the social progress of its 54 regional member states. For more information: www.AfDB.org SOURCE African Development Qaran News
  6. Beledweyne (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo lagu qaaday saldhig ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Halgan, gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Wararka ayaa sheegaya in weerarka kadib dagaal toos ah uu dhex-maray labada dhinac, kaas oo muddo saacado socday. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in iska hor imaadka la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khasaare, balse aysan cadeyn karin inta uu la’egyahay. Sidoo kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Hiiraan oo ku aadan weerarkaasi. Xaaladda ayaa hadda ah mid degan, waxaana goobta lagu diriray dhaq dhaqaaqyo cusub ka bilaabay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ee ku sugan halkaasi. Inta badan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku waada fariisimaha ciidamada hunta ee ku yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
  7. The Somaliland-Somalia talks in Djibouti: The Unintended Consequences. On June, 14th 2020 the international partners led by the United States Ambassador (Donald Y. Yamamoto) and other multi international stakeholders including European Union, African Union, Ethiopia and the host country of Djibouti held talks between Somaliland and Somalia. The talks between the two parties started back in 2012 in Ankara, Turkey. The talks stalled for the last three and a half years following the parliamentarian election of the current president of Somalia, Mohamed Abdullahi (Farmajo). The Somaliland president was elected by one-man-one vote and was observed by international monitors which was declared free and fair election. The Ankara communique included the following highlights: “ . . . it is stated that the purpose of the Ankara meeting is to reopen the dialogue after the change in the leadership of the Somali Federal Republic, and to establish a way forward for the dialogue. Moreover, the agreement concerning the encouragement and facilitation of international aid and development provided to Somaliland is also cited in the Communique where the parties commit to refrain from using any inflammatory language and any other act which may put the continuation of the dialogue at risk. “Parties will share intelligence and cooperate in the fight against terrorism, extremism, piracy, illegal fishing toxic dumping, maritime crime and serious crime, stated in the Communique…” (“Somalia and Somaliland Sign “Ankara Communique””). Unfortunately, the Farmajo regime started an overly aggressive campaign against Somaliland, undermining and violating all prior agreements between the two countries including: propaganda tactics, that included Exploiting unsuspecting Somaliland youths through social media by luring them with few dollars, sabotage of developmental projects and programs, attempts to block livestock exports to Saudi Arabia. This was one of the most naked aggressions against Somaliland since the collapse of the military regime of Siad Bare. The Somali authorities suggested that Somaliland dealers obtain a certificate of health for their livestock from Mogadishu before they are able to export to Saudi Arabia. They also violated the accord of air traffic joint management between the two countries. Somaliland, having experienced these belligerent attempts from Somalia to undermine their existence, was not fond of any future talks with the current regime. However, after a lot of pressure and multiple attempts from powerful countries, especially the United States of America to restart the talks, they agreed to seat at the table with their opponents, provided it is an open and transparent talk at an international arena. Obviously, different stakeholders and countries had their own different agendas in mind. However, the only intention of the Somali Federal government to participate in this round of talks was to use this opportunity in their reelection campaign. The Somali delegation was not prepared for an honest and difficult discussion. They did not anticipate how far apart the two sides were on the issues. Obviously, it was not the intended outcome for Farmajo and his regime.The Somalia delegation led by Farmajo anticipated cordial and comforting discussions that would ultimately lead to handshakes and photo-ops for their upcoming reelection campaign of 2021, hence the delay of the talks for three and half years. On the other hand Somaliland leaders especially Muse Bihi, the president of Somaliland was well-prepared to seize the moment and take advantage of this unique opportunity and present a very strong case at an international arena. Muse Bihi litigated the case from the inception of the failed union to the tumultuous journey that followed and ultimately led to the reclaim of their independence. He demonstrated a significant historic sequence of events up to the current affairs between the two neighboring countries and show-cased their agenda skillfully and with a style. Muse Bihi showed undisputed and strong presidential leadership skills and superior knowledge of the issues at hand. On the other hand, the Somalia delegation showed lack of interest and lower confidence in their government by not having a mandate or decision making capabilities, especially for the last three days of the talks. When certain issues were brought forth for discussion and immediate decision making, they said, we have to consult our leaders, which means the president of Somalia, Farmajo, who left the meeting after the opening. Therefore, moving forward it would be very difficult to reach any formidable resolution unless the participants have a full mandate from their perspective governments. Works Cited “Somalia and Somaliland Sign “Ankara Communique”.” Anadolu Ajansı, www.aa.com.tr/en/turkey/somalia-and-somaliland-sign-ankaracommunique/255372. Accessed 20 June 2020. Mohamed Samatar madan.samatar01@gmail.com Qaran News
  8. Bilad Sharaf iyo Bogaadin-bay Mutays-teen, Waftigii Madaxweynaha ee Shirkii Jabuuti Guusha Kasoo Hooyey. W/Q:- Xil.Maxamed Warsame Caalin (Timacade) Qormadaydan kooban oo dulucdeeda guud tahay taageero iyo hambalyo aan u diraayo, Waftigii qiimaha lahaa ee uu hogaaminaayey, Madaxweynaha JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ee ka qayb-galay shirkii dhawaanta ka qabsoomay dalka Jabuuti, ee ay guusha weyn ee qaran, kasoo hooyeen. Marka hore waxa aan halkan si guud ugu mahadnaqayaa uguna hambalyeynayaaa, guud ahaan xubnihii waftigani ka koobnaa oo runtii ahaa miidhii iyo xulkii haldoorka qarankeena Somaliland, taasi oo muga miisaankooda aynu ka aragnay midhaha guusha ah ee ay kasoo hooyeen, shirkan ay inagu matalaayeen. Marka labaad waxa an halkan si gaara ugu bogaadinayaa uguna taageerayaa, Madaxweynaha JSL, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo golaha la tagay wafti xula oo ka hawl-gali kara, inay miiska ka ciyaaraan kagana doodaan, doorkii loo baahnaa ee mawqiifkeena qaran-nimo iyo masiirkeena ummadd-nimoba. Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa aan ku bogaadinayaa qudbadii hufnayd ee kuna haboonayd in uu golahan la-tago ee uu madasha kaga dooday, taasi oo aynu ognahay miisaankii iyo saamayntii ay shirka ku yeelatay iyo sida ay dhinacii kale iyo dalalkii goob-jooga ka ahaa shirkaba ay waaqiciga jira u tustay, isla markaasna ay guud ahaan indhihii caalamka ee shirkan dhaqdhaqaaqiisa la socday ay ugu bayaamisay taariikhda iyo jiritaankeena ummadd-nimo iyo sidoo kale sida ay qaran-nimadeenu inooga go’an tahay ee aanay marnaba gorgortan u gali karin. Sidoo kale madaxweynaha iyo waftigiisaba waxa aan markale ku hambalyeynayaa sidii hufnayd ee ay doodahii shirka ee maalmihii danbe ugu babac dhigeen, ugana gaws adaygeen in la dhex marsado haba yaraatee hal qodob oo masiirkeena qaran-nimo waxyeeli kara. Shirkan oo bilowgiisii hore darifka kale ee doodu inaga dhaxaysay ee Soomaaliya ay dacaayado been abuura oo lagu jiho habaabinaayo bulshada reer Somaliland ay social mediaha ugu baahiyeen, ayaa natiijada guusha ah ee ay keentay dooda adag ee Madaxweyanaha iyo waftigiisu, ay ku noqotay gantaal qadhaadh oo ay ku dhadhamiyeen, sida ay ummadda reer Somaliland uga midaysan yihiin, masiirkooda guud iyo marka ay timaado in la wada difaacdo qaranimada iyo jirtaanka Somaliland. Ugu danbayntii waxa aan halkan si guud ugu mahadnaqayaa uguna bogaadinayaa dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Somaliland, haday tahay xisbiyada mucaaradka ah, haday tahay qurbajooga iyo haday tahay qaybaha kale ee bulsho-weynta reer Somaliland, sidii milgaha iyo karaamada lahayd ee ay meesha uga soo wada-jeesteen uguna midoobeen, masiirka qaranimada Somaliland, taasi oo cadawgeena iyo guud ahaan caalamkaba tustay in qaranimadeenu tahay shay aynu wadajir u ilaashanayno ugana midaysanahay, taasi oo aan usoojeedinaayo in sidaa iyo si kasii adag ahaano aadna loosii xoojiyo wada-jirkeena qaranimo ee aynu ku wada difaacanayno jiritaanka qarankeena Somaliland. Alla Mahad leh Xil.Maxamed Warsame Caali (Timacade) Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Qaran News
  9. Beledweyne (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo is-xigxigay oo saaka aroortii hore ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burte oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya. Qaraxyada oo ahaa nooca miinada, islamarkaana gaarayey illaa saddex ayaa waxaa lagu aasay dhismaha qeybta nasashada ee garoonkaasi, taas oo dhulka lala simay. Ma jiro khasaare nafadeed oo ka dhashay qaraxyadaasi, marka laga reebo burburka dhismahaaasi, sida ay innoo sheegeen ilo deegaanka ah oo lagu kalsoon yahay. Sidoo kale sawirro lagu baahiyey internet-ka ayaa muujinaya saameynta ballaaran ee ay qaraxyadaasi ku yeesheen garoonka Buulo-Burte. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ayaa qaraxyadaasi ku eedeeyey Al-Shabaab, waxaana ay sheegeen in xilliga ay dhacayeen aysan wax dad ah joogin garoonka. Buul-Burte ayaa ka mid ah magaalooyinka waa weyn ee ay weerada qorsheysan ka fuliyaan dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab oo weli ku xoogan gobolka Hiiraan.
  10. Qardho (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdullahi Deni has urged the federal member state’s forces “to prepare to secure Puntland borders in line with Puntland Constitution.” President Deni yesterday visited Qardho district to deliver a speech for soldiers who had undergone combat and counter-insurgency training. President Deni: We are ready to have talks with Somaliland to avert conflict “You must be ready to counter any enemy and retake territories occupied by other forces. Puntland is ready to talk to Somaliland about the territorial conflict. Without talks a conflict is inevitable” President Said Deni said. His remarks risk rekindling territorial clashes between Puntland and Somaliland forces at Tukaraq hamlet near Lasanod. Puntland troops have undergone an intense combat and counterterinsurgency training in Qardho In January 2018 Somaliland forces captured Tukaraq where a unit of Puntland forces was stationed. Brief battles ensued the fall of Tukaraq. The International Community intervened and brokered a ceasefire between Garowe and Hargeysa administrations to de-escalate the conflict. Last week President Mohamed Abdullahi Farmajo and President Muse Bihi Abdi of Somaliland met in Djibouti under the auspices of President Ismail Omar Guelleh to revive Somalia-Somaliland Talks. The talks have paid no attention to the territorial conflict between Somaliland and Puntland. “Talking about human development without addressing the long-standing dormant conflict between Puntland State and Somaliland is like putting the cart before the horse” says a post-conflict reconstruction and development professional in Nairobi who has asked for anonymity. © Puntland Post, 2020 The post PUNTLAND PRESIDENT URGES TROOPS TO SECURE BORDERS appeared first on Puntland Post.
  11. Qarax miino ayaa ka dhacay garoonka diyaarahada degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan. Qarax oo dhacay xalay, ma jiro wax khasaaro nafeed ah oo la ogyahay oo dhashay, balse wuxuu burburiyay dhismaha hoolka nasashada ee garoonka oo dhawaan la dhisay. Sawirro laga soo qaaday gudaha garoonka laguna faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya burburka soo gaaray qeybta nasashada ee garoonka. Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiran waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa garoonka, waxayna wadaan howlgalo baaritaan. Qaraxa ma jirto weli cid sheegtay mas’suuliyadiisa, belse Al-shabaab ayaa wareero ka geysta garoomada diyaaradaha Koonfurta Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Qarax ka dhacay garoonka diyaaradaha Buulo-barde appeared first on Puntland Post.
  12. Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Xero-dhagaxley ee gobalka mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, sida wasiirka amniga, wasiirka Bey’ada iyo hormarinta reer miyoga iyo saraakiil ciidan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey deegaanka, waxaana ka qeyb qaatay bulshada qeybaheeda kala duwan ee Xero-dhagaxleey. Safarka maanta Madaxweyne Qoorqoor uu ku gaaray deegaanka ayaa waxaa uu kamid yahay, socdaal uu kala bixinaayey gobolka Mudug, waxaana uu ugu kuur galayey xaalada ka jira deegaannada uu ka kooban yahay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Niarobi (Caasimada Online) – Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ahaa hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kenya ayaa goor dhow xilka laga qaaday, kadib markii ay kalsoonida kala noqdeen inta badan xildhibaanada baarlamaanka dalkaasi. Xilka qaadistan ayaa aheyd mid la filayey, kadib markii dhowaan in ka badan 130 Mudane ay mooshin ka dhan ah isaga u gudbiyeen madaxweynaha wadanka Kenya, Uhuru Kenyatta oo sidoo kale ah hoggaamiyaha xisbiga talada dalkaas haya ee Jubilee. Aadan Barre Ducaale ayaa sidoo kale muddooyinkii la soo dhaafay wajahayey hubanti la’aan iyo culeys uga imaanayey dhinaca baarlamaanka. Sidoo kale wuxuu xilka hoggaamiyaha aqlabyidda baarlamaanka hayey tan iyo doorashooyinkii dhacay sanadkii 2013-kii. Xildhibaan Aadan Barre oo Soomaali Keyaan ah, lagana soo doorto gobolka waqooyi bari ayaa ka mid ah xildhibaanada fir-fircoon ee ku jira xisbiga talada haya ee Jubilee.
  14. Muqdisho (Caasimada Online ) – Wararka laga helayo gudaha wadanka Jarmalka ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay muwaadin Soomaaliyeed uu xaasikiisa ku dilay magaalada Cloppenburg oo ka tirsan gobolka Niedersachsen ee dalkaasi. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka loo geystay Marxuumada oo lagu magacaabi jiray Leylo Siciid, taas oo muddo ku nooleyd magaalada lagu dilay ee Cloppenburg. Qaar ka mid ah Soomaalida ku dhaqan halkaasi ayaa sheegay in dilka uu yimid, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex-galay Allaha u naxariistee Marxuumad Leyla iyo sayigeeda, kaas oo aan la shaacin waxa uu salka ku hayo. Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in Leylo Siciid iyo ninka dilay ay is-guursadeen muddo hadda laga joogo bil iyo bar. Ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliska oo meesha tegay ayaa ugu dambeyn gacanta ku dhigan ninka dilka geystay, kaas oo ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah. Booliska ayaa sidoo kale la wareegay labo caruur ah oo ay nin kale u soo dhashay haweeneyda la dilay, kuwaas oo la geeyey qeybta caruurta qaabilsan ee Jugendamt-ga. Si kastaba ha’ahaatee ma’ahan falkan mid ugub ku ah Soomaalida, iyadoona marar badan iyo meelo kala duwan laga soo wariyey sheekooyin la xiriira dhacdadaasi.
  15. Majority leader in the National Assembly Aden Duale has been replaced by Amos Kimunya. Source: Hiiraan Online
  16. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo jeeda Kipipiri Mr. Amos Kimunya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  17. Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa shaaciyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo jaamacadda la baxday ‘United Nations Academy of Somalia (UNAS). Qoraal ka soo baxay Xafiiska UNSOM, ayaa lagu sheegay in Adeegsiga sharciga ah ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay kaliya lagu heli karo, kaddib markii la maro hannaan adag oo codsi ah oo u baahan oggolaansho qoraal ah oo ka yimaada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. Qoraalka ayaa lagu caddeeyay, in ‘UNAS’ aysan codsan, islamarkaana aysan helin Rukhsad ay ku isticmaasho magaca QM ama astaanta, taasi oo ka dhigan in aysan oggolaansho ka wadan UN-ka , balse laga leeyahay u jeeddooyin ganacsi oo gaar ah. Sidoo kale, UNSOM ayaa xustay in ay xiriir la sameysay ‘UNAS,’ mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo shabakadaha caalamiga ah oo ay quseyso ee dhanka Internet-ka iyo hay’adaha warbaahinta bulshada kuwaas oo ay ku wargalisay arrinta ku saabsan adeegsiga aan sharciga aheyn ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay. Ugu dambayntii, Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa sheegay in ay dacwad sharci ah la tiigsan doonaan UNAS haddii aysan joojin adeegsiga magaca iyo Astaanka Qaramada Midoobay. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay sharciga la tiigsan doonto Jaamacad ay aas’aaseen Dad Soomaali ah appeared first on Puntland Post.
  18. Baarlamaanka dalka Kenya, ayaa saaka xilka ka qaaday Aadan Barre Ducaale, oo ahaa hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalkaasi, sida ay soo tebisay Warbaahinta Kenya. Xilka hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Keyna, waxaa loo doortay in uu noqdo Amos Kimunya, isagoo bedelaya Aadan Barre, isla markaana waxa Isbedel lagu sameeyay Isbaheysiga uu hoggaamiyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Kulanka xilka loo qaaday Hoggaamiye Aadan Cadde, waxaa shir Guddoomiyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata, waxaana ka qayb-galay xubnaha Xisbiga talada Kenya haya . Sidoo kale, Xoghayaha Isbaheysiga talada dalka Kenya haya ee Jubillee waxaa isna loo magacaabay Adan Kaynaan, oo kasoo jeeda Gobolka Waqooyi Barri. Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, ayaa waxaa uu ahaa siyaasi Soomaali ah oo lagu tilmaami jiray ninka saddexaad ee ugu awoodda badan Kenya. PUNTLAND POST The post Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya oo xilka laga xayuubiyay appeared first on Puntland Post.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa si faah faahsan looga hadlay arrimo ku aadan Jaamacad la magac baxday United Nations Academy of Somalia, taas oo uu hoggaamiyo ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi. Jaamacaddan oo hab Online wax looga barto ayaa waxaa horey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya uga dhaawaaqay Geedi, iyada oo ay iska diiwaan-geliyeen arday fara badan, kuwaas oo ka bilaabay heerka labaad ee waxbarashada Jaamacadda., Qoraalka Qaramada Midoobay ka soo baxay ayaa waxaa lagu beeniyey diwaan-gelinta & Sharciyadsiinta Jaamacadda United Nations Academy of Somalia oo loo soo gaabiyo UNAS. Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay wax xariir ah jaamacaddu aysan la-laheyn Qaramada Midoobay. Ugu dambeyn Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay dacwad sharci ah la tiigasan doonto UNAS, taas oo ah in ay joojiso adeegsigaasi. Halkaan hoose ka aqriso: Iyadoo laga jawaabayo weydiimo, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dooneysaa inay caddeyso inuusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay iyo waxa loogu yeero ‘United Nations Academy of Somalia (UNAS).’ Adeegsiga sharciga ah ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay kaliya waxaa lagu heli karaa kaddib marka la maro hannaan adag oo codsi ah oo u baahan oggolaansho qoraal ah oo ka yimaada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. ‘UNAS’ ma codsan mana helin rukhsad ay ku isticmaasho magaca QM ama astaanta. Oggolaansho weligiis ma siinin Xoghayaha Guud arrin laga leeyahay u jeeddooyin ganacsi oo gaar ah, sida nooca ay ku howlgashay UNAS. Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay xiriir la sameysay ‘UNAS,’ mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo shabakadaha caalamiga ah oo ay quseyso ee dhanka Internet-ka iyo hay’adaha warbaahinta bulshada oo ay ku wargalisay arrintaa ku saabsan adeegsiga aan sharciga aheyn ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay, waxa ayna la beegsaneysaa dacwad sharci ah, oo ah in UNAS ay joojiso adeegsigaas.
  20. MOGADISHU (HOL) - Somali’s Lower House has approved a proposal to anchor into law a 30% quota for women in parliamentary elections. Source: Hiiraan Online
  21. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reebka ah. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka u magacaabay Axmed Macalin Xasan sida ku cad Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Maareeye cusubna magacaabay appeared first on Puntland Post.
  22. The UN top envoy in Somalia on Sunday called for more international assistance to help the government to fight against COVID-19. Source: Hiiraan Online
  23. Four new circulating vaccine-derived poliovirus type 2 (cVDPV2) positive sewage samples have been identified from environmental surveillance (ES) sites in Mogadishu, indicating ongoing transmission and circulation of polioviruses. Source: Hiiraan Online
  24. Soldiers in the Somali capital Mogadishu have ended their protest over unpaid salaries. Source: Hiiraan Online
  25. (SLT-Cloppenbugr)-Subaxnimadii Shalay oo Axada ahayd goor hore ayuu ninkeedu tooray ku dilay haweenay lagu magacaabi jiray Layla Siciid gobalka Niedersachsen magaalada Cloppenbugr ee dalka Jarmalka. Ninka dilka u gaystay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Faarax Cali Muus ayaa sida dad eheladiisa ahi xaqiijiyeen sheegeen inuu laba bilood oo kaliya qabay haweenaydan gacantiisa ku baxday, Layla ayaa ahayd Hooyo wiil yar oo 2 sanno jir ah haysatay taas oo ka mid ahayd Qaxoonti Jarmalku 1 sanno ka hor ka soo qaaday Dalka Masar. illaa iminka lama oga sababta dilka balse dad ehelada ninka dilka gaysay ka mid ah waxay sheegeen in aan hore wax muuqdaa ugu dhaxayn isla markaana ay ku faraxsanaayeen noloshooda cusub ee ay ku midoobeen Booliska ayaa gacanta ku dhigay Ninka dilka gaystay waxana socota baadhid dheeri ah oo ay ku baadhayaan Boolisku sida falku u dhacay iyo sababta dilka. Source