-
Content Count
215,437 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Culimada Somaliland ayaa soo farageliyay dhibaato mudooyinkii u danbeeyay ka taagneyd magaalada Hargeysa, taasoo la xiriirta in xubno ka tirsan xafiiska madaxweynaha Somaliland iyo qoyskiisa ay si sharci daro ah u boobay dhulka laga kiciyay dad shacab. Cabashada la xiriirta dhulalka laga kiciyay dadka shacabka oo milkiyadooda ah ayaa loo adeegsaday awood dowladeed sida uu ka dhawaajiyay Sheekha caanka ah ee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud “Sheekh Aadan Siiro”, isagoona ugu baaqay Muuse Biixi in uu wax ka qabto dhibaatadaasi ay geysanayaan kuwo magaciisa isticmaalaya. “Madaxweyne, dhulkii dhibaato badan baa ka taagan iyadoo magacaaga la isticmaalayo ayaa la boobay, 300 qoys ee maatida ah ee labaatanka sanadood deganaa xaafada Buurta Kala jeexan , Madaxweyne adigana waa kugu ceeb, dalkana waa ku ceeb, dadkana waa ku ceeb, arrintaa inaad wax ka qabato ayaanu kugula talinaynaa,” ayuu yiri Sheekh Aadan Siiro. Wadaadka ayaa soo qaatay xadiiska uu weriyey Al-Imaamu Axmed ee qeexaya xumaanta oo laga aamuso in ummadaasi ay tahay ummad aakhiro iyo adduunba ay u dhamaatay, Qofka xumaan arkaana gacantiisa wax ha ugu qabto. “Haddaad aragto Dulmi dhacaya oo Ummaddii oo ka hadlaysaa aanay jirin, ummaddaasi way u dhamaatay” Ugu danbeyntii wuxuu sheegay in xukuumadda Somaliland waxyaabaha loo igmaday ee masuuliyadda ay hayaan inay ka mid tahay in qof walba oo Somaliland ah ee illaahey ku abuuray Somaliland inuu helo meel uu dego, wuxuuna ku leeyahay buu yiri dowladda. Maalmihii u danbeeyay ayaa soo kordhayay muranada dhuleed ee ka taagan Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa oo koox lagu magacabo Heego oo ka tirsan xafiiska Muuse Biixi ay dadka shacabka ah kala wareegayeen dhulalkooda, iyadoo la adeegsanayo awooda maamulka.
-
For those who follow Somali politics, it’s impossible to ignore President Qoor-Qoor’s first five months in office. It has been an impressive and remarkable period in a country where negative politicking has become the norm. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii gaarka ahaa ee dhex maray guddoonka golaha shacabka baarlamanka Somalia iyo madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay arrimo xasaasi ah, xaalada siyaasadeed ee murugsan iyo marxalada kala guurka ee dalku xiligaan ku sugan yahay. Kulankaan oo ahaa mid albaabada u xirnaa ayaa waxaa dhinaca guddoonka baarlamaanka hoggaaminayay Maxamed Mursan Sheekh Cabdiraxmaan, ayna wehlinayeen ku-xigeenadiisa C/weli Muudeey halka madasha xisbiyada kulanka ku madalayay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Sharif Sheekh Axmed. War kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in kulanka uu ahaa dalab ka yimid guddoonka baarlamaanka, waxaana warbixin ku saabsan xaalada dalka iyo arrimaha doorashooyinka looga dhageystay guddoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenkiisa. Sida ay sheegtay Madasha, waxyaabaha sida gaarka ah looga hadlay waxaa kamid ahaa baahida loo qabo inay waqtigooda ku dhacaan doorashooyinka, ayna noqdaan doorashooyin laga wada tashaday loo dhan yahay, keeni kara nabad iyo horumar loogana gudbi karo xaaladda adag ee dalku uu ku jiro, isla markaana ay jirto mabaadii guud iyo dammaanad lagu xaqiijinayo arrintaas, in wada hadallada la sii wado si’ is faham buuxa looga gaaro arrimaha doorashooyinka, sidaasoo kale waxaa laga hadlay dhinacyada muhiimka u ah doorashooyinka in dadaal xooggan le geliyo sidii loogu qancin lahaa oo loogu waajihi lahaa doorashooyinka aragti mideysan oo dhalin karta kalsooni, sharciyad iyo taageerada shacabka. “Si gaar ah waxaan uga doodeng kulanka baahida loo qabo in doorashooyinka waqtigooda ay ku dhacaan, ayna noqdaan kuwa laga wada tashaday oo loo dhan yahay, keeni kara nabad iyo horumar, loogana gudbi karo xaaladda adag ee dalku uu ku jiro maanta, isla markaana ay jirto mabaadii guud iyo damaanad lagu xaqiijinayo dhammaan qabsoomidda howlahaas baaxadda leh oo ay noo muuqato in madaxda dowladdu aysan daacad ka ahayn,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed. Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in la hakiyay nidaamkii doorashada ee guddoomiye Xaliimo Yareey usoo bandhigtay baarlamaanka, kasoo qeexayay hababka ugu fudud ee doorasho ku qabsoomi karto. Sidoo kale, waxay labada dhinac garwaaqsadeen in si buuxda looga wada shaqeeyo arrimaha doorashooyinka lana geliyo dadaal xoogan oo lagu qancin karo cid kasta in doorasho lagu mideysan yahay inay dalka ugu dhacdo si nabadgelyo iyo xasilooni ay ku jirto, lana sii wado kulamada dhinacyada muhiim u ah arrimahaan taagan. Ugu danbeyntii madaxda xisbiyada qaran ayaa ku adkeeyay guddoonka baarlamaanka in aan qarsoodi laga dhigin habka doorashooyinka loo marayo, ayna noqdaan dariiq sax ah iyadoo loo marayo dastuurka KMG ee dalka u yaal xiligaan. Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in kulankaan ay codsadeen guddoonka baarlamaanka inuu ka mid madaxweyne Farmaajo oo guddoomiye Mursal iyo Muudeey ka dalbaday inay la kulmaan Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo maalmahaan noqday culeyska siyaasadeed ee Farmaajo saaran.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wakiilada Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa cadaadis ku haya labada madaxweyne ee maamullada Puntland iyo Jubbaland, sidoo kalana waxey dalab culus gaarsiiyeen gudoomyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh. Arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu diiday ka qeybgalka shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada maanta uga furmi lahaa Muqdisho, inkastoo shirka baaqday hadana wali lama oga wakhtiga dib loo qorsheyn doono. James Swan oo ah wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya iyo qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka ayaa gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh ka doonaya inuu dib u dhigo dooda qoraalkii doorashada ay soo jeediyeen guddiga doorashooyinka madaxa banaan. Ujeedada arrintaan ayaa ah inaan arrintaas laga doodin inta laga heshiinayo arrimmaha cakiran ee u dhaxeeya dowladda iyo maamul goboleedyada. Mareykanka iyo Midowga Yurub waxey in muddo ah ku cadaadinayeen madaxweyne Farmaajo inuu qabto shir loo wada dhan yahay, sidoo kalana wuxuu aqoonsaday maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland balse waxaa wax walba sii kala fogeeyay matalaadda gobolka Banaadir ee dhawaan la ansixiyay. Labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ayaa si cad uga soo horjeestay matalaadda gobolka Banaadir, waxeyna kusoo aaday xilli aan wali laga heshiin arrimaha doorashada. Si kastaba, beesha Caalamka waxey xoogga saareysaa sidii ay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uga dhaadhicin laheyd inuu ka qeybgalo shirka kaas oo aan ku qanacsaneyn qorshaha madaxweyne Farmaajo isagoo u arka inuu doonayo muddo kororsi aan geed lagu soo gamban. Beesha Caalamka waxey dooneysaa in shirka amniga qaranka qabsoomo si looga heshiiyo arrimo badan oo ay ugu weyn tahay doorashada.
-
Madaxweynayaasha Dhamaan Maamul Goboleedyada ayaa Caawa ka Shirki doona Xaalada Dalka, Shirkaasoo ku dhici doona Video-ga la iska arko ee Internetka (Zoonka). Ajandaha Shirka ayaa [...] The post Breaking News— Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo kaligood Khadka Video kulan ku yeelan doona Caawa oo Axada, Ajandaha appeared first on . Source
-
Dhismaha Dekeda Maydh (The Maydh Jetty) Reer Sanaag Fursadan Mar Labaadka soo martay, ma ka faaiidaysan doonaan? Gobolka Sanaag oo ah Gobolka ugu balaadhan uguna Hodansan Gobolada Dalka Somaliland waxaa haysta caqabado kala duwan oo curyaamiyay in laga faaiideysto Khayraadka balaadhan ee ku jira Badda iyo Berriga iyo Buuraha gobalkaas mucjisada ah oo ay ku duuggan yihiin Taariikho iyo culuun dhaxal-gal u ah Ummada Somaliland iyo guud ahaan Dunidaba. Marka aynu hoos ugu soo degno Mawduucan dhismaha Dekeda Maydh waa mid ay ku hamiyaan Dadweynaha ku dhaqan Gobolkaasi Sanaag, waana mid ay Muhiimad weyn siinayeen Xukuumadihii kala danbeeyay ee soo maray Somaliland gaar ahaan Xukuumadihii KULMIYE ee Madaxweyne Siilaanyo oo Mashruucan ku dartay Wajigii hore ee (SDF) Sanduuqa Horumarinta Qaranka ee socday Sanadkii 2013 ilaa 2018. Waxaa kale oo Xukuumadan KULMIYE ee Madaxweyne Muuse ee imika talada haysaa ay mar kale ku dartay Wajigan labaad ee SDF ee bilowday 2018 socona doona ilaa 2023, kaas oo imika la sii daayay afartii Mashruuc ee u horreeyay oo ay Dekeda Maydh ku jirto. Hadaba waa maxay Sababta dib uga riday in Mashruucan Dekeda Maydh uu ku hir geliwaayo wejigii koowaad SDF 2013/2018, suurto galse ma tahay in ay reer Sanaag ay ka faaiidaysan doonaan Fursadan labaad ee imika soo martay? Aniga oo aan ku tiigaalayn kuna talax tegayn sababta Mashruucaas ragaadisay ee uu ku hirgeli waayay xiligii loogu talo-galay oo ay nagu kaliftay in aanu ku talino waagaas in dib loogu soo riixo Wajigan Labaad ee SDF2 ee imika, maadaama uu wakhtigii hore riday murano iyo khilaafaad u dhexeeyay Wasaarado iyo ashkhaas dano gaar ah ka dhex raadinayay inay hawshaasi fusho. Hadaba Maanta ayay Fursad kale hor timi Gobolka Sanaag oo mar kale loo Ansixiyay dhaqaalihii lagu dhisi lahaa Maydh taasi oo ka markhaati kacaysa Muhiimada ay Qaranka u leedahay Dekeda Maydh iyo helista Afaaf Dakadeed laga galo Badda si loola soo baxo Khayraadka Kaluunka iyo Nimcooyinka kale ee ku jira badda, loona helo meel uu Gobolku kaga xidhmo Gobolada kale ee Dalka. Waxaan usoo jeedinayaa Shacbiga reer Sanaag iyo Guud ahaan Xukuumada Somaliland inay Tab iyo Taagba isugu geeyaan sidii mashruucaasi u hir geli lahaa, loogana hor tagi lahaa in ay dano shakhsi ah iyo xoolo-cirdoonimo danbe iyo is qab-qabsi Wasaaradaha dhexdooda ka abuurmaa uu mashruucaas fashiliyo. Kalsooni buuxda ayaanan ku qabaa Wasaarada Qorshaynta iyo Xukuumada Somaliland inay hawshaas fulinteeda dhexda u xidhan doonaan. Ugu danbayn aad ayaan ugu faraxsanahay in aanuu Mashruucaas muhiimka ahi ka lumin reer Sanaag ee mar kale fursad loo siiyay dhisida Dekeda Maydh. Waxaan aad ugu Mahadnaqayaa Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Masuuliyiinta Xafiiska SDF ee hawshan u hir geliyay sidii ku talo-galku ahaa. Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Qaran News
-
The World Needs Governments Standing Up for Freedom and Democracy: St Lucia should follow Taiwan’s lead and recognize Somaliland, writes Michael Rubin, a resident scholar at the American Enterprise Institute in Washington, DC and former Pentagon official By Michael Rubin St Lucia stands apart. It is not only a Caribbean leader in sustainable development and tourism, but it also remains a beacon for moral clarity. It is, for example, one of only 15 states—and three Caribbean states–that recognizes Taiwan. On October 10, 2019, Prime Minister Allen Chastanet visited Taipei to commemorate the founding of the Republic of China. Edwin Laurent, St Lucia ambassador to Taiwan, explained last that month that despite Beijing’s pressure, he did not see mainland China able to sway pro-Taiwan public sentiment because both Taiwan and St Lucia embraced a common view of “democracy, rule of law, and freedoms.” St Lucia can use its moral high ground, however, to expand such sentiments further. On July 1, Taiwan’s Ministry of Foreign Affairs announced that it and the East African nation of Somaliland would establish diplomatic offices in each other’s capitals and exchange diplomats. At its independence from Great Britain in 1960, 30 countries—including all five Security Council members—recognized Somaliland. The country then entered a voluntary union with Italian Somaliland to form Somalia. It was not a happy marriage: Somali dictator Siyad Barre waged a genocidal campaign against Somaliland’s predominant Isaaq clan. When he fell in 1991, Somaliland re-asserted its independence, but its previous recognition did not revert. That has not stopped Somaliland to become the Taiwan of the region. While Somalia descended into state failure, Somaliland remained stable. While Somalia remains a country whose president is selected by a handful of appointed parliamentarians, Somaliland has had five one-man, one-vote elections secured by biometric iris scans. While China pillages Somalia’s offshore resources, Somaliland has, like St Lucia, become a leader in sustainable development and eco-tourism. It has even faced down Emirati royals who tried to illegally smuggle or hunt cheetahs and other wildlife. While Transparency International has ranked Somalia as the world’s most corrupt country for a decade, Somaliland remains business-friendly. It hosts Africa’s second-largest Coca Cola bottling plant and is a leader in digital currency. Despite its democracy, isolation takes a toll. Because no country formally recognizes it, it remains outside the SWIFT international banking system. In practice, this means all international transfers must go through Djibouti, Ethiopia, or Somalia. Its lack of formal independence also hamper access to international assistance—a public health risk at a time of COVID-19. Traditional arguments that new country recognition in Africa would open an endless cascade of claimants and border adjustments do not apply, both the British protectorate established its borders by treaty and the international community recognizes them in 1960. Diplomats from its largest neighbor and largest trading partner Ethiopia often quip that they will not be the first country to recognize Somaliland, but they will not be the third to do so either. Gambia also appears ready to act. St Lucia already pursues a principled foreign policy. By looking beyond the Caribbean as it has done with Taiwan, St Lucia can not only forge new like-minded partnerships and assist a country which also shares historical ties to Britain, but it can also win an instant business and banking partner while also cementing its position as a leader for the democracy bloc on the world stage. Certainly, in these troubled times, the world needs governments standing up for freedom and democracy. About Michael Rubin Michael RubinMichael Rubin is a resident scholar at the American Enterprise Institute, where he researches Arab politics, the Gulf Cooperation Council, Iran, Iraq, the Kurds, terrorism, and Turkey. He concurrently teaches classes on terrorism for the FBI and on security, politics, religion, and history for US and NATO military units. A former Pentagon official, Dr. Rubin has lived in post-revolution Iran, Yemen, and both pre- and postwar Iraq, and he spent time with the Taliban before 9/11. He is the author, co-author, and co-editor of several books exploring Iranian history, American diplomacy, Kurdish studies, and Shi’ite politics, including “Kurdistan Rising” (AEI Press, 2016), “Dancing with the Devil: The Perils of Engaging Rogue Regimes” (Encounter Books, 2014); and “Eternal Iran: Continuity and Chaos” (Palgrave, 2005). Dr. Rubin has a Ph.D. and an M.A. in history from Yale University, where he also obtained a B.S. in biology. Qaran News
-
Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Bar___Qubanaha-05072020.mp3 View the full article
-
Baydhaba (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalamayaasha Al-Shabaab galabta ku qaadeen deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Maamulka degaanka Awdiinle ayaa guulo ka sheegtay weerarkaas ay Al-Shabaab ku soo qaadeen, iyaga oo sheegay inay ka dileen dhowr dagaalyahan, kuwo kalena ay ka dhaawaceen. Guddoomiyaha deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay Ibraahim Maxamed Nuur ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen deegaanka, isla markaana ay ka dileen shan dagaalame ugu yaraan lix kalena ay dhaawacyo ku qaateen. Sidoo kale guddoomiyaha Awdiinle waxa uu sheegay in magaalada xilliga lasoo weerarayey ay ku sugnaayeen ciidamo isugu jira kuwa xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Konnfur Galbeed oo sida uu sheegay ku guuleystay inay fashiliyaan weerarkaas ay Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka. Dadka ku nool deegaanka Awdiinle ee weerarkaasi uu ka dhacay ayaa iyaguna warbaahinta u sheegay in maamulka iyo saraakiisha ciidamada ay gudaha magaalada kusoo bandhigeen meydadka xubnihii Al-Shabaab looga dilay weerarka ay ku soo qaadeen deegaanka. Al-Shabaab ayaa mararka qaar weerarro toos ah ku qaada qaar ka mid ah deeganada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo meelo badan ay uga suganyihiin, hasa yeeshee inta badan waxay iska cabin xoog leh kala kulmaan ciidamada ammaanka.
-
Under Phase II of the Somaliland Development Fund (SDF2) programme, the UK, Denmark and the Netherlands have approved four agreements with the Somaliland Government to [...] The post UK, Denmark and Netherlands approve agreements with Somaliland Government on critical infrastructure to improve people’s lives appeared first on . Source
-
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan kula qaatay magalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee dalka madaxweyne Shariif Kheikh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. Kulanka ayaa waxaa guddoomiyaha ku wehlinayey guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim (Muudey), waxaana u jeedka kulanka labada dhinac lagu sheegay sidii looga xaajoon lahaa doorashooyinka dalka ee 2021-ka. Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa dhowr jeer horay ula kulmay madaxdii hore ee dalka soo martay, kuwaas oo in badan aad u dhaliilsan hannaanka dowladda ay u wajahayso arrimaha doorashada, waxaana in badan ay saluug ka muujiyeen in dalka ay doorasho ka qabsoomi karto waqtigeeda ku dhacda. Dhowaan ayey aheyd 27-kii bishaan June 2020-ka markii ay guddoomiyaha guddiga madaxbannaan Xaliimo Yareey ay hortagtay golaha shacabka iyadoo ka hor sheegtay in doorasho qof iyo cod ah aysan ka dhici karin wadanka, laakiina ay qaban doonaan doorasho Manual ah, taas oo dhici karto bisha March 2021-ka, haddii loo baahan yahay doorasho qof iyo cod ah ay u baahan tahay muddo 13 bilood ah, arrintaas oo keentay saluug badan oo la muujiyey. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Taariikhdu waa 5-ta Luulyo, waana maalintii uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan ku casuumay Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, balse shirkaas ay gadaal ka riixeysay beesha caalamka wuu baaqday. Baaqashada Shirka maanta furmi lahaa hadal heyntiisa waxaa ka hadlay madaxtooyada iyadoo agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed uu bartiisa bulshada soo dhigay qoraal kooban oo arintaas ku saabsan. Madaxtooyada ayaan sheegin sababta baaqashada shirka amniga qaranka, balse qoraalka la faafiyay wuxuu muujinayaa kaliya in dib laga soo sheegi doono wakhtiga ku haboon qabsoomidiisa. Labada hogaamiye ee maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa kasoo horjeestay kulanka, waana laba maamul oo aan la dhacsaneyn siyaasadda dowladda federaalka. Labada Maamul waxey sidoo kale si cad uga soo horjeesteen arinta matalaadda gobolka Banaadir oo ay ansixiyeen Baarlamaanka, waana khilaaf bilow ah oo ka dhex curtay dowladda hoose iyo labadaas maamul. Agaasimaha qoraalkiisa waxaa ka muuqata iney dowladdu wali adkeyneyso qabsoomidda shirka lagu kala aragtida duwan yahay, balse ay gadaal ka riixeyso qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub.
-
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa kulan ujeedkiisu uu ahaa wada tashiga Arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka la qaatay Madaxweynayaashii hore Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Masuuliyaan oo maanta galinkii dambe kulan ay ku yeesheen magaalada muqdisho waxa ay uga hadleen doorashada soo sococta ee dalka 2020/2021 sida lagu qoray barta facebok ee golaha shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriydda federaalka Soomaaliya. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo ku xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa haatan xarunta Madasha Xisbiyada Qaran kulan albaabadu u xiranyihiin kula leh Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed. Guddoonka golaha shacabka ayaa gabal dhicii galabta gaaray xarunta Madasha si ay kulan ula qaataan madaxweynayaashii hore ee dalka, waxaana kulankaas looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraal kooban oo lagu baahiyey bogga Madasha ayaa lagu yiri “Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal iyo Gud. Ku xigeenka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya Cabdiwali Muudey ayaa xarunta Madasha Xisbiyada Qaran kulan kula leh Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran gaar ahaan Guddoomiyaha MXQ Madaxweyne Sh. Shariif iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.” Wararka ayaa sheegaya in labada Guddoomiye ay farriin ka sidaan Madaxweyne Farmaajo, waxaana wararku intaas ku darayaan in martiqaad kulan ay ka wadaan Madaxweyne Farmaajo. Horay sidaan oo kale ayey guddoonka baarlamaanku isugu dayeen inay u kala dabqaadaan madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ka horeeyay, balse waxaa fashilmay dadaalladoodii kadib markii ay madaxweynayaashii hore sheegeen in Farmaajo uu ka soo bixi waayey heshiisyo ay horay ula galeen. Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumaddiisa ayaa cadaadis kala kulmaya Madasha iyo xisbiyo kale, kaas oo ku saabsan in la cadeeyo nuuca doorasho ee dalku aadayo, iyadoo Madaxweynuhu ku adkeysanayo doorashada hal qof iyo hal cod oo aan la isku raacsaneyn qaabka ay u dhaceyso shaki badana uu ka jiro. Sidoo kale waxaa jira cadaadis Madaxweyne Farmaajo uga imaanaya beesha caalamka, waxaana xusid mudan in maanta uu baaqday shirkii uu iclaamiyey madaxweynuhu ee golaha amniga Qaranka, kaas oo lagu waday in 5-ta illaa 8-da bishan uu dhex maro madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.
-
Hachalu Hundessa: Ethiopia singer's death unrest killed 166
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Ethnic unrest in the aftermath of the killing of Ethiopian singer Hachalu Hundessa has left at least 166 people dead, officials say. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Habeen-05072020.mp3 View the full article
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku maqnaa dalka Qadar ayaa maanta galinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Ra’iisul Wasaare Khayre oo ay waday diyaarad khaas ah waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdsiho ku soo dhaweeyay wasiirro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Xasan Cali Khayre oo safar aan horay loo shaacin todobaadyo ugu maqnaa dalka Qadar, ayaa markii uu dalka dib ugu soo laabtay ka hadlin safarkaas. Khayre ayaa intii uu dalkaas joogay mar la shaaciyay inuu la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeen, ahna Wasiirka Arrimadda dibadda Qadar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani. Sidoo kale wuxuu booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qadar, isagoo kula kulmay madaxda Safaaradda. PUNTLAND POST The post Khayre oo dib ugu soo laabtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Abu Dhabi (Caasimada Online) – Imaaraadka Carabta ayaa waxaa soo if-baxaya in xiriirka uu la leeyahay Israel uu ka ballaaran yahay sidii markii hore loo maleeyey, sida ay sheegeen warbixino cusub. Imaaraadka ayaa coronavirus-ka cusub u isticmaalaya in uu heshiis kula galo Israa’iil taasi oo ah tii ugu dambeysay ee madax carbeed ay xiriir kula yeelanayaan Israa’iil, sida baahiyay wargeyska Al-Qudus al-Carabiya oo fadhigiisu yahay London. Wargeyska ayaa Jimcihii waxaa uu daabacay in 42 shirkadood oo laga leeyahay Imaaraadka ay heshiis la galeen laba shirkadood oo laga leeyahay Israa’iil, si loo horumariyo xalka farsamo loona xakameyo safmareenka. Imaaraadka ayaa markii hore shaaciyey kaliya in heshiiska ay ku jireen laba shirkad, waxaase hadda soo baxday. Labada shirkadood ee Israa’iil laga leyahay waxay la shaqeeyaan wasaaradda dagaalka ee Dowladda si ay militaria u siiso qalab iyo gantaalo. Bishii June 26-keedii, Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu mashaariic dhanka dawada ah ka fulinayo Israa’iil si loola dagaalamo coronavirus, waana isla maalintii ay warbaahinta Israa’iil wariyeen in xukuumadda Abu Dhabi ay siisay Tel Aviv 100,000 oo ah qalabka lagu tijaabiyo coronavirus. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay Dowladiisu la kashan doonto Imaaraadka la dagaalanka coronavirus kasokoow in uu maqanyahay xiriir kii diblomaasiyadeed. Imaaraadka Carabta xiriir diblomaasiyadeed lama lahan Israa’iil, laakiin sanadihii u dambeeyay waa ay isu soo dhowaanayeen labada Dowladood. Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Israel Katz ayaa shir golaha wasiiradu ay ku yeesheen Qudus bishii August ee sanadkii hore in uu ka shaqaynayo in uu heshiis la gaaro islamarkana uu xiriir wanaagsan la sameysto dalalka gacanka carbeed ku yaalla. Bishii December, wasiirka arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan ayaa bartiisa twitter-ka kusoo qoray maqaal ay daabacday majaladda The Spectator oo sheegaya xulifadda Carab iyo israa’iil ay qaabeynayaan Bariga Dhexe. Durbadiiba waxaa maqaalka soo dhoweeyay Netanyahu oo yiri “waan soo dhoweynayaa xiriir isu soo dhawaanshaha Israa’iil iyo dalal badan oo carbeed. Waxaa la joogaa waqtigii hagaajinta xiriirka iyo nabadda.” Dhamaan dalalka carbeed, keliya Jordan iyo Masar ayaa xiriir toos ah la leh Israa’iil. Dadaaladda xiriir hagaajinta ayaa waxaa ay imaanayaan iyadoo Israa’iil ay qorsheyneyso in ay goosato qaybo badan oo ka mid ah Daanta Galbeed, oo ay ka mid tahay dooxada Jordan – talaabadaas oo ah mid aad loogu muransan yahay islamarkaana ay diideen madaxda iyo dadka Falastiin.
-
Regional superpowers Ethiopia and Egypt in row over new power to turn off water supply to Cairo The plane from Egypt packed with a cache of weapons was meant to arrive in Somalia in May. But the two thousand Kalashnikovs, rocket launchers, sniper rifles, pistols and mortars never touched down. They were stopped, a senior Somali official told The Sunday Telegraph, because of fears in Mogadishu of Somalia being publicly drawn into a growing row between two of Africa’s superpowers. Egypt has been the dominant power on the Nile for thousands of years. But the balance of power is about to shift far upstream. In the next few weeks, when the rainy season arrives, Ethiopia will start to fill up a vast reservoir with the waters of the Blue Nile, one of the great river’s two main tributaries. One of Africa’s largest infrastructure projects will effectively give Ethiopia the power to turn off the taps in Egypt – and could force neighbouring countries to pick a side. For nearly a decade, Ethiopia has been constructing a one-mile-long wall of cement almost twice the height of the Statue of Liberty. The Grand Ethiopian Renaissance Dam, as it is known, straddles the Blue Nile, only a few miles from the border with Sudan. The mega project is almost complete. It will be the largest hydroelectric dam in Africa, capable of holding 72-billion cubic metres of water and doubling the country’s unstable energy supply. For Ethiopia, the dam is a national wonder — a statement of a people treated cruelly for the last century emerging onto the world stage, and a stepping stone towards industrialisation. The £3.8bn needed for the project has been raised without international help through private donations and government bonds. Ethiopian civil servants have even been asked to pay part of their salary towards the construction. But for Egypt, whose 100 million people live almost entirely off the freshwater from the river, the dam poses an “existential threat” according to Egypt’s Minister of Foreign Affairs, Sameh Shoukry. Egyptian officials say that even a small reduction in the Nile’s waters could worsen already bad droughts and wreak on the country’s rich agriculture sector and water supply. Sudan, the other downstream country, stands to benefit from the cheap electricity and the flood control the dam will provide. Talks between the three countries over how the dam should be filled and managed have failed to resolve these fundamental differences. In February, a US-backed round of talks ended with Ethiopia walking out at the crucial moment. The talks came close to reaching a deal but broke down over detailed legal issues of drought management and international treaties. Ethiopia felt these would damage its sovereignty. Now Ethiopia is planning to fill it with or without an agreement. In recent weeks, this has prompted analysts and diplomats to issue unprecedented warnings that a peaceful resolution must be found immediately. Their concerns are well-founded. In the past, Egyptian officials have made thinly veiled threats of military action, saying that Egypt would use “all means available” to protect its water security. Powerful actors close to the government have gone further, saying the Egyptian people will call for war if Ethiopia tries to starve the country. The Ethiopian Prime Minister and Nobel Peace Prize winner Abiy Ahmed has responded in kind. Last year he said that “No force can stop Ethiopia from building the dam” and that the country would marshal ‘millions’ of men to defend it. Despite the rhetoric, the chances of outright war between Egypt and Ethiopia are slim. With some 1,000 miles of Sudanese desert separating the two powers, Ethiopia looks invulnerable to land attacks. Airstrikes on the dam are a more feasible military option for Egypt. However, this would have devastating effects on regional security and would win Cairo few long term benefits. “If Egypt launched strikes against the dam, what long term advantage would it gain? Even if that strike was highly destructive, Ethiopia would just start building another dam on the Blue Nile. Then in ten years, Egypt would face the same problem but this time it would not be consulted at all,” says William Davidson, Senior Analyst at the International Crisis Group, an NGO based in Brussels. A new round of African Union mediated talks is currently underway. Last week, Egypt’s foreign minister warned that if the United Nations failed to intervene in the dispute, there was a risk of conflict. “The latest talks represent the culmination of months of brinkmanship,” said Adam Taylor from the Africa-focused risk consultancy, Sofala Partners. “But it still seems difficult to imagine how either Egypt or Ethiopia could publicly cede ground without losing face.” It is unclear who will back down first. If no deal is found, tensions in the fragile region will continue to rise with the waters. The plane load of weapons, detailed in several documents leaked to the Sunday Telegraph, will stay in Egypt – for now. Source: The Daily Telegraph The post Planeload of Kalashnikovs sends warning to world over Ethiopia’s massive new dam appeared first on Puntland Post.
-
Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda cudurka safmarka ah ee Koroona feyrus iyo kahortagga daadadka oo ay ku deeqday Midowga Yurub, Agabkaan ayaa la soo marsiiyey Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda aanu saaxiibada nahay ee Talyaaniga oo lagu soo gaarsiiyay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho diyaarad xamuul ah. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ka hadlay munaasabadda guddoomidda, oo ay goobjoog ka ahaayeen Safiirka Midowga Yurub, Mudane Nicolas Berlanga iyo Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga, Mudane Alberto Vecchi, ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub iyo Dowladda Talyaaniga kaalmadooda caafimaad oo sare u qaadaysa awoodda xirfadlayaasha caafimaadka ay kaga hortagayaan COVID19. Waxa uu caddeeyay in duulimaadkani oo ah kii koowaad ee bani’aadannimo oo Midowga Yurub agab caafimaad ku soo gaarsiiyo Muqdisho ka koobnaa af-saabka (maaskaro), dareeraha gacmaha lagu dhaqo, gacmo gashiga (galoofyo), dharka ilaalinta leh iyo qalabka baaritaanka, waxaa intaa sii dheer agabka lagu mooso daadadka. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa diiwaangelisay tan iyo 16 Maarso 2,961 bukaan oo uu soo ritay xanuunka Koroona feyrus, oo ay ka mid yihiin 973 ruux oo bogsatay iyo 92 ruux oo u geeriyootay. Goobjoog News Source: goobjoog.com -
A regional Somali lawmaker has been abducted and killed by al-Shabab militants near the town of Bal’ad, 30 kilometers north of Mogadishu. Mohamed Mohamud Siyad was traveling in a vehicle from Jowhar town to the capital Mogadishu when he was abducted on Sunday, a security source told VOA Somali. The vehicle Siyad was traveling in was stopped near the village of Gololey, north of Bal’ad. The militants drove the vehicle off the road. Officials say they believe the lawmaker was killed soon after he was removed from the vehicle. The militant group claimed responsibility for the abduction and killing of the lawmaker. Al-Shabab has been attacking the road between Jowhar and Mogadishu frequently over the last three years. In September last year, five regional officials including a former trade minister, a finance officer, and a humanitarian worker were killed in an explosion from an improvised explosive device. In June of 2018, two regional lawmakers were among 11 people killed in an al-Shabab ambush while traveling on the same road. View the full article
-
Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta hub, gawaari dagaal iyo maleeshiyadii saarneed kula wareegay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, taas oo qeybka ah qorsha wasaaradda ee uruurinta maleeshiyaadka ku sugnaa Galmudug si loo qarameeyo. Wasiirka Amniga gudaha Axmed Macalin Fiqi oo goobta kula hadlay maleeshiyada ayaa sheegay in ay ka mid noqon doonaan askarta loo diyaarinaayo in ay noqdaan Daraawiishta Galmudug, waxaana uu intaas ku daray in tababar ciidan iyo xuquuqna ay heli doonan wixii maanta ka dambeeyo. Qorshaha wasiir Axmed Fiqi ee ku aaddan xareynta maleeshiyaadka oo kasoo billaawday magaalada Gaalkacyo oo dadka deegankana aad usoo dhoweeyeen ayaa u muuqdo mid xal waara u noqon karo xaaladda amni ee Galmudug iyo xoreynta deegaanada ka maqan gacanta maamulka Galmudug. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda cudurka safmarka ah ee Koroona feyrus iyo kahortagga daadadka oo ay ku deeqday Midowga Yurub, lana soo mariyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda aanu saaxiibada nahay ee Talyaaniga oo lagu soo gaarsiiyay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho diyaarad xamuul ah. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ka hadlay munaasabadda guddoomidda, oo ay goobjoog ka ahaayeen Safiirka Midowga Yurub, Mudane Nicolas Berlanga iyo Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga, Mudane Alberto Vecchi, ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub iyo Dowladda Talyaaniga kaalmadooda caafimaad oo sare u qaadaysa awoodda xirfadlayaasha caafimaadka ay kaga hortagayaan COVID19. Waxa uu caddeeyay in duulimaadkani oo ah kii koowaad ee bani’aadannimo oo Midowga Yurub agab caafimaad ku soo gaarsiiyo Muqdisho ka koobnaa af-saabka (maaskaro), dareeraha gacmaha lagu dhaqo, gacmo gashiga (galoofyo), dharka ilaalinta leh iyo qalabka baaritaanka, waxaa intaa sii dheer agabka lagu mooso daadadka. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa diiwaangelisay tan iyo 16 Maarso 2,961 bukaan oo uu soo ritay xanuunka Koroona feyrus, oo ay ka mid yihiin 973 ruux oo bogsatay iyo 92 ruux oo u geeriyootay. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
-
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta bilowday dhageysiga eed ka dhan ah Askari Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho si bareer ugu dilay Nin Odey halkaas ku lahaa goob yar oo Ganacsi. Nuur Daahir Geedi oo ah Askariga dilay Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cumar Xasan Macalin ayaa qirtay inuu ka dambeeyay falkaas, isagoo u dilay muran ka dhashay laba kun oo shilin Somaali ah oo Odeyga kaga iibsan lahaa sigaar. Xeer Ilaaliyada guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Gen Cabdullaahi Buule Kameyn ayaa Maxkamadda ka dalbaday in xukun dil toogasho ah lagu fuliyo Eedeysane Nuur Daahir, taasi oo noqoneysa qisaasta Marxuumka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
