Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The White House lauded Taiwan’s July 1st decision to exchange diplomatic offices with Somaliland. While the United States does not formally recognize either state, both are pro-Western democracies standing up for liberal values in increasingly troubled regions. Tweets, however, are not substantive policy. China is challenging the United States globally, from the Atlantic Ocean to the South China Sea. There is no place short of war where China could most cripple the U.S. strategic posture than in the Horn of Africa. After the September 11th, 2001, terrorist attacks put Al Qaeda and terrorism at the forefront of U.S. strategic concerns. The Pentagon established Combined Joint Task Force-Horn of Africa (CJTF-HOA) at Camp Lemonnier in Djibouti. Over subsequent years, the U.S. reliance on Djibouti has grown not only for counterterrorism actions in Somalia and elsewhere in Africa, but also for drone operations in Yemen. Djibouti is also a major logistical hub for the U.S. Navy. The United States cannot afford to take its presence in Djibouti for granted. In January 2016, China and Djibouti reached an agreement to establish a Chinese People’s Liberation Army Support Base jut miles away from Camp Lemonnier. Beijing fast-tracked its base, which began operation just 18 months later. Good fences do not make good neighbors, however. Chinese personnel in Djibouti have fired lasers U.S. pilots in an alleged attempt to blind them. Nor should U.S. forces anymore expect an even playing field in Djibouti. Djibouti is essentially a family-run enterprise, one in which Beijing and its front companies invest, perhaps an order of magnitude more than Washington. According to Djiboutian Foreign Affairs Minister Mahamoud Ali Youssouf, debt to China now accounts for 71 percent of Djibouti’s gross domestic product. In short, with a flick of President Xi Jinping’s wrist, he could order Djibouti to send the U.S. military packing. This is why the establishment of relations between Taiwan and Somaliland is so important. With its 460-mile Gulf of Aden coastline, Somaliland is an important asset to any defense of the Bab el-Mandab and the Red Sea, as well as counterpiracy and counterterrorism operations interdiction of weapons smuggling. Berbera, its main port city, is not only a modern, deep-water facility, but it is also just a short drive from an airport used during the Cold War as U.S. logistical hub and base for the Rapid Deployment Force. Nor would U.S. planes approaching Berbera be at the mercy of Djiboutian air traffic control whose oversight U.S. pilots say has led to several near-misses. While the State Department’s Africa Bureau resists if not undercuts efforts to counter China in Africa, Beijing has no such desire to play softball. In the wake of the Taiwan-Somaliland deal, China and Somalia have reportedly concluded a secret agreement to allow joint patrols in Somaliland’s waters. Because Somalia’s consists of only a handful of inflatable and short-range patrol boats, in effect, China is declaring that it will now patrol across the entirety of the Gulf of Aden in an effort first to intimidate Somaliland and, if that works, to deny the United States any alternative position in the Horn of Africa. Most of the U.S. diplomatic and military constraints can be undone with the stroke of a pen: There is no diplomatic reason why the United States should treat Somaliland as a pariah. After all, the State Department and Pentagon maintain relations with Taiwan, Iraqi Kurdistan, and Syrian Kurdistan without implying recognition. But, even if Secretaries Mike Pompeo and Mark Esper do not go that far, the U.S. Navy should consider making port calls in Berbera. While the port cannot (yet) handle an aircraft carrier or LHD, it can accommodate destroyers and smaller ships. Berbera itself is secure. It has ample Indian, Yemeni, seafood, and fast-food restaurants, each a welcome diversion after months eating in a ship’s wardroom. Morale welfare officers could easily put together day trips to tour Somaliland’s Neolithic cave paintings or cheetah refuges. Certainly, sailors would grumble, but the U.S. Navy must prioritize grand strategy over resort infrastructure when determining port calls. Jebel Ali in the United Arab Emirates does not need another port call, and the United States has already cemented a port deal with Oman to counter China. Should any destroyer bypass Jebel Ali or Salalah in favor of Berbera, it would ensure that the Defense Department has a Plan B for the day when it can no longer rely on Djibouti, that authorities in Berbera had both the equipment and interoperability to enable a U.S. ship to dock, and show that the United States was serious about the need to compete with China. It is rare a simple action could win a policy trifecta, but sending a destroyer or cruiser to the port of Berbera could achieve just that. Michael Rubin is a resident scholar at the American Enterprise Institute. Qaran News
  2. Sawiradii toddobaadkan ugu quruxda badnaa ee laga soo qaaday daafaha caalamka. Dayax Gacmeed loo diray meeraha Mars kaas oo ka sharaacday xarunta hawada Kennedy ee Florida. Waxaanaa la filayaa in bisha Febaraayo ee 2021 uu gaaro Meeraha Guduudan. Saraakiisha ciidanka heer federaal oo sunta dadka ka ilmeeysiisa u adeegsanaya dibadbaxayaasha gobolka Portland Oregon. Nin diyaarinayo cunada munaasabadda Eid al-Adha ee magaalada Kabul, ee dalka Afghanistan. Haweeney saxiixeyso sawirka xildhibaan John Lewis ka hor baroordiiqda loo sameeyay. Lewis ayaa waxa uu dhintay isagoo 80 sano jir 17-kii July. Xubno ka tirsan dhallinyarada Hong Kong oo ka qeyb qaadanaya dibadbaxyada. Nin ka soo duulayo buundo ku taallo webiga Neretva oo uu ka dhacayay tartanka dabbaasha. Shabeel lagu quudinayo xerada xannaanada xoolaha ee Hengdaohezi ee ku taallo dalkaasi Shiinaha Qaran News
  3. Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin Jeff Struecker askari hore oo Mareykan ah Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban’aadanimo ee ka dhalatay dagaaladii sokeeye ayaa keentay in dalal badan oo caalamka ah ay ku dhawaaqaan hawgal loogu magac daray hawgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay taas oo keentay in ciidammada hawalka Qaramad Midioobay loo diro Soomaaliya. Inkabadan labaatan askari o katirsanaa hawgalka Qaramada Midoobay aya lagu dilay Muqdisho, taasoo keentay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay amraan in lasoo xiro Jeneraal Ceydiid, maadama lagu eedeeyay in isaga uu ka dambeeyay dilka ciidamadii Qraamada Midoobay. Amarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dhaliyay in ciidmaada Mareykanka ay Muqdisho ka fuliyaan hawgal la doonayay in lagu soo qabto Jeneraal Ceydiid, taas oo keentay in Muqdisho ay ku dagaalamaan jabhadii USC iyo ciidmaada Rangers ee Mareykanka. Jeff oo ku guda jira hawgal Jeff Struecker oo ah Jeneraal hore Mareykan ah oo hawgalb ah balse horay uga tirsanaa ciidamada Mareykanka ee sida gaarka ah u tababaran ee Rangers ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu kaga sheekeeyay hawgalkii uu qeybta ka ahaa ee Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya sanadkii 1993-dii. Jeff Struecker oo inta aanan hawgalka “rajo soo celinta” loo dirin ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka, horayna uga soo dagaalamay dalal ay kamid yihiin Kuwait, Panama, Ciraaq iyo Afghanistan ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay wixii dhacay horaantii bishii Oktoobar ee sanadkii 1993-dii. “Aniga iyo guutadii aan ka tirsanaa waxaa naloo diray hawgalkii toddobaad oo ahaa kii ugu dambeeyay, ujeedkiisuna ahaa sidii aan gacanta ugu soo dhigi lahayn Ceydiid, waana xilligaas marka ay dhacday diyaaradii Black hawk down ee ciidamada Mareykanka”ayuu yiri Jeneraal Jeff Struecker oo ka sheekeeyay wixii dhacay xilligaas isagoo la hadlayay xarunta American veterans Centre. Jeff wuxuu sheegay in cabsidii iyo argagixii uu kala kulmay hawgalkii lagu so qabanayay Ceydidi uu ahaa mid uur ku taala ku noqotay, waligiina aanu hilmaamin. Jeff Struecker hadda ba baadari Jeff oo dhawr sano kahor hawgalka guursdaay ayaa sheegay in uu aaminay in aanu dib dambe u arki doonin xaaskiisa iyo canuga ay caloosha ku siday marka la ego xaaladii uu xilligaas ku sugnaa, maadaama uu hogaaminayay hawgalka. Wuxuu intaa raaciyay, “saskii aan ka qaaday hawlgalkaas uu wali maksaxdiisa ka guuxayo”. “Waxaanu aadnay suuqa bakaaraha o ah halka ay ku sugnaayeen Ceydiid iyo saraakiil kale oo la socotay, markii aan halkaas u dhaqaaqnay ayaa wadooyinka Muqdisho waxan kala kulanay wax aan maleysaneynin, qaar badan oo kamid ahaa ciidamadii ila socday ee saarnaa baabuurka gaashaamana ee Humvee waa ay dhinteen, kuwa kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii dhexda la inoo galay”, ayuu raaciyay. Dhowr daqiiqo kadib taliyihii hogamainayay ciidanka ayuu sheegay in uu lasoo hadlay kuna amray in ay dib uga soo laabtaan magaalada,” waxaana bilaabay in aan duceysto maadaama aan yaqiinsaday in aan dhimanayo. Jeff Struecker askari hore Afarta bishii Oktoobar ayay ahayd markii la soo riday diyaaradii loogu magac daray Black hawk down ee ay ku dhinten ciidamada Mareykanka ee la sheegay inay gaarayeen 18 askari, waxaana xilligaas la sheegay in sidoo kale Magaalada Muqdisho lagu dilay dad badan oo rayid ah. Jeff oo labaatan sano kadib dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho sanadkii 2013-ka ayaa waxaa uu sheegay in Alle mahadii ay tahay in markale uu Muqdisho tegay isagoo aanan cabsnaeyn. “Waxba ma aanan dareemin ilaa iyo inta aan dib uga laabtay Muqdisho, Alle ayaa I badbaadiyay, mana doonayo in aan seego fursadda labaad ee u Alle I siiyay in aan ku noolado,”ayuu yiri. Hawgalkii rajo soo celinta ayaa ahaa mid ay hogaaminayeen ciidamada Mareykanka iyo xulafadiisa. Ujeedka hawgalka ayaa xilligaas lagu sheegay in lagu difaacao Qaramada Midoobay iyo sidii loo dejin lahaa colaadda Soomalaiya, gargaarna loo gaarsiin lahaa dad badan oo xilligaas baahi u dhimanayay, kuna sugnaa Koonfurta Soomaaliya. Markii Magaalada Muqdisho lagu dilay ciidamadii nabad ilaalinta ee ka socday dalka Pakistan, Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay waxa uu meelmariyay qaraar tirsigiisu ahaa 837, kaas oo dhigaya in tallaaba walba ay qaadi karaan, si gargaar loo gaarsiiyo dadka Soomaalida. Qaran News
  4. Ruushka ayaa sheegay tijaabada ugu horreysay ee tallaalka in si buuxda looga guuleystay In kabadan 100 tallaal oo loo maleynayo in Coronavirus looga hortagi karo ayaa caalamka oo dhan laga sameeyey Wasaaradda caafimaaka dalka Ruushka ayaa sheegtay, hay’adaha caafimaadka dalka Ruushka iney iisu diyaarinayaan olole tallaal oo ballaadhan oo ku saabsan Coronavirus oo bisha Oktober dalkaasi laga fulinayo. Warbaahinta dalka Ruushka oo soo xigatay wasiirka caafimaadka Ruushka Mikhail Murashko waxay sheegeen dhakhaatiirta iyo macallimiinta in tallaalka ugu horreeya lagu billaabayo. Wakaaladda wararka ee Reuters, oo soo xigatay ilo wareedyo ay shaacin ayaa sheegtay in tallaalka Ruushka uu ku guuleystay si rasmi ah bishan loo ansixin doono. Hase yeeshee, khubarada qaar waxay walaac ka muujiyeen Ruushka orodka u uugu jiro inuu noqdo dalka ugu horreeyey ee tallaaka Covid-19 soo saara. Jimcihina, Khabiirka sare ee cudurrada faafa ee dalka Mareykanka, Dr Anthony Fauci, wuxuu sheegay inuu rajeynayo Ruushka iyo Shiinaha “iney tallaalka si dhab ah u tijaabinayaan” ka hor inta ay cidna kaga hormarin. Dr Fauci wuxuu sheegay Mareykanka inuu dabayaaqada sanadkan uu soo saaray tallaal “lagu kalsoonaan karo waxtarna leh”. “Ma aaminsanin iney jiraan tallaal ay waddama kale soo saareen oo uu waddankeenna ku tirsanaan karo oo ay tallaal ahaan noogu keeni karaan” ayuu yiri Dr Fauci mar uu sharci dajinta dalka Mareykanka la hadlayey. Tijaabooyinka ugu muhiimsan ee tallaalka coronavirus oo ka badan 20 ayaa haatan maraya heer tijaabo. Wakaaladda wararka Interfax oo soo xigatay Mr Murashko, waxay sheegtay Machadka Gamelaya oo ku taalla magaalada Moscow, iney soo gabagabeysay tijaabadi ay tallaalkaasi ku sameyneysay waxaana la diyaariyey qoraallada sharciga ee loo baahnaa si tallaalkaasi loo diiwaangeliyo. “Waxaan qorsheyneynaa olole tallaal oo ballaaran inaan fulinno bisha Oktobar,” ayuu yiri. Wxuuna intaasi ku daray tallaalka ugu horreeya in la siinayo Macallimiinta iyo Dhakhaatiirta. Bishii la soo dhaafay, saaynisyahannada dalka Ruushka waxay sheegeen tijaabadi ugu horreysay tallaalka loo sameeyey ka hortagga coronavirus ee uu soo saartay machadka in la dhammeystiray natiijadana ay muujineyso in si buuxda looga guuleystay. 15-kii July Saynisyahannada Ruushka waxay shaaciyeen tijaabadi ugu horreysay tallaalka loo sameeyey ka hortagga coronavirus ee uu soo saartay machadka in la dhammeystiray natiijadana ay muujineyso in si buuxda looga guuleystay. Bishi hore hay’adaha sirdoonka Ingiriiska, Mareykanka iyo Canada waxay sheegeen kooxa xogaha jabsada oo ku sugan dalkaasi Ruushka iney bartilmaameedsadeen hay’adaha ku howlan soo saarista tallaalka Covid-19, iyaga oo inta badan isku dayay iney macluumaadka xadaan. Xaruunta ammaanka interneetka qaranka ee UK (NCSC) waxay sheegtay 95% kooxaha loogu magac daray APT29 loona yaqaanno Dukes ama Cozy Bear iney ka tirsan yihiin hay’adda sirdoonka Ruushka. Danjiraha Ruushka u fadhiya UK, Andrei Kelin, ayaa ku gacan seydhay eeddaasi, isaga oo BBC u sheegay “iney wax micna ah ku fadhiyin.” Dalka Britain tijaabada tallaaka ay soo saartay jaamacadda Oxford waxaa lagu ogaaday iney awoodda difaaca jirka aad u soo celineyso iyada oo heshiis lala saxeexday shirkadda AstraZeneca si ay u diyaariso dawo gaareysa 100 milyan oo gudaha Britin laga isticmaalo. Qaran News
  5. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa howlgeliyey warshaddi ugu horreysay ee Niyuukilar oo uu yeesho dal Carab ah oo ku yaalla Gacanka Carbeed. Tayeynta quwadda Nukliyeerka oo afar qaybood ka kooban qaybti ugu horreysay waxaa laga billaabay warshadda Barakah, iyada oo la adeegsanayo teknooloojiyad uu sameeyey dalka Kuuriyada Koonfureed. Warashadda ayaa la filayey in si rasmi ay howlaheeda u billaawdo 2017-kii balse waxaa marar badan ku yimid dib u dhac la xidhiidhiyey ammaanka warshadda. Dalka Iisu-tagga Imaaraadka Carabta oo saliidda hodanka ku ah waxay dooneysaa warshaddan iney seddex meelood meel baahida dhinaca tamarta uu dalkaasi u baahan yahay iney daboosho. Laba toddobaad ka horna Iisu-tagga Imaaraadka Carabta waxay hawada sare u direen dayax-gameedkiisa heerkiisu sarreeyo oo loo adeegsanayo cilmibaadhista, taasoo dalkaasi ka dhigtay dalkii ugu horreyey oo ka atirsan Khaliijka oo tallaabbadaasi qaado. Iisu-tagga Imaaraadka miisaaniyadda ugu badan ee tamarta wixi hadda ka horeeyey wuxuu ku bixin jiray tamarta laga helo qorraxda. Khubarada Tamarta qaarkood waxay su’aal gelinayaan suurtagalnimada warshaddaasi looga magacdaray ‘Barakah’. Maadaamaa tamarta laga helo qorraxda uu yahay mid nadiif ah, oo raqiiqs ah oo macno badan u sameeynaya gobol ay ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed iyo kuwo argagixiso. Sanadki hore warshadda ‘Barakah’ ee Nukliyeerka waxay Qadar ku tilmaantay “Khatar muuqata oo ku soo fool leh nabadda iyo deegaanka gobolka.” Dalka Qadar waxay xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan kala dhaxeysaa Iisu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya. Gobolka Khaliijka waxaa sida oo kale ku yaalla dalka Iiraan oo ay xiisad siyaasadeed kala dhaxeyso Iisu-tagga Imaaraadka Carabta, oo cunaqabateyno kala duwan uu saaray Mareykanka sababa la xidhidho barnaamijkeeda Nukliyeerka uu muranka badan hareeyey. Dr Paul Dorfman oo ah madaxa koox caalami ah oo latalinta dhinaca hubka Nukliyeerka u qaabilsan wuxuu sanadkii hore qoray “Nukliyeerka wuxuu sii hurinayaa xiisadda ka dhex taagan waddamada Khaliijka, maadaamaa warshadda quwad Nukliyeer oo la sameysto ay horseedi karto awood dalka warshaddaasi leh uu ku sameysto hubka Nukliyeerka.” Saaynisyahan kale oo uu fadhigiisu yahay London wuxuu isna falanqeyntiisa uu shaki kaga muujiyey amniga warshadda Nukliyeerka ee Barakah, isaga oo cabsi ka muujiyey khatarta shucaaca ay warshaddaasi ku sii deyn karto Khaliijka. ‘Guul muhiim ah’ Madaxda Iisu-tagga Imaaraadka Carabta waxay maanta oo Sabti ah ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen guusha furitaanka warshadda, taasooy u sheegeen guul dhinaca Saayniska uu dalkaasi gaaray. Waxaana warshaddan laga dhalinayaa Tamar dhan 1400 oo Megawatt oo cadaadiska tamarta biyaha ka dhalanayo, oo ay naqshadeysay Kuuriyada Koonfureed loona yaqaanno APR-1400. Wakaaladda u xilsaaran Quwadda Tamarta caalamiga (IAEA) oo u xilsaaran kormeerka warshada Nukliyeerka ayaa warshadda Barakah barteeda Twitter-ka ku bogaadisay iyada oo sheegtay iney qaybta koowaad ee warshadda in si buuxda loogu guuleystay, ammaanka warshadduna kormeer lagu sameeyey ayna wanaagsan tahay. “Waa guul muhiim ah oo laga gaaray dhanka ganacsiga iyo soo saarista tamar nadiif ah. IAEA waxay taageereysaa Iisu-tagga Imaaraadka Carabta ee ku guuleystay warshaddi ugu horreysay barnaamijkeeda quwadda Nukliyeerka.” Madaxa Abu Dhabi, Boqor Amiir Mohammed bin Zayed al-Nahyan oo farriin hambalya ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka wuxuu sheegay ‘Guushan muhiimka ah ee la gaaray iney aasaas u tahay waddada loo maro horumar waara”. Xigasho: BBC Somali
  6. Hargeysa (Caasimad Online) – Xukuumada Somaliland ayaa war lama filaan ah kasoo saartay xaaladda cakiran ee warbaahinta Somaliland oo mareysa meeshii u xumeyd, iyadoona si cad u diiday baaq culus oo dhawaan loo soo jeediyay. Wasiirka warfaafinta Somaliland, Saleebaan Koore ayaa sheegay in xiligan aysan suurto-gal aheyn in xayiraadii la saaray laga qaado Tv-yada Universal iyo Star, isla markaana dib loo siiyo ruqsadii ay ku howl-gali jireen. Wasiirka ayaa sheegay in telefishanadaasi ay ku xad-gudbeen madax banaanida Somaliland, sidaasi darteedna aysan waqti dhow qorsheynayn in dib loo siiyo liisamadii ay kaga howl gali jireen deegaanadeeda. “Star Tv iyo Universal waxaanu u garanay in aanay ahayn Dantii Ummadda reer Somaliland ee geeddi socodka ka qayb-geli lahayd, qaarkoodna ay boqonta dambe heerayaan oo ay hayaan, sharciga ayaana noo dhexeeya. Illaa haddana Cid ay Maskaxdayada ku jirto inaanu soo celino ma jirto” ayuu yiri Wasiir Koore. Wuxuuna intaas kusii daray “Qof kasta oo Muwaadin ah oo Xirfaddan (Saxaafadda) ku shaqaysta iyo qof kasta oo aan Muwaadin ahayn oo sharcigu siiyey ogolaansho ah inuu ku shaqaysto, waa inuu dhowraa Dastuurka iyo Madax-banaanida”. “Sidoo kalena waa inuu dhowraa wada lahaanshaha iyo wada-joogga waddanka, hadduu intaa dhowri waayo Ummaddii Liisanka siisay way kala noqonaysaa”. Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili ay baaq culus u direen warbaahinta Somaliland, oo ka dalbanayey xukuumada Muuse Biixi in dib loo fasaxo telefishanadaasi ay xirtay, kuwaasi oo ay kala noqotay ruqsadii ay ku howl-gali jireen.
  7. Warshaddii ugu horreysay ee Nukliyeerka uu Dal Carbeed yeesho Sawir laga qaaday goobta ay ku taallo warshadda Nukliyeerka Iisu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa howlgeliyey warshaddi ugu horreysay ee Niyuukilar oo uu yeesho dal Carab ah oo ku yaalla Gacanka Carbeed. Tayeynta quwadda Nukliyeerka oo afar qaybood ka kooban qaybti ugu horreysay waxaa laga billaabay warshadda Barakah, iyada oo la adeegsanayo teknooloojiyad uu sameeyey dalka Kuuriyada Koonfureed. Warashadda ayaa la filayey in si rasmi ay howlaheeda u billaawdo 2017-kii balse waxaa marar badan ku yimid dib u dhac la xidhiidhiyey ammaanka warshadda. Dalka Iisu-tagga Imaaraadka Carabta oo saliidda hodanka ku ah waxay dooneysaa warshaddan iney seddex meelood meel baahida dhinaca tamarta uu dalkaasi u baahan yahay iney daboosho. Laba toddobaad ka horna Iisu-tagga Imaaraadka Carabta waxay hawada sare u direen dayax-gameedkiisa heerkiisu sarreeyo oo loo adeegsanayo cilmibaadhista, taasoo dalkaasi ka dhigtay dalkii ugu horreyey oo ka atirsan Khaliijka oo tallaabbadaasi qaado. Iisu-tagga Imaaraadka miisaaniyadda ugu badan ee tamarta wixi hadda ka horeeyey wuxuu ku bixin jiray tamarta laga helo qorraxda. Khubarada Tamarta qaarkood waxay su’aal gelinayaan suurtagalnimada warshaddaasi looga magacdaray ‘Barakah’. Maadaamaa tamarta laga helo qorraxda uu yahay mid nadiif ah, oo raqiiqs ah oo macno badan u sameeynaya gobol ay ka taagan yihiin xiisado siyaasadeed iyo kuwo argagixiso. Sanadki hore warshadda ‘Barakah’ ee Nukliyeerka waxay Qadar ku tilmaantay “Khatar muuqata oo ku soo fool leh nabadda iyo deegaanka gobolka.” Dalka Qadar waxay xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan kala dhaxeysaa Iisu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Sacuudi Carabiya. Gobolka Khaliijka waxaa sida oo kale ku yaalla dalka Iiraan oo ay xiisad siyaasadeed kala dhaxeyso Iisu-tagga Imaaraadka Carabta, oo cunaqabateyno kala duwan uu saaray Mareykanka sababa la xidhidho barnaamijkeeda Nukliyeerka uu muranka badan hareeyey. Dr Paul Dorfman oo ah madaxa koox caalami ah oo latalinta dhinaca hubka Nukliyeerka u qaabilsan wuxuu sanadkii hore qoray “Nukliyeerka wuxuu sii hurinayaa xiisadda ka dhex taagan waddamada Khaliijka, maadaamaa warshadda quwad Nukliyeer oo la sameysto ay horseedi karto awood dalka warshaddaasi leh uu ku sameysto hubka Nukliyeerka.” Saaynisyahan kale oo uu fadhigiisu yahay London wuxuu isna falanqeyntiisa uu shaki kaga muujiyey amniga warshadda Nukliyeerka ee Barakah, isaga oo cabsi ka muujiyey khatarta shucaaca ay warshaddaasi ku sii deyn karto Khaliijka. ‘Guul muhiim ah’ Madaxda Iisu-tagga Imaaraadka Carabta waxay maanta oo Sabti ah ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen guusha furitaanka warshadda, taasooy u sheegeen guul dhinaca Saayniska uu dalkaasi gaaray. Waxaana warshaddan laga dhalinayaa Tamar dhan 1400 oo Megawatt oo cadaadiska tamarta biyaha ka dhalanayo, oo ay naqshadeysay Kuuriyada Koonfureed loona yaqaanno APR-1400. Wakaaladda u xilsaaran Quwadda Tamarta caalamiga (IAEA) oo u xilsaaran kormeerka warshada Nukliyeerka ayaa warshadda Barakah barteeda Twitter-ka ku bogaadisay iyada oo sheegtay iney qaybta koowaad ee warshadda in si buuxda loogu guuleystay, ammaanka warshadduna kormeer lagu sameeyey ayna wanaagsan tahay. “Waa guul muhiim ah oo laga gaaray dhanka ganacsiga iyo soo saarista tamar nadiif ah. IAEA waxay taageereysaa Iisu-tagga Imaaraadka Carabta ee ku guuleystay warshaddi ugu horreysay barnaamijkeeda quwadda Nukliyeerka.” Madaxa Abu Dhabi, Boqor Amiir Mohammed bin Zayed al-Nahyan oo farriin hambalya ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka wuxuu sheegay ‘Guushan muhiimka ah ee la gaaray iney aasaas u tahay waddada loo maro horumar waara” حققنا نقلة نوعية في قطاع الطاقة الإماراتي وخطوة مهمة على طريق استدامة التنمية، بأيدي كفاءاتنا الوطنية..المحطة الأولى من محطات براكة للطاقة النووية السلمية تبدأ عملياتها التشغيلية وفق أعلى معايير السلامة العالمية. براكة إنجاز حضاري وتنموي تضيفه الإمارات إلى رصيد إنجازاتها المتفردة pic.twitter.com/1UvS5hN85p — محمد بن زايد (@MohamedBinZayed) August 1, 2020 Qaran News
  8. US President Donald Trump has ordered the US military’s Africa Command (Africom) to move its headquarters out of Germany, the force’s commander said on Thursday. New basing options will include locations elsewhere in Europe as well as in the United States, Africom stated. Africa itself, however, is not being considered as a site for hosting the command, Africom noted. Some 1500 US military and civilian personnel have been situated at the force’s headquarters in Stuttgart, Germany, since its inception in 2008. AFRICA UNWILLING The decision to base the Africa Command in Europe reflected a widespread unwillingness among African nations to serve as its host. Liberia, founded by freed US slaves in 1847, was the only sub-Saharan state that publicly offered to house Africom. The factors that militate against an African location for the US Africa Command appear to remain as strong today as 12 years ago. Many African leaders privately expressed concern that their countries could become the targets of armed groups aiming to attack US interests and installations. James Inhofe, the Republican head of the US Senate’s Armed Services Committee, suggested in 2018 that Africa’s reluctance to host a US military force was “about perceived colonialism.” MILITARISATION Critics also warned that locating Africom on the continent would show that Washington was militarising its relations with Africa. “The initial roll-out of Africom was hamfisted, and involved minimal and hurried consultation with African governments,” John Campbell, a former US ambassador to Nigeria, wrote in a blog post in 2013. “That precluded the natural development of an African constituency for it, which would have taken time and careful cultivation. Instead, the new command was widely seen in Africa as yet another example of the militarisation of US policy toward Africa in the context of Iraq and Afghanistan.” Africom maintains liaison offices in 38 African countries. The command carries out a variety of humanitarian missions, but it also stages regular aerial attacks on Al-Shabaab targets in Somalia. TROOP PRESENCE Mr Trump’s instruction to relocate Africom is part of his administration’s plan to reduce the US troop presence in Germany, which the president has criticised for failing to increase the share of its budget for military purposes. “It will likely take several months to develop options” for a new Africom headquarters site, the command’s leader, US Army Gen Stephen Townsend said on Thursday. “It is important our African partners understand our commitment to them remains strong,” Gen Townsend added. “US Africa Command will continue to work with our African and other partners to address mutual interests.” The announced plan to move Africom out of Germany could be cancelled by a new US president if Mr Trump loses his re-election bid in November.
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa digniin loogu diray madaxweyne Farmaajo kadin go’aanadii ay golaha wasiirrada Soomaaliya ku ansixiyeen dhismaha hey’adda Batroolka iyo xubno cusub oo lagu biiriyey golaha adeega garsoorka. Qoraalka ka soo baxay Madasha oo ka kooban todoba qodob ayaa lagu yiri, “Madashu waxey aad uga walaacsan tahay tallaabooyinka sharci darrada ah ee ay Xukuumadda Xil-Gaarsiintu ku dhaqaaqdey shirkeedii Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 30/07/2020 oo ay ku magacaabeen hay’ado Dastuuri ah sida Hay’adda Adeegga Garsoorka iyo Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed.” Qoraalka ayaa intaas ku daray “Madashu waxay ugu baaqeysaa hoggaanka DFS iyo Golaha Xukuumadda Xil-Gaarsiinta inay dhowraan, ilaaliyaanna shuruucda Dalka u yaal, gaar ahaan xilligan kala guurka ah ee uu Dalku marayo, taasoo haddaan la garowsan keeni karta khilaaf dastuuri ah iyo khalkhal siyaasadeed.” “Madashu markay aragtay go’aammadii ka soo baxay golaha xukuumadda xil-gaarsiinta fadhigoodii 30-kii July 2020, markay akhriday war-saxaafadeedkii ka soo baxay Ururka Qareennada Soomaaliyeed, markay dhageysatay baaqii ka soo baxay Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliyeed iyo Xisbiyada Siyaasadeed ayna ogaatay walaaca bulshada Soomaaliyeed ee ku aaddan go’aannada sharciga ka weecsan ee ay ku tillaabsatay xukuumadda xil-gaarsiintu, waxay soo saartay qodobbadan hoos ku qoran.” Madashu waxay garowsan tahay baahida loo qabo dhisidda Guddiyada Adeegga Garsoorka iyo Hay’adda Batroolka, kuwaaasoo la dhowrayay muddo ka badan saddex sano iyo bar, ayna ahayd inay dhisto Xukuumaddii haysatay kalsoonidii BJFS ama ay tahay in lala sugo inta lagasoo dhisayo xukuumad cusub oo hesha kalsoonida Baarlamaanka. Xukuumadda hadda jirtaa waa Xukuumad Xil-Gaarsiineed (Caretaker Government) mana laha awood sharciyeed ay ku qaadan karto go’aanno masiiri ah ama ay ku meel marin karto guddi Dastuuri ah oo horey magacaabistiisii looga gaabiyay. Madashu waxey aad uga walaacsan tahay tallaabooyinka sharci darrada ah ee ay Xukuumadda Xil-Gaarsiintu ku dhaqaaqdey shirkeedii Golaha Wasiirrada ee qabsoomay 30/07/2020 oo ay ku magacaabeen hay’ado Dastuuri ah sida Hay’adda Adeegga Garsoorka iyo Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed. Madashu waxay caddeynaysaa hab-raaca loo maray magacaabista 5ta xubnood ee ka tirsan Golaha adeegga Garsoorka inay baal marsantahay Dastuurka ku meel gaarka ah ee JFS. Waxaan uga digaynaa Madaxweynaha JFS in uusan ku soo saarin wareegto xubnahaas 5ta ah ee ka tirsan Golaha Adeegga Garsoorka inta la waafajinayo Dastuurka JFS. In Shaqada Xukuumadda Xil-Gaarsiintu ay ku ekaato kaliya socodsiinta hawlaha caadiga ah ee xukuumadda inta reysul wasaare haysta kalsoonida Golaha Shacabka laga soo magacaabayo sida ku xusan Dastuurka Dalka qodobkiisa 103-aad. In Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed si dhow ula socdaan tallaabo kasta oo ay qaadayso Xukuumadda Xil-Gaarsiintu isla markaana ay kula xisaabtamaan si joogto ah hawlaha ay qabanayaan inta reysal wasaare laga soo magacaabay.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa sababtay keentay xil-ka-qaadistii galabta lagu sameeyey xoghayihii ku meel gaarka ahaa ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, kaas oo xilkan loo magacaabay todobaadkii hore. Xubno ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta xilka looga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Caato) ay la xariirto xad-gudub galabta lagula kacay Yaxye Cali Hareeri oo ka mid ah ragii sida aadka ah ugu dhawaa Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Yaxye Cali Hareeri oo watay gaari kuwa aysan xabadu karin ah ayaa maanta hooygiisa ugu tegay Xasan Cali Kheyre, waxaana markii uu ka soo laabtay lagu celiyey afaafka hore ee madaxtooyada. Yaxye Hareeri waxaa la sheegay in askar ka amar qaadaneysay Cabdirasaaq Xuseen ay gaarigiisa isku geedaameen, isla markaana ay ku amreen in asaga iyo darawalkiisaba ay ka degaan, iyagoo sidaas ula wareegay gaarigii Hareeri. Xildhibaano iyo siyaasiyiin aad uga carooday arrintaas ayaa u tagay Madaxweyne Farmaajo, iyagoo u sheegay in aanay u dulqaadan doonin hab-dhaqanka lagula kacayo raggii la shaqeyn jiray Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Si gaar ah waxaa la sheegay in xubnahaasi ay madaxweynaha uga cabteen hab-dhaqanka Cabdirasaaq Xuseen oo loo yaqaano (Cabdirasaaq Caato) oo ahaa xoghayaha KMG ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, kaas oo ay sheegeen in uu baacsi joogto ah ku hayo ragii lasoo shaqeeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Kheyre. Isla galabtaba Madaxweyne Farmaajo waxa uu la xariiray sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo uu ka dalbaday in Cabdirasaaq Caato uu si deg deg ah u bedelo. Durbadiiba Mahdi Cuuleed ayaa sidaas xilkii uga qaaday Cabdirasaaq Xuseen Aadan (Cabdirasaaq Caato) isagoo si ku meel gaar ah xoghayaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ugu magacaabay Cabdiraxmaan Mucaawiye oo horay u ahaa ku-xigeenka xoghayaha joogtada ee xafiiskaaas.
  11. Hoos ka daawo The post Daawo Live from Gaalkacyo , Xaflada 1 Ogoosto appeared first on . Source
  12. NORTH MANKATO, Minn. (AP) — Before Nasra "Jamila" Ibrahim emigrated to the United States from Somalia in 1994, she worked at her brother's restaurant in Mogadishu. Ever since then, the idea of opening a restaurant of her own has lingered in the back of her mind. Source: Hiiraan Online
  13. HARGEISA, Somalia — A baby cheetah named Vickey, plucked from her mother when she was just a few weeks old, was among hundreds of big cats taken by traffickers to be sold as pets in illegal online markets. Source: Hiiraan Online
  14. US President Donald Trump has ordered the US military's Africa Command (Africom) to move its headquarters out of Germany, the force's commander said on Thursday. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka dhacay kulan ay yeesheen hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ahna madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo sidoo kale madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed iyo madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Qoraal kooban oo lasoo dhigay bogga Madaxda Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in kulankaas looga hadlay xaladda guud ee siyaasadda dalka iyo shirka beelaha Mudullood oo todobaadkan lagu wado in uu ka furmo Muqdisho. “Kulanka waxaa looga hadlay xaaladda Dalka, Marxaladda Siyaasadeed ee ku gedaaman dadka gobolka Banaadir iyo Shirka Mudullood oo Isniinta ka furmaya magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri qoraalka. Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maalmihii dambe kulamo ka waday magaalada Muqdisho, iyagoo maalin ka horna xaruntooda ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Madaxweynayaasha Hir –Shabeelle iyo Galmudug ayaa todobaadkii hore soo gaaray Muqdisho, waxayna ka bilaabeen kulamo siyaasadeed, arrinta ugu weyn ee dadaalka ay ugu jiraan ayaa ah sidii ay talo ugu yeelan lahaayeen Ra’iisul wasaaraha cusub ee lagu wado in dalka loo soo magacaabo. Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa isna maanta soo gaaray Muqdisho, waxuuna sheegay inta uu joogo Muqdisho inuu dowladda dhexe la kashan doono, sidii wax looga qaban lahaa fatahaadaha wabiga Shabeelle uu ka geystay gobolka Shabeellada Hoose.
  16. ADDIS ABABA, Ethiopia — Unemployed and shunned as possible coronavirus carriers, Ethiopian migrant laborers are returning home by the thousands, placing a huge strain on Ethiopia’s poorly equipped medical system. Source: Hiiraan Online
  17. Tanzania has banned Kenya Airways from flying into the country until further notice. The Tanzania Civil Aviation Authority (TCAA) said in a statement …. Source: Hiiraan Online
  18. Yaxye Cali Hareeri oo ahaa Agaasimihii Xafiiska Raysal wasaare Xasan Cali Khayre Oo horay Xilka looga qaadey ayaa hadda si qasab ah looga dejiyay gaarigiisa [...] The post Breaking News— Xoghayihii Xafiiska Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo Xabsiga la dhigay iyo Gaarigiisii oo lala wareegay Gudaha Villa Soomaaliya appeared first on . Source
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxa sanadihii u dambeeyay si weyn usoo noq-noqonayey xiisadaha siyaasadeed ee dalka, taasi oo maalmihii u dambeeyayna marayey meel xasaasi ah, kadib markii si lama filaan ah daaqada looga saaray ra’iisal wasaarihii dalka. Xiisada siyaasadeed ee dalka ayaa xiligan mareysa meeshii u sareysay kadib markii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaarihiisi Kheyre ay isku mari waayeen arrimaha doorashada, taasi oo keentay in madaxweynuhu uu gebi ahaanba ka takhaluso Kheyre. Kheyre ayaa ka hor-yimid qorshaha Villa Somalia ee muddo kororsiga, oo la rumeysan yahay inuu dalka u horseedi karo qalaalase siyaasadeed iyo xaalad amni darro oo kasoo kabasho laheyn. Haddaba, Maxaa horseed u ah xiisadaha siyaasadeed ee dalka? Wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Caynte oo arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasiga ah iyo xiisadaha ka dhashaba ay soo jiitamayeen 8-sanno ka hor. Cabdiraxmaan Caynte ayaa xiisadaha siyaasadeed ee ka dhex abuurma dowladda federaalka ku tilmaamay mid uu horseed u yahay dastuurka qabyo qoraalka ah oo la ansixiyey maanta oo kale 8-sanno ka hor (01-08-2012). Dastuurka qabyo qoraalka dalka ayaa xiligan si rasmi ah loo dhameystirin kadib siddeed sanno, taasi oo uu nasiib darro ku tilmaamay, maadama aan si dhab ah looga howl-galin dhameystirka dastuurkaasi oo kaalin mug leh ka qaadan lahaa deminta xiisadaha siyaasadeed. “Maanta oo kale 8 sano kahor (01 August 2012) waxaa magaalada Muqdisho lagu ansixiyey qabyo qoraalka dastuurka KMG ee Soomaaliya. Yoolku wuxuu ahaa in muddo kooban gudaheed lagu qabyo-tiro dastuurka dalka, kaddibna afti loo qaado. Nasiib darro, 8 sano kaddib, dastuurkii wali qabyo” ayuu Caynte ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook. Wuxuuna intaas sii raaciyey “Inta uu qabyo yahay dastuurka dalkeenna waxaa maqan heshiis bulsho oo dhab ah, waxaana dhantaalan mid kamid ah tiirarka ugu waaweyn dowladnimadeenna. Xiisadaha siyaasadeed ee aan dhammaadka laheyn waxaa saldhig u ah maqnaanshaha heshiis bulsho iyo mugdiga iyo maldahnaanta dastuurka qabyada ah”. “Hoggaanka Soomaaliya (mid hore iyo mid joogaba) wuu ku fashilmay inuu xalliyo arrintan masiiriga ah. Sidaas darteed, dowladnimadeenna waa ‘faanoole fari kama qodna”.
  20. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-habeen-01082020.mp3 View the full article
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Sii-hayaha Ra’iisul wasaraha ahna Raiisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilka ka qaaday xoghayihii joogtada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirasaaq Xuseen Aadan, toddobaad un kadib markii uu xilka u magacaabay. Cabdirasaaq Xuseen Aadan ayaa waxaa lagu bedelay Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim oo horey u ahaa ku-xigeenka xoghayaha joogtada. Qoraal kooban oo uu soo dhigay boggiisa twitter-ka ayuu Mahdi Guuleed ku yiri “Waxaan Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah uu u haayo xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/wasaaraha. Waxuu bedelayaa Cabdirisaaq Xuseen Aadan oo si KMG ah horay ugu hayay xilkaan.” Waxaan Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah uu u haayo xilka xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/wasaaraha. Waxuu bedelayaa Cabdirisaaq Xuseen Aadan oo si KMG ah horay ugu hayay xilkaan. — Mahdi M. Gulaid (@KhadarGulaid) August 1, 2020 Cabdirisaaq Aadan Guuleed oo horey u ahaa agaasime ku xigeenka Villa Somalia, ayaa xilkan loo dhiibay 25-kii July, oo ahayd malaintii uu Mahdi Guuleed la wareegay xilka sii hayaha ra’iisul wasaaraha, saacado kadib markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaare Kheyre. Cabdirisaaq ayaa bedelay Axmednuur Maxamed Cabdi oo muddo ahaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Kheyre, kaasi oo si aad ah ay isugu dhowaayeen Xasan Cali Kheyre. Ma cadda waxa keenay isbedelkan deg degga ah ee uu sameeyey Mahdi Guuleed, hase yeeshee warar aan helnay ayaa sheegaya in arrintan ay ka dhalatay dhacdo aan la mahdin oo maanta ka dhacday xafiiska ra’iisul wasaaraha, taasi oo weli aan baaritaan ku hayno sax ahaanshahaeeda, dibna kasoo sheegi doono, Insha Allah.
  22. Hargeysa (Caasimada Online) – Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, xili ay weli taagan tahay xiisaddii ka dhalatay heshiiskii Somaliland iyo Taiwan. Amb. Qin Jian ayaa waxa madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumada Muuse, maadama uu safar ku maqan yahay Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland. Safiirka ayaa loo sii galbiyay qasriga madaxtooyada Somaliland oo uu kulan kula qaadan doono madaxda ugu sareysa Somaliland, gaar ahaan madaxweyne Muuse Biixi, oo uu kala hadli doono mowqifkooda ku aadan xiriirka Taiwan, sida ay ogaatay Caasimada Online. Shiinaha ayaa si adag uga hor-yimid xiriirka labadaasi dhinac, isagoona ku tilmaamay wax aan la aqbali kareyn, isla markaana xad-gudub ku ah Jamhuuriyada dadka ee Shiinaha. Qin Jian ayaa si rasmi ah madaxweynaha Somaliland u gaarsiin doona diidmada dowladdiisa ee ku aadan in xiriir diblumaasiyadeed lala sameeysto Taiwan, oo iyadu sheegata inay tahay dal ka madax banaan Jamhuuriyada Shiinaha. Safarka Jian ee Hargeysa ayaa qeyb ka noqonaya dadaalada ay Beijing ku wiiqeyso iskaashiga Taiwan iyo Somaliland, oo iyadu laftigeedu ah maamul ka tirsan Soomaaliya, balse ku dooda madax-banaani aan taageero ka haysan beesha caalamka.
  23. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) says its troops have remained steadfast and continue to implement the mission’s mandate despite reducing troop numbers early this year and the disruptions brought by the COVID-19 pandemic. Early this year, AMISOM had to reduce troop numbers by 1000, spread across all the five Troop Contributing Countries, but Brig. Gen. Richard Otto, the Contingent Commander of Sector 1 troops, said this had not affected operations in his area of responsibility. Since December 2017, AMISOM has been reducing its troop numbers in line with relevant UN Security Council decisions. Ugandan troops are in charge of Sector 1, which includes Lower Shabelle region and Mogadishu. Additionally, due to the global corona virus pandemic, Sector 1 has had to put on hold the rotation of its troops both in and out of the mission but Gen. Otto noted that this has not affected operations or dampened the morale of the troops. “I have troops who were supposed to rotate out but have not because of this situation. Most of the countries have restricted their airspaces and border posts, but this is aimed at protecting and controlling the spread of the disease from other countries. My troops have been informed and they are aware. It has not affected their morale,” Gen. Otto explained. Gen. Otto said his troops are maintaining all their locations, continuing with offensive missions against Al-Shabaab and are protecting population centers and main supply routes. “All the main supply routes under my sector are operational. Vehicles continue to move, even civilian vehicles continue to move from Lower Shabelle into Mogadishu and from Mogadishu back to those towns, including Janaale, Marka, up to Baraawe,” General Otto said. Speaking at the AMISOM Sector One Headquarters in Mogadishu, Gen. Otto said counter offensive operations that resulted in the capture of major bridge towns, especially of Janaale, in the Lower Shabelle region of Somalia early this year had dealt a huge blow to Al Shabaab, denying the militants freedom of movement and operation, and seriously curtailing their ability to wage war. “When we captured Janaale, we found a big local factory for manufacturing Improvised Explosive Devices (IEDs). Since Janaale was captured by AMISOM, the situation has changed completely because Al-Shabaab is no longer free to cross River Shabelle from the northern part and come to the southern part because that was the only bridge town remaining on the River Shabelle under the militants,” Gen. Otto explained. Uganda AMISOM Forces, together with the Somali National Army (SNA) last year launched operation Badbaado, capturing four key bridge towns-Sabiid-Anole, Bariire, Ceel Saliini and Awdegle, and culminating in the capture of Janaale in March 2020. Following a string of defeats, Gen. Otto said that Al-Shabaab has now resorted to using IEDs and shelling mortars, which have often landed in population centers and caused harm to innocent civilians. “Al-Shabaab have lost ground; they don’t have a particular area where you will go and find Al-Shabaab only. They always hide within the population. They use mortars to shell the population,” the General said. Gen. Otto said that a key factor in the fight against Al Shabaab has been the increasing capabilities of the Somali National Army, as seen by the SNA’s capacity to fight and hold ground. The increasing role of SNA is in line with the revised AMISOM Concept of Operations (CONOPS 2018-2021) and is also guided by the Somalia Transition Plan (STP). The Somalia Transition Plan is a comprehensive guide developed by the Federal Government of Somalia and its partners for the transfer of security responsibility to Somali National Security Forces ahead of AMISOM’s anticipated exit from the country. “So with SNA, we are happy that they are now strong enough, especially in holding some of the liberated areas, like the towns which were captured last year. They are now under the Somali National Army,” the General said. View the full article
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Magaalada Dooxa Caasimadda Dalka Qadar waxaa maanta oo kale ku geeriyooday AUN Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow. Dhaawac halis ah ayaa kasoo gaaray qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda hoose ee Xamar 24-kii July 2019-kii, xiligaas waxa ay u fadhiyeen kulan ay uga hadlayeen xaaladda amni iyo isla xisaabtanka. Diyaarad gaar ah oo ay soo dirtay Dowladda Qadar ayaa looga qaaday Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in madaxa uu firir ka galay, xaaladdiisana aaan dalka waxba looga qaban Karin. “James Swan kusoo dhawow Muqdisho, waxaana rajeynayaa in uu kaalinkiisa ka qaato xoojinta howlaha muhiimka ah ee Qaramada Midoobay, ujeedka aan usoo dhaweynay waa mid muujineysa kaalinta shacabka Caasimadda” ayuu ahaa hadalkii ugu dambeeyay duqii Muqdisho, saacado kahor inta aan qaraxa Aqalka Dowladda hoose ka dhicin. Waxa uu ahaa nin shaqo furan oo meelo kala duwan Dowladda kasoo shaqeeyay, waxa uu soo noqday Wasiirkii Warfaafinta, waxaa loo wareejiyay Gobolka Banaadir, sidoo kale waxa uu lasoo shaqaayay Xukuumadii dalka soo maray qaarkood. Xukuumaddii Xasan Cali Khayre ayaa Xiligaas magacawday Guddi dalka keenna meydkiisa Duqii Muqdisho, aas u sameeya iyo diyaarinta goobta la dhinac dhigayo Marxuumka. Xubnaha Guddiga ayaa kusoo qaaday diyaarad gaar ah oo nuuca Militariga ah oo kasoo qaaday Magaalada Dooxa, saddex cisho kadib ayaa lagu aasay Magaalada Muqdisho 4-tii Agoosto, waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin katirsan DFS, Ehelkiisa, Siyaasiyiin iyo dad aqoon u lahaa iyo asaxaabtiisa ah. Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) oo haatan ah sii hayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha oo waqtigaas ahaa guddoomiyaha Guddigii aaska qaran ee Duqii Muqdisho iyo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa ku sifeeyay qof wanaagsan oo leh la dhaqan bulsho. “Inta aan kuwada jirnay golaha Wasiirada, markii loo wareejiay Gobolka Banaadir ilaa inta uu ka geeriyoonayay waxa aynu ahayn Saaxiibo wanaagsan, waxa uu astaan u ahaa dadka jecel in dalka uu meel wanaagsan gaaro” ayuu aaska kadib u sheegay Warbaahinta Mahdi Maxamed Guuleed. Sadeex cishe kadib, munaasabad Duco ah ayaa lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium (Koonis) oo isla maalintaas loogu magac daray (Garoonka Kubadda Cagta ee Injineer Yariisow). 9-kii August 2019-kii, Garoonka kubadda Cagta ee loogu magac badalay Duqii Muqdisho waxaa kulanka ducada ah ka qaybgalay Ehelka Marxuumka oo isugu jiray Hooyada dhashay, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Madaxda DFS, Siyaasiyiin xubno kale. “Duqii Muqdisho iyo Guddoomiyihii Degmooyinka ee ku dhintay Qaraxa waxa ay ahaayeen Shuhado gacan ka xaqdaran dishay, marka laga hadlayo qofka uu ahaa Cabdiraxmaan, waxa uu kamid ahaa dadka kooban ee yaqaano sharciga, kala dambeynta iyo wadanimada” ayuu goobta ka yiri Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa 24-kii bishaan sheegay in ayaan la xiri Karin kiis dacweedka qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda hoose ee Xamar sanad kadib. “Waa in Dacwadda Gal dambiyeedkii lagu dilay Duqii Muqdisho Injineer Yariisow uu marwaliba furnaado oo uu kobcaa marwaliba ilaa laga gungaaro” ayuu yiri Guddoomiye Shuute. Kadib geeridii Yariisow Isbadal weyn ayaa ku yimid shaqaalaha Gobolka, qaabka ay usoo gali jireen iyo aqoonsiyada la siiyo si dadka kale ay uga duwanaadaan, arrintaas waxaa lagu saleeyay maamulka cusub ee howsha la wareegay. Sanad kadib Dowladda Federaalka maku guuleysan doontaa in ay Maxkamad horgeyso dadkii ka dambeeyay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose oo ay ku nafwaayeen Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, Guddoomiyaal Degmo, Agaasimayaal iyo lataliyaal la shaqeynayay, waxaana qaraxaas sheegatay Al-Shabaab. Halkaan hoose ka daawo warbixintaan oo muuqaal ah Xigasho: Mustaqbal Radio
  25. 30/7/2020, waxaa la shaaciyey in Xukumadda golaha shacabka kala laabteen kalsoonida ay magacawday 5 Xubnood oo ka mid noqon doono Xubnaha Golaha adeegga garsoorka, magacaabistaas [...] The post Xukumada waysay kalsoonida golaha Shacabka ma magacaabi kartaa guddiga adeega garsoorka ?. appeared first on . Source