-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Tensions rise between Ethiopia’s former leaders, government
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
ADDIS ABABA – Ethiopia’s Tigray Peoples’ Liberation Front (TPLF), which ruled the country for three decades until 2018, has vowed to hold its own regional vote, an action the national government said would violate the constitution. The TPLF made its declaration after the government delayed this year’s national election, citing the coronavirus pandemic. The standoff is increasing the risk of conflict, with the Tigray region holding military parades and refusing to back down. Just weeks after more than 230 people were killed following the assassination of singer and activist Hachalu Hundessa, a hero to young Ethiopians calling for reform, another potential flashpoint is emerging in Africa’s second most populous country. The Tigray People’s Liberation Front (TPLF), which last year decided to split from the ruling party coalition led by Prime Minister Abiy Ahmed, accuses the government of grabbing power by delaying the national election indefinitely. The government says it would be irresponsible to hold an election while the coronavirus pandemic gathers pace. The dispute has created a legal quagmire, with both sides accusing each other of defying the law. While the government and national parliament have said it is illegal to conduct any vote without the involvement of the national election board, the Tigray region has relied on constitutional articles providing it with rights of self-determination. Since taking power in 2018, the prime minister has overseen reforms promising to liberalize the economy and embark on a new era of democracy. He has, however, struggled to reduce demands for autonomy coming from areas with strong ethnic undertones. Fiseha Hailetsion, a TPLF central committee member, spoke with VOA via a messaging app. “Elections must be held every five years, both for the national law-making bodies and for the regional and local level law-making bodies. It’s what the constitution says. But the federal government is bringing the coronavirus threat and pandemic as a pretext to delay the election and hold onto power indefinitely,” he said. Asked about the potential for military intervention should plans for the regional vote go forward, Fiseha said he thought his region had enough in its arsenal to defend itself. A government spokesperson provided VOA with a statement saying that Prime Minister Abiy has “raised concerns of unconstitutional unilateral actions” being undertaken by the government in the Tigray region. He has also called for the “enforcement of rule of law for actions being taken against the constitution” while simultaneously underlining that the government “has no desire to take armed measures against belligerent regional governments.” Marishet Mohammed Hamza, a post-graduate student at the Geneva Academy of International Humanitarian Law and Human Rights, said both sides were not acting within the confines of the law and urged them to find a political solution. “Both governments are trying to use the law to attack each other so that the other side would be depicted as violators of the constitution. But on the ground, none of them has constitutional basis when it comes to elections. For me, what has to be done is both sides have to come to the table and discuss and respect each other,” he said. Campaigning began in the Tigray region Wednesday, although no date has been announced for the vote. -
Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/08/Warka-Duhur-1382020.mp3 View the full article
-
Madaxwene Trump oo cabasho dad badani la yaabeen gudbiyay+Jawaab laga bixiyay !! Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay isbedel lagu sameeyo macnaha qubeyska iyo madax-dhaqashada si loo kordhiyo biyaha tubada ka soo baxaya. Arrintaas waxay ka dhalatay cabashooyiin ka yimid Madaxweyne Trump oo la xiriira timihiisa sida ay maalinkasta yihiin. Sida uu dhigayo sharcigii 1992-dii, qofka qubeysanaya ee Mareykanka looma ogola in tubada biyaha ay ka soo baxaan wax ka badan cabirka illaa 2.5 gallon, daqiiqaddiiba. Haddii ay heerkaas gaaraan, way ka istaagayaan biyaha. Maamulka Trump wuxuu doonayaa in xaddigaas uu noqdo mid quseeya cabirka afka tuubada, halkii laga dhigi lahaa wadarta guud ee biyaha. Dadka u ololeeya in biyaha la yareeyo waxay ku doodayaa in arrintaas ay noqoneyso beerdareynta iyo iyo ku ciyaaridda biyaha iyo arrin aan loo baahnayn in ay tahay. Isbedelka cusub waxaa Arbacadii soo jeedisay Laanta Tamarta, ka dib cabasho ka soo gaartay Madaxweyne Trump, bishii la soo dhaafay. “Haddaba qubeyska – waxaad damceysaa in aad qubeysato, biyahana ma soo baxayaan. Haddii aad rabto in aad gacmaha dhaqato, tuubada biyo ma lahan. Haddaba maxaad sameyneysaa? Waa in aad meesha iska taagnaato ama aad ku daahdo qubeyska? Sababtoo ah, timaheyga – kuwaaga ma ogi – waa in ay si fiican u dhaqmaan. Si wanaagsan,” ayuu yiri. Andrew deLaski, oo ah Agaasimaha kooxda ilaalinta tamarta ee Mashruuca Appliance Standards Awareness, wuxuu sheegay in soojeedinta isbedelka ay tahay “mid nacasnimo ah”. Haddii cabirka afka tuubada la weyneeyo afar illaa shan, “waxaa soo bixi karta 10 illaa 15 gallon daqiiqaddiiba, waxaa suuragal ahba in biyahaa badan ay ku qaadaan adiga oo suuliga ay kaa saaraan,” ayuu u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press. “Haddii madaxweynaha uu u baahan yahay in laga caawiyo in uu si fiican u qubeysto, waxaan u tilmaami karnaa bogag internet-ka ah oo garab ka siinaya in uu ogaado qubeyska iyo shaambada iyo sida wanaagsan ee madaxa loo dhaqdo,” ayuu hadalka ku sii daray. David Friedman, oo ah madaxweyne ku xigeenka Hay’adda Warbixinta Macaamiisha, wuxuu sheegay in qaabka qubeyska Mareykanka ayba “gaartay guusha ah qancinta macaamiisha”, iyadoo dadka loo ilaalinayo isticmaalka lacagta. Soojeedinta cusub ee uu dalbaday Madaxweyne Trump waxaa lala tiigsan doonaa maxkamad, waa haddii ay sii socoto, sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee Reuters Qaran News
-
Xoggo ku saabsan Markabka sababay xiisadda u dhexeysa Turkiga iyo Giriigga? ,Markabka Oruc Reis ayaa waxaa gaarka ka haya maraakiibta ciidamada badda ee turkiga Xukuumadda Giriigga ayaa ugu baaqday Turkiga in uu dib ugala baxo Markab ka soo ambabaxay dekad ku taalla Turkiga kaasi oo sahan qodid shidaal ka samayn doona bariga badda Mediterranean-ka. Xiisadda u dhaxeysa labada dhinac ayaa marar badan sare u kacday, balse murankan imika ku saabsan keydka Gaaska ee badda ceegaga ayaa laga cabsi qabaa in xiisadda ay cirka isku sii shareerto. Markii xukuumadda Turkiga ay bishii July ku dhawaaqday in Markab baaritaan shidaal sameeya ay jasiiradda Kastellorizo, ayaa waxaa murankii ka dhashay markii hore xalisay dowladda Jarmalka oo imika haysa jagada madaxwaynaha Midowga Yurub. Balse imika markii uu markabka Turkiga oo ay weheliyaan 5 markab oo kale ayaa waxaa mar kale soo cusboonaaday muranka. Labadan dalka oo ka wada tirsan gaashaanbuurta Nato ayaa waxay is waydaarsadeen hadalo dhiilo xambaarsan. Dowladda Giriiga ayaa wacad ku martay inay difaci doonto madaxbanaanideeda islamarkana midowga Yurub oo ay Gariiga xubin ka yihiin ayaa wadaxaajood ku baaqay. Siduu u xumaaday xiriirka? Turkiga iyo Giriiga ayaa ku loolamaya keydka Gaas islamarkana waxay isku khilaafsan yihiin cidda xaqqa u leh goobo muhiim ah oo ku yaalla bariga badda Mediterranean-ka . Waxay ku muransan yihiin goobo cayiman oo dal walba uu sheeganayo inay dhulkiisa ka tirsan yihiin. Bishii July, Turkiga ayaa waxay bixiyeen digniin dhanka badda ah taasi oo loo yaqaano Navtex waxayna sheegeen in markabka Oruc Reis oo ah mid sahmiya shidaalka ay u dirayso meel u dhaw jasiiradda Kastellorizo, oo masaafo yar u jirta xeebta koonnfur galbeed ee dalka Turkiga. Sawirka markabka Oeis shipruc Markii ay Turkiga digniinta bixiyeen kama uusan soo shiraacan dekadda Turkiga ee Antalya. Balse digniintaasi ayaa markiiba sababtay in milatariga Giriigga heegan sare la galiyo, waxaana bilaabatay cabsida laga qabo in uu isku dhac ka dhaca meel u dhaw jasiiradda Kastellorizo. Xiriirka u dhaxeeya Turkiga iyo Giriigga ayaa muddo bilooyiin ah waxaa uu ahaa mid wiiqmay. Labada dal waxyaabaha kale ee ay ku muransanayeen waxaa ka mid ahaa muhaajiriinta ka soo gudbiyo dhanka Turkiga ee u soo talaabaya Giriigga. Giriigga ayaa sidoo kale aad uga naxay ka dib markii madxafkii Hagia Sophia ee ku yaalla Istanbul loo badalay masaajid. Waxay labada dhinac mujiyeen inay ka go’an tahay wadaxaajood ka dib markii Jarmalka ay soo faragaliyeen islamarkana dagtay xiisadda labada dal. Balse horraantii bishan August Giriiga ayaa waxay heshiis dhanka badda la galeen Masar taasi oo Turkiga ka careysiisay. Wadahadaladii ayaa la baajiyay islamarkana waxaa 10 August dekadda ka soo shiraacday markabka Oruc Reis. Maalinkii xigtay markabka Oruc Reis ayaa la sheegay in uu joogay biyaha u dhaxeeya jasiiradaha Crete iyo Qubrus. Markabka Shidaalak qoda ee Turkiga Maxaasoo cusboonaysiiyay xiisadda? Turkiga iyo Giriiga ayaa ku loolamaya sidii ay u hormarin lahaayeen kheyraad dhanka tamarta ee bariga badda Mediterranean-ka. Sanooyiinkii u dambeeyay ayaa waxaa keyd dhanka Gaaska ah laga helay biyaha Qubrus, taasi oo keentay in dowladdaha Qubrus, Giriiga, Masar, iyo Israa’iil ay ka wada shaqeeyaan sidii ay kheyraadkaasi inta badan ula soo bixi lahaayeen. Sanadkii aanu soo dhaafnay Turkiga ayaa waxay dardargaliyeen inay shidaal ka baaraan galbeedka Qubrus oo kala qeybsanayd tan iyo 1974, islamarkana ay Turkiga gacanta ku hayaan wuqooyiga Qubrus oo ay Turkiga kali ah aqoonsan yihiin. Turkiga ayaa mar walba ku dooda in jasiiradaa khayraadka ku jira la qeybsado. Bishii November 2019, xukuumadda Ankara ayaa waxay heshiis la saxiixatay Liibiya taasi oo Turkiga ay sheegeen in lagu abuuray aag dhaqaale oo gaar ah oo u dhaxeeya xeebta koonfurta Turkiga ilaa waqooyi bari Liibiya. Dowladda Masar ayaa tallaabadasi ku tilmaamtay mid sharci daro ah, halka xukuumadda Gariiga ay ku tilmaamtay mid aan caqligal ahayn maadaama aan la xusin jasiiradda Crete ee Giriiga ku taalla. Dabayaaqadii bishii May, ayay Turkiga shaaciyeen inay qorshaynayaan in ay qodida Gaaska bilaabaan bilooyiinka soo socda taasi oo ay ka sameyn doonaan dhowr goobood, waxaana arrintan qaaylo dhaan ka muujiyay midowga Yurub, Giriiga iyo Qubrus. Dhowr shati ayaa horey loo soo saaray taasi oo ah in shirkadaha shidaalalka Turkiga ay shidaal qodis ka bilaabi karaan bariga badda Medatareeniyanka, taasi oo ay ku jiraan jasiiradaha Gariiga ee Rhodes and Crete. Maxay yihiin arrimaha sharciga ee ku xeeran? Qaar badan oo ka mid ah jasiiradaha Gariiga ee ku yaalla Aegean iyo bariga Mediterranean-ka ayaa waxay u jiraan xeebta Turkiga masaafi aad u dhaw, islamarkana muranka la xiriira biyaha waa mid adag labada dal-na dhowr jeer ay ku sugteen inay dagaalamaan. Haddii Giriiga ay isku soo ballaariyaan 6 mayl dhanka xeebta , Turkiga ayaa ku andacoonaya in badooda ay arrintaasi saamayn ku yeelanayso. “Turkiga ma aqbali doono qorsha kasta oo la isku dayayo in lagu soo xiro biyaheeda,” waxaa sidaasi sheegay madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Markabka shidaalka qoda ee Turkiga waxaa la socda maraakiib dagaal Maxay yihiin jawaabaha laga bixiyay? Wadamada Yurub ee xulufada la ah gariiga ayaa waxay taageereen go’aanka Giriiga inkastoo dalalka kale ee Yurub sida Jarmalka ay ku baaqayaan wadaxaajood. Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa taageero buuxda u muujiyay Gariiga iyo Qubrus , wuxuuna cambaareeyay “jabinta la jabiyay madaxbanaanidooda”. Xiriirka u dhaxeeya Turkiga iyo Faransiiska ayaa ahaa bilooyiinkii ugu dambeeyay ahaa mid murugsan , gaar ahaan arrinta Liibiya. Mareykanka ayaa labada dhinac ugu baaqay in ay wadahadlaan islamarkana xoghayaha guud ee Nato Jens Stoltenberg ayaa dhankiisa ku baaqay in arrintani “la xaliyo iyada oo la eegay is xulufeysiga laguna saleynayo shuruucda caalamiga ah r”. Qaran News
-
Guddiga Dastuurka ayaa arbacadii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka hor akhriyeen qabyo qoraalka 2-aad ee dastuurka KMG ah, oo u qeybsan qaanadihiisu (1) Dastuurkii asalka ahaa, (2) Aragtida labada guddi iyo (3), Faahfaahin. Guddiga waxaa uu faahfaahiyey in dastuurkan KMG ah uu soo maray saddex marxalad oo ugu horeysay in guddi dhameystira loo saaro taas oo laga soo bilaabay 2004-tii, socotana 7 sano halka marxaladda ay aheyd shaqadii baarlamaanka 9-aad ee dhisay guddiyada la socodka iyo midka madaxabannaan taas oo dhacday iyo dib u eegista uu qabtay baarlamaanka 10-aad. Guddiga waxaa uu sidoo kale uu sheegay in dhameystirka dastuurka u qeybiyey mid 5 cutub, kuwaas oo dhammaan la dhameeyey iyo shirar watashi ee dowlad goboleedyada iyo hey’adaha kala duwan. Dastuurka hadda qabyo qoraalkiisa la dhameystiray waxaa uu uga duwan yahay kii hore, waxaa lagu soo daray labo cutub oo kala ah (1) Cutubta dowlad goboleedyada oo faahfaahsan (2). Dhaqanka, madax cusub iyo 30 qodob. Warbixinta guddigan waxaa ku jirtay in marka qabyo qoraalka 2-aad ee hadda golaha la horkeenay ay dhameeyeen ay kula laabteen dowlad goboleedyada Koonfur galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug halka aaney u suurogelin Puntland iyo Jubbaland iyaga oo soojeediyey in sidoo kale loo baahanyahay in la dhameystiro arrimaha u baahan wadaxaajoodka siyaasadeed. Saddex caqabad ay sheegeen waa (1). Khilaafaadka u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada sida qodobka 53-aad. (2). Khilaafaadka labada aqal oo ragaadiyey habraac la keenay labo sano ka hor. (3). Arrimaha maaliyadda oo aan miisaaniyadda lagu darin, oo dhibaato maaliyadeed gelisay labada guddi. Guddiga ayaa ugu dambeyntii hooska ka xariiqey in aaney jirin cid daneyneysa dastuurka, dowlad goboleedyada qaarna iyo siyaasiyiinta, ay diideen in laga hadlo arrimaha dastuurka oo hadda 15 sano jiitamayey. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Mogadishu (HOL) - A Belgian company that has been marred with allegations of corruption since it began selling passports in Africa in 2007 has called on the Somali government to cancel it's tender for e-passports. The group fears that the process will lead to "unfair competition, according to a letter from their lawyer. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - A Belgian company that has been marred with allegations of corruption since it began selling passports in Africa in 2007 has called on the Somali government to cancel it's tender for e-passports. The group fears that the process will lead to "unfair competition, according to a letter from their lawyer. Source: Hiiraan Online
-
Image courtesy of the U.S. military’s press photos. Djibouti, 2020. In 2013, Somalia’s federal government wanted to create a counter-terrorism combat force to take on Islamist militants al-Shabab, which seeks to overthrow the government. After negotiations with the United States, an elite special forces unit was created in 2014: the Danab (“Lightning”) Brigade. The unit has developed a reputation as Somalia’s most professional fighting force. As far as the Mail & Guardian can assess, it is almost entirely funded by the US government. According to a US Department of Defense official familiar with the negotiations, US officials even influenced the design of Danab’s current iteration. At first, US funding for Danab was routed through the State Department, and was used to pay for the services of Bancroft Global Development, a private military contractor. It was Bancroft personnel who set up Danab, and continue to train and advise the unit. Bancroft personnel are not necessarily American ― many are South African, British and European ― and are, therefore, not bound by the same rules of engagement as the US military. U.S. Army Spc. Christopher Andres, infantryman assigned to Task Force Guardian, 41st Infantry Brigade Combat Team (IBCT), 1-186th Infantry Battalion, Oregon National Guard, provides security for a 75th Expeditionary Airlift Squadron (EAS) C-130J Super Hercules during unloading and loading operations in Somalia on February 6, 2020. Image by U.S. Air Force/Tech. Sgt. Christopher Ruano. Somalia, 2020 This can lead to complications. Tommy Ross, a former deputy assistant secretary of defense for security co-operation in the US Department of Defense (DoD) and senior advisor on intelligence and defense to Senate leaders, said he thinks the relationship between Bancroft and the State Department “is a recipe for disaster”, but said he does not have the same concerns about US troops that mentor Danab. Ross also noted that Bancroft has other areas of business in Somalia. Indeed, at one point the State Department paid Bancroft rent through a subsidiary, Indian Ocean Properties (it is unclear if the department still pays Bancroft through its subsidiary). Ross added, “I worry about the potential for conflicts of interest and profiteering that could emerge from this posture and could potentially undermine US policy and interests in Somalia.” State Department funding for Bancroft has continued, but now assistance also comes from the US military, some of it directly to Danab. Some of this falls under the 127e program, a US budgetary authority that allows US Special Operations forces to use local military units as surrogates in counterterrorism missions. In addition, AFRICOM recently reported to the Defense Department Inspector General that it has continued to facilitate the purchase and transfer of equipment to the Danab Brigade under provisions of Title 10 US Code section 333, which authorises providing training and equipment to the security forces of foreign countries to increase their counterterrorism capabilities. According to former Danab leaders who spoke to the M&G, this direct funding gives the force the flexibility to adapt more quickly to changing conditions. Like Bancroft, US special operators have also provided on-the-ground training to Danab soldiers, and accompany Danab fighters on missions in an “advise and assist” capacity. In at least one such mission, on July 12 2019 near the village of Shanta Baraako in Lower Shabelle, an al-Shabab stronghold, US troops were present when two civilians were allegedly killed by Danab soldiers. A US Africa Command spokesperson confirmed a US presence near the village but said that American troops were not involved in any “direct action of any kind”. Former Danab leaders and politicians told the M&G that situations in which alleged civilians are killed while the US and Bancroft are on the ground is not uncommon. In fact, one said incidents like the one in Shanta Baraako are the “tip of the iceberg”. Last year, Danab and the United States became the subject of an increasing number of accusations of civilian casualties and arbitrary arrests. Mahat Dore, an MP based in Marka, a main town in Lower Shabelle, has recorded at least six incidents in which civilians were killed and property destroyed. Asked what he thought Africans should know about American Special Operations forces coming to their country, Dore said, “It depends on the laws of that country. If it is a country as lawless as Somalia, it will not help.” Image courtesy of the U.S. military’s press photos. Somalia, 2020. A Model Force? Danab is headquartered in Baledogle, a Soviet-built airport about 100km north of Mogadishu. Baledogle was reconstituted as a US military base in 2012, and is host to one of the largest concentrations of US defence personnel in Africa, behind only bases in Djibouti and Niger. Danab itself has a contingent of 850 troops (according to AFRICOM, as of April 1). The M&G spoke to two civilians who live near Baledogle, who both requested that their names be withheld. The first civilian said that since 2012, the base has been getting “bigger and bigger”. According to the second civilian, the construction on the base ― including a $12-million runway refurbishment ― has led to more employment opportunities for locals. In 2019, Baledogle was attacked by al-Shabab fighters. Although they successfully breached the perimeter of the base, they were later repulsed and no fatalities were reported. When asked if Danab or American forces ever disturbed the surrounding areas, the civilian said “absolutely no,” adding that Danab does not ask for bribes, operate checkpoints or disturb farming activities. If anything, the person noted, said, it would be nice if Danab and the US used their influence to stop clan fighting in the area. Although praising both the Danab and the US, one civilian added that, for the sake of full transparency, it had to be noted that they were responsible for two civilian deaths in the area in 2016. Danab confirmed both incidents but disputed claims that the people killed were civilians. In the first incident, in Haakow village, about 15km south of the US base, a man was killed in a botched capture raid as the commandos were going after a high-profile al-Shabab operative. The civilian said that the young man was not the target and that the terrorist escaped. According to Danab leadership, the young man was not the target, but was also an al-Shabab operator who fired at the forces first. In the second incident, a respected religious elder and al-Shabab defector was mistakenly killed. Danab said this man was also a member of al-Shabab, but that al-Shabab propaganda was especially effective at convincing people the man was a noncombatant. The civilian who recalled these incidents said at the time people were “a bit unhappy”, but that meetings between local elders and American and Danab officials “made the tension calm”. The civilian concluded: “From that event no harmful incident happened between us.” The Danab Brigade really began to take shape in 2015, according to Paul Williams, a professor at George Washington University, who has researched its operations extensively. By 2017, it had become an example of what a professional Somali combat unit could look like: well-armed and trained, with troops from a diverse mix of backgrounds, recruited on merit and paid on time. Danab played a key role, alongside forces from the fledgling Somali National Army and the African Union Mission in Somali, in Operation Leopard Hunt, which sought to cut al-Shabab off from Mogadishu, the capital of Somalia. Although Operation Leopard Hunt successfully cleared al-Shabab from the town of Bariire, a major objective of the operation, soldiers were unable to hold it. At least 12 Danab soldiers were killed when al-Shabab retook the town in late September 2017. This has proven to be the elite fighting force’s Achilles’ heel: although it is effective at forcing al-Shabab out of towns and areas, it cannot then hold on to these positions. “The Somali National Army isn’t trained to hold, so Danab can capture, but there isn’t a transitional army to keep the city. That has been a problem for a long time,” said Abdirizak Mohamed, a Somali MP, and the minister of security from 2015 to 2017. He added: “Danab mostly do night operations; they have pre-planned target attacks and then they come back to base.” In March this year, US Africa Command’s deputy director of operations, Miguel Castellanos, said that he expected the US to continue supporting Danab until at least 2027, with the goal to increase the size of the force to 3,000 soldiers. Source: MAil & Guardian The post The Danab Brigade: Somalia’s Elite, US-Sponsored Special Ops Force appeared first on Puntland Post.
-
The Somali government said it will reopen primary and secondary schools on Saturday, four months after closure due to the COVID-19 pandemic. Source: Hiiraan Online
-
Temenos (SIX: TEMN), the banking software company, today announced that Sombank, a privately owned Islamic bank in Somalia, has selected the Temenos Islamic Banking solution in the cloud to accelerate its digital transformation and create innovative products to increase access to financial services in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey arrimaha Doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Shirkii Dhuusamareeb 3 Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Dhuusamareeb 3 Shirkii Dhuusamareeb 3 oo Dib u Dhacay, Akhriso Sababaha! Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Garbahaarey (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dowladda Soomaaliya ay ciidamo badan geysay gobolkaasi. Ciidamadan oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dajiyey degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sidoo kale askartan ayaa ku biireysa ciidamo isugu jira boolis iyo militeri oo horay u joogay magaaladaasi, degmooyin kale oo ka tirsan gobolka Gedo. Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in dhaq-dhaqaaqyo xoogan haatan laga dareemayo Doolow iyo deegaanada hoos yimaada, kuwaas oo ay wadaann ciidamadaan ciidanka Gorgor, kuwa Haramcad iyo milatariga Soomaaliya ee ku sugan halkaasi. Dhinaca kale taliyaha xasilinta gobolka Gedo, Bakaal Kooke oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in u jeedka dhaq-dhaqaaqyadaasi uu yahay, sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanadaas oo ay ku xoogan yihiin dagaalyahanadooda. Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyada horey beesha caalamka ay uga digtay ciidamada ay dowladda ku daad-gurineyso gobolka Gedo oo ay horey ugula dagaalameen ciidamada Jubbaland, walow ay dhowaan Dhuusamareeb heshiis ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Axmed Madoobe. Si kastaba ha’ahaatee dhaq-dhaqaaqyada dowladda ee Gedo ayaa waxaa ka dhashay xiisado hor leh iyo dagaal dhex-maray ciidamada Jubbaland iyo kuwa dowladda.
-
At least 10 people were killed and five others were wounded in fighting between al-Shabab and armed residents in Somalia’s central region of Mudug, witnesses and officials said. The fighting started Wednesday after heavily-armed al-Shabab militants, who control parts of the region, tried to impose taxes on the residents of Shabellow village. It’s about 20 kilometers west of the Ba’ad weyn district, a base for the 21st division of the Somali National Army. “Heavily-armed al-Shabab members first asked us to pass through our village, but in fact we found out they wanted to seize our village and we confronted them,” the head of the village, Mohamed Ibrahim, told VOA by phone. Ibrahim said eight of the residents and a number of al-Shabab militants were killed in the fighting. “They [al-Shabab] killed eight civilians, including elders who could not run away, and women, and I saw the dead bodies of six of al-Shabab fighters,” Ibrahim said. Residents said the militants briefly took control of the village and burned houses and businesses. Al-Shabab militants have claimed responsibility of the attack, describing the village as a Somali military base, a claim denied by residents. Yonis Mohamed Shaare, a Galmudug state lawmaker, described what happed today as the massacre of civilians. “The militants knew there was a military base 20 kilometers from the village but instead they attacked this village, massacring innocent civilians,” Shaare said. Earlier this year, the villagers, who already are struggling economically after losing hundreds of livestock in the country’s drought, dismissed the militants’ demand for taxes. Villagers and pastoralists in several areas in central Somalia in the past took up arms against al-Shabab fighters, who wanted to loot their resources, including livestock. Source: VOA View the full article
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee Ajaaniib ku sugan deegaanada maamulka Somaliland, gaar ahaan magaallo xeebeedka Berbera, kuwaas oo ah kaluumeysato ka soo jeeda dalka Hindiya. Ajaaniibtan oo tiradoodu gaareyso illaa sideed ayaa ku go’doonsan magaaladaasi, waxaana ay ka soo jeedaan is-maamulka Tamil Nadu ee wadanka Hindiya. Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa la sheegay inay ku sugnaayeen xeebaha magaalada Berbera ee Somaliland. Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in haatan ay la soo dariseen dhibaatooyin ay ka mid yihiin hoy la.aan, cunto la’aan, daryeel la’aan iyo xaalado kale oo ka dhashay cudurka Covid-19. Kalluumeysatadaan 8-da ah ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Viswanathan 47-jir ah, Wiilkiisa Cheran ooo 22-jir ah, Chithravel 27-jir ah , Muthukrishnan 28-jir ah, Suresh oo 35-jir , Manimaran 34-jir ah iyo Prabhu 27-jir ah,waxaana dhamaantood ay codsadeen in dalkooda dib loogu celiyo. Waxa kale oo ay intaasi ku dareen in shaqooyinkii ay u hayeen shirkadda ay qandaraaska la galeen uu caqabad ku noqday Cudurka Coronavirus, ayna u baahan yihiin in la caawiyo. Somaliland weli kama aysan hadlin dhibaatooyinka la soo wariyey inay wajahayaan kaluumeysatadaasi ajaaniibta ah ee ku sugan deegaanadeeda, gaar ahaan magaalada Berbera.
-
(SLT-Delhi)-Ugu yaraan Saddex Qof baa ku dhintay Rabshado ka dhacay Koonfurta Magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya. Rabshadaha Dadku ku dhinteen ayaa bilaabmay, ka dib markii Muslimiinta halkaa ku dhaqani ka cadhoodeen Qoraal wax lagaga sheegay Nebi Muxamed (CSW) oo lagu baahiyey Facebook. Dad gadoodsan ayaa gubay Baabuur, waxayna Weerareen Saldhigyo Boolis iyo Meelo kale oo badan. Booliska ayaa Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay in Qofka Facebook wax kaga sheegay Nebi Muxamed (CSW) la xidhay, Qoraalkii uu qorayna laga masaxay Facebook, balse Tallaabooyinkaasi waxba kama tarin rabshadihii ka dhashay. Source
-
Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa damaashaad iyo farxad heer sare ku qaatay kuna dabaal dagay ku garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho, ka dib markii todobaadkii la soo dhaafay ay naadiga Muqdisho City ay ku guulaysatay horyaalka Somalia Premier League 2019-2020. “Weli waxaan ki jurnaa maalmihii farxada iyo wayneynta hanashada horyaalka Somalia Premier League 2019-2020, weli waxaa inoo sii haray waqti kale” waxaa sidaas Goobjoog Sports u sheegay ciyaaryahan Qeys Cabdulle Macallin oo ka tirsan naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Bishii June 2020 kooxaha Muqdisho City Club iyo Horseed ayaa nasiib u yeeshay ciyaartii furitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo dib u hagaajin balaraan ay ku samaysay Dowladda waxaana kulankaa koobkii lagu maamusayay furitaanka Stadium Muqdisho ku guulaystay xidigaha Horseed. “Farxad ayay Maamulka Gobolka Banaadir,macallimiinta iyo ciyaartooyda Muqdisho City oo u aheyd in labo jeer oo kala duwan ay waqti wanaagsan ay ku qaataan gegida ciyaaraha Muqdisho,tani waxay nagu dhiiri-gelinaysaa in aan samayno horomar wanaagsan” ayuu Goobjoog Sports ugu waramay Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) oo ah la taliyaha maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Damaashaadka Kooxda MCC https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/08/MCC.mp4 W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Shiinaha, gaar ahaan safaaradeeda magaalada Muqdisho ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag gaareysa illaa 50000 dollarka Mareykanka ah. Lacagtan ayaa safaaraddu waxa ay sheegtay in loogu tala-galay dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen dadaadka. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian ayaa sheegay in deeqdan ay ugu tala-galeen sidii dib u dajin dhameystiran loogu sameyn lahaa dadkii ka barakacay fataahadaha dhowaan ku dhuftay gobollo dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in tallaabada noocan oo kale ah ay muujineyso saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha. Dhankiisa wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad oo guddoomay deeqdan lacageed ayaa u mahadceliyey dowladda Shiinaha, wuxuuna hoosta ka xariiqay in kaalmadan ay timid xilli aad u muhiim ah. Shiinaha ayaa ka mid ah dalalka sida weyn u taageera dowladda federaalka, isagoo ka caawina dhinacyo dhowr ah.
-
Warar rasmi ah oo ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in uu dib u dhacay shirkii looga arrinsanayey danaha doorashada Soomaaliya ee ka dhici lahaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Shirkan oo loo yaqaanno Dhuusamareeb 3, laguna waday inuu furmo 15-ka bishan, oo ay ka harsan tahay uun wax ka yar 48 saac ayey hawlwadeenno kala duwan oo Galmudug ah noo sheegeen in aaney bilaaban qaban-qaabadiisu, isla markaana uu dib u dhici-doono. Sababaha uu shirka Dhuusamareeb dib ugu dhacayo waxaa ka mid ah: Qalalaasaha siyaasadeed ee DF: Intii lagu guda jiray Dhuusamareeb 2 ayuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka dalbaday dowlad goboleedyada in la siiyo waqti uu kula soo tashto baarlamaanka federaalka ah, tashigiina waxaa uu noqday in la ceyriyo ra’isul wasaare Xasan Kheyre, lana magacaabo sii haye iyo xukuumad sharci ahaanteeda buuq ka jiro, taasi oo keentay in dalka uu galo qalalaaso siyaasadeed iyo kala shaki dhexmaray dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, tiiyo weli aan xal laga gaarin. Guddiyo Farasmo oo Muran Galay: Shirkii Dhuusamareeb 2 waxaa lagu heshiiyey in guddiga farsamo ee noqdaan mid 2 xubn oo dowlad goboleedyada ah iyo 3 xubin oo dowladda federaalka ah. Laakin dowladda federaalka waxaa ay magacawgay 6 xubin, oo 4 hey’adaheeda ah iyo 2 xubin oo gobolka Banaadir ah. Puntland iyo Jubbaland oo Qaadacay Shirarka Guddiyada: Waxaa kale oo shir aan rasmi aheyn oo Muqdisho uga socday xubnaha guddiga farsamada diiday iney ka soo qeybgalaan guddiyada farsmo ee Puntland iyo Jubbaland iyaga oo ku doodaya in aaney jirin xukuumad federaal ah oo arrimahan kala shaqeeyaan. Ajende La’aan: Mar haddii guddigaya aaney kulmin, oo kuwa isku yimidna aaney gelin shir rasmi ah waxaa adkaatay in la dejiyo ajendaha rasmiga ah ee shirka, taasi oo u baahan waqti iyo wadar ogol dhinacyada kala duwan ah. Arrimahaas iyo qaar kale oo jira ayaa waxaa ay xataa hummaag gelin karaan guud ahaan qabsoomidda shirka Dhuusamareeb 3. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Guddiga Farsamada ee ka baaraandegidda talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka arrimaha Doorashooyinka oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Dastuurka ayaa la kulmay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Madaxweynayaasha ayaa ku ammaanay Guddiga shaqada ballaaran ee ay hayaan kulamadan ayaa ahaa qaar loogu gogol xaarayo shirka Dhuusamarreeb 3.oo lagu wado in 15-ka bishan markale lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Guddiga ayaa sidoo kale la kulmay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ay is waydaarsadeen talooyin iyo wada hadallo ku saabsan arrimaha Doorashooyinka. Wasiir Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Dastuurka ahna Guddoomiyaha Guddiga ka baaraandagga iyo ka tala-bixinta doorashooyinka ayaa sheegay in kulankii maanta uu guul ku soo idlaaday, ayna sii dar dargelinayaan howlaha horyaalla. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamadii ugu horreeyey ee looga arrinsanayo doorashooyinka 200/2021-ka, kuwaas oo ay leeyihiin guddiga farsamada ee ka baaraan-dagaya arrimaha doorashada. Kulamada oo ah kuwa gooni-gooni ah ayaa waxaa guddiga oo ay xubno ka yihiin dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada diirada lagu saaray xaaladda dalka, gaar ahaan doorashada, si loo gorfeeyo, ka hor shirka ka dhacaya gudaha Dhuusamareeb. Sidoo kale xubnaha guddiga ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynahayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho. Sida uu sheegay wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac guddiga iyo labada madaxweyne ayaa isla meel dhigay qorshayaal KMG ah oo ay ku wada shaqeynayaan labada dhinac. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in la tashiyo ay la yeelanayaan daneeyayaasha kala duwan, sida xisbiyada mucaaraadka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah. Si kastaba ha’ahaatee waxaa meesha ka maqan xubnaha guddigan farsamo ku metelaya maamullada Jubbaland iyo Puntland oo la sheegay inay diidan yihiin shirka Dhuusamareeb.
-
Kooxaha xuquuqul insaanka dalka Cameroon ayaa Arbacadii cambaareeyay dilka gabar ka soo jeeda gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee dalkaas, muuqaal baraha bulshada la soo geliyay ayaa lagu arkay koox ka tirsan gooni u goosadka gobolkaas oo gabadha qoorta ka gooyay. Muuqaalka ayaa waxaa ka muuqday gabadha oo gacamaheeda gedaal loo xirey ka dibna baagad lagu kala gooyay luqunteeda waxayna meydka soo dhigeen waddada bartamaheeda. Xarunta xuquuqul insaanka iyo demoqraadiyada Afrika oo fadhigeedu yahay Cameroon ee CHRD ayaa sheegtay in dhibanaha ay aheyd 35 sano jir hooyo u ah affar caruur ah Tallaadadii lagu dilay magaalada Muyunka, falkaas oo ay geysteen dagaalamayaal ka tirsan gooni u goosadka gobolka kuwaas oo ku eedeeyay in ay u basaasaysay dowladda. Colaadda u dhexeysay kuwa doonaya in gobolka Af-Ingiriiska lagaga hadlo ee Camaroon uu ka madax banaanaado dalka intiisa kale iyo dowladda dalkaas ayaa waxaa ku dhintay 3,000 oo ruux tan iyo 2017 labada dhinac midba kan kale ayuu ku eedeeyaa xadgudubyada dhanka ah shacabka. Agaasimaha CHRDA Felix Agbor Nkongho ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in dhacdadan ay sii xumeyn karto xaaladda nabad geliyo ee gobolka af-ingiriiska lagaga hadlo ee Koofur galbeed iyo waqooyi galbeed ee dalka Camaroon. “Waxaa kordhay xadgudubyada loo geysto shacabka gaar ahaan dumarka,” ayuu yiri. Ilaria Allegrozzi, oo ah cilmi baare sare oo ka tirsan hey’adda Human Rights Watch, ayaa madaxda mucaaradda ugu baaqay in ay gacan ka geystaan isla markaana joojiyaan weerarada ka dhanka ah shacabka. Kooxda ugu weyn mucaaradda ayaa war qoraal ah ku sheegay in baaritaanada hor u dhaca ah ifineyaan in dilka uu la xiriiro muran soo kala dhexgalay qoys ee uusan wax xiriir ah la laheyd halgankooda, laakiin waxaa ay sameyn doonaan baaritaan dheeraad ah. Cho Ayaba, oo ah hogaamiyaha kooxaha gooni u goosadka, ayaa sheegay in lagu wargeliyay in dilka uu fuliyay qof kamid ah maleeshiyaadka mucaaradda ah isla markaana xabsiga loo tabaaxay. “Waa wax aan la aqbali Karin in qof la jir-dilo kadibna la dilo xataa haddii uu yahay sarkaal militiri oo la soo qabtay,” ayuu yiri. Todobaadkii hore, shaqaale gargaar oo u dhashay Cameroon ayaa lagu dilay gobolka Waqooyi Galbeed ee dalkaas, safaaradda Mareykanka ayaa ku baaqday in baaritaan madax banaan lagu sameeyo arrintaas. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed wuxuu aamminsan yahay Soomaaliya oo xasillooni lagu soo dabaalo in dalkiisu dhaqaale ahaan ka faa’iidaysan karo iyo in muwaadiniintooda 100 milyan kor u dhaafay ay fursado shaqo ka heli karaan haddii ay meel mar noqoto siyaasaddiisa is dhexgalku, waxa kale oo uu aad u danaynayaa in Soomaaliya laga helo dekedo si Itoobiya uga maaranto ku tiirsanaanta dekedda Jabuuti oo qudha. Ra’isal wasaaraha Itoobiya wuxuu qaba danaha iyo damaca uu ka leeyahay Soomaaliya in lagu gaadhi karo in marka hore la dhammeeyo khilaafka iyo muranka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya. Haddaba isaga oo yaraysanaya taariikhda iyo sharciyadda JSL, dareenka, rabitaanka ummadda iyo qiimaha ay ugu fadhido madax bannaanidu wuxuu xalka u arkaa Somaliland oo ka noqota gooni isu taagga oo dawladda Federaalka ah isku dhiibta. Akhriste bal si kooban aynu isu dul taagno danaha iyo sida ay Itoobiya uga macaashtay jiritaanka JSL: Ururkii SNM iyo xukumadihii Somaliland waxay soo afjareen colaaddii u dhexayn jirtay Itoobiya iyo Soomaaliya. Aagga Bari ee ku beegan Somaliland waxa Itoobiya ka joogay laba gaas (Division) si ay uga difaacaan weerarro kaga yimaadda Soomaaliya. Kharashka ku baxaya ciidanka tiradaa leh iyo qalabkoodu wuxuu culays iyo dhiig bax ku ahaa dhaqaalaha Itoobiya intii se Somaliland jirtay Itoobiya waxay ka maarantay in ay ciidamo ka sii joogaan aag nabad ah iyo xuduud dal uu ku dhexeeyo xidhiidh sokeeye. Labada dal muddo dheer waxay iska kaashanayeen dhinacyada ammniga, ganacsiga, tababarrada shaqaalaha iyo ciidamada iyo isdhexgalka labada bulsho. Itoobiya waxay saami ku leedahay dekedda Berbera. Mabaadiida aasaasiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka mid ah deris wanaag iyo in nabad iyo xasarad la’aan lagula noolaado dalalka jaarka ah waxaana ka makhraati ah jawaabta madaxda JSL ka bixisay dalabkii Masaarida. Hase ahaatee waxay u eeg tahay in ra’isal wasaaraha Itoobiya aanu ku qanacsanayn ama aanay deeqin danaha kor ku xusan iyo saaxiibtinimada la isku hallayn karo ee Jamhuuriyadda Somaliland. Xidhiidhkaa dhaw iyo heshiisyada rasmiga ah ee labada dal wuxuu ka doorbidaya ballanqaadyo been ah iyo heshiisyo aan rasmi ahayn oo suuqa madow Farmaajo ugu saxeexay oo aan marnaba iyo sinaba uga dhaqan geli doonin Soomaaliya waana dabeecadaha lagu garto hoggaamiyaha damaca badan. Waa halka Soomaalidu ka tidhaahdo “Midho guntiga kuugu jira looma daadiyo midho geed saaran.” Runtii waa sababta Abiy Axmed ugu dadaalayo in Farmaajo kursiga ku sii nagaado. Si kastaba ha ahaatee ra’isal wasaaraha da’da yar waxaan kula talin lahaa in uu iskaga hadho sheekada uu ku dheggan yahay ee midnimada Soomaaliya oo uu xalka ka raadiyo dhinaca kale iyo taageerada madax bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Ra’isal wasaaraha waxaan uga digaya in aanay siyaasaddiisu horseed u noqon dib u soo noolaynta fikraddii Soomaali weyn ee dhimatay iyo colaadihii gobolka soo daashaday. Mudane ra’isal wasaare, Farmaajo xataa haddii uu sii joogo amaba soo noqdo waxaan u malaynaya in aanay waxba ka socon doonin heshiisyadii qarsoodiga ahaa ee Farmaajo isaga oo shakhsi ah la galay dawladda Itoobiya. Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami Abdirahmanadami33@gmail.com Source
