Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,026
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) — Somalia is grappling with dangerously low immunization and treatment rates for pneumonia and diarrhea, two of the leading killers of children under five. According to a new report from the Johns Hopkins Bloomberg School of Public Health, Somalia remains far behind in providing essential healthcare interventions, placing thousands of young lives at risk. Source: Hiiraan Online
  2. Addis-Ababa (Caasimada Online) – Midowga Afrika ayaa go’aan ku gaaray in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya (AUSSOM) ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Arrintan ayaa caqabad ku ah Itoobiya, oo dowladda Soomaaliya ay horey ugu eedeysay inay ku xadgudubtay madax-banaanida Soomaaliya kadib markii ay heshiis la saxiixatay maamulka Somaliland ee waqooyiga Somaliland. Guddiga Midowga Afrika oo fulinaya go’aannada iyo hawl-maalmeedka Midowga Afrika, ayaa la-tashiyo la sameynaya dalalka Afrikaanka ah ee muujiyay inay diyaar u yihiin inay ciidammo ku biiriyaan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee loo diro Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga. Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ka hadlay go’aanna ka soo saaray arrimaha la xiriira taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo bedeli doona ATMIS. Waxa kale oo uu soo saaray bayaan uu ku faahfaahiyey nuxurka shirka iyo go’aamadii ka soo baxay golaha ammaanka. Iyadoo dowladda Soomaaliya ay qaabili doonto isla markaana ay martigelin doonto howlgalka xiga ee nabad ilaalinta ayaa golaha ammaanka waxa uu ku dhawaaqay in guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uu la kulmayo dowladda federaalka Soomaaliya si uu wadatashi ugala sameeyo qaabka ay noqon doonaan ciidamada howlgalka ku jira iyo dalalka ay ka imaanayaan. Dhinaca kale, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika ayaa ka hadlay oo go’aan ka soo saaray khilaafkii u dhexeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya, iyadoo go’aankaas uu Guddoomiyaha Midowga Afrika ku sheegay inay si dhow ula shaqeeyaan dhinacyada dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika, hay’adaha gobolka iyo kuwa kale ee ay khusayso si khilaafka labada dal si degdeg ah loo xalliyo. Si loo xaliyo khilaafka labada dal, guddiga Midowga Afrika ayaa faray in la isticmaalo dhammaan kanaalada diblomaasiyadeed ee ay awoodaan. Sidoo kale, wuxuu sheegay in dadaallada lagu xallinayo khilaafka labada dal lagu saleeyo qodobka 4-aad ee Axdiga Midowga Afrika, Hab-maamuuska dhismaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo sidoo kale mabaadi’da deris wanaaga ee Midowga Afrika iyo shuruucda caalamiga ah. Isha: HOL The post Midowga Afrika oo shardi ku adag Itoobiya ku xiray ka qeyb-galka howlgalka Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  3. RIYADH, Saudi Arabia (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Riyadh on Monday to join an emergency summit of Arab and Islamic leaders convened by Saudi Arabia. The summit is focused on addressing escalating violence in Gaza and Lebanon. Source: Hiiraan Online
  4. Hargeisa (HOL) — Somaliland Vice President Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici publicly backed the opposition Waddani Party on Sunday, urging voters to support "change-seeking" groups in the upcoming November 13 election. Source: Hiiraan Online
  5. As the clock ticks down to Somaliland's presidential election, the breakaway region of Somalia changes colour every day as political parties take turns to stage their campaign rallies. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Somali Council of Ministers reappointed General Odowaa Yusuf Raage as the Commander of the Somali Armed Forces, replacing General Ibrahim Muhyiddin during an emergency meeting held in Mogadishu on Sunday night. Source: Hiiraan Online
  7. Arsenal’s Premier League title challenge took another hit on Sunday after a 1-1 draw with Chelsea. Source: Hiiraan Online
  8. Environment, Climate Change, and Forestry Cabinet Secretary Aden Duale is in Baku, Azerbaijan, to spearhead Kenya’s representation at the 29th Conference of the Parties (COP 29), which begins today. Source: Hiiraan Online
  9. A senior Somali official insisted Saturday that Ethiopia will not participate in a new African Union peacekeeping mission starting in January. Source: Hiiraan Online
  10. FC Barcelona suffered its second defeat of the season when it was beaten 1-0 by Real Sociedad on Sunday night. Source: Hiiraan Online
  11. Gaza (Caasimada Online) – Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 40 qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza, kaddib duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ciidamada Isra’il ku bartilmaameedsadeen guryo ku yaalla waqooyiga Gaza. Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Falastin ayaa sheegtay, in ugu yaraan 24 ka mid ah dadkaasi lagu dilay madaafiic lagu burburiyay guri ka koobnaa saddex dabaq oo ku yaallay xerada Jabaaliya. Dadka la dilay ayaa waxaa ku jiray dumar iyo carruurr sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Milatariga Isra’il ayaa sheegay in ay duqeeyeen guri ku yaalla deegaanka Jabaaliyah, halkaas oo ay sheegeen in ay ka howlgalayeen kooxo argagixiso ah. Isr’ail ma aysan bixin wax caddeyn ah oo arrintaasi muujinaya. Duqeyn kale oo ay ciidanka Isra’il ka fuliyeen xaafadda Sabra ee magaalada Gaza ayay ku dileen sarkaal ka tirsanaa wasaaradda daryeelka, kaas oo lagu magacaabi jiray Waa’il Al Khuur. Weerarkaas ayaa sidoo kale lagu dilay xaaskiisa, wiil iyo laba gabadh ay dhaleen iyo carruur uu awoode u ahaa. Dhanka Lubnan, duqeymo ay Isra’il ku garaacday tuulada Caalmat ee waqootiga Lubnan, ayay saraakiishu sheegeen in lagu dilay 23 qof oo ay ku jireen 7 carruur ah. Ra’isulwasaaraha Isra’il Banjamin Natanyahu ayaa isna Axaddii shalay sheegay in saddex jeer uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump tan iyo Talaadadi. The post ISRAEL oo dilal horleh ka gaysatay Gaza iyo Lubnaan appeared first on Caasimada Online.
  12. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan shirar degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda dalalka Islaamka iyo Carabta. Madaxda ayaa ka wadahadlaya colaadda iyo gumaadka ka dhanka ah dadka Falastiin iyo Lubnaan, gaar ahaan joojinta xasuuqa iyo sidii gurmad degdeg ah ay u heli lahaayeen dadka reer Qasa ee dhibaataysan, iyadoo shirka ay ka soo qeyb-galayaan madax iyo wufuud ka socoto dowladaha xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka. Inta lagu guda jiro shirkan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa ayaa kulan-doceedyo la qaadan doona Madaxda, Boqorrada, Amiirrada iyo Hoggaamiyeyaasha Islaamka ee shirka ka soo qeyb-galaya, si loo xoojiyo xiriirka dalkeennu uu la leeyahay Caalamka Islaamka iyo Carabta. Source: goobjoog.com
  13. Somaliland Vice President Endorses SL’s Main Opposition Candidate, Dr. Irro The Somaliland Vice President (Incumbent), Abdirahman A. Zaylici has formally endorsed the presidential candidate of the main opposition party, WADDANI, Dr. Abdirahman A. Irro. The Vice President called for the public, specifically the registered voters to provide unwavering support to the coalition of the opposition parties led by Waddani. This endorsement comes in a critical moment—two days prior to the election date scheduled on November 13, 2024. It was only mid last October 2024 when the major clans in eastern Somaliland endorsed the opposition candidate, followed by today’s endorsement of the Awdal region supreme leader, Ugaas Abdirashid Ugaas Doodi.. These successive endorsements boosts further the chances of the opposition part to secure a landslide victory. Qaran News
  14. by Solan Kolli As the clock ticks down to Somaliland’s presidential election, the breakaway region of Somalia changes colour every day as political parties take turns to stage their campaign rallies. From Borama in the west to the Erigavo mountains in the northeast and the capital Hargeisa, cities and towns have erupted in a riot of colour. One day it was the green and yellow of the incumbent president Muse Bihi’s party Kulmiye (Unity), another the orange of Wadani (National Party), or the dark green of the Social Justice Party. The self-proclaimed republic, which unilaterally declared independence from Somalia in 1991, is holding a direct election on Wednesday to choose a president. The vote comes amid high tensions in the Horn of Africa over a maritime deal between Somaliland and Ethiopia that has enraged Mogadishu, which rejects Hargeisa’s independence claim. Universal suffrage is a rarity in Somalia, where a complex clan-based indirect voting system has been in place for more than half a century. Bihi, who has led Somaliland since 2017, is facing challenges from Wadani’s Abdirahman Mohamed Abdullahi, also known as “Irro”, and Faysal Ali Warabe of the Social Justice Party. The multi-party system is the pride of Somaliland’s six million inhabitants, who believe their peaceful democratic norms should earn them the international recognition they have been seeking for 33 years. “There is no country in the world where people campaign like this,” says Abdisamad, a 34-year-old social worker. “Democracy is a habit here. “It’s much better than an American election,” he smiles, referring to the tense climate of the campaign in the United States that led to Donald Trump’s November 5 election victory. The campaign has often been heated — with the opposition for example accusing Bihi of dividing Somaliland — and the outcome between the incumbent and his main rival Abdullahi is up in the air. But in the streets and at the campaign rallies, the mood is more festive, with the crowds, mostly women and young people, shouting with joy. On Saturday, Hargeisa and other cities were filled with Bihi supporters waving umbrellas, flags and green and yellow caps, singing and dancing to the sound of the party’s anthems. The day before, the same streets were filled with the blaring horns of Wadani’s orange cars, buses and trucks and activists chanting “Muse out!” and “Wadani, victory, victory, victory!” Like the last three direct presidential elections since 2003, “we want this election to be peaceful,” says Anab Jamal Muhammad, an unemployed mother of nine, who says she will cast her ballot for Abdullahi. In a region of East Africa where elections often give rise to violence, many Somaliland voters say they want to show off their democratic model to the world, hoping it will help win the recognition of the international community. “Somaliland is a functional government, the people of Somaliland are democratic, they use direct democracy, they have held elections, elected their representatives, their presidents,” says Mahmoud Mohamed Hassan, a 38-year-old social sciences professor. Qaran News
  15. Riyadh (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga. Wafdiga Madaxweynaha ayaa halkaas uga qeyb galaya shirar degdeg ah oo ay yeelanayaan madaxda dalalka Islaamka iyo Carabta. Madaxda ayaa ka wadahadlaya colaadda iyo gumaadka ka dhanka ah dadka Falastiin iyo Lubnaan, gaar ahaan joojinta xasuuqa iyo sidii gurmad degdeg ah ay u heli lahaayeen dadka reer Qasa ee dhibaataysan. Shirarkaas oo ah kuwo xasaasi ah waxaa ka soo qeyb galaya madax iyo wufuud ka socota dowladaha xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka. Inta lagu guda jiro shirarkaas ayay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa waxay kulamo doceedyo la qaadan doona Madaxda, Boqorrada, Amiirrada iyo Hoggaamiyeyaasha Islaamka ee shirka ka soo qeyb-galaya. Dowladda Soomaaliya ayaa muhiimad gaar ah siineysa xoojinta xiriirka dalkeennu uu la leeyahay Caalamka Islaamka iyo Carabta. Sidoo kale Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa aad u difaacda qadiyadda dadka reer Falastiin, waxayna Soomaalidu ugu horeysaa muslimiinta u hiilisa dadkaas islaamka ah ee Israa’iil ay xasuuqeyso. The post Sawirro: Xasan Sheekh oo safar deg deg ah ugu baxay Sacuudi Carabiya + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  16. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Caawa ansixiyay magaabista Taliyaha cusub ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed kadib Shir deg deg ah oo ay yeesheen Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay in Shirkaasi deg deg ah lagu ansixiyay Taliyaha cusub ee Ciidamada Xoogga dalka S/Gaas Odowaa Yusuf Raage oo horay xilkan u soo qabtay. Qoraalka Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sidoo kale tilmaamay ansixinta magacaabista Taliye Odowaa Yuusuf ay soo jeedisay Wasaaradda Gaashaandhiga dalka si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Argagixisada ah. “Kulanka degdeg ah ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta” sida lagu sheegay qoraalka Xafiiska Ra’iisul wasaare Xamse. S/Gaas Odowaa ayaa xilka kala wareegaya Gen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin Caddoow oo la magacaabay 19 June 2023 islamarkaana xilkaasi kala wareegay Gen. Odowaaga hadda la magacabay. PUNTLAND POST The post Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkii Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo caawa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiis cusub. Golaha Wasiirrada ayaa caawa shirkooda deg degga ah ku ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Diiwaangalinta Mulkiilaha shirkadaha iyo Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Sacuudiga, kaas oo ku saabsan horumarinta arrimaha dhallinyarada iyo isboortiga. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulanka shir guddoomiyey, waxaana looga hadlay xaaladda amni ee dalka iyo dardargalinta howlaha Xukuumadda, sida lagu shaaciyey qoraal laga soo saaray shirkaas. Magacaabidda Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage waxay ka dhigan tahay in Xasan Sheekh uu soo wajahay culeys sababay inuu dib u raadiyo sarkaal uu horay xilka uga qaaday, taasi oo muujineysa inuu ku qasaaray xulashadiisii Taliyaha hadda laga bedelay hoggaaminta ciidanka xoogga. Jeneraal Odawaa ayaa lagu amaanaa xoreyntii wadanka mudadii uu Taliyaha xoogga ahaa, waxaana muuqata in shaqadii looga maarmi waayey, waxaana caawa mar kale loo magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhowr mar oo hore la xaqiijiyey in Jeneraal Odawaa uu ka codsaday inuu aqbalo in mar kale oo noqdo Taliyaha ciidanka xoogga dalka, balse waxaa jiray shuruudo uu la yimid, in kastoo aan hadda la shaacin waxa iska bedelay iyo waxa laga aqbalay shuruudahaas. Toddobaad ka hor ayay aheyd markii Taliyaha ciidanka dhulka loo magacaabay Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano Khaalid, kaasi oo mar soo noqday Taliyaha Sirdoonka Jubbaland, isla markaana ah sarkaal dhalinyaro ah oo kaalin ka qaadan kara howlgalka la qorsheynayo in mar kale dib boorka looga jafo ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta. The post Golaha Wasiirrada DF oo ansixiyey heshiis Soomaaliya ay la gashay Sacuudiga appeared first on Caasimada Online.
  18. K AQOsUCXfSInvWIYWccBFDo3dMxUMXOOSY_vLWI_1xNIjAa-jx3DZn5l3AUv-h3ln59mfzhj-8K2KbU_qvVK3VgNN Qaran News
  19. AQMOPI6LU3aIbPCB5PLK6Wby0KjAjxf2bgawWdFmGuwLwPvjSPR-X7X89Aa9lfwGkq_FgIa8C-xZc6KFFpScUErc Qaran News
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah. Magacaabidda Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage waxay ka dhigan tahay in Xasan Sheekh uu soo wajahay culeys sababay inuu dib u raadiyo sarkaal uu horay xilka uga qaaday, taasi oo muujineysa inuu ku qasaaray xulashadiisii Taliyaha hadda laga bedelay hoggaaminta ciidanka xoogga. Jeneraal Odawaa ayaa lagu amaanaa xoreyntii wadanka mudadii uu Taliyaha xoogga ahaa, waxaana muuqata in shaqadii looga maarmi waayey, waxaana caawa mar kale loo magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhowr mar oo hore la xaqiijiyey in Jeneraal Odawaa uu ka codsaday inuu aqbalo in mar kale oo noqdo Taliyaha ciidanka xoogga dalka, balse waxaa jiray shuruudo uu la yimid, in kastoo aan hadda la shaacin waxa iska bedelay iyo waxa laga aqbalay shuruudahaas. Toddobaad ka hor ayay aheyd markii Taliyaha ciidanka dhulka loo magacaabay Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar oo loo yaqaano Khaalid, kaasi oo mar soo noqday Taliyaha Sirdoonka Jubbaland, isla markaana ah sarkaal dhalinyaro ah oo kaalin ka qaadan kara howlgalka la qorsheynayo in mar kale dib boorka looga jafo ee dalka looga xoreynayo Khawaarijta. The post Jeneraal Odawaa Yuusuf oo mar kale loo magacaabay taliyaha ciidanka xoogga appeared first on Caasimada Online.
  21. AQOgmiITbhZWFAyLbf8aFB7x1BOn8-lrIYiqmvk9YJFc_V9bgIQ1BuuNrsiH98sw-qyJNW5tDhvcH7Ou7Rn21cJE Qaran News
  22. Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa mar kale loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka, waxaana magacaabistii meel mariyay golaha wasiirrada. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage. Magacaabista Janaraalka 5-ta sano soo hoggaaminayay ciidanka, ku dhawad 20-ka sanona ka tirsanaa militariga ayaa lagu macneeyay in looga maarmi waayay dardargelinta difaaca dalka iyo la dagaallanka Alshabaab. Source: goobjoog.com
  23. AQOYQhf-q8Ni1bils0UV9S8lrDUrseALa0ieI0uE-fBvDGkPp2y-hUa4cxcu_58x2FwmZ8nGqOxywWrrW-aNxBdh Qaran News
  24. The Amhara-Ethiopian communities organized a large rally on Saturday in Frankfurt, Germany, to raise awareness about the ongoing killings of ethnic Amharas, which ethnic Amhara activists have described as genocide. Source: Hiiraan Online
  25. Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay waxyeellada ka dhalatay dagaal xooggan oo saaka hiirtii hore deegaanka Masagawaa ee gobolka Galguduud ku dhex maray ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa mawacislayda iyo dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay laba jeer soo weerareen deegaanka Masagawaa, balse ciidanka xoogga iyo dadka deegaanku ay si adag isaga difaaceen, khasaare lixaad lehna gaarsiiyeen. Afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamadu ay dileen 8 xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab, sidoo kalena 14 kale ay dhaawaceen, balse ma sheegin waxyeello soo gaartay ciidanka iyo dadka deegaanka. Dagaalka saaka ka dhacay deegaanka Masagawaa ee gobolka Galguduud ayaa lagu tilmaamay mid kamida weeraradii ugu xoogganaa ee kooxda Alshabaab ay qaadaan waayadan, balse ciidanka xoogga dalka iyo kuwa macawislayda ayaa si adag isaga difaacay, kana hor istaagay inay magaalada qabsadaan sida saraakiishu ay sheegeen. Source: goobjoog.com