-
Content Count
211,082 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay ceyriyay wasiirkiisii gaanshaandhigga Yoav Gallant, tallaabadaas oo dad badan yaab ku noqotay, xilli Israel ay ku jirto dagaal dhinacyo badan leh guud ahaan gobolka. Go’aanka xil ka qaadista Gallant ayaa markiiba ka kiciyay gudaha Israel dibadbaxyo, gaar ahaan bartamaha Tel Aviv oo uu ka dhacay bannaanbixii ugu weynaa. Netanyahu iyo Gallant ayaa si aad ah ugu kala aragti duwanaa dagaalka Gaza. Hase yeeshee, Netanyahu ayaa eryidda wasiirka awoodda lahaa ku aadiyey Talaadadi shalay oo ay indhaha caalamka ku jiheysnaayeen doorashada muhiimka ah ee madaxtinimada Mareykanka. Israel Katz, oo ahaa wasiirka arrimaha dibadda, kana mid ah dadka sida aadka ah daacadda ugu ah Netanyahu ayaa lagu baddalay Gallant. Katz ayaa u mahad-celiyay Netanyahu isla markaana ballan qaaday in uu hoggaamin doono dagaalka ka dhanka ah “cadawga Israel.” Source
-
Mogadishu (HOL) — The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) has been acknowledged for making strides in transforming the aviation landscape by training the next generation of Somali aviation professionals. Source: Hiiraan Online
-
Riyadh (Caasimada Online) – Maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran dalka Sacuudiga kuna xukuman dil ayaa dalbanaya in xukunka laga khafiifiyo, iyagoo loo heysto inay dalkaasi soo geliyeen daroogo. Maxaabiistan oo xilliyo kala duwan la qabtay ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 50 qof. Ehellada maxaabiistan oo dhalinyaro u badan oo qaarkood BBC la hadlay ayaa sheegay in markoodii hore ay dalkaasi u tageen inay ka shaqeystaan. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiweli oo ay ilmo adeer dhow yihiin mid ka mid ah maxaabiista ayaa sheegay in maxaabiistan oo tahriib ku galay dalkaas siina maray Yemen lagu khiyaamay inay daroogo geliyaan Sacudiga. “Maaddaama dadkan ay duruufo ku xeeran yihiin, waxaa dhacda in lagu baraarujiyo inay daroogo u badan kaniini iyo xashiish ay geeyaan Sacuudiga. Waxaa lagu yiraahdaa haddii aad intaas oo kiilo oo daroogo ah Sacuudiga ii geliso intaas oo lacag ah ayaa lagu siinayaa,” ayuu yiri. Ninka ay Cabdiraxmaan ehelka yihiin ayaa la qabtay intii u dhaxeysay sanadihii 2018 iyo 2019 markaas oo xabsi la dhigay. Qaar ka mid ah dadka dembiyadan oo kale lagu helay ayaa cafis loo fidiyay amaba xukunka loo beddelay, balse isaga iyo dhalinyaro kale oo gaareysa 45 qof aa feylashooda waxba laga beddelin. Dalka Sacuudiga ayaa dadka gala dembiyada ay ka midka tahay daroogada waxaa lagu xukumaa xabsiyo muddo dheer amaba dil qoor-goyn ah. Heerka dilalka dalka Sacuudiga ayaa laba laabmay tan iyo sanadkii 2015 -sida laga soo xigtay warbixin xuquuqda aadanaha oo sanadkii lasoo dhaafay soo baxday – waana sanadkii Boqor Salmaan iyo wiilkiisa Maxamed bin Salmaan ay xukunka qabteen. Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay bishii September ee sanadkan waxay ku sheegtay in dowladda Sacuudiga ay xukun dil ah ku fulisay in ka badan 198 qof sanadkan 2024 keliya. Inkastoo marar badan uu Sacuudigu ballan-qaaday yareynta adeegsiga xukunka dilka, ayaa haddana ay sii kordhiyeen, sida ay sheegtay hay’adda. Fulinta xukunka dilka ee dembiyada la xiriira daroogada ayaa kordhay sanadkan, iyadoo celcelis ahaan uu dalkaasi dil ku fuliyo hal qof labadii maalmoodba, sida ku xusan warbixinta hay’adda. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in dhalinyaradan Soomaalida ah lala qabtay kuwo u dhashay dalalka Yemen iyo Itoobiya, kuwaas oo sida uu sheegay qaarkood xukunka dilka ah lagu fuliyay. “Markii xukunka dilka lagu fuliyay dhalinyaradii lala xukumay ayay cabsi gashay dhalinyaradan oo ay qeylo bilaabeen,” ayuu yiri. Wuxuu sheegay “inay la xiriireen dowladda Soomaaliya balse aan arrinkooda wax laga qaban.” Ehelka ayaa dalbanaya in dhalinyaradan laga khafiifiyo xukunka isla markaana loogu beddelo xabsi. Qunsuliyadda Soomaaliya ee magaalada Jeddah ayaa xaqiijisay in ay jiraan Soomail ku xiran meel u dhow xuduudda Sacuudiga iyo Yemen. Qunsulka Soomaaliya ee magaalada Jeddah Axmed Maxamuud Diiriye (Macaruuf) ayaa sheegay inay ka war hayaan maxaabiistaas oo tiradooda uu ku qiyaasay 45 – 50, ayna maalmo ka hor ugu tageen halka ay ku xiran yihiin. Wuxuu intaa ku daray in lagu qabtay ayagoo Sacuudiga soo gelinaya xaddi badan oo daroogo ah, sida uu dhigayo sharciga Sacuudigana lagu xukumay dil, laakinse aan lagu fulinin dilka maadaama dawladda Soomaaliya ay arrinta soo fara gelisay oo ay kala hadashay mas’uuliyiinta sacuudiga, kuwaasoo tixgelin siiyey codsiga dawladda Soomaaliya. “Waxaan u sheegnay sacuudiga in dadkaas Soomaalida ah ee la qabtay ayagoo dalka daroogo soo galinaya ay isugu jireen kuwo aan ogsoonayn dambiga ay mutaysan karaan oo jahli uu u geeyey iyo qaar lagu khasbay in ay daroogada qaadaan, sidaa darteedna waxaan dawladda Sacuudiga ka codsannay in dilka loogu beddelo xabsi” ayuu yiri qusulka Soomaaliya ee Jeddah, Macaruuf. Wuxuu kaloo qunsulku sheegay in wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya uu arrinta kala hadlay dawladda Sacuudiga, ayadoo dhawaanna la filayo in wasiirka garsoorka ee Soomaaliya uu kiiska maxaabiistaas kala hadlo dhigiisa Sacuudiga. Caadi ahaan, qoor-goynta ayaa ahayd habka ugu badan ee xukunka dilka loo fuliyo Sacuudi Carabiya – dilalka ayaa ka dhaca meelo fagaare ah – iyadoo magacyada kuwa xukunka lagu fuliyay, iyo dembiyada ay galeen, lagu daabaco baraha internet-ka ee dowladda. Guud ahaan dunida, 106 dal ayaa meesha ka saaray xukunka dilka ee dhammaanba dembiyada, balse weli dalal badan oo Soomaaliya ay ka mid tahay ayuu ka jiraan xukunka dilka. Isha: BBC The post DF oo qaaday tallaabo la xiriirta dad Soomaali ah oo Sacuudiga uu dil ku xukumay appeared first on Caasimada Online.
-
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa shaqadii ka ceyriyay wasiirkiisii Difaaca, Yoav Gallant, sida laga soo xigtay xafiiska Netanyahu. Israel Katz, oo ahaa wasiirka arrimaha dibadda, kana mid ah dadka sida aadka ah daacadda ugu ah Netanyahu ayaa lagu baddalay Gallant. Go’aanka xil ka qaadista Gallant ayaa markiiba ka kiciyay gudaha Israel dibadbaxyo, gaar ahaan bartamaha Tel Aviv oo uu ka dhacay bannaanbixii ugu weynaa. Netanyahu ayaa eryidda wasiirkiisi difaaca ku aadiyey wakhti xasaasi ah oo ay indhaha caalamka ku jiheysnaayeen doorashada muhiimka ah ee madaxtinimada Mareykanka. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo xilkii ka ceyriyay Wasiirkii difaaca Israa’iil appeared first on Puntland Post.
-
Tel Aviv (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay ceyriyay wasiirkiisii gaanshaandhigga Yoav Gallant, tallaabadaas oo dad badan yaab ku noqotay, xilli Israel ay ku jirto dagaal dhinacyo badan leh guud ahaan gobolka. Go’aanka xil ka qaadista Gallant ayaa markiiba ka kiciyay gudaha Israel dibadbaxyo, gaar ahaan bartamaha Tel Aviv oo uu ka dhacay bannaanbixii ugu weynaa. Netanyahu iyo Gallant ayaa si aad ah ugu kala aragti duwanaa dagaalka Gaza. Hase yeeshee, Netanyahu ayaa eryidda wasiirka awoodda lahaa ku aadiyey Talaadadi shalay oo ay indhaha caalamka ku jiheysnaayeen doorashada muhiimka ah ee madaxtinimada Mareykanka. Israel Katz, oo ahaa wasiirka arrimaha dibadda, kana mid ah dadka sida aadka ah daacadda ugu ah Netanyahu ayaa lagu baddalay Gallant. Katz ayaa u mahad-celiyay Netanyahu isla markaana ballan qaaday in uu hoggaamin doono dagaalka ka dhanka ah “cadawga Israel.” Dhinaca kale, saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Israel ku bartilmaameedsadeen waqooyiga Gaza shalay. Dadka la dilay ayaa la xaqiijiyay in ay ku jireen dumar iyo carruur, iyada oo inta badan dadka ku go’doonsan dhinaca waqooyi ee Gaza aysan heysan wax ay cunaan kaddib todobaadyo ay halkaasi go’doon ku hayaan ciidamada Israel oo sheegay in ay ka wadaan howlgallo millatari. Israel waxay sheegtay in dhinaca waqooyiga shishe ee Gaza ay tan iyo bishi hore ku beegsanayeen dagaalyahanno ka tirsan Xamaas oo halkaasi isku urursaday. Meelaha la duqeeyay ayaa waxaa ka mid ah guryo ay ku noolaayeen dad isugu jiray qaxooti iyo barakac oo ku yaalla deegaanka Beyt Laaxiya oo u dhaw xadka Israel, sida uu xaqiijiyay agaasimaha isbitaalka Kamal Cudwan oo isugana todobaadsan ay duqeeyeen ciidamada Israel. Tobnaan kun oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza tan iyo bishi October ee sannadki hore, markaas oo uu billaabatay colaadda hadda taagan. Isha: VOA The post Benjamin NETANYAHU oo eryay wasiirkiisii difaaca appeared first on Caasimada Online.
-
Confederations Dissolve. Washington Errs When It Ignores Reality: Both Somaliland and South Yemen say they want independence. In both cases, their independence would benefit U.S. national security yet, in both cases, the State Department rejects recognition, essentially arguing once in a marriage a country must remain wed no matter how abuse its partner becomes. The State Department explains that it recognizes existing borders and that allowing states to fracture could set precedents and unleash chaos. To some extent that is true, especially in states facing secession movements without precedent as independent states. Nigeria, Ethiopia, Pakistan, the Democratic Republic of Congo and even Russia and China could all theoretically collapse into constituent units. The problem comes when the State Department confuses these cases with confederated states seeking to revert to their previous status. Whereas the United State once blessed their disunion to the benefit of both freedom and security, today the State Department does the opposite, often achieving results inimical to both freedom and U.S. strategic interests. Consider the history of dissolution: In 1958, Egypt briefly united with Syria to former the United Arab Republic. After his successful nationalization of the Suez Canal, Egyptian President Gamal Abdel Nasser was an outsized figured in the Arab world. He had numerous supporters in Syria, a state both Nasser and the West feared could fall to communism. Syrians expected they would be equal partners in the new Republic, but Nasser had other ideas. Egypt was bigger and, in Nasser’s view, more important and so had every right to dominate the union. By 1961, the marriage was over. After a coup d’état in Syria, Syria dissolved the union. The Hashemite Arab Federation, a monarchist block that formed in reaction to the United Arab Republic and briefly united Jordan and Iraq lasted less than six months, dissolving when revolutionaries overthrew the Iraqi monarchy in 1958. President Richard Nixon and his National Security Advisor Henry Kissinger masterminded the secret diplomacy that led Washington to recognize the People’s Republic of China. While Kissinger and President Jimmy Carter may have been fine throwing Taiwan under the bus, Congress was not. Rhetoric of “One China” or not, the United States supports Taiwan and its right to exist as a separate entity outside Chinese Communist control. In Africa, colonial powers drew borders with little regard to the ethnic and linguistic topography. In December 1950, the United States supported federation between Ethiopia and Eritrea. Again, it was not a happy union and, in 1991, Eritrea regained its independence, against with U.S. support. Among the most bizarre borders in Africa are those of The Gambia, a former British colony that spans both banks of the Gambia River as it runs through the former French colony Senegal. Gambia is only 31 miles at its widest, while its Atlantic coast is 50 miles long, the third shortest in Africa. A popular but apocryphal story suggests the British marked the borders by firing cannonballs from the river, drawing the border where they landed. In reality, the British and French drew the borders at a slightly greater range in the last decade of the 19th century. The Gambia’s economy revolved around its river. What was Gambia’s gain was Senegal’s loss, though, as international borders essentially cut the country in half, handicapping cohesion and economy. In 1981, the two countries agreed to confederate, joining militaries, economy, and currency and inaugurated the Senegambia Confederation early the next year. A Senegalese would always be president, and a Gambian his vice president. In practice, it never worked. One hundred and fifty years of different colonial influences and created schisms too great to overcome. Distrust grew over economic stewardship and, in 1989, Gambia sued to dissolve the union. Facing separate tension with Mauritania, Senegalese President Abdou Diouf agreed to let Gambia revert to its former independent status. President Joe Biden delivers remarks regarding unifying the nation after the attempted assassination of former President Trump, Sunday, July 14, 2024, in the Oval Office. (Official White House Photo by Adam Schultz)President Joe Biden delivers remarks regarding unifying the nation after the attempted assassination of former President Trump, Sunday, July 14, 2024, in the Oval Office. (Official White House Photo by Adam Schultz) Confederations Dissolve. Washington Errs When It Ignores Reality: Both Somaliland and South Yemen say they want independence. In both cases, their independence would benefit U.S. national security yet, in both cases, the State Department rejects recognition, essentially arguing once in a marriage a country must remain wed no matter how abuse its partner becomes. The State Department explains that it recognizes existing borders and that allowing states to fracture could set precedents and unleash chaos. To some extent that is true, especially in states facing secession movements without precedent as independent states. Nigeria, Ethiopia, Pakistan, the Democratic Republic of Congo and even Russia and China could all theoretically collapse into constituent units. The problem comes when the State Department confuses these cases with confederated states seeking to revert to their previous status. Whereas the United State once blessed their disunion to the benefit of both freedom and security, today the State Department does the opposite, often achieving results inimical to both freedom and U.S. strategic interests. Consider the history of dissolution: In 1958, Egypt briefly united with Syria to former the United Arab Republic. After his successful nationalization of the Suez Canal, Egyptian President Gamal Abdel Nasser was an outsized figured in the Arab world. He had numerous supporters in Syria, a state both Nasser and the West feared could fall to communism. Syrians expected they would be equal partners in the new Republic, but Nasser had other ideas. Egypt was bigger and, in Nasser’s view, more important and so had every right to dominate the union. By 1961, the marriage was over. After a coup d’état in Syria, Syria dissolved the union. The Hashemite Arab Federation, a monarchist block that formed in reaction to the United Arab Republic and briefly united Jordan and Iraq lasted less than six months, dissolving when revolutionaries overthrew the Iraqi monarchy in 1958. President Richard Nixon and his National Security Advisor Henry Kissinger masterminded the secret diplomacy that led Washington to recognize the People’s Republic of China. While Kissinger and President Jimmy Carter may have been fine throwing Taiwan under the bus, Congress was not. Rhetoric of “One China” or not, the United States supports Taiwan and its right to exist as a separate entity outside Chinese Communist control. In Africa, colonial powers drew borders with little regard to the ethnic and linguistic topography. In December 1950, the United States supported federation between Ethiopia and Eritrea. Again, it was not a happy union and, in 1991, Eritrea regained its independence, against with U.S. support. Among the most bizarre borders in Africa are those of The Gambia, a former British colony that spans both banks of the Gambia River as it runs through the former French colony Senegal. Gambia is only 31 miles at its widest, while its Atlantic coast is 50 miles long, the third shortest in Africa. A popular but apocryphal story suggests the British marked the borders by firing cannonballs from the river, drawing the border where they landed. In reality, the British and French drew the borders at a slightly greater range in the last decade of the 19th century. The Gambia’s economy revolved around its river. What was Gambia’s gain was Senegal’s loss, though, as international borders essentially cut the country in half, handicapping cohesion and economy. In 1981, the two countries agreed to confederate, joining militaries, economy, and currency and inaugurated the Senegambia Confederation early the next year. A Senegalese would always be president, and a Gambian his vice president. In practice, it never worked. One hundred and fifty years of different colonial influences and created schisms too great to overcome. Distrust grew over economic stewardship and, in 1989, Gambia sued to dissolve the union. Facing separate tension with Mauritania, Senegalese President Abdou Diouf agreed to let Gambia revert to its former independent status. Revcontent Takes Father to Nursing Home, Sells House, and Returns to a Shocking Discovery cleverst 12x More Efficient Than Solar Panels? Prepper’s Invention Takes Country by Storm Solar Switch The end of the Cold War unleashed a cascade of dissolution of forced marriages. East Timor won its independence after near a quarter century in a union with Indonesia imposed at the point of the gun after Portugal abandoned its former colony. As the Soviet Union collapsed into its constituent republics, President George H.W. Bush urged Ukraine to reconsider secession in what became known as the “Chicken Kiev” speech. Ukrainians and other Soviet peoples ignored him. More people won their freedom in 1991 than in any other year, a record that will likely stand until the People’s Republic of China collapses. The United States did not stand in the way of Czechoslovakia’s divorce and established warm relations with both the Czech Republic and Slovakia. At the same time, the American military actually fought for the right of Yugoslavia’s constituent republics to regain independence. More recently, President Barack Obama disapproved of the United Kingdom’s “Brexit” vote to leave the European Union, but neither he nor Donald Trump obstructed the British public’s democratic rights to do so. Israel makes no secret that it considers West Bank Palestinians to be outside Israel proper, rather than a federal component of a unitary state. Still, a core belief in Washington in favor of a “two-state solution” is consistent with U.S. support for unraveling ties between peoples forced together by forces beyond their control. Given its long history of accepting the dissolution of unhappy unions, the United States’ refusal today to recognize both Somaliland and South Yemen is an anomaly. The State Department previously recognized both countries. Secretary of State Charles Herter congratulated Somaliland upon its independence in 1960 and the State Department formally recognized South Yemen in 1967. Both countries entered unions with their neighbors. Somaliland joined with former Italian colonial possessions to form Somalia, and North and South Yemen merged after the fall of the Soviet Union. Both were unhappy unions. Somali dictator Siad Barre waged a campaign of genocide against the Isaaqs, the predominant clan in Somaliland, and longtime Yemeni dictator Ali Abdullah Saleh sought to marginalize South Yemenis in his own quest for dominance. Today, both Somaliland and South Yemen outperform the governments the United States recognizes. Somalia is the world’s most corrupt country and a haven for Islamist extremism whose government has sold out its national interests and natural resources for Chinese and Turkish cash. Somaliland, in contrast, is a stable democracy allied with Taiwan that denies its territory to terrorists, pirates, and weapons smugglers. While the Houthis consolidate control over much of northern Yemen, the Southern Transitional Council’s rule in South Yemen remains the country’s only functioning government and is the custodian of Yemen’s only safe, and secure region. There are few drawbacks to recognizing the will of Somalilanders and Southern Yemenis, directly or after an internationally monitored plebiscite. Unlike other secessionist movements, both Somaliland and South Yemen have defined borders recognized by the United States upon their independence. The security both countries could provide in an unstable area would be invaluable to freedom of navigation for independent shipping and countering the consolidation of Iranian influence in Yemen and Chinese and Turkish influence in Somalia. U.S. diplomats often cite precedent to justify ignoring Somaliland and South Yemeni aspirations. Ironically, it seems it is the State Department itself that does not understand precedent. About the Author: Dr. Michael Rubin Michael Rubin is a senior fellow at the American Enterprise Institute and director of policy analysis at the Middle East Forum. A former Pentagon official, Dr. Rubin has lived in post-revolution Iran, Yemen, and pre-and postwar Iraq. He also spent time with the Taliban before 9/11. For over a decade, he taught classes at sea about the Horn of Africa and Middle East conflicts, culture, and terrorism to deployed US Navy and Marine units. Dr. Rubin is the author, coauthor, and coeditor of several books exploring diplomacy, Iranian history, Arab culture, Kurdish studies, and Shi’ite politics. The opinions and views expressed are his own. NationalSecurityJournal Qaran News
-
Mogadishu (HOL) — The United States has forgiven $1.14 billion in debt owed by Somalia, providing a boost as it works to stabilize its economy and rebuild essential public services. US Ambassador to Somalia Richard Riley announced the debt relief in Mogadishu, describing it as a clear sign of America's commitment to Somalia's future. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — The United States has forgiven $1.14 billion in debt owed by Somalia, providing a boost as it works to stabilize its economy and rebuild essential public services. US Ambassador to Somalia Richard Riley announced the debt relief in Mogadishu, describing it as a clear sign of America's commitment to Somalia's future. Source: Hiiraan Online
-
Gudoomiye Kuxigeenka KDQ Axmed Cismaan Xasan iyo Komishineer Siciid Maxamed Cisnmaan ayaa waxay maanta booqdeen Fadhiisamada Ciidamada Qaranka JSL ee Degmada Oog, waxayna kulan la yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka JSL. Waxa kale oo ay waftigu kulan la qaateen laamaha Amniga ee Gobolka Saraar, waxay labada dhinac kulanka kaga wada hadleen hawlaha amniga doorashada Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa joogsatay toogashadii ay fuli jireen maxkamadaha dalka, markii la xukumo dambiilaha, hal sabab darteed, waxaana arrintaan baaritaan ku sameysay Caasimada Online. Dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay waxaa joogsaday fulinta kiisaskii dilka ahaa ee maxkamadaha dalka ay ku fuliyeen dambiilayaasha lagu xukumo in la qosaaso, si looga oofiyo dunuubta ay galeen. Ragga xabsiyada ku jira ee lagu xukumay in tiirka la geeyo, balse la waayey meel lagu toogto waxaa ka mid ah, Taliyihii Booliska Degmada Heliwaa Cabdifitaax Qoslaaye iyo Qoonr oo askartiisa ka tirsanaa oo qaab bahalnimo ah u dilay ganacsade Abuukar Kaabax oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo nolol wanaagsan ku heystay Muqdisho. Sidoo kale waxaa kamid ah Sayid-cali Macalin Daa’uud oo lagu helay inuu xaaskiisii gubay oo dilay iyo tobanaan Shabaab ah oo dad badan laayey, dilna lagu xukumay. Sida ay ogaatay Caasimada Online, arrintaan waxaa sabab u ah in la waayey goob lagu toogto, laguna aaso, xugmanayaasha ku jira xabsiyada Muqdisho ee geystay dilalka iyo dunuubta bareerka ah. Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay dhulkii Iskuul Buluusiya ee xeebta degmada Xamarjajab, halkaas oo tiirka toogashada iyo qabuuraha lagu aaso meydadka ay ku yaaleen. Dowladda ayaa derbi ku wareejisay dhulkaas, kana soo fogtay dadkii ku aasnaa, in kastoo aan dhulkaas weli laga faa’iideysan, hadana waxaa caqabad adag kala kulmay maxkamadaha dalka oo dembiilayaal badan ay xabsiyada ugu jiraan. Saraakiil ka tirsan maxkamadaha dalka ayaa Caasimada Online u sheegay in ilaa madaxweyne Xasan Sheekh, maamulka gobolka Banaadir iyo hey’adaha kale ee dowladda ay kala hadleen, balse ilaa hadda aan la helin dhul u diyaarsan ama loo diyaariyey in lagu fuliyo xukunada dilka ah. Maxkamadda Ciidamada ayaan ogaanay inay codsatay in la siiyo qeyb kamid ah fagaarihii toogashada ee dowladdu la wareegtay, balse waa laga diiday, waxaana la waayey dhul kale oo amaan ah oo lagu toogto dembiilayaasha, laguna aaso meydkooda. Waxaa la go’aansaday in dambiilayaasha xabsiyada lagu sii hayo ilaa inta laga helayo goob munaasab ah oo lagu toogto, taasina waa khatar kale, maadaama xubnaha qaar ay suurtagal tahay inay xabsiyada ka baxsadaan ama dad kale dilaan oo dagaalamaan, sida marar horaba dhacday. The post Xog: Toogashadii ay Maxkamadaha Muqdisho fuli jireen oo arrin yaab leh u joogsatay appeared first on Caasimada Online.
-
Brussels (Caasimada Online) – Waxaa si habsami leh magaalada Brussels uga biloowday dhagaysiga baarlamaanka Yurub ee ansixinta ee Golaha Maamulka ee Midoowga Yurub, kuwaas oo shanta sano ee soo socota majaraha u hayn doona siyaasadda Yurub. Xoghayeyaasha kala duwan ayaa mid mid u hor imanaya guddiyada baarlamaanka Yurub , iyaga oo marka hore jeedinaya qorshahooda waxqabad ee shanta sano, kadibna ka jawaanaya suaalo ay xildhibaanada weeydiinayaan. Waxaan goobjoog ka ahayn ansixinta Mudane Micheal McGarth oo ah xoghayaha magacaaban ee Dimoqoraadiyadda , Caddaaladda iyo Sharciga . Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu jeediyay ayuu sheegay in qorshihiisa ay saldhig u noqon doonaan illaalinta dhammaan xoriyadaha, oo ay ku jirto tan saxaafadda , la dagaalanka dambiyada iyo illaalinta danaha shacabka Yurub ee dhanka badeeco iibsiga, gaar ahaan in ay helaan badeeco bad qabka, lagana hortago dhammaan badeecooyinka banaanka ka imanaya ee aysan tayadooda fiicnayn. Waxa kale oo uu ka hadlay isticmaalka internetka iyo Baraha Bulshada , oo uu sheegay in sharciyo laga soo saarayo si hoos loogu dhigo halista ay da’ yarta kala kulmaan. Waxa uu sheegay in la dabogeli doono dadka caanka ah ee badeeco ama waxyaabo aan badqabkooda la hubin dadka ku dhiirogaliya in ay iibsadaan. Dalalka Midoowga Yurub ka tirsan ayuu sheegay in lacagaha la siinayo lagu xirayo shuruud ah u hoggaansanaanta sharciga iyo kala dambeynta, isaga oo farta ku fiiqay dalalka qaxootiga ula dhaqma sida xun ama ka gaabiya waajibaadkooda ka saaran dadka soogalootiga ah. Markii uu soo dhamaaday fadhigii baarlamaanka, ayuu Mudane McGarth warbaahinta kula hadlay banaanka , wuxuuna sheegay in uu rejo fiican ka qabo in la ansixiyo. Midoowga Yurub ayaa leh 27 xoghaye, 8 madaxweyne ku xigeen iyo madaxweynaha oo gaar loo doorto. Marka mid mid ay guddiyada u ansixiyaan, ayaa haddame iyaga oo isku duuban uu baarlamaanka wadajir u ansixinayaa. Waa galaha ugu sareeya Yurub ee gaara go’aanada waaweyn, islamarkaasna u xilsaaran fulinta xeerarka iyo qaraarada baarlamaanka Yurub uu soo saaro. Waxay saamayn toos ah ku leeyihiin siyaasadda , dhaqaalaha iyo amniga dunida oo dhan. Mudane McGarth ayaa muddo 17 sano ah kasoo mid ahaa baarlamaanka Ireland, isaga oo mar noqday wasiirka maaliyadda, wuxuuna sheegay in qibradiisa shaqo ay ka caawin doonto gudashada xilka. The post Sawirro: Ansixinta Golaha Maamulka Midowga Yurub oo ka socota xarnta Brussels appeared first on Caasimada Online.
-
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan $1 Bilyan oo Dollar Mareykanka ah. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley ayaa si wadajir ah heshiiskaan ugu kala saxiixday xarunta Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Saxiixa heshiiska kaddib, waxaa Warbaahinta si wadajir ah ula hadlay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka dowaldda Mareykanka ee Soomaaliya,isagoo sheegay in heshiiskaan uu yahay mid taariikhi ah, oo Soomaaliya fursad muhiim ah siinaya. ” Wadarta guud ee deynta dowladda Mareykanka ay maanta Soomaaliya ka cafisay ayaa ah, $1 billion (1 bilyan oo doollar Mareykanka ah”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Wasiir Biixi Imaan Cige ayaa uga mahadceliyay dowladda Mareykanka iyo Shacabka Mareykanka taageerada muhiimka ah ay siiyaan Soomaaliya ee dhanka horumarinta dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda dalka. The post Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka cafisay deyn ka badan $1bilyan oo Dollar appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) –Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan $1 Bilyan oo Dollarka Mareykanka ah. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley ayaa si wadajir ah heshiiskaan ugu kala saxiixday xarunta Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Heshiiskaan taariikhiga ah ee Dowladda Mareykanka uga caafisay Soomaaliya Deymihii ay ku lehayd ayaa daba socda, kadib markii bishii March ay Soomaaliya ka cafiyeen Deymihii lagu lahaa Soomaaliya dalalka Naaadiga Paris club, Ruushka, iyo dalalka kale oo badan. Arrintaan ayaa sidoo kale qeyb ka ah dadaaladii hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya ee in muddo ah Dowladda Federaalka Soomaaliya soo wadday. Saxiixa heshiiska kadib, waxaa Warbaahinta si wadajir ah ula hadlay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowaldda Mareykanka ee Soomaaliya, iyagoo sheegay in heshiiskaan uu yahay mid taariikhi ah, oo Soomaaliya fursad muhiim ah siinaya. “Waxa aan maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay dhammaystirka heshiiska Deyn Cafinta ee Dowladda Mareykanka isaga oo uu i weheliyo Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley. Wadarta guud ee deynta Dowladda Mareykanka ay maanta Soomaaliya ka cafisay ayaa ah, $1 billion (1 bilyan) oo doollarka Mareykanka ah” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka iyo Shacabka Mareykanka taageerada muhiimka ah ay siiyaan Soomaaliya ee dhanka horumarinta dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda dalka. The post Mareykanka oo Bilyan doolar ka cafiyey Somalia, xogta heshiis ka dhacay Xalane (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
-
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa ku dhawaaqday in Ruushka uu carqaladeynayo doorashada Mareykanka ee maanta dadweynaha ay codkooda ka dhiibanayaan. Warbixin ka soo baxday hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu sheegay in uu Ruushka yahay khatarta ugu weyn ee doorashada Mareykanka ay la kulmayso. Dhinaca kale, Maamulka gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in kooxaha weerarrada internetka fuliya ee Ruushka ay istaajiyeen nidaamka ay dad weynaha codka kaga dhiibanayeen doorashada. Markii u horreysay ee Trump uu madaxweyne noqday doorashadii 2016-kii, waxaa lagu eedeyay Ruushka in uu gacan ku siiyay sidii uu Trump u guuleysan lahaa , baaritaannada doorashadaa ayaa ah mid illaa hadda socota. PUNTLAND POST The post Hay’adda CIA oo ku dhawaaqday in Ruushku uu carqaladeynayo doorashada Maraykanka appeared first on Puntland Post.
-
Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan Hal Bilyan oo Dollar,sheshiiskaas oo ay saxiixeen Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mr. Richard H. Riley iyo Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige. Heshiiska la saxiixay ayaa dhigaya in Dowladda Mareykanka ay Buugeeda deymaha ka tirtirtay lacag dhan $1.140 Bilyan Doolar lagu lahaa Dowaldda Soomaaliya 30-kii Sano ee la soo dhaafay, heshiis kaan ayaa yimid kadib markii Dowladda Soomaaliya ay ku guulaysatay hagaajinta nidaamka Maaliyadda dalka oo horseeday in dhammaan deymihii Adduunku kulahaa lagu dhawaaqay cafintooda dabayaaqadii sanadkii 2023-ka. Saxiixa heshiiska kadib, waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Dowaldda Mareykanka ee Soomaaliya, Wasiir Biixi Imaan Cige oo ku hormaray hadal jeedinta ayaa mahadcelin kadib, waxa uu sheegay ‘in manta ay tahay maalin taariikhi ah oo muujinaysa miro-dhalka halgankii Dowladda ee dib-u-habeynta Maaliyadda,sidoo kalena rajo ka sukoow waxa uu tilmaamay in talaabadani ay biloow u tahay fursad cusub oo uu helayo mustaqbalka dhaqalaha Soomaaliya. Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley ayaa ammaanay doorka muuqda ee Wadiirka Maaliyadda iyo kooxda la shaqeysa ay ku lahaayeen dhameystirka geeddigaan ay Dowaldda Mareykanka uga cafisay Dowladda Soomaaliya dhammaan daymihii ay ku laheyd. Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta saanad milatari oo leh noocyo duwan kala wareegtay Ururka Midowga Yurub, kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi oo la wareegay saanaddan ayaa faah-faahin ka bixiyay, wuxuuna sheegay inay ka kooban tahay dhowr nooc, sida gaadiidka xamuulka ee ay adeegsadaan ciidamada qalabka sida. Agabka milatari ee ay maanta dowladda la wareegtay waxaa kale oo kamid ah qalabka ka hortegga miinooyinka iyo kuwo caafimaad oo loogu talagalay ciidamada Xoogga dalka. “Halkan waxaan maanta kula wareegeynaa qalab muhiim u ah ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay ku jiraan gaadiidka waa wayn ee xamuulka qaada, sidoo kale ay ku jiraan qalabkii caafimaadka oo dagaallada lagu galayay” ayuu yiri Wasiir Cumar Cali Cabdi. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaa kale oo alaabta aan la wareegnay ku jiro qalabka miinooyinka, intaan waa kasii badan qalabka laakiin waa tusaale inta aan soo bandhigtay”. Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga oo hadalkiisa sii wata ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay taageerada ay marweliba la garab taagan yihiin ciidamada Soomaaliya. “EU-da sida aad ogtihiin Soomaaliya wax badan ayay garab siisay haddii ay ahaan lahayd tababarrada ciidamada iyo qalabeyntooda, waana uga mahadcelineynaa” ayuu ku daray. Muddooyinkii lasoo dhaafay dowladda Soomaaliya ayaa heleysay kaalmo milatari oo caalami ah, waxaana dhawaan ay la wareegtay markab hub siday oo ay usoo dirtay Masar. Dhammaan tallaabooyinka ayaa kusoo beegmaya, kadib qaadistii cunaqabateynta hubka ee muddada dheer saarneyd Soomaaliya, taas oo ugu dambeyn guul wayn laga gaaray. The post DF Soomaaliya oo heshay gaadiid dagaal oo casri ah + Video appeared first on Caasimada Online.
-
Afgooye (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta diyaarad nooca dagaalka ah ay ku dhacday duleedka degmada Qoryooley, gaar ahaan tuulo ay maamulaan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab. Xog heshay Caasimada Online ayaa ku warrameysa in diyaaradda ay ahayd Drone siday gantaallo waxayna ku dhacday tuulo lagu magacaabo Farsooley, oo ay gacanta ku heyso Al-Shabaab. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in diyaaraddan ay leedahay dowladda Turkiga oo kamid ah dalalka waa weyn ee taageerada milatari siiya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Macluumaadka la helayo ayaa muujinayo in Al-Shabaab ay gacan gashay diyaaradda iyo agabkii ay sidday, inkastoo ay ahayd nooca yaryarka ee loo adeegsado duqeymaha. Illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya iyo Turkiga oo ku aadan diyaaradda ku dhacday tuulada Farsooley oo ku dhow degmada Qoryooley. Turkiga ayaa indhowaanahan ka qayb-qaadanayay dagaalka Al-Shabaab, waxaana diyaaradihiisa dagaalka ay duqeymo ka wadeen koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Si kastaba, ma’aha diyaaraddii ugu horreysay oo ku dhacda dhul ay maamulaan Al-Shabaab, waxaana dhacdooyin soo laa laabtay oo su’aallo iyo shaki xoogan dhaliyay. The post Xogta diyaarad milatari oo ku dhacday deegaan ay maamulaan Shabaab + dalka leh appeared first on Caasimada Online.