-
Content Count
211,377 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa ka dalbaday Faransiiska I ay ixtiraam u muujiyaan dalkiisa kadib murankii dhex-maray labada wadan. Algeria ayaa u yeeratay safiirkeeda Paris, waxayna hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha militari ee Faransiiska, oo ay si joogto ah ugu adeegsadaan howlgallada lagula dagaalamayo jihaadiyiinta gobolka Sahel. Tallaabooyinkaas ayaa daba socday muran ka dhashay dal-ku-galka Faransiiska oo laga xadiday muwaadiniinta Algeria iyo warbixino warbaahineed oo sheegay in madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu sheegay hadallo ka dhan ah Algeria. Macron ayaa lagu warramay inuu ku yiri dadkii farcmaya dagaal-yahanadii dagaalkii madax-banaanida Algeria ee 1954-1962 “Algeria waxaa lagu xukumay nidaam-siyaasadeed militari, oo gebi ahaan dib u qoray taariikhdeeda.” PUNTLAND POST The post Muran ka dhex aloosan Algeria iyo Faransiiska appeared first on Puntland Post.
-
PRESS RELEASE President Kenyatta Holds Talks With UN Secretary General Antonio Guteress In New York The President, who is in the US on a two-day official visit, and the UN boss discussed several subjects of global importance NAIROBI, Kenya, October 11, 2021/ — President Uhuru Kenyatta on Monday held bilateral talks with the United Nations Secretary General Antonio Guteress at the UN Headquarters in New York. The President, who is in the US on a two-day official visit, and the UN boss discussed several subjects of global importance among them the security and humanitarian crises in Haiti and Ethiopia’s Tigray region as well as preparations for the forthcoming UN Climate Change Conference (COP26) in Glasgow, Scotland. On Ethiopia, the President and his host agreed to continue engaging the Ethiopian government and other actors in the internal conflict with a view of finding a lasting solution to the crisis. On the political and humanitarian situation in Haiti, the President and Mr Guteress resolved to continue rallying the international community to stand in solidarity with the people of the troubled Carribean nation as it navigates its way out of the current crisis. Once again, President Kenyatta affirmed Kenya’s commitment to the attainment of the UN Sustainable Development Goals (SDGs), and assured Mr Guteress of the country’s determination to continue working with his office in advancing the United Nations agenda globally. The President, who was accompanied to the meeting with Mr Guteress by Kenya’s Permanent Representative to the UN Amb Martin Kimani, will later on Monday witness the signing of a business pact between KEPSA and the Corporate Council on Africa, the largest umbrella body of US companies operating in Africa. On Tuesday, the Head of State will chair a UN Security Council session on diversity, state building and peace before participating in an International Peace Institute’s Global Leaders’ discussion on the UN Secretary General’s Common Agenda report. Kenya. SOURCE Presidency of the Republic of Kenya Qaran News
-
Islam warns its adherents against injustice and oppression. There are verses in the Quran that emphasize the fact that God eventually destroys oppressors and comes to the aid of the oppressed. The Pharaoh of the Exodus, believed to be Ramses II, is a good example. Ramses and his army drowned after they pursued the fleeing Israelis when God sent his prophet Moses to guide them across the Red Sea to the Sinai and rescue them from the oppressive Egyptians. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimada Online) – Cabsi xoog leh ayaa soo wajahday dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan ganacsatada xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii, halkaas oo looga baqayo inay rabshado ka qarxaan. Talaadada berri ayaa lagu wadaa in maxkamadda ICJ ay soo saarto xukunka dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, go’aanka maxkamadda ayaa la saadaalinayaa inuu jiho kale u weeci karto xiriirka iyo wada-noolaashaha shucuubta iyo dowladaha labada dal. Waxaa laga baqayaa in banaanbaxyo xoog leh ay dhigaan dadka reer Kenya oo boob loo geysto ganacsiga Soomaalida ee Nairobi, hadii Soomaaliya loo xukmiyo badda, maadaama dadka Kenyaanka ah ay aad ugu han-weyntihiin sida Soomaalida in xukunka badda ay ku guuleystaan. Guddi ay ku mideysan yihiin ganacsatada Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi ayaa caawa la kulmay guddiga amniga qaranka ee wadanka Kenya, waxayna kala hadleen khatarta ka dhalan karta hadii shacabku ka gadoodo xukunka maxkamadda. Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah guddiga ganacsata Soomaalida ah ee ku nool Kenya oo caawa warbaahinta kula hadlay Nairobi ayaa sheegay in kulankaas kadib ay dowladdu u balan qaaday inay diyaarineyso ciidamo boolis ah oo ka howlgala Islii. “Anagoo ah guddiga ganacsatada iyo guddiga amniga waxaan diyaarinay laamaha amniga, waxaa naloo soo dirayaa ciidamo boolis ah, si xaafadda Islii ay mudo 24-saac ah noola joogaan oo tallaabo ay ka qaadaan cid kasta oo ku xad gudubta sharciga wadanka,” ayuu yiri Maxamed. Ganacsatada ayaa dadka reer Kenya ka codsaday inay aysan berri dhigin wax banaanbax ama dabaal deg ah, cid kasta oo ay guushu raacdo, si looga badbaado isku dhacyo rabshado wata oo ka dilaaca dalka. “Arrintaan waa mid dowladda khuseysa, arrin shacab khuseysa maaha, waxaan ku war gelineynaa Soomaalida ku nool wadankaan Kenya, in wax ficil ah aysan sameyn, masaajidaan tagnay oo culumada ayaan kala hadalnay arrintaas in la demiyo oo wax ficil ah aan laga sameyn xukunkaas,” ayuu Maxamed Ismaaciil hadalkiisa ku sii daray. The post Cabsi xoogan oo ka jirta Islii iyo guddi shaaciyey tallaabo ay qaaday Kenya appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: Covid-19 Reported Cases (11 October 2021) ADDIS ABABA, Ethiopia, October 11, 2021/ — Laboratory Test: 5,727 Cases: 525 Severe Cases: 735 New Deaths: 36 Recovery: 945 Total dose administered: 3, 899,358 Total: Laboratory Test: 3,557,710 Active Cases: 24,523 Total Cases: 355,001 Total Deaths: 6,026 Total Recovery: 324,450 Total Vaccinated: 2,973,677 Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health, Ethiopia. Access Multimedia Content SOURCE Ministry of Health, Ethiopia Qaran News
-
Maxkamadda cadliga adduunka ICJ, ee fadhigeedu uu yahay dalka Holland ayaa shaacisay saacadda ay ku dhawaaqeyso kiiska dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo kenya. ICJ oo horay u shaacisay kadib dhageysiga dacwadda in 12 October ay go’aanka ku dhawaaqeyso ayaa maanta shaacisay saacadda ay go’aanka soo saareyso. Kiiskan oo shacabka Soomaaliyeed ay rajo weyn ka qabaan ayey maxkamaddu sheegtay in ay ku dhawaaqeyso beri galab marka saacadda geeska Afrika ay tahaya 3:00 galabnimo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay in la keeno ciidamo isku dhaf ah oo beddela AMISOM dhammaadka sannadka inkasta oo Soomaaliya ay ka soo horjeedo soo jeedintaas. Goluhu wuxaa uu ku sheegay war -murtiyeedkii soo baxay axaddii inay isku raaceen ikhtiyaarka 1-aad, ee ka mid mid ah soojeedintii ay soo saareen guddi Khubaro Madaxbannaan bishii Luulyo. Goluhu wuxuu go’aansaday inuu ‘ in la dhiso Hawlgalka Xasilinta Ballaadhan ee ee ay qeyb ka wada yihiin Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika, oo la hoos geeyo Cutubka VII ee axdiga Qaramada Midoobay, “ayaa lagu yidhi war-murtiyeedka qayb ahaan. Ururka Midowga Afrika, waxaa uu sidoo kale sheegayaa in qaab-dhismeedka isku-dhafan uu lagama maarmaan u yahay helidda maalgelin joogta ah, oo la saadaalin karo iyo hawgal waari kara mustaqbalka, lana marayo qiimeynta qaramada midoobey. Dhankeeda, dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay iney kasoo horjeedo qorshahan iyada oo intaas raacisay in aan lagala tashan. Qorshahan oo u baahan meelmarinta golaha ammaanka ayaa la ogeyn sida ay Soomaaliya ka yeeli doonto haddii uu aqbalo golaha ugu awoodda badan caalamka. Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in lacag dhan $15,000 (Shan iyo toban kun oo dollar) ay ka ceshatay Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland, taas oo markii hore ay ugu tala gashay inay gaari ugu iibiso. Wasiir Khadiija ayaa sheegtay inay tallaabadaas go’aansatay markii ay aragtay sida Xildhibaan Barkhad uu uga hadlay dadkii sida qasabka ah ay Somaliland uga soo musaafurisay deegaanadeeda oo magaalada Laascaanood ay ugu horeyso. “Barkhad hadalkiisii waan dhageystay runtii waan la yaabay, laakiin kusoco ayaan ku leeyahay Barkhadow, hadii ay kula wacan tahay sidaas, ogaaw dadka Soomaaliyeed ee dadkaas aad ku diganeyso ay kasoo jeedaan, intii aan hiil iyo hoo kula soo gaarin niyadda ayey kaaga duceynayeen,” ayey tiri wasiir Khadiija. Sidoo kale wasiir Khadiija Diiriye waxay sheegtay inay aruurisay lacag $15,000 ah, taas oo 3,000 ay iyadu bixisay, inta kalena ay siyaasiyiin kale kasoo aruurisay, balse hadda waxay cadeysay in 3-deeda kun ay ugu deeqeyso dadkii laga soo tarxiilay Somaliland, 12-ka kun ee soo hartana ay dib ugu celineyso dadkii lahaa. Wasiir Khadiija oo gacanta ku heysa lagactaas shan iyo tobanka kun ah ayaa sheegtay in 6-da qof ee 12-ka kun ay ka soo aruurisay ay ku jiraan kuwo ehel la ah dadka uu Barkhad ku qancay in laga soo tarxiilo dhulkoodii. “Lacagtii aan kuu balan qaaday mid Akoonkeyga ku jirta maaheyn ee waxaan kuu balan qaaday inaan kaaga soo qaado dadka aan saaxiibada nahay, laakiin nasiib darro dadka aad dhibkooda ku faraxday ehelkooda ayaa lacagtaan bixiyey, aniguna waxaan damacsanaa in $20,000 aan kuu soo diro,” ayey tiri. Wasiir Khadiija waxay sheegtay in Barkhad ay u balan qaaday inay gaari fiican u gadeyso, kadib markii uu u sheegay in lacag ka badan 9,000 uu ku gaday gaarigiisii, si uu lacagtaas ugu caawiyo dadkii ay waxyeeladu soo gaartay, intii lagu jiray codeynta doorashadii uu ku soo baxay iyo haweenkii ay fooshu ku qabatay goobaha cod-bixinta. “Aniga 3-deyda kun waxaan ku wareejinayaa guddigii ay K/Galbeed u magacaawday samata-bixinta dadkaas, kharashka kalena dib ayaan ugu celinayaa saaxiibadii lahaa, adigana waxaan alle kaaga baryaa inuu xaqa ku tuso, ma awoodo R/Wasaaraha aan wasiirkiisa ahay inaan mushaarkiisa lacag ka mid ah kuu soo diro, sidoo kale saaxiibadii ila damqaday oo dad ku heyb ah qoysaska la dhibaateeyey ay ku jiraan, waxaan ka qaaday inaan kuu soo diro,” ayey tiri wasiir Khadiija Maxamed Diiriye. Ugu dambeynti waxay sheegtay in ka wasaarad gargaar ahaan wixii ay u awoodaan dadkaas ay maalmaha soo socda gaarsiin doonaan maamulka Koonfur Galbeed. Hoos ka Daawo The post Daawo: Khadiija Diiriye oo la noqotay lacag kumanaan dollar ah oo ay u diri laheyd Barkhad Jaamac Batuun appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, Ciise Maxamuud Xasan ayaa ka hadlay dagaalkii saaka degmadaas ku dhex-maray ciidamo ka wada tirsan millateriga dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay degmada ayaa sheegay in Ciidamo ka amarqaata Taliyaha Guutada 4-aad ee ciidanka xooga dalka, Korneyl Saneey Cabdulle ay weerar kusoo qaadeen waax kamid ah waaxyaha degmada Kaaraan. “Saaka waxa uu dhib ka dhacay waax kamid ah degmada Kaaraan oo la yiraahdo Wajeer, waxaa soo weerary ciidan milateri ah oo uu xakumo taliyaha guutada 4-aad oo fadhigiisa uu yahay Gubadle,” ayuu yiri Guddoomiye Ciise. “Aniga ma aqaan millateriga waxa ay ka qabtaan magaalada Muqdisho gudaheeda, qaasatan degmooyinka gobolka Banaadir, milateriga waxaa loogu talo-galay xuduudaha ee magaalada gudaheeda looguma talo-gelin.” Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada millateriga ay boob ku hayaan dhulka degmada iyo Kaawooyinka, isagoona ka codsaday in Wasiirka Gaashaandhiga iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir inay arrintaas wax ka qabtaan. “Waxaa aad uga xumaha guddoomiyaha beesha Gubadley oo aheyn mansabkiisa waxa uu yiri Jagboynti noo yiilay ayaa waxaa soo weeraray degmada Kaaraan, anaga waxa aan xuduud leenahay uma yaalan Jagboynti, waxa la rabaa in la weydiiyo waxa loo dhigay Jagboynti-ga u dhigay beesha Gubadley.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dagaalkii saaka uu waxyeelo badan gaarsiiyey dadka deegaanka, uuna ka dhashay dhaawac iyo dhimasho, islamarkaana uu sababay barkac hor leh. The post Daawo: Guddoomiyaha Kaaraan oo weerar ku qaaday Saney Cabdulle iyo beesha… appeared first on Caasimada Online.
-
Yasin Haji Mohamoud Hiir (aka Yaasiin Faratoon) A Member of Somaliland Parliament for Las Anod Dear Yasin, The forced displacement of more than 1,500 Somalis in the city of Las Anod is unprecedented in the modern political history of Somalia. Somaliland government justified the forced displacement on the pretext that victims whom Somaliland militias in Las Anod forcibly displaced are foreigners. They are not. You know. As the MP who represents Las Anod, your birthplace, in Somaliland Parliament, you have not so far denounced the crime committed against Somali citizens who lived and worked in Las Anod. Your silence is disheartening given your past experience as the director of an NGO working with refugees before 1991, and your past work with the Ministry of Local Government and Rural Development, a job that had given you the opportunity to devise development policies for resettlement districts ( gargaarka) for people affected by Dabadheer drought; your visit to Oxford as a visiting study fellow at the Refugee Studies Programme ( now Refugee Studies Centre) in 1988, where you had shared your experience of working with refugees. In 1991 you became an internally displaced person who fled to his birthplace. You should know it feels to become an internally displaced person. Your failure to stop or denounce the forced displacement of your compatriots is baffling, and may put you at risk for civil action or criminal lawsuit in the United Kingdom. Yasin Haji Mohamoud Hiir, a Las Anod MP in Somaliland Parliament, may face civil action or criminal lawsuit for the forced displacement of more than 1,500 Somali citizens in Las Anod. As a British citizen, you have an obligation to respect the four fundamental British values – democracy, rule of law, respect and tolerance, and individual liberty. What will your answer be to the question: Do you regard people whom Somaliland government forcibly displaced from Las Anod as foreigners? If your answer is ‘No’, why did you allow for the forced displacement of Somali citizens in your constituency? Silence is not an option. The right of the Somali citizen is protected under the international law. No political authority can justify forced displacement of people living in any part of Somalia. Your MP is the first person to face questions if forced displacement – God forbid – took place in the constituency of your host country. Your past career as educationist who co-authored history books for primary schools should have sharpened your sense of history and alerted you to any pollical misjudgement. Mohamed Abib, a brave and humane MP from Awdal had you in mind when he said in Borama last week: “Any person who failed to protect people who had sought refuge in his district is undignified.” I understand that Abiib will feel ashamed to sit alongside you in Somaliland parliament you if you stick with your silence over the forced displacement of Somalis in your constituency, Las Anod. I urge you to speak up for the victims of the forced displacement and make it clear that they are Somalis who have the right to live and work in Las Anod, and that Somaliland government committed a crime against vulnerable Somali citizens, and call for their unconditional return and restitution of their wealth looted by Somaliland militias in Las Anod. Yours sincerely, Liban Ahmad, United Kingdom The post An Open Letter to Yasin Haji Mohamoud Hiir appeared first on Puntland Post.
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa shaaca ka qaaday Galmudug ay qorsheeneyso inay Ahlu Sunna ku qaado howlgal ciidan oo looga saarayo deegaanada ay haysato. Falagle ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo qorshahaas, oo uu ku sheegay inuu yahay mid amni oo aan saxaafadda lala wadaagi karin. “Arrinta Ahlu-Sunna, deegaanka nidaam ayuu leeyahay, sharci ayaana noo degsan, qorshe ciidan ayaa jira mana sheegayo,” ayuu yiri Axmed Shire Falagle. Wasiir Falagle ayaa sidoo kale sheegay inay meel wanaagsan marayaan howlaha doorashooyinka ee Aqalka Sare iyo Golaha Shcabka ee maamulkaas, islamarkaana aysan waxa saameyn ah ku yeelan doonin xiisadda maamulka kala dhaxeysa Ahlu Sunna. “Howlaha doorashooyinka meel wanaagsan ayey marayaan, Galmudug maamul ayey leedahay, khilaafka kala dhaxeeyo Ahlu Sunna wax saameyn ah kuma lahan doorashooyinka, waxaana rajeenayaa in dhawaan ay xiisadda dhammaato,” ayuu yiri Falagle. Halka kasoo yeeray Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa kusoo aadaya xilli ay Galmudug qorsheeneyso inay weerar ku qaado magaalada Guriceel oo ay dhawaan qabsaday Ahlu Sunna, kadib markii Qoor Qoor uu diiday inuu wada-hadal la galo kooxdan. Madaxda Ahlu Sunna ayaa si weyn u adkeeyey gacan ku heyntooda Magaalada Guriceel, waxayna magaalada ka sameysteen dufeyso ciidan, ayada oo maleeshiyo badan ay ku biireen koxoda si ay u xoojiyaan. Magaalada Guriceel ayaa waxaa isaga qaxay inta badan dadkii shacabka ahaa ee halkaas daganaa kadib markii ay guul-dareysteen isku day lagu doonayey in lagu dhex-dhexaadiyo Ahlu Sunna iyo Galmudug. The post GALMUDUG oo shaacisay inuu socdo qorshe ciidan oo ka dhan ah AHLU-SUNNA appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE Private Investment in Africa is Exceeding Expectations in 2021, According to New AVCA Report This is according to the 2021 H1 African Private Equity Data Tracker released by the African Private Equity and Venture Capital Association (AVCA) LONDON, United Kingdom, October 11, 2021/ — Despite widespread decline felt by most economies across the globe, private equity fundraising in Africa has already managed to reach US$1.3bn for the first half of 2021, when including final and interim closes. Mirroring the gradual stabilisation of Africa’s macroeconomic environment is the African private equity (PE) industry, which continues to prove itself and is once again on a growth trajectory. This is according to the 2021 H1 African Private Equity Data Tracker released by the African Private Equity and Venture Capital Association (AVCA). The report revealed that North Africa and West Africa jointly attracted the largest share of PE deals by volume, at 23% each. Multi-region deals attracted 50% of deal value for the first half of the year. The data tracker provides a provisional look at half year PE activity in Africa, which AVCA CEO, Abi Mustapha-Maduakor, believes is particularly salient in these times of economic uncertainty and focused recovery. “Private capital remains fundamental towards sustained economic recovery in Africa. Although the first half results still show the lingering effects of the pandemic, we are pleased to see such levels of deal activity which is testament to investors’ resolve and commitment to supporting growth and scaling of businesses in Africa.” Even though growth forecasts remained muted at the beginning of 2021, this was due to several African countries understandably grappling with persistent outbreaks of COVID-19, along with the cascading healthcare crisis and resulting socio-economic restrictions. AVCA Head of Research, Nadia Kouassi Coulibaly, says Africa’s economic recovery is exceeding expectations. “Although the IMF predicted sub-Saharan African growth would be moderate to average at around three percent in 2021, the current numbers prove the resilience of African economies, which has been demonstrated during the pandemic.” The first half of 2021 saw 120 reported deals to the value of US$2.1bn concluded on the continent. Financials, Consumer Discretionary, Industrials and Information Technology rose to the top, attracting the greatest investment and accounting for more than half (72%) of the total deal volume in the first half of 2021. Financials demonstrated a marginal increase accounting for 24% of the total deal volume and value reported in 2021 H1, from 20% and 21% in 2020 H1 respectively. Within Industrials, the majority of deals in terms of volume and value were in Transportation with 37% and 77% respectively. According to Nadia Kouassi Coulibaly, investment activity has also regained momentum. As an example, she points to a large deal within the Industrials sector which saw US$250mn invested into drone delivery startup, Zipline, by a consortium of investors including Emerging Capital Partners. AVCA CEO, Abi Mustapha-Maduakor, believes this growth and almost unexpected flourishing of PE activity solidifies the need for AVCA, as the authoritative voice for private investment in Africa, to provide accurate industry activity data . “We will continue to provide the vital data to support investors’ decision making as they drive more capital into Africa. The findings in this report tell a positive story about private investment in Africa, and we are proud to play an important role in supporting businesses driving Africa’s long-term economic growth,” she concludes. SOURCE African Private Equity and Venture Capital Association (AVCA) Qaran News
-
Nairobi (Caasimada Online) – Culimada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan natiijada la filayo inay maalinta berri ah ku dhawaaqdo Maxkamadda Cadaallada Acduunka (ICJ) ee ku saabsan kiiska badda Soomaaliya.. War kasoo baxay culimada ayaa waxaa lagu sheegay in natiijada kiiska badda ay horseedi karto isku dhac qowmiyadeeda, si taasi looga fogaadana waxay soo jeediyeen in aan la sameyn isu soo baxyo ballaaran. Digniinta oo si gaar ah ugu socotay dadka Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, ayaa waxaa lagu yiri “go’aan kasta oo ka soo baxa maxkamadda waa in aan dibad bax la sameyn.” Dr Aadan Yoonis Sheekh Ibraahim oo ah madaxa golaha sare ee Muslimiinta dalka Kenya oo la hadlay idaacada BBC-da ayaa sheegay in warka ay soo saareen uga gol leeyihiin in meesha laga saaro khasaare kasta uu sababi karto natiijada maxkamadda. “Waa in aan la sameyn banaanbax murugeed iyo mid faraxeed, waayo cabsida aan qabno ayaa tahay in dhib u keento banaanbaxyada masaalix badan oo Soomaalida ku leedahaya dalka Kenya,” ayuu yiri Dr Aadan Yoonis. “Culimada sidooda meel fog ayey wax ka arkaan, waxay saadaalinayaan arrimaha amaanka iyo dhaqaalaha, markaa waxaa aaminsan tahay hadaad muujiso wax ka weyn hadduu ka imaanayo waa joojineysa.” Sidoo kale waxa uu sheegay in culimada ay ka baqayaan haddii banaanbaxyo ku aadan natiijada badda ay dhigtaan Soomaalida dowladda Kenya ay qaadi karto go’aan aan loo meel dayin oo cawaaqib xumo ah. “Arrinta ha noqoto labo dowladood oo is haya, labadaas dowladood tii reysaba anaga waxaa rabnaa in naloo arko dad dhex-dhexaad ah oo Soomaalidana sidii ay ugu jireen Kenya ugu jiraan.” Dr. Aadan ayaa soo jeediyay in si degan looga fal-celiyo go’aan kasta oo kasoo baxa maxkmadda cadaalada aduunka ee ICJ, maadama ay tahay xiisad adag oo ka dhex aloosan labada dalka. The post Culimada Soomaalida Kenya oo digniin culus kasoo saaray natiijada dacwada badda appeared first on Caasimada Online.
-
Hargeisa (HOL) - The president of the breakaway region of Somaliland, Muse Bihi Abdi, says he is defending the business interests of women. Source: Hiiraan Online
-
The Africa Enterprise Challenge Fund (AECF) is kicking off the second phase of a funding and technical assistance program for renewable energy suppliers in Somalia. The Swedish International Development Agency funds the program (SIDA). Source: Hiiraan Online
-
(ERGO) – Adar Ahmed Maow, 72, never imagined she would be living in a roofed house of her own, after living for years in a flimsy hut in a shabby internal displacement camp in Beletweyne, in Somalia’s Hiran region. Source: Hiiraan Online
-
Undermining international institutions comes at a price. Source: Hiiraan Online
-
Midowga Afrika oo go’aansaday inuu bedelo Hawlgalka AMISOM ee uu ka fuliyo Somalia+Sababta Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay inuu go’aansaday in howlgalka uu hadda ka fuliyo Soomaaliya ee AMISOM loo beddelo mid QM iyo Midowga Afrika ay ku mideysan yihiin. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Ammaanka iyo Nabad-galyada Midowga Afrika ayaa lagu sheegay inay ayideen qiimeyn uu sameeyey guddi madax-banaanka oo Midowga Afrika ka tirsan, kaasi oo soo jeediyey in howlgal wada-jir ah oo laga fuliyo Soomaaliya. Taariikhda la qorsheeyey in howlgalkaas uu billowdo ayaa ah Janaayo 2022. Midowga Afrika ayaa sheegay inuu doonayo in howlgalka lagu fuliyo qodobka VII (7) ee Axdiga QM. Qorshahan ayaa u baahan inuu ansixiyo Golaha Ammaanka QM. Midowga Afrika ayaa sheegay in howlgalka “uu xaqiijin doono maalgelin sanado badan ah oo la saadaalin karo lana joogteyn karo oo uu helo howlgalka mustaqbalka, ayada oo loo marayo tabarucaad ay QM qiimeysay.” Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa horey u diiday qorshahan, waxayna ku adkeysatay doorka taageerada howlgalka Midowga Afrika ,ayada oo mas’uuliyadda amniga, si tartiib tartiib ah loogu wareejinayo ciidamada Soomaaliya. Hase yeeshee Midowga Afrika ayaa doonaya wada-tashi deg deg ah oo ay la yeeshaan QM iyo dowladda Soomaaliya iyo saamileyda kale si looga shaqeeyo u gudbidda howlgalka cusub ee lasoo jeediyey. Ururka ayaa sidoo kale doonaya in la ballaariyo tirada dalalka ku tabaruca ciidamada Amisom, oo hadda ah shan dal oo kala ah; Ethiopia, Uganda, Burundi, Kenya iyo Djibouti, kuwaas oo ay Soomaaliya ka joogaan19,000. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Midowga Afrika, QM iyo dowladda Soomaaliya ay go’aan ka gaari doonaan hadafyada, sharciyadda, iyo xaddiga howlgalka cusub. Qaran News
-
Askari Kenyan ah oo ka sheekaynaya sida uu lugihiisa ugu waayay Soomaaliya Wuxuu ahaa 21 jir markii uu si dirqi ah uga badbaaday weerar uu ku waayay labadiisa lugood isla markaana carqaladeeyey noloshiisa. Alex Hinga ayaa wareysi uu siiyay wargayska Nation ee ka soo baxa dalka Kenya waxa uu ku sheegay inay miino la kacday gaarigii uu saarnaa xilli isaga iyo 39 askari uu hoggaaminayay ay marayeen meel oo 40 kiiloomitir u jirta xadka Soomaaliya iyo Kenya. “Waxay iska ahayd lagama maarnaan inaan wadada kula kulanno kooxda Al-shabaab. Waxaana marar badan iska hubinnay wadada ka hor inta aysan dhicin dhacdadaan.” Ayuu yiri. Waxa uu Maj Hinga, sheegay inuu rajeynayay gulufka gaadmada ah ee uu sheegay inay ku soo qaadeen Al-shabab uu ku soo afjarmay qiyaastiii shan daqiiqadood balse sababta uu waqti intaa ka dheer u qaatay ay tahay cutubkiisa oo ay rasaastii ka dhmaatay. Waxa uu sheegay in qorigiisa ay hal xabo oo rasaas ah keliya ku soo hartay ka dibna uu go’aansaday intii la qaban lahaa inuu isaga isku dhufto. “Balse nasiib wanaag inta aan tallaabo qaadin ayaan waxaan maqlay xiinka diyaaradaha nooca helikobtarka iyo madaafic lagu garaacayo dableedii weerarka nagu soo qaadday inkastoo ay diyaaradaha u suurogeli waysay inay meesha iga qaadaan sababo la xiriira in ay weerar ku soo qaadaan cadawga” ayuu yiri Ugu dambeyn waa la badbaadiyay waxaana lagu qaaday gaari oo lagu geeyay meel badqabkeeda la isku hubo, iyadoo halkaasi looga qaaday diyaarad ka dibna lagu geeyay isbitaal ay leeyihiin ciidamada milatariga kenya oo ku yaallay Dhoobleey ka hor inta aan geeyin isbitaal kale oo milatarigu leeyahay oo ku yaalla Nairobi. Article share tools La wadaagEeg siyaabo kale oo aad u wadaagi karto La wadaag qodobkan La wadaag Read more about these links. Qaran News
-
Mogadishu (HOL) - The Council of Presidential Candidates (CPC) said that it was deeply concerned about the delay in Somalia's federal elections and its ramifications. Source: Hiiraan Online
-
Lammaane lagu soo eedeeyay iibinta sirta nukliyeerka Maraykanka Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka iyo xaaskiisa ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay isku dayeen inay sirta nukliyeerka ka iibiyaan waxa ay u maleeyeen inay yihiin dowlad shisheeye. Jonathan Toebbe iyo xaaskiisa Diana ayaa lagu xiray xabsi ku yaala West Virginia Sabtidii, sida ay waaxda caddaaladda ku dhawaaqday. Waxaa la sheegay inay isku dayeen inay ka iibiyaan xogta naqshadaynta maraakiibta badda hoosteeda ee nukliyeerka, oo lagu dhex qariyey sanduuq. Qof ay u maleeyeen inuu matalayo waddan kale ayey doonayeen inay xogta ka iibiyaan balse waxay ahayd wakiil FBI-da ka tirsan oo qarisay xogteeda iskana dhigaysay qof matalaya waddan kale. Sida lagu sheegay bayaanka, Mr Toebbe iyo xaaskiisa ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ah inay jabiyeen xeerkaAtomic Energy Act. Mr Toebbe wuxuu ka soo shaqeeyay barnaamij lagu dabagalayo nukliyeerka ee Ciidanka Badda Mareykanka wuxuuna haystay oggolaansho xagga amniga qaranka ah. Qaran News