-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - The Somali government's Ministry of Communications and Technology and the states' ministries of communication have agreed to end their revenue-sharing dispiute which forced the states' ministries to cut ties with the federal ministry in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Xubnaha Golaha Wasiirada Puntland oo ka qayb-galaya Shirka Khamiislaha ayaa dhammaantood Taleefonnada laga ururiyay sida aan xogta ku helnay. ” Dhammaan Wasiirada ayaa lagu amray in ay Taleefonnada reebaan ka hor inta aysan gelin Shirka waxaana laga ururiyay Taleefonnada” ayuu yiri qof goob-joog ahaa oo ku sugan Madaxtooyada Garoowe. Qofkan oo diiday in magaciisa la xigto maadaama aanu ogolaansho u haysan la-hadalka Saxaafadda ayaa sheegay in aanu garanayn sababta Taleefonnada looga ururiyay Wasiirada. Puntland Post waxay ku jirtaa raadinta xog dheeriya oo ku saabsan warkan oo aysan weli si madax-bannaan u xaqiijin. PUNTLAND POST The post Wasiirada Puntland oo la sheegay in Taleefonada laga reebay Shirka Khamiis laha ee Maanta appeared first on Puntland Post.
-
Somali-Finns arrested in Ankara for tearing up Turkish lira
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Ankara (HOL) - Police in Ankara arrested two Somali-Finnish nationals on Wednesday after a social video emerged of one of the men ripping Turkish lira notes, illiciting a strong reaction from locals. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay xalay Al-Shabaab ka geysatay gudaha degmaea Dayniile ee gobolka Banaadir. Dilka oo ay fuliyeen saddex nin oo ku hubeysanaa Bistoolado ayaa waxaa loo geystay Marxuum Cumar Khaliif Xasan oo ahaa madaxii Samafalka Barakacayaasha ee maamulka degmada Dayniile. Wararka ayaa sheegaya in xilliga la dilay Cumar uu kasoo laabtay kormeer uu ku tegay xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla halkaasi. Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in kooxda dilka fulisay ay horey usii kaxeysatay gaari uu lahaa marxuumka, kadibna ay baxsatay. Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya ayaa goobta gaaray, kuwaas maydka marxuumka kasoo qaaday halkaasi, kadibna sameeyey howlgallo kooban. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka degmada Dayniile oo ku aadan dhacdadaas, gaar ahaam dilka loo geystay Cumar Khaliif Xasan oo ahaa Madaxii Samafalka Barakacayaasha ee degmadaasi. Dilkan oo ay mas’uuliyaddiisu sheegatay kooxda Al-Shabaab ayaa qayb ka noqonayo falalka ammaan dari ee haatan ka dhacaya gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Maalmo kahor ayey aheyd markii weerar toos ahaa Al-Shabaab ay ku ekeeyeen dhismaha Hoteel Villa Rays oo ku yaalla xeyndaabbka xarunta madaxtooywda oo si weyn loo ilaaliyo. The post AL-SHABAAB oo dishay mas’uul ka tirsanaa maamulka DAYNIILE appeared first on Caasimada Online.
-
Hay’adda maaraynta Musiibooyinka ayaa ka digtay roobab dabaylo wato oo ka da’a qaybo kamid ah gobalada dalka inta lagu gudajiro todobaadka ugu horeya ee bisha December. Digniinta ayaa lagu sheegay in roobabka haddii ay u da’aan sida ay saadaashu tilmaameyso in ay ka dhalan karaan fatahaado. Gobalada Galgaduud, Shabeelada-dhexe, Shabeelaha-hoose, Bakool, Banaadir, Gedo, Jubada-dhexe, Jubada-hoose, qeeyba kamid ah gobalka Baay, qeeyba kamid ah gobalka Bari iyo qayba kamid ah gobalka Hiiraan, ayaa la sheegay in ay saadaasha muujineyso in ay ka da’aan roobab lagu qiyaasay 10-100(mm). Dhinaca kale gobalada kale ee dalka ayaa la sheegay in ay isbuucaan ka da’ayaan roobab dadku ay ku diirsadaan kuwaas oo aan saamayn badan lahayn. Source: goobjoog.com
-
Cadale (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka dhacay duleedka deegaanka Nuur Dugle oo ka tirsan gobolkaasi, kadib markii ay weerar ku qaadeen Al-Shabaab. Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal foolka fool ah oo u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaabkii weerarka ku qaaday tuulada Huurweyne, kuwaas oo beegsaday saldhigyada ciidamada huwanta. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaaladdu ay kacsan tahay, islamarkaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintay illaa 10 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro lale intaasi ka badan, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Saraakiilnka tirsan dowladda ayaa sheegay inay iska difaaceen weerarka, ayna khasaare gaarsiiyeen xubnihii soo qaaday, halka Al-Shabaab dhankeeda ay sheegtay inay dishay illaa 4 askari, sidoo kalena ay qabsatay 2 qoray. Nuur Dugle ayaa ka mid ah deegaanadii u dambeeyey ee lagala wareegay kooxda Al-Shababaab, waxaana maalmo kahor deegaankan booqasho ku tegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shabeelaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada uu ka socdo kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, kaas oo deegaano badan looga qabsaday kooxda. Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sheegaya in ujeedkooda uu yahay inay gaaraan illaa degmada Aadan Yabaal oo uu ku yaallo saldhigga ugu weyn ee Al-Shabaab. The post Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Nuur Dugle iyo Wararkii ugu dambeeyey appeared first on Caasimada Online.
-
To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Source: Hiiraan Online
-
ATMIS military strength just two thousand less than MONUSCO
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
An indication of the importance attached to the African Union (AU) mission in Somalia comes in troop numbers currently standing at 18 586 which is over two thousand more than deployed with the largest United Nations (UN) peacekeeping mission in Democratic Republic of Congo (DRC) – the world body’s largest. Source: Hiiraan Online -
Somalia's healthcare system is in crisis. An increasing number of militant attacks coupled with the worst drought in four decades have left the country’s healthcare system overwhelmed. Source: Hiiraan Online
-
On 16th to 19th of September, the United Nation’s General Secretary convened the Transforming Education Summit (TES 2022) on the side lines of the United Nation’s General Assembly, bringing global education leaders together to deliberate on the crisis affecting the education sector. Recovery from the impact of Covid-19 and the significant learning losses during the school closure, necessitated the call for the TES in New York. A recent World Bank /UN report on the crisis noted, that the portion of 10-yearolds in low- and middle-income countries who cannot read a simple story is estimated to have grown from 50 percent before the pandemic to 70 percent today. Education is further threatened by increasing violence, conflict and displacement and the impact of climate change globally. Source: Hiiraan Online
-
Khartoum (Caasimada Online) – Urur Goboleedka IGAD ayaa war cusub kasoo saaray cunaqabateynta hubka ee ay Golaha Ammaanka dhowaan kusii kordhiyeen Soomaaliya, waxaana Ururka uu caddeeyey Mowqifkiisa, kadib shir ka dhacay magaalada Khartoum ee caasimada dalka Sudan. Wasiirada arrimaha dibadda ee ururka IGAD oo shirkan isugu yimid ayaa marka hore aqbalay dalab uu u jeediyay Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) oo ahaa in Soomaaliya lagu garab istaago qorshaha ay ku doonayso in laga qaado cunaqabataynta hubka ee muddada dheer saaran. Wasiirka oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa sheegay in cunaqabataynta hubka ay caqabad ku tahay qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ah in la helo nabadgelyo xasiloon, wuxuuna ka codsaday inay IGAD garab istaag buuxda siiso qorshaha Soomaaliya oo Golaha ammaanka markale lagaga codsanayo in laga qaado cunaqabataynta hubka. “Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kaashanaysa ururada ay xubinta ka tahay Soomaaliya sida IGAD, Midowga Afrika iyo kuwo kale si loogu guulaysto qorshaha dowladda ee ah in la qaado cunaqabataynta hubka” ayey tiri wasaaradda arrimaha dibadda. Waddamada ku jiro IGAD ayaa ballan qaaday inay taageerayaan Muqdisho, si ay ugu guuleysto dadaalkeeda la xiriirta in laga qaado cunaqabateynta hubka ee haatan saaran. Dhinaca kale wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ayaa isla qaatay codsi kale oo dowladda Soomaaliya soo jeedisay oo ahaa in mashaariicda horumarinta iyo fursadaha hoggaaminta iyo shaqooyinka ururka IGAD si caddaalad ah lagu qaybsado. Soomaaliya oo ka mid ah dalalkii asaasay ururka ayaan hellin saamigii ay xaqa u lahayd ee xagga mashaariicda iyo hoggaanka ururka labadaba, sida ay shaacisay dowladda federaalka. Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa haatan dagaal adag kula jirta kooxda Al-Shabaab oo inta badan laga saaray deegaanadii ay horey ugu sugnaayeen, inkastoo weli uu howgalku uu socdo. The post Sawirro: IGAD oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
-
A combination of armed conflict and the most severe drought in at least four decades is tipping the Horn of Africa region into a disaster. With crops failing and livestock dying, the number of people urgently in need of help had grown to 21 million by November from 13 million at the start of the year, and many were selling their possessions to eat. Aid agencies were mobilizing, but the help was still well short of what was required, leaving the region at risk of the kind of calamitous famine that ravaged Ethiopia in the 1980s and claimed an estimated 1 million lives. Source: Hiiraan Online
-
Kenya’s President William Ruto has has unveiled a government loan scheme targeted at the youth and small businesses in the country. Source: Hiiraan Online
-
The Turkish TB2, the “Toyota Corolla of drones,” is cheap and reliable — but not fast or powerful. Despite its slow-speed and visibility to ground-based radar, Turkey’s armed drones have gained fame in turning the tide of war in Syria, Libya, and the Caucasus. The now famous Bayraktar TB2s are also credited with helping Ukraine stem the Russian march on Kyiv, involvement in the retake of the strategic Snake Island and the sinking of the Moskva cruiser, the flagship of the Russian Black Sea Fleet. Source: Hiiraan Online
-
Wasiirrada arrimaha dibadda urur goboleedka IGAD ayaa aqbalay codsi uu jeediyay Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ahaa in Soomaaliya lagu garab istaago qorshaha ay ku doonayso in laga qaado cunaqabataynta hubka ee wakhtiga dheer saaran. Wasiir Huruuse ayaa ka sheegay shirka 48-aad ee wasiirrada arrimaha dibadda IGAD oo ka dhacay Khartoum in cunaqabataynta hubku caqabad ku tahay qorshaha dowladdiisa ee ah Soomaaliya Nabadgelyo ah oo Xasiloon, wuxuuna ka codsaday in ay IGAD garab istaag buuxa siiso qorshaha dowladda Soomaaliya ee Golaha ammaanka mar kale lagaga codsanayo in laga qaado cunaqabataynta hubka. Dhinaca kale wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ayaa isla qaatay codsi kale oo dowladda Soomaaliya soo jeedisay oo ahaa in mashaariicda horumarinta iyo fursadaha hoggaaminta iyo shaqooyinka ururka IGAD si caddaalad ah lagu qaybsado maadaama Soomaaliya oo ka mid ah dalalkii asaasay ururka aysan hellin saamigii ay xaqqa u lahayd ee xagga mashaariicda iyo hoggaanka ururka labadaba. Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa kaashanaysa ururrada ay xubinta ka tahay Soomaaliya sida IGAD, midowga Afrika iyo kuwo kale si loogu guulaysto qorshaha dowladda ee ah in la qaado cunaqabataynta hubka. PUNTLAND POST The post Urur Goboleedka IGAD oo taageeray in Soomaaliya cunaqabataynta Hubka laga qaado appeared first on Puntland Post.
-
Sucuudiga ayaa qorshaynaya inuu bisha December 9-keeda marti geliyo shir-madaxeed ay isugu imanayaan Shiinaha iyo dalalka Carabta. Shirkan waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping oo lagu wado inuu Riyadh soo gaadho bisha December 7-deeda. Sidoo kale waxaa marti-qaadyo loo diray hoggaamiyayaasha bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika, si ay uga qayb galaan shir madaxeedka Shiinaha iyo Carabta sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed. safarka madaxweyne Xi Jinping uu ku soo beegmayaa xilli ay xiisadi ka dhex taagan tahay Maraykanka iyo Sucuudiga, taas oo salka ku haysa dhinaca Shidaalka iyo weliba walaaca ku saabsan saamaynta Shiinaha ee bariga dhexe oo sii kordhaysa. PUNTLAND POST The post Sucuudiga oo marti-gelinaya shir Madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Carabta appeared first on Puntland Post.
-
NEW YORK, Nov 30 (Reuters) - The United Nations will ask for 25% more money in 2023 to fund humanitarian aid operations globally, the U.N. aid chief told a Reuters NEXT event on Wednesday, where he also warned that while famine would not yet be declared in Somalia, people were already dying there of hunger. Source: Hiiraan Online
