Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. (CNN) — A woman in Minnesota lost part of her vision and inadvertently put her entire household at risk of mercury poisoning, most likely from using beauty creams containing high levels of the toxic chemical, according to a case report shared exclusively with CNN. Source: Hiiraan Online
  2. Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada nabad sugidda dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ay xabsiga u taxaabeen saddax wariye. Wariyayaasha la xiray ayaa ku sugnaa gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo ay doonayeen in ay ka safraan, iyaga oo ku wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Saddexda wariye ayaa kala ah Maxamed Ibrahim Bulbul Hanad Cali Guuled iyo Maxamed Bishaar, waxaana ay kamid yihiin mas’uuliyiinta ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS. Weriye Mohamed Ibrahim Bulbul oo ah Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha SJS; Hanad Ali Guled oo ah Xoghayaha Tababarrada SJS; iyo tababare saxaafadeed Maxamed Bishaar ayaa laga qabtay gudaha garoonka diyaaradaha ee Baydhabo xilli ay safar u ahaayeen magaalada Muqdisho saaka oo Arbaco ah. Saraakiil ka tirsan Taliska Nabadsugidda KGS oo sida la sheegay ka amarqaata xafiiska Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaana saddexda weriye ku qaatay baabuur nooca dusha ka furan (Cabdi Bile). Weli lama oga halka loo qaaday,” ayaa lagu yiri war ka soo baxay SJS. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Mooshin ka dhan ah Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Baarlamanka Soomaaliya marwo Sacdiya Salaad ayaa lagu wadaa in uu soo shaac-baxo bisha December ee u danbaysa sannadkan 2022. Mooshinka oo ay riixayaan dhinacyo kala duwan ayaa sii xoogaysanaya waxaana warar hoose xaqiijinayaan in uu Mooshinkan qayb ka yahay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Dhinacyada Mooshinkan wada ayaa ku midaysan in Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka laga dhigo Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo la filayo in uu dhowaan ku biiro Baarlamanka islamarkaana ku soo baxo kursiga HOP#86. 20-kii February ee sannadkan 2022 waxaa kursiga HOP#86 loo doortay Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin waxaase ka eryay Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo kaashanayay shakhsiyaad ay ku jiraan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe. PUNTLAND POST The post Xog: Mooshin ka dhan ah Sacdiya Salaad oo socda iyo Faarax Cabdulqaadir oo lagu beddelayo appeared first on Puntland Post.
  4. Two teenage boys were left crippled after an abandoned bomb exploded in Daba, Mandera. Source: Hiiraan Online
  5. MOGADISHU - Somalia's economy is expected to grow by 2.7 percent in 2022, down from 2.9 percent in 2021, amid a global environment characterized by multiple shocks, high volatility and uncertainty, the World Bank projected on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  6. The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) said Tuesday that it has stepped up humanitarian response in Somalia through cash transfers to mitigate the impact of drought on the food security and livelihoods of affected rural communities. Source: Hiiraan Online
  7. "What we're embarking on now is trying to figure out why these two new minerals are here in this rock, and not in other ones” Source: Hiiraan Online
  8. CNN — Senegal and Netherlands both qualified for the World Cup knockout stages from Group A on Tuesday at Qatar 2022. Source: Hiiraan Online
  9. Kenyan ministers will forgo their salaries for one month in solidarity with people who have been affected by the ongoing drought in parts of the country. Source: Hiiraan Online
  10. AMMAN — The Foreign Ministry on Tuesday condemned the terrorist attack that targeted a hotel in Mogadishu, Somalia, that resulted in several deaths and injuries. Source: Hiiraan Online
  11. The decision to delay the drawdown of the African Transition Mission in Somalia (Atmis) may indicate gaps in rebuilding the country’s security forces meant to take over once the continental arrangement fully exits next year. Source: Hiiraan Online
  12. Dawladda Maraykanka ayaa ansixisay in dalka Qatar laga iibiyo hub gaadhaya illaa $1 bilyan oo dollar, waxaana arrintan la shaaciyey intii lagu guda-jiday wakhtiga nasashada ee ciyaarta koobka adduunka ee dhex martay xulalka Maraykanka iyo Iran, taas oo ku soo dhamaatay in xulka Maraykanku uu hal gool kaga badiyo xulka Iran. Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay saxiixday heshiis hub lagaga iibinayo dalka Qatar, taas oo ay ku jiraan illaa 10 kamida hannaanka difaaca ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo hub kala duwan. Qatar iyo dalalka kale ee ku yaalla Gacanka Carabta ayaa daandaansi kala kulma dalka Iran iyo xulafadeeda. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in heshiiskan iibka Hubku inuu taageerayo “siyaasadda arrimaha debedda iyo amniga qaranka ee Maraykanka, iyada oo gacan ka geysanaysa hagaajinta ammaanka dalalka saaxiibka la ah [Maraykanka], waxaana arrintani ay gacan ka geysanaysaa inay ahaadaan awood muhiim u ah xasillonida siyaasadeed iyo horumarka dhaqaalaha ee bariga dhexe”. Wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadani ay wanaajin doonto awoodda dalka Qatar uu kula tacaali karo khataraha haatan jira iyo kuwa mustaqbalkaba. AP Source
  13. (SLT-Washington)-Shirkadda Twitterka ayaa meesha ka saartay siyaasaddii lagu xakamaynayey wararka been abuurka ah ee la xidhiidha xanuunka COVID-19, taasoo haatan laga yaabo inay kor u qaado in shabakadda lagu wadaago wararka aan sugnayn ee ka dhanka ah xanuunka COVID-19, tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dalka Shiinaha iyo meelo kale oo caalamka ah laga soo sheegayo inay kor u kaceen tirada dadka laga helay xanuunka COVID-19. Tallaabadan ayaa su’aal gelinaysa, habka uu maamulka cusub ee shirkadda Twitter ula macaamilayo la dagaalanka macluumaadka khaldan ee lagu wadaago shabakaddan isgaadhsiinta, maadaama maamulka cusub ee shirkadda iibsaday uu shaqada ka eryey kala badh shaqaalihii shirkadda. “Laga bilaabo bishan November 23-keedii, shabakadda Twitter ma dhaqan gelinayso siyaasadda la xidhiidha macluumaadka marin habaabinta wata ee COVID-19,” ayaa lagu sheegay qoraal ka so baxay maamulka shirkadda. Warkan ayaa markii ugu horraysya waxaa tebiyey telefiishanka CNN Salaasadii. Illaa haatan xog badan lagama hayo tallaabooyinka xiga ee ay shirkaddu qaadayso, sidoo kalena codsiyo loo diray si wax looga weydiiyo arrintan ayaanay ka soo jawaabin. Reuters Source
  14. The Federal Government of Somalia excluded Puntland State from the Somalia Electricity Recovery Project. Mogadishu (PP News Desk) — The World Bank will commit $150 million to the “Electricity Sector Recovery Project for Somalia is to increase access to lower cost and cleaner electricity supply in project areas and to reestablish the electricity supply industry.“ The project selected Mogadishu and Hargeysa as the “major load centers”. Major electricity suppliers in Mogadishu and Hargeisa will benefit from the project aimed to provide consumers with clean water and affordable electricity. Somaliland Adminstration boasts a separate “national development plan” whereas Puntland State’s electricity development needs gets subsumed under Somalia National Development Plan 2020 to 2024, which stresses that “Somalia has the highest electricity charges in the world and, as a result, Somali citizens use charcoal and wood, decimating the forest stock”. The World Bank-funded project is aligned with “Power Master Plan … to increase energy production, increase the supply of renewable energy, and for government to establish regulatory authorities and a legislative framework to improve the market efficiency.” Puntland State, the first autonomous administration in Somalia, has been excluded from Somali Electricity Sector Recovery Project, a decision that will drive a political wedge between the Federal Government of Somalia and the Garowe-based administration that supported a change of administration in Mogadishu earlier this year. © Puntland Post, 2022 The post Puntland Excluded from the “Somali Electricity Sector Recovery Project” appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Onine) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta gacanta ku dhigay nin hubeystaa oo saaka dil ka geystay magaalada Muqdisho. Dilka oo loo geystay darwal waday mid ka mid ah gaadiidka Xamuulka ayaa ka dhacay nawaaxiga dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Yuusuf Muumin Axmed, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Wararka ayaa sheegaya in ninka dila geystay uu ahaa burcad, islamarkaana uu doonayey inuu dhac u geysto marxuumka, balse waxaa gacanta kusoo dhigay ciidanka amniga. Laamaha amniga oo ka hadlay dhacdadaan ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha loo gudbiyey CID-da si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. Shalay ayey aheyd markii dhacdo tan la mid ah ay ka dhacday degmada Balcad, kadib markii askari ku sugnaa degmadaas uu dilay nin darawal ahaa oo wadada ku socday. Askarigaas ayaa sidoo kale lasoo qabtay, waxaana lagu wareejiyey Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan. Inta badan ciidamada dowladda ayaa dilal ka geysta deegaanada ay ka howlgalaan, taas oo ay dhibaato weyn ku qabaan dadka shacabka ah. The post Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka geystay MUQDISHO appeared first on Caasimada Online.
  16. Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada Nabad Sugidda ee ka howlgala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa saaka magaaladaasi ku xiray saddex Wariye oo howlo shaqo u tegay gobolka Baay ee koonfurta dalka Soomaaliya. Wariyeyaasha oo haatan xabsiga loo taxaabay ayaa waxaa laga qabtay garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud, xilli ay kusoo jeedeen dhanka magaalada Muqdisho. Saddexda Wariye ee la xiray ayaa kala ah:- Hanad Cali Guuleed oo ah xoghayaha tababarada Ururka suxufiyiinta SJS, tababare saxaafadeed Maxamed Bishaar Barre Jaamac, Wariye Maxamed Ibraahim Bulbul oo isna ah xoghayaha Xuquuqda Aadanaha ururka SJS. Ma cadda illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee loo xiray Wariyeyaashan, mana jiro wax hadal ah oo ka soo baxay taliska NISA iyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dhinaca war kasoo baxay Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa looga hadlay xarigga lagula kacay saddexdaasi Wariye, waxaana Ururka uu tilmaamay in si sharci darro ah loo xiray, islamarkaana wuxuu shaaca ka qaaday inay cambaaranayo tallaabadaasi. “SJS waxay cambaareyneysaa falkan sharci darrada ah ee ka dhacay garoonka Baydhabo saaka ee lagu beegsaday hawl-wadeennada Somali Journalists Syndicate – SJS,” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale Ururka SJS ayaa dalbaday in xorriyadooda dib loogu soo celiyo saddexdaasi Suxufi oo uu fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. “Waxaan dalbaneynaa in si deg deg ah oo shuruud la’aan ah lagu siidaayo saddexda hawl-wadeen ee sharci darrada ku xiran” ayaa lagu yiri qoraalka SJS.NISA oo Baydhabo ku xirtay wariyayaal safar usoo ahaa magaalada Muqdisho,” ayaa markale lagu yiri qoraalka. Xarigga lagula kacay Wariyeyaashan ayaa kusoo aadayo, ayada oo horey ay dowladda Soomaaliya xabsiga u dhigtay Cabdalla Axmed Muumim oo ah xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaaliyeed ee SJS, kaas oo laga mamnuucay inuu ka baxdo gudaha dalka. The post Ciidamada NISA oo saddex wariye ku xiray Baydhaba appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage, (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay weerarkii ay kooxda Axaddii ku qaaday hotelka Villa Rays oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo sheego yaab leh uu ka sameeyey. Cali Dheere ayaa sheegay inay weerarkaas ku dileen madax ka tirsan dowladda, saraakiil ciidan iyo askar, inkasta oo dowladda ay xaqiijisay in dadka ku dhintay ay ahaayeen sideed qof oo shacab ah iyo hal askari. “Weeraradaas ayaa beegsaday qeybta bari ee Madaxtooyada, wuxuuna hawlgalkan u dhacay qaabkii loo qorsheeyay kadib sahan iyo qiimeyn uu sameeyay jihaazka amniga [sirdoonka] ee xarakada Al-Shabaab,” ayuu yiri. Cali Dheere ayaa intaas ku daray in maleeshiyada weerarka fulisay ay ka tallaabeen dhamaan jid-gooyooyinka amni ee yaallay waddooyinka laga galo aagga madaxtooyada. Afhayeenka Al-Shabaab ayaa sidoo kale si yaab leh u sheegtay inay weerarka ku dileen 52 qof, ayna ku dhaawaceen 39 kale, ayna dadka ay waxyeellada soo gaartay ay ku jiraan wasiiro, wasiiro dowlayaal iyo agaasimeyaal wasaaradeed. Si kastaba, Caasimada Online ayaa fahansan inuusan jirin xitaa hal wasiir oo la xaqiijiyey inuu weerarka ku dhaawacmay, inkasta ay jireen wasiiro ku sugnaa hotelka balse laga soo badbaadiyey. Sida ay ogaatay Caasimada Online, baaritaan culus ayaa hadda la billaabay oo ku saabsan weerarkii. Weerarka, oo ahaa mid aan hore loo arag goobta uu ka dhacay iyo qaabka loo fuliyey, ayaa loo arkay halis amni iyo fashil ku yimid Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka oo ay ugu horeysay Hay’adda Sirdoonka ee NISA, taasi oo keenay inuu madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeero taliyeyaasha ciidamada, kana dalbado faahfaahin. The post Afhayeenka Al-Shabaab oo sameeyey sheegasho yaab leh kadib weerarkii Villa Rays appeared first on Caasimada Online.
  18. Taariikhda Mahadhada reebtay ee uu gacantiisa ku qoray Musharraxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI. Doorashadii Golaha Wakiillada Somaliland oo dhacday 2005 waxa guddoomiyaha Golaha Wakiillada loo doortay inuu hoggaamiyo Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo mudo 12 sano ahaa hoggaaminayay golaha, waxa sanadkii hore 2021 xilkaas uu musharrax Cirro ku dhisay Guddoomiyaha hada Golaha Wakiillada Fadhiya Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ahaa guddoomiye kuxigeenka xisbiga. markii la aas-aasay xisbiga Waddani toban sanno waxa majaraha u hayay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo ahaa aas-aasaha iyo bud-dhiga xisbiga. waxa isla sanadkii hore (2021) xilkaas loo cumaamaday oo cod aqlabiyad ah lagu doortay Md Xirsi Cali Xassan oo hore u ahaa hoggaamiyaha xisbiga WADDANI, waxaana ka tanaasulay musharrax Cirro oo xaq u lahaa in mar labaad loo doorto guddoomiyaha xisbiga, isaga oo ku dhisay inuu gudoomiye noqdo Mudane Xirsi. labada Guddoomiye ee kala ah Cabdirisaaq khaliif Axmed iyo Xirsi Cali Xassan waxay labadooduba iska soo casileen 2015-kii xukuumadii Siilaanyo, iyaga oo markii dambe ku soo biiray xisbiga waddani 2016-kii. maantana waxa ay ku fadhiyaan labadii boos ee uu ku fadhiyi jiray Musharrax Cabdiraxmaan Cirro. waana inta uu dheer yahay siyaasiyiinta Soomaalida oo madaxweynaha xilku ka dhamaaday uu kow ka yahay ee ilaa imika laga fur furi kari laayahay xisbigii hagbada loogu dhiibay. Hadii Bilada abaal celinta iyo tanaasulka cid la siin lahaa, anigu waxa aan qabaa inuu ku haboon yahay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro oo labadaas kursiba si dhab ah ugu dhisay labadaas gudoomiye. Cashirka iyo cibaarada curdinka ah ee Cirro soo kordhiyay ayaa noqon doonto mid lagu qaato fasalada siyaasada lagu barto ama goobaha lagu kar-kariyo siyaasada.” W/Q: Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac Qaran News
  19. Birmingham (Caasimada Online) – Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Birmingham ee waddanka Britain ayaa sheegay inay ka argagaxeen warka geerida gudoomiyihii masjidka wayn ee Al-Raxma ee magaaladaasi iyo culimo kale oo ku dhintay weerarkii Axadii ay Al-Shabaab ku ekeeyeen hoteelka Villa Rays ee ku yaal agagaarka madaxtooyada Soomaaliya. Ciidammada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee Isniintii sheegay inay soo afjareen dagaal hoteelka ka socday muddo ka badan 20 saacadood. Hoteelka Villa Rays ee weerrarka lagu bartilmaameedsaday ayaa waxa uu ku yaal goob aad loo ilaaliyo oo ay ku badan yihiin mas’uuliyiinta dowladda, waxaana halkaasi lagu dilay ugu yaraan 8 qof oo rayid ah iyo hal askari. Dadka meeshaas lagu dilay waxaa kamid ah Sheekh Cabdulqaadir Cabdullaahi Axmed (Sheekh Cabdulqaadir Garweyne), gudoomiyihii masjidka wayn ee Al-Raxma ee magaalada Birmingham Sheekh Fu’aad Bashiir Dool oo aqoon duruqsan u leh Sheekh Cabdulqaadir Garweyne ayaa sheegay inuu banneeyay boos ay adag tahay in la buuxiyo. “Shalay waxay u ahayd magaalada Birmingham iyo masjidka Raxma malin murugo. Waxa uu ahaa nin dulqaad badan, dadka isku wada isla markaana si wanaagsan uga soo baxa hawlaha looga baahan yahay,” ayuu yiri Sheekh Fu’aad Bashiir Dool. Waxa uu sheegay in Sheekh Cabdulqaadir Garweyne oomuddo ka badan 20 sano ku noolaa Birmingham, uu ka sokow faafinta iyo u shaqeynta Islaamka uu sidoo kale ahaa nin nabadoon ah oo xalliya khilaafaadka ka dhex abuurma Soomaalida ku nool magaaladaas. Dadka kale ee weerarka ku dhintay Waxaa sidoo kale weerarkaas ku dhintay Maxamed Xasan Cilmi (Sayid) oo qudhiisa kamid ahaa odayaasha Birmingham isla markaana ka tirsanaa guddiga maamula masjidka Raxma ee magaaladaas. Marxuumka ayaa qoraalkiisii ugu dambeeyay ee uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay sida loo cidleeyay huteellada Muqdisho, isagoo ugu baaqay dowladda Federaalka ah in shirarka dibedda loo aado lagu qabto gudaha caasimadda. Sayidka iyo saxaiibkii Sheekh Cabdulqaadir Garweyne ayaa gelinkii dambe ee Isniinta lagu aasay qubuuraha Calamada ee Afgooye, maaddaama meydadkooda horay laga helay. Jamaal Maxamed Ubaxle oo isna ku noolaa Birmingham ayaa kamid noqday dadka ku dhintay weerarka ka dhacay Huteel Villa Rays, waxaana lagu tilmaamay nin wanaag badan sameeyay oo ku dedaalli jiray cibaadadda. Su’aalo badan ayaa ka taagan sida ay Al-Shabaab ugu suuragashay in ay qarax iyo weerar toos ah ugu barilmaameedsadaan huteel ku yaalla aag sidaa loo ilaaliyo. Dowladda Soomaaliya ayaan weli war rasmi ah ka soo saarin. The post Soomaalida magaalo UK ka tirsan oo si gaar ah u taabtay weerarkii Hotel Villa Rays appeared first on Caasimada Online.
  20. Washington (Caasimada Online) – Dawladda Maraykanka ayaa ansixisay in dalka Qatar laga iibiyo hub gaaraya illaa 1 bilyan oo dollar, oo u badan hanaanka difaaca diyaaradaha. Go’aankan ayaa la shaaciyey intii lagu guda-jiday wakhtiga nasashada ee ciyaarta koobka adduunka ee dhex martay xulalka Maraykanka iyo Iran, taas oo ku soo dhamaatay in xulka Maraykanku uu hal gool kaga badiyo xulka Iran. Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay saxiixday heshiis hub lagaga iibinayo dalka Qatar, taas oo ay ku jiraan illaa 10 kamida hannaanka difaaca ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo hub kala duwan. Qatar iyo dalalka kale ee ku yaalla Gacanka Carabta ayaa daandaansi kala kulma dalka Iran iyo xulafadeeda. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in heshiiskan iibka Hubku inuu taageerayo “siyaasadda arrimaha debedda iyo amniga qaranka ee Maraykanka, iyada oo gacan ka geysanaysa hagaajinta ammaanka dalalka saaxiibka la ah Maraykanka], waxaana arrintani ay gacan ka geysanaysaa inay ahaadaan awood muhiim u ah xasillonida siyaasadeed iyo horumarka dhaqaalaha ee bariga dhexe.” Wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadani ay wanaajin doonto awoodda dalka Qatar uu kula tacaali karo khataraha haatan jira iyo kuwa mustaqbalkaba. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa horraantii sanadkan wuxuu amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ku abaal-mariyey in Qatar loo aqoonsado xulufo weyn oo aan NATO aheyn, taasi oo dalkan siisay maqam gaar ah. The post Maraykanka iyo Qatar oo saxiixday heshiis xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
  21. KILAAFKA SIYAASADEED EE SOMALILAND MAXAA KHAWIJIINTA SOMALIA SIYAASADEEDA MAAMULA KA FEKERAYAAN HADII EY LAGA HESHIIN WAAYO ARIMAHA DOORASHOOYINKA. KHILAAFKA SIYAASADEED XALKIISA SOMALILAD IYADDA ISKU FILAN. DAREENKA KU SALEYSAN MASHARIIC IYO MAXMIYADDA MOQDISHO LAGU MAAMULO SI DADBAN UMA DIYAAR AH. WEYNA ISKU FILAN TAHEY Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland markii la arkey. Konfurka iyo Khawajiyiinta Somalia waaley waxey ka fekeraayaan. Somaliland iney ka dhigaan Maamul goboleed ka kooban 3 Maamul goboleed. 1. Sool iyo Sanaag iyo Saraar. 2. Togdheer iyo Saaxil iyo Oodweyne 3. Marood jeex, Awdal, Seylac oo ciise laga waddo. Waxey ka fekerayaan siyaasadii lagu aasaasey dowladda fedearalka ee shirkii Carta. Goboladdan ayaa lagu qeybinaya habqabiil oo lagaga fekerayo xildhibanaadda Federaalka ugu jira ee aaney aqoonsaneyn Somaliland iney metelaan. Waxaaney siweydiin. Somaliland shaxdan kama hirgaleyso, Waana laga heshiinaya khilaafka siyaasadeed. Balse iyagu waa macaash doon iyo iney soo faro-galiyaan siyaasadda Somalialnd. Ragna waa inoo tashana inaguna talo ma heyno. Waxaan ugu baaqayaa hogaanka Somaliland in Madaxweynuhu furo miiska wadda hadalka. Lagana wadda arimaha doorashoyinka. Xisbiyadduna aaney TV uun fariimo isu marine si xilkasnimo. Madaxweyne Muuse u yeedho kavadda xisbi qaran intaan sanadka cusub la gaadhin. Khilaadka doorashoyinka la isla meel dhigo. Sababtoo ah fekerkan waxa keeney waxey u arkaan in Somaliland gacan ka hadal ka dhacayo hadaan laga heshiin arimaha doorashoyinka. Taaso ey ku doodayaan niman isu heysa iney ku takhasasuseen arimaha Siyaasadda Geeska Africa in shacabka Somaliland dowladdnimadda ey sameysteen iyo nidaamka asxaabta badan aanu aheyn mid ku taagan rukumo adag. Maadama ey aaminsan yihiin weedhaha saaxafadda la isu marinaya iney yihiin kuwo ku dhisan cunfsi iyo kala fogaansho qabyladeed aaneyna hanan karin dowladdnimadda ey dhisteen 1991 18 May. Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News