-
Content Count
213,718 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Shiinaha iyo Canada ayaa ku dhawaaqay tallaabo aargoosi ah, iyadoo uu dhaqan galay canshuurta madaxweyne Donald Trump ee ka dhanka ah dalalka Canada, Mexico iyo Shiinaha. Trump has announced 25% tariffs against Canada and Mexico, and 20% tariffs against China – doubling the levy on China from last month. Trump ayaa ku dhawaaqay 25%canshuuro ka dhan ah Canada iyo Mexico, iyo 20% badeecadaha Shiinaha. Canada waxay wacad ku martay inay canshuur 25% oo u dhiganta 150 bilyan oo doolar ah ku soo rogi doonto alaabaha laga soo dhoofiyo Mareykanka. Dhanka kale, Shiinaha, waxaa uu sina shaaciyay inuu canshuur 10%-15% ah ku soo rogi doono dalagyada beeraha ee Mareykanka laga soo dhoofiyo, wuxuuna sidoo bartilmaameedsanayaa shirkadaha Maraykanka oo uu sheegay in tallaabo aargoosi ah uu ka qaadi doono. Trump ayaa laba jibaaray canshuurta la saaray badeecadaha Shiinaha laga soo dhoofiyo oo 20% ah, taas oo jawaab u ah eedeymaha ah in Beijing aysan qaadeyn tallaabo ay ku joojineyso dawooyinka sharci darrada ee la soo geliyo Mareykanka. Trump waxaa uu sheegay in canshuuraha lagu soo rogay alaabaha la soo dhoofiyo, ay ku qasbi doonaan Canada iyo Mexico inay qaadaan tillaabo dheeri ah oo lagu xakameynayo daroogada sharci darrada ah iyo muhaajiriinta soo galaya dalka. Suuqyada Maraykanka ayaa hoos u dhac ku yimid, waxayna Khubaradu ka digeen macaamiisha Maraykanka inay wajihii doonaan kharashyo badan oo alaabta qaarkood ah. Warbaahinta ayay haatan la hadlayaan, waxa ka soo kordha halkan ayaan idinkugu soo gudbin doonaa. Source
-
Taliyaha Ciidamada Itoobiya, Janaraal Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar kaliya ay ka harsan tahay in Itoobiya ka mid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas. Hadalka Janaraal Birhanu ayaa yimid dhowr maalmood kadib markii Itoobiya iyo Soomaaliya ay gaareen is-afgarad lagu dejinayo xiisaddii ka dhalatay heshiiska MoU ee ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxiixdeen Janaayo 1, 2024. Heshiiskaasi ayaa Itoobiya u ogolaanayay inay hesho marin Badda Cas ah oo ay uga gudbi karto dhulka Somaliland, laakiin waxaa si adag uga soo horjeestay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku tilmaamtay gardarro cad. Si kastaba ha ahaatee, hadalka cusub ee kasoo baxay Janaraal Birhanu ayaa sii xoojiyay shakiga laga qabo in Addis Ababa ay wali damacsan tahay inay sii waddo hirgelinta heshiiska muranka dhaliyay ee Somaliland. “Wakhti yar uun baa ka hadhsan in Itoobiya ka mid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas,” ayuu yiri Janaraal Birhanu, balse faahfaahin dheeraad ah kama bixin sida taasi ku dhici doonto. Xukuumadda Itoobiya wali si rasmi ah ugama hadlin, haddii hadalka Birhanu uu ka dhigan yahay in dib loo xoojinayo heshiiska MoU ee lala galay Somaliland. Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan ka digtay in isku day kasta oo lagu hirgelinayo heshiiskaasi loo aqoonsan doono gardarro ka dhan ah madaxbannaanideeda. Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa horey u sheegay in mustaqbalka dhaqaale ee Itoobiya uu ku xiran yahay helitaanka deked toos ah, hase yeeshee wuxuu xusay in arrintaasi lagu raadinayo wadaxaajood nabadeed. Source
-
Saraakiisha xoogagga iska caabinta reer Falastiin ee Xammaas ayaa sheegay in jidka kaliya ee lagu xaqiijin karo sii deynta maxaabiista Israa’iil ay tahay inay bilowdo wajiga labaad ee heshiiska xabad-joojinta. “Waxaan xaqiijineynaa in sida kaliya ee lagu sii deyn karo maxaabiista xiran ay tahay in la adeeco heshiiska oo si dhakhso ah loo galo wada xaajoodyo lagu bilaabayo wajiga labaad,” ayuu yiri Osama Xamdan oo kamid ah saraakiisha Xammaas. Xamaas waxa ay sheegtay in Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo maamulkiisa ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay dhawrista wixii horay loogu heshiiyey iyo u gogol xaaridda waddooyinka cusub ee nabadda gobolka. “In kasta oo heshiiska xabbad-joojinta horay loogalay, haddana taliska Netanyahu ee qabsaday Gaza wuxuu doonayaa inuu dib u bilaabo gardarrada ka dhanka ah dadkeenna,” ayuu yidhi sarkaalkaani. Source
-
Waxaa kor u kacday cabsida caalamku ka qabo in macluul xooggani ka dillaacdo marinka Gaza, inta lagu guda jiro bisha Ramadaan ka dib markii Israa’iil xannibtay dhammaan gargaarkii bini’aadminimo ee soo geli jirey deegaanka. “Israa’iil ma oggolaan doonto xabbad-joojin iyada oo aan la sii dayn “maxbuusyadayada”, xafiiska Netanyahu ayaa ku daray, isagoo ka digay Cawaaqib xumo dheeraad ah haddii ay Xamaas ku adkaysato go’aankeeda. Wajiga 1-aad ee xabad-joojinta ayaa ku ekayd Sabtidii iyadoo ahayd sida uu heshiiska ahaa in loo gudbo wajiga 2-aad iyo 3-aad, balse Israel ayaa la timid sharuudo cusub, isla markaana soo jeedisay in wakhti lagu daro wajiga 1-aad ee siideynta maxaabiista, halka wajiga 2aad iyo 3aad ahayd in looga hadlo joojinta dagaalka, bixitaanka ciidamada Israel, maamulka Gaza iyo dib u dhiska. Kooxda Xamaas inta lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadaan iska diidey inay aqbasho qorshaha Israel iyo Maraykanku ku doonayaan in la kordhiyo wajiga 1-aad ee xabad joojinta lana sii daayo maxaabiis badan oo Yuhuud ah, taasi oo sababtay in Israa’iil durba duqaymo ka bilowdo deegaamada qaar. Dhanka kalena, dowladaha Masar, Qatar iyo Urdun ayaa waxa ay tallaabada Israa’iil ku tilmaameen xadgudub badheedh ah oo ka dhan ah heshiiska xabad joojinta iyo sharciyada bini’aadantinimada. Source
-
Madaxa Komishanka Yurub Ursula von der Leyen ayaa sheegtay in qorshaha ‘taageero ballaaran’ ee difaaca, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Britain Keir Starmer uu soo jeediyay ‘isbahaysiga cusub’ ee lagu xaqiijinayo nabadda Ukraine. Raiisel wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa isugu yeeray madaxda Yurub si ay u xoojiyaan taageerada ay u hayaan Ukraine, shir ka dhacay London. Dalalka Canada iyo Turkiga ayaa sidoo kale ka qeyb galay. Starmer ayaa ku dhawaaqay 2 bilyan oo doollar oo lagu taageerayo Ukraine iyo “isbahaysiga cusub” si loo difaaco dalka. Madaxa Komishanka Yurub Ursula von der Leyen ayaa sheegtay in komishanku uu soo jeedin doono qorshe dib loogu hubeynayo dalalka Yurub oo horey ugu tiirsanaan jiray taageerada Mareykanka. Xoghayaha Guud ee NATO Mark Rutte ayaa ku tilmaamay “kulan aad u wanaagsan” wuxuuna ka dhawaajiyay in dalal badan ay u badan tahay inay ku dhawaaqi doonaan kordhinta kharashka difaaca. Kulankan deg dega ahaa ayaa lagu soo beegay maalmo kadib kulankii murranka kusoo dhamaaday ee Washington ku dhexmaray madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ukraine. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo kulanka London kadib suxufiyiinta la hadlay ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu xal u helo xiriirka sii xumaanaya ee xukuumadiisa iyo maamulka cusub ee Mareykanka ee Trump. Source
-
Mogadishu (HOL) — The Ogaden National Liberation Front (ONLF) is at a crossroads, with a faction led by chairman Abdirahman Mahdi announcing that it will cease cooperation with the Ethiopian government, citing what it calls systematic violations of the 2018 Asmara Peace Agreement. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) — Lawmakers and political leaders from South West State convened in Mogadishu on Monday night, calling for immediate intervention in what they describe as widespread governance failures, repression, and electoral fraud under President Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen). The meeting, organized by the Maan-Shiil Forum, sought to mobilize opposition efforts and push for political reform. Source: Hiiraan Online
-
Markab siday in ka badan 80 gaadiidka dagaalka ah oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday Puntland ayaa dhawaan yimid dekedda magaalada Boosaaso. Gaadiidkani oo xalay laga soo saaray dekedda Boosaaso ayay dowladda Imaaraatiga Carbeed ku taageertay ciidamada Puntland oo dagaal adag kula jira dagaallamayaasha ajaanibta u badan ee Argagixisada ISIL sida ay sheegayaan ilo wareedyo amni. Dowladda Imaaraadka (UAE) oo kamid ah saaxiibada Puntland ayaa si weyn u garab istaagtay dagaalka Argagixisada ISIL looga sifaynayo buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari waxaana diyaaradaha dagaalka UAE si joogtaa duqeymo uga fuliyaan goobaha la rumaysan yahay in ay weli ku dhuumanayaan firxadka kooxdaasi. PUNTLAND POST The post Dowladda Imaaradka oo in ka badan 80 gaadiidka dagaalka ah ugu deeqday ciidamada Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dib u cusbooneysiiyay xayiraadihii uu horay u saarayd kooxda Al Shabab, wuxuuna dalalka dunida ugu baaqay inay ka hortagaan shixnadaha hubka ah ee sida sharci-darrada ah loogu geynayo kooxda. Dhammaan xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si aqlabiyad buuxda ah ku ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 2776, kaas oo lagu kordhinayo muddada xayiyaaradaha kala duwan ee saaran Al Shabab iyo xannibaad dhoofinta dhuxusha. Ergayga dowladda Guyana u joogta golaha ammaanka oo ku hadlaysa afka dowlaha Afrika ee ku jira golaha ayaa sheegtay inay ku faraxsanyihiin tillaabadan, sidoo kale dowladaha waaweyn ee reer galbeedka ayaa taageero u muujiyay qaraarkan. Cunaqabateyntan ayaan saameyn doonin ciidanka dowladda Soomaaliya qeybihiisa kala duwan, waxayna qaar kamid ah xubnaha golaha ammaanku ku baaqeen in xayiraaddan la waafajiyo dagaalka lagula jiro kooxda ee ka socda gudaha Soomaaliya. Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish ayaa la rumaysanyahay inay shixnado hub ah ka keensadaan dunida, ayagoo adeegsanaya marinnada badda-cas, sidoo kalena ka faa’iidaysanaya xariirka ay la leeyihiin ururrada kale ee xagjirka ah. Source: goobjoog.com
-
Maamulka Trump ayaa hakiyay dhammaan gargaarkii militari ee Mareykanku uu siin jiray Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan aqalka cad ee dalkaas looga taliyo. Tillaabadan ayaa keenaysa in la xannibo balaayiin shixnadaha muhiimka ah oo loo dhoofin lahaa Ukraine, xilli Aqalka Cad uu cadaadis ku saarayo Kiev inay heshiis nabadeed la gasho Ruushka, oo ay sanadkii afaraad dagaal kula jirto. Go’aankani wuxuu ku soo beegmayaa maalmo yar ka dib markii uu Trump iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky ay dood adagi ku dhex martay oval office ee aqalka cad, ka dib markii ay isku afgaran waayeen heshiis ay labada dhinac kala saxiixan lahaayeen oo Washington ay ku qaadan lahayd macdanta Naadirka ah ee Ukraine si ay uga difaacdo Ruushka. Source: goobjoog.com
-
Madaxda dalalka Jaamacadda Carabta ayaa maanta kulan degdeg ah ka yeelanaya xaaladda marinka Qasa, iyo sidii looga falcelin lahaa damaca Mareykanka iyo Israa’iil ee lagu doonayo in lagu barakiciyo dadka reer Falastiin. Kulankan oo ka dhacaya magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa Madaxda ka qeyb-galaysa kamid ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo saacado ka hor gaaray dalkaas. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa la filayaa inuu madaxda Carabta la wadaagi doono mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan qadiyadda falastiiniyiin iyo ka hortagga damaca Mareykanka iyo Israa’iil ee lagu barakicinayo dadka ku nool marinka Qasa. Dowladda Soomaaliya ayaa haatan qeyb ka ah golaha ammaanka qaramada Midoobey ayaa la filayaa inay meel adag iska taagi doonto barakicinta dadka reer Qasa, waxaana la filayaa inay hoggaamiyaasha Carabtu shirkooda ka soo saari doonaan go’aamo wax ku ool ah. Source: goobjoog.com
-
https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOqGsG8HHqzo2C8A1IxcZCCbFDXdRc3-qtZbud6ySvYosDyvJiGWFt_sbGGu9JXONWu0sI5kldnWLZn_esWjmci.mp4 Qaran News
-
Garowe (PP News Desk) — The Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) has expressed support for counterterrorism operations by the Puntland State Defence Forces. “We are fully and fervently following successive battlefield victories achieved by the Puntland State Forces against Daesh. The terrorists were posing a threat to citizens” reads a statement from the umbrella organisation for Puntland civil society groups, shared with the media. PUNSAA commended the people of Puntland State for standing by the troops fighting the terror group that had established bases and hideouts in the Calmiskaad mountain range. Punsaa:”We applaud Puntland religious leaders for conveying a sound interpretation of Islamic precepts to combat religious extremism.” “We applaud Puntland religious leaders for conveying a sound interpretation of Islamic precepts to combat religious extremism. Reports and images shared by the Puntland State Government with the public indicate that Daesh is a foreign terrorist project aimed at undermining the sovereignty of Somalia. The goal of Daesh was the destruction of Islamic values, Somali culture and the dehumanisation of the Somali people” PUNSAA stated. The Puntland Defence Forces have cleared more hideouts in Dhasaan village near Qandala several days after the fall of Sheebaab. © Puntland Post, 2025 The post PUNSAA Backs Puntland’s Counterterrorism Efforts appeared first on Puntland Post.
-
ADDIS-ABABA, Ethiopia – Ethiopia’s military chief has reignited regional tensions by asserting that the nation is on the verge of becoming a Red Sea power, even as Somalia proposes alternative port access through the Indian Ocean. This follows a controversial deal between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland, which sparked a diplomatic crisis. Turkey brokered talks between Ethiopia and Somalia in December 2024 to defuse tensions, resulting in the Ankara Declaration. The agreement aimed to restore diplomatic ties and set a framework for discussing Ethiopia’s maritime aspirations while respecting Somalia’s sovereignty. General Birhanu Jula, Chief of the Ethiopian National Defense Force, stated that “only a short time remains” before Ethiopia joins Red Sea nations. His remarks followed recent talks between Ethiopia and Somalia aimed at de-escalating tensions stemming from a Memorandum of Understanding (MoU) signed between Ethiopia and Somaliland on January 1, 2024. That MoU granted Ethiopia access to the Red Sea via Somaliland, a move vehemently opposed by Somalia’s federal government, which deemed it an act of aggression. “Only a short time remains before Ethiopia becomes one of the countries bordering the Red Sea,” General Birhanu said, without elaborating on how this would be achieved. This lack of clarity has further fueled speculation that Addis Ababa intends to proceed with the Somaliland agreement despite strong objections from Mogadishu. The Ethiopian government has not officially clarified whether General Birhanu’s statement signifies a renewed push for the Somaliland agreement. Somalia’s response: Indian Ocean ports Somalia has previously outlined potential port alternatives for Ethiopia along the Indian Ocean. Somalia’s Deputy Minister of Foreign Affairs, Ambassador Ali Balcad, stated that any port access granted to Ethiopia would be located on the Indian Ocean, excluding the Gulf of Aden, where Somaliland’s ports, including Zeila, are situated. “The port that Ethiopia will use will be located on the Indian Ocean,” Balcad said. He indicated that possible locations include ports between Garacad and Kismayo, a stretch of coastline with seven potential ports requiring investment and development. Balcad emphasized that Ethiopia would not finance the port’s construction. Instead, Somalia and international investors would collaborate. “We will build the port with the help of those who invest with us. They (Ethiopia) will have no part in it,” he said. He added, “If we deal with Ethiopia, we can get funding to build big ports. The highways that go out of it are even more important than the port. The world today is looking to invest in connecting countries.” Diplomatic efforts and future talks Following further discussions, Somalia and Ethiopia are expected to reach an agreement on port access by June. Four talks are scheduled, building on initial meetings in Ankara, Addis Ababa, and Mogadishu. Somalia has ruled out granting Ethiopia any territorial waters. “The talks between the two countries are expected to conclude after four meetings, which will take place in June and will determine the port and the type of investment needed,” Balcad stated. Ethiopia, a landlocked nation, has long sought access to the sea to boost its economy. Prime Minister Abiy Ahmed has repeatedly stressed the importance of securing a direct sea outlet through peaceful negotiations. The Red Sea and the Gulf of Aden have very high geopolitical importance, with shipping lanes vital to international commerce. The breakaway region of Somaliland declared its independence from Somalia in 1991 but is not internationally recognized. With negotiations ongoing, the coming months will be crucial in determining whether Ethiopia can secure maritime access through diplomatic agreements rather than unilateral moves. The stakes are high—not just for Ethiopia and Somalia but for the broader Horn of Africa region, where geopolitical rivalries and economic interests are deeply intertwined. The post Ethiopia’s Red Sea quest stirs tensions with Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU, Somalia – A diplomatic row is brewing after Burundi, a cornerstone troop contributor to Somali peacekeeping efforts since 2007, was excluded from the upcoming African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM). The decision, reportedly emanating from the Somali presidency, has sparked significant discontent in Gitega, according to Africa Intelligence. Despite their continued operational engagement—as evidenced by a joint Somali-Burundi counteroffensive against Al-Shabaab in Balcad on February 27thBurundi’s— 18-year presence is nearing an end. A meeting at the African Union headquarters confirmed their exclusion from AUSSOM, the mission succeeding ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) on July 1st, with Egyptian forces slated to fill the vacated positions. Political calculations underpin exclusion Burundi’s hopes for inclusion in AUSSOM, voiced during the ATMIS Joint Committee meeting in Addis Ababa (February 24-25), were driven by strategic and financial considerations. With reported salary arrears exceeding ten months, the mission’s financial incentives were crucial. Gitega’s initial offer of 2,500 troops, later revised to 2,000, including aviation units, was deemed insufficient by the African Union, which mandated a troop reduction to 1,100. This downsizing, from ATMIS’s 17,600 to AUSSOM’s 11,800, was a core requirement of the transition. However, sources suggest Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s strategic maneuvering played a decisive role. Amidst earlier tensions with Ethiopia, Mohamud initially favored excluding Ethiopian forces, seeking to replace them with Egyptian troops. This politicization of troop selection strained AU diplomatic relations. Following the Ankara agreements in December 2024, which normalized Ethiopian-Somali ties, Ethiopian forces were reinstated under the AU framework. Despite previous assurances to both Ethiopia and Egypt, President Mohamud ultimately excluded Burundi. Funding uncertainties persist Egypt is preparing to deploy 1,091 troops, taking over the Burundian area of responsibility in Middle Shabelle, with Jowhar as its primary base. Egyptian military delegations are currently conducting site assessments. Egyptian forces will operate independently of Ethiopian troops, who will maintain their presence in Gedo, Bakool, and Bay. A February 22nd agreement between the Ethiopian and Somali Chiefs of Defence laid the groundwork for an Ethiopian troop presence, preceding Prime Minister Abiy Ahmed’s visit to Mogadishu. While the AUSSOM plan is nearing finalization, funding remains a critical concern. A donor conference in Doha, scheduled for April, aims to secure financial commitments from key partners, including the European Union, Gulf States, and Turkey. European nations and the UK have signaled their intent to leverage UN Resolution 2719, which allows the UN to cover up to 75% of AU peacekeeping costs. The post Somalia: Political maneuvering excludes Burundi from mission appeared first on Caasimada Online.
-
The two nations are holding talks and aim to reach a framework agreement by June, Somalia’s state minister for foreign affairs, Ali Mohamed Omar, said in an interview on Thursday with closely held Universal TV. “That framework will determine which type of port to offer, the exact area in the Indian Ocean and the overall cost of it,” Omar said. His comments came after Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks in the capital, Mogadishu, with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Billene Seyoum, the press secretary for Ethiopia’s Office of Prime Minister and Nebiat Getachew, foreign affairs spokesman, didn’t respond to text messages seeking comment. Somalia and Ethiopia have sought to deescalate tensions that ratcheted up in January 2024, when Abiy announced plans for an agreement with the self-governing region of Somaliland — territory over which Somalia claims sovereignty — for access to a port and a military base in the Gulf of Aden. In exchange, the enclave was promised an unspecified stake in Ethiopian Airlines, Africa’s biggest carrier. While Somaliland proclaimed its independence in 1991, it’s yet to be recognized by any other country. Abiy and Mohamud agreed to resolve their dispute by the end of this month, in an accord orchestrated by Turkish President Recep Tayyip Erdogan in December. In October, Somalia announced that Ankara-based Metag Holding was set to start construction of a port at the coastal town of Hobyo by the end of the year. Ethiopia — sub-Saharan Africa’s third-biggest economy — has been landlocked since 1993, when Eritrea gained independence after a three-decade war, leaving it reliant on its neighbors’ ports. © 2025 Bloomberg L.P. Qaran News
