-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Ceerigaabo (Caasimada Online) – Warar aynu ka heleyno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo kasoo goostay Somaliland ay ku biireen Puntland, kuwaas oo lagu soo dhoweeyay duleedka magaalada Ceerigaabo ee gobolkaas oo dhaca waqooyiga Soomaaliya. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaal ayaa gelinkii Axadii waxa ay Puntlabnd kula wareegtay deegaan hoostaga magaalada Ceerigaabo oo lagu soo dhaweeyay ciidankaasi. Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamadan ay ka howlgalayeen deegaanka Shimbiraale ee duleedka degmada Ceerigaabo, waxayna gabi ahaan isaga soo baxeen Somaliland. Goobta lagu soo bandhigay ciidamadan ayaa waxaa ku sugnaaAbbaanduulaha guud ee ciidanka daraawiishta Puntland Sarreeye Guuto Xuseen Dheere, kaas oo si rasmi ah ula wareegay ciidankan iyo hubkooda. Sidoo kale waxa uu ballan-qaaday inay ka mid noqon doonan ciidanka Puntland, isla-markaana ay heli doonaan mushaaraadkooda iyo xuquudooda ciidan. Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka Somaliland oo ku aadan ciidamadaas uga goostay Puntland, kuwaas oo lagu soo dhaweeyay duleedka magaalada Ceerigaabo. Arrintan ayaa sii kicineysa xiisadda labada dhinac oo kasii dartay, tan iyo markii uu billowday dagaalka ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ma’aha markii ugu horreysay oo ay ciidamo u kala goostaan labadaabn maamul oo daris ah, waana wax horay usoo jiray inay ciidamo u kala wareegaa n Somaliland iyo Puntland. Si kastaba, maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa sii kordhiyay tirada ciidamada iyo madaxda kasoo goosaneysa Somaliland ee ku sugan gobollada Sool iyo Sanaag, waxaana sababta lala xiriirinayaa dagaalka Laascaanood ee u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo. The post Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo ku biiray Puntland appeared first on Caasimada Online.
-
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in laba ka mid ah taliyeyaasha militariga lagu dilay bariga Ukraine, iyadoo ciidamada Kyiv ay cusboonaysiiyeen dadaallo ay ku jabinayaan difaacyada Ruushka ee magaalada ay colaadu ka taagan tahay ee Bakhmut. Warbixin maalinle ah, wasaarada gaashaandhigga Ruushka ayaa lagu sheegay in Taliye der Vyacheslav Makarov oo ka tirsan guutada 4-aad ee madaafiicda taliye ku xigeenka Yevgeny Brovko oo ka tirsan cutub gooni ah la dilay iyagoo isku dayaya inay iska caabiyaan weerarrada Ukraine. Waxa Ruushku uu sheegay in Makarov uu hogaaminayay ciidamada jiidda hore, halka Brovko uu u dhintay si geesinimo leh,kadib markii ay soo gaareen dhaawacyo ka dhashay duqeyn. Wasaaradda gaashaandhigga ayaa dhif iyo naadir ku sheegta dhimashada taliyayaasha militariga warbixinnada maalinlaha ah ee ay bixiso. Waxa ay sidoo kale sheegtay in ciidamada Ukraine ay 24-kii saacadood ee lasoo dhaafay weeraro ka fuliyeen waqooyiga iyo koonfurta Bakhmut, balse ma aysan jebin difaacyada Ruushka. Source
-
Khartoum (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya dalka Sudan ayaa sheegaya in la bililiqeystay xarunta safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay magaalada Khartuom. Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada dalka Sudan ayaa waxaa lagu sheegay in la dhacay dhismaha safaaradda, isla-markaana loo geystay bililiqo xoogan. Taliska ayaa ku eedeeyay in dhibaatadaas ay gaysteen ciidamo ka tirsan kuwa Gurmadka Degdega ee RSF, kuwaas oo lagu eedeeyay inay gudaha u galeen dhismaha safaaradda. Sidoo kale bayaankan ayaa lagu sheegay in xittaa sidoo kale bililqo loo gaystay xarun weyn oo ay Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Khartoum ee caasimada dalka Sudan. Xarunta QM ee lala bililiqeystay ayaa ah xarun ay daganaayeen Ergada Hawlgalka QM ee Nabad-Ilaalinta ee dalka Sudanta Koonfureed ee (The United Nations Mission in the Republic of South Sudan) ee loo soo gaabiyo (UNMISS). Waxaa sidoo kale warbixintan kasoo baxay taliska milatariga lagu sheegay in ciidamada RSF ay weerar u gaysteen Kaniisad ku taalla magaalada Umu Durmaan ee isla dalkaasi. Dhanka kale, ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya oo ku aadan bililiqada loo geystay safaaradda Soomaaliya ee dalka Sudan. Xaaladda dalkan ayaa weli ah mid cakiran, kadib markii ay si lama filaan ah uga qarxeen dagaallo qaraar oo u dhexeeyo ciidanka milatariga iyo kuwa gaarka ee RSF. Si kastaba, dagaalka labada dhinac ayaa meesha ka saaray qorshihii caalamku taageeray ee loogu guuri lahaa dimuqraadiyad rayid ah afar sano kadib markii xukunka laga tuuray Cumar Al-Bashiir oo ahaa mudaaharaadyo waaweyn iyo laba sano ka dib afgambi militari. The post Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo la bililiqeystay appeared first on Caasimada Online.
-
In ka badan 12 saacadood kaddib markii ay xidhmeen xarumihii codbixinta ee Turkiga iyo in ka badan 90% codadkii la dhiibtay oo la tiriyay, ilaa hadda ma cadda natiijada doorashada madaxweynaha. 1.Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaya in madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay sida weyn u loollamayaan ee Kemal Kilicdaroglu midkoodna aanu helin codadka ugu badan ee loo baahan yahay si uu ugu guuleysto kursiga. 2.Natiijooyinka kama dambaysta ah lama soo saarin, laakiin codeyn ku celis ah ayaa u muuqata inay suurtogal tahay. 3.Erdogan oo xukunka hayay tan iyo 2002 – ayaa ku horreeya 49.49% codadka, waxaana uu u sheegay taageerayaashiisa xisbiga AK inuu aaminsan yahay inuu weli si toos ah u guuleysan karo. 4.Dhanka kale Kilicdaroglu oo aruursaday codad gaaraya 44.79% ayaa wacad ku maray inuu ku guuleysan doono doorashada wareeg labaad waa haddii la’isla aado. 5.Si kastaba ha ahaatee isbahaysiga AK Party ayaa la filayaa in ay soo dhisaan aqlabiyadda baarlamaanka. 6.Waa doorashadii ugu adkeyd ee dalka Turkiga ka dhacda muddo sanado ah, waxaana ay ku soo beegantay iyadoo dalkaasi uu la daalaa dhacayo sicir barar xoogan isla markaana uu ka soo kabsanayo dhulgariirkii ka dhacay dalkaasi horraantii sanadkan. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa weerar culus ku qaaday Madaxweynaha Dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, oo uu ku eedeeyay inuu indhaha ka fiirsanayo dagaal beeleed ka taagan qeybo kamid ah maamulkaas. “Cali Guudlaawe Galmaax ma rabyo, in dhigooda daato, dhulkooda la qaato oo dhaxdooda isdilaan ayuu rabaa, laakiin maanta waxaan u sheegayaa Galmaax maanta kadib kuma rabo anaana xildhibaan u ah, dhaqaalaha iska guro, marka ay dadkaada [kuwa kugu jufada hoose ah] isdilaan u gurmo kuwaanna ka aamus waa arrin aan la isaga hari doonin waa boog kugu taallo,” ayuu yiri. Xaadoole ayaa waxa uu sheegay in Cali Guudlaawe uu isku soo koobay maamulka HirShabelle, uuna ku fashilmay isku wadka dadka, “Meeshaas maamul kama jiro nin hunguri doon ah ayaa jooga oo aan kala jeclayn dhibaatada deegaanka ka jirta.” “Guddoomiyaha degmada iyo kan gobolka hadda la hadasho waxay ku leeyihiin baabuurka shidaal kuma shuban karo, oo ma hayo wax aan wax ku qabto, dadkaas ayaa loo baahan yahay inay wax qabtaan. Maanta haddii hal dollar la rabo Cali Guudlaawe uu la hadlaa, waxaana wax iska indho tirayo waaye oo waxba laga sugi maayo.” Sidoo kale waxa uu ku eedeeyay qaar kamid ah wasiiradda maamulka HirShabeelle inay qeyb ka yihiin dagaal beeleedyada ka taagan maamulkaasi, wallow uusan si gaar ah u xusin, isaga oo dalbaday in aan lagu haleyn mas’uuliyiinta maamulkaasi oo ugu sareeyo madaxweyne Cali Guudlaawe. “Dad mas’uul sheeganayo in aan hebel dhaho ma rabo ee aan la fadhisitay oo dhahay waa in sharciga la horkeeno dadka falka geystay in sharciga la horkeeno oo lasoo qabto, marka ku kala tagnay meesha waxa uu sameeyay, Xasan Gaab oo dhan ayaa magaalada laga waayay, in ka carar camal meesha uu dhahay ayaa u qaadanay,” ayuu yiri. Xildhibaan Xaadoole ayaa ugu dambeyntiina wuxuu ugu baaqay madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya inay sida ugu dhaqsaha badan soo fara-geliyaan waxa ka socda maamulka HirShabeelle, si nabad loogu soo dabaalo beelaha ku dagaalamaya halkaasi. The post Daawo: Xaadoole oo weerar culus ku qaaday Guudlaawe, dalab u diray Xasan Sheekh appeared first on Caasimada Online.
-
Turkey headed for a runoff vote after President Tayyip Erdogan led over his opposition rival Kemal Kilicdaroglu in Sunday's election but fell short of an outright majority to extend his 20-year rule of the NATO-member country. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (Caasimada Online) – In an effort to restore trade and facilitate people’s movement, plans are underway to reopen three border points between Kenya and Somalia. The first meeting took place today in Nairobi, led by Interior and National Administration Cabinet Secretary Kithure Kindiki. The border points, Mandera/Belet Hawo (Belethawa), Liboi-Harhar/Dhobley, and Kiunga/Ras Kamboni, have been closed for 12 years due to the threat of terrorism. Secretary Kindiki highlighted the importance of the talks, “We will have important engagements on Monday morning with the Somalia delegation with the view of reopening the three border points between the two countries,” he said. The aim is to decide on whether and when to reopen the borders. This meeting is a follow-up to discussions held last year between former President Uhuru Kenyatta and his Somali counterpart Hassan Sheikh Mohamud. During those talks, the leaders announced steps to address security concerns along the shared border and the reopening of three border points. Today’s high-level ministerial meeting will deliberate on a roadmap to reopen the borders, contributing to regional integration and sustainable development. Addressing security concerns The closed border points were critical ports of entry. Their closure in 2011, at the peak of the al-Shabab attacks, negatively impacted cross-border trade and the free movement of people and goods. The al Shabaab terror group’s constant invasions prompted Kenya to send its military to Somalia to neutralize the armed criminals. Today’s meeting will provide a platform for six Cabinet ministers from both countries to discuss common security threats, improve border management, and share ideas on border security management. They will also tackle cross-border crime, trade facilitation, mobility dynamics, and strategies to promote greater coordination between Kenya and Somalia. Interior PS Raymond Omollo, who chairs the border coordination and operations committee, is leading the technical team working on reopening these critical border points. Seeking partnerships for security On Thursday, during the launch of the Kenya-Somalia-Ethiopia Borderlands Security project, funded by the UK, Secretary Kindiki and his Somali security counterpart emphasized the need for renewed partnerships. They stressed the necessity of joint efforts to secure the North from terror groups and tackle complex and sensitive security threats. “…The programs we run as governments must be alive to the complex security we face today as a region. We all must walk together, hand in hand, shoulder to shoulder, to deliver for our people in the region.” Secretary Kindiki said. However, the implementation of this project will be subject to consultation and consensus with Kenya’s neighbors, Somalia and Ethiopia. The closure of these official entry points has led to the proliferation of illicit flows of people, arms, and contraband goods across the borders, which both nations are eager to curb. The post Kenya set to reopen 3 Somalia borders after Al-Shabab threat appeared first on Caasimada Online.
-
HE State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia Ali Mohamed Omar underscored his country's appreciation for the State of Qatar's efforts and supporting stances to Somalia and its people in various stages and circumstances, noting the long-term and deep-rooted relations between the two brotherly countries and peoples. Source: Hiiraan Online
-
Ciidankii Somaliland u fadhiyay degaanka Shimbiraale ee duleedka Ceerigaabo ayaa gebi ahaanba isaga baxay Somaliland. Ciidankan oo ku gaashaaman gaadiidkii dagaalka ee Somaliland ayaa Axaddii shalay ku biiray ciidamada Daraawiishta Puntland. Abbaan-duulaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Xuseen Dheere ayaa si rasmi ah ula wareegay ciidankan iyo hubkooda. Gen. Xuseen Dheere ayaa ballan-qaaday in ciidankan ay mushaarka iyo xuquuqdooda oo dhammaystiran ka heli doonaan dowladda Puntland. PUNTLAND POST The post Puntland oo duleedka Ceerigaabo kula wareegtay ciidan ka goostay Somaliland appeared first on Puntland Post.
-
Ankara (Caasimada Online) – Following a night fraught with tension and surprises, Turkey is steeling itself for an unprecedented runoff election. Despite President Recep Tayyip Erdogan’s strong showing, he fell just short of the decisive victory required to secure his position for another term. President Erdogan, an indefatigable political titan who has held power since 2003 and remained unscathed in many national polls, barely missed the 50-percent benchmark needed for outright victory. As per nearly complete results of the most significant election in Turkey’s post-Ottoman history, Erdogan garnered 49.3 percent of the votes, according to the Anadolu state news agency. “I wholeheartedly believe that we will continue to serve our people in the coming five years,” proclaimed Erdogan, who, at 69, exuded triumph before a vast assembly of supporters past midnight. He further claimed that his Islamic ruling party and its ultranationalist allies had seized a clear majority in parliament. A disappointing outcome for the opposition Despite the late pre-election polls that projected a lead for Kemal Kilicdaroglu, the opposition leader lagged behind Erdogan with 45.0 percent of the vote. Kilicdaroglu’s camp initially disputed the vote count, alleging they were in the lead. However, the 74-year-old admitted to reporters early Monday that a runoff seemed inevitable. “If our nation says second round, we will absolutely win in the second round,” Kilicdaroglu asserted, adding, “The will for change in the society is higher than 50 percent.” This statement hints at a strong desire for change within the Turkish populace. The news of a possible continuation of Erdogan’s unconventional economics has led to the lira’s depreciation against the dollar and euro, signaling investor disappointment. The geopolitical importance of this election, given Turkey’s significant role in conflicts from Syria to Ukraine, extends beyond its borders. As a NATO member with a foot in both Europe and the Middle East, Turkey’s election results are as crucial for Washington and Brussels as they are for Damascus and Moscow. The Erdogan era: Progress and controversy Erdogan’s tenure, which has seen Turkey evolve into a military and geopolitical powerhouse, has witnessed a development boom, particularly in conservative regions. Erdogan has also earned the gratitude of more religious voters for lifting secular-era restrictions on headscarves and fostering more Islamic schools. However, his rule has not been without controversy. The second decade of Erdogan’s leadership was marked by political and social upheaval, with sweeping purges following a failed coup attempt in 2016, causing discomfort among Western allies. The emergence of Kilicdaroglu and his six-party opposition alliance offers a clear alternative to Erdogan. A second-round election might provide Erdogan with a chance to regroup. However, he cannot evade Turkey’s gravest economic crisis since the ’90s or the lingering trauma from a poorly handled earthquake in February that claimed over 50,000 lives. Pre-election polls suggested that Kilicdaroglu would secure the youth vote, constituting nearly 10 percent of the electorate, by a significant margin. Meanwhile, some remain staunch in their faith in Erdogan, questioning how a coalition of six parties could effectively govern. The road ahead As the dust settles and Turkey prepares for its first-ever presidential runoff on May 28, all eyes are now on Sinan Ogan, a lesser-known independent candidate who has unexpectedly emerged as a potential kingmaker with five percent of the vote. The direction Turkey takes in this critical junction will influence not only its domestic future but also the region’s geopolitical landscape. Erdogan’s campaign strategy, increasingly targeted towards his core supporters, has been to vilify the opposition as a “pro-LGBT” lobby subservient to outlawed Kurdish militants funded by the West. He has also been courting state sector workers with substantial pay raises leading up to the vote. In the heart of Istanbul, voter Recep Turktan expressed his wish for unity after casting his ballot, “The most important thing is that we do not divide Turkey,” the 67-year-old said. “We will carry out our duty. I say, go on with Erdogan.” But not everyone echoes this sentiment. University student Kivanc Dal voiced his frustration, “Erdogan can build as many tanks and weapons as he wants, but I have no respect for that as long as there is no penny in my pocket.” Nursery schoolteacher Deniz Aydemir, meanwhile, expressed skepticism about the opposition’s ability to govern, “Yes, there are high prices… but at least there is prosperity,” the 46-year-old said. A pivotal moment in Turkey’s democracy This election signifies a pivotal moment for Turkey’s democracy. Kilicdaroglu encapsulated the sentiment of many when he said, “We all miss democracy,” after casting his vote in Ankara. He represents a broad-based coalition reminiscent of the alliances Erdogan himself was adept at forming throughout his political career. As the nation prepares for the runoff, Ogan, expelled from an ultranationalist party that has since joined forces with Erdogan, remains noncommittal about his support. “We will not say if we will support this or that candidate,” Ogan said Sunday. “We will hold consultations with their representatives and then decide.” This historic runoff election, a first in Turkey’s 100-year history as a primarily Muslim but officially secular state, underlines the shifting political landscape. The result could substantially change Turkey’s domestic policy and its relations with allies and neighbors. The world will be watching closely as Turkey decides its future. The post Turkey braces for historic presidential election runoff appeared first on Caasimada Online.
-
Wasaaradda Qorshaynta dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u caddaysay in ay dib shaqada ugu fasaxday hay’adda Juba Foundation. Warqad ka soo baxday ku simaha Agaassimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed ayaa dib shaqada loogu fasaxay Juba Foundation. Juba Foundation ayaa kamid ahayd dhawr hay’adood oo dhowaan wasaaraddu sheegtay in ay rukhsaddii shaqada kala noqotay. PUNTLAND POST The post Puntland oo dib shaqada ugu fasaxday Juba Foundation appeared first on Puntland Post.
-
Ankara (Caasimada Online) – Turkey ayaa u muuqata in markii ugu horreysay ay ka dhici doonto doorasho madaxweyne oo ku-celis ah kadib markii madaxweyne Erdogan uu ka hormaray ninka la loolamaya balse ku guuldarreystay inuu helo aqlabiyadda wareegga koowaad. Natiijada codadka oo intooda badan la tiriyey ayaa muujiyey in Erdogan — oo xukunka hayey tan iyo 2003, welina aan looga adkaan in ka badan daraasiin doorasho ah oo uu galay — uu wax yar ka hoos maray 50 boqolkiiba codadka oo looga baahnaa si uu u guuleysto. “Waxaan si qalbiyan ah u aaminsannahay inaan sii wadi doonno inaan u adeegno shacabkeena shanta sano ee soo socota,” ayuu yiri hoggaamiyahan 69 jirka ah. Waxa uu sidoo kale sheegay in xisbigiisa talada haya iyo xulufadooda ay heleen aqlabiyadda cad ee baarlamanka. Tirinta codadka ee wakaaladda wararka dowladda ee Anadolu ayaa muujisay in Erdogan uu helay 49.3 boqolkiiba codadka. Hoggaamiyaha mucaaradka Kemal Kilicdaroglu ayaa kaalinta labaad ku galay 45 boqolkiiba coodadka — taasi oo ah natiijo niyadjab ah kadib markii codadka ra’yiga ee kahor doorashada ay muujiyeen inuu ka horreeyey Erdogan. Doorashada ku-celiska, oo ah tii ugu horreysay taariikhda Turkey, ayaa la qorsheeyey inay dhacdo 28-ka May. Kilicdaroglu oo ah 74 jir rajo beel ay ka muuqatay ayaa weriyayaasha u sheegay “Haddii qarankeenu yiraah wareeg labaad, waan ku guuleysan doonnaa wareegga labaad.” Waxaa hoos u dhacay qiimaha lacagta Lira ee marka loo eego Dollar-ka iyo Euro, kadib markii maal-gashtayaasha Reer Galbeedka ay ka niyadjabeen natiijada ayada oo ay u muuqato in Erdogan dib loo soo dooran doono. Waxaa codeeyey in ka badan 90 boqolkiiba cod-bixiyaasha diiwan-gashan, taasi oo muujineysa xamaasadda iyo xiisaha shacabka ee doorashada. Erdogan ayaa waxaa si aad ah u taageersan muxaafidka ama dadka diinta ku adag ee Turkey, halka mucaaradka ay taageeraan dadka ku nool magaalooyinka waa weyn ama calmaaniga ah. Sinan Ogan, oo ah musharaxa saddexaad, ayaa helay 5 boqolkiiba codadka doorashada, waxaana hadda muhiim noqon doonta cidda uu taageero wareegga labaad ee doorashada. Si kastaba, maadaama xisbigiisa ay ku aragti yihiin kan Erdogan, oo ay ka midaysan yihiin waddaniyadda iyo ku adkaanshaha diinta, waxay u badan tahay in codadkii uu helay ay badankood aadi doonaan Erdogan wareegga labaad. “Ma dhihi doonno haddii aan taageereyno musharaxan ama midkaas,” ayuu yiri Ogan. “Waxaan wada-hadal la yeelan doonnaa wakiiladooda kadibna go’aansan doonnaa.” Dhinaca kale, xisbiga Erdogan ee AKP iyo axsaabta xulufada la ah ayaa ku guuleystay aqlabiyadda baarlamanka, ayaga oo helay 323 ka mid ah 600 kursi ee baarlamanka, illaa hadda codadka la tiriyey. The post Natiijada doorashada Turkey iyo lama filaanka dhacay appeared first on Caasimada Online.
-
Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal Kilicdaroglu midkoodna uusan helin aqlabiyadda codadka doorashadii Axadda. Si kastaba ha ahaatee, Erdogan, oo 69 jir ah, soona xukumayey dalkaas 20 sano, ahna hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee dalkaas, ayaa soo bandhigay natiijo ka wanaagsan sidii la filayay. Iyadoo in ka badan 96% sanaadiiqda cod bixinta la tiriyay, Erdogan ayaa ku hogaaminayay 49.44% halka Kilicdaroglu uu helay 44.86%. sida ay sheegtay wakaalada wararka ee Anadolu. Guddiga sare ee doorashada ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah aan la hubin, maadaama in ka badan codadka 3.4 milyan ee cod-bixiyaasha ee ku nool dibadda ay weli u baahan yihiin in la tiriyo. PUNTLAND POST The post Turkiga oo u jihaystay doorasho ku celis ah appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay rag hubeysan, kadib howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen qaybo kamid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay gacanta kusoo dhigeen laba nin oo burcad ah, isla-markaana dhac u geysanayay shacabka degmadaasi. Sidoo kale ciidamada ayaa soo qabtay nin kale oo saddexaad oo lagu eedeeyay inuu iibsado moobeelada lasoo dhaco, sida lagu caddeeyay qoraalka booliska gobolka Banaadir. Waxa kale oo uu talisku intaasi kusii daray in saddexda eedeysane la horgeyn doono maxkamad, si looga qaado tallaabo adag oo sharciga waafaqsan. “Taariikda 14/05/2023 abaaro 16:00pm.Ciidanka Boliiska Saldhigga Wadajir ayaa soo qabtay eedeysanayaal dhac u geystay bulshada ku dhaqan degmada iyo edeysanihii loo geynayay oo ah ganacsade taleefanada lasoo dhaco iibsado waxaana la horgeyn doonaa cadaalada.” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay booliska gobolka Banaadir. Dhinaca kale, booliska ayaa farriin u diray shacabka ku dhaqan caasimada, wuxuuna ka codsaday inay kala shaqeeyaan amniga, ayna usoo gudbiyaan xogta ay hayaan. “Fadlan haka daalin in aad la xiriirto lambarga gaaban ee 991, haddii aad la kulanto qatar amni ama aad wado fariin amni”. ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka booliska. Maalmihii u dambeeyay ciidamada booliska oo kaashanaya kuwa boolis milatari ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka waday magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Si kastaba, caasimada ayaa haatan laga dareemayaa xasilooni amni, waxaana yaraaday weeraradii, dilalkii iyo dhacii loo geysan jiray dadka shacabka ah ee ku nool Muqdisho The post Sawirro: Rag hubeysnaa oo lagu qabtay howlgal qorsheysan oo ka dhacay MUQDISHO appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday shirkadda ku guuleysatay qandaraaska hubinta tayada shixnadda ka hor inta ayna badeecadahu soo galin dalka. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay munaasabad loo sameeyey ku dhawaaqista iyo saxiixa qandaraaskan, oo la sheegay inay si daah-furan ugu guulaysatay shirkadda Bureau Veritasm, taas oo ka geyb-qaadan doonta fududeynta iyo habsami u socodka ganacsiga dalka. Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadani ay hagaajin doonto sidoo kalena hirgelin doonto hanaanka hubinta tayada badeecadaha ee laga so dhoofiyo dalka dibaddiisa iyo horumarinta hufnaanta ganacsiga dalka. Waxa uu ku bogaadiyey maareeyaha hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Marwo Xaawo Axmed Xasan iyo guud ahaan shaqaalaha hay’adda oo uu sheegay inay dadaal xoog ay ku bixiyeen guusha maanta la gaadhay. Qandaraaskan ayaa muhiim u ah ilaalinta bad-qabka bulshada, kor u qaadista kalsoonida ee isticmaalka badeecadaha iyo weliba kobac dhaqaale oo waara, sida uu saxiixa qandaraaskan ka sheegay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS. Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyay in arrintaan ay innoo suurto-gelin doonto xoojinta iyo horumarka ganacsiga aan la lee nahay waddamada caalamka. Ugu dambayntiina waxa uu wasiirka guushan taariikhiga ah ugu hambalyeeyey Ganacsatada Soomaaliyeed, isaga oo umahad-celiyey arrintaan madaxda hay’adda ivo saaxiibada caalamiga ah. The post DF oo shaacisay shirkada ku guuleysatay qandaraaska hubinta tayada shixnadda appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia’s dual disaster: Flash floods amid ongoing conflict
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Mogadishu (Caasimada Online) – The central region of Somalia has been ravaged by a flash flood catastrophe, resulting in the tragic loss of 22 lives and the displacement of hundreds of thousands. The calamity was caused by the Shabelle River, which burst its banks due to heavy rainfall, forcing the inhabitants of nearby settlements to evacuate their homes hastily. The inundation in Beledweyne town in the Hiran region has provoked chaos and distress, with floodwater infiltrating homes and submerging roads and buildings. Residents gathered their possessions hastily, wading through the waterlogged streets in a desperate quest for shelter. “Whenever the river breaks the banks, we flee,” a local mother of eight, identified by Fartun Ali, told AFP. This is her fifth encounter with such flooding in Beledweyne. Worsening conditions: Climate change and conflict The UN’s Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) reports that nearly 460,470 people have been affected by this disaster, with around 219,000 displaced from their homes, primarily in flood-prone areas. “The floods have left a trail of destruction… inundating homes and farmland, washing away livestock, temporarily closing schools and health facilities, and damaging roads,” OCHA said in a situation report. This disaster strikes Somalia as the country grapples with multiple challenges: it is still recovering from a record drought that pushed millions to the brink of famine and has been grappling with an Islamist insurgency for decades. Residents and experts concur that extreme weather events have become increasingly frequent and intense due to climate change, exacerbating the region’s vulnerability. Regional impact: East and Central Africa East and Central Africa are no strangers to extreme weather events, particularly during the rainy seasons. Earlier this month, torrential rains claimed 135 lives. They left more than 9,000 homeless in Rwanda, triggering floods and landslides across the hilly nation. Last week, the eastern Democratic Republic of Congo witnessed over 400 fatalities due to intense downpours, floods, and landslides. In May 2020, heavy rains in Rwanda resulted in at least 65 deaths, while Kenya reported at least 194 fatalities. As 2019 drew to a close, relentless rainfall over two months caused the death of at least 265 people and displaced tens of thousands in several East African countries. The downpours affected nearly two million people and washed away tens of thousands of livestock across Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Tanzania, and Uganda. These catastrophic events underline the urgent need for region-wide policies and initiatives to manage and mitigate the risks associated with climate change. The post Somalia’s dual disaster: Flash floods amid ongoing conflict appeared first on Caasimada Online. -
Natiijadii ugu danbaysay Halkay isla marayaan Erdogan iyo Kilicdaroglu? Waxaa haatan meel geba-gebo ah maraysa tirinta codadka doorashada madaxtinimada ee dalka Turkiga, hase ahaatee natiijada hordhaca ah ee aan rasmiga ahayn ayaa muujinaysa inaanay afarta musharax ee doorashadan ka qayb galay aanu midkoodna haysan codad ku filan oo uu ku noqon karo madaxweyne. Iyada oo haatan la tiriyey 97.23% oo ka mida codadka la dhiibtay, ayaa natiijada hordhaca ah ee aan rasmiga ahayni waxay muujinaysaa in madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, uu haysto 49.36%, halka musharaxa ay sida weyn ugu loollamayaan doorashadan ee Kemal Kilicdaroglu uu haysto 44.96% oo ka mida codadka la tiriyey. Natiijadan hordhaca ah ee aan rasmiga ahayn ayaa muujinaysa inay suurto gal tahay in dalka Turkigu uu markale aado wareeg labaad oo doorasho madaxtinimo ah, maadaama aanay labada musharax ee Erdogan iyo Kilicdaroglu aanu midkoodna helin aqlabiyadda codbixiyayaasha, sida sharciga dalkaasi dhigayo. Sida kasta oo ay tahayba, natiijadan hordhaca ah ayaa muujinaysa in Erdogan, oo loollan adag kala kulmay musharaxa mucaaradku, inuu doorashada ka sameeyey horumar ka wanaagsan sidii laga filayey. Guddida qaran ee maamulaya doorashada Turkiga ayaa sheegay inaanay weli ku dhawaaqi karin in dalka Turkigu uu aadayo wareeg labaad oo doorasho ah, maadaama aan weli la dhamaystirin, tirinta sanaadiiqda ay ku codeeyeen muwaadiniinta Turkida ah ee ku nool dalalka debedda, kuwaas oo tiradoodu ay gaadhayso, illaa 3.4 milyan oo muwaadin. In ka badan 64 milyan oo qof oo ka mida 85 milyan ee uu ka kooban yahay shacabka dalkaasi ayaa isu diiwaangeliyey inay codeeyaan doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Turkiga Axaddii. 89% oo ka mida dadka is-diiwaangeliyey ayaa codeeyey, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP. Qaran News
-
“Rag tabaabulshaystaa, wuxuu tebayo raacdee.” Sidaas waa hore waxa ku gabyey Timacadde. Mar kale waxa uu yidhi: Maalintay subuqdee, Sunta laysku afuufo, Sarajoogu ma fiicnee, Sawaarikhda dagaalkiyo, sancadoo kordhisaan, Iyo sirtiinoo guntanaatoo, Safrin waayo basasku, Sadexdaasba ogaada! Timacadde warku wuu ka khasaaray. “Dubihii wuxu igaga dhacay, nimaanan doonayn” ayaa la ga sheegay mid gabyay oo H/jeclo ahaa. Imika, waxa aad moodaa tilmaamihii uu bixinaayay Timacadde, in ay Ordogan iyo nimankii ay is ku kooxda ahaayeen dhab u dabaqeen. Yurubiyaanka iyo Galbeedku ninkaas Ordogaan iyo Turkiga cusub waa ka fajacsanyihiin dhinaca uu wax u wado, si aan qarsoodi ahayn baanay u doonayaan in uu meesha ka baxo. Hadiiba uu baxo iyo hadii kale ba, Turkigu maanta wuxu joogaa meel aan dib loo celin karayn, AK Party iyo fikraddii uu ku dhisnaa na waa xoogaysatay oo baahday. Turkigu sida Masaarida oo kale doqomo wixii la doono la ga yeelo ma aha. Si kastaba, doorashadani ma aha mid shakhsiyaad iyo xisbiyo u dhexaysa, waa mid fikrado iyo mabaadii u dhexaysa. Hogaamiyaha mucaaridku waxa uu ololihiisa ku soo khatimay booqasho uu ku tegay qabriga Atatork, xaaskiisa oo sida dumarka Galbeedka u labisani na waa la ololaynaysay. Ordogan na, waxa uu ku soo xidhay ololihiisa salaad uu ku tukaday Masjidka Ayaasoofiya oo uu isagu hirgeliyay in muddo dheer ka dib masjid la ga dhigo, xaskiisa oo xijaabani na waa la ololaynaysay. Labada fikradood amma mabd’a ee loolamaaya labadaas muuqaal baa astaan u ah. Maxamed Haaruun Biixi Qaran News
-
New York (Caasimada Online) – Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xidhka gargaarka bini’aadanimo ayaa sheegtay in roobabkii gu’ga ee ka curtay Soomaaliya inay khasaare gaadhsiiyeen deegaano kala duwan, sida Beledweyne oo ka tiran maamul goboleedka HirShabelle iyo Baardheere oo ka tirsan Jubaland. Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, islamarkaana ay meesha ka baxaan xoolo kala duwan oo dadku ay dhaqan jireen, iyada oo dhaawac weyni uu soo gaadhay waddooyin kala duwan. Warbixintan oo ay sii daayeen UNOCHA oo iskaashi la yeelatay dhinacyada kale ee ku hawlan hawlaha gargaarka bini’aadanimo, ayaa lagu sheegay in dadka ay saameeyeen fatahaaduhu inay ku qiyaasayaan illaa 460,470 oo qof, taas oo 219,000 oo qof oo ka mid ahi ay guryahooda ka carareen, halka 22 qof ay ku dhinteen illaa 17 degmo oo dalka oo dhan ah, tan iyo badhtamihii bishii March ee sannadkan. Haddii roobabka mahiigaanka ahi ay ka sii da’aan Soomaaliya iyo buuralayda Ethiopia, dhinacyada ku hawlan gargaarka bini’aadanimo waxay ku qiyaaseen in fatahaadaha dooxyada iyo webiyadu inay saamayn karaan illaa 1.6 milyan oo qof, ayna ku barakici karaan in ka badan 600,000. Meelaha ugu badan ee ay fatahaadahani saamaynayaan ahaa ah, deegaanada ku teedsan webiyada Jubba iyo Shabelle. Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in fatahaadahani ay ka dhashaan cuduro kala duwani. Dhinacyada ku hawlaha gargaarka bini’aadanimo ayaa sheegay inay diyaarinayaan qorshe qaran oo isugu jira u diyaargarowga fatahaadaha iyo ka jawaabistiisa, iyaga oo kaalmo lacageed gaadhsiiyey illaa 111,000 oo qof oo ku kala nool guud ahaan dalka. Si kastaa, Dhinacyada ku hawlan gargaarka bini’aadanimo ayaa soo jeediyey baaq ay ku dalbanayaan kaalmo deg deg ah, si ay uga jawaabi karaan xaaladda taagan. The post QM oo digniin horleh kasoo saartay HALIS cusub oo Soomaaliya kusoo food leh appeared first on Caasimada Online.
-
Preliminary Results Of Turkey Election Recep Tayyip Erdogan: 49.47% Muharrem Ince: 0.44% Kemal Kilicdaroglu: 44.82% Sinan Ogan: 5.27% People’s Alliance: 49.51% Nation’s Alliance: 35.06% Türkiye has voted for the country’s next president and members of parliament. Here are the latest results as of 0345 AM. Qaran News
-
Waa sawirka ugu hadal-haynta badan Doorashada Turkiga – Haweeney goobta cod-bixinta timi, iyada oo ay ku rabbian tahay neefta Oxygen. waxa yt go’aaminaysaa mustaqbalkeeda iyada oo ku sugan xaalad adag. Soomaalida goormee gaadhaysaa heer ay sidaas u fahanto dimuqraadiyadda? Qaran News
