Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dhusamareb (HOL) - In the heart of the Ceeldheer district, within the grip of both conflict and drought, the resilient community of East Galgaduud is now witnessing a glimmer of hope. Since April 2023, the Somali Relief Centre (SRC) has been providing life-sustaining support to families caught in the crossfire of these dual disasters. Source: Hiiraan Online
  2. Garoowe (Caasimasa Online) – Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Puntland, sidoo kalena hadda ah la-taliyaha madaxweyne Xasan Sheekh ee arrimaha dhaqaalaha ayaa ka hadlay dagaalkii maalin ka hor ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Garoowe. Khadar ayaa marka hore u jawaabay wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo shalay ku eedeeyay inuu isagu ka dambeeyay weerarka oo lagu qaaday ciidamo waday agabka doorashadaPuntland, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. “Ergeyga Xasan Sheekh Maxamuud ee arimaha dhaqaalaha Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa abaabulay weerarkii xalay lagu qaaday sanaaduuqda doorashada, qiyaamihii Xasan Sheekh uu sheegayey wuxuu ahaa mid isagu uu abaabulayo,” ayuu yiri wasiir Juxa. Wiilka Faroole, ahna haatan la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha dhaqaalaha ayaa dhankiisa iska fogeeyay eedeynta culus ee loo jeediyay, wuxuuna tilmaamay in shaqadiisa ay tahay nabad. “Anigu waxaan ahay ergayga madaxweynaha ee beeyac mushtarka iyo dhaqaalaha xafiiska aan ergayga u ahay waa xafiis shaqadiisu tahay xasilooni iyo nabad, marka ma garanayo meel aan isaga nimaano xasilooni darro,” ayuu jawaabtiisa ku yiri Khadar C/raxmaan Faroole. Sidoo kale waxa uu intaasi kusii daray in wasiirka arrimaha gudaha Puntland uu u gefay madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo carabka ku dhuftay in aan lagu eedeyn karin dagaalka. “Madaxweyne Xasan Sheekh laguma eedeyn karo muxuu uga hadlay arrimaha Puntland? waa madaxweynihii Somalia.” ayuu raaciyay. Dagaalkan ayaa kusoo aaday, kaddib markii siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ay soo saareen bayaan ka dhan ah doorashada, kuna dhaliileen madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni. Madasha Siyaasadda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in qaabka loo wado doorashada ay horseedayso xasilooni darro, ayaga oo dhaliil xoogan u jeediyay hoggaanka Puntland. Si kastaba, doorashada goleyaasha deegaanka ee dowlad goboleedka Puntland oo qof iyo cod ayaa loo ballansan yahay 25 ka bishaan May ee 2023-ka, waxaase sii xoogeysanaya khilaafka ka dhashay doorashadan oo hadda sababay dagaal u dhexeeyo labada dhinac. The post Maxaa ka jira in wiilka FAROOLE uu ka dambeeyay dagaalkii Garoowe? appeared first on Caasimada Online.
  3. Xoogag ka tirsan SSC-Khaatumo oo aad u hubaysan ayaa saaka nawaaxiga Tuulo Samakaab kaga sii siqaya jidka Laamiga ah ee Laascaanood iyo Oog. Xoogaga SSC-khaatumo oo ka soo ruqaansaday dhinaca Dhabansaar shalay dusha ka maray ciidamo ka tirsan Somaliland oo isku dayay in ay ka hor istaagan dhanka laamiga. Kadib dagaal xooggan oo labada dhinac dhexmaray ayay ciidamada Somaliland u carareen dhinaca Tuulo Samakaab halkaas oo ay hadda dul fadhiyaan cutubyo ka tirsan SSC. Furinta dagaal ee aagga Tuulo Samakaab ayaa gebi ahaanba soo geba-gabaysay marinkii taakulada ciidamada Somaliland ee Laamiga Oog iyo Laascaanood. Sidoo kale maleeshiyaad uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe oo la socda ciidamada Somaliland ee ku sugan Tuulo Samakaab ayaa qaarkood u goostay dhinaca SSC sida laga soo xigtay dadka degaanka. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee SSC oo furin dagaal Somaliland kaga furtay dhanka Tuulo Samakaab appeared first on Puntland Post.
  4. Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah caawa u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqo u joogay Magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka, taliyaasha qeybta guud Gobolka Banaadir ee ciidanka Nabad Sugida iyo Boliiska, Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo aggaasimahaal. Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani oo kulankan ka hadlay ayaa ku bogaadiyay Maamulka Gobolka Banaadir iyo bulshada Caasimadda sida ay uga go’an tahay horumarinta Magaalada Muqdisho oo ay ka muuqato isbadal dhan walba. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) waxaa uu tilmaamay in Maamulka Gobolka uu soo dhaweynayo cidkaste oo kaalin ka qaadaneysa dib udhiska iyo Xasiloonida Caasimadda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. President William Ruto has nominated the Director of Public Prosecutions Noordin Haji as the new Director General of the National Intelligence Service. Source: Hiiraan Online
  6. Hargeisa (HOL) -Two individuals lost their lives in a recent clan conflict in Somaliland's Togdheer region on Wednesday, local residents report. Source: Hiiraan Online
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo oo ay xalay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Howlgallada oo ahaa kuwa culus, isla-markaana saacado badan qaatay ayaa waxaa sameeyay ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad Sugidda oo sii kaashanaya ciidamada Boolis Milataaro oo haatan qayb ahaa amniga caasimada si toos ah loogu wareejiyay. Ciidamada ayaa inta ay socdeen howlagallada guri guri u baarayayay xaafadaha qaar ee degmooyinkaaas, si u hubiyaan amniga xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag. Wararka ayaa sheegaya in inta uu socday howlgalka ciidamada ay kusoo qabteen dad badan, isla-markaana la’isugu geeyay hal goob, ayada oo kadib lasii daayay intooda badan, balse ciidamada ayaa watay laba kamid ah dadkaas oo lagu tuhmay inay yihiin Shabaab. Taliyaha Qeybta Booliska ee Waliyow Cadde Gaashaanle Daa’uud Axmed Caraale oo howlgalladan hoggaaminayay ayaa la hadlay warbaahinta, wuxuuna sheegay in ujeedka uu aha amni xaqiijin, isla-markaana ay si wadi doonaan howlgallada ka socda caasimadda. “Waxa dhibka idin ku hayo inaa sheegtaan, Garanwaaga guriga ku jira jira inaa sheegtaan, waxa aad ka shakisaan inaa sheegtaan oo ciidanka la kaashataan,” ayuu yiri Daa’uud. Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay guddoomiyaha maamulka degmada Howlwagaag, Mudane Bashiir Cabdi Maxamed, wuxuuna farriin guud u diray shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa shacabka ka dalbaday inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, si looga hortago falalka ammaan dari ee ka dhaca gudaha caasimada. “Waxaan rabnaa annaga oo mideysan oo shacab, ciidan iyo dowladba leh inaan nimankaas ka wada hortagno” ayuu isna yiri guddoomiye Bashiir Cabdi Maxamed. Howlgalladan ayaa qayb ka noqonayo dhaq-dhaqaaqyada dowladda Soomaaliya ka wado magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu xaqiijinayo amniga, burcadda iyo ciyaal-weerada. The post Daawo: Ciidan ka kooban 3 qeyb oo howlgal culus ka fuliyey Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  8. Boxing was once banned in Somalia, but the sport is being revived in the country still wracked by violence after years of civil war. The only official boxing club is proving a haven for some in the capital, Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  9. For a year, the school in Frogtown has stood empty. But on Tuesday, St. Paul Public Schools Superintendent Joe Gothard was in its parking lot talking about an exciting new future. Before him were supporters, some in traditional African clothing. Source: Hiiraan Online
  10. Growing up, Asia Hassan could never have imagined setting a milestone for modest fashion in Australia. Source: Hiiraan Online
  11. GENEVA, SWITZERLAND — Ukraine’s corn and wheat exports are both projected to fall in marketing year 2023-24 amid Russia’s ongoing invasion, Reuters reported, citing the Ukrainian Grain Association (UGA). Source: Hiiraan Online
  12. There are close to four million people living in refugee camps across Africa. Of the more than 300 camps, nearly 70 percent are situated within 30 kilometres to 50 kilometres of an international border. Source: Hiiraan Online
  13. MOGADISHU, Somalia (AP) — Floods caused by the annual rains have left “a trail of destruction“ across Somalia, a United Nations spokesman said, citing inundated homes and farmland as well as the shutdown of health facilities. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Doha for a crucial two-day diplomatic mission. Invited by Emir Tamim Bin Hamad of Qatar, the visit aims to strengthen ties and address pressing issues, including Somalia's security, economic development, and a worsening drought - the worst the nation has seen in 40 years. Source: Hiiraan Online
  15. Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa mas’uul Soomaali ah u magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka dalkaas ee NIS. Bayaan ka soo baxay madaxtooyada Kenya ayaa lagu sheegay in agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka Kenya loo magacaabay Nuuradin Maxamed Yuusuf Xaaji. Nuuradin Xaaji ayaa haddii Baarlamanku ansixiyo beddeli doona agaasimihii guud ee Sirdoonka Kenya Gen. Philip Kameru oo lagu wado in uu hawlgab noqdo. Mr. Nuuradin Xaaji ayaa hore uga tirsanaa laanta dacwad soo oogaha guud ee dalka Kenya waxaana sida la sheegay uu muujiyay karti iyo hufnaan shaqo. PUNTLAND POST The post Mas’uul Soomaali ah oo loo magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka Kenya appeared first on Puntland Post.
  16. Wiilka M/weynihii hore ee Puntland Khadar Faroole oo beeniyey inuu ku lug leeyahay shaqaaqadii ka dhacday Garowe Khadar Faroole Maamulka goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay ka dambeysay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Garowe. Iska hor imaadkan ayaa waxa uu dhex maray ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland iyo ciidamo taabacsan siyaasiin mucaarad ah. Isku dhaca ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo mid hantiyeed. Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo la hadlayay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in shaqaaqada xalay dhacday uu ka dambeeyo madaxweynaha Soomaaliya, si gaar ah wuxuu ugu eedeeyey ergayga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan maalgashiga iyo Ganacsiga Khadar Cabdiraxmaan Faroole. Ergayga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan maalgashiga iyo Ganacsiga, Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa iska fogeeyey eedeynta uu u soo jeediyey Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa, wuxuuna ku tilmaamay mid aan sal iyo raad lahayn. Qaran News
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray digniin cusub oo ku socota masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya. Wargelin uu soo saaray Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka oo ku socota masuuliyiinta dowladda ayaa waxa uu kaga dalbaday in marka shaqada ka tagayaan ay hantida gacantooda ku jirta ay si rasmi ah ugu wareejiyaan hay’addaha asal ahaan u leh. “Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka waxa uu ku wargelinayaa dhamaan masuuliyiinta u shaqeeya hay’addaha dowladda ee si ay u gutaan waajibkooda loogu dhiibo gaadiidka ama hanti kale in marka ay ka tagayaan shaqada oo ay hawshooda dhamaato ay hantida gacantooda ku jirta si rasmi ah ugu wareejiyaan hay’adda asal ahaan u leh,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka. Sidoo kale waxa uu hay’addaha dowladda ku wargeliyay in laga doonayo in ay magaca hay’adda ku diiwaan-galiyaan hantida iyo gaadiidka oo aan lagu diiwaangelin magac qof gaar ah. Hanti-dhawrka ayaa hore u shaaciyay inay jiraan masuuliyiin dowladda horay xilal uga soo qabtay oo gaadiid ay dowladdu leedahay uu ku maqan yahay, kuwaas oo “il gooni ah lagu hayo.” Sidoo kale waxa uu faray masuuliyiintii hay’adaha dowladda ee weli la maqan gaadiid ay leeyihiin hey’aduhu inay dib u soo celiyaan sida ugu dhaqsaha badan, “waa in dhammaan muwaadiniinta kale ee gacanta ku haya gaadiid dadwayne ay dib ugu celiyaan hay’adaha dowladeed ee iska leh.” Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa muddooyinkii dambe waday dadaalo dib loogu soo celinayo gaadiidka ka maqan hay’addaha dowladda federaalka Soomaaliya, iyada oo maalmo kahor uu ku guuleystay inuu dib usoo celiyo 10 gaari oo markii hore sifo sharci darro ah uga maqna hay’addaha dowladda. Si kastaba, arrimahan ayaa imanaya, iyada oo Hanti-dhawrka guud uu ka digay in hantida guurtada iyo ma-guurtada ee dowladda uusan jirin shakhsi ama cid shakhsiyad qaanuuneed leh oo si gaar ah u yeelan karta ama u haysan karta, islamarkaana hantida Qaranka aan loo isticmaali karin wax ka baxsan danta guud. The post Hanti-dhowrka Qaranka oo shaaciyey masuuliyiin ka tirsan DF oo il gooni ah lagu hayo appeared first on Caasimada Online.
  18. Kismaayo (Caasimada Onine) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay Isniintii gaareen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasi oo dhigaya “dib u furista xuduudka dalkeennu uu la wadaago waddanka Kenya.” Axmed Madoobe ayaa wuxuu ugu baaqay bulshada reer Jubbaland ee ku nool deegaanada xuduudka ah inay ku gacansiiyaan hay’adaha amniga ilaalinta nabad-galyada xuduudka, iyada oo si wadajir ah looga faa’iidaysanayo furitaanka xuduudka oo ahmiyad weyn oo dhaqaale u leh labada shacab. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale waxa uga mahad-celiyay dowladda federaalka ah iyo dowladda Kenya heshiiska miro dhalka ah ee ay ka gaareen furitaanka xuduudkan. “Furida Xuduudkan oo xiraa inta badan sanadahii lasoo dhaafay ayaa muhiim u ah isku socodka bulshada labada dhinac gaar ahaan dhinacyada hormarka ganacsiga, is dhaafsiga badeecooyinka kala duwan iyo wadaaga himilooyinka labada shacab ee dariska ah,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland. Furitaanka xuduudka degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo iyo degmada Mandhera ee “Mandheera County” ayaa qorshuhu yahay in la furo mudo 30 maalmood ah kadib. Sidoo kale, xuduudka dhinaca degmooyinka Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose iyo Libooyo oo ka tirsan “Garissa County” ayaa iyaguna la furi doona 60 maalmood kadib. Halka xuduudka deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose iyo Deegaanka Kiunga ee “Lamu County” la furi doono muddo ku siman 90 maalmood kadib. Si kastaba, Xuduuda labada waddan ayaa mudo dheer xirnaa, taasi oo dhibaato badan ku qabeen ganacsatada iyo bulshada walaalaha ah ee labada dhinac. The post Jubbaland oo war kasoo saartay heshiiska cusub ee DF Soomaaliya iyo Kenya appeared first on Caasimada Online.
  19. Dabley ayaa weerartay kolonyo baabuur Mareykan ah oo marayey gobolka Anambra ee Koonfurta Bari ee Nigeria Talaadadii, sida ay sheegeen booliska iyo sarkaal Mareykan ah, ayaga oo dilay afar qof, saddex kalena afduubtay. Koox gooni u goosad ah oo ka howlgasha gobolka ayaa sanadihii dhowaa xoojiyey weerarada ay halkaas ka fuliyaan, ayaga oo inta badan beegsada xarumaha booliska iyo dowladda. Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Mareykanka John Kibry oo weriyayaasha kula hadlay Washington DC ayaa xaqiijiyey weerarka. “Kolonyo baabuur Mareykan ah ayaa la weeraray. Waxa aan idiin xaqiijin karo ayaa ah inuusan la socon muwaadin Mareykan ah,” ayuu yiri Kirby. Ciidamo isku dhaf ah ayaa goobta la geeyey, sida uu sheegay Tochukwu, hase yeeshee dabelyda ayey u suurtagashay inay afduubtaan laba sarkaal oo boolis ah iyo darawal. PUNTLAND POST The post Kolonyo baabuur Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Nigeria appeared first on Puntland Post.
  20. Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka caydhisay laba diblumaasi oo u dhashay Poland iyo Jarmalka. Jacek Josef Ochman iyo Ralf Bernhard Gehlig waxa lagu eedeeyey “ku xad-gudbid xeerarka diblomaasiyadeed.” – Sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha-dibedda. Qaran News
  21. Anambra (Caasimada Online) – Dabley ayaa weerartay kolonyo baabuur Mareykan ah oo marayey gobolka Anambra ee Koonfurta Bari ee Nigeria Talaadadii, sida ay sheegeen booliska iyo sarkaal Mareykan ah, ayaga oo dilay afar qof, saddex kalena afduubtay. Koox gooni u goosad ah oo ka howlgasha gobolka ayaa sanadihii dhowaa xoojiyey weerarada ay halkaas ka fuliyaan, ayaga oo inta badan beegsada xarumaha booliska iyo dowladda. “Wax muwaadin Mareykan ah lama socon kolonyada,” waxaa sidaas yiri afhayeenka booliska Ikenga Tochukwu. Dableyda “ayaa dilay laba ka mid ah booliska, iyo laba shaqaale oo ka tirsanaa qunsuliyadda Mareykanka,” ayuu yiri, isaga oo intaas ku daray inay kadib dab qabadsiiyeen baabuurka. Weerarka ayaa “abaare 3:30pm Talaadadii ka dhacay waddada Atani, Osamale,” ee degmada Ogbaru, sida ay sheegeen booliiska. Ciidamo isku dhaf ah ayaa goobta la geeyey, sida uu sheegay Tochukwu, hase yeeshee dabelyda ayey u suurtagashay inay afduubtaan laba sarkaal oo boolis ah iyo darawal. Waxaa xalay socday “howlgal badbaadin ah” sida uu bayaan ku sheegay Tochukwu. Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Mareykanka John Kibry oo weriyayaasha kula hadlay Washington DC ayaa xaqiijiyey weerarka. “Kolonyo baabuur Mareykan ah ayaa la weeraray. Waxa aan idiin xaqiijin karo ayaa ah inuusan la socon muwaadin Mareykan ah,” ayuu yiri Kirby. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sidoo kale xaqiijisay weerarka. “Shaqaalaha howlgalka Mareykanka ayaa hay’adaha amniga Nigeria kala shaqeynaya in la baaro,” ayuu yiri afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibedda. AFP, VOA The post Weerar dhimasho leh oo lagu qaaday kolonyada safaarada Mareykanka ee Nigeria appeared first on Caasimada Online.
  22. BAAQ NABADEED : guddoomiye Xirsi Cali Xaaji. Dhawaaqa colaadeed ee ka soo cusboonaday degmada Qabri-gorod waannu ka xunnahay, waxa aannu na tacsi u diraynnaa dadka halkaa ku dhintay. Waa dhaawac kale oo nabadda iyo wadajirkii bulshada Somaliland halis ku ah! Waxa aannu Xisbi ahaan ku baaqaynnaa in la joojiyo iyada iyo dhammaan shaqaaqooyinka kale ee jira iyo colaadda Laaacaanoodba. Dadka reer Somaliland waa walaalo deegaan iyo deeqaasinba wadaaga, ilaalinta wadajirka iyo wada-noolaanshuhuna wuxuu muhiim u yahay guud ahaan bulshada walaalaha ah. Aniga, murashaxa Madaxweyne iyo madax kale oo Xisbiga ahi waxa aannu u carrownay galabta magaaladda Burco si aannu uga qayb qaadanno deminta iyo nabadaynta shaqaaqadaas. Qaran News
  23. Madaxwyane Biixi, iyo hogaamiye yaasha xisbiga Waddani ayaa maanta ku wada sugan magaalada Burco. Madaxwayne Biixi, ma sheegin u jeedada safarkiisa balse hogaanka waddani ayaa sheegay in ay u tageen deminta colaadaha sokeeye ee kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer. Qaran News
  24. New York (Caasimada Online) – Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay inay hakiso xubinnimada Israel, haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta. Madaxweyne Cabaas ayaa sidoo kale dalbaday in la hakiyo xubinnimada Israel, aysan u hoggaansamin fulinta go’aannada dhigaya in Israa’iil iyo Falastiin ay moqdaan kuwo si gooni ah u taagaan. Dalabkan ayaa ku soo beegmay xilli dadka reer Falastiin ay wadaan xus ay ka qeybgaleen kumanaan dad ah oo ka soo qaxay dalka hadda loo yaqaan Israa’iil,kaas oo ay ka socdaan rabshado laga soo bnilaabo 75 sano ka hor. Madaxweynaha oo qudbad qiiro leh ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ayaa xubnaha golahaasi waydiiyey sababta in ka badan 1000 qaraar oo khuseeya Falastiin ,kana soo baxay hay’adaha loo fulin la’yahay. “Waxaan dalbaneynaa maanta si rasmi ah, si waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo go’aamada caalamiga ah, in aan hubinno in Israel ay ixtiraamto go’aamadaan ama ay joojiso xubinnimada Israel ee Qaramada Midoobay,” ayuu madaxweyne Cabbaas ku yiri khudbadiisa. Khudbadda madaxweyne Falastiin ayaa waxaa kale oo ku jiray in dib loo soo celiyo qaxootiga Falastiiniyiinta ee ka cararay deegaanadooda, kuwaasi oo 15-ka May sanad kasta qabta xus loogu magac daray Nakba – ama masiibo. The post Madaxweynaha Falastiin oo dalab culus oo ka dhan ah ISRAEL u gudbiyay QM appeared first on Caasimada Online.