Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Somalia sacked Army Chief Major General Odawaa Yusuf Rageh on Monday, amid political tensions in the country's central Hiran region, which is also the epicenter of fighting against the al-Shabaab terror group. Source: Hiiraan Online
  2. Somalia’s government says 43 al-Shabab militants, including two senior commanders, were killed by Somali National Army forces during a weekend airstrike about 14 kilometers from the Jamame District in the Lower Juba region. Source: Hiiraan Online
  3. Lamu leaders have urged the national government to establish more security camps in terror-prone areas in the region. Source: Hiiraan Online
  4. The women were recently rehoused and made to commute to Coastal GasLink site: Unite Here Local 40 Source: Hiiraan Online
  5. ROCHESTER, Minn. (KTTC) – Sunday was a day of celebration for a job well done for dozens of Somali high school graduates. Source: Hiiraan Online
  6. Hassan Mohamed Ali has been stuck in his house in Dhusamareb, central Somalia, since the beginning of May when flash floods cut off the roads. Because he is disabled, he has not been able to get to his small shop where he earns a living for his family. Source: Hiiraan Online
  7. On Saturday Somali spaza shop owners in Philippi were forced to close up for the day by a new extortion syndicate. Source: Hiiraan Online
  8. Three Kenya Defense Forces (KDF) soldiers were killed, and more than 10 others injured when their vehicle ran over an improvised explosive device Sunday in coastal Lamu County. The incident comes a few days after eight KDF soldiers were killed in a similar attack in Garissa County in Kenya’s northeast. Source: Hiiraan Online
  9. Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta mar kale ka hadlay xiisadda ka taagan gobolka Gedo oo mamulkiisu uusan ka talin muddo ka badan seddax sano. Axmed Madoobe ayaa hadalkaan ka sheegay shir uu maanta ka furay magaalada Kismaayo oo heshiisyo cusub looga gaaro ‘isku dabaridka xasilinta Qaranka’ qorshahaan waxaa hoggaamineysa wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa codsaday in cid kasta ay ka caawiso sidii gobolka Gedo loogu soo celin lahaa gacanta Jubbaland, isla markaana meesha looga saari lahaa ‘danaha shakhsiga ah ee hadda lagu maamulo gobolkaas’ sida uu hadalkiisa u dhigay Axmed Madoobe. “Waxaan Gedo u diri doonaa wafdi ay ku jirto dowladda federaalka, si loo xaliyio tabashada dadka reer Gedo, arrinta gobolka Gedo waxay u baahan tahay masuuliyad dowladnimo,” ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland. Wuxuu sheegay in wax dan ah aysan bulshada gobolkaas ugu jirin inay sii maamulaan shakhsiyaad aan laheyn masuuliyad dowladnimo, kuwaas oo sida uu sheegay danahooda gaarka ah ku gaaraya inay xoog iyo xeeladba ku sii heystaan bulshada gobolkaas. Axmed Madoobe ayaa balan qaaday in wax cad oo la wada arki karo uu ka qaban doono gobolka Gedo, markii uu ku guuleysto in masuuliyadda gobolkaas ay dib ugu soo laabato maamulka Jubbaland. Sidoo kale Axmed Madoobe wuxuu ka balan-qaaday reer Gedo in maamul dambe aan loo magacaabi doonin gobolkaas, balse bulshada loo dhisi doono nimaad dowli ah iyo gole deegaan, si ay isku soo doortaan. Maalmo ka hor waxaa Garbahaarey laga soo celiyey diyaarad siday maamul cusub oo Axmed Madoobe uu u magacaabay gobolka Gedo, waxaana halkaas ka taliya siyaasiyiin aan ka amar qaadan Jubbaland iyo dowladda dhexe toona. Seddax sano ka hor, xukuumadii Farmaajo ayaa Gedo ka faro-maroojisay maamulka Jubbaland, waxaana iyadoo hal sano uu Farmaajo ka sii maqan yahay xukunka xal loo weysan yahay khilaafka maamul ee ka jira gobolkaas. Hoos ka daawo Axmed Madoobe The post Daawo: Axmed Madoobe oo balan-qaad culus u sameeyey reer Gedo, haddii Jubaland… appeared first on Caasimada Online.
  10. Saudi man slaughtered his wife in front of her daughters A Saudi national killed his wife with a dagger in front of their 4 years old daughter and then tried to escape into the mountains. She was his second wife, whom he had married 5 years ago, and both had two daughters from the marriage, one infant and one 4-year-old girl. From his previous marriage, he had 11 children. How did he kill his wife? The man butchered his wife in the presence of their 4 years old daughter and then took the daughter with him to escape through the mountains of Munjid. The 4 years old was terrified by the incident and started to cry out loud. He fleed away This made the man panic, and he thereby left the car and started to run. The locals noticed a car in mid of the mountains and thought it had broken down, and the man was running to find some help. Yet, when they reached the car, the daughter told them that their father had killed their mother with a dagger. The people called the police immediately and are now able to take the man into their custody. The man kept on pleading, yet the police were keen to arrest the brutal murderer. The brother of the murderer Saeed Ali Hassan Al-Maliki, the brother of the alleged murderer, said that they would not ask for forgiveness for his brother from his wife’s parents. He has committed a heinous crime and should be punished for that. He also added that currently, their entire focus is to take care of the 2 daughters of the victim. They want to give both of them a proper upbringing and education. The sister of the victim The victim’s sister said that she knew there were some problems in the relationship between the husband and the wife. However, she had no idea it could lead to this level. Qaran News
  11. Garoowe:Dad qaxaya Saqdii dhexe ee xalay ka dib markii Ciidamo Hubaysan Fadhiisimo ka dhigteen Guryahoda Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa mar kale caawa laga dareemayaa caasimadda Garoowe, iyada oo ciidamada la baxay Danab Puntland lagu arkay isgoyska Global oo aan ka fogayn xarunta Baarlamanka, hal kaasi oo ciidanka dowladda ee PMPF ay joogaan. Golaha Baarlamanka ayaa la filayaa in ay dhawaan ka doodaan furista dastuur oo mucaaridku diiddan yihiin una arkaan muddo-dheeraysi ay samaysanayso xukuumadda madaxweyne Deni. Halkan ka Daawo Muqaalka Dadka qaxaya:- Qaran News
  12. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa Isniinta maanta ah ku dhowaaqay dib u furista safaaradaha ay ku kala leeyihiin labada dal, lix sano kadib markii uu go’ay xiriirkooda. Labadan dal ee Khaliijka ayaa xiriirkooda dib usoo celiyey Janaayo 2021, kadib afar sano oo dalal dhowr ah oo Carbeed ay go’doomiyeen Qatar ayaga oo saaray xayiraad dhulka iyo cirka ah. “Imaaraadka Carabta iyo Qatarx waxay ku dhowaaqeen soo-celinta mataaladda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeysa,” waxaa sidaas lagu yiri bayaan lagu daabacay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka ee WAM. Labada dhinac “waxay dib u billaabayaan howlaha safaaradda Imaaraadka Carabta ee Doha, iyo safaaradda Qatar ee Abu Dhabi iyo qunsuliyaddeeda Dubai,” ayaa lagu yiri bayaanka. Bayaan kaas la mid ah waxaa baahisay wasaaradda arrimaha dibedda Qatar. Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Bahrayn iyo Masar ayaa xayiraad diblomaasiyadeed iyo mid socdaal kusoo rogay Qatar 2017, ayaga oo ku eedeeyey inay taageerto kooxo xagjir ah, ayna aad ugu dhowdahay Iran. Doha waa ay beenisay eedeymahaas. Dib u furista safaaradaha ayaa imaneysa xilli ay yaraaneyso cadaawaddii Khaliijka kadib markii Sacuudi Carabiya iyo Iran ay bishii March ku dhowaaqeen inay soo afjareen toddoba sano oo xiriirkoodu go’anaa. Waxaa taas xigay in Qatar iyo dalka ay deriska yihiin ee Bahrayn ay April ku dhowaaqeen inay xiriirkooda dib u billaabayaan. Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga Faisal bin Farhan ayaa Sabtidii booqday Iran, isaga oo la kulmay madaxweyne Ebrahim Raisi, taasi oo ah tallaabo kale oo weyn oo loo qaaday isu soo dhowaanshaha. Iran ayaa dib u furtay safaaraddeeda Riyadh horraantii Bishan. AFP The post Imaaraadka iyo QATAR oo qaaday tallaabo isbeddel weyn ku sameysay xiriirkooda appeared first on Caasimada Online.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xakameynta qul-qulka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya Marwo Makko Maxamuud Muuse ayaa bogaadisay tallaabadii uu Baarlamaanka Galmudug ku ansixiyay sharciga xakameynta hubka. Waxay sheegtay in sharcigaan uu muhiim u yahay in la xakameeyo hubka sharci darrada ah, islamarkaana ay tallaabadan qeyb ka tahay aragtida madaxweynaha Soomaaliya ee in la xoojiyo in hay’adaha dowladda kaligood ay gacantavku hayaan awoodda dalka. “Sharcigan ayaa muhiim u ah in la xakameeyo hubka aan sharciyeesneen ama aan ku jirin gacanta dowladda, waxaana tallabadan ay qeyb ka tahay aragtida Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aaddan in la xoojiyo in hay’adaha dowladda kaliya ay gacanta ku hayaan awoodda dalka ‘monopoly of violence’ si loo hirgaliyo Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah.” ayey ku tiri qoraal ay soo saartay Mako Maxamuud Muuse. Sidoo kale waxay tilmaamtay La-taliye Makko in tallaabadan ay soo dedejin karto dadaalka madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aaddan in Soomaaliya laga qaado cuna-qabatayna hubka ee saaran. Waxay hoosta ka xariiqday in tallaabada iyo kuwa lamidka ah ay Soomaaliya u horseedi karaan qaadista cuna-qabataynta saaran, taasi oo laf dhabar u ah la-dagaalanka argagixisada. Dhawaan ayey aheyd markii mudanayaasha golaha baarlamaanka dowlad-goboleedka Galmudug ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyay hindise-sharciyeedka xakameynta hubka Galmudug. Hindise-sharciyeedkan meel-maray ayaa waxaa golaha baarlamaanka Galmudug horay ugu soo gudbisay wasaarada amniga gudaha dowlad-goboleedka Galmudug. The post La-taliyaha madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saartay tallaabadii Galmudug appeared first on Caasimada Online.
  14. Fadhiga Baarlamanka Puntland ee saaka oo Talaado ah ayaa sida wararku sheegayaan baaqday, kadib markii dhaq dhaqaaq ciidan laga soo tebiyay caasimadda Garoowe. Ciidamo taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah oo diiddan furista dastuurka Puntland ayaa dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka samaynaya xaafado ka tirsan Garoowe. Ciidamada gadoodsan ayaa xirtay isgoyska Global ee laamiga bartamaha oo u dhow xarunta Baarlamanka Puntland, waxaana xarunta ilaalinaya ciidamo ka tirsan dowladda. Ciidamada taabacsan mucaaradka iyo ciidamada dowladda ee ilaalinaya xarunta golaha wakiilada ayaa isku muuqda, taas oo keentay in dadka rayidka ah ka baxaan qaar kamid ah xaafadaha ka agdhow Baarlamanka, inkastoo aan ilaa iyo hadda wax isku dhac ah la soo werin. Xiisaddan ayaa imaanaysa xilli lagu wado in dhawaan uu Baarlamanka Puntland cod geliyo soo jeedin ku saabsan furista dastuurka, oo ay soo gudbisay xukuumadda. Waxaase sii kordhaya baaqyada looga horjeedo hindisahan ee ka imaanaya siyaasiyiinta iyo ururrada siyaasadda Puntland qaarkood, kuwaas oo ka digaya in tallaabadan keeni karto qalalaase siyaasadeed iyo mid amni. PUNTLAND POST The post Fadhiga Baarlamanka Puntland oo saaka u baaqday xiisad ka aloosan Garoowe appeared first on Puntland Post.
  15. Mogadishu (Caasimada Online) – In a transformative move, Somalia has broadened its public service workforce with the addition of 23,000 employees. Prime Minister Hamza Abdi Barre announced this significant development on Saturday, underscoring Somalia’s commitment to restructuring the nation after two turbulent decades of violence. The majority of the recruits have been appointed to the security sector, laying the groundwork for the nation’s plan to rebuild its military and other security services. This strategic move comes as the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) prepares to exit the country by the end of next year. PM Barre has been in office for the past year following President Hassan Sheikh Mohamud’s appointment and has steered the recruitment drive. The initiative aims to fill crucial gaps that have hindered public service efficiency. Education at the core Of the newly appointed public service personnel, 3,000 have been enlisted as teachers. During a ceremony at the General Kahiye Police Academy in Mogadishu to launch a training program for these educators, PM Barre highlighted the pivotal role of education in a recovering society. He urged the teachers to foster tolerant, ethically sound, and globally competitive students. During his address, Barre shared the financial challenges his administration had overcome to make recruitment possible. He said, “Despite the difficulties, our Dan-Qaran (National Interest) government decided to recruit 20,000 security forces and 3,000 educators.” A Security handover In line with the Somalia Transition Plan (STP), the Somali government forces are preparing to assume security responsibilities once the ATMIS peacekeepers depart the Horn of Africa nation at the start of 2025. The Somali government is also bidding to have the longstanding arms embargo lifted. This restriction, first imposed in 1993, has evolved over the years to prevent arms from reaching al-Shabaab militants, having initially targeted warlords. The current government argues the need for proper armament to equip its security forces against militant threats. This stance is set to be the focus of the upcoming UN Security Council discussion this week, where President Mohamud is expected to appeal for his country’s release from these limitations. President Mohamud has led a year of significant change since his election in May 2022 and the subsequent appointment of PM Barre a month later. The comprehensive recruitment drive and the push for lifting the arms embargo demonstrate a government committed to steering Somalia onto a path of recovery and growth. Read more Somalia news: Turmoil in Somalia: Army chief sacked, governor defiant The post Somalia’s rebound: Major moves in security and education appeared first on Caasimada Online.
  16. Beledweyne (HOL) - Yusuf Ahmed Hagar Dabaged, Hirshabelle's deputy president, and the recently appointed Hiiraan region's governor, Abdullahi Ahmed Maalin Sufurow, met with traditional elders from the Hiiraan region on Monday. Source: Hiiraan Online
  17. Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa Isniinta maanta ah ku dhowaaqay dib u furista safaaradaha ay ku kala leeyihiin labada dal, lix sanno kadib markii uu go’ay xidhiifhkooda. Labadan dal ee Khaliijka ayaa xidhiidhkooda dib usoo celiyey Janaayo 2021, kadib afar sano oo dalal dhowr ah oo Carbeed ay go’doomiyeen Qatar ayaga oo saaray xayiraad dhulka iyo cirka ah. “Imaaraadka Carabta iyo Qatarx waxay ku dhowaaqeen soo-celinta mataaladda diblomaasiyadeed ee labada dal u dhaxeysa,” waxaa sidaas lagu yidhi bayaan lagu daabacay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka ee WAM. Labada dhinac “waxay dib u billaabayaan howlaha safaaradda Imaaraadka Carabta ee Doha, iyo safaaradda Qatar ee Abu Dhabi iyo qunsuliyaddeeda Dubai,” ayaa lagu yidhi bayaanka. Bayaan kaas la mid ah waxaa baahisay wasaaradda arrimaha dibedda Qatar. Sacuudi Carabiya, Imaaraadka Carabta, Bahrayn iyo Masar ayaa xayiraad diblomaasiyadeed iyo mid socdaal kusoo rogay Qatar 2017, ayaga oo ku eedeeyey inay taageerto kooxo xagjir ah, ayna aad ugu dhowdahay Iran. Doha waa ay beenisay eedeymahaas. Dib u furista safaaradaha ayaa imaneysa xilli ay yaraaneyso cadaawaddii Khaliijka kadib markii Sacuudi Carabiya iyo Iran ay bishii March ku dhowaaqeen inay soo afjareen toddoba sano oo xiriirkoodu go’anaa. Waxaa taas xigay in Qatar iyo dalka ay deriska yihiin ee Bahrayn ay April ku dhowaaqeen inay xiriirkooda dib u billaabayaan. Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga Faisal bin Farhan ayaa Sabtidii booqday Iran, isaga oo la kulmay madaxweyne Ebrahim Raisi, taasi oo ah tallaabo kale oo weyn oo loo qaaday isu soo dhowaanshaha. Iran ayaa dib u furtay safaaraddeeda Riyadh horraantii Bishan. Source
  18. Ramla Ali suffered her first professional loss, against Julissa Alejandra Guzman, on Saturday night. Source: Hiiraan Online
  19. Russian President Vladimir Putin has criticised the Black Sea Grain Initiative saying its "figures are dry and impartial". Source: Hiiraan Online
  20. Xulka degmada Cabudwaaq ayaa ku guuleystay koobka degmooyinka Galmudug, kaas oo soo socday tan iyo 5-tii bishan una dhexeeyey ilaa 10-degmo. Cayaarta kama dambaysta ahayd oo goor dhaw soo dhammaatay ayaa u dhexaysay Dhuusamareeb iyo Cabudwaaq, waxaana daawanayey madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed, mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo boqolaal dadwyne ah oo degmooyin kala duwan ka yimid. Xulka degmada Cabduwaaq ayaa la hormaray gool, balse xulka Dhuusamareeb ayaa taas kaga jawaabay 2-gool oo ay hoggaanka ku qabteen, hase ahaatee xulka Cabudwaaq ayaa daqiiqadihii lagu daray cayaarta la timid goolka bareejada. Labada xul ayaa markaasi ka dib ku kala baxay gool ku laad, waxaana xulka Dhuusamareeb looga guulaystay 5-3. Munaasabad ballaaran ayaa caawa lagu qabanayaa magaalada Cadaado, taas oo madaxweyne Qoorqoor uu koobka ku guddoonsiin doono xulka Cabudwaaq. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Laba xildhibaan oo kala ah Maxamed Abuukar Cabdi iyo Maxamed Sheekh Bagadi oo ka mid ahaa guddi 10 xildhibaan ka koobnaa oo loo magacaabay inay soo baaraan waxa sababay dagaalkii Baraawe ayaa iska casilay guddigaas. Labada Xildhibaan oo galabta shir jaraa’id qabtay ayaa xubnaha guddiga ku eedeeyey in aysan dhab ka aheyn shaqada loo xil-saaray, sidoo kale waxay sheegeen in kulamadii dhacay ilaa hadda aysan waxaba ka soo bixin. Sidoo kale eedeynta ay xildhibaanadaan u jeediyeen guddiga ay ka baxeen waxaa ka mid ah in la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen, iyadoo ay kala maqan yihiin xubnihii 10-ka ahaa ee la magacaabay, sidaas darteedna ay iska casilayaan xubinimada guddigaas. Dhinaca kale, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne oo laga soo doorto Galmudug, gaar ahaan Gaalkacyo ayaa ka hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Baraawe, gaar ahaan guddiga xildhibaanada ah ee maalmo ka hor uu baaritaanka xiisadaas u magacaabay guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe. Xildhibaan Cagaweyne, oo shir jaraa’id qabtay ayaa in xubno guddigaas ku jira ay toos ula safnaayeen garab ka mid ah dhinacyada isku haya magaalada Baraawe, isagoo dalbaday in guddigu ay soo bandhigaan warbixin lagu qanci karo. Sidoo kale wuxuu cadeeyey in dhankooda ay ku qanacsan yihiin xubnaha guddiga ah ee xiisaddaas baaritaankeeda loo xilsaaray, balse ay isha ku hayaan cidii isku dayda inay cadiifadeeda kaga faa’iideysato warbixinta kiiskaas. “Xildhibaanada walaalaheen ah waxaan rabnaa in dadkooda ay dhexdhexaadnimo ugu gar-naqaan, Soomaalidu maanta uma baahna in la sii kala qeybiyo, sidoo kale in guddigaan la duro waan diidanahay inta ka horeysa inta uu ka soo qabanayo shaqadii loo diray, anigu hadda guddigaas kuma jiro, laakiin waxaan aad u sugeynaa warbixinta guddiga oo meel ayaan u fadhinaa,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne. Hoos ka daawo The post Daawo: Xildhibaano iska casilay guddigii xiisadda Baraawe kadib markii ay la safteen… appeared first on Caasimada Online.
  22. Mogadishu (Caasimada Online) – In a significant change at the heart of the military leadership of Somalia, the country has dismissed Army Chief Major-General Odawaa Yusuf Rageh. The Somali Cabinet, led by Prime Minister Hamza Abdi Barre, made this decision during a meeting in Mogadishu, as relayed in an official statement. Replacing Rageh is the newly appointed Chief of the Somali National Army, Brigadier-General Ibrahim Sheikh Muhiyadin Addow. “The Council of Ministers has approved the proposal of the Ministry of Defence for the appointment of the Commander of the Somali National Army and appointed Brigadier-General Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow,” stated the official release. Before stepping into this role, Addow served as the Commander of the Presidential Guards and reportedly studied military logistics in Italy. The underlying political tensions The ousting of Rageh comes amid political tensions simmering in the central Hiran region of HirShabelle state. Appointed in August 2020 by former President Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo, Rageh’s dismissal intersects with the ongoing fight against the Al-Qaeda-affiliated terror group, Al-Shabaab. The Hiran region is the epicenter of this conflict, adding another layer of complexity to the political landscape. Controversial dismissal leads to defiance Adding to the upheaval, Ali Jeyte Osman, the governor of the Hiran regional administration, was recently dismissed by HirShabelle President Ali Gudlawe Hussien. Osman, recognized as the face of the anti-terrorist fight in the province, has not taken his dismissal lightly. In a defiant response to his termination, Osman announced at a press conference in Beledwayne, the capital city of the Hiran region, that he no longer recognizes the state. Further stirring the political waters, he declared the formation of a new federal member state in the central province of Hiran. With these concurrent political and military shifts in the Somali government, the next steps in the ongoing battle against Al-Shabaab remain to be seen. As the dust settles, the effectiveness of these changes in combating terrorism in the region will be put to the test. The post Turmoil in Somalia: Army chief sacked, governor defiant appeared first on Caasimada Online.
  23. New York (Caasimada Online) – The United Nations (UN) has unveiled fresh evidence of financial links between the notorious armed group, the Allied Democratic Forces (ADF), and the so-called Islamic State (IS). According to a yet-to-be-published UN report, this support has been ongoing since at least 2019 and involves a complex financial scheme straddling several African countries. This crucial information is sourced from documents and testimonies, shedding light on the hazy financial connections between these terror groups. “The IS has provided financial support to ADF through a network involving individuals in several countries on the continent. The scheme originates from Somalia, extending through South Africa, Kenya, and reaching Uganda,” the UN report noted. Tracing the origins of ADF Originating from predominantly Muslim Ugandan rebels opposing President Yoweri Museveni, the ADF was established in the mid-1990s in the eastern Democratic Republic of Congo (DRC). By 2019, it shifted towards radicalism, pledging allegiance to the IS and transforming into one of the numerous outlawed forces in the troubled region. The IS acknowledges the ADF as its regional affiliate, known as the Islamic State Central Africa Province (ISCAP). Consequently, in March 2021, the United States designated the ADF as one of the “terrorist groups” affiliated with IS. Continuous threat despite operations Despite joint military operations from Ugandan and Congolese forces to suppress the ADF, the group’s attacks have been relentless. This united force, Operation Shujaa, began after a series of bombings orchestrated by ADF in Uganda’s capital, Kampala. Major General Dick Olum, spearheading the Ugandan side of Operation Shujaa, told AFP that intelligence suggested the ADF had scouted the area at least two days before the recent attack. “We have called for more firepower, planes to help in the rescue operation of those abducted, and locating the rebel hideouts for military action,” he said. The ADF’s reign of terror The ADF has been implicated in several civilian deaths in the DRC. It is suspected of a recent massacre at a Ugandan school, resulting in the death of 41 people. The attack happened in Mpondwe, a western Ugandan town less than two kilometers from the DRC border. Victims included 17 male students in a torched dormitory and 20 female students killed as they attempted to escape. These horrific atrocities echo the June 1998 attack when the ADF set ablaze dormitories at the Kichwamba Technical Institute, killing 80 students. Expansion and recruitment efforts The UN report highlighted the ADF’s efforts to expand beyond North Kivu and Ituri provinces. The armed group has sent collaborators and combatants on scouting missions and has sought to recruit and conduct attacks in various provinces, including Kinshasa, Tshoppo, Haut-Uele, and South-Kivu. While the UN report brings to light the financial support provided by IS to the ADF, the challenges of curbing this notorious armed group remain vast. However, with more insights into their operations and finances, authorities are better equipped to disrupt their activities and bring an end to their reign of terror. The post UN Report: The financial nexus between ISIS and ADF appeared first on Caasimada Online.
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaano heer federaal ah oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa diiday go’aankii xalay ka soo yeeray xildhibaanada heer federaal ka soo jeeda beesha Xawaadle, kuwaas oo sheegay inay ka go’aan HirShabeelle oo ay dhisanayaan Hiiraan State. Xildhibaanadaan Madaxweynaha HirShabeelle ku taageeray xil ka qaadistii guddoomiye Cali Jeyte oo aad ay uga xumaatay beesha Xawaadle. 14 xildhibaan oo u badan beelaha Gugundhabe iyo Dir oo Xawaadle la dega Hiiraan ayaa ku saxiixan war-saxaafadeedka galabta loo akhriyey warbaahinta, waxaana lagu soo dhaweeyey magacaabidda guddoomiyaha cusub. Bayaankaan ayaa aad loogu adkeeyey in HirShabeelle ay tahay dowlad goboleed jira oo ka arrimiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, isla markaana aan gorgortan laga geli doonin jiritaanka iyo midnimada maamulkaas. “Hirshabeelle waxay ku dhisan tahay dastuur iyo heshiis bulsho, madaxda HirShabeelle waxay magacaabi karaan ama xilka ka qaadi karaan masuuliyiinta heerarka kala duwan, guddoomiyaha gobolka Hiiraan waxaa xilka u dhiibi kara kana qaadi kara madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle, sida ku cad dastuurka,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhibaanada Hiiraan ee heer federaal. Sidoo kale bayaankaan waxaa Cali Jeyte looga codsaday in si xil-kasnimo leh uu masuuliyadda u wareejiyo, iyagoo aad u soo dhaweeyey magacaabidda guddoomiyaha cusub ee lagu beddelay. “Waxaan dowladda HIrShabeelle ugu baaqeynaa inay dardar geliso dagaalka Al-Shabaab iyo xalinta khilaafaadka bulshada, sidoo kale reer Hiiraan waxaan ugu baaqeynaa inay ilaashadaan midnimadooda,” ayaa lagu yiri bayaanka xildhibaanadaas ka soo baxay. Hadalka xildhibaanadaan wuxuu ku soo aadayaa xilli xalay ay hadleen xildhibaanada Xawaadle oo si cad u sheegay inay Hiiraan ka go’day HirShabeelle, isla markaana ay dhisa doonaan maamul cusub, iyagoon wax tix gelin ama la tashi ah siin masuuliyiinta beelaha kale ee Xawaadle la dega gobolka Hiiraan. Sidoo kale Cali Jeyte ayaa si cad u diiday xilka qaadista lagu sameeyey wuxuuna xirtay gobolka Hiiraan oo ma jirto cid uusan ogoleyn oo tegi karta, balse waxaa Beledweyne kula sugan Yuusuf Dabageed iyo guddoomiyaha cusub ee lagu beddelay. Hoos ka daawo bayaanka xildhibaanada The post Daawo: Xildhibaano si adag u diiday go’aankii Xawaadle, taageerayna in la eryo Jeyte appeared first on Caasimada Online.
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Lugta Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali. Madaxweynaha oo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Lr. 15 ee soo baxay 1960 kuna saabsan Dhismaha Ciidanka Xooga Dalka ayaa saxiixay xeerkaan. Caasimada Online, waxay galabta baahisay xogta magacaabidda taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka, balse markii ay soo baxday dikreetada Madaxweynaha waxaa soo shaac baxday in la beddelay taliyihii ciidanka lugta Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi. Taliyihii Ciidanka Lugta Jeneraal Biixi ayaa lagu beddelay Jeneraal Axmed Aadan Cali, halka Taliyihii ciidanka xoogga Jeneraal Odawaa lagu bedelay Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin. Madaxweynaha ayaa xusay in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed, shacab iyo ciidanba ay maanta hortaallo masuuliyad adag oo ku saabsan xoreynta dalka iyo ka go’naanta dagaalka Al-Shabaab. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyey sida naf-hurnimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka Soomaaliyeedba ay uga go’an tahay in dalka laga sifeeyo kooxda argagixisada ah ee Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin in uu halkaas ka sii amba-qaado dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Sidoo kale masuuliyadaha uu madaxweynuhu xusay eek u jira waajibaadkiisa waxaa ka mid ah inuu muhiimad gaar ah siiyo dhismaha ciidanka xoogga dalka oo si xowlihi ah ku socda. Xeerkan Madaxweyne ayaa ku dhaqan-galay Maanta oo Isniin ah, 19-ka Jannaayo 2023-ka, saxiixa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sida lagu cadeeyey dikreetadaan. The post Xasan Sheekh oo ansixiyey taliyeyaasha lagu beddelay Odowaa iyo Biixi appeared first on Caasimada Online.