Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. African countries are headed to miss their own target of reducing hunger through better agricultural investments. Source: Hiiraan Online
  2. Egypt condemned in the strongest terms the terrorist suicide attack that targeted an army training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday, leaving a number of Somali army personnel killed and injured, the Egyptian foreign Ministry said in a statement on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa aad isusoo taraya xogaha laga helayo sidii qaraxa ciidanka badan laayey lagu geeyey gudaha kuliyadda tababarrada ciidamada ee Jaalle Siyaad oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyey in ninka is qarxiyey uusan ka tirsaneyn ciidanka oo banaanka laga keenay, isla markaana xerada lasoo geliyey daqiiqado kooban ka hor, inta uusan ku qarxin ciidanka oo saf-dheer ku jira. Durbadiiba waxaa la is-weydiiyey sida ay ninkaas ugu suurta gashay inuu soo galo xerada, waxaana la qabtay ilaa seddax sarkaal oo mid aad loogu tuhmayo inuu xerada gaari ku soo geliyey ninka is-miidaamiyey. Saraakiil kuwa amniga ah ayaa soo dusiyey xogta ragga la hayo, kuwaas oo gaaraya seddax sarkaal oo G/Sare uu ugu sareeyo, baaritaano hordhac ah oo durbadiiba la sameeyey ayaa lagu soo qabtay ragaas, waxaana ku socda baaritaan adag. Sarkaalka ugu darajada sareeya oo heysta G/Sare ayaa la aaminsan yahay in ninka is qarxiyey uu keenay xerada, isla markaana uu ka tegay, ninka naftiisa haligay waxaa u suurta gashay inuu gaaro goobtii ugu dambeysay ee ciidanka lagu feyliyey. Ugu yaraan 25 askari ayaa geeriyootay 70 kalena waa dhaawacmeen qaraxaas, waxay aheyd subax hore oo ciidanka la geliyey feylal dhaadheer, si loogu bilaabo dhibow looga keenay furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellada Hoose. Askari ka mid ah ciidanka dhaawacmay ayaa laga soo xigtay inuu arkay ninka is-qarxiyey oo ku soo socda iyo askari kale oo ku qeylinaya “War ninkaan ma qarxi rabaa? War kala carara” kadibna wuxuu sheegay in ninkii uu sidaas ku qarxay. Arrintaan waxay abuurtay jaho wareer weyn, masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa si adag uga hadlay, waxaana hadda laga war sugayaa baaritaanada ku socda saraakiisha la tuhmay. The post Xog laga helay ninkii isku qaxriyey Kulliyadda iyo waxa dhacay markii ciidanku arkeen appeared first on Caasimada Online.
  4. A top U.S. Treasury official will highlight Washington's efforts to facilitate Russian grain and fertilizer exports during a visit to Kenya and Somalia and stress that Moscow's exit from the Black Sea grain deal will hurt African states, a spokesperson said on Monday. Source: Hiiraan Online
  5. The UN humanitarian agency on Tuesday said that three aid workers died in Somalia between April and June. Source: Hiiraan Online
  6. The speaker of Somalia’s lower house of Parliament has strongly condemned Monday’s “cowardly, merciless and unreligious” bombing of a military base that claimed the lives of 25 soldiers and injured more than 70 others. Source: Hiiraan Online
  7. Baydhaba (Caasimada Online) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dib ula wareegay degaanka Gaafgaduud-buurey ee gobolka Bay oo Axadii toddobaadkaan ay dagaal kula wareegtay kooxda Al-Shabaab. Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen dad ku nool deegaankaas ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay gudaha u galay deegaanka, waxayna dib u degeen xeryahoodii ay Axadii soo baneeyeen. Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay isaga carartay deegaankaas markii ay ka war-heleen in ciidanka xoogga dalka ay ku soo wajahan yihiin oo duulaan ay ku soo yihiin Goofgaduud. Ciidanka xoogga dalka oo Axadii 23-kii bishaan soo baneeyey deegaankaas, kadib dagaal kooban oo Al-Shabaab ay kula galeen ayaa shalay lagu amray inay u xoreeyaan Goofgaduud-buurey. Deegaankaan oo ah mid istiraatiiji ah ayaa 30 KM kaliya u jira magaalada Baydhaba oo caasimad u ah maamulka Koonfur Galbeed oo ka mid ah maamullada ay dhibaatooyinka ugu badan ku heyso kooxda Al-Shabaab. Mar kasta waxaa dhacda in deegaanka Goofgaduud ay isku bed-bedelaan ciidamada dowladda iyo kooxda Al-Shabaab, waxaana taas u sabab ah goobta istiraatiijiga ah ee deegaankaasi uu ku yaallo, sida ay qabaan quburrada ammaanka. Wuxuu ka mid yahay deegaanada laga difaaco magaalada Baydhaba, waxayna bulshada reer K/Galbeed dareemaan qalqal xoog leh, markii Goofgaduud ay u gacan-gasho kooxda Al-Shabaab, taas oo sababta in mar kasta ciidan lagu amro inay dib u xoreeyaan deegaankaas. Guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed waxaa culeys daran ku heysa kooxda Al-Shabaab oo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay uga soo adkaadeen dagaallo culus oo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada HirShabeelle iyo Galmudug. The post Ciidanka xoogga dalka oo Al-Shabaab dib uga qabsaday degaan hoos taga Baydhaba appeared first on Caasimada Online.
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka dhalinyarada & ciyaahaha Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo hortegay Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka ayaa wax laga weydiyay shaqada wasaaradda iyo sidoo kale guud ahaan ciyaaraha waddanka. Wasiirka ayaa su’aallo adag kala kulmay xubnaha guddigan oo u yeeray, si ay ugala xisaabtamaan shaqada wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha. Mid kamid ah xildhibaanada ku jira Guddiga Arrimaha Bulshada ayaa wasiirka ku eedeeyay inuu dib u dhigay wasaaradda, sidoo kalena uu ka gaabiyay dib u dhiskeeda. “Wasaaraddii dib u dhac ayaa ku sameysay dowladda Qatar diyaar ayey u aheyd budget-ka dib u dhiska wasaaradda 700 oo kun ayaa ku baxee,” ayuu weydiiyay mid kamida guddiga. Maxamed Barre oo sidoo kale xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka horyimid su’aashaas, isaga oo sheegay in xildhibaanka looga baahan yahay caddeyn rasmi ah. “Xildhibaane marka aan ku dhahaayo qiila iyo wa qaala annaga kuma shaqeyn karnee caddeyn aan ku shaqeyno” ayuu yiri wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha. Sidoo kal wuxuu raaciyay “Inaad doodo caddeyn ma aha waa inaad warqado keentaa oo tiraahdo waxaan ayaan haayaa af wax lagaaga soo sheegay looma baahna”. Dhanka kale wasiirka ayaa waxaa laga weydiiyay horumarinta ciyaaradaha dalka, gaar ahaan waxa ka jira in tebinta Soprtiga loo xiray hal Telefishin oo kaliya. Wasiir Maxamed Barre ayaa sheegay in arrintaas ay sababtay wada shaqeyn la’aan ka dhex jirtay qaar kamid ah bahda warbaahinta iyo xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo isku fahmi waayay hab tebinta ciyaaraha, balse waxa uu tilmaamay in hadda ay xalliyeen. “Shalay ayaa u dambeysay xafiiskeyga muddo saddex saacadood dood dheer waxaa ku yeeshay oo aan ku dhex dhexaadinayay tv-yada gaarka ee tabiya Sportiga hoggaanadooda iyo xiriirka Kubadda Cagta oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa wax weyn iskuma khilaafsaneyn waxaa la’isku fahmi waayay oo kaliya qaabka tebinta,” ayuu yiri. Ugu dambeyn wuxuu beeniyay in wasaaradda iyo xiriirkaba ay lacago ka qaadaan Talafishinada gaarka loo leeyahay marka ay kasoo warramayaan garoomada ciyaaraha. “Hal doolar cid ka qaado malaha, waana soo weydiin kartaa, waana soo baari kartaa, laakiin wixii war suuqeen ah waa gaar,” ayuu mar kale ku jawaabay wasiirku. The post BF oo wasiirka dhallinyarada ku qabsaday miisaaniyad ay dowladda Qatar yaboohday appeared first on Caasimada Online.
  9. Kyiv (Caasimada Online) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ugu baaqay dalalka Midawga Yurub inay hubiyaan inaan wakhtiga loo kordhin waxa uu ugu yeedhay mamnuucidda “aan la aqbali karin” ee ay shan dal oo Yurub ahi ku soo rogeen in sareenka Ukraine loo dhoofiyo dalalkooda. Zelenskyy ayaa tallaabadaas ku tilmaamay inay tahay mid aan ka tarjumaynin mabaadi’da Yurub, xilli shan dal oo ku yaalla badhtamaha Yurub ay doonayaan in wakhtiga loo kordhiyo heshiiska mamnuucaya soo dejinta sareenka Ukraine. Heshiiskaas oo haatan wakhtigiisu ku egyahay bisha September 15-keeda, hase ahaatee waxay rabaan in la gaadhsiiyo illaa dhammaadka sannadka. Madaxweynaha Ukraine ayaa sheegay in tallaabo kasta oo wakhtiga loogu kordhiyo mamnuucidda lagu soo rogay sarreenka Ukraine, inay tahay mid aan la qaadan karin. Sidoo kale waxa uu sheegay in dalkiisu uu kala shaqaynayo cid walba sidii xal loogu heli lahaa tabashooyinka jira. Midawga Yurub ayaa bishii May ogolaaday in dalalka Bulgaria, Hungary, Poland, Romania iyo Slovakia, inay mamnuuci karaan in sareenka, gallayda iyo dalaga kale ee beeraha ee ka soo go’a Ukraine in aan lagu iibin karin gudaha dalkaas, hase ahaatee ay ruqsad u siiyaan in dalalkooda ay dhex mari karaan, si loogu iibgeeyo suuqyada kale ee Yurub ama caalamka. Dalalkan ayaa qaarkood waxay si weyn uga taageeraan Ukraine, sidii ay isaga caabbin lahayd dagaalka ay kula jirto Ruushka, hase ahaatee waxay ku doodayaan, in haddii ay ogolaadaan sareenka iyo wax soo saarka kale ee beeraha ee Ukraine, inay dhaawac u geysan doonto beeralaydooda. Poland ayaa sheegay inay qaadi doonin mamnuucidda ay soo rogtay, xataa marka la gaadho bisha September, ama xataa haddii Midawga Yurub uu isku raaci waayo in wakhtigaas la kordhiyo. The post Shan dal oo Yurub ah oo qaaday tallaabo ka dhan ah Ukraine – Maxaa isbeddelay? appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay shir socday muddo laba maalin ah, kaasi oo ahaa mid si cilmi ah loogu eegayay dowladnimada Soomaaliya iyo waxyaabihii khaldamay laga soo billaabo illaa iyo goortii uu dalka xorriyadda uu ka qaatay gumeystahii reer Yurub. Shirkaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay cilmi baaris kala duwan iyo doodo ay ka qeyb-galeen aqoon-yahan muddo dheer ka shaqeynayay waxbarashada sare ee dalka iyo jaamacado ku yaalla dibadda. Shirkaan ayaa waxaa soo agaasimay hay’adda cimi-baarista iyo hor’umarinta barigaa Afrika ee loo yaqaanno DAD. Guddoomiyaha hay’addaas Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar oo la hadlay VOA ayaa sharaxay micnaha shirkaan uu maanta u leeyahay Soomaaliya iyo dowlad-dhiska dalka. “Waxaa laga hadlayay labadaas maalmood dowlad-dhiska Soomaaliya laga soo bilaabo 60-kii illaa maanta, cashiradii laga bartay maxay ahaayeen?, maxaa soo khaladnay? maxaa noo saxmay?, wixii aan dhaxalnay maxaa burburiyay? iyo sidee mustaqbalka u iftiiminaa si looga baxo dhibaatooyinka dalka ragaadiyay ee run ahaantii mudada dheer uu la dhaqaaqi la’aa.” Dr. Cali Sheekh Axmed ayaa waxa sidoo kale waxa uu sheegay in shirkaas diirada lagu saaray gefafkii lagu dhacay tan iyo xilligaasi, iyo wixii laga dhaxlay, si mustaqbalka Soomaaliya u hagaago. “Danta laga leeyahay cilmi baaristaan waa in wixii hore duruus ka barano oo mustaqbalkeena si ilbaxnimo ah u dhisno, oo aan lasoo cel-celin gefkii hore. Dadka waxaa ugu caqli xun dad ku noq noqday meeshay ku socdeen ama gefkii lasoo galay dhamaan dib usoo celinaya, geedi socodkeena waxa uu la hakanayo waa in aan dariiqa si sax ah loo sameyn.” Waxa uu sheegay in shirkaan noociisa uu ku cusub yahay, loona baahan yahay in la joogteeyo, si dowlad-dhiska dalka uu waddo saxan maro, markalena lagu dhicin gefkii kalal hore lasoo maray, sida uu hadalka u dhigay. “Maanta wixii aan maalinkii xoriyadda qaadanay ku fikiraynay iyo maanta siduu yahay cirka iyo dhulka intuu isku jiro ayuu isku jira. Waxaa weli la isla baadhin wixii waxan keenay, gefafkii shirar lagama qaban oo dood lagama gelin.” Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in aragtiyada ka dhasha shirarka noocaan ah ee heerkoodu sarreeyo ay tahay inay meel-mariyaan madaxda sare ee dowladda, si loo caddeeyo wixii khalad ah ee lagu qaadi karo masuuliyiinta iyo cidda masuuliyadeeda qaadaneysa oo ah dowladda. The post Wixii Soomaaliya kasoo qaldamay tan iyo xorriyaddii oo looga shiray Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  11. PRESS RELEASE The Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) and State Assets Management Agency of the Republic of Uzbekistan (UzSAMA) Sign a Memorandum of Understanding to Facilitate Trade and Investment in the Republic of Uzbekistan Through the MoU, ICIEC and UzSAMA will collaborate in exchanging experiences in the privatization process to improve the managerial and technical skills of personnel at UzSAMA Access Multimedia Content JEDDAH, Kingdom of Saudi Arabia, (Qaran news)-The Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) (www.ICIEC.isdb.org), a member of the Islamic Development Bank (IsDB) Group and a leading Shariah-compliant multilateral insurer, has signed a Memorandum of Understanding (MoU) with the State Assets Management Agency of the Republic of Uzbekistan (UzSAMA). The MoU, virtually signed by Mr. Oussama Kaissi, CEO of ICIEC, and Mr. Akmalkhon Ortikov, Director of UzSAMA, establishes a framework of cooperation towards strengthening trade and investment flows into the Republic of Uzbekistan. Through the MoU, ICIEC and UzSAMA will collaborate in exchanging experiences in the privatization process to improve the managerial and technical skills of personnel at UzSAMA. This will foster close bilateral relations in various fields. Both parties have committed to advancing their cooperation to attract potential investors for privatized state assets in Uzbekistan. Mr. Kaissi commented on the partnership: “We are thrilled to work with UzSAMA to enhance trade and investment ties between Uzbekistan and international markets. This MoU will support the Republic of Uzbekistan in achieving its national development plan for economic growth, diversification of revenue streams, and job creation.” Distributed by APO Group on behalf of Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC). Media Contact: Rania Binhimd, Communication Department Email: Rbinhimd@isdb.org Social Media: Follow us on: Twitter: https://apo-opa.info/3ZRzpId Facebook: https://apo-opa.info/3LDqCWc LinkedIn: https://apo-opa.info/3YVxxg9 YouTube: https://apo-opa.info/3Jw5ZZ4 For More Information, visit: www.ICIEC.isdb.org About The Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC): ICIEC commenced operations in 1994, intending to strengthen economic relations between the OIC Member States and promote intra-OIC trade and investments by providing risk mitigation tools and financial solutions. The Corporation is uniquely the only Islamic multilateral insurer in the world. It has led from the front in delivering a comprehensive suite of solutions to companies and parties in its 49 Member States. ICIEC, for the 15th consecutive year, maintained an “Aa3” insurance financial strength credit rating from Moody’s, ranking the Corporation among the top of the Credit and Political Risk Insurance (CPRI) Industry. ICIEC’s resilience is underpinned by its sound underwriting, reinsurance, and risk management policies. Cumulatively, ICIEC has insured more than US$ 99bn in trade and investment. ICIEC activities are directed to specific sectors – energy, manufacturing, infrastructure, healthcare, and agriculture. SOURCE Islamic Corporation for the Insurance of Investment and Export Credit (ICIEC) Qaran News
  12. Muddo dheer waxaa gayiga Soomaaliyeed laga isticmaalayey qaadka (ama jaadka) oo ah geed caleentiisa ay dadka qaarkood ruugaan muddo saacado ah, laguna cuno guryaha gudahooda iyo banaanada. Qaadku ma laha waxtar, wuxuuna leeyahay qabatin la qabatimo oo uu qofku doonayo inuu raadiyo si uu uga qanciyo naftiisa qabatinkaas. Haddaba maaddadaas qabatinka leh ee qaadka ku jirta waa mid dhaqaajisa in dheecaanno uu qofka ilaahay ku abuuray uu jirku sii daayo kuwaasoo loogu tala galay in jirku sii daayo marka uu la kulmo marxalad cabsi ama welwel leh sida uu sheegay Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ka hadlayey waxyeellada qaadka iyo sababta uu u yahay wax la qabatimo ama loo baahdo. “Jir ahaan iyo maskax ahaan ayuu u saamaynayaa qofka, waayo wadnihiisa aad ayuu u garaacmayaa, wuxuuna qofku ka baxayaa xaaladda deganaanshaha, wuxuuna galayaa sidii xaalad colaadeed oo kale. Waxaa sidoo kale kor u kaca heerka cadaadiska dhiigga. Isha bu’deeda marka aad eegto xilliga uu marqaanku gaaro way furmaysaa sidii inuu ku jiro xaalad colaadeed ama welwel leh” ayuu yiri Dr Gaboose oo tilmaamaya sida ay maaddadaas u saamayso qofka. “Maadadaas waxay weeraraysaa qaybta dhimirka. Hadday qaybtaa kaliya weerari lahayd qofka way dhibi lahayd, laakinse qaybta maanka ayaa u qurxinaysa qofka, waxayna siinaysaa qofka ayadoo illowsiinaysa dhibaatada kale inuu qofku u arko xaalad uu raalli ku yahay, ku maqsuudsan yahay oo xalka mushaakilkiisa ay u fududaanayaan. Qaybtaas waa qaybta marka dambe keenaysa in ay sii balaarato oo waalli isu beddesho” ayuu hadalkiisa ku sii daray dhakhtarku. Qaadka marka la soo guro waa lala degdegaa, si uu dhakhsiyo ugu helo qofkii cuni lahaa isagoon isbeddelin, waxaana sida uu dhakhtarku sheegay ku jirta maaddo 48 saacadood ka dib is beddelaysa oo noqonaysa mid itaal daran oo la yiraahdo “Cathine”. “Waxaad arkaysaa gaari qaad sida oo aad u ordaya, ayadoo intaa qaadka biyo lagu rushaynayo, waxaana intaa laga ilaalinayaa inuu qallalo oo maaddadu isbeddesho ayadoo caleen muus lagu xiro, ama qaboojiye la galiyo. Qofku markuu maalin kasta xaaladdaas kacsanaanta ah ku jiro jir ahaan iyo maskax ahaan waxaa ka baxaysa tamar fara badan waxaana imaanaysa cafimaad darro” ayuu yiri dhakhtar Gaboose oo ka hadlaya waxyeellada uu qabatinka qaadku leeyahay. Xagga caafimaadka wuxuu sheegay in gacmo badan oo jeermis leh ay qaadka taabtaan ka hor inta uusan qofku cunin. Dr.Gaboose wuxuu intaa ku sii daray in uu qaadku dhaawac gaarsiiyo ilkaha, qowlallada, afka, cirridka, caloosha iyo meel kasta oo uu taabto, nabarrana uu ku sameeyo, ilkuhuna marka ay madoobaadaan ay daataan. Haddaba maxaa laga yaqaan maaddada Cathine ee keenaysa in qofku uu raboodo ama u baahdo qaadka? Cathine iyo Cathinone waxaa labadaba laga helaa qaadka waxayna qofka galiyaan firfircooni iyo xamaasad. Waxaa kale oo ay sare u qaadaan feejignaanta qofka. Marka dambe waxay keenaan in qofku galo xaalad ah niyadjab, welwel, Khalkhal xagga cunidda cuntada ah iyo hurdada oo ku hallowda. Haddii cunidda qaadka la badsado, saynisyahannadu waxay sheegeen in qofku uu galo marxalad uu ka tago xaqiiqda dhabta ah oo uu is tuso wax khiyaali ah “Psychotic reactions”. Saynisyahannada waxay intaa ku dareen in waxaas oo dhami ay qofka ku billowdaan marka uu hal saac qaadka ruugo, hase yeeshee maaddada cathinone ee qaadka ku jirta waxay heerkeeda sare ee jirka qofka gaartaa ilaa 3 saacadood iyo bar. Taa micnaheedu waa in heerka Plasmada ay gaari karto 100 ng/ml marka la cuno 60 garaam oo qaad fareesh ah muddo saacad ah. Raadka uu qofka ku reebo waxaa ka mid ah kaadida oo mar kasta ku harta iyo xanuunada gaaska. Meelo badan oo dunida ah ayaa qaadka laga mamnuucay ayadoo loo diiwaan galiyey inuu yahay qayb daroogada ka mid ah, laakinse waxaa aad looga isticmaalaa Afrikada bari, Yemen iyo Israa’iil oo uusan sharci darro ka ahayn. Qaran News
  13. Ugu yaraan 34 qof oo ay ku jiraan toddoba askari ayaa lagu dilay weerar ay kooxo burcad ah ku qaadeen gobolka waqooyi-galbeed ee Nigeria ee Zamfara. Weerarkan oo ka dhacay degmada Dan Gulbi ee fog ee ismaamulka Maru ee gobolkaasi ayaa dhacay galabnimadii Isniinta, sida ay soo xigatay wakaaladda Reuters. Lawali Zonai, oo ka mid ah dadka deegaanka, ayaa yiri, “27 ka mid ah dadka tuulada ayaa lagu dilay weerarka, halka 7 ka mid ah ciidamada milateriga la weeraray ay u socday inay bulshada ka caawiyaan weerarka foosha xun.” Kooxo burcad ah oo si aad ah u hubeysan oo ay dadku ugu yeeraan “Burcad” ayaa dhibaato xooggan ka geystay waqooyi-galbeed ee Nigeria saddexdii sano ee lasoo dhaafay, iyagoo qafaashay kumannaan qof, iyagoo dilay boqolaal, kana dhigay meel aan ammaan ahayn in lagu safro. PUNTLAND POST The post Kooxo hubaysan oo 34 qof ku dilay dalka Nigeria appeared first on Puntland Post.
  14. Mogadishu (Caasimada Online) – Following the devastating attack on a military base in Somalia, which resulted in the death of 25 soldiers and injuries to over 70 others, Sheikh Adan Mohamed Nur, the acting president, has publicly denounced the act as “cowardly, merciless, and unreligious.” With suspicions of internal involvement in this atrocity, he has insisted on a thorough and rigorous investigation, emphasizing the necessity of bringing those culpable to justice. The assault, described as a “merciless and unreligious” act by the speaker of Somalia’s lower house of Parliament, Sheikh Adan Mohamed Nur, has sharply highlighted the nation’s security situation. Nur, popularly known as Adan Madobe, condemned the bombing in the strongest terms. Suspecting that traitors may have facilitated the attack, he called for a stern investigation to apprehend the culprits. “Among the officers, there are good, hard-working, dignified people, but the traitors have facilitated this act. It’s utterly intolerable,” Nur said in a state media video. Al-Shabab’s deadly strike Claiming responsibility for the attack was the al-Shabab militant group. They affirmed that one of their suicide bombers had carried out the strike, as conveyed via a statement on the communication app, Telegram. The attack occurred when a suicide bomber detonated his vest while soldiers were lined up after breakfast. The victims had recently been deployed to Mogadishu for additional training and re-equipping. Nur, acting president while President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre are out of the country, called on the country’s security personnel to vigorously pursue the investigation. He demanded, “The criminals hiding among the army, facilitating the enemy, must be apprehended and brought before justice… I want a satisfactory answer.” According to two anonymous Somali security officers, who spoke to VOA, the ongoing investigation has led to the arrest of three military officers, including a colonel, for suspected involvement in the bombing. The high-security dilemma Despite the base’s high security, there are questions surrounding how the suicide bomber breached the perimeter. One of the anonymous officers insisted the bomber was not a member of the Somali National Army. However, another officer pointed out that the base housed different units, including personnel from land forces and military transport sectors, suggesting the possibility that the bomber exploited a lack of familiarity among the soldiers. “This is not a place you can just show up. It’s not a normal place,” Nur commented, seeking answers on the security breach. The attack has resulted in national outrage and mourning, mainly as the soldiers were “massacred” at their base rather than on the battlefield. Nur noted, “If they had been killed on the battleground, the Somali people would have just said, ‘May Allah bless their souls.’ But it’s disappointing they have been massacred on their base.” This tragic event underscores the ongoing security challenges that Somalia faces. Further, it highlights the urgency for thorough investigations and enhanced security measures. The post Traitor suspected in deadly Somali military base attack appeared first on Caasimada Online.
  15. Washington (Caasimada Online) – The US government is reviewing a plan proposed by Abu Dhabi’s sovereign wealth fund, Mubadala, to acquire a majority stake in the New York-based Fortress Investment Group. According to the Financial Times, concerns over national security issues arising from the UAE’s connections to China have prompted this review. Mubadala, a holding company that functions as a sovereign wealth fund, set plans to procure a significant share in the $46bn US firm from Japan’s SoftBank Group in May. This strategic acquisition is set to culminate in 2024 and will endow the Emirati fund with a 70 percent stake in Fortress’ equity. UAE’s China ties: A recurring hurdle The Committee on Foreign Investment in the United States (CFIUS) has the deal under its purview, and the review is reportedly in its “early stages.” However, the UAE’s ties to China have become a recurrent issue in its relations with Washington. Most notably, these ties played a crucial role in derailing Abu Dhabi’s negotiations with Washington to acquire the F-35 fighter jet over concerns that Beijing could access sensitive US technologies. This situation illustrates the mounting competition between Washington and Beijing in the Gulf region. Notably, China has positioned itself as the primary buyer of Gulf states’ oil and has provided sensitive technology to Saudi Arabia, Qatar, and the UAE. Last year, Chinese tech giant Huawei secured a contract to launch 5G technology in the Emirates, signaling a strategic win. An independent foreign policy Increasingly, Saudi Arabia and the UAE have been willing to adopt a less dependent foreign policy on Washington. These shifts emerge amidst concerns over the US’s commitment to their security. In May, the UAE withdrew from a US-led multinational security force tasked with protecting Gulf shipping. This decision followed an article in the Wall Street Journal highlighting the UAE’s dissatisfaction with Washington’s lukewarm response to Iran’s seizure of two oil tankers in the Gulf of Oman. Though the UAE views Iran as a significant threat, it has recently been taking steps to mend ties with the Islamic Republic, including reappointing an ambassador earlier this year. Saudi Arabia soon followed suit in a move facilitated by China. In the UAE, a nation of seven small monarchies led by Abu Dhabi, business and security are intrinsically linked. The UAE’s powerful national security advisor, Sheikh Tahnoun bin Zayed al-Nahyan, known for his signature aviator sunglasses, heads the Abu Dhabi Investment Authority, a massive $790bn sovereign wealth fund. The investigation into this planned acquisition underlines the importance of balancing economic interests with national security considerations, particularly in a global landscape marked by shifting allegiances and emerging superpowers. The post US scrutinizes UAE’s bold bid for Fortress Investment Group appeared first on Caasimada Online.
  16. Qaanuunka caalamiga ahi dawladaha aan badaha lahayn (Landlocked States) wuxuu siiyay xuquuq guud oo ay kala siman yihiin dawladaha leh xuduudaha badeed oo ay kaga faa’iidaystaan badda gaar ahaan badda caalamiga ah (High Sea), qarnigan la joogo suurogal ma aha mana aha wax la qaadan karo in dawladi ay ku hanjabto in ay xoog ku qabsanayso khayraadka dal kale leeyahay. Hadalka ka soo yeedhay Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ah Ee Ethiopia wuxuu u muuqdaa mid si macno ballaadhan loo fasiran karo. Innagu dawlad ahaan ma lihin xeerar iyo siyaasado la xidhiidha sugidda amniga baddeena, sidoo kale ma lihin imkaaniyaad iyo kaabayaal aynu ku difaacno haddii ay timaaddo khatar inagaga iman karta dawlad kale intaana Ethiopia way ogtahay. Sidaa awgeed, waxaan is leeyahay hadalkaasi wuxuu toos u khuseeya innaga lababa sababood ba. 1. Hadalka waxaa ku jirtay weedh u dhignayd waxaannu ku helaynaa wada-hadal ku dhisan isii oo qaado (Give and Take), taasi oo ka dhigan in arrinta aqoonsiga loola jeedo. 2. In aynaan dawlado kale kula jirin heshiisyo la xidhiidha ammiga baddeena, taa beddelkeedana dawladaha kale ee ku teedsan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay leeyihiin saaxiibbo la jaal ah oo ay heshiis ku yihiin amniga badda. Garyaqaan Abdirahman Hirad Source
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil sare ayaa loo xiray weerarkii dhimashada badnaa ee shalay lagu qaaday xerada ciidamada Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo askar badan lagu laayey. Weerarka oo ahaa qarax is-miidaamin ah ayaa waxaa fuliyey qof isku soo dhex daray ciidanka, waxaana ku dhintay ugu yaraan 30 askari, ayada oo in ka badan 70 kale ay ku dhaawacmeen. Qaar ka mid ah askarta dhaawacantay ayaa xaaladdoodu liidataa, waxaana laga cabsi qabaa in dhimashada ay sii kororto. Ilo-wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in la xiray ugu yaraan saddex sarkaal oo uu ku jiro gaashaanle sare, kuwaasi oo la tuhunsan yahay inay gacan ka gaysteen qaraxa. Waxaa sidoo kale jira suurta-galnimada ah in saraakiil kale la xiro, ayada oo dowladdu isku dayeyso inay jawaab u hesho wixii dhacay. Baarayaasha ayaa si gaar ah u xiiseynaya inay ogaadaan cidda ka caawisay ninka is-qarxiyey inuu soo galo gudaha saldhigga weliba isaga oo walxo qarxo wata. Dhinaca kale, saraakiisha dowladda ayaa walaac ka muujiyey weerarada sii kordhaya ee Al-Shabaab ay la beegsaneyso saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS, kuwaas oo sanadkii tegay aad u kordhay. Waxaa hadda su’aalo la iska weydiinaya guul-darrooyinka hay’adda sirdoonka NISA, ee ah inay hesho kana hortagto xogta weerarada, ayada oo bilihii dhowaa aanay hay’addu ku guuleysan inay ka hortagto weerarada Al-Shabaab ay kusoo qaado xarumaha ciidanka. Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegaya inaysan wax gacan ah oo muuqata ka helin hay’adda sirdoonka, oo ay isku halleeyaan inay la wadaagto xogta weerarada. Waxay ugu baaqeen xildhibaanada golaha shacabka in hoggaanka hay’adda looga yeero xarunta baarlamanka, si su’aalo looga weydiiyo guul-darrooyinkan sirdoon ee horseeday geerida boqolaal ciidan. The post Xog: Saraakiil sare oo loo xiray weerarkii Kulliyadda xilli su’aalo ay hareeyeen NISA appeared first on Caasimada Online.
  18. Cali Guray oo ka Digay Mustaqbalka Somaliland Hargeysa(Qaran)- siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay in mustaqbalka Somaliland meel xun ku sii socdo. Wuxuu sidaas ku sheegay fariin uu caawa ku daabacay Bartiisa Facebook, waxaanu yidhi “Somaliland haddii sidan ay ku sii socoto doorasho ka dhacda daaye waxay halis u tahay “dhan walba ha lagu qado eh dheglay ku shub” iyo dagaal wada saamayn kara. Sidaa marka ay tahay ka kursiga ku fadhiyaa ku xukumi maayo qori caaradii ka doonayaana ku qabsan maayo qori Caaradii. Markaa halka ay ku socoto nin rag ah baa garan kara nacasna loo sheegi maayo.” “Doorashadii Muuse Biixiba malaha waxay ahayd bilawgii dhamaadka Somaliland, sidii aan hore u sii saadaliyay wakhti hore. Ta Alleh ayaanay noqon ee tu kala noqon mayso” ayuu yidhi Cali Guray. Qaran News
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga difaaca golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeeshay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee shalay lagu laayey askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Qaraxaas oo shalay ka dhacay kuliyadda tababarrada ciidamada ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa fuliyey dhagarqabe naftiisa haligay oo soo xirtay waxyaabaha qarxa, wuxuuna galaaftay oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad 100 askari. Guddiga difaaca ee golaha shacabka ayaa kulankii ay ka yeesheen qaxaas waxay ka soo saareen war-saxaafadeed, waxayna farriin u direen shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxayna xubnaha guddigaan ugu horeyn ka tacsiyeeyeen dhagartii loo geystay ciidankii qaranka ee xaruntaas dhiboowa loo keenay, balse lagu qarxiyey. Xoghaya guddiga difaaca Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin ayaa warbaahinta u akhriyey bayaankii uu guddigaasi ka soo saaray qaraxii shalay ka dhacay kuliyadda ciidanka ee Jaalle Siyaad. “Waxaa dhiirigelineynaa oo garab-taaganahay geesiyaasha ciidanka xoogga dalka ee ku howlan difaacidda qaranka Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri bayaanka guddigaan. Sidoo kale guddiga ayaa shacabka Soomaaliyeed cod dheer ugu sheegay in Shabaab yihiin khatarta ugu daran ee hortaagan rajada dowladnimada dalkaan. “Khawaarijtu waa caqabadda ugu weyn ee dalkeena soo food-saartay 20-kii sano ee lasoo dhaafay, sidaas darteed waxaan bulshada kula dardaarmeynaa inay is garab taagaan ciidankeenna oo ugu hiiliyaan goob kasta oo ay ku arkaan, gaar ahaan fulimaha ay ku sii baacsanayaan haraadiga Khawaarijta,” ayaa lagu yiri bayaankii ka soo baxay guddiga difaaca ee golaha shacabka. Hoos ka daawo The post Golaha shacabka oo bayaan xasaasi kasoo saaray qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad appeared first on Caasimada Online.
  20. Tuesday, July 25, 2023 (HOL) - The Speaker of the Somali Parliament, Sheikh Adan Madobe, also the acting president of the country, has referred to yesterday's Al Shabab attack at the Jaalle Siyaad military base as unacceptable. Source: Hiiraan Online
  21. Puntland MPs voting on the constitutional amendment earlier today. Garowe (PP Editorial) — The amendments made to the Constitution of Puntland today has ended the political deadlock over the transformation of a political system based on MPs selected by traditional leaders into a system based on competitive political parties. There was no a way Puntland Parliament could circumvent the decisive verdict delivered in local government elections held on 25 May 2023. Puntland voters voted for political associations that will become political parties and remain so for five years. The duration is short and entails electoral costs to contest for a party status again, but is nevertheless necessary to prevent the political classes from taking the electorate for granted. Puntland political stakeholders are commendable for making the political space conducive to wider participation: any political organisation that won 5% of local government seats will have become a political party. In this respect, we recommend that, out of trust building exercise, President Deni look into giving up the three members he is manaded to appoint to join the soon to be formed electoral commission. The threshold for forming a majority government should be made higher, 60% for example, to allow for coalition governments to emerge. Puntland political system, tradition-bound though it has been, has never metamorphosed into a broad-based clique that conducts periodic elections devoid of political accountability. An independent judiciary and audit regime are among the pillars of the new political system that saw the the light of the day six days before Puntland State of Somalia will celebrate its twenty-fifth anniversary. Amendments made to Puntland Constitution mandate popular representation through political parties as opposed to traditional leaders. Decentralisation — both budgetary and political— is a key component of the the political transformation. Districts will manage their budgets. The local government law that grant the Interior Minister powers to dissolve district councils will have to revised to reflect the political representation based on elected MPs and district councillors. President Said Abdullahi Deni, Vice President Ahmed Elmi and Puntland Parliamentary Speaker Abdirashid Yusuf Jibril have shown single-mindedness of purpose to ensure a peaceful transformation of a moribund and heavily centralised political system that paid lip service to the federal system. Puntland Founding Fathers and Mothers deserve a credit for crafting a constitution based the rights of the Somali citizen to vote regardless of his/her clan identity. Several newly electdistrict councillors belong to the internally displaced people, although the phrase implies a disingenuous use of a label that can apply to more that 50% of Puntland population who migrated to Mudug, Nugaal, Bari, Sool and Sanaag due to civil war and forced displacement. Any political aspirant in Puntland will have to prove his/ mettle at the district level. Voters will elect a President and Vice President. Candidates’ ideologies and political programmes will be scrutinised. Political associations that supported the transformation half-heartedly to the point of attempting to block the constitutional amendments risk poor performance at the polls. Puntland State of Somalia has set an example about a gradual, timely political transformation. © Puntland Post, 2023 The post A Timely Political Transformation in Puntland State of Somalia appeared first on Puntland Post.
  22. Garoowe (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay tallaabadii uu maanta qaaday Baarlamaanka Puntland, ee uu ku ansixiyay wax-ka-bedelka Dastuurka dowlad-goboleedka Puntland. Waxaa oggol ugu codeeyay 54 mudane, halka ay diideen 6 mudane oo kale, cid ka aamustayna ma jirin, sida uu sheegay guddoonka Baarlamaanka Puntland. Fadhigii maanta ee Golaha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 60 Xildhibaan. Sidoo kale, waxay mudaneyaasha isku raaceen in Madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada ay ku yimaaddaan doorasho qof iyo cod ah. Haddaba, Sidee looga fal-celiyay arrintaan? Xaliye Yuusuf Maxamed: “Berina muddo kordhin laba sano ah amaa samaysataan mudanayaal?!.” Cali Ibraahim Cali Mire ayaa isna yiri “Dastuurka waa furan yahay miyaa, wixii maanta laga bilaabo guddoomiye wado halis ah ayaad u bareertay saaka ku soco.” “Waxaan baarlamaan ma ahane waa ilma Deni oo meel layskugu keenay,” ayuu yiri Subeer oo kamid ah dadka sida weyn u dhaliilsan tallaabada uu qaaday maanta Baarlamaanka Puntland. Cabdi Maxamuud ayaa yiri: “Waaba soo wada xaadirteene, War annagaa balo aragnay, diintiinu waa lacag.” Islaam Maxamed Xaaji: “Shimbirayahow heesa lab sanno Farmaajo iyo waxaan aad dhoob-dhoobteenba waa isku mid xaggee ka dhaqan-galayaan waayahee.” “Waxaas yaa idinka yeelaya Deni baa idin so laalushaye,” ayuu yiri Shaakir Maxamuud. Saki Saalax ayaa isna yiri: “Deni hadda siduu rabo maa loo yeelayaa?.” The post Sidee looga fal-celiyay tallaabadii uu maanta qaaday baarlamaanka PUNTLAND? appeared first on Caasimada Online.
  23. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kaga qayb galaya Shir madaxeedka horumarinta Karaanka Aadanaha ee Afrika, ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga warbixiyey Jaaliyadda guulaha Xukuumadda DANQARAN ee ku aadden dowlad-dhiska Soomaaliya, dib-u-xoreynta dalka, deyn cafinta, kobcinta dhaqaalaha, arrimaha horumarinta bulshada, shaqo abuurka dhallinyarada iyo la dagaallanka Musuq-maasuqa, isaga oo ku bogaadiyey doorkooda ku aadden horumarka dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka dhageystay xubnaha Jaaliyadda, xaaladda guud ee Soomaalida ku nool dalka Tanzania iyo doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaataan dib-u-dhiska dalka. Dhankooda, Xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Tanzania oo kulanka ka hadlay ayaa soo bandhigay sida ay isugu duuban yihiin, islamarkaana ay wada-shaqeynta dhow ula leeyihiin Safiirka Soomaaliya u fadhida dalkaas Marwo Sahra Cali Xasan iyo guud ahaan Safaaradda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  24. Dar Es Salaam (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Tanzania ayaa kulamo muhiim ah ka wada gudaha dalkaasi, kuwaas oo uu la qaadanayo madaxda ka qayb-galeysa Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ee ka socda magaalada Dar Es Salaam. Xamza ayaa maanta kulan doceed la yeeshay madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria, ayaga oo ka wadahadlay arrimo dhowr ah. Xafiiska ra’iisul wasaaraha oo war kasoo saaray kulanka ayaa shaaciyay in looga wada hadlay xoojinta wada shaqeynta iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka,. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale ka mahad-celiyay taageerada dhinacyada kala duwan iyo mashaariicda uu Bangigu ku taageero dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Dhankeeda madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka ayaa ku ammaantay dowladda Soomaaliya horumarka ay ka sameysay dhinaca amniga iyo la dagaallanka musuq-maasuqa. Sidoo kale waxa ay sheegtay in Bangigu diyaar u yahay in Soomaaliya uu ka taageero mowduuca hadda looga hadlayo Shir Madaxeedka ee horumarinta karaanka bulshada ee dhinacyada waxbarashada iyo sidii fursado loogu abuuri lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed. “Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horumar la taaban karo ka sameysay nidaamka dhaqaalaha waddanka oo hadda cagta ku haya in Soomaaliya ay soo gabagabeyso hannaanka deyn cafinta dhammaadka sanadkan” ayaa lagu yiri qoraalka. Ra’iisul wasaare Xamza ayaa shalay gaaray magaalada Dar Es Salaam ee dalka Tanzania, wuxuuna u tegay ka qayb-galka Shirka horumarinta Karaanka Aadanaha ee Afrika. Xubnaha wafdiga ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Waxbrashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo masuuuliyiin kale. The post Wararkii ugu dambeeyay safarka R/W Xamza ee dalka Tanzania + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  25. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir mudane Feysal Caraale Afrax ayaa soo soo xiray tababar socday mudda afar cisho oo ay ka faa’ideysteen 60 xubnood kamid ah hawlwadeenada qaybaha Maamulka Dawladda Hoose, kaas oo socday muda 4-cisho. Aggaasimaha qorsheynta Dowladda hoose Xamar ayaa tilmaamay in tababarkan si gaar ah diiradda lagu saaray casriyeenta iyo Qorshaynta Caasimadda, sida deegaamaynta, goobaha warshadaha, Ganacsiga iyo guud ahaan horumarinta adeegyada bulshada, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir mudane Feysal Caraale Afrax ayaa si wadajir ah ula dardaarmay howl wadeenada tababarka loo soo xiray in wax yaabihii ay ka faaideyn ay ugu adeegaan bulshada iyo horumarinta Caasimadda. Goobjoog News Source: goobjoog.com