Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Moorgan ayaan ku xigsiin lahaa. Sababtuna waa dambiyadii uu ka galay dadka reer Somaliland.
  2. Ciid Mubaarik dhammantiin. Galbeedi, haa waan aqaan canbaabur waxana aan ka bartay asxaab reer Jabuuti ah. Waxay ii sheegeen in ay habaar tahay cunidiisu wakhtiyada kale balse waxaan u malaynayaa in sababtu tahay in uu Ciida gaar u ahaado.
  3. SOL, marka hore ma kala dhacaan, waxaanan aaminsanahay inay yihiin maskaxdii Somalida waxay doonaan ha kala aaminsanaadeenee. Anigu sadex qof ayaan dooranayaa. 1. Galbeedi, wuu ka sareeyaa waxeenii xilka lahaa ee qabyaalad. Wuxuu jecelyahay in somali wax noqoto. Galbeedi siyaasadda iyo taariikhda (oo uu runta ka sheego) kaliya kama hadlo xitaa xaga bulshada ayuu ka hadlaa si aynu u hagaagno. 2 Saffers, maansha Allah, dood kasta si fiican oo cilmiyeysan u soo bandhigta. 3 Dr Kennedy, macquul wax garad ah. Waa nin Da' yar balse rag waaweyn ka sareeya.
  4. Ma fahmin qaybta hore ee qoralkaga. Rayigayga iyo sidaan dumarkaa u arkaan ka hadlay waa maxay dagaalku.
  5. Dumarkaa sharaf ayaa ka muuqata. Dayac kama muuqdo. Runtana way ku rafteene, ma nerve ayey idin taabteen kuwiina dacwada qaboow? Gym taga oo is jafjafa kuye! KKKK, si fiican ayey isu difaaceen gari Alle ayey taqaanaaye.
  6. Wadaad isku sheegyadda somalidu waxay doonayaan inay dadka mugdi ku sii haystaan. Madaxaa ka waynaada marka la daba raxleeyo ileen waa ibna aadan oo sharafta la huwiyey garan maayaan ee. May ka hadlaan dumarka maalin walba iska rogo dhaxa lagu dilayo, meeye ragii dambiga la sheegayo la galay masaakiinta sharci daradda lagu dhagxinayo. Waxaan daawaday sheekh isku sheeg been cad intuu la soo fadhiistay leh London ayaan ku booqday 700 gabdhood oo HIV qaba oo xero ku jira! FG sheekhyadda diinta sida fiican u fasira kuma jiraan kuwan aan sheegayo.
  7. Faanku ceeb kuma aha qolyahan ee waa caadadood. Ma aha xilgii aad somalilda ku harawsan jirteen intii madax madow iyo reer hebel ayaa siman.
  8. Suldaanku taariikhda ayuu la socdaa. Dawladihii somaliya soo maray waxa si xun ula taliyey qolyo sad bursi doonayey oo u sheegay taariikh gacan ku rimis ah (waa qolyaha sheegta in sayidkii 1920 dhintay uu xornimo keenay 40sano ka dib dhimashadiisii) iyo in somaliland afar qof oo laga adkaan karo tahay.
  9. Laga barayba laga badi. Yaa somalida u horseeday musuqa scholarshipka. Ma is weydiisay sida madaxdiinu scholarship-ka ku heshay.
  10. Yaab, minority doonaya sad bursi.
  11. Toloow intaa qoraagu ka sheegay jamhuuriyada barakakeysan hadii uu ka Sheegi lahaa qolyihii isla-weyn , sow board-Ka may buuxiyeen?
  12. Ha karaamo seegin habaar laygu kari waaye.
  13. Somalida waxa gabay aqoon yahankoodi, waxay ahayd in ay dadkooda wacyi galiyaan oo wadaadadda cilmi gaabka ah la doodaan. Bal waa taase aan aragno qof ka hadlaya ama dadka Ka wacyi galinaya ka hortaga wiilasha yaryar ee maalin walba dagaalka carabta ku dhimanaya iyo gabdhaha ay guurka khayaaliga ah ugu guurinayaan dagaalyahanadooda. Waxaan maqli jiray si walba maw jabay.
  14. Aan ooyee Albaabka ii xidha. Dhiigii wiilasha somaliyeed ayaa sidaa raqiis u noqday oo carabi xabada isaga dhigaysaa. Kaaga darane gabdhahayagiina guur been ah ayey ku hoosteen. Hilbahayagii ayaa haadu ka dheregtay.
  15. Dacaayadaadi raqiiska ahayd ayaan beeneeyey soow ma aha?.
  16. http://somalilandpress.com/%E2%80%9Cdno-has-no-plans-to-exit-somaliland%E2%80%9D-norway%E2%80%99s-dno-spokesman-53409
  17. Oo ma caad baa indhaha naga saaran baad maqashay ,mise xabag baad indha nagaga dhamooqi.
  18. Faalo qurux badan oo xaqiiqda ku salaysan. Galbeedi hadii ay dhacdo oo aad siyaasadda ka qayb gasho bal aan ku taageero'e magacaa Galbeedi docda kaaga kaga darso kolayba bahasha waad u sii socotaaye.
  19. Indhaha maa sharooto na looga dhejinaa waan aragnay wixii dhacay'e.
  20. Waa xilgaan u diir nixi jiray Hassan. Mudaharaad Indio la' iga dheh. Mudaharadayaasha qadiyadoodu waa cadkaa hadii aanan cunayn waan ciidayn.
  21. Ninanka somaliyeed waa in ay ka masuul noqdaan maatidooda. Hadii kale sida aynu hadaba aragtay hablaheena yaryarna carab ayaa guur khayaali ah ku guursan, wiilasheenana xabadda isaga dhigi. Wacyi galin ayaa loo baahan yahay. Waan Ka xumahay waxa ku dhacay Suldaan Faysal.
  22. Naftu waa malaay oo way macaan tahay'e, war sow laxdu na cuntaa! Aleylehe Qalwadii mas baa galay!