Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. About f-ing time, that Xaaf is treacherous man that should face the full force of punishment in siding with the women pirates, he should be made an example of and hanged among the highest trees for allying with the hypocrites cowardly pintiland that occupy our northern Mudug. President Guuled should return as Galmudug President or someone like his stature, Galmudug needs someone who's tough and no nonsense that will liberate our occupied Nortern Mudug from those foreign pirate hands aka pintland. #DownTreacheousXaaf
  2. Puntland playing sides yet again in selling Ogs likes cheap sheeps for political favors, yesterday you lot puntlanders were selling thousands of innocent Ogs as suspected ONLF's to be tortured/raped and killed to this Brutish man Hassan Ismail and his Boss Abdi ina Iley, and today subxana'Allah your selling your former allies (Abdi Ina Ileys staffs) to your yesterdays victims the ONLF!?!?!? One really wonders if you lot will also sell Mustafa Cagjar and his staffs too after being replaced to the next Og Administration. @Apophiscome and make some sense out of this shenanigans puntlanders play with your folks lives as toys. Ex-Head of Jail Ogaden arrested in Puntland, is now in Jigjiga Prison. Ex-Head of Jail Ogaden arrested in Puntland | Somaliland Standard SOMALILANDSTANDARD.COM Mudug provincial authorities in Puntland on Sunday have reportedly confirmed that police have arrested Ex-head of the notorious “Jail Ogaden” Hassan Ismail Ibrahim “Hassan Dhere”. Mr. Hassan…
  3. Masha'Allah Halyeey/Hero Mona Al-sharmani defending Somalia's territorial integrity against Kenya's aggression, she exposed Kenya's latest dirty trick to rob Somalia Oceans.
  4. So Old Observer how do you observe this mess of Brexit being sorted out, do you think that Brexit will happen, or it will be extended or stopped all together and UK will remain in EU?
  5. Abdiraxman's influence is gaining huge traction all over the Somali Political platform, i sincerely believe that he (based on his political moves of late) will be the next President of Somalia. Abdiraxman just like his collective beesha iljeex, believe that our Habro allies in the north should be aided and politically supported to reign the ex-British Somaliland as the sole authority.
  6. Xaaf just like Farmaajo waa tuugo, and in my eyes they should both be impeached asap.
  7. News sources are stating out, that cuck Farmaajo is yet again calling Abiy Ahmed non stop, to take him to Kenya again to beg Uhuru for forgiveness and show lenience. Subxana'Allah this is the kind of man we have as a President, this man farmaajo has broken all hope we had in Somalia.
  8. Kenya oo xildhibaanada iyo wasiirada Soomaaliya ka joojisay Visa-hii ay dalkaas ku gali jireen Kenya oo xildhibaanada iyo wasiirada Soomaaliya ka joojisay Visa-hii ay dalkaas ku gali jireen | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa sare u qaadday cadaadiska ay ku hayso dowladda Soomaaliya ayada oo diiday in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay dalkeeda soo galaan, sida ay sheegeen…
  9. What's makes you so sure that ICJ will rule in Somalia's favour, knowing the Western courts they tend to favour those stable countries their interest lie in unlike Somalia which has neither stability or interest atm. And also if what Kenya is saying is true that they will be landlocked by default then I honestly don't see the court in awarding Somalia it's own sea in full rather a compromise in favour of Kenya like 50/50 sharing or 40/60 etc. Gaalo will never favour over their own.
  10. Puntland oo diidday in shidaal laga soo saaro Koonfurta Soomaaliya May 17, 2019 Shirkii Garowe ee fashilmay ayaa ahaa shir looga gol lahaa in heshiisyo hor leh laga gaaro sharciyada qaybsiga Khayraadka, Doorashada, iyo Galmudug. Iyadoo lawada ogsoon yahay in Baydhabo heshiis lagaga gaaray qobobadda Doorashada iyo qaybsiga Khayraadka, waxaa isweydiin mudan sababta maamulka Puntland uu markale caqabad hor leh miiska u soo saaray marka ay noqoto sharciga kheyraadka iyadoo raali ka aheyd heshiiskii Shidaalka ee Baydhabo lagu saxiixay? Puntland ayaa u aragta sharciga shidaalka Soomaliya caqabad mustaqbalka kusoo fool leh una baahan in ay ka hortagto maadaama Puntland aysan kamid ahayn maamul goboleedyada xeebahooda laga sahmiyay shidaa. Sida shirkii London lagu iftiimiyay shidaalka ugu badan ayaa ku jiro xeebaha Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed, waxaana sharciga shidaalka u oggolaanayaa in maamulada laga soo saarayo ay ka helaan 45% dakhliga kasoo xarooda ayna u madax banaan yihiin in ay ku hormariyaan deegaannadooda. Saamiga shidaalka ay ka helayaan maamul goboleedyada ayaa ka dhigaya in ay noqdaan deegaano hodan ah, kana hormarsan maamulada kale ee aan shidaalka laga soo saarin islamarkaana ay suurtagal tahay in siyaasadda Soomaaliya ay salka dhigato gobolada dhaqaalaha badan leh sida kajirta wadamada Federaalka ah ee soo saara shidaal, shidaalka xeebaha Soomaliya laga filayo ayaa ah cadad kufilan inuu daboolo baahida dhaqaale ee ka jirta xilligan. Cabsida Puntland ay ka qabto ayaa ah in awoodaha dhaqaale iyo tan siyaasadeed ay ka helayaan maamul goboleedyada shidaalka leh ayaa wiiqaya sameynta siyaasadeed ee maamulka Puntland ku dhex lahayd mudooyinka lagu guda jiro dhismaha qaranka iyo qorista Dastuurka Federaalka, awoodaha ku hoos jira dhaqaalaha laga helo shidaalka ayaa qasab ka dhigaya in DFS u dhaga nuglaato talooyinka ay soo jeediyaan maamulada shidaalka laga soo saarayo. Dowladda Federaalka ayaa u muuqata mid fahamtay muhiimadda xiriirka maamul goboleedyada xeebahooda laga filayo in shidaal laga soo saaro islamarkaana dhegaha ka fureysatay talooyinka ka imaanayay maamulka Puntland oo ahaa in lajoojiyo sharciga shidaalka ee lahor geynayo Baarlamaanka Federaalka ama in maamul goboleedyada ay si siman u helaan daqliga ka yimaada shidaalka xeebaha Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed, taas badelkeedana waxay Dowladda Federaalka u gudbisay Baarlamaanka Federaalka sharciga shidaalka intii lagu guda jiray qaban qaabada shirkii Garowe. Inkastoo Puntland ku dadaalaysay in ay maamul goboleedyada dalka ka dhisan u noqoto indhaha siyaasadda ay dowladda dhexe ku arkaan weliba ku qanciso in maamul goboleedyada ay Dowladda Federaalka hordhigaan shuruudo hor leh ee ka hor imaanaya heshiisyadi hore loo wada gaaray iyo qorshaha kala guurka ee Dowladda Federaalka dajisay 2020-ka, waxay Puntland badeshay qorshaheedii hore fashilka shirkii Garowe Kadib isla markaana siyaasad wajiyo badan ah la timaaday sida isbahaysiga sedexda Maamul Goboleed ee Garowe lagu hindisa kadib markii uu burburay shirkii Garowe. Seddexda maamul goboleed ee udub-dhexaadka u ah dhismaha dowladnimada Soomaaliya ayaa ah maamulo aanan ku baraarugsanayn muhiimadda iyo qiimaha siyaasadeed iyo dhaqaale ay leeyihiin islamarkaana ay u dheertahay duruufo curyaamiyay dhinacyada Maamulka, amniga, iyo dhaqaalahaba, taa oo ay u sii dheer tahay khilaaf iyo kala qayb-sanaan ka dhexjirta sida labada garab ee Galmudug, sedexdan maamul midna ma yagleelin maamul fadhiya dadkiisuna ku uur-san yihiin iyo kalsooni la,aan ay ku qabaan dadka ay matalaan, maamuladan ayaanan u samayn deegaannadooda geed fadhi siyaasadeed ku shaqeeya talo wadaag ay ku dhanyihiin yihiin dadka kunool deeganadooda. Ayaan darrada dheeraadka ah ee ku habsatay maamulka Galmudug ayaa sababtay in ay quus ka taagan yihiin dadkeeda si xal mideeysan ugu helaan is mariwaaga siyaasadeed ee Dhuusamareeb iyo Cadaado taas oo u horseedday in dadka kunool Galmudug aaney helin Madax u beerlaxawsata horu’mar la’aanta haysata shacabkeeda deegaankaba ama diyaar u ah tanasul loo sameeyo danaha shacabka kunool deegaanadaas, waxaana taas caddeyn u ah go,doonka ay gashay Galmudug iyo Jaha-wareerka ka muuqda hogaamadeeda. Gunaanad. Fashilka shirkii Garowe wuxuu fursad hor leh siinayaa, shacabka seddexdan maamul gaar ahaan xildhibaanada, siyaasiyiinta, aqoonyahannada kasoo jeedda maamul goboleed ee kala ah, Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed, in ay taageeraan ansixinta sharciga shidaalka ee horyaala baarlamaanka fedraalka si ay u helaan dakhli ay ku hormariyaan dadkooda iyo deegaanadooda islamarkaana ilaashadaan xuquuqaha Dastuuriga ah oo ay ugu weyn tahay saamiga ay ku leeyihiin dakhliga ka imaanaya Shidaalka laga qodayo xeebaha deeganadooda. Shacabka kunool maamulada Hirshabeele, Koonfur Galbeed iyo Galmudug waxaa waajib ku ah in ay hurdada ka kacaan isla markaana u soo jeestaan kawar qabka xaaladda adag ee maamuladooda ku sugan yihiin muhiimna ay garab istaagga madaxdooda weliba laqurxiyaan talada hoggaankooda islamarkaana ka samatabixiyaan dhibaatooyinka haysta maamulada u dhisan, kana hortagaan dabinnada siyaasadeed ee haadaanta ka tuuraya mustaqbalka shacabka ku nool deegaanadaas isla markaana la jaan-qaadaan qaran dhiska loo igmaday Dowladda Federaalka.
  11. Farnaago is a weak man with neither stick or carrot to approach his political enemy spoilers, simply because he has no army. To be a real leader one must have a army especially an battle hardened ones, that will obey the every commands of their leader's, and since we know Somalis clannish history farmaajo has no army to draw strength from since his clan are docile and incompetent stuck in Gedo under Kenya's daily bombardment, and as for using HAG for army it's already too late as Farmaajo is annoyingly hated and no army especially iljeexs (the truest army in Somalia) will every obey the hypocrite weak Farmaajo. Siade Barre drew strength from riding the backs of HAG, it's only after HAG awoke that Siade fell of power and ran cowardly, Farmaajo just like his uncle Siade is already hated severly by reer Mogadishu. Somalia needs a real leader not a weak leader like hypocrite Farmaajo and the lying langaab stooge kheyre. In short the only reason the office of Somalia President is tainted or rather destroyed as you put it is simply because a weak man with no tooth (army) is sitting on it, but the moment a real lion President (capable of violence) arises the respect and fear of that presidential seat will be easily restored.
  12. Why PM Khayre must resign immediately Due to major policy blunders of federal government, Somali Prime Minister must resign. Here are 16 reasons why Khayre must resign immediately. 1. Opportunistic and self-serving Foriegn policy that really puts Somalia’s future in danger, 2. Corrupting national institutions through money and leadership changes, 3. Engaging in a policy of regime change and corrupting the institutions of the federal member states, 4. Corrupting the media through regular payments of journalists and media outlets, 5. Engaging in illegal changes of federal statutes and adapting new ones like the electoral law and 2008 hydrocarbon law, 6. Refusing to accept the National Security Formula agreed upon by all stakeholders including the International community, 7. Sabotaging the federal system, Planning to extend government constitutionally mandated term limit of 2020 to 2022, 8. Violating constitutional articles and agreements on natural resources sharing, 9. Ignoring all previous FG & FMS agreements, 10. Arbitrary allotment of all Foriegn aid 11. Public humiliation of ministers and treating them with contempt, 12. Allowing abuse of power by unelected officials who have powers that subvert, substitute and sometimes bypass national institutions decisions. 13. Politicization of independent institutions like the supreme Court, auditor general, central bank by staffing them with low level protégés, 14. Dysfunctional cabinet mainly because of lack of capacity and intimidation, 16. Destruction of the army corps by appointing people with few years experience, and knowledge. Only a new prime minister and a new cabinet can negotiate and reach acceptable resolution of the above existential issues with the federal member states..
  13. Knowing farmaajo's history judged by its past 2 years and so, he will chose another Geedi that will start an destructive war in Mogadishu against the Galmudug Boys that are stationed throughout Banaadir and Shabeelooyinka, signs are showing that failed farmaajo is heading down the same road the disgraced abdulahi yuusuf went and that is an humiliating early exit from Presidency and an exile from Somalia. It's very sad that Farmaajo chose to bite the hand that fed him his Presidency.
  14. Without shadow of a doubt Farmaajo is done and his fate has already been sealed (read below website of how farmaajo wants now to please reer Galmudug by giving PM post) , so anyway this man Farmaajo waa big fuley he uses helicopters now for his travels within Banaadir and Shabeelooyinka, he does this stealthily to evade Galmudug Troops stationed throughout Mogadishu and S/hoose. I swear this fuley farmaajo came all the way from USA thinking he could ride HAGs back while attacking Galmudug boys, he has learned so far the harsh bitter truth that there is no such a thing called HAG as it's only Galmudug boys that are HAG and its their xoog/awood and authority that matters in Somalia especially South-central and every others are irrelevant. https://muqdisho.online/deg-deg-rw-kheyre-oo-shuruud-ku-xiray-in-uu-iscasilo-xog/
  15. Qoyska Caasho Ilyaas oo Cadaalad daro eersaday Puntland-na ka guuray https://xushmo.com/wp-content/uploads/2019/03/Waan.jpg Fariimo nagu beeray murugo iyo calool xumo ayaa Maanta naga soo gaaray Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, Warbixintaas oo ah in ay Soomaaliya ka baxeen Qoyska Caasho Ilyaas oo aheyd Gabar 12 sano jir ah oo dil iyo kufsi loogu geestay Gaalkacyo. Qoysaskii dariska la ahaa ayaa MOL u sheegay in Qoyska Caasho markii ay ka quusteen helitaanka Cadaalad sidoo kalane loo hanjabay ay ka baxeen Soomaaliya waxayna galabta faarujiyeen Gurigii ay daganaayeen. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Qoyska Caasho ay u safreen dalka Itoobiya, halkaas oo ku sii nagaan doonaan ilaa bilooyin sida ay u sheegeen dad daris la ah. Gaari nuuca Xamuulka qaada ayaa shalay galab ka raray dhamaan xubnihii qoyska iyo wixii agab ah oo ay heesteen waxayna ka gudbeen Xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya. Arintaan ayaa murugo ku abuurtay dadka reer Gaalkacyo. Dadka ku nool Waqooyiga Gaalkacyo ayaa MOL u sheegay in qoyskaan ay ka niyad jabeen markii Madaxweyne Deni uu sii daayay dalkana ka dhoofiyay laba nin oo kufsiga ku eedeesnaa laba kalane xabsiga lagu sii haayay sidoo kale qoyskaan ayaa waxaa soo wajahay Cabsi kadib markii dhowr jeer loo hanjabay. Lama oga cidda u hanjabtay sidoo kalane ma jirto cid ka caawisay baaritaanka arintaan. Waxay Soomaaliya uga baxeen sidii ay ku badbaadin lahaayeen nafta dhallaanka kale ee u harsan iyo sidii ay ilaabi lahaayeen uur ku taalada xanuunka badan oo ay dhibkii loo geestay Gabadhooda Caasho Ilyaas. Picture of Caasho Family fleeing Puntland as they fear from being killed and raped further more as the Threatening statements send to them stated, "keep your minority/langaab mouth shut or face another Caasho situtation", so instead the family fled from their home and state puntland. Indeed being a minority in Puntland is a death sentence as no justice will be ever be served to it's victims.
  16. Shirarkii mucaaradka oo la qaban jiray marka dowlada u hartay bilo ayaa bilawaday sanado ka hor? Farmaajo dareen ma leeyahay? (Faalo) Waxaa ka bilaawday dalka gudahiisa iyo dibadiisaba kulamo ay soo qaban-qaabiyeen siyaasiyiin dhaliilsan geedi socodka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa maanta ka furmay magaalada Nairobi kulan ay ka soo qeyb-galeen xisbiyo iyo siyaasiyiin hore. Kulumada noocaan ah ayaa waxa la qaban jiray marka ay dowladda u hartay lix bilood iyo wax ka yar. Magaaladda Nairobi ayaana ahayd goobaha laga soo abaabulo kulamada noocaan ah, kuwaas oo dhamaantood ku guuleystay in ay badalaan hogaanka dowladihii horay u jiray. Waxaa muuqata in mucaaradnimada ka bilaabatay magaalada Nairobi ay noqon doonto mid keeni doonta in dowlada Faramaajo hawada ka baxdo. Farmaajo hadii uusan isabdal deg deg ah ku sameeynin dowladiisa si ay u hesho labo-kacleeyn cusub oo rajo galisa shacabka, hadii ayan taa dhicin waxaa abuurmi doono mowjado siyaasadeed oo Farmaajo uusan waxba ka qaban karin: Maxaa ka dhalan kara shirarka mucaraadka / Ibaheysiyadda oo hadda bilaawday: Kulamada ka bilaawday magalaada Nairobi waxa uu ku soo aaday iyada oo shacabla Soomaaliyeed ka niyad jabeen dowlada uu hogaamiye Farmaajo, taasi ayaana siisay mucaaradka fursad ay ku dhiiradaan in ay bilaabaan abaabul siyaasadeed Hogaanka dowladda Goboleedyada iyo isbaheysiyada siyaasadeed oo isku meel ka soo jeestay, arintaan ayaa keeneysa in ay abuuranto awood siyaasadeed oo aan la hor istaagi karin Xiriirka Dowlada Kenya iyo Soomaaliya oo meel xun maraya ayaa keentay in dowlada Kenya faxas buuxda siiso mucaraadka ks horjeedo dowladda Farmaajo, Isbaheysiyada isbedel doonka siyaasadeed waxa ay intooda badan ka soo bilaaban jireen magaalada Nairobi.. Farmaajo waa uu garan karaa awooda mucaraadka lagu aasaaso dalka Kenya. Farmaajo iyo kooxdiisa oo lagala wareegay awooda istcimaalka baraha bulshada, taas oo keentay in shacabku ku dhiiradao in ay dowlada ka soo horjeestaan Iyo Beesha caalamka oo si dadban uga soo horjeesatay Farmaajo iyo kooxdiisa. Dhaqaale daro baahday oo heysata dowladda taas oo soo dadajineyso Kacdoonka Shacabka Shirk ka bilaawday Magalaada Nairobi ma noqon doono mid ku ekaada Nairobi balse waxa uu noqon doonaa mid ku fida dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Fursada kaliya ee Farmaajo u hartay waa in uu sameeyaa laba kacleynta dowladiisa taas oo ka bilaabaneyso in uu badalo Ra’iisal Wasaarihiisa,. Hadii uu isbadal imaan waayo waxaan shaki ku jirin in dowalada uu hogaamiye Farmaajo ayan dhameysay doonin waqtigeeda. https://www.muqdisho.online/shirarkii-mucaaradka-oo-la-qaban-jiray-marka-dowlada-u-hartay-bilo-ayaa-bilawaday-sanado-ka-hor-farmaajo-dareen-ma-leeyahay-faalo/?cn-reloaded=1
  17. To be fair walaal MMA, if it were on me all war criminals that have blood on their hands would have long been executed. Somalia can move toward only after Justice has been dealt to those who participated the horrors of Somalia's Civil War. All moryaans whether active, retired or reformed are all guilty criminals and the same!
  18. Sxb MMA, Sometimes Silent is Golden. Using 2 stooges for hire's words for any particular political purposes is a disgraceful and utterly shameful considering many innocent souls died under the hands of these 2 murderous xabashi rent-boys. Kooxda danleeyda ali geedi and salaad cali jeele are war criminals and nothing less.
  19. @galbeedi These poor D-block waa ummad xasuusi yer especially those pirateland aka puntland, just 2 and half years ago (in 2016) we started a war whereby CM mjs where expelled from North Mudug (and the process of expelling mjs completely is still ongoing just a recess break till farmaajo is gone), now you will see many reer mudug CM mjs refugees in garowe, the war for northern Mudug is real and very alive Galmudug is just bidding it's time. so anyway these D-block led by pirateland they jump in joy for HAG states (GM,HS and KG) to join there their mucaaradnimo against Farmaajo without thinking through, HAG opposes Farmaajo solely on clan basis and not allowing him to strengthen politically while throwing at him political obstacles latest being Prostest after having used the SNA to deserte Farmaajo government. Farmaajo government is today at it's lowest point, they are isolated politically in presidential villa while they are encircled by HAG Militaries and protesters, we can safely say farmaajo is finished and dead politically. So once HAG resumes presidency you will see GM, HS, KG an Jubaland all fall in line, while puntland will be isolated and at militarily protracted war with Galmudug unfinished business. Once Farmaajo goes back to Gedo or whatever gaajo tuulo he came from is when the real music will start for the pirate boys in puntland.
  20. As the Father of the killed Youth is crying for Justice to Farmaajo's deaf ears, Farmaajo indifference is showing as he hides the murderer inside his Presidential Vila as the apperant murderer is one of his clans men a fellow reer Gedo. Watch the Father begging for justice, saying the murderer shouldn't be safe guarded inside the Presidential Vila but face Justive: Dhageyso:-Aaba Aweys”Askarigii dilay Wiilkeyga Madaxtooyadda ayaa la geeyey walwal ayaana qabaa” | Radio Risaala: Somali News Online RADIORISAALA.COM “Wiilkeyga Dhalinyaro ayuu ahaa nolosheyda ayuu qeyb ka ahaa,mootada ayuu noogu soo xamaali jiray oo aan deyn kusoo qaaday,waxana maqlay in Askariga dilay Wiilkeyga in uu Madaxtooyada ku jiro,waxaana ka codsanayaa Madaxda Dowladda in Cadaaladda la marsiiyo ayuu yiri Aaba Aweys Maxamed Diinle. Many more youths are wrongfully lingering in inhuman prisons all because they demonstrated for freedom against the oppressive corrupt Farmaajo that is hellbound in destroying Mogadishu and Somalia as a whole, here some of the youths wrongfully imprisoned by farmaajo; Booliska oo Xabsi kordhin u dalbaday Bajaajleyaal u xiran Banaanbax (Akhriso Magacyada) - Wararka Maanta WARARKAMAANTA.NET SHARE Facebook Twitter Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa dalbaday in muddo shan maalin ah...
  21. Kudos to Somaliland for securing it's rightful border in Sanaags deep end, Somalilands has done well in safeguarding it's border integrity from unruly citizens within it's border (Reer Sool&Sanaag) and hostile neighbour (Pintiland) that insists in interfering (by supporting terrorists rebels) the internal affairs of Somaliland. Indeed (Native) Mogadishu is watching with an learning eye, that it too will have to secure it's Borders in the Juba's and Gedo region that are so far being illegally occupied by hostile country Kenya and it's foreign Stooges that claim citizenry of Somalia, Mogadishu will soon liberate and secure it's Somalia and Kenya border successfully and punish the foreign stooges in Kismayo and Gedo, in all Somaliland is an exemplary model that Mogadishu Should follow.
  22. Somaliland should stand firm in not accepting/participating any talks with the dying Farmaajo government, it will be a political suicide for Musa Bixi to hold talks to Someone (Farmaajo) who is about to be evicted by the people of Mogadishu. Sonalilands Hargeisa Leader Bixi should only hold talks with Somalia's Native Mogadishu Leader and not a pretender from Gaajo/starved Gedo.