Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. The corrupt Beilah then threatens another Somali Citizen live on twitter after being asked for the Missing $42M, the rogue minister Beilah response with this threat: ''Why hide your face if you have balls?'' https://twitter.com/DrBeileh/status/1071493692131823617 The Somali Citizen then in response to this threat from Beilah courageously shows his face, Minister Beilah has indeed been corrupted by the Farmaajo & Kheir duo! Here below is a snap Twitter picture of the disgraceful acts from the corrupted thief Minister Beilah!
  2. The corrupt Beilah the threatens another Somali Citizen live on twitter after being asked for the Missing $42M, the rogue minister Beilah response with this threat: ''Why hide your face if you have balls?'' https://twitter.com/DrBeileh/status/1071493692131823617 The Somali Citizen then in response to this threat from Beilah courageously shows his face, Minister Beilah has indeed been corrupted by the Farmaajo & Kheir duo!
  3. Hogaamiyaha ONLF oo Jig-jiga ka dagay isaga oo xiran calanka Soomaaliya ninkii argagaxisada ku sheegayna waa RW Kheyre Soomaaliya misa Itoopiya? Asbuucii la soo dhaafay waxa magalaada Jig-Jiga si xamaasad leh loogu soo dhaweeyay halgamayaashii Ururka ONLF ka dib markii ay heshiis la saxiixdeen Dowlada Itoobiya. Hogaanka ONLF oo uu hogaminayo Admiral Maxamed Cumar aya waxa soo dhaweeyntooda ka qayb galay kumanaan qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanka Soomaalida. Hogaamiyaha ONLF Admiral Maxamed Cumar oo uu xiran yahay badhanka calanka Soomaaliya ayaa ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Bole ee Addis Ababa. Dubad Nur Cali oo ka mida ahaa dadkii sida qiirada leh ugu soo dhaweeyay magalada Jig-Jjiga ciidanka iyo hogaanka ONLF ayaa yiri “..waan iscelin waayay, oohin baan la dhacay markii aan arkay ciidankii ONLF, madaxdoodii oo wada socda” waxa uu intaas ku daray “waxaa taa iiga farxad badnaa Hogaamiyaha ONLF Mudane Maxamed Cumar oo xiran Calankiii Soomaaliya in uu diyaaradda ka soo degay”. Dareenka uu muujiyay Dubad Nur Cali ayaa laga dareemayay dhamaan dhulka Soomaalida degan tahay ee ku yaala Geeska Afrika. Maxamed Cali (Hirmooge) oo ka mida ahaa saraakiisha u soo halgamay xoreeynta dhulka Soomaalida lana socday wafdiga ONLF ayaa isaga oo oo qiiro ka muuqata yiri “ hogamiyaheena Admiral Maxamed Cumar waxa uu ka soo degay diyaaradda isaga oo ay u xiran tahay badhankii calanka Soomaaliya, ninkii ku tilmamay in ONLF tahay argagaxisana dalkii aabaha noo ah, asalkana u ahaa halgankeena ayuu Ra’iisal Wasaare ka yahay waa ninka lagu magacaabo Xasan Kheyre” Maxamed oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yiri “ war maxaa ku dhacay dhigii Soomaaliga iyo qobkii Soomaalinimadda, war sidee buu wali madax idinkuugu yahay ninkii Koroneel Cabdikarin Qalbi-dhagax iyo Admiral Maxamed Cumar ku tilmamay argagixiso, Itoobiya ayaaba xabsi dhigtay kuwii sida xun ula dhaqmay ONLF”. Waxaa nasiib xumo ah in dowladii Soomaaliya ayan wali ka noqon qaraarkii ay soo saareen oo ku astaamaysay ururka ONLF in uu yahay urur argagaxiso ah. Waxaa sidoo kale wax laga naxa ah in Golihii Wasiiradda ee go’aankaas taageeray in ay wali aaminsan yihiin go’aankoodii oo ayan ka hadlin ama ayan is casilin. Hadii baarlamaankii Soomaaliya noqday aalad lacag lagu iibsaday waxa ay ku haboonayd in RW Kheyre isaga is casilo waaba hadii ay ku hartay damiir dadnimo.
  4. Musuq Maasuqa Farmaajo iyo Kheyre, Somalia waa iib!!! Waxaa amar lagu siiyey Guddoomiyaha Barlamanka mudane Maxamed Mursal inuu isku shaandheeyo Guddoomiyayasha gudiyada Barlamanka oo dhamaantood la isku badalo. Kulan adag oo xalay dhex maray Gudoomiyaha Barlamanka oo dhinac ah iyo MW Farmajo oo ay la safan yihiin Kheyre iyo xertiisa ayaa lagu go’aamiyey in guddiyayada la isku shaandheeyo sidii inay magacaabis ku yimaadeen oo kale. Guddoomiyayaasha guddiyada Barlamanka waa la doortay waxaana lagu doortay cod aqlabiyad leh, waxana ansixiyey barlamanka. Sidaas darted inuu guddoonka Barlamanka uu markuu rabo kala diro, mid kalana uu yiraahdo waan isku kiin shaandheyn waa jebin distuurka iyo xeer hoosadka Barlamanka waasa haddii ay image oggolaadaan. Marka guddi uu soo helo musuqmaasuq iyo ku takrifal awoodeed in la yiraahdo “Guddoomiyahan ha lagu badalo kaas oo ay nala tahay inuu dhuuniraac yahay” waa sharcidarro ay tahay maanta in laga waantoobo. MOL waxay helysaa in lagu heshiiyey ina la isku shaandheeyo guddiyada iyadoo ay ku xigi dooonto in daaqadda laga saaro kii la doono maadaama la awooday in la isku shaandheeyo. Arrintaan waa gef weyn oo ummadda ay ka galeen haddii gudomiyayaasha guddiyada ay oggolaadaan ummaddana waligeed ma cafin doonto. MOL waxay hadda daba joogtaa magacyada gudoomiyayasha gudiyada Barlamanka si mid waliba ay miisaanka u saarto maalinta uu ogolaado in shuruucda uu wax ku yahay la burburiyo. Sidoo kale taariikhda ayuu gali doonaa guddoomiyaha Barlamanka haddii uu amarkan fuliyo. https://www.muqdisho.online/war-deg-deg-ah-mw-farmajo-iyo-kheyre-guddoomiye-isku-shaandhee-guddoomiyayaasha-guddiyada-barlamanka-haddii-kale-adigaa-maqan/
  5. Dilaagii Hargeysa Gen. Morgan oo loo magacaabay La taliye Sare Gen. Maxamed Saciid Morgan oo dowladdii kaligii taliska Maxamed Siyaad Barre soo noqday taliyihii qeybta 26 ee tacadiyada badan ka geystay magaalooyinka gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer, markii danbana noqday Taliyihii CXDS aya waxaa loo magacaabay La Taliyaha Ciidamada ee Xafiiska RW Xasan Cali Kheyre. General Morgan oo loo yiqiin (Dilaagii Hargeysa) aya baraha bulshada waxaa lagu faafiyay kaarka aqoonsi (Business Card) taasoo caddeyneysa in loo magacaabay jagada la taliye sare ee RW Kheyre. MOL aya heshay warbixin uu Gen. Morgan u soo diray Madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre taasoo uu ku sheegay in ciidankiisa ay gubeen tuulooyin isla markaasna ay cagta markiyeen shacabkii rayidka aha ee degenaa tuulooyinkaas, waxaana uu sheegay in halkaas ay ka dhacay “Yaa ISAAQ aheey” sida aad ku arki doontid lifaaqa warqadda oo ay heshay MOL. Tan iyo markii uu ku guuleystay doorashadii Feb 8, 2017. MW Farmaajo aya maamulkiisa waxaa uu dardargeliyay hannaan xukun kaligii talis ah, waxaana xafiiska Madaxweynaha soo buuxdhaafiyay saraakiishii hore ee geystay falalka danbi oo lagu xasuuqay shacabka gobolada waqooyi.
  6. Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!? Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M. As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.
  7. Lool abaayo thats very funny, anyway Tukaraq is that way ------------------>
  8. Ceebaha ka soo Baxay Safarkii MW Farmajo. Wuxuu safarkiisa ka bilaabay dalka Talyaaniga waana halka ay ka soo billowdeen ceebaha isdaba joogga ah ee hareeryey safarka MW Farmajo, wuxuuna safarkii ugu xumaa ee taariikhda Madaxweyne Somaliyeed soo mara. Talyaniga Cid kasta oo daawatay muuqaalkii soo dhaweynta MW Farmajo ee Roma waxay ka xumaatay inay soo dhaweeyeen Cabdinasir Solo, Maxamed Ismaciil-Ciyaaryan iyo Wariye Cagmadhige iyadoo qolka ay joogeen dhowr gabdhood oo qaraabada Farmajo u badan oo ay horkaceyay Gabar Shukri la yiraahdo. Dhinaca dawladda Talyaniga waxaa loo soo dirá oo soo dhoweeyey sarkaal hoose oo ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibadda oo garoonka Dayuuradaha ee uu ka dagay MW u qaabilsan hab maamuuska-Protocol officer. Arrintaas MW Farmajo aad ayuu u dhibsaday waxaana la sheegay inuu si aad ah uga carooday, balsa MW waxaa uu illoobay inuu ahaa ninkii Farsama xumadaas ka taliyey wiilka uu adeerka u yahay ee uu jeebka ku wato Balal Cusman. Waxaana xogtu ay leedahay in halkaas looga dhameystay MW Farmajo inuu dhulbadeedkeenna ay Kenya nagula dhegan tahay uu nus ka mid ah u saxeexay Kenya kadib markii ay gacanta kamaroojiyeen Amiirka Qatar iyo R/wasaaraha Talayaaniga oo ENI ka wakiil ahaa. Turkiga Dalka Turkiga waxaa loogu soo dhaweyey si Sharaf leh waayo qiimaha loo hayo Somaliya ayaa lagu maamuusay iyo kalgacalka uu MW Erdugan u qabao walaalaha Somaliyeed ee ma ahayn mid ka timid qiimo isaga loo hayo ama ummadda Turkiga uu ka kasbaday, bale Farmajo waa dilay xiriirka, hasa yeeshee madaxda Turkiga ayaa og inay ayaamo tirsan u hareen oo Somali daacad u dalkiisa uu talada la wareegi doono. Ugandha Dalka Ugandha oo nagu leh abaal weyn oo ka yimid kadib markii ay wiilsahooda ku dhinteen dalkeenna iyagoo difaacaya ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka sida aadka na looga qadariyo, balse MW Farmajo waxaa uu dilay qadarintaas, waxaanu dhulka lagalay sharfatii Madaxweyne Musaveni u hayey madaxda Somalida. Markii qasriga madaxtooyada Ugandha lagu soo dhaweynayey Waxaa loo soo taagay gacan ah halkaas iga joog, eeg Sawirka halka RW itoobiya uu xabadka xabadka ugu xoqyey sidii uu yahay wiil waalidkii u soo iloobay ama oori saygeeda habsiineysa. MW Musafani waxaa uu Farmajo u sheegay inuu yahay ruuxa hoos u dhigaya abaalka ay Ugandha ku leedahay shacbiga Somaliyeed isla markaana uu wado qorsho ay ku shubeen Afawerki iyo Abiy oo ah in lagu badalo ciidanka Ugandha kuwa Erateriya iyo Itoobiya iyadoo dalka Somaliya uu ku dhow yahayba inuu cagahiisa ku istaago haddii si fiican loogu hawl galo oo loo hogaamiyo. Facshirtii iyo Ceebtii Garoonka Juomo Kenyaatta. Tan ugh daran waxay ka dhacday Booqashada Dalka Kenya waxay ay ka sii xumayd boqashadii iyo soo dhaweyntii Talyaniga waxaa loo soo diray inuu Madaxweynaheenna si Sharaf leh u soo dhaweeyo guddoomiyaha degmada Nayrobi oo ah heerka ugu hooseeya ee madaxweyne Somaliyeed la gaarsiiyo. Waxaana halkaas ka cad in taariikhda Madaxweyne Farmajo iyo tan dalkaba uu dhaawac weyn halkaas ka soo gaaray. Waa Uhuru Kenyatta oo Eng. Yariisow loo diray inuu Garoonka dayuuradaha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyo. Arrinta Badda Kenya waxaa lagu qabanayaa shir looga hadlayo wax loogu yeeray dhaqaalaha Buluuga ah oo a dhaqaalaha laga sameyn karo badaha. Laakiin dhibaatada Somaliya ugu jirtaa waxay tahay waxaa Rooma looga soo saxeexay MW Farmajo inuu nus dhulbadeedkeenna ah ku wareejiyo dalka Kenya oo waxaa uu shirka kadib laga rabaa inuu dhameystiro heshiiskii Roma oo ah hawshii Talyaaniga lagu soo bilaabay, waana nasiib xumo haddii dacwadda badda ee ay guusheedu soo muuqato uu maanta MW Farmajo ka galo hal daqiiqo oo waanwaan ah, waraaq uu qoro iska dhaafe, waxay ku dhameyneysaa in la soo celiyo oo la yiraahdo dib ula noqda oo Somaliya iyo Kenya soo dhameysta. Isku soo duub MW Farmajo waxaa uu muuqdaa qof waqtigiisa uu dhammaaday oo xukunka ku asaasaqay. Bal ila dhageysta codkaan uu ku caynayo xildhibaanaddii isaga soo doortay ee guddiga Maaliyadda markii khald ay arkeen soo bandhigeen halkii uu ka amaani lahaa una hambalyeyn lahaa waxa uu ku tilmaamay kuwa careysan oo waalan. Tolow ma Madaxweynahaa waalan oo laba miirre ah misa xildhibaanadii is xilqaamay ee baaris xisaabeed ku sameeyey boobkii hantida qaranka, soona sheegay inay maqan tahay $42M? Noolow Ma daale ayey Joogtaa.
  9. Your preaching of Somalia being one is of no concern to me, as for HSM and Shariif those 2 corrupt individuals were not of my camp, Reer Iljeex and SNM have a long History of South and North arrangements, that is until certain folks which Siade barre hailed from hijacked that arrangements and made an project of their own. Somalia was born on the back of iljeexs (led by Cabdualhi Cisa) and SNM (led by Egal), our arrangmets was South and North deal, therefore SNM have an illegitimate standing concern that must be dealt with by real reer Mogadishu after Farmaajo leaves term.
  10. Lol, Xaasaskooda were reer koonfur galbeed to begin with, anyway we shall see where and how this Messiah of reer Bay and Bakool called Roobow will take them to the promised kingdom of honey and milk.
  11. After almost 30 years of Iljeex presence in Koonfur Galbeed do you really think a hapless hungry starved reer baidhoba wihout qaadiyad/masiir can lift a finger against those ruthless battle-hardened ideologists iljeexs, robow remains (without mincing words) an loyal iljeex puppet just like uncle Shaatigaduud (B.Haariin) was to Aideed Junior. Walahi you really underestimate iljeex folks, the best time to contain iljeexs was in the early 90's when they didn't had a permanent foot hold in South Somalia, but today we have many permanent deegaans that can easily call for Gurmad with an backing of a private regional state (Like Xaaf has nicely put an Goof Iljeex) that will provide us with all the necessity to wage a painful strife, for an reer baidhoba knowing their history you talk mighty tough, a cat posing as an lion is hardily anything.
  12. MMA its important to know that these days one must keep his ''Enemy close while keeping his friend/ally closer'', what Farmaajo is doing is nothing short of treason, at least with those disgruntled secessionists i know where they stand, but with the smiling conniving Farmaajo, only Allah and those close to him know, and those close to him are talking.
  13. @Oodweynei have send you the article in full in your PM post.
  14. Salaan sare Xaaji Oodweyne I think that quote means ''Land of peace in need of change'' or something akin to that, anyway have you heard yet about the establishing of alliance between Reer Mogadihsu and Hargeisa that has been reported by the African Intelligence news-site.
  15. Kaape@Miskiin-Macruuf-Aqiyaar i think i've caught the Roobow fever.