Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. And in Gedo its the same all over, Farmaajo gathers and prepares his clan for the upcoming fight for Jubaland and expelling big foot Madobe's people from Somalia. Sawiro: Shirkii beesha Sade oo laga soo saaray go'aano saameynaya mustaqbalka siyaasadeed ee Jubaland | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Garbahaarey (Caasimada Online) – Shir muddo ku dhow toddobaad magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo uga socday dhaqanka beesha Sade, ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray …
  2. https://www.muqdisho.online/beesha-mariixaan-ee-muqdisho-joogta-oo-taageero-u-fidiyay-mw-farmaajo-sawiro/
  3. More Captured Ethiopian Liyu Police send by the Clannist Mustafa Cagjar to aid his clan in the ongoing clanwar in Somalia.
  4. Certain folks here are trying to hide the very facts of how Foreigner Fighters from Ethiopia are used to participate clan wars, they say that this is fake but gentlemen i bring proof and hard facts, so let this folks who say that this is a propaganda bring proofs likewise and until then let them shut up. Taliya of the liyuu police militia https://www.facebook.com/100012412234953/posts/595831054173964/
  5. VIDEO: Another Captured Oromo Soldier send by Mustafa Cagjar and his bigfoot people, its a disgrace Mustafa that was acting and talking so much about Somalinimo and Somaliweyne is just another Qabiliste/Clannist that is involved actively in a clan war where he is even sending Oromos to help/support his clan in Somalia.
  6. Korneylkii Ethiopian-ka oo Mustafa Cagja soo direy oo labada gacmood ka xiran kadib markii lagu qabtay dagaalkii Kaxandhaale
  7. Sarkaalkii Ethiopia looga qabtay dagaalkii Kaxandhaale ee Mudug oo gacantiisa ku qoray Happy New Year 2019 https://www.bbc.com/somali/live/war-46670760
  8. Watch the Elders in the Video below (11:36) exposing Farmaajo, saying that farmaajo has send mp Ciyaar Jecel to shore support from DDSI Mustafa Cagjar to help his Cabudwaaq people in arming them with heavy weapons and manpower in the clan war in Galmudug, its unfortunate that Mustafa Cagjar has got involved in Clan War!
  9. Dagaal beeleed xooggan oo ka qarxay Galgaduud Xildhibaan Abdi Shire Ciyaar jecel ayaa u tagay jigjiga in Mustaf Cagajar garab ku siiyo dagaal qabiil uu dhexeyo beesha Farmaajo iyo Beesha Galmudug Gobolka Galgaduud ee Galmudug a yaa dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka bilowday deegaan gobolka ka tirsan. Dagaalka ayaa ka bilowday deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud halkaasi oo marar badan maleeshiyaadka ay ku dagaalameen, waxaana la ogeyn khasaaraha ilaa iyo hadda. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah maleeshiyaadka dagaalamaya la sheegay inay weerareen dad xoolo dhaqato ah oo deegaanka ku sugan, taasi oo dhalisay in dagaala uu xoogeysto. Barqadii maanta ayaa la sheegay in dagaalka uu xoogeystay, waxaana ilaa iyo hadda uu ka socdaa deegaanka, sida masuuliyiin ka tirsan maamulka Galgaduud ay sheegeen. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dashay dhimasho iyo dhaawac, waxaase adag in khasaaraha la ogaado maadaama dagaalka wali ka socdo deegaanka. Maamulka Galmudug ayaa marar badan dadaalo ku bixiyay sidii maleeshiyaadkaasi dagaalkooda loo kala dhex gali lahaa, balse waxaa muuqata in markastaa dagaalka uu dib kaga bilaabanayo deegaanka.
  10. Somaliland and Puntand have a long history of working for the foreigners interest especially the Xabashi interest,unlike Somaliland that doesn't hide this but Puntland does, its good to know that this statements is out there to expose Puntland's hypocrisies in handing over Somali citizens.
  11. Why are we all discussion about this election as if its free and fair, as for Gaas re-election its all a facade for the public as he will go with the wind, its Hagbad season and its Reer Qardho time for Faanland's Kuri as President. Faanland is an MS project, everyone with an ounce of intellect knows this, and as for Camey well lets just say he is following his people's way of jumping ships when one is about to face his political end, this time Camey is aiming for Mogadishu.
  12. Puntland's many shenanigans being brought to light by the treacherous Camey, its a shocker that Camey is stating out Puntland's state (not so) secrets out in the open of how bankrupt it is and how its top leaders such as Gaas are hardcore corrupt that are emptying the already empty coffers of Puntland and never had the intention of freeing his ilk in Sool from the chains of servitude under the SNM supremacy. Its a shame that self proclaimed model state of Faan Jecel Puntland is corrupt and on its knees in bankruptcy, i guess Somaliland really done them a favor of expelling them from their illegal settlements in Sool and Sanaag as it was unsustainable in terms of economical thus containing them in their destitute of Bari and nugaal.
  13. Horta is@Miskiin-Macruuf-Aqiyaaramong those fleeing Baydhabo
  14. With all this Foul profanity i cant take you seriously, it just baffles me to think in aw what kind of woman of repute are you?, you talk like those women of bad repute that cater Truck drivers perverted need, abaayo Samafal are you by any chance stationed in Tukaraq catering the needs of the aggressive S/L Truck drivers, because if you are i might understand your foul potty mouth, as they (S/L) have not only occupied your lands but your mouth too it seems. SFG/IC-UN/AU/EU/USA Sponsored Somalia Federal States map
  15. No wonder your folks are known for cowardice and 24 Faan oo eber ah like women, your lands were taken by force by men (SNM) that know and have strength, instead of fighting back to regain that lost honour/land, you brag emptily about your captured land being disputed region when it shouldn't have been.......... its like me boasting after being defeated of how i made a HAG territory a disputed region Loooooool, what a disgraceful folks those in puntiland. Anyway if Sool and Sanaag being a disputed regions is some to brag about for reer Puntland, then i guess i too can brag about making that rebel small northern mudug tip a disputed region in the eyes of the IC/UN, its only a matter of time before we regain our Northern Mudug land from those illegal rebels that hold that region hostage..
  16. Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Video – Daawo) Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NISA kuna amray in ay damiso telefoonkeeda ay ku duubeysay. Sida aad ku arki doontaan gabadhii ayaa u sheegtay askarigii in ay iyada leedahay telefonka isla markaana uu tixgeliyo xoriyaddeeda oo faraha ka qaado. Askarigii ayaa halkaa ku toogtay gabadhii waxayna ku ruux baxday isla goobtii uu ku dilay askarigaas. Waa ayaan darro in shacabka si bareer ah ay dowladda u banneysato dhiigooda, waxaana magaalada Muqdisho ka jira dilal qorsheysan oo ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo iyo RW Kheyre. Shacabka Muqdisho haddii aanay ka dhiidhiyin falalka foosha xun ee kalitalisnimo waxaa loo yaabaa in guryahooda lagala baxo marka danbe The video is inside the link below: Gabar duubeysay muuqaal barakacayaal lacag loo qeybinaayo oo la toogtay (Vidoe – Daawo) | Muqidhso Online - Caasimada Muqdisho WWW.MUQDISHO.ONLINE Bannaan baxii shaley ay soo abaabuleen kooxda MW Farmaajo aya waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay arrin aad looga naxay kaddib markii gabar duubeysay muuqaal haween barakacayaal ah oo loo qeybinaayay lacag si ay u mudaaharaadaan uu askari ka mid ah ciidanka Booliiska ee dhawaan laga soo wareejiyay NI
  17. Farmaajo resulting to thuggery as he intimidates the Parliament speaker from accepting the motion of his impeachment being declared by the MPs. Farmaajo is following the footsteps of his Thug uncle Siade barre in suppressing the Freedoms and Democracy in Somalia.
  18. MW Farmaajo oo ku eedeeyay dowladda Turkiga in ay ka danbeeyso mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo oo caawa la kulmay qaar ka mida xildhibaanada isaga taageersan ayaa si aan gabaad lahayn u eedeeyay dowladda Turkiga. Farmaajo ayaa yiri turkiga waxaa ay soo abaabuleen gadaaalna ay ka taagan yihiin Mooshinka loo gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka. Mid ka mida xildhibaanda ayaa ka biyo diiday eedeynta uu soo jeediyay MW Farmaajo ayaga oo xasuusiyay taageerada joogtada ah ee dowlada Turkiga siiso Soomaaliya. Hadalka ka soo yeeray MW Farmaajo ayaa waxa ay sii fogeynaysaa xaaalada cakiran ee ka jirta dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay kalsooni daro ku abuuri doontaa dowlada Turkiga oo ah dowladda kaliya ee sharafteeda iyo karaamadeeda dul dhigtay Soomaaliya. Dhanka kale Farmaajo ayaa qaatay go’aan uu kula saftay dowladda Itoobiya iyo xulafadeeda isla markaana uu ku go’doomiya dowlada Jabuuti oo ah dal ay naga dhaxeyso taariikh walaaltinimo oo soo jireen ah.