malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Dirir oo baaritaan horu dhac soo bandhigay by A M | Saturday, May 30, 2015 | 4524 views May 30 (Jowhar)— Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay baaritaan horu dhac ah oo ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkaas oo ay geysteen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir oo xubin ka ah Guddiga ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Xarunta CID ayaa sheegay in baaritaanka uu wali yahay mid horu dhac ah. “Shilkii ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama 23-kii bishan, halkaasoo muwaadiniin Soomaaliyeed ku geeriyoodeen oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Dirir iyo labo qof oo kale shacab ah,Guddiga baaritaan horu dhac ayay ku guuleysteen inay soo bandhigaan, waxaa gacanta lagu hayaa saddex baabuur, qoryihii fal dambiyeedka lagu galay iyo ilaa 14 ruux oo u xiran falkaas”ayuu yiri Dr. Axmed Cali Dahir. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in saddex baabuur ay kala yihiin baabuurkii ay Xildhibaanada wateen, gaari ay leedahay Waaxda Socdaalka iyo gaarigii ay wateen Ciidamadii Milateriga ahaa. “Waxaa gacanta Guddiga ku jira ilaa todobo qor oo lix qori ay yihiin AK47, halka qoriga kalena uu yahay BKM, waxaana tuhunsanahay inay yihiin kuwo fal dambiyeedka lagu galay 14 ruux ee falkaas u xiran labo ka mid ah waa Ciidamada Milateriga, iyagoo dhaawac ah ayay xiran yihiin”ayuu hadalkiisa ku sii daray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in falkii lagu dilay Xildhibaan Dirir ay ka dambeeyeen ciidamo milateri ah, iyadoo Wasaaraddu tilmaamtay in falkaas uu ahaa mid ku dhacan si kama’a ah, markii gaari ay wateen ciidamada oo wadada marayay ay dhowr jeer hoon u yeeriyeen gaariga Xildhibaanada la socdeen, dabadeedna markii uu ka dhega adeegay ay wado kale mareen, rasaasna ku fureen. Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore magacawday Guddi soo baara falkan, waana markii u horeysay ee Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay dilkiisa ku lug yeesheen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.
  2. Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Dirir oo baaritaan horu dhac soo bandhigay by A M | Saturday, May 30, 2015 | 4524 views May 30 (Jowhar)— Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay baaritaan horu dhac ah oo ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkaas oo ay geysteen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir oo xubin ka ah Guddiga ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Xarunta CID ayaa sheegay in baaritaanka uu wali yahay mid horu dhac ah. “Shilkii ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama 23-kii bishan, halkaasoo muwaadiniin Soomaaliyeed ku geeriyoodeen oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Dirir iyo labo qof oo kale shacab ah,Guddiga baaritaan horu dhac ayay ku guuleysteen inay soo bandhigaan, waxaa gacanta lagu hayaa saddex baabuur, qoryihii fal dambiyeedka lagu galay iyo ilaa 14 ruux oo u xiran falkaas”ayuu yiri Dr. Axmed Cali Dahir. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in saddex baabuur ay kala yihiin baabuurkii ay Xildhibaanada wateen, gaari ay leedahay Waaxda Socdaalka iyo gaarigii ay wateen Ciidamadii Milateriga ahaa. “Waxaa gacanta Guddiga ku jira ilaa todobo qor oo lix qori ay yihiin AK47, halka qoriga kalena uu yahay BKM, waxaana tuhunsanahay inay yihiin kuwo fal dambiyeedka lagu galay 14 ruux ee falkaas u xiran labo ka mid ah waa Ciidamada Milateriga, iyagoo dhaawac ah ayay xiran yihiin”ayuu hadalkiisa ku sii daray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in falkii lagu dilay Xildhibaan Dirir ay ka dambeeyeen ciidamo milateri ah, iyadoo Wasaaraddu tilmaamtay in falkaas uu ahaa mid ku dhacan si kama’a ah, markii gaari ay wateen ciidamada oo wadada marayay ay dhowr jeer hoon u yeeriyeen gaariga Xildhibaanada la socdeen, dabadeedna markii uu ka dhega adeegay ay wado kale mareen, rasaasna ku fureen. Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore magacawday Guddi soo baara falkan, waana markii u horeysay ee Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay dilkiisa ku lug yeesheen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.
  3. Great Job Indeed ,We welcome anyone who can stop the Genocide on Somali Business community in South Africa , King of D meets King of Zulu tribe nothing wrong with that , I hope the King D succeeds in ending the violance against Somali People .
  4. tangible progress Indeed Great Job , In time of Need as IC and the west are Pressuring Hawala Money tranfers to shut down Hormuud new HQ Mogadishu resident have wintnessed Significant Progress and development in the last 2 to 3 years . The City has transformed from war torn capital to somewhat 21 centuary moderate African capital over Night thanks to the Security force and the Business Community . .
  5. Kenyans are the Chines UYGHERS! Chinese restaurant in Kenya bans Kenyans because they're all Poor What shame , Kenyans respect harshtreatmen its part of their history and legacy , Thats when they kiss your ASS . Somali business community are giving kenyans opportunity for employment From Kenya to Somali Give credit where its due ...... where do you see Somali getting job or working for Kenyans ?
  6. Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay gurmadkan in uu ka qeyb qaadanayo 22kii-April-2015 kadib markii ay go’aamiyeen taasi Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka waxaana lacagta uu Baarlamaanka ku deeqay howshan gurmadka ay tahay 300,000$ (Seddex Boqol kun oo doollar). Congrats to our Govermanent excellenct job Finnaly The Somali People have Gov that cares and safeguards its citizen at home and Abroad .
  7. Markab Uu Baarlamaanka U Kireeyey Ku Dhowaad 1000 Qaxooti Soomaali Ah Oo Saakay Soo Gaaray Berbera… WARSAXAAFADEED Posted on May 21, 2015 by Abdi Jeyte in WARAR, WARARKA // 0 Comments WhatsAppShare Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaadashada gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee naftooda kala soo cararaya dalka Yemen oo ay dagaallo ka socdaan. Markabkan oo howshiisa ay wadeen guddi uu Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Xildhibaanno, qunsuliyadda Soomaaliya ee Yemen,siyaasiyiin iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Yemen hogaankooda ayaa waxa uu shalay kasoo ambabaxay dekedda bureekha oo ku dhow magaalada Cadan ee dalka yemen. Ex-Xildhibaan Maxamed Xasan Daryeel oo ah la taliyaha Gudoomiyaha Baarlamaanka kana mid ah guddiga howshan gurmadka uu Baarlamaanku u xil saaray ayaa xaqiijiyey in saakay uu markabka u kireysan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kusoo xertay dekedda Berbera islamarkaana ay saaran yihiin 960 qaxooti Soomaali ah iyo laba qof oo Yemeni ah. Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa howshan ku gacan siinaya shirkad la yiraahdo ADCO oo dhinaca socdaalka ka shaqeysa waxaana wejiga labaad ee dhameystirka howshan uu yahay in maalinnimada sabtida ay bilowdaan diyaaraddo lagu soo daabuli doono dadkan Soomaaliyeed ee qaxootiga ah iyo in kadibna loo fududeeyo sidii ay ku tagi lahaayeen gobolladooda. Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay gurmadkan in uu ka qeyb qaadanayo 22kii-April-2015 kadib markii ay go’aamiyeen taasi Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka waxaana lacagta uu Baarlamaanka ku deeqay howshan gurmadka ay tahay 300,000$ (Seddex Boqol kun oo doollar). Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhowaan bogaadiyey gurmadka loo sameynayo qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya dalka Yemen waxaana uu si guud ugu mahad celiyey Shacbiga Soomaaliyeed sida ay uga qeyb qaadanayaan gurmad loo sameynayo walaalahooda kasoo laabanaya Yemen,sidoo kalena Somaliland iyo Puntland ayuu uga mahad celiyey sida ay dadkan usoo dhaweeyeen. —-DHAMMAAD—
  8. Hey’adda Hormuud Foundation Oo Boqol Kun Oo Dolar Ugu Deeqday In Lagu Caawiyo Qaxootiga Yemen Posted on May 20, 2015 by Mustaf Mustaf in WARAR, WARARKA, XULASHADA // 0 Comments WhatsAppShare Hey’adda Hormuud Foundation ayaa Guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen ugu Deeqay deeq lacageed oo gaareysa 100,000(boqol kun oo dolar) oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Dalka Yemen. Guddoomiyaha guddiga Bad-baadinta iyo Samtabixinta Qaxootiga Yemen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo goor dhow la hadlay Radio muqdisho ayaa u sheegay in Hey’adda Hormuud Foundation ay ugu deeqday lacagtaasi in lagu caawiyo dadkaasi Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalka Yemen, waxaana Hey’adani uu ku ammaanay caawimaada ay caawineyso dadkaasi, isagoo xusay in loo baahanyahay hey’adaha,ganacsatada, iyo cid kasta oo wax heysata in ay caawiyaan dadkaasi oo u baahan caawimaad dhab ah. Dhinaca kale Guddoomiyaha guddiga Bad-baadinta iyo Samtabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan waxaa uu ka hadlay 24-kii saac ee la soo dhaafay waxyaabihii u qabsoomay guddiga oo uu sheegay in maanta kulamo ay la qaateen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha gobolka Banaadir oo uu xusay in uu balanqaaday in ay siinayaan dhulal Qaxootiga Yemen ee Soo gaaraya Muqdisho kuwaa oo ay dagi doonaan Guddoomiyaha guddiga Bad-baadinta iyo Samtabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ay la kulmeen islamarkaana uu umuujiyay sida ay ugu go’antahay garab istaaga Qaxootiga Soomaaliyeed Yemen, waxaana uu xusay in shaqaalaha Dowladda iyo Ciidamada laga jari doono qidmooyin lagu caawinayo dadkaasi dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxa waajib uu ka saaran yahay in ay ku dadaallaan sidii ay u garab istaagi lahaayeen dadka qaxootiga ah ee walaalahooda, waanna midda kaliyah ee muujineysa Soomaalinimada qiimaha ay leedahay.
  9. Som Gov rented two Private plan to evacaute Somali refuges in Yeman one has land. First lady Sahra Cumar Xasan The wife of President Xasan Sheekh God Bless her effort A plane carrying about 100 Somali nationals evacuated from Yemen landed in Mogadishu airport, the capital of Somalia on Monday evening, in the government’s first major mission to rescue citizens stranded in the strife-torn nation.
  10. Wasiirka Gaashaandhigga Gen C/qadir Shiikh Cali spearheading effort to unite the Arm Force across the Country there will be ONE Somali Arm force . Our beloved Gen DINI is in Kismayo Tonight to reunite the arm force .... Significant step to become strong Nation that can safeguard its Interest . “Waan ku faraxsanahay imaanshahayga maanta ee magaalada Kismaayo waxaana la jooga xiligii aan u midoobi laheyn sidii aan u dhisi laheyn ciidamo qaran oo Soomaaliya ay leedahay Waxaana rajaynayaa in Ciidamadaas dhismahooda idinkuna aad ka qeyb qaadataan si mar dambe aysan ciidamadeenu inooga burburin lama joogo xili la is yidhaahdo hebal baa hebal salaamayay iyo hebal baa hebal la sawirnaa ee waa in aan u midawno dhismaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga. Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo sameyn lahaa dhismaah ciidamo qaran iyadoo dhowaan guddi arintaasi loo xilsaarayna uu bilaabay howlahaasi oo ay iska kaashanayaan dowlada Soomaaliya iyo maamul gobolweedyada.
  11. Madaxweynaha Dowladda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL {15-May sanadkii 1943-dii}. Stadium is packed Great job by our President celebrating May 15 with people President Hassan Sheikh is on the road to defeat terrorist bring back law and order in the South outstanding performance by The President , Somalia is heading the right direction the future looks bright.
  12. 15 May Celeberation President Hassan Shiekh takes part in rally In Mogadishu May 15, 2015 – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta hambalyo iyo bogaadin u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, maanta ayaa ahayd sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasey dhaqdhaqaaqii xornimadoonka ee SYL kaasoo ay horkacayeen dhalinyaro Soomaaliyeed. Munaasabaddaasi awgeed ayaa Madaxweynaha oo ay wehliyaan kumanaan qof waxaa uu socod ku marey qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, isagoo isla markaana ubax xusuus ah dhigey taalada SYL. Socodka uu ku marey waddooyinka kadib, Madaxweynaha waxaa uu shacabka magaalada Muqdisho kula hadley fagaaraha Daljirka Daahsoon. wuxuuna yiri “Fariinta aan maanta idin wado waxay tahay in dhalinyarada ay waddankooda dhistaan. Ma jirto cid aan idinka ahayn oo waddankan uu u fadhiyo. Dadaalka aad hadda waddaan waa inaad sii labanlaabtaan, Dhalinyaradii sameysey SYL 72 sanno ka hor waxay ahaayeen kuwo naftooda u hurey in Soomaaliya ay xoroowdo, maqaam sarena ay gaarto. Sidaa darted waxaan idin kula dardaarmayaa idinkoo taas ka shidaal qaadanayaa inaad ku dhaqaaqdaan talaabo waddankan lagu hormarinayo’’.
  13. NISA Captures two alshabaab cells in Mogadishu Also Saado Ali Killer gets executed . NISA security force are showing they are capable of securing the country and defeating alshabaab remittance . Ciidanka NISA oo cagta mariyay Shabakad argagixiso “Daawo Video+Sawirro” Posted on May 14, 2015 by Mowliid Sabriye in WARARKA // 0 Comments WhatsAppShare Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo gacanta ku soo dhigtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad dilal iyo Qaraxyo ka geeysan jiray Muqdisho. Howlgal ay Ciidamada NISA ka sameeyeen degmada Hodan ayaa lagu soo qab qabtay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda UGUS, kuwaasoo dilal iyo qaraxyo kala duwan ka geysan jiray degmooyinka Hodan iyo Dayniile. Dhagar qabayaasha ka tirsan UGUS ee la soo qab qabtay ayaa qirtay ineey dileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo abriya ah, iyadoo ciidamada NISA ay cagta mariyeen shabakaddaasi argagixiso ee dilalka iyo qaraxyada ka geysan jirtay Muqdisho. Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa hore u burburisay shabakado argagixiso oo tan la mid ahaa, kuwaasoo dhibaatooyin isugu jira dilal iyo qaraxyo ka geysan jiray magaalada Muqdisho
  14. second Oil depot construct in Mogadishu one of the largest in East Africa also has access its own Port . The oil depot is privately own Investment by Mogadishu Business Community
  15. Xosh is not alone he has the support of His Tribe and Clan chief they support centre state ? <cite> @Tillamook said:</cite> I will take Xoosh's protestations seriously when he returns to his home district as a candidate and runs for the federal parliament in 2016, and wins: But then again, we all know that this creature has no support back home, so let him chat shit all he wants! Suldaanka Beesha Leelkase “P/land iyo Gaas nama sheegan karaan go’aankeena ma lahan, Mana doonayno May 8, 2015 - 31 Aragtiyood Cadaado (Kalshaale) Suldaanka Beesha Leelkase Suldaan Cabdullaahi Cali Jaamac Madoobe oo ka mid ah ergooyinka shirka Cadaado uga qeyb galaya beeshiisa ayaa si kulul waxa uu uga hadlay xaqiraada maamulka Puntland uu ku hayo beeshiisa. Suldaanka waxa uu xaqiijiyey in aad uga xun yahay go’aanka Puntland iyo dowladda Soomaaliya ay shaaciyeen kaasoo ah in aysan beelaha gobolka Mudug ka qeyb gali karin shirka Cadaado ka socda. HALKAN KA DHEGAYSO CODKA OO DHAMAYSTIRAN IYO GO’AANKA BEESHA “Cabdi Weli Gaas, annaga nama sheegan karo ee cid kale ha sheegto, sanado badan ayaan ku hoos nooleyn xaqiraadda Puntland, mana dooneyn inaan kusoo noolaano” ayuu yiri.
  16. <cite> @Mooge said:</cite> Galbeedi, qoslaye niyoow believes he can be crowned President again. He is back to Garowe trying to get support and in the process has thrown his HAG allies under the bus. He is wasting his time. What a snake. Qoslaaye is a political genius Federal state boundaries will be decided by a Committee , Remember his remarks in Cadaado and in Galgaduud centre state will be mudug and galgaduud.
  17. <cite> @Mooge said:</cite> ^ Oba Hiloowlow, let me spell it for you niyoow. 1. Bay/Bakook community is against this project 2. Eagle and its larger family is against this project 3. Minorities in Mogadishu are against this project That means, this project is dead on arrival. It is the reality of politics niyoow. Remember when Mooge tells you these things, it is how things turn out to be. lol @ Mooges what happen to all your election and impeachment conspiracy prediction keep day dreaming . 3 million more people will not be held prison believe me Mogadishu will have representative in every Gov level upper house lower house etc .....
  18. Fiirso Kulan Muqdisho aay ku yeeshan Waxgaradka Beelaha Banaadiriga Maamul Gobaleed ayaan Rabnaa(War-murtiyeed Kulan aay Muqdisho ku yeesheen Odoyaasha dhaqanka Culumaaudiin Aqooyhano siyaasiyiin dhalinyaro iyo haween ka soo jeedo Gobolkani banadir ayey kaga hadleen muhiidama ay u leedahaya in Gobolka Banadir yeesho maamul sida ay gobolada kale u leeyihiin . Masuuliyiintii ka hadashay goobta shirka ka socday ayaa dhamaan soo dhaweeyey in maamul u loo sameeyo gobalka Banaadir. Ugu danbeyntii bayaan ay si wada jir ah u soo saareen Beelaha banaadiga intii shirku socday ayaa saxaafada waxaa u aqriyey Maxmamed Aweys Cumar . Waxaa soo badanaya badanaya baaqyada aay dirayaan wax garadka dega gobalka Banaadir ee doonaaya in Maamul gobaleed loo sameeyo gobalka Banaadir maadama uu ka mid yahay 18 gobal ee Soomaaliya. Gobolka banadir ayaan weli lugu guuleysan in loo sameeyo maamul gobaleed walow aay jiraan dadaala badan oo lagu doonayo in loo sameeyo Maamul gobaleed ka kooban sadax gobal banaadir Sh/dhexe Hiiiraan. Nuur Ismail Sheikh Muqdisho Soomaaliya
  19. lol @ Mooge Civil war The Federal Gov will be given one or two district of Mogadishu as a Federal district capital .
  20. the stake holders have spoken they want a Banadir state , as the constitution gives Mogadishu the capital city of Somalia a special statues regards to the Federal state issue .
  21. Ex-Somalia PMs want Mogadishu federated Apr 29, 2015 - 14:19:37 PM FEATURED Image MOGADISHU, Somalia, April 29, 2015 (Garowe Online)-Former Somalia Prime Ministers Ali Mohamed Geddi and Nur Hassan Hussein (Nur Ade) are spearheading efforts to federate Mogadishu under the central government, Garowe Online reports. Gedi and Ali who served as Prime Ministers under the incumbency of former Transitional Federal Government (TFG) President Abdullahi Yusuf Ahmed on Tuesday expressed interest in the formation of Banadir state in Mogadishu. The two also called for the speeding up of a semi-autonomous state consisting of Hiran and Middle Shabelle regions of southern Somalia. United Nations envoy to Somalia Ambassador Nicholas Kay received Gedi and Ali at his office in Mogadishu, voicing support for the latter while stressing the need for inclusive consensus when it comes to Mogadishu federation. Phantom Banadir state was established abroad by presidential claimant before President Hassan Sheikh Mohamud came to power in September 2011. The new endeavor comes as Delegates representing South Mudug and Galgadud are gathering for state formation convention in Ada - See more at: http://www.garoweonline.com/page/show/post/2455/exsomalia-pms-want-mogadishu-federated#sthash.iY1lQOTw.kMWxGVpD.dpuf
  22. Mooge lol @ Jawaari 3 million people and more will not be held prison ,
  23. Great progress in Somalia as Federal Gov and Federal states are uniting working together to bring a united vision on 2016 , significant step forward no as there are no outside influence . the future looks bright
  24. Great progress in Somalia as Federal Gov and Federal states are uniting working together to bring a united vision on 2016 , significant step forward no as there are no outside influence . https://youtu.be/zBQ_uv1lFuMtogether the future looks bright