malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. A day after terror attack, Somalis reclaim their beloved beach resilient people and resilient President terrorisrt will be defeated President Hassan Visited the lido Beach A day after terror attack Congrats P.s Mooge Take your Garbage Propaganda Somewhere else Mogadishu is Moving on Just like Major Capital cities it's facing coward terrorist attacks .
  2. Great Job By NISA - The intelligence getting better- NISA getting strong they manage to capture several high ranking Alshabab killers In past few Month Including the killers of Radio Mogadishu Reporter Hindiya Xaaji https://youtu.be/PINYfXclAwQ Published on Jan 5, 2016
  3. NISA captures Duch-Somali man masterminded Mogadishu beach bombing,20 killed Somali man with a Dutch passport is the mastermind behind the terrorist attack at a popular beach in the Somali capital of Mogadishu on Thursday. The man, Ismail Muse Ahmed Guled was arrested at the Mogadishu airport, according to freelance war reporter Harald Doornbos, Omroep Brabant reports. At least 19 people were killed in about 7 hours of attacks. The Ministry of Foreign Affairs could not confirm the arrest to the broadcaster. Guled is also believed to have been involved in an attack on the Central Hotel in the same city last year, as well as in an attack in Dijbouti in 2014 in which six Dutch soldiers were injured. Thursday’s attack involved a total of eight attackers. Six were shot, one committed suicide and one was arrested. That is believed to be Guled. The attack was claimed by terrorist group al-Shabaab. It started with a car bomb at a restaurant around sunset, followed by a second explosion and then hours of random gunfire. AD reports that Guled arrived in the Netherlands in 1992. He lived in Den Helder and Tilburg. He married a Somali-Dutch girl and joined Al-Qaeda. According to Doornbos, his wife blew herself up in Somali last year. www.nltimes.nl
  4. Mooge <cite> @Mooge said:</cite> niyoow it is not that they should or shouldn't have a project. they need to hassle their own projects and whatever the federal government gets as AID should be equally divided among the 18 regions. Puntland fought hard to get these projects just like Somaliland does its own thing. if qoslaye is using nation's treasure as his bank account to spoon-feed non-entity wastelands with no capable people and calling it FEDERAL STATE then maybe he shouldn't have created them in the first place. anyways there is no expectation on my part to see qoslaye make sense, but my job is to expose him. Galmudug Has 4 busy Airport and Port under construction with huge Population (Bari and Nuugaal ) Got Noting on Galmudug State Two New Airport big things happening in Galmudug 2016 http://galmudugmedia.com/wp-content/uploads/2016/01/2.jpg Hobyo Airport renovated Galkcayo New Airport Galmudug Hobyo Sea Port is busy and bustling With Coast Guards
  5. Nugaal has bigger population than Galgaduud. Dhusamareeb is a village now and most of the population is concentrated in Cabudwaaq. Munaasabada Mowliidka iyo Guriceel Published on Dec 24, 2015 dhuusamareeb dhuusamareeb 2013 Published on Nov 6, 2015 Galgaaduud populated Numbers Majority rules Minority 2016 One man ove vote
  6. <cite> @Holac said:</cite> Galgaduud and Gedo have much smaller populations than this estimate. Mogadishu IDP number is atleast 50% of the total population of the city Togdheer population is not that big. Most of its people moved to Hargeisa. Hargeisa's population is bigger than that of Mogadishu Nugaal has bigger population than Galgaduud. Dhusamareeb is a village now and most of the population is concentrated in Cabudwaaq. Second on Demographia’s ranking is Mogadishu in Somalia, with a population of 2.1 million, growing at 6.9%. Mogadishu’s growth is driven by its improving security situation and economic prospects after decades of civil war – many Somalis have returned from abroad. http://www.theguardian.com/cities/2015/nov/18/where-is-the-worlds-fastest-growing-city-batam-niamey-xiamen
  7. Weli shirka waa uu socdaa go’aan lagama gaarin laakiinse waxaa loo badan yahay in lagu heshiin doono habka 4.5, qaab deegaan ma filayo inkastoo weli go’aan la gaarin laakiinse qaabka qabiilka ayaa xooggan” ayuu yiri xildhibaanka. Sidoo kale waxaa la sheegayaa in la qaadan doono in Baarlamaanka lagu soo xulo 4.5, halka aqalka golaha sare lagu soo xulo 18-kii gobol ee dalka.
  8. The Future looks Good Somalia will Have strong armforce next 3 to 5 Years as plans are going well Today . Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran kumaandooska ee loo yaqaan DANAB oo kaashanaya kuwa nabad Ilaalinta ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka gobolka Shabeelaha Hoose & Dhexe iyo Hiiraan ka tirsan, halkaasi oo ay ka eryeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
  9. As of today there are well Trained Somali Units stationed in several Camps XERADA CIIDAMADA DANAN EE XOOGA DALKA Somalia Best trained Soldiers Post Siad Barre regime Qeyb ka mid ah ciidammada Commandos-ka oo tababar loo soo xeray. Daawo qaabkii ay u dhacday Dhaarinta Ciidamada Isku dhafka ah ee Kismaayo
  10. Somali president Hassan Sheikh Mohamud arrived in city of Kismayo a head of a consultative conference on the 2016 electoral process.
  11. Somali President calls for speedy formation of Hiiraan and middle Shabelle regions state BY STAFF · JANUARY 13, 2016 Somali president Hassan Sheikh Mohamud has called on the traditional elders convening in Jowhar to speed up their efforts to form a federal state for middle Shabelle and Hiiraan regions. Speaking at the opening ceremony of the conference on Tuesday, president Mohamud said his government is committed to provide full support to the establishment of the enter-regional administration. “I call on the elders from Hiiraan and middle Shabelle regions to burn the candle at both sides and form a unanimous federal state for both provinces,” said Somali president. On the other hand, several elders, politicians and scholars who addressed at the forum have welcomed president’s call and expressed their happiness of the conference to form administration for Hiiraan and middle Shabelle regions. Early, Somalia’s federal government of has set March 2016 as the deadline for the formation of the administration.
  12. HAG HAAAG some people never take the blame for their shortcoming Investors are looking for Market - Population - resource - Capital Punt land land has nothing to offer As security improves export will increase - Somali resources will reach all the way to Europe attracting bigger market and profit . Huge project in Hiiraan Somalia's minister for livestock has signed bilateral economic development agreements with Egypt's Minister of Agriculture and Land Reclamation Salah Helal.
  13. Thank you Turkey A Muslim is a brother to a Muslim Somalia and Turkey need defense pact lifetime joint defense agreement , That would send strong message to the Terrorist and spoilers . Somalia Needs military structure that is complete and under a single chain of command 2 .Building Military Training base in Somalia will improve security of Somalia significantly . The Military base will also improve the Capacity to Train large Army One time and quickly deploy them. 3. Great improvement when soldiers are trained in their Soil , Comfortable environment NO time wasting on adapting to new region etc . . Turkey and Somli Gov should go far on the agreement and add defence pack
  14. Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka Garoonka ayaa sheegay in hir-gelinta mashruucan uu ka tarjumayo dib u dhiska iyo dib u soo kabashada Soomaaliya. “Maanta waa maalin farxadeed, waa maalin la isku bogaadiyo, waa maalin reyn-reyn leh, Ilaahay ayaana mahadda iska leh. Horumar kasta oo la gaaraa waxaa sal u ah nabadda. Shacabka reer Boosaaso iyo guud ahaan Puntland waxay muujiyeen geesinimo, hawl-karnimo iyo sida ay uga go’an tahay inay nabadda iyo horumarka u taageeraan. Guusha lagu hir-galiyay mashruucan waxaa iska leh Somalia oo dhan,’’ ayuu yiri Madaxweynaha Somalia. Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in dowladda federaalka Soomaaliya ay dhiirri-gelinayso mashaariicda horumarinta dalka, isla markaana dhawaan ay gacan ka gaysatay Mashruucii lagu dhisay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay dhanka siyaasadda iyo Nabad-gelyada ayaa sheegay in maalinba maalinta ka dambeysa la sameynayo horumarro la taaban karo, isla markaana maamullada dalka ka jira ay dadaal weyn ugu jiraan inay si buuxda u hantaan Ammaanka dhulka ay ka taliyaan. “Wax weyn ayaan qabanay, wax badanna way inoo dhimman yihiin. Waxaa keliya ee aan horumar ku gaari karnaa waa midnimo iyo dowladnimo. Nidaam federaal ah ayuu dalku qaatay, walow ay weli harsan yihiin dhameystirka sharciyada iyo caqabado jira oo dhanka amniga ah. maamulada dalka ka jira oo dhan kuma wada-guuleysan inay hantaan dhamaan ammaanka dhulalka ay ka taliyaan, laakiin waxaa hubaal ah in dadaalka socda uu aakhirka horseedi doono in laga guul-gaaro hadafka aan leenahay oo ah inaan dalka oo dhan nabad iyo horumar ku soo dabaalno,’’ ayuu mar kale yri madaxweynaha Somalia. - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Jan/wararka_maanta8-94446.htm#sthash.1mWGwk9f.dpuf
  15. Aabaha horumarka Madaxweyne Xasan Sheikh oo Xariga ka jaraya Garoonka Boosaaso Madaxweyne Xasan Sheikh oo Xariga ka jaraya Garoonka Boosaaso iyo Wararkii ugu Dambeeyay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa 8/January/2016-ka si rasmi ah xariga uga jaraya garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso oo noqonaya garoonkii ugu horeeyay ee caalami ah oo ay yeeshaan Ummadda reer Puntland. Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo,ayaa maalinta bari oo Khamiis ah iman doona magaalada Boosaaso hadduu EEBE idmo. Wufuud Soomaali ah iyo kuwo caalami ah ayaa ka qayb galaya furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso,waxaana magaalada Boosaaso caawo laga dareemayaa mashquul aad u badan. Warsidaha Puntlandi ayaa ogaaday in Mas’uuliyiin ka socda dawlada Talyaaniga,China,Itoobiya,Jabuuti,Maraykanka,Ingiriiska yo dalalka kale ay ka qayb galayaan garoonka Boosaaso. Sido kale Mas’uuliyiinta shirkado Maalgashi oo caalami ah ayaa kaso qayb gali doona Munaasabda Daahfurka ee dhacaysa maalinta Jimcada hadduu EEBE idmo. Maalinta beri oo Khamiis ah ayaa waxaa garoonka soo caga dhigan doonta diyaarad wayn oo ay leedahay shirkadda Jubba Airweys,taasi oo sida Wufuud kala duwan oo ka qayb galay furitaanka garoonka Boosaaso. Cabdikariin Guuleed oo kaso qayb galaya Munaasabada. Madaxweynaha maamulka Cadaado ee Galmudug Cabdikariin Xusseen Guuleed ayaa maalinta beri imanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,kaasi oo qayb ka ah Wufuuda ka qayb galaya furitaanka garoonka Boosaaso. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa horay uso kaxaynaya Cabdikariin Xusseen Guuleed,waxaana Axmed Maxamed islaam uu caawo u hoyday degmada Cadaado. Boosaaso iyo Caawo. Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa laga dareemayaa mashquul aad u badan,Guud ahaan hoteelada ayaa ah kuwo buuxa,waxaana si isdaba joog ah magaalada u imanaya Wufuud kala duwan oo ka imanaya dibada iyo gudaha dalka. Waxaa Boosaaso ay caawo marti galisay Wufuud kala duwan,halka maalinta bari ay iman doonaan Wufuud ka badan kuwii maalimihii ugu dambeeyay imanayay. Si kastaba ha ahate,Munaasabada lagu furayo garoonka Boosaaso ayaa noqonaysa Munaasabad Taariikhi ah. http://www.puntlandi.com.
  16. Mogadishu Prisoners start skill Training On Labour - Electricity - Construction - Complete factory Prisoner are getting Lifetime Skills and easy Integration back to Society Great Job by Mogadishu Admin and SFG ….
  17. Mogadishu Police and correctional officers Roundup Streetkids for rehabilitation Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta ka sameeyay howlgal Magalada Mugadishu howlgalkaaso looga uruurinayay caruurta yar yar ee koolistayaasha iyo kuwa ku dhibaateysan wadooyinka Magaalada. Taliska Ciidanka Asluubta oo dhawaanahan waday howlgalo lagu soo qab qabanayo caruurta koolistayasha ah, Goobaha laga soo uruuriyay maanta caruurtaas waxa kamid ah, KM4, Degmada X/weyne, Degmada Waaberi iyo Gooba kale oo katirsan Magalada Mugadishu, mana ahan marki ugu horeeysay ee laga soo aruuriyo Magalada. Caruurtaas oo Nabad diidka Ugus ay u adeegsan karaan howlaha lidiga ku ah amaanka dalka. Caruurtaan oo lagu xanaaneyn doono xarumaha Ciidanka Asluubta ay ku leeyihiin Dalka, Waa caruurteeni oo ku dhibaateysna wadooyinka Magalada,
  18. Mooge Xasan shiekh is cofident No extension he voiced it loud and clear Win in Galmudug - South West + Hiiraan & shabelle dhex state+ Khartoum SSC + Banadir + 2/3 of Jubbaland Win over Somaliland vote ( beesh dhex) + through contacts via Sillanyo by far hassan sheikh mohamud is the number one contender
  19. SHAQSIGA Sanadkii Hore ee 2015 Waa Askariga Soomaaliyeed: DOWLADDA F. SOOMAALIYA Sabti, Janaayo 02, 2016 (HOL) — WARBIXIN kasoo baxday dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay ASKARIGA SOOMAALIYEED u aqoonsatay shaqsiga sannadkii 2015-ka ee Soomaaliya, waxaana warbixintu ay u qornayd sidan: Bulshada caalamka ku nool waxay sanad walba marka uu dhamaado soo bandhigaan qofka ugu caansanaa sannadkaa dhamaaday; kaasoo inta badan lagu tix-geliyo waxqabadkiisa iyo kartidiisa, adeegga uu soo kordhiyay iyo weliba kaalinta uu kaga jiro bulshada. Soomaalida meel kasta oo ay joogto waxay hadal-hayaan qofka loo doortay inuu shaqsiga sannadka Somalia ee 2015-ka noqdo, gaar ahaan siyaasiyiinta, dhallinyarada, fannaaniinta, xarumaha waxbarashada iyo bulshada qaybaheeda kale. Haddaba, Dowladda Somalia waxay qabtaa in shaqsiga sanadkii hore ee 2015-ka uu yahay Askariga Soomaaliyeed oo sannadkii lasoo dhaafay duruufo adag ku shaqeynayay; Qaarna ilamahoodii agoontoobeen, xilli uu ku jiray difaacaya dalkiisa iyo dadkiisa; weliba isagoo laga yaabo in xuquuqdiisii aysan u dhameystirnayn, laakiin waqti kasta u taagnaa baacsiga cadawga muwaadiniinta Soomaaliyeed hororka ku ah. Waxaa xusid mudan in guula amni ee la gaaray sanadkii dhamaaday ee 2015 uu hormuud u ahaa askeriga Soomaaliyeed Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in halku-dhiga sannadka cusub ee 2016-ka uu noqon doono 'AMNIGA DALKEENNA WAA INAAN SI BUUXDA ULA WAREEGNAA.' Arrintaan uu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya waa midda uu u taagan yahay Sskariga Soomaaliyeed ee ka tirsan ciidamada qalbka sida inuu naftiisa u huro difaaca dalkiisa, siina wado baacsiga haraadiga ku dhuumaalaysanaya, qaybo ka mid ah dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud ahna taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida, oo dhamaadkii bishii hore ka Qayb-galay horumar la gaaray ayaa xusay inay taasi tahay tan keentay in dib-u-dhiska dalka ka socda ee dar-darta leh. Arrimaha lasoo soo xusay iyo kuwa kaleba ayaa waxaa kaalinta ugu mugga wayn iska leh Askariga Soomaaliyeed oo qorraxda taagan maalintii, habeenkiina aan seexan, si dalkiisa iyo dadkii uga difaaco cadowga doonaya inay dhibaateeyaan. Guulaha uu Asakariga Soomaaliyeed soo hayay Sannadkii hore waxaa ka mid ah: 1. Waxaa hoos dhac 85% ah uu ku yimid weerarradii argagixisadu ka fulinaysay gudaha Muqdisho iyo deegaannada ka baxsan. 2. Waxaa 70% hoos u dhacay baabuurtii loo adeegsanay fulinta weerarada abaabulan ee maalin walba dhici jiray. 3. Ciidamada Qalbka Sida qaybta (NISA) waxay gudaha cadawga Soomaaliya ka fuliyeen weerarro lagu khaarijiyay xoogag ka tirsan Al-shabaab. 4. Waxaa la barburiyay 11-shabakad oo Al-shabaab ay Muqdisho ku lahayd, tan ugu yarna waxay ka koobnayd Shan qof. 5. Ciidamada amaanka waxay fashiliyeen 121-weerar oo isugu jira weerarro iyo qaraxyo ay Al-shabaab maleegaysay ayna rabeen inay ku beegsadaan xarumaha dowaldda iyo shacabka Soomaaliyeed. 6. Waxaa gacanta lagu soo dhigay 201-qof oo ay ka mid ahaayeen hor-joogayaal ka tirsan ururka Al-shabaab, waxaa lasoo taagay maxkamad inta kalana waxaa ku socda baadhitaanno. 7. Ciidanka amnigu waxay qabteen 206 waxyaabood oo isugu jiray bambaano, miino iyo kuwo walxaha qarxa laga sameeyo. 8. Ciidanku waxay dileen toddoba hor-jooge oo ka tirsan Al-shabaab sannadkii la soo dhaafay isagoo iskaashi la sameeyay saaxiibbada Soomaaliya. 9. Waxaa gacanta lagu dhigay hal konteenar oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo dhar ciidan; kuwaasoo sannadkii lasoo dhaafay dekedda Muqdisho laga soo dajiyay. 10. Waxaa iyaguna isi soo dhiibay 1,376 xubnood oo Al-shabaab ka tirsanaa oo ay ka mid ahaayeen toddoba horjooge. 11. Cadowgu waxaa laga saaray Magaalooyinka muhiim ah waxayna 90% ku harsan yihiin meelo kooban, waana laga saari doonaa dhawaan. Ugu dambeyn, Askariga Soomaaliyeed Wuxuu mudan yahay inuu noqdo kan ugu Qiimaha badan sannadkii 2015-ka, iyadoo lagu Tix-galinaayo Shaqada culus ee uu Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed u hayo habeeniyo maalin. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2016/Jan/wararka_maanta2-94373.htm#sthash.Wpg56bfk.dpuf
  20. Mogadishu NISA foilds Two Alshabaab Planned attack One targeting Xalane Base https://youtu.be/6U1GEa-8vPc NISA Foilds attack on AMISOM main base of xalane https://youtu.be/6o9_EyBa6m8 WEERAR KOOXDA SHABAAB KU FASHILANTAY OO AY KU SOO QAADEN SALDHIGGA DEGMADA HELIWAA Great Job security in Mogadishu is improving 100% Thanks to the hardworking brave security Force
  21. Once year annually the Entire SL Gov are summon to Ethiopia for A vow renewal ceremony Allow ceebteynay astur Amxaaro in ay farta inogu yeerto 2015 entire Gov consisting of all Ministers - governors - Military Commander- Police chief - Head of National Security Intelligence xanta aan la xusin xabshi xabaashay xurmadeenii
  22. Hargaisa SNM have turn it into KILINK 6 Part of Ethopia shame Ethiopian mission in Somaliland Brigadier General Berhe Tesfay In his opening statement, the head of the Ethiopian mission in Somaliland Brigadier General Berhe Tesfay noted the inspiring progresses made so far in Ginbot 20 commemorations in Hargeisa TPLF Victory day Made Holday in Hargaisa