malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Al shabaab have taking advantage of the hotel employing people on clan bases , Today the hotel is closed most employees are to be Screened and check by NISA . The hotel did not follow the security procedure NISA and local police were not informed that high ranking Government official were meeting in the hotel and staying. Main Target was Deputy PM Mohamed Arte ,
  2. Ruux dumar ah oo ka mid ahayd dadkii fuliyay qaraxyadii ka dhacay Hotel Central Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay duhurnimadii Jimcaha magaalada Muqdisho geystayna qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaaawac ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen labo ruux oo haysta dhalashada Netherland. Sirdoonka Soomaaliyeed ayaa laga soo xigtey in ay rumeysan yihiin labada ruux ee is qarxisay ay ahaayeen wiil iyo gabar haysta dhalashada Holland kuwaasoo muddo joogay hotelka Sida ay daabacday wakaalada wararka ee AFP Ismaaciil Muuse ayaa la oran jirey ninka ka dambeeyay gaariga qarxay halka Luula Axmed Daahir ay isku qarxisay hotelka gudihiisa xilligii salaada jimce. AFP ayaa qortay in haweeneyda is qarxisay ay muddo afar bilood ah ka shaqeynaysay hotelka. Warbixinta ayaa intaa ku dartay in uu jiray xiriir ka dhexeeyay labada ruux balse aan la xaqiijin in ay ahaayeen xaas. Ururka Alshabaab ayaa sheegtay weerarka ismiidaaminta ah ee lala beegsaday hotel Central. Mana aha markii ugu horeysay ee dad haysta dhalasho European ah asalkoodana Soomaali ah ay fal ismiidaamin ah ka fuliyaan magaalada Muqdisho.
  3. Mogadishu hotel suicide bombers were Dutch: Somali intelligence Mogadishu (AFP) - Twin suicide bombings at a Mogadishu hotel popular with ministers and officials were carried out by Dutch nationals, Somali intelligence sources said Saturday, the day after 25 people were killed. Somali intelligence believe both suicide bombers -- a man and a woman -- were Dutch-Somali citizens who infiltrated the Central Hotel close to the presidential palace ahead of the attack. Sources within the Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) said the man, identified as Ismail Muse, exploded a bomb in a car parked at the hotel while the woman, Lula Ahmed Dahir, detonated her explosive vest inside the hotel's prayer room. The woman "worked part time in the hotel for up to four months," according to an intelligence report seen by AFP. "Her relationship to the male attacker... is not yet known but thought to be very close, if not husband," said the report. The attack left 25 people dead including two MPs, the deputy mayor of Mogadishu, the Prime Minister's private secretary and the deputy PM's chief of staff. Deputy PM Mohamed Arte, the minister of transport and minister of port and marine resources were among dozens of injured. Heavy gunfire followed the two explosions as nervous security forces searched the hotel compound. "The building was badly hit, the explosion was very big," said police officer Abulrahman Ali. Thick clouds of black smoke were seen pouring from the hotel as the injured were rushed to hospital. Shebab militants quickly claimed responsibility for the attack. "Our fighters attacked the Central Hotel," Shebab spokesman Abdulaziz Abu Musab told AFP, saying that the aim had been "to kill the apostate officials." Shebab rebels have staged a string of assaults in their fight to overthrow the country's internationally-backed government. They have targeted hotels, the international airport, the presidential palace known as Villa Somalia, a UN compound and restaurants. The last most deadly attack targeting government was in December 2009 when Shebab gunmen went room-to-room in the Shamo Hotel killing 25 people, including three ministers. Source: AFP
  4. Somalia, Djibouti leaders lay foundation stones for Somali language academy MOGADISHU (HOL) --- Battling for improving the literacy for the Somali language, Somalia's president and his Djiboutian counterpart laid foundation stones for a new a academy aiming to enhance the Somali language spoken by the two countries. Mr. Guelleh who arrived in Mogadishu Saturday has long been campaigning for enhancing the Somali language literacy at a time foreign language, mainly English are gaining ground among the population In the two neighboring countries. The academy named "The East African Somali-speaking Regional Academy'' is landmark for the language which faces challenges in containing rival languages trying to make headways in the two countries. The two leaders have affirmed the importance of the academy which they said would strengthen the Somali language. Djibouti, a multi-ethnic nation with a population of over 810,000 inhabitants support Somalia's government to restore law and order. The Somali and Afar communities make up the two largest ethnic groups in Djibouti. Both speak Afro-asiatic languages, which serve as recognized national languages.
  5. Madaxweynaha, ayaa sheegay in gobollada dhexe dalka Soomaaliya guud ahaan ay u leeyihiin muhiimad gaar ah, isla markaana ay muhiim tahay midnimada dadka deegaanka dowladda dhexena ay si gaar ah xil isaga saareyso sidii loo gaari lahaa, maamul iyo kala dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaana si rasmi ah u furay shirka dib u heshiisiinta ee Mudug iyo Galgaduud kaddib munaasibad uu uga qeyb-galay Hoolka shirkaasi lagu qabanayo. Ugu dambeyntii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa degmada Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan hey’adda NISA, waxa uu madaxweynuhu u jeediyey dardaaran ku aaddan in ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka difaacaan kuwa nabadda diidan, isla markaana ay ka mid noqdaan ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ugu dhaqanka wanaagsan, iyagoo dhowraya Xaquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.
  6. Somali President Xasan Sheekh gets Hero welcome at Dhuusa Mareeb Galgaaduud (Daawo Sawirrada) Qaabka Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud loogu soo dhoweeyay Dhuusamareeb iyo munaasabad loo qabtay Feb 11, 2015 - jawaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo gabagabeeyey safarkii uu ku tagay degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud, isagoo si rasmi ah u soo furay shirka dib u heshiisiinta beelaha dega gobollada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay safarkiisa ku wehliyeen wasiirro ka tirsan Xukuumadda, ayaa waxaa si weyn degmada Dhuusamareeb ugu soo dhoweeyey, maamulka gobolka, odeyaasha Dhaqanka, siyaasiin, Xildhibaanno iyo kumanaan dadweynaha degmadaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa meelo kala duwan oo Dhuusamareeb ah booqdey, halkaasi oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen bulshada degmada, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo indha-indheeyey halka loogu talagalay in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta gobollada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha, ayaa sheegay in gobollada dhexe dalka Soomaaliya guud ahaan ay u leeyihiin muhiimad gaar ah, isla markaana ay muhiim tahay midnimada dadka deegaanka dowladda dhexena ay si gaar ah xil isaga saareyso sidii loo gaari lahaa, maamul iyo kala dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaana si rasmi ah u furay shirka dib u heshiisiinta ee Mudug iyo Galgaduud kaddib munaasibad uu uga qeyb-galay Hoolka shirkaasi lagu qabanayo. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bulshada gobollada dhexe ugu baaqay in ay midoobaan oo ay shirkan ka soo saaraan tallooyin ku dhisan degnaansho iyo wadajirka dadweynaha Soomaaliyeed ee Mudug iyo Galgaduud, waxa uu intaa raaciyey in lagama maarmaan ay tahay maamul ay yeeshaan gobollada dhexe. Ugu dambeyntii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa degmada Dhuusamareeb tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan hey’adda NISA, waxa uu madaxweynuhu u jeediyey dardaaran ku aaddan in ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka difaacaan kuwa nabadda diidan, isla markaana ay ka mid noqdaan ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ugu dhaqanka wanaagsan, iyagoo dhowraya Xaquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaana caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
  7. <cite> @Tillamook said:</cite> Ha ha ha... We welcome the president to Galgaduud Hero welcome Indeed
  8. Taliyaha Sirdoonka oo ka degay Dhuuso-mareeb, Ciidamadii Mudug iyo Galgadud Taliyaha Hay.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Hay.adda oo dhawaanahaanba tababar uga socday Magaaladaas. Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada uu tababarka u soo xiray ay yihiin kuwii sugilahaa amaanka Gobolka Galgaduud isla markaana Cadawga ka Xoreyn lahaa Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Sidoo kale Madaxwaynaha soomaaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa waxaa la filayaa inuu gaadho magaalada Dhuusomareeb.
  9. Somali president visits Dhusomareb Centre State Madaxweyne Xasan Sheekh oo Goordhaw gaaray Magaalada Dhuuso Mareeb si weyna loogu soo dhaweeyay Waxaa Goordhaw Magaalada Dhuuso Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud gaaray wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Wafdiga Madaxweynaha ay ku jiraan Xubno katirsan labada Golle ee Dowlada ,Saraakiil ciidan iyo waxgarad ayaa si diiran waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuuso Mareeb oo ay gaareen Daqiiqado kahor. Madaxweynaha ayaa hada kusugan Xarunta Villa Barwaaqo oo ah halka uu kasocdo shirka ay leeyihiin Waxgaradka beelaha dega Gobolada Galgaduud iyo Mudug oo la filayo in dhawaan Maamul Goboleed loo sameeyo. Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in uu la hadlo waxgaradka shirka uu uga socdo Magaalada Dhuuso Mareeb, waxa uu sidoo kale kulamo la qaadan doonaa Maamulka Gobolka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada. Waxii Warar ah ee kusoo kordha Safarka Madaxweynaha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah Wararka iyo Barnaamijyada Allbanaadir Live si aad u dhageysato garaac USA iyo Canada +17124322959 UK 0330-332-6520 Australia 1-300-230-739 Sweden: 46840308867 Norway: 021.984.528 South Africa 01.05.90.46.02 Xafiiska Shabakadda Allbanaadir.com Muqdisho-Somalia Allbanaadir@live.com ·
  10. His excellency hassan sheikh mohamud deserves more then huge poster a statue will be his honor , hassan sheikh mohamud was hero before becoming President , a man who never left his country ,teach thousand of students during civil war also build countless school , Found the best University in Somalia Simad University . Mudane hassan sheikh mohamud will end his term successfully , The defeat of Alshbaab , building strong Government Institutions , completing Federal states , booming economy will be his legacy .
  11. Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda oo maanta gaaray Dhuus-Mareeb Posted on February 9, 2015 by Webmaster in WARAR, WARARKA // 0 Comments Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Janaraal C/raxmaan Tuur yare ayaa maanta gaaray degmada Dhuus mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxaana Taliyaha socdaalka ku wehliyay saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya. Taliyaha ayaa markii u gaaray magaalada Dhuus Mareeb waxaa uu kormeeray xarunta hay’adda Nabad Sugida oo ku yaala magaaladaasi isagoo sidoo kale kormeerey saldhig lagu tababaro ciidanka hay’adda Nabad Sugida. Socdaalka Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Janaraal C/raxmaan Maxamuud Tuur yare uu maanta ku tagay ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo sidoo kale Madaxweynaha Janhuuriyadda Soomaaliya oo dhowaan halkaasi booqan doono.
  12. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu tago magaalada Dhuusa Mareeb Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu tago magaalada Dhuusa Mareeb by A M | Sunday, Feb 8, 2015 | 5133 views Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay ka socoto qaban qaabo lagu soo dhoweynayo. Wafdi horu-dhac u ahaa Madaxweynaha oo shalay gaaray Dhuusa Mareeb, kuwaasoo isugu jiray Mas’uuliyiin iyo saraakiil ayaa qaban qaabinaya soo dhoweynta wafdiga Madaxweynaha ee maanta la filayo inay gaaraan Dhuusa Mareeb. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo shirka dib u heshiisiinta ee ka socda Dhuusa Mareeb, iyadoo wali aan loo guda gelin qaban qaabada shirka maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo uu hakad badan ku jiro. Wararka ayaa intaa ku daraya in wali ay ka jirto is qab qabsi ku aadan halka lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta, iyadoo dowladda Federaalka laga sugeyso inay cadeyso goobta sida rasmiga ah ee shirka lagu qaban doono. Madaxweynaha ayaa horay uga baaqday booqasho uu ku tagi lahaa Dhuusa Mareeb, waxaana dib u dhacyada ku imaanayay la sheegay inay ahaayeen arrimo farsamo iyo marxaladihii khilaafyada siyaasadeed ee dowladda Federaalka ka dhex jiray.
  13. Congrats to prime minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke and his new cabinet , good luck hope for great achievement .
  14. Somali parliament approves new cabinet MOGADISHU (HOL) -- After weeks of political crisis and delays, Somali parliament has endorsed the cabinet by the prime minister who was forced to withdraw his initial line-ups after parliament's rejection. Monday's meeting which ended without shouts and bangs is a new beginning for the prime minister who faced key challenges in getting his cabinet into office. Parliamentary speaker Mohamed Sheikh Osman who chaired the session said 191 members voted in favor of the cabinet while 22 others rejected his cabinet, mostly political novices. Ministers were sworn into their respective offices after the vote, ending stalemates that moved the country deeper into serious political crisis.
  15. Hargeysa President Silaanyo clan elders give him extension no election 2015 Mudan Sillanyo has aged he is over 80 close to 90 years old and in bad health condition Why ask for extension .
  16. Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Koofur Galbeed (Sawirro) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si wadajir ah xalay kulan ula qaatay Madaxweynayaasha Maamullada KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, Xildhibaannada heer Federaal ee kala matala labada maamul goboleed, Odayaal Dhaqameedyo iyo dhalinyaro. Kulankan oo ahaa mid wadatashi iyo is xog wareysi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shirka furay uu ugu horeyn uga mahad celiyey dhinacyada kasoo qeybgalay sida ay marti qaadkiisa u aqbaleen, waqtiga haray ayuu tilmaamay Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari inuu aad u gaaban yahay sidaasi daraadeedna looga baahan yahay shacabka labada maamul iney is cafiyaan oo ay gacmaha is qabsadaan islamarkaasina ay horey u socdaan ayadoo lagu dadaallayo midnimada dalka iyo muwaadiniinta. Dhinaca kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay inay tahay lagama maarmaan in la helo dib u heshiisiin dhab ah oo dhex marta shacabka ku dhaqan gobollada ay ka arimiyaan labada maamul goboleed iyo sidii la iskaga kaashan lahaa arrimaha hormarinta, amniga, deris wanaagga iyo in si wadajir ah oo loo wada dhan yahay loo dhameystiro dhismaha maamulladan oo hada ah KMG. Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Axmed Madoobe ayaa labaduba waxa ay faah faahin ka siiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo dhinacyadii kala duwanaa ee kulanka ka qeybgalay halka ay wax u marayaan, waxyaabaha u qabsoomay maamulladan KMGka ah iyo halka ay hiigsanayaan taasi oo ay aad ugu riyaaqeen dhinacyadii kulanka kasoo qeybgalay ayadoo Xildhibaannada,Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyaraduna ay aragtidooda ka dhiibteen madasha islamarkaana ay soo dhaweeyeen tallaabada uu Gudoomiyaha Baarlamaanka isugu keenay hogaanka iyo dhinacyada metelaya labada maamul. Gaba-gabadii kulanka waxaa la go’aamiyey in la sameeyo guddiyo Xildhibaanno,Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin,ururrada bulshada rayidka ah ka kooban kuwaasi oo hubinayo in dhameystirka dhismaha maamul goboleedyadan koonfur Galbeed iyo Jubbaland ay noqdeen maamul goboleedyo dadka ay raali ka wada yihiin,loona wada dhan yahay.
  17. Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Koofur Galbeed (Sawirro) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si wadajir ah xalay kulan ula qaatay Madaxweynayaasha Maamullada KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, Xildhibaannada heer Federaal ee kala matala labada maamul goboleed, Odayaal Dhaqameedyo iyo dhalinyaro. Kulankan oo ahaa mid wadatashi iyo is xog wareysi ah ayaa ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shirka furay uu ugu horeyn uga mahad celiyey dhinacyada kasoo qeybgalay sida ay marti qaadkiisa u aqbaleen, waqtiga haray ayuu tilmaamay Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari inuu aad u gaaban yahay sidaasi daraadeedna looga baahan yahay shacabka labada maamul iney is cafiyaan oo ay gacmaha is qabsadaan islamarkaasina ay horey u socdaan ayadoo lagu dadaallayo midnimada dalka iyo muwaadiniinta. Dhinaca kale Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay inay tahay lagama maarmaan in la helo dib u heshiisiin dhab ah oo dhex marta shacabka ku dhaqan gobollada ay ka arimiyaan labada maamul goboleed iyo sidii la iskaga kaashan lahaa arrimaha hormarinta, amniga, deris wanaagga iyo in si wadajir ah oo loo wada dhan yahay loo dhameystiro dhismaha maamulladan oo hada ah KMG. Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Axmed Madoobe ayaa labaduba waxa ay faah faahin ka siiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo dhinacyadii kala duwanaa ee kulanka ka qeybgalay halka ay wax u marayaan, waxyaabaha u qabsoomay maamulladan KMGka ah iyo halka ay hiigsanayaan taasi oo ay aad ugu riyaaqeen dhinacyadii kulanka kasoo qeybgalay ayadoo Xildhibaannada,Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyaraduna ay aragtidooda ka dhiibteen madasha islamarkaana ay soo dhaweeyeen tallaabada uu Gudoomiyaha Baarlamaanka isugu keenay hogaanka iyo dhinacyada metelaya labada maamul. Gaba-gabadii kulanka waxaa la go’aamiyey in la sameeyo guddiyo Xildhibaanno,Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin,ururrada bulshada rayidka ah ka kooban kuwaasi oo hubinayo in dhameystirka dhismaha maamul goboleedyadan koonfur Galbeed iyo Jubbaland ay noqdeen maamul goboleedyo dadka ay raali ka wada yihiin,loona wada dhan yahay.
  18. Mohamed Ali Americo is over qualified for the job , Mogadishu would be happy to have him as Governor no complaints. Widely praised ambassador, Mohamed Ali Americo has already provided significant service to Somalia and brings a wealth of experience to push the city development much further. If selected as governor, he is likely to take over local taxes and the police force off the hands of the federal. Mogadishu will be self sufficient
  19. http://ireport.cnn.com/ Veteran Diplomat Mohamed Ali Americo Likely to Become Mogadishu’s Next Governor Veteran Diplomat Likely to Become Mogadishu’s Next Governor By SagalKoshin | Posted February 4, 2015 | Mogadishu, Somalia 777 Share The resurgence of the International support has helped fuel Mogadishu’s remarkable recovery. After all, locals worry if Mogadishu sink or swim in river of opportunity? A question unanswered with its current mayor Hassan Mohamed Hussien, known as Muungaab. Analysts say, Muungaab has some experience in security and operations but lacks the needed experience to run the city fully. At present, the federal government runs the city from tax collections, police force to international relations and investments. Many locals fear federal corruption in tax collection puts the city in disadvantage position. Meanwhile interesting rumor come to light regarding a new upcoming Mogadishu mayor/governor to be appointed by the president, a long time Somali Ambassador to Nairobi. Mohamed Ali Americo, Widely praised ambassador, Mohamed Ali Americo has already provided significant service to Somalia and brings a wealth of experience to push the city development much further. If selected as governor, he is likely to take over local taxes and the police force off the hands of the federal. Political analyst and lecturer at SIMAD University Abdi Abdullahi said “The next governor of Mogadishu is full of Ambitions. Don’t be surprised if he runs for president” “Mohamed Ali Americo rightfully deserves tremendous credit for re-establishing the Somali Embassy in Nairobi for the way Embassy should operate and support the local half million Somalis living in Kenya,” Abdi Abdullahi said. Former president spokesman Abdirahman Osman known as Eng Yariisow says “If he lives up to the image he paints of himself, Mohamed Ali Nur Americo could reinvent Mogadishu as leading African city. His diplomatic experience will bring better business climate and attract more investments.” Last month, a new Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke has taken office in Somalia as the country enters a period of political uncertainty because of a stalemate between lawmakers, Prime Minister and the president. Somalia has lacked a national government since the fall of Siad Barre in 1991 and slowly re-establishing itself with the help of foreign aids programs. TAGS:
  20. Mooge Believes Nairobi and Adis Ababe is he/she capital lol , the truth be told Puntland is broke and is in turmoil with Alshabaab terrorizing small town Bossaso Puntland commercial hub while the SNM boys are getting closer to Garowe . The same time Abdi wali Gass is unable to pay civil servant and the security force fact.Faarole was acting tough due the the condition of the south and oil survey contract which resulted in finding water . Hassan Shiekh Will bail out Puntland - Jubba admin- South west state Two more years Sillanyo and Warran Cade are expected in Mogadishu...... This meeting was win for Somalia no IC input ,
  21. Mogadishu Elites invite Federal states delegates launch in Liido Beach view outstanding .....
  22. Shirkii Madaxweynaha iyo madaxda Maamul Goboleedyada oo Warmurtiyeed laga soo saaray Kulankii Wadatashiga Dowlad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray (VIDEO) February 06, 2015 – Kulankii Wadatashiga ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya sida Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay. Ujeeddada shirkan ayaa ahayd wadatashi ay yeeshaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada dalka, si argti Qaran oo midaysan looga yeesho arrimaha Soomaaliya. Muddadii saddexda maalmood ahayd waxay dhinacyadu yeesheen kulammo diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah, waxaa ugu dambeyntii la isku raacay qodobbo muhiim ah: WARMURTIYEEDKA 1. In la abuuro lana joogteeyo Madasha Wadatashiga Madaxda Saree e Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ah iyada oo kulanka soo socda lagu heshiiyay in lagu qabto magaalada Garowe, Bisha April 2015. 2. Waxaa jiri doona Guddi farsamo oo ka kooban dhinacyada oo dhan oo u xil saaran taabba gelinta howlaha Madasha. 3. Qorshaha lagu gaarayo Hiigsiga 2016 wuxuu ahaanayaa mid ay u wada dhan yihiin DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. 4. Waa in la dardargeliyo dhismaha Dowlad Goboleedyada harsan iyo Guddiyada Dastuuriga ah ee Madaxa Bannaan si loo dhammaystiro hannaanka Federaalka. 5. Waxaa la isla gartay in la dhiso Guddi heer Wasiirro ah oo ka kooban Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ah kaas oo dib u eegis iyo dardergalin ku samayn doona qorshayaasha Cahdiga Cusub (New Deal) si loo xaqiijiyo in si siman looga wada faa’iideysto deeqaha caalamiga ah. 6. Waxaa la isla gartay in Dowladaha xubnaha ahi oo dhami ay yeeshaan xafiisyo u xilsaaran isku dubba-ridka deeqaha caalamiga ah oo wadashaqeyn buuxda la yeelanaya Xafiiska heer Federaal. 7. In si wadajir ah dalka Soomaaliya looga suuliyo kooxaha arga-gixisada ah lana qaado talaabo kasta oo sahlaysa isku socodka. 8. In la de-dejiyo dhismaha Guddiga Dastuuriga ah ee Amniga Qaranka. 9. Inta la gaarayo Dhismaha Guddiga Amniga Qaranka, waxaa la isla gartay in la dhiso Guddi ka kooban DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo ka talo bixiya qaabka ugu habboon ee la isugu dhafi karo, loona horumarin karo ciidammada Soomaaliya ee heer Qaran. 10. Waxaa la isku raacay in la meel mariyo dhammaan heshiisyada la galo. 11. Waxaa la isku raacay in laga wada shaqeeyo sidii loo sii xoojin lahaa kalsoonida iyo midnimada ummadda soomaaliyeed iyada oo laga dheeraanayo wax walba oo carqalad ku noqon kara himiladaas. 12. Madaxda Sare waxay ka mahadceliyeen kaalmada joogtada ah ee ay Beesha caalamku la garab joogto Soomaaliya, waxayna ka codsadeen kaalmadaas in la kordhiyo lana joogteeyo. Xafiiska Sawirro.com Muqdisho Recent Posts
  23. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada oo maalintii labaad shir uga socda Muqdish Qodadii gudiga maanta loo saaray ayaa waxay kala ahaayeen 1. HIIGSIGA SANADKA 2016 2.BARNAAMIJKA HIMILDA CUSUB ( NEW DEAL) 3. DHISIDA CIIDAMADA QARANKA SOOMAALIYA 4. ABUURIDA KALSOONIDA
  24. <cite> @Mooge said:</cite> Abdiweli is lowering his stature by participating in this. Puntland is not only a federal state, but it is bigger than that. It is a mistake to participate in this. Your so Funny , Puntland is not only a Federal State lol ? What's Puntland on Independent country when did Bari & Nugal a Region of Somalia succeeded from the Rest of Somalia?
  25. Great work by SFG and Federal states it's time Somali moves forward United , Kulamada ka dhici doona magaalada Muqdisho ayaa looga hadli arrimaha aayaha siyaasada dalka, hiigsiga sanadka 20016, isku dhafka ciidamada dowladda ee gobolada dalka ku sugan, waxaana kulankan ka marneyn la tashiyada ku aadan soo magacaabista Xukuumada cusub.