malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Somalia President in Puntland ahead of key meeting on vision 2016 Apr 28, 2015 - 18:16:19 PM FEATURED Image GAROWE, Somalia. April 28, 2015 (Garowe Online)-President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Somalia’s Northeastern state of Puntland a day ahead of key conference on the country’s framework for action on Tuesday, Garowe Online reports. Puntland President Abdiweli Mohamed Ali, cabinet ministers, parliamentarians and cheering crowds welcomed Mohamud at Garowe airport, with a division from Puntland Defence Forces (PDFs) staging honor guard. Speaking at a joint press conference with Puntland leader at the State House in the capital , Garowe, Somalia President praised the northeastern state for its overt offensives against Al Qaeda linked Al Shabaab militants in the rugged terrain of Galgala. While once again reiterating support for the Saudi-led coalition making strikes against Houthi position in Yemen, Mohamud pledged that his government would dispatch ships and planes for the evacuation of Somalis caught in the Arab country’s deadliest conflict in recent years. Puntland President on his side indicated that Somalia President will join Federal State members in discussing the framework for action, vision 2016 on Wednesday. Jubaland’s Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Madobe) and Southwest state administration leader Sharif Hassan Sheikh Adam are also expected to land in Garowe in the coming hours for the conference on vision 2016. Sources within Puntland Government tell Garowe Online that the ongoing state building efforts in central Somalia will be high on agenda during the two-day stay of Somalia President in Garowe. GAROWE ONLINE - See more at: http://www.garoweonline.com/page/show/post/2445/somalia-president-in-puntland-ahead-of-key-meeting-on-vision-2016#sthash.3oJyMi7V.dpuf
  2. Daawo Sawirada::Ergooyin ka socday Dhuusamareb, Guricel, Cabudwaq iyo Balanbal oo Cadaado Gaaray 4Waxaa maanta magaalada Cadaado soo gaaray Ergooyin ka kala socotay magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel, Cabudwaaq iyo Balanbal. waxaana wafuudaani kala hogaaminaayey gudoomaya gobolka galgaduud xuseen cali weheliye cifo iyo ugaaska guud ee beesha Sade ugaas axmed bare taakoow. wafdiga waxaa soo dhaweeyay gudi maamulka ximan iyo xeeb uu u xilsaaray soo dahweyna erkooyinka shirka ka qeyb geleysa oo isugu jira mas’uuliin ka tirsan ximan iyo xeeb siyaasiyiin iyo xubo ka tirsan ururada bulshada. Arintan ayaa ka dhigan in dhamman beelaha daga Mudug iyo galgaduud ay xaadir ku yihiin madasha degmada cadaado.
  3. Done deal , they say picture says thousand words , why do you thing the president visited the region back to back , is a guest game so far the contest is taught . South west state / Jubba State / centre state / Puntland / hiiraan & Shabelle dhex
  4. C/kariin Xuseen Guuleed Former minister of National security in favor to win President seat of center state C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan Maamulka Gobolada Dhexe (Sawirro) by A M | Tuesday, Apr 21, 2015 | 6616 views Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, kadib munaasabad ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, siyaasiyiin, mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Munaasabada oo aheyd mid si aad ah loo soo agaasimay ayaa xubnihii ka qeyb galay ay soo dhoweeyeen musharaxnimada Mr Guuleed, iyadoo madasha lagu soo bandhigay Sawirka musharaxa iyo ciyaaro dhaqameed. C/kariim Xuseen Guuleed oo munaasabadda ka jeediyay khudbad ku aadan waxqabadka uu doonayo inuu ka fuliyo gobollada dhexe hadii loo doorto xilka Madaxweyne ayaa sheegay inuu xooga saari doono soo celinta Amniga iyo kala dambeynta. “Waxaa xooga saari doonaa hadii la ii doorto xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, soo celinta Amniga, kala dambeynta, xoreynta deegaanada wali gacanta ugu jira Al-Shabaab, la dagaalanka burcad badeedka, dib u heshiisiin ka dhaqan gasha degmo ilaa heer tuulo”ayuu yiri C/kariin Xuseen Guuleed. Sidoo kale Musharax C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in hadii la doorto uu soo dhisi doono Xukuumad tayo leh oo wax ka bedesha xaalada gobollada Dhexe, arrimaha caafimaadka dhamaan deegaanada, sare u qaadida waxbarashada, arrimaha xuquuqda aadanaha iyo gacan siinta dadka laga tirada badan yahay. Nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo ka mid ahaa odayaashii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in C/kariim Guuleed barnaamijka siyaasadeed ee uu soo bandhigay uu yahay mid wax badan ka bedeli kara xaaladda gobollada dhexe. Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon oo ka mid ah xunaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku tilmaamay mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed muwaadin horumarin ku sameyn kara gobollada Mudug iyo Galguduud. Ugaas Maxamed Bashiir o ku hadlayay magaca dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku amaanay musharaxa cusub inuu kaalin weyn ka qaatay intii lagu gudo jiray burburka waxbarida dhallaanka Soomaaliyeed. C/kariin Xuseen Guuleed ayaa horay loo saadaalinayay inuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Gobollada Dhexe, waxaana lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.
  5. :Shirkii Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Oo Si Rasmi Ah Maanta Uga Furmay <st>Cadaado Shirkii Maamul usameyta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud ee Xiliyadii U danbeeyay uu hareeyay Qilaafku ayaa Maanta Wuxuu ka furmay Magaalada Cadaado Waxaa Shirkaani Si rasmi ah u Daah furey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Xaflada Furitaanka ayaa waxaa ka qayb Galay Saxiixayaashii Shirkan,Gudiga Farsamada,Ugaasyada Beelaha Dega Labada Gobol,Madaxda Dhaqanka Siyaasiyiin Iyo Ururada Bulshada . Shirka Oo Mudo Saacadaa ka Socday ayaa waxaaa Ugu Horeyn ka hadashay Gudoomiyaha Gudiga Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Gal Gaduud Xaliimo Yarey waxayna Xustay In ay Dhamaystirka Shirka ay u mari doonaan Hanaankii lagu Saxiixay Dhanka kale Waxaa isna Madasha Qudbad ka jeediyay Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Oo Xusay In ay ka Galmudug ahaan Tanaasul Sameeyen . Gunaanadkii Shikan waxaa Soo Xiray Islamarkaana ku dhawaaqay Furitaanka Shirka Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shekh. Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada
  6. A working Gov in action great week for SFG Punland to Contribute 3000 troops , Minister of Interior arrives in Cadaado to start Centre state . War-muurtiyeed ka soo baxay kulankii dhexmaray Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland”SAWIRRO” Posted on April 12, 2015 by Ali PK in WARAR, WARARKA // 0 Comments Waxaa booqasho qaadatay 10 -12 Abriil 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland wafdi ka socda Dawladda Federaalka oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, kulanka wada-xaajoodka oo dhexmarey wafdiga Ra’iisul Wasaaraha iyo Dawladda goboleedka Puntland, waxaa la isku raacay war-muurtiyeedkan: Fulinta iyo hirgalinta heshiisyadii horey loo galay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda goboleedka Puntland waxay isku afgarteen dardar-galinta dhammaan heshiisyadii ay horay u gaareen labada dhinac , oo uu ugu danbeeyay heshiiskii ay wada galeen labada dhinac 14kii October ee sanadkii 2014. Si arrintaasi loo gaaro waxaa la magacaabay guddi isku-dhaf ah oo ka shaqeeya hirgelinta heshiisyadaas,waxaana la soo dhoweeyey wixii ka qabsoomay heshiisyadii la galay. Shuruucda ay DFS soo saarto iyo samaynta guddiyadda heer qaran Waxaa la isku raacay in dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya lagala tashado xeerarka uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo dhismaha guddiyada madaxa bannaan ee heer qaran, sida uu qabo Dastuurka Federaalka, Qodobkiisa 111aad, Farqaddiisa 2aad. Dhismaha dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya Dhismaha dawladaha xubnaha ka noqonaya Dawladda Federaalka Soomaaliya waxaa loo marayaa si waafaqsan Dastuurka Federaalka Soomaaliya. U diyaar garowga iyo qabashada madasha wadatashiga madaxda sare ee DFS iyo dawladaha xubnaha ka ah. Sidii lagu heshiiyey shir-madaxeedkii ka dhacay Muqdisho 6dii Febraayo 2015, waxaa lagu qaban doona kulanka madasha wadatashiga madaxda sare magaalada Garoowe bisha Abriil 2015, waxaana la isla gartay in guddiyadii farsamo ee horey la iskugu waafaqay ay soo dhamaystiraan taabbagalinta hawlaha madasha heer qaran. Dhismaha ciidan qaran oo ummadda u dhexeeya Si loo dhiso ciidan qaran oo leh sumad qaran waxaa laysku afgartay in sadex kun (3000), oo askari loo qoondeeyey Dawladda Puntland. Doorka Puntland ee Wadahadalada Dawladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland Waxaa lasoo dhaweeyay sida Dawladda Soomaaliya ay u maamulayso wadahadalka lagula jiro Somaliland iyo mowqifka ay iska taagtay wadahadaladii ugu danbeeyey. 7.Is-kaashiga hay’adaha dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda goboleedka Puntland. Labada dhinac waxay ku heshiiyeen inay si toos ah iskaashi iyo wadashaqayn buuxda u yeeshaan wasaaradaha labada dhinac sida: ü Arrimaha dastuurka ü Qaybsiga deeqaha caalamka iyo waxbarashada ü Iskaashiga qorshaha qaranka ü Siyaasadda Isgaadhsiinta qaranka.
  7. http://youtu.be/DUPZ5E_dnJ0 According to your elders there is no army station in Buhoodle and Areas surrounding, they look defeated waiting for Respond ..... Stop crying same none sense we are happy down south keep your trash mouth closed , stability had improved the economy is booming , Education and Health system are excellent .
  8. BUUHOODLE Toghdeer OO MAALINTA QASHINKA LOO ICLAAMIYAY 18 KA MAY Kkkkkkkkkk No Border no Terrirtory other then the Triangle state Burco& Hargeysa & Barbera
  9. What border do you control what delusional high on khat kid cillsultan Boo came Sool region in support Of Somali Federal government most important The blue flag
  10. Laascanood supporting the President Hassan the blue flag raised Cayn in support of Somali Federal Gov and the blue flag raises high once again
  11. Fysal wearable speaks truth for once , Sl Gov has no control or influence beyond the Triangle state, Today Hargeysa Former second capital of Somalia is Competing with small town Bossaso and Garowe infact Bossaso and Garowe are Ahead of Hargeysa. Listent to your to today leader That's last remittance of Siyad Baree loyal officers
  12. BNN:Maydka Nin Soomaali Ah Oo Daldalan Oo Laga Helay Jidka U Dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera Iyo Booliiska Magaalada Berbera Oo Qaaday Maydka Cid Aqoonsatayna...(SAWIRO) http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/1527-maydka-nin-soomaali-ah-oo-daldalan-oo-laga-helay-jidka-u-dhaxeeya-hargeysa-iyo-berbera-iyo-cid-taqaan-oo-booliisku-sawiro Tell Sillaanyo provide for the Needy stop spending money on medical bills in UK .... Much cheaper in Mogadishu Cillsuldan the piss bucket is still a piss bucket in the desert of the triangle state more like shit box . Stay off the drugs and take your medication ok. High Suicede rate , dying in the Sea , Arab jihad terrorist sex slave ask Fysal Waraabe kid who is getting raped in Iraaq
  13. Fill sultan I hate to be self hating kid like you , your father fake SNM bed story will not boost your confidence . Somaliland youth and brightest are getting second chance in life in Mogadishu, escape from mass migration dying in the Sea or Desert , suicide or becoming terrorist . New life in Mogadishu better wages living standered great career . Dhalinyaro Borama Ka Tagay Oo Jaamacada Camuud Ka Baxay Mudana Camal La,aani Haysay Oo Muqdisho Shaqooyin Ka Helay Iyo Mid Ka Mida Oo Ka Waramay http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/1519-dhalinyaro-borama-ka-tagay-oo-jaamacada-camuud-ka-baxay-mudana-camal-la-aani-haysay-oo-magaalada-muqdisho-ka-helay-shaqooyin
  14. Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Waaxa soo bandhigi doonaa Shirkado iyo shaqsiyaad garab siiya Al-Shabaab..” Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa dboolka ka qaaday inay jiraan Shaqsiyaad iyo Shirkado ka howlgala Soomaaliya islamarkaana dhaqaalo siiya Al-Shabaab. Mr.Tuuryare ayaa sheegay in muddo bil gudaheed ah ay ku soo bandhigayaan Magacyada Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Taageera Al-Shabaab Sharcigana la hor geynayo Shaqsiyaadkaasi. Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay dul qaataan Maalmaha soo socda oo Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ay sameenayaan Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab. Dhanka kale Taliye C/raxmaan Tuuryare ayaa Warbaahinta Soomaalida ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Maslaxada dalka oo ay meel uga soo wada jeestaan Al-Shabaab.
  15. Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda Posted on April 9, 2015 by Mowliid Sabriye in WARARKA // 0 Comments Taliyaha Hey’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaliya Genaral C/raxmaan Maxamed Tuuruyare ayaa tababar soconayay mudo bilooyin ah usoo xiray boqallaal askari oo ka tirsan ciidanka NISA, dugsiga tababarka Nuur Shirbow ee magaalaa Muqdisho. Jeneraal C/raxmaan Maxamed “Tuuryare” Taliyaha hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay u dhabar adeegan shaqada ay u haayan shacabka Soomaliyed. Intaa kadib Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta kula hadlay dugsiga tababarka ee Nuur Shirbow ayaa sheegay in ciidanka tababarka loo soo xiray ay ka hoowlgali doonan magaalada Muqdisho si ay ugu hortagaan dhagarta ay maleeshiyada UGUS u geysanaayan shacabka Soomaliyed. Wuxuu tilmaamay in dhawaan wax laga badali doono soo galitaanka magaaloyinka dalka, iyadoo qofka muwaadinka ah ee soo galaya magaalada looga baahan yahay in uu iska diiwan galiyo xafiis yada hey ‘adaha amaanka si uu noqdo shaqsi la hubo. Jeneral Tuuryare ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyed iyo shirkadaha Isgaarsiinta ee bixiya Simkaarada in ay la socdaan cidda isticmaaleysa Simkaarada loo adeeg sado falalka amni darro, isagoo sheegay in lala xisaabtami doono shaqsiyaadka hubeysan ee dareeskla shacabka wata. OLYMPUS DIGITAL CAMERA WhatsAppShare Leave a TOOS U DHAGEYSO IDAACADDA RADIO MUQDISHO Warar kale la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro) 0 Comments Radio Muqdisho 0 Comments
  16. Mogadishu police impose strict law on citizens and Telephone companies , Citizent are required to Carry Legitmate Gov Identitificatin I.D To move around , telephone companies are required Customers profile for Documents .
  17. Mogadishu will have election Thanks to Gen. Muungaab no more Selection Kulan Dhex Maray Muungaab iyo Nicholas Kay(Sawiro) Posted by: Danan24 in Warar, Wararka 3 days ago 0 43 Views Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta Xafiiskiisa degmada Heliwaa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nickolas Kay. Gudoomiye Muungaab iyo Kay ayaa ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ay igu Muhimsaneed qaabka doorashada dowlada Hoose iyo sidii caasimadda Soomaaliya loogu sameyn lahaa qaab gooni ah si ay wax ula qeybsato wadanka intiisa kale oo ay hooyo u tahay. “Waxaan Gudoomiyaha gobolka Banaadir uga Mahadcelinayaan Mudadadii sanadka aheyd oo xilka hayey sida wanaaagsan oo uga shaqeyay arimaha horumarinta, bulshada iyo wacyigelinta bulshada Soomaliyeed aniga waxaan Marqaati ka ahay in Maamulka gobolka Banaadir uu qabtay wax cad oo la taaban karo” ayuu yiri Danjire Kay. Sidoo kale Kay ayaa sheegay in mudadii sanadka aheyd ee Maamulka gobolka Banaadir uu Muunaagb Hogaaminayey in aysan Wax dhibaato ah soo gaarin hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala magaalada Muqdisho. “Waan ugu mahadcelinaynaa sida uu mar walba u soo booqdo xarunta maamulka gobolka ee degmada Heliwaa waana arin farxad leh in uu Kay sidaa sameeyo” waxaa sidaasi yiri gudoomiye Muungaab. Kulanka oo qado iyo aragti is dhaafsi ahaan ayaa ku soo dhamaaday jawi is maxabeyn iyo nabadgeliyo ah iyadoo Danjire Nicholos Kay iyo mas’uuliyiintii kale oo la socotay ay xarumahooda dib ugu laabteen si nabadgeliyo ah.
  18. General Mungaab has Made Mogadishu self sufficient by year end the city will be paved Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray laamiga cusub ee la saaray Waddo dhex marta Suuqa Bakaaraha (Sawirro) by A M | Saturday, Mar 14, 2015 | 2321 views Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka gobalka iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray waddada isku xirta Isgoysada Baar Ubax iyo Howlwadaag, halkaasoo dhowaan la saaray laami casri ah. Koormeerkan ayaa ahaa mid uu Gudoomiye Muungaab ugu kuur galayay xaaladda suuqa bakaaraha, sida ay u socdaan howlaha ganacsi iyo dib u habeynta lagu sameeyay laamiga dhex mara suuqaasi. Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo la hadlay Wabraahinta ayaa guddoomiyaha gobolka banaadir iyo xubnii la socday uga warbixiyay xaaladda suuqa bakaaraha iyo dhismaha wadadasi, isagoo ganacsatada ka dalbaday inay bixiyaan canshuurta. Mr Muungaab ayaa sheegay in dowladda hoose ee xamar oo kaashanaysa ganacsatada suuqa Bakaaraha ay ku guuleysteen in waddo 1-km ah oo dhex marto Suuqaasi ay laami saaraan, isagoo xusay in wadadan laamiga aanay Beesha Caalamka u dhisin. “Tani waxa ay muujineysaa in aan nahay dad wax qabsan kara, waxaan markale ku celinayaa baaqii ahaa, mashruucii Dhiso dalkaaga oo uu horey Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqay, laamigan aan ku socono saaxibada Beesha Caalamka nooma dhisin” ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo intaa ku daray in dhowaan wadadan xariga laga jari doono. Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa intii uu ku guda jiray kormeerkiisa wadada waxaa uu dhex galay shacabka, isagoo wax ka iibsaday, kana dukaameystay dukaamo ganacsi ku yaal wadada koowaad ee suuqa Bakaaraha. Tani ayaa ka dhigan in Maamulka uu ku tallaabsaday waxqabad, isla markaana isku howlay sidii laamiyada loo dhisi lahaa iyo dhismayaashii dowladda ay laheyd, iyadoo laga kaaftoomayo in taageerada hey’addo ama dowlado. 24 sano kaddib ayay noqoneysaa markii laami casri ah la saaray wadada isku xirta Isgoysyada Baar Ubax iyo Howlwadaag, halkaasi oo ay dhibaatooyin ku qabeen ganacsatada iyo dadka kale ee ka adeeganaya suuqa bakaaraha.
  19. Word is No mosque accepted this trany , He got LGBT funeral were he belonged ...... No Sympathy from Malistar .......
  20. 11 high ranking officers including Mogadishu Police chief arrested For Treason Somali Gov arrested 11 high ranking officers including Mogadishu Police chief for accountability and allegation of collaborating with Alshaabaab terrorist . Somali Gov security institutions are getting stronger and professional this is a significant achievement perhaps milestone , major shake up in the security institution. Congrats to the SFG job we'll done significant step forward .
  21. The first U.S ambassador to Somalia for nearly 25 years Mrs Katherine Simonds Dhanani. By MATTHEW LEE AP Diplomatic Writer Wednesday, February 25, 2015 advertisements President Barack Obama has nominated a career diplomat to be the first U.S. ambassador to Somalia in nearly 25 years, filling a post that has been vacant since the Horn of Africa country collapsed into chaos in 1991, forcing the closure of the American embassy. Obama on Tuesday tapped Foreign Service veteran Katherine Simonds Dhanani for the job, which will be based in neighboring Kenya until security conditions permit the embassy in the Somali capital of Mogadishu to reopen, the State Department said. Dhanani, currently director of regional and security affairs in the department's Africa bureau, has previously served in India, Mexico, and Guyana and has significant African experience, having been posted in Zimbabwe, Gabon, Zambia, the Democratic Republic of the Congo and the Republic of the Congo. The State Department said the nomination is a sign of the U.S. commitment to Somalia. "This historic nomination signals the deepening relationship between the United States and Somalia," spokeswoman Jen Psaki said in a statement. "It also allows us to mark the progress of the Somali people toward emerging from decades of conflict. Somalia has considerable work ahead to complete its transition to a peaceful, democratic, and prosperous nation." Somalia has been ravaged by conflict and instability since the ouster of dictator Mohamed Siad Barre 24 years ago, despite the formation of successive governments that have been plagued by civil strife, piracy and political uncertainty and continues to battle the al-Qaida affiliated al-Shabab militant group, which has staged attacks around east Africa and earlier this week threatened shopping malls in the United States and other Western nations. Al-Shabab controlled much of Mogadishu during the years 2007 to 2011, but was pushed out of Somalia's capital and other major cities by African Union forces. Despite major setbacks in 2014, al-Shabab continues to wage a deadly insurgency against Somalia's government and remains a threat in Somalia and the East African region. The group has carried out many attacks in Somalia and in neighboring countries, including Kenya, whose armies are part of the African Union troops bolstering Somalia's weak U.N.- backed government. The U.S. Embassy closed in 1991 when Somalia's government collapsed in civil war. The situation quickly deteriorated, prompting the deployment of a U.S.-led U.N. peacekeeping mission. American troops withdrew from Somalia in 1994, months after the humiliating "Black Hawk Down" debacle when Somali militiamen shot down two U.S. helicopters. Eighteen U.S. soldiers were killed in the battle, which marked the beginning of the end of that U.S. military mission to bring stability.
  22. Somalia's Huge Potential in Sesame Farming Soomaaliya oo Kaalinta 4-aad uga jirta Dhoofinta Sisinta Aduunka (VIDEO) February 23, 2015 – Dalka Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka ugu wax soo saarka badan xagga Sisinta, iyadoo beeraleyda Soomaaliyeed ay ku shaqeeyaan xaalado adag sida mashiino la’aanta, ku waasoo waxban ka qayb qaadan lahaa kobcinta wax soo saarka Sisinta. Nin ka mid ah beeraleeyda ayaa sheegay in wax soo saarkooda waxbadan iska badali lahaa hadii ay heli lahaayeen maal gashato ka caawisa qalabkii ay ku shaqayn lahaayeen.
  23. Djibouti leader calls Somalia bombings 'foreign-funded conspiracy' 12 7 Google +2 0 MOGADISHU (HOL )---Attacks, bombings and assassinations have been an issue of mystery for Somalis, and very few could imagine beyond the Al-Qaeda linked Al-Shabab group, however, Djibouti's president believes that foreign-funded conspiracy are to blame for attacks killing the country's top leaders. Mr. Ismael Guelleh accuses foreigners of playing a game with Somalia, by killing its valuable leaders in attacks, largely claimed by Al-Shabab group. "Despite those killings, unity can stop such attacks and defeat the enemy." Guelleh angrily said at his visit to Mogadishu on Saturday. Mr. Guelleh's remarks come one after suspected militants attacked a hotel frequented by government officials and politicians, killing at least 25 people and wounded 45. He didn't blame a certain entity; however, he accentuated the importance of detecting foreign-funded conspiracies in the horn of Africa nation. Al-Shabab claimed the responsibility for the latest hotel bombing, one of the most serious attacks in the city which is recovering from decades of war.
  24. Madaxweyne Geelle “Umadda Soomaaliyeed ma dhameyn karaan, mana hogaamin karaan, maxay u leynayaan marka” Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu horkacayo oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta afka hooyo, iyadoo uu dhagax dhigay dhismaha Akadeemiyad goboleedka Afka Soomaaliya Wafdiga Madaxweynaha Jabuuti waxaa garoonka ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Baarlamanka, Taliyeyaasha Ciidammada, Danjiraha Djibouti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubbad Rooble, Taliyeyaasha Ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM, iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuudayaa sheegay in booqashadan ay ka tarjumeyso taagaerada mar walba uu Madaxweyne Geelle iyo shacabkiisa la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed. “Waa maalin taariikhi ah in mar kale walaalkeen Ismaaciil Cumar Geelle uu Muqdisho nagu soo booqdo isaga iyo wafdigiisa. Abaalka ay inoo galeen walaalaheena Djibouti ma ilaabi doonno, waayo waxay ina soo garab qabteen xilli aad u adag, waxaana muuqata inaaney weli dadaalkaasi iyo taageeradaasi ka daalin.Naf iyo maal ayay inoo hureen, waxayna safka hore kaga jiraan dagaalka aanu dooneyno inan cadowga nabadda ka soo horjeeda ku ciribtirno. Waxaan leeyahay Mudane Madaxweyne ku soo dhowow dalkaaga labaad iyo shacab ku jecel’’. Madaxweynaha Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo isna halkaasi hadal kooban ka jeediyey ayaa tacsi u direy ummadda Soomaaliyeed weerarkii arxandarrada ahaa ee shaley kooxaha nabadda diiddan ku laayeen dad Muslimiin ah oo aan waxba galabsan. “Waan idin la qeybsanayaa dhibaatada shaley dhacdey, laakiin waxaan kooxaha falalkaasi Islaamka ka baxsan ku dhaqaaqaya u sheegaya in shacabka Soomaaliyeed ay guuleysan doonaan, isla markaana argagaxa lagu hayo aanu ka joojin doonin inay gaaraan himilooyinka ay leeyihiin oo ay ugu horeyso inay nabad buuxda iyo barwaaqo gaaraan Ilaahay idankii’’. “Umadda Soomaaliyeed ma dhameyn karaan, umana talin karaan, mana hogaamin karaan, maxay dadka u leynayaan, waxay leynayaan wixii matalayay umadda, dhalinyarada, wixii wax bartay, gar iyo mag-la’aan ayay u leynayaan”ayuu yiri Madaxweynaha Jabuuti. Madaxweynaha Jabuuti oo sii hadlayay ayaa yiri “Waxay ila tahay in xoogag kale dadkan u adeegayaan oo lagu leeyahay dadka Soomaaliyeed yeysan halkaas ka kicin, dhul jiif ha ahaadaan, idinkuna kaca” Madaxweynaha Jabuutii ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Dhaqanka iyo Arrimaha Diinta Aadan Xasan Aadan, Guddomiyaha Maamulka Dekedaha Djibouti, Abuubakar Cumar Xaddi, La Taliyaha Madaxweynaha Djibouti Xaashi Cabdullaahi Orrax iyo mas’uuliyiin kale. Inta ay dalka joogaan wafdiga waxay wadahadalo la yeelan doonaan madaxda sare ee dalka oo ugu horeeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale.