malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Madaxweynaha iyo Ra' iisul Wasaaraha oo la kulmay Madaxda Maamulada Gobolada dalka Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey xarunta Madaxtooyada, madaxda maamul goboleedyada dalka ee booqashada ku yimid Muqdisho. Hoggaamiyeyaasha qado sharafta loo sameeyay ayaa waxaa ka mid ahaa, Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas, kan Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo midka Koonfuur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Socdaalka madaxdan ay ku joogaan magaalada Muqdisho ayaa la xiriira martiqaad ay ka heleen Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si ay ugu wada tashdaan Mustaqbalka dalka, nidaamka Federaalka iyo Hiigsiga cusub iyo arrimo kale oo la xiriira isku dhafka ciidamada gobolada dalka. Ahmiyadda socdaalkan ayaa ah in wadatashi uu dhexmaro madaxda dowladda federaalka iyo mas’uuliyiinta maamulada gobollada, iyagoo isku xog warami doona, kana tashan doona arrimaha qaranka horyaalla" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Somalia. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa waxay bilaabeen kulan ay wadajir ula qaadanayaan madaxdaasi maamulada gobollada. Kulamadan wadatashiga ah ayaa socon doona muddo laba maalmood ah, iyadoo la filayo in gabagabada laga soo saaro war loo wada dhan yahay.
  2. Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubaland iyo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta soo gaaray Muqdisho Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay wafdi ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Maamulka Putiland. Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ugu soo dhaweeyay Wafuud ay kala hogaaminayeen Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Jubaland iyo Puntiland. Madaxweynaha Maamulka KMG ah Ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo Saxaafada kula hadlay Garoonka Aadan cadde ayaa waxaa uu sheegay in Socdaalkoodu uu la xiriiro kulamo ay la yeeelanayaan Madaxda Qaranka iyadoo laga wada hadlayo Xaalada Dalka iyo sidii Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada Dalka ka jira ay wada shaqeyn dhaw u yeelan lahaayeen loogana wada shaqeyn lahaa Hiigsiga 2016 ka. Waxaa sidoo Kale Warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas , waxa uuna sheegay in Ujeedka ugu weyn Ee uu u yimid ay tahay in Dowladda Dhexe Madaxdeeda ay ka wada hadlaan Hormarka Dalku hiigsanayo iyo warbixin kala qaadasho labada dhinac. Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isaga shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho , waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan uu Muqdisho ka dhaco kulan ay yeelanayaan Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada kasocda. Kulamada ka dhici doona magaalada Muqdisho ayaa looga hadli arrimaha aayaha siyaasada dalka, hiigsiga sanadka 20016, isku dhafka ciidamada dowladda ee gobolada dalka ku sugan, waxaana kulankan ka marneyn la tashiyada ku aadan soo magacaabista Xukuumada cusub. Madaxweynaha Maamulka Puntiland Cabdi Wali Gaas ayaa la arkayay diyaaradii keentay oo ay lasocdaan Ciidamo gaar ah oo katirsan ilaaladiisa, kuwaa oo u labisnaa qaabka Ciidamada Gaashaan ee Dowlada Soomaaliya, mana ahan markii ugu horeesay uu Muqdisho la yimaado Ciidamo hubeesan.
  3. Africa agrees to send 7,500 troops to fight Boko Haram United Nations Secretary General Ban- Ki- Moon speaks during a news conference during the heads of state meeting of the annual African Union (AU) summit, in Addis Ababa, Ethiopia, Saturday, Jan. 31, 2015. By Elias Meseret Sunday, February 1, 2015 advertisements ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — African leaders agreed to send 7,500 troops to fight the Boko Haram insurgency in northeast Nigeria, an African Union official said Saturday, as the international community, including long-time foes the U.S. and Iran, rallied in support of Nigeria against the militants. The move came after the council urged heads of state to endorse the deployment of troops from five West African countries to fight the terror group, said the head of the African Union's Peace and Security Council, Samil Chergui. African leaders who are members of the 54-nation African Union are meeting in the Ethiopian capital Addis Ababa for a two-day summit that ends Saturday. U.N. Secretary-General Ban Ki-moon earlier said he supports the AU's move to send a force to fight Boko Haram. Boko Haram is increasing its attacks as Nigeria prepares for Feb. 14 elections. Thousands have been killed in the 5-year insurgency. Iran also said Saturday it has begun consultations with West African countries affected by Boko Haram to provide help. The country's Deputy Foreign Minister Hossein Amir Abdollahian said he is confident the group could be defeated with collective action. "We will share our experiences in combating terrorism to defeat Boko Haram. We will achieve that without a doubt," the official said on the sidelines of the AU summit. The U.S. on Friday promised more technical support, training and equipment. African nations have opened up a new international front in the war on terror. On Thursday, neighboring Chad sent a warplane and troops that drove the extremists out of a northeastern Nigeria border town in the first such act by foreign troops on Nigerian soil. Chad's victory, and the need for foreign troops, is an embarrassment to Nigeria's once-mighty military, brought low by corruption and politics. The foreign intervention comes just two weeks before hotly contested national elections in which President Goodluck Jonathan is seeking another term. Chergui said Chad's operation against Boko Haram was a result of a bilateral arrangement between the Chad and Cameroon. "It is conducted as part of a bilateral agreement and arrangement between the two countries. The AU, however, will launch the force in the future," he said. Boko Haram attracted international outrage in April when it kidnapped 276 schoolgirls at a boarding school in the remote town of Chibok. Dozens escaped on their own, but 219 remain missing. Suicide bombings in recent months by young girls has raised fears that Boko Haram is using the kidnap victims in its conflict, which has displaced more than 1 million people and killed about 10,000 in the last year, according to the Council on Foreign Relations.
  4. The Guns are silent in centre Somalia nothing but progress , peace and stability was the only thing missing Great job by SFG - Galmudug - Ximan n Xeeb and Galgaaduud administration for achieving peace and stability in the centre regions . With several airports and now a Moderate Port export of livestock and Agriculture will increase. Import Merchandise , construction Material and etc will easily Reach centre State. Caadado Airport one of busiest Airport in Somalia we'll construct Terminal . Somaliland and Puntland will soon compete with strong centre state . Centre state Will beat Somaliland and Puntland in terms of Economic Opportunity .
  5. Guddiga dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo oo yeeshay kulan wada tashi ah Kulan ay manta magaalada Muqdisho ku yeesheen Gudiyo kala duwan oo ka kooban Xildhibaano, Sii hayayaal wasiiro, Duubabka dhaqan, Culumaa'udiinka iyo Xoghayanta Gudigaasi ayaa looga hadlay halka ay marayaan howlaha lagu dhisayo wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo. Kulanka ayaa waxaa ugu horeyn laga soo jeediyay wixii u qabsoomay gudiga hawlaha wadaddaasi tan iyo markii laga soo bilaabo taariikhdu markay ahayd 11/10/2014kii ilaa iyo maanta oo taariikhdu tahay 27ka Bishaan 2015. Sidoo kale waxaa goobta kulankaasi lagu soo bandhigay waxqabadka gudiga hawlahaasi iyo Qorshaha loogu tala galay in lagu meel mariyo wadadaasi iyo sidii loo sameyn lahaa wadiiqo cad oo lagu hawlgalo kahor inta aanan la guda gelin howlaha wadadaasi. Xoghayta gudiga ayaa waxay halkaasi ku soo bandhigeen Sharcigii lagu dhaqmi lahaa marka la guda galo hawshaasi kaas oo daraft ahaa si looga hadlo hadii wax lagu kordhinaayo iyo haddii la saxayo qoraalka qeybo ka mid ah. Sidoo kale intii uu socday kulankaasi waxaa lagu soo bandhigay Acouts Bankiyo loogu talagalay in lagu shubo wixii dhaqaale ah ee loogu yabooho wadadaasi, kuwaasi oo ay maamuli doonaan gudiyo gaar ah ee loo xil saaray wixii dhaqaale ah ee ka yimaadda Jaaliyadaha, Ganacsatadda, hay'adaha bixiya gargaarka iyo cid kasta ee awooda inay ka qeyb qaadato dhismaha wadadaasi. Intaasi kadib waxaa kulanka warbixino guud loogaga dhageystay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo isagu gudiga hawlaha wadaddaasi ay u xilsaareen in uu safarro ku soo kala bixiyo dalal ay ka mid yihiin, Sweden, Norway, Denmark, Jarmalka, Talyaniga, Switzerland iyo Kenya, isagoo sheegay inuu dalalkaasi kula soo kulmay Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool dalalkaasi uu safarka ku soo kala bixiyay. Ugaas Maxamuud Cali Ugaas waxaa kale oo uu sheegay inuu u gudbiyay fariin uu u siday jaliyadahaasi ee ku aadan qaabkii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha wadaadaasi iyagoo bixiyay balan qaad ay ku soo uruurinayaan wixii qaaraan ah oo ay gacan uga geysanayaan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo min bilow ilaa ay ka dhamaato dhismaheeda.
  6. C/llaahi Sh Axmed Cali maareeyaha mashruucan ayaa sheegay in hadda hawshu bilaabatay, islamarkaana ay halkan ka shaqo bilaabeen dad ka badan 150-Ruux, qaybo badan isugu jira, waxaana u u mahadceliyay maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dawlada Federalka Soomaaliya oo siiyay ogolaansho ay ku hawlgalaan. Nabadoon Diiriye From freedom fighter to developer congrats
  7. Progress in central Somalia a new moderate Port and highway Connecting Mogadishu to Mudug Dekad macmal ah ayaa laga bilaabay hirgelinteeda deegaanka Faax oo qiyaastii 50 km dhinaca waqooyi ka beegan Xarardheere. Nabadoon Xaaji Xuseen Diiriye oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa sheegay inay aad u soo dhawaynayaan in maalgalin waxtar leh lagu sameeyo deegaanka, isagoo sheegay inay kaalintooda ka qaadanayaan sidii uu mashruucan ku guulaysan lahaa. C/llaahi Sh Axmed Cali maareeyaha mashruucan ayaa sheegay in hadda hawshu bilaabatay, islamarkaana ay halkan ka shaqo bilaabeen dad ka badan 150-Ruux, qaybo badan isugu jira, waxaana u u mahadceliyay maamulka Ximan iyo Xeeb iyo dawlada Federalka Soomaaliya oo siiyay ogolaansho ay ku hawlgalaan. Maxamuud Nuur Xasan Gudoomiayaha shirkadda ayaa sheegay in dhawaan ay filayaan doomaha ugu horeeya inay Faax ku soo xirtaan, isagoo xusay in ganacsatada Soomaaliyeed ay u furantahay inay saami ku yeeshaan maalgashiga Dekadan.
  8. Xildhibaanada midkasta la baxay badbaadinta Qaranka isla markaana doonaya Xildhibanaadimada in ay ku darsadaan Wasiirnimo uu kala hadlayaa sida ay suurta gal u tahay in 275 Wasiir dalku yeesho iyo cidda ilaalineysa golaha Xukuumadda haddii kuligood ay doonaan in ay Wasiir noqdaan. “Waxaan ka mid ahaa odayaashii 135 ahaa ee soo xulay xubnaha baarlamaanka, waxaana nasiib daro ah ineysan dheg jalaq u siinaynin soo jeedinteena, tan shacabka iyo mida beesha caalamka. Waxaan uga baaqaynaa madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheikh Axmed inuu qaato talaabo dastuuri ah oo uu ku kala dirayo xildhibaanada baarlamaanka, anagoo ah odayaashii soo xulay waxaan diyaar u nahay inaan ku garab istaagno talaabadaas, hadii ay ka baaqsan waayaan xildhibaanadu hanjabaada ka soo yeeraysa oo ah iney hor istaagayaan xukuumadda cusub” ayuu yiri Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan
  9. SAWIRO:-Xildhibaanadii Hore Iyo Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka oo Mudanayaasha Baarlamaanka Ka Codsaday Iney Ansixiyaan Xukuumada Cusub Jan 30, 2015 - jawaab Xildhibaandii Hore ee Baarlamaanka, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Xubno ka socday bulashada rayidka ah ayaa saaka kulan isigu yimid ay ku taageerayeen xukuumada cusub ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Cumar Cabdirashid, iguna dalbanayeen xildhibaanada baarlamaanka iney siiyaan codka kalsoonida. Kulankaan oo quraac ahaa ayaa waxaa laga soo jeediyey talooyin ku aadan qaabka loo soodhisay xukuumadda cusub, waxyaalaha laga sugayo, iyo waqtiga oo gabaabsi ah daraadeed ineysan munaasab ahayn in baarlamaanku hor istaago ansixinteeda, Xubno ka tirsan xildhibaanadii hore oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay iney nasiib daro tahay in maanta oo Soomaaliya caalamku u hanweyn yahay soona muuqato rajo farxad galinaysa shacabka Soomaaliyeed in Isbaaro loo dhigto danta qaranka, is hortaagna lagu sameeyo wax kasta oo wanaagsan oo la soo dhiso, iyadoo cudur daar looga dhigayo anaga nalagama tashan. “Raysal wasaaruhu wuxuu tixigalin siiyey dalabaadkii xildhibaanada, oo u muuqday mid qaldan, kadib markii ay yiraahdeen rag ka tirsan wasiirada soo noqon mayaan, kuwaas oo xuquuq dastuuri ah u leh in dib loo soo magacaabo, raalina ka yihiin beelihii ay ka soo jeedeen. Waxaa ayaan daro ah in maanta la aqbalay dalabkoodii ay sii wadaan carqaladaynta danta qaranka, iyo is hortaaga ay ku samaynayaan aqoon yahano Soomaaliyeed oo ku haboon xilka loo magacaabay” ayuu yiri mid ka mid ah xildhibaanadii hore. Ugaasyada ka hadlay madasha ayaa ku dheeraday muhiimada ay leedahay in xildhibaanadu ku dhaqmaan rabitaanka shacabka iyo talooyinka odayaashii soo xulay, maanta mustaqbalkii dalka gacmahooda ku jiro, dadka Soomaaliyeedna ay eegayaan sida ay u maareeyaan mushkiladaha siyaasadeed ee hada taagan “Waxaan ka mid ahaa odayaashii 135 ahaa ee soo xulay xubnaha baarlamaanka, waxaana nasiib daro ah ineysan dheg jalaq u siinaynin soo jeedinteena, tan shacabka iyo mida beesha caalamka. Waxaan uga baaqaynaa madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheikh Axmed inuu qaato talaabo dastuuri ah oo uu ku kala dirayo xildhibaanada baarlamaanka, anagoo ah odayaashii soo xulay waxaan diyaar u nahay inaan ku garab istaagno talaabadaas, hadii ay ka baaqsan waayaan xildhibaanadu hanjabaada ka soo yeeraysa oo ah iney hor istaagayaan xukuumadda cusub” ayuu yiri Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan Kulanka Xildhinbaanadii hore iyo odayaasha dhaqanka ayaa imaanayaa kadib markii shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay u muujiyeen taageero xukuumadda cusub, isla markaana beesha caalamku sheegatay ineey soo dhaweynayso qaabka wanaagsan ee loo dhisay xukuumada ka kooban 20-ka wasiir, loona baahan yahay in la ansixiyo, si loo dar dar galiyo howlaha lagu gaarsiinayo dalka higsiga 2016.
  10. Somali ex-Shebab chief tells others to surrender Mogadishu (AFP) - A former top commander from Somalia's Al-Qaeda-affiliated Shebab rebels, Zakariya Ismail Ahmed Hersi, called on his former comrades Tuesday to follow his lead and surrender to the country's internationally-backed government. "I call on and encourage all my friends to seek out a peaceful way of resolving all conflicts and towards reconciliation, as ... Al-Shebab is now in total collapse," Hersi said in his first public appearance since his surrender last month. Hersi, who was the subject of a $3 million bounty under the US State Department's "Rewards for Justice" programme, spoke to reporters from the information ministry in Mogadishu, where he appeared without guards. It is not clear if Hersi -- described as a former Shebab intelligence chief -- will face trial, but Somalia's government said in a statement that it had offered surrendering militants the "opportunity to reintegrate with Somali society, and guarantees their safety". It added that it hoped Hersi's surrender would "inspire others to follow his example and join the peace process." The Shebab are fighting to overthrow Somalia's internationally-backed government, but have also carried out a string of revenge attacks in neighbouring nations. Hersi surrendered in late December in the southern Gedo region, where Somalia borders Kenya and Ethiopia. He was reportedly once close to former Shehab chief Ahmed Abdi Godane, who was killed by a US air strike in September. But Hersi suggested he was among a group of commanders who had already fallen out with Godane prior to his death -- some of whom were killed in a purge. "There were a number of us who opposed the leadership's approach and its flawed doctrine," Hersi said. He said current Shebab leadership, under Godane's successor Ahmad Umar Abu Ubaidah, is carrying out a "distorted form of the holy jihad, which has resulted in countless innocent Somali citizens being killed." Hersi also said his appearance on Tuesday in public was to put to rest those who said he had been tortured in government custody, or had been handed over to "foreign countries".
  11. MOGADISHU (HOL) - Spurred by the recent defection by high-ranking Al-Shabab commanders, Somalia's president called for more defections by disgruntled militants still fighting alongside the group which is fighting to topple the western backed government. Hassan Sheikh Mohamud's remarks come after the former Al-Shabab intelligence leader Zakariya Ismail has declared he quitted the Al-Shabab group's 'violent' war at a press conference in Mogadishu on Tuesday. "I say to the many disaffected members of al-Shabaab: the door is always open to those who reject al-Shabaab's destructive agenda and embrace peace." Mr. Mohamud said in a statement released Wednesday. On the other hand, the president has tried to calm public anger on integrating disengaged militants into the government without vetting, assuring them that no genuine defections would be accepted, in an apparent reference to 'sleeper cells'. ""Those who defect are supported to acknowledge and deal with their actions through a process of supervised rehabilitation." He affirmed. "Those who defect are supported to acknowledge and deal with their actions through a process of supervised rehabilitation." He affirmed. For the past two years, military officials have been reporting an increasing defection of by Al-Shabab members; however, some critics accuse the government of integrating the former militants into the army without background checks after reports of attacks carried out by sleeper cells who were informally integrated into the horn of Africa nation's fractured army.
  12. This what stopping Puntland from capturing Laascaanood . This old vehicles lol Galmudug and ximen N XEEB ARE better armed
  13. Xaaji Xanuf / ciilsuldan enjoy this Edo Adna 24hr praying for the destruction of Mogadishu did not work went without answer. Lol The white pearl of the Indian Ocean restored Congrats to the Hard working People of Mogadishu , Also congrats to the Somali Gov and Mogadishu Admin for restoring law and order with great Stability comes huge Investment.
  14. Somali Gov rebuilds Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho Great symbol of success and achievement " alt="" /> This is all done by a Somali owned construction Company The future Looks Bright and promising
  15. Mogadishu Admin rebuilds (Fisho Governo) Banadir Admin headquarter with local Tax collected and donation from the business community . http://youtu.be/NpR1_OLg2eA Dhismaha Xaruntii Gobolka Banaadir ee (Fisho Governo) oo meel dhamaad ah maraysa (VIDEO) January 20, 2015 – Xarunta Fisho Governo ayaa waxa ay ku taalaa Degmada Xamar Wayne Agagaarka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya waxayna ahaan jirtay Xarunta uu ku howl galo Maamulka Gobalka Banadir. Howsha Dhismaha Xarunta ayaa waxa ay bilaabatay bishii luuliyo oo aynu soo dhaafnay, injineerka Qaabilsan dhismaha ayaa shaaciyay in 85% shaqadii ay soo gabo gabeeyeen, waxa kaliya oo hada harsan buu yiri waa naash naashkii iyo qalabayntii xarunta. Xaruntan ayaa ah tii ugu horeysay oo lagu dhiso lagacta canshuurta ah ee dalka ka soo xaroota iyo kaalmooyin kale oo ay bixiyeen ganacsato Soomaaliyeed.
  16. Somalia: Security beefed up in Mogadishu ahead of Turkish President Visit JANUARY 19, 2015 Mr Erdogan, was the first major Western leader to visit Somalia in 2011 following decades of civil war. The government of Somalia has beefed up security measures ahead of Turkish President Recep Dayyib Erdogan official tour to the capital, Mogadishu in this week. Security personnel have been deployed in sensitive areas and along the roads leading to the capital’s airport and Presidential palace, checking all cars and vehicles on Monday. ADVERTISEMENTS Police and other security personnel in several parts of Mogadishu put on high alert, checking the cars and suspicious persons roaming on the streets. Horseed Media has learnt that a delegation from the Turkish government composed of the diplomats and security officials arrived in Mogadishu on Monday to assess the security situation. It will be the second time Mr Erdogan has visited Somalia in four years. In 2011, he became the first major Western leader in decades to visit the country wracked by war and starvation. The visit was designed to demonstrate Turkey’s readiness to help victims of a devastating famine, but also to showcase Ankara’s ambition to become a major political and economic player in Africa. Mr Erdogan, who won the Turkish Presidential elections last year is expected to hold talks with the Somali President and other top government officials concerning the bilateral relations and will go round to see the on-going Turkish development projects in the capital.
  17. <cite> @LayZie G. said:</cite> Current score: Somalia (1) Xasan Sheikh and his cronies (0) Let the countdown begin. Dhanka kale Raysalwasaaraha ayaa wada kulamo uu la qaadanayo Xildhibaanada, waxaana arrimaha yaabka badan ka mid ah labadii maalmood ee u danbeysey waxaa Xafiiska Raysalwasaaraha codsiga wasiirnimo geystey 106 Xildhibaan!, waxaana raysalwasaaruhu labada dhinac ee Xildhibaanada midkasta la baxay badbaadinta Qaranka isla markaana doonaya Xildhibanaadimada in ay ku darsadaan Wasiirnimo uu kala hadlayaa sida ay suurta gal u tahay in 275 Wasiir dalku yeesho iyo cidda ilaalineysa golaha Xukuumadda haddii kuligood ay doonaan in ay Wasiir noqdaan. Waxaa lagu wadaa in Raysalwasaaruhu dib ugu dhawaaqwo mar labaad golaha xukuumadda ee uu wax ka soo beddalay maalinta Jimacada ee dhamaadka todobaadkan. HM Xafiiska Wararka Boramanews Boramanews.com
  18. NISA captured biggest shabaab network in Xamar (video) Alshabaab assassins Responsible for Killing MPs such as Saado Ali and other Government workers captured Xajji Hassan ma failgaroobo , President manage to secure Mogadishu with population more then the entire Somaliland ... President Hassan defeated Alshabaab in Mogadishu - Shabelle Hoose -Shabelle Dhex - Hiiraan - Galgaduud Next will be Middle Jubba
  19. Gass failed Puntland economically and security , No achievement none of his promises fulfilled he cant even secure small town like Bossaso? TOP DHAGEYSO: Xildhibaan ka tirsan Puntland oo eedeyn u soo jeediyay wasaaradda Maaliyadda Jan 15, 2015 - jawaab Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in wax isdabamarin ay ku dhaqaaqday Wasaarada Maaliyada Maamulkaasi. Wuxuu sheegay Xildhibaan Maxamed Ibraahin in wali xildhibaanada Barlamaanka Maamulkaasi la siin mushaaraadkooda. Intaa waxa uu warkiisa ku daray in daba gal ay ku samayn doonaan sababaha keenay bixin la’aaanta xaquuqda mudanayaasha Barlamaanka. http://saadaalnews.net/?p=46876
  20. Taliyaha qaybta booliska Mudug oo sheegay inaysan cidna awood u lahayn sugida amniga Gaalkacyo (Dhagayso) Posted on January 5, 2015Raad Raaca, RBC, Wararka Cabdullaahi Shire Dool Gaalkacyo [RBC Radio] Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, Cabdullaahi Shire Dool ayaa sheegay inay socdaan dadaallo ay ku doonayaan sugidda amniga Gaalkacyo,kaddib saddex weerar oo loo adegsaday bam-baanooyin. Howlgallo lugu xoojinayo amniga ayaa ciidammadu ka wadaan qaybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo,sida uu sheegay taliyaha qaybta booliska Mudug. “Way socdaan dadaallo lugu xoojinayo amniga,balse qof Soomaali kula ah waxba aan kaa duwananyn ayaa waxaan samaynaya dee ilna il ma ilaalin karto, habeenkii uun baa waxan la maleegayaa maalintiina dadkaa la dhex gelayaa,” ayuu yiri Dool. Waxuu sheegay inaysan cidana sugi karin amniga,isagoo tilmaamay wax kasta oo dhacaya xag rabbi inay ka qoran-yihiin,ayna ku dadaalli doonan si looga hortago dhacdooyinka wax u dhimaya xasiloonida Gaalkacyo. “Dee qof dadka kujira oo mobile taabtoo wax qarxiyey cidina ma ogaan karto adeer,” ayuu hadalkiisa raaciyey Cabdilaahi Shire Dool oo ah taliyaha qaybta bilayska ee gobolka Mudug.
  21. War deg deg ah: Askari ka tirsan Ciidamada Puntland oo hadda diley Khasnajigii degmada……. WAAJIDPRESS – 8 JAN 2015: Ciidamada Puntland oo aan wax Mushaar ah qaadanin bilooyinkii la soo dhaafey ayaa maanta Askari kamid ah Ciidanka Maamulka Puntland, ayaa Maanta oo Khamiis ah ku toogtay Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug, C/llaahi Yaasiin Ciise (Maalin), oo ahaa Khasnajigii Degmada. Sida uu Saxaafada u xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmadaasi C/fitaax Guruu, Askarita ayaa dhowr Xabadooda uga dhuftay Madaxa & Xabadka C/llaahi Yaasiin xilli uu Howshiisa Shaqo ku guda jiray. Marxuumka ayaa dhaawac ahaan loo gaarsiiyay Isbitaal ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo, balse markii danbe uu u geeriyooday Dhaawacii cuslaa ee ay gaarsiiyeen Askarta Maamulka uu kamid ahaa ee Puntland. Lama oga sababta, balse dadka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka ay doonayeen inay ka dhacaan Lacag uu u hayay Maamulka Degmada Xarfo, oo uu Khasnad haye u ahaa.
  22. Islamist rebels kill two police officers in north Somalia attack 0 0 Google +0 0 By Abdiqani Hassan Thursday, January 15, 2015 advertisements BOSASSO, Somalia (Reuters) - Islamist fighters have killed at least two officers at a police post in a northern Somali town, rebels and police said on Thursday, as the militants, driven out of areas further south, make more frequent attacks in the semi-autonomous north. African Union peacekeepers and the Somali army launched a campaign last year that has forced al Qaeda-linked al Shabaab rebels out of major strongholds in central and southern regions, but they still control many rural areas. Analysts say the group might have shifted extra fighters to Puntland, a semi-autonomous northern region that was relatively calm till recently, and in the last two weeks, Puntland troops have fought rebels in the area over several days. "Gunmen attacked us last night with grenades and gunfire. Two policemen died and three others were injured," said Mohamuud Saciid, a Puntland police captain told Reuters, referring to Wednesday's late night assault which he blamed on al Shabaab. Al Shabaab's military operations spokesman, Abdiasis Abu Musab, confirmed the group was behind the attack in Basasso port town, although he said three officers had been killed. Al Shabaab often gives a higher death toll than officials.
  23. Puntland in turmoil Gaas failed Alshabaab attack Boosaaso Ciidanka Amaanka Puntland oo xalay lagu weeraray Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari January 15, 2015 – Dagaalyahano aan haybtooda la aqoon ayaa xalay abbaaraha tobankii fiidnimo weerar ku qaadday bar kaantarool oo ay leeyihiin ciidamada ammaanka ee Puntland oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso. Kooxdan ayaa ciidanka ku weerartay bambooyin iyo rasaas ay ridayeen waxaana goobtaas ku geeriyooday hal askari oo ka tirsan ciidankii ammaanka halka ay ku dhaawacmeen laba askari oo kale. Goobjooge ku sugnaa goobta weerarkani ka dhacay oo lagu magcaabo Afar-iridoodka oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay dableydaasi baxsatay, illaa haddana ciidamada ammaanku kama aysan hadlin dhacdadan, sidoo kale ma jirto cid ilaa iyo hadda sheegatay weerarkan.
  24. <cite> @Mooge said:</cite> In the last couple of years, some of the most dumb and lifeless students have been sent to scholarships by their HAG relatives through corruption and nepotism. some of these students were so bad that they didn't know how read or write anything. niyow with Ilkojiir the strong man becoming CCC's education minister, that corrupt old system will be gone. students will be selected based on their marks and capabilities and that means, Puntland which is always #1 in education should be ahead of the pack. niyoow this is getting interesting. no more stolen scholarships given to dishwashers, kawanlayaal, kooliisteyal, etc This how far qabil and hate take you Mogadishu and surrounding area have the best education system in Somalia fact for last 25 years
  25. <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> If wishes were horses You People have been saying thats 23 years and a half i think perhaps ur politicians will wear ugandan flags Xaji haber now your posting Marfish Video you are loosing the plot , your hate for The Noble and The beautiful country of Somalia will only consume you lol ... Just like it consumed your Crazy Uncle Faisal Waarabe family some become whores and others fighting In Syria get it to gather . Uganda has done more positive for the Somali people in Somali and In Uganda then the SNm clans that are known for self hate and terrorist .