Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. The Zack;845474 wrote: Libaax, true I remember his karbaashs very well. Here are couple of lines of his: Bal inaad idinku naga maarantaan, wax is muhiimsiiya. Afartaas intaan "Miin" ka deyey, meel ma qabadsiiyey Rag baa gabayga meermeeriye, marindhac maw diiday Macna kalena waa hadal yaraan, meesha kala yeeray; Nah nigga, that is not the jab, this is the jab: Ii/door marduuf qaad ah helay, waa majnuun falane Hilib maraq leh iyo roodhi bay, miidsanahayaane Macna dawladnimo leedahayba, uma muraadaane. Caynaanshe meeshii la dhigay, haadku malafleeye Mudadkiisii waa kii dugaag, maalin weyn cunaye Maskaxdiisii waa tii tukaha, looga dhigay miide. Nabad bay macaansanahayaan, wawse maan li'iye Wallee ama Magaalada Berbera, dhiiggu mulacyeeyey Ama sida mawaashiga ratiga, meere lagu saaryay.
  2. On a second thought, I don't know, see ya later.
  3. Mogadishu : Executive. Baidoa : Legislative Garowe : Judiciary Now, that's a compromise if Banadir State becomes a reality, what do you all say? It sounds good to me.
  4. Sorry I just had to post this due to its hilarity. Waan Cafiyay Reer Baadiyihii Isaaqa Ee Jig-Jiga Ku Xirnaa Mudada 8-Bilood:Madaxweyne Cabdi-Ileey Oo Cafis Fidiyay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Cabdi-Ileey, ayaa maanta cafis u fidiyay 43 nin oo muddo sideed bilood ah ku xidhnaa Jeelka Jig-jiga ka dib markii maxkamadda magaaladaasi ay ku riday xukun iskugu jiray 15 sano, 25 sano iyo xabsi daa’in. Iyadoo lagu eedeeyay inay u gurmanayeen mid ka mid ah laba beelood oo oodwadaag ah shaqaaqo iyo iska hor imaad ku dhex maray deegaanka Dacawalay ee deegaanka Soomaalidda Itoobiya. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah salaadiinta beelaha deegaankaasi isla markaana ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Arab, ayaa Shacabkamedia u xaqiijiyay soo daynta dadkan. Waxaanu tilmaamay in dhammaantood xoriyadoodii loo soo celiyay ka dib markii uu madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya cafis madaxweyne u fidiyay. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi ayaa u mahad celiyay madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar “Waxaan ku faraxsan nahay in dadkii ku xidhnaa jeelka Jigjiga ee ka soo jeeday beeshayda dhammaantood xoriyadoodii loo soo celiyay. Waxaanan madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya uga mahad celinayaa Talaabadda wanaagsan ee uu qaaday oo ah mid gacan ka geysanaysa nabad- ka dhex aslaaxda labada beelood ee wada degan,”ayuu yidhi Suldaan Xuseen X. Cabdi oo u waramayay shabakadda wararka ee Somaliland.Org. Suldaanku waxa kale oo uu u mahad celiyay waxgaradkii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay soo daynta ragaasi. Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi iyo Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir ayaa labadii todobaad ee u dambeeyay baaqyo kala duwan warbaahinta u mariyay madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo ay ka dalbadeen in dadkan xidh-xidhan xoriyadooda loo soo celiyo. Salaadiintaasi waxay baaqyadoodaasi ku sheegeen inay madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar ay kala shaqayn doonaan nabadeynta deegaankaasi
  5. Xaaji Xunjuf;845393 wrote: ^^ He heard President Siilaanyo and sharif will meet in the UAE war ka gaadh bu is yidhi oo shirka iska dhex fadhiiso:D Loooooooooooool, I can't say I disagree, waa mukulaal socota.
  6. The-freeman;845389 wrote: The federal capital to be decided later according to"Qodobka 9aad". is the end nigh for Mogadisho caadey as the capital city? If they establish a federal state there, yes, it's the end. And I think it's likely that they split the branches of government across the country like in South Africa.
  7. Abwaan;845001 wrote: lol....google earth maa ku xisaabisey? Mise adigoo Kismaayo jooga ayaad baaf ka aragtay? Yaab badanaa! loooooooooooooooooooooooooooooooooool
  8. People are wondering just what the hell this man is up to
  9. Xaaji Xunjuf;845358 wrote: ^^ Well lets just say he kept them away from Mogadishu this time. Ethiopians are only in Hiiraan and parts of galguduud and gedo and bay and Bakool
  10. Yes, also I like how Islam is reiterated several times just in case some people want to make the case that "they" are forcing a non-Islamic agenda on us!
  11. Carafaat;845326 wrote: Aliyah , baryahan maad isku so dhawateen. you are only 2 letters away . mise anaa mooday:D :D:D
  12. Naxar Nugaaleed;845249 wrote: Maakhir, Khaatumo, awdal with the rest of the Somalis in the South and east make up an overwhelming majority of Somalia. If I was Somaliland I'd leave this is of insulting. Wither u go ur on way or not has a lot to do with the wishs of these supposed Internet states. Why do you keep dragging Maakhir down with you, they've rejected you countless of times, their future is up to them. I saw a guy who had this exact feeling, he was insulted by this!
  13. The-freeman;845188 wrote: This will save you money and it tastes much better than normal cigarettes. With practice you'll learn how to roll in an hour
  14. I haven't been to Somalia yet but I would think Ceerigaabo would be the best city for the climate and Muqdisho for daily life.
  15. Very good work. We as citizens of this region must call out "president" of Somaliland's aggressions against his own citizens. The day has come, the day where we won't be silent! Good post, AsadSL.
  16. Abwaan is getting nostalgic and can't forget markii lagu yiri dumarka cad cadka isku dhaqa... soo ma'aha
  17. Somalia

    incest

    Walee mahad yare is not playing around, taking on heavyweights from side to side, keep it up soooon.
  18. http://somaliswisstv.com/2012/03/16/daawo-dowlad-goboleedka-eber-land-oo-lagu-dhawaaqay/
  19. That's the beauty of it, it'd be nondescript.
  20. If only there was a Dhaqancelis Political Party.
  21. Doctor, what do you think will be the next developments in say 5 years time, also the so-called parliament will become a city council I hope!