
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
Dubai(Pi) Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sh. Axmed oo Xalay ka qayb galay Xaflad ka dhacdey Dubay ayaa khudbadiisa kusoo qaatey Soomaaliland iyo rabitaankooda gooni isutaaga wuxuuna Madaxweyne Shariif Yiri “Shacabka Soomaaliland ha iska ilaaween gooni isutaaga, waa iney waxla qaybsadaan Soomaaliweyn, Wadahadlka aan ku baaqneyna waa iney taageeraan.” Hadalka kasoo yeerey Madaxweyne Shariif ayaa u muuqda in Madaxda Soomaaliland ay ka quusteen gooni isu taaga balse ay ku adagtahay iney Shacabka Gobolada waqooyi ka dhaadhiciyaan in arintii lagu balamay ee gooni isutaaga ay ceel dheer ku dhacdey. Madaxweyne Shariif oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri “Waxaan u sheegayaa shacabka Waqooyiga Soomaaliya in Xukuumada KMG ah diyaar u tahay iney xaliso waxa ay tabanayaan, iyana laga rabo iney ka shaqeeyaan Soomaaliweyn sidii laisugu keeni lahaa”. Madaxweyne Shariif oo kudbad dheer ka jeediyey Xaflad ay Jaaliyada Soomaaliyeed u soo qabanqaabiyeen ayuu uga xog waramay hanaanka geedi socodka iyo meesha uu marayo oo uu sheegey inuu meelwanaagsan marayo.
-
^^ WHY did you post it??!?!!! :D
-
Xaaji Xunjuf;846548 wrote: ^^ What is so funny? That you said "just the two of them". It's as if you are convincing yourself not me.
-
^^ LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL, funny.
-
This is good news, I hope the talks continue.
-
Faroole is just raising some concerns, they must be addressed.
-
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen. Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto. “balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”. Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey. Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara. Horseed Media
-
Carafaat is getting sneakier and sneakier everyday! :D He's truly our resident Faroole.
-
Maaddeey;846518 wrote: Abwaan, magaalada Marka waa magaalo soomaalida ka dhexeysa, lakin taas kuma weydiine, sababta aad ku dooratay lee ii sheeg!. I second this.
-
Picture of the week. When the governor met the Boss.
Somalia replied to Mukulaalow's topic in Politics
Mukulaalow;846340 wrote: Can you spot Abwaan on this pic?. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL @ Caalin, where was he? :D:D:D:D -
I voted for the first one, the admin can confirm that! I swear guys!
-
"Khaatumo" militias represent a small faction of Sool, Sanaag and Cayn regions and have been proven to fabricate many stories. This time it's not any different. Not only has this harmful movement been rejected by Sanaag, it has been rejected by Cayn. This is in par with its goals to divide the people of the region and the clashes of Tukaraq were just the iceberg of this, with two known sub-clan families battling it out over a check point, both from the Sool region. I would like to put forward a video that shows that the "Khaatumo" forces attacked an unarmoured checkpoint only to hand it over to Somaliland officials, who then double crossed their double crossing and handed it back. This is the widely known SSC media outlet Taleex Media Online showing the undeniable proof.
-
If onshore Puntland contains a bare minimum of 2 billion BBL, Somalia is in good hands. Erbil, Kurdistan.
-
Puntlandi is never wrong but Faroole is there for the international piracy conference.
-
Puntland Minister's twitter page attracts Key Foriegn Ministers.
Somalia replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
Loooooool, wow, lets just end it here. -
Puntland Minister's twitter page attracts Key Foriegn Ministers.
Somalia replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
I'm not from SNET, and you are the one who's hating on the most pointless thing, get over yourself, it's sad and pathetic, who cares about Twitter, just laugh and move on. -
Puntland Minister's twitter page attracts Key Foriegn Ministers.
Somalia replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
With Khaatumo movement they'd be split over which president to follow, so keep quiet son. -
Xaaji Xunjuf;846016 wrote: Not really i think its just caadi. Loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
-
Somaliland's Foreign Policy: A Daring, Dedicated and Decisive Policy
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The source will ruin the piece for you.