
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
Aadan Jugle;844629 wrote: Who pays attention to what the horses of the Mad Mullah say? Make fun of this Somalidiid proxy movement not the people of the region. Your own proxies are failing you..
-
It's still small but the town is growing
-
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay imaatinka ay musharixiinta faraha badan ee xilka madaxtinimada u taagani magaalada Muqdisho kusoo qul qulayaan. Madaxweyne Shiriif ayaa tilmaamay inay wanaagsan tahay in la tartamo balse ay lagama maarmaan tahay in si nadiif ah loo tartamo iyadoo laga fekerayo masiirka iyo horumarka guud ee dalka. Wuxuuna intaas raaciyey in Siyaasaddu aysan ahayn in marka koowaad madaxweynenimada laga soo bilaabo balse ay jiraan heerar kala duwan oo loo soo maro, haseyeeshee ay hadana wax lagu farxo tahay in si hufan loo tartamo. Hadalka madaxweynaha ayaa imaanaya maalmo kadib markii uu shaaca ka qaaday inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynenimada ee dalka. Waxaana todobaadyadii u danbeeyey magaalada Muqdisho kusoo qul qulayey siyaasiyiin badankood qurbaha ka yimid kuwaasoo sheegay inay u taagan yihiin xilka madaxweyne nimada. Horseed Media
-
OdaySomali, a few years ago it used to be very bad, now it's competing to be the capital of a central state in Somalia.
-
Xaaji Xunjuf;844758 wrote: Oromos are a big danger to Somalis in Somaligalbeed i have said it before they are the real danger Somalis are facing in Somali galbeed. Somalis need to defend their territory from these invaders. Exactly! Contrary to popular belief Oromo are by far a greater threat than Tigray.
-
Lol, he went to apologize after trying to kill them Looks to me they can't oppose the construction anymore.
-
Airport construction
-
http://radiomuqdisho.net/magaalada-cadaado-ee-xarunta-maamulka-ximan-iyo-xeeb-oo-si-aad-ah-usoo-dhismeysadaawo-sawirrada/ Farming
-
War dadkaan wax ka sii socod iyo soo socod badan maan arkin They have now rejected Dr Axmed Caydiid Maamulka Khaatuma State ayaa sicad ugasoo horjeestay shirkii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ku dhexmaray dalka ingiriiiska. Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London uusan waxba ka jirin islamarkaana Maamulka Khaatuma dad u matalaya aysan jirin. Wuxuu sheegay in shirkaasi iyo qodobadii kasoo baxay uu ku eegyahay kaliya dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Silaanyo islamarkaana dhankooda aysan jirin wax ka khuseeya. Agaamaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan waxa uu sidoo kale ka hadlay dastuurka iminka dowladda ay ku mashquulsan tahay. Wuxuu sheegay in dastuurka inta aan la ansixin ka hor loo baahan yahay in la horgeeyo odayaasha dhaqanka si ay u eegaan islamarkaana wixii qaladaad ee Soomaalinimada dhaawacaya hadii ay ku jiraan dastuurka ay ka saaraan. Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa xukuumadda KMG Soomaaliya iminka ay ku mashquulsan tahay waxaana la wadaa dadaalo lagu doonayo ka hor August in la ansixiyo dastuurkaasi. mohamed badulahi khalif(shine) Nairobi Kenya shabakada Horufadh Online ____________________________________________________________ Nairobi: (V.O.N):-Maamulka Goboleedka Khaatuma State ayaa si cad uga soo horjeestay natiijadi ka soo baxday shirkii Landon oo u dhaxeeyay dowladda KMG Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland. Maxamuud Sheekh Cumar Xasan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka goboleedka Khaatuma State ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London ay qaadeceen Maamulkooda , islamarkaana Maamulka Khaatuma State uu san qeyb ka eheen heshiiskaasi. Agaasimaha ayaa si doo kale xusay in natiijada ka soo baxday Shirkaasi uu ku kooban yahay dowladda KMG Soomaaliya Maamulka Soomaaliland,isagoona Tibaaxat in ysan Jirin Cid Maamulka Khaatumo State u matashay Wada hadalkaasi. Wixii Talo Iyo Dhaliil ama Caabsho ah Noogu soo Hagaaji Emailka Codkaqaranka@gmail.com Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka
-
Xaaji Xunjuf;844581 wrote: You should call it a state when it actually exist.
-
This is the final one, we are going through a ROUGH path with several people trying to undermine this crucial step of transition as earlier stated this previous month, we must weather through and it looks like Sheikh Shariif won't come back. So now, we must look for a candidate that is getting through to the people. I will make a new thread to look over the new candidates. :cool:
-
Xaaji Xunjuf;844567 wrote: Anigu waxan la yaaba waxan la isku haysto ba wa cantayn road map iyo hebel ba wax sexeexay Somalidu waxad mooda inay wax aan muhiim ahayn isku mashquuliya umadaha kale dalkooda bay dhistaan laakin qof walba wax yar bu ku fakiraya. Kan nadaaro na jecela inu dad isku diro Cry me a freaking river, look at this suddenly holier-than-thou character.
-
Xaaji Xunjuf;844564 wrote: The young lad said dad ba Somalia burburiye:D That is true, but he also says he supported maxkamadaha, so he is not showing a side, he's showing facts. However the old man is saying I don't even recognize Faroole WTF
-
Xaaji Xunjuf;844561 wrote: Yarka Puntland u hadlaya Qabyalaad badana Ka kale na wa funny faroole Madaxweyne maha:D It's the other way around, the old man is talking about qabiil, the young one is talking about bureaucracy. Watch the thing first.
-
Xaaji, Abwaan is right, you overthrew the government and left the rest of Somalis to pick up the pieces. This was highly unprofessional and to be honest very bad!
-
It's an excellent debate.
-
Madaxweyne kuxigeenka oo la kulmey madaxda JPLG 23 Jun 23, 2012 - 8:16:32 AM GAROWE ONLINE Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta 23 June,2012 ku qaabiley xarunta madaxtoyada Garowe madaxa barnaamijka Qaramada Midoobey ee horumarinta degmooyinka JPLG Mr. Patrick Duong. Joint Program Local Government ‘JPLG’ayaa waxa uu ka shaqeeyaa 7 degmo oo Puntland waxana ku bahoobey shan hayadood oo Qaramada Midoobey ka tirsan waxana ka sokow horumarinta degmooyinka qayb ka ah xukun baahinta ,dimoqraadiyeynta iyo weliba maamula wanaaga. Kulanka dhexmarey labada dhinac ayaa waxa goob jooga ka ahaa saraakiil ka tirsan madaxtoayda halka dhinaca kale fadhiyeen Anka Kitunzi madaxda farsamada barnaamijka JPLG,Maxamed Ali Nuur agaasimaha qorshaynta ee wasarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose iyo weliba Faridah Kariimi iyo Nasro Islaan oo iyaguna ka tirsan hawlwadeenada JPLG. Habsami u socodka barnaamijka horumarinta degmooyinka Bosaso ,Qardho ,Garowe ,Galkacayo ,Eyl ,Bander Beyla iyo Jariiban oo ka socda magaalooyinkaasi ayaa laga wada hadley iyo weliba baahida loo qabo inay laga war qabo hawlaha ay ka fulinayaan hayadahan deegaanada Puntland. ‘’Qaabka ay shaqadu u socoto ayaa laga wadahadlay waxana uu ahaa kulankani mid labada dhinaci isku weydaarsadeen afkaar kala gedisan ugu danbeyntiina fahan guud oo mideysan ay ka qaateen’’ ayaa waxa yiri Afhayeenka madaxtoyada Puntland Axmed Cumar Xirsi kadib kulankaasi.
-
Xaaji Xunjuf;844466 wrote: Oke what ever you i have no time to argue WTF. Xaaji are you ok? :eek:
-
Aaliyyah is maaaaaad. Taleex Media Online and GalgalaNews are now one of the most pro-Puntland media outlets, I wonder how they came to their senses, could I have been right all along?
-
Definitely but Abwaan needs to be taken care of first, he has been stressing a lot for these past years, it's time he gets a beach front property in Hobyo and maybe a ranch in Wisil.
-
I agree. But they will not be drilling in Sool, it's nearer Garowe so not a disputed territory we are talking about.
-
Not yet. But they are drilling in Nugaal in September, they revealed that this past week. Watch this presentation.