Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Arsenal iyo Liverpool wiligiin sidaas u nac nacleeya looool 5 and 6 ayaad wiligiin sidaas ugu farax sanaan doontaan for the next 5 years trust me... As for my Blues! we are in the rebuilding proccess and now that Essien is back in the middle, we will see the results of all the big club re-match... I hope we buy the Willian kid from Shaktar and we should be in business again loool... Torres haduu hada wax noo tari waayo, Waa in aan iska gadnaa! Wax Liverpool laga sooqaatay oo faa'iido leh wili ma arkin runtii... Wareer Badanaa!!!
  2. Sheekooyinkii bacadlaha iyo naagaha dukaamooyinka make-upka lagu gado miyaa hadana keenteen? Guur ninkii rabo ama gabartii rabto haraadsadaan.. qofwalba dooq buu leeyahay oo dooqooda ha raadsadaan... Bajaqdii dooqeeda cirka geesato, siduu MMA sheegay oo kalena, iyadaa miig camal usoo dageyso one day... Galowgii raadsado gabar oo ah kuwa uu filimaadka ka fiirsado ama buugaagtana, asaa bololaayo..... Bajaqda dhaheysay guurka banaanka oo shisheeyahana ayaan taageeraa, taada lee u hadal not all Somalis feel the same way and like Aaliya said, is not as easy it looks at first.... is hurgufa oo meesheeda kawada catarabashaqa! PS. To somjam, We are not arabs! so your BS is not about us Somalis.. go take this to the arab forums qashiin yahoo.... Wareer Badanaa!!!
  3. Maasha Allah walaahi this is such a good feeling! Just look at the fans, there faces! dadkaan dhibka ee ku jireen mar dhaweed iyo hada ma islaha... ilaahoo wadankeena nabad noogaga dhig.. Walaahi I wish I was watching these games.... MMA, labo jir xaafada Hodan soc soconjiray oo shaxaari ahaa waa laga sheekeen jiray.. Ani sheeko caruureed aan u qabi jiray..Ninkoo cilan ahaa oo kabo ku luujiteen jiray ikwatoore ayaa kabacdi lagu sheegay.... Showqi loool abaa MMA naga qabo nooh.... abo jir anoo ah aan teerabuunka lug ku tagi jiray oktoobar kaste kulahaa!!!! Yaaqshiid ayaa leh koobkaan... Wareer Badanaa!!!
  4. Maasha allah!! ilaah nabad igu gee xamar wili gaar ahaan xaafadeedii Hodan.... MMA and Showqi, saaxiib labadiina waayeelo ayaa tahiin runtii lool lugta aan iskool banaadir hoose dhexe ku tagi jiray ayaan soo xasuustay maxaa yeelay, meelo badan oo aad tiriseen ayaan sii mari jiray... inkastoo labadiina aan wax badan idinka yarahay oo aana wadanka joogay markuu dagaalka ka dhacaaye, hal masaajid oo gadhaashiin ladhisay (1987) ayaa jiray oo loobaxshay Cumar Binu qadaab...Taleex ayuu u dhawaan sidaan filaayo lool...weekiyo aa tihiin runtii.... Wareer Badanaa!!!
  5. Haye hee wili tartanka masocdaa? Ani qof aan ugu shubo aan wili is weydiinaaye maal mahaan.... nuune niikiye sanadkaste in uu tartanka ku jiro oona markaste laga raayo xaq ma aha.. Ibti iyadana waaba ugu shubi lahaa laakiin siyaasiyaasha ururkeeda fund gareenooyo ( Val, juxa, Bless..ext..) aaba cabsi igashay... Sisterhood aka "gacan soke yaasha al-shabaab" amee meeshaan nagu qabsadaan hee!!! See yeelnaa yaaqee? Kolee aniga waa iska sugaa oo kaanbiyada danbe aan tuuranaa..la i qanciyo waaye horta.. Wareer Badanaa!!!!
  6. ^^^ Kir! "fiiri" kulahaa lool dhoorahaa tahay maxaan dhahaa.... Raula waa lagu salamaay maraxee!!!.... Wareer Badanaa!!!
  7. ^^ No he was reer waqooyi... Ngonge sxb kan ookalena ( caano Geel) ma idinku jiraa sxb? qashin fooqul qashin.... Ngonge, adiga iyo ninkaas ka waalan ma kala sheegi kari.. Sidii baabuur (gaari) lawado oo kale ayuu marba marsho kuu gashay sheekada oo uu kuu badalay Ayaad adigana iska wadaa maskiin.... Next time Marduufka Jaadka ku dharbaax... Wareer Badanaa!!!!
  8. Abaayo Walaashiis Yarta Faxda Xariifada Macaanto Ditooreeso Ma wadaa? Wax reer magaal ah ma idinku jiro... "Walaal" so boring and formal uff........ Wareer Badanaa!!!
  9. ^^^ lol Long way to go sxb.. Liverpool is done for and I really don't think they will be back in top for the next 4 years iinsha allah... Ngonge haduu na dhihi doonaa "Lucas ayaa maqnaa!" Zack kawaanka ayee Chelsea saaran yihiin tomorrow lol a must win game bud!! Valencia in maraqooda lacabo waaye or mr AVB ayaa maraqiisa lacabaa lool... Wareer Badanaa!!!
  10. ^^^ Adiga May markii lagaaro, xisaabta ma kujiri doontaan oo waad ogtahay.. Marka waa runtaa maxaadba ka sugi May lol... Wareer Badanaa!!!
  11. Waraa Nuune see ugu fasaxday ina Xunjuf iyo Jaceel baro in ee Sportska wax kusoo qoraan ama soo dhajiyaan? Wiligood garoon banooni ma galin ama buuma xitaa ma xiran markaas ayee kooxyo baadiyaha lugu sameeye noo soo dhajinaayaan..... Hargeyso, Burco iyo Boorame lee banaadir lakeeni jiray si loo jiid jiido markaas ayee dhulalkale oo waagaas jirin soo dhajiyeen... Meeshaan Waa only for sports oo aan siyaaso ama dhakac dhakac qashin la socon yaah!!! so take this qashin to the politics side... Mar dhaw fiirsha lee..Puntland oo tirsan ayaa isa soo tafaayaan...loool saan maa wadeenaa! Reer Somaliland oo UK ama carabta joogaan aaway? oo mee wax dhar ah u diraan? koox dhan oo gobal usafan ayaa laga soo aruurshay biibitooyinkii shaaha looool funaanad Orange eh soo xuro ayaa lugu dhahay lol.... Wareer Badanaa!!!!
  12. We will see what you guys be saying in May iinsha allah... DL is a good defender Nerf... but I wish he played DMF till essien gets back.. Liverpool will not make it to top 4 this year so I don't know what you guys are happy... Chelsea will finish top 3 but I don't if we are that strong to win anything this year lool... Wareer Badanaa!!!
  13. ooooooooooooooooooooooook!!! who are these people? (Goldcoast, Urban and positive) and why is everyone so formal in here now? Meeshaan dhan boring ayaa ka dhigteen! qofwalba ditoor ama ditooreeso camal intaad wax usoo qortaan ayaad kaftankii dhan dhan diriishada ka tuurteen...... MMA oo aqyaar run noqday ayaan u jeedaa iyo nuune oo libiya ka sheekeenaayo.... Koolkat oo maskiin noqotay oo meeshaan dadka kala dajineeso xitaa waa u jeedaa!! see wax noqdeen? KK aaway... Admin is trying to take things back in the days when we use to give awards to everyone loool waxaas waa laga duqoobay ayaan filayaa hada lool dadkaan meeshaan shaatiyadooda waa wada qarxeen oo hada waxa inta lagu qoro is like email loool filin cusub manoo bilaawdaanoo yaaqee..... War qarxiskii iyo is rif rifkii ama foorjadii ama kaftankii soo cesha ee naga dhaafa sheeko caana shaaxa iyo luubaanta!!! Wareer Badanaa!!!!
  14. We will.... Somalia has a really good team this year.. Wareer Badanaa!!!
  15. ^^^ xamar oo dagaal hadeertaan dhaweed ka socday ayaa sidaan u eg ka waran markaas bee hargeyso iyo banaankaas kale soo ag dhigaayaan oo dagaal ka dhicin for 21 years... Nuune, I'll see you there man aniga waan socdaa abaa.... Wareer Badanaa!!!
  16. Libya becomes the new somalia and it will be ten times worse than somalia with their oil. Libya was destroyed by the west because of greed and pure capitalism. JB sxb ilaahey ka cabso ee wiligaa qof dhintay oo marxuum ah wax xun looguma bishaareyo. Ilaahoo muu ahaado qof xun oo aad taqaanay because ilaahey waa qafuurul raxiim. Danbigiisa dhan waxaa laga yaabaa in loo cafiyo.... your not the gudge... Nuune sxb khadafi at least si ragnimo ah ayuu ku tagay unlike Saddam uff.... Iran is next...or maybe Siiriya loool Wareer Badanaa!!!!
  17. Diinta ayaa laga helaa morals. Qofka aan ilaah aqoon diina heysan waxee rabtaba hanoqotee, morals micnaheeda aqoon uma laha xayawaanka ayaa dhaama Wareer Badanaa!!!
  18. Well done Liverpool is about time! S. Gerrad is the heart of this team for sure... Liverpool looked so much better with him in that middle.... Warerr badanaa!!!
  19. Aaaboooo!!! hees hadii la isku waabsan karo, intee ka dhacday! wiji iyo indho fiiri meeshaan? qoftaan hadii raadkeeda gadaal loo daba galo oo historygeeda la baaro waxaan hubaa in ee aheed ciyaal hurwaa Toronto isuu qaxday oo ka dagneed Jamestown ama Dixon 4sure!! KK sidaan maa fuley u tahay? saan hadaa biiq u tahay maxaa u sheegataa in aa ka timaaday banaanka? duur aa rabtaa in aa guri ka dhisatid maama kileelee meeshaana waa ka cabsanee loool ilaahoo qoftaan meel mugdi ah ha iga soo hor bixin... Wareer Badanaa!!!
  20. What's going on here? Saan maa noo danbeesay? Wareer Badanaa!!!
  21. lol@ Zack... Axmed Ina Jaad nin la baxay qashin waa dhaafay kaas abti... Duqa to answer ur Question, I HATE FEMALE BOSS OVER THE AGE 45! why? because asbaxdoo ayaa hada gacanta ku qabsatay meel xagaan ah.. "nacalad haku dhacdo" saan u dhaheenay sidii in aan anagaba waayeel nahnay, "N" dii ayaa naga dhamaatay...... Wareer Badanaa!!!
  22. Ilaahoo u naxariiso... Walaahi heesaheeda mar ala markaan maqlo jiririco ayaa igu jabta... I have never felt this sad for any other singer that passed away in the past... ilaahoo u danbi dhaaf... Faddumo Qaasin fanaanad ka weyn bee aheed runtii. Waxee aheed iftiinka dadkeeda iyo umada soomaliyeed oo dhan. ilaahoo u danbi dhaaf.... Wareer Badanaa!!!
  23. Carell waa qashin waraa bax inta usoo jar marka hore kaas.... qashin players intaad soo xaabsateen ayaad u qabtaa in aa aadeysid meel.. Charlie Adams shouldn't be playing for a team like Liverpool and so is Carell.. Ill bet you anything that he will be droped from the national by next game and he won't make it to euros..... JT scored a spot kick!!!! thats a sign of luck right there!!!!! looool Frank Lampard maskiinka Jiq ee ku tahay baryahaan and is about time.... Barca filinkooda waa la fahmay ngonge, dhexda hadii laga qabto oo iyaga weerar lagasho wee u dhamaatay and Valencia just exposed them to the rest of the world..Everyone took notes... Wareer Badanaa!!!
  24. ^^^ it was for sale.. buy one get 7 free looool... horta waxaan ma xalaalbaa kaalay? yaa la yimaaday waxaan qashinka eh oo halmar kun qof la isku daraayo... meesha suuqa xoolaha eeba ka dhigeen seecamal? JB adiga miyaa umadaan ku ma hershay 4 marduuf iyo koonbo kooka cole eh? Wareer Badanaa!!!
  25. This is and excellent Idea...Iinsha allah it will remind me my Libooya Somalia days in 1991 loool.... Im walking baby!! me and my little boy with our Chelsea kits on looool.... Wareer Badanaa!!!