Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. heesa wadane oo calan noockale la lulaayo bax raadi hee!!! loool heestaan qatar waaye laakiin filin kaabooy camal bistoolada qof wato aa kujiro oo dadka in ee sii fiirsadaan u diidaayo aan u maleynaa...lol... Wareer Badanaa!!!
  2. heesaha ma aha wax hurdada keenaayo ee waa qofka heesaayo!!!! wax kaste in laguu jilciyo miyaa yaaqee? Wareer Badanaa!!!
  3. ^^^^ Iyaah warka isii!! Aaliya hada in aa heesihii hurdada inta noogu soo dhajisid maa keentay? Wareer Badanaa!!!
  4. loool@ Aaliyah Adiga in kaban laguu garaaco waaye yaaqee... Waxaan makugu soconaayaan yaah lool I like this wax fake ah kuma jiraan... waa ciyaalka xaafada ragaan oo iska baashaalayaan.. hadee english meesha gilin lahaayeen bee xumaan laheed laakiin sidaan caadi waaye.... Laakiin ragaan ogahay aa waxee dheheen "abooto dhacnay iisha ilbuunee!!!" markee videowgaan arkeen looool Wareer Badanaa!!!
  5. ^^^^ HAhahahahaha walaahi ninka kili aan Liverpool ka fiirsan jiray buu ahaa bortaqiiskaas!! looool cajiib! maantana Chelsea funaanad uu xiran yahay loool..... Liverpool hadee u ciyaaree old English style loool run and kick.....Jiiiq ha idinku ahaato.... Wanger wuu is xoreeyay markaan laakiin Arteta ma ahee inta kale wax ee u taraayaan majirto..... Ngonge, sxb Chelsea isbadal ayaa ka socda waad u jeedaa odayahoo badeecada sita! Last year Man city kadaran ayaan ku bilownay oo 6-7-5 goals ayaan dadka ku dhufaneyne loool hada marka Man City waxa ee isku heyso waxaan arki doonaa markee all 4 comp' ee ka ciyaaraan lol.... I still say Man City will finish 3rd.... Chelsea 1..... Zu, Banayoun ayaan idin siinay nooh.. wax waan idiin quurnaa anaga waad u jeedaan.... Wareer Badanaa!!!
  6. ^^^^ looool maalintaas aniga labo wax ayaan xasuustaa.... 1-0 for north star and the first time I have ever seen the Somaliland flag walaahi.. i didn't know what flag the fans had and their coach loool Ngonge almost all the guys in the photos are very old now man... We played 2004 the opening game lool Ottawa vs North Stars... Norf asaga bench ayuu ahaa marka tirada uu xisaabsanaaye meesha uu ka keenay ma aqaan.. Heesta calanka Somaliland ayaa la baraaye waagaas on the bench looool 3-0 kulahaa u maaad! Wareer Badanaa!!!
  7. ^^ Arsenal haka hadlin waraa iska dhaaf...Meedka lagama hadlee... Chelsea making big moves in the transfer window.. I love all the young talent AVB is bringing in yaaqee... Lukaku, Mata, ulises Davilla, Romeu Vidal ext... and we still have Alvaro Pereira and Modrich!!! ceesh caleeeeeek!!! Wareer Badanaa!!!!
  8. Waraa A-Khadar! jagada aad i siisay waa qaarijis!... Wasiirka ciyaalka xaafada maxaa waaye? ciyaalka xaafada kuligood darbi jiif waaye iyo kolo dhuuqyaal... yaa qaarijinee? Ani waziir oo wax waabsanaayo in aan noqdo aan iska rabi lahaa..calaashaan intaan kabaha meel iska saarto oo la ii luujiteeyo nooh... Qori xabaalan sababta ee wiligeed gabar madax weyne u noqoneen makasee? marax yahoo xabaalan! war qarashkooda aa iska badan!!!>..... Meel hadee meeting ku leedahay waa in laga fikiraa Huruudeeda, cilaankeeda, catar keeda, burakiyeerkeeda, labiska hoos iyo kan kor, kabaheeda, bulakaati iyo dahabkeeda ext..... marka maalin kaste sedex ama afar jeer yaa waxaas ka bixi kara? wadanka dhan dhaqaalihiisa kilkilahooda uu ku dhamaan lahaa iyo catar baquurkooda!!! jileeca jooji iskoronyo waaxid!!! Wareer Badanaa!!!
  9. ^^^ loool meeshaan markaad imaaneysay gabar yar ayaad aheed ma'ahee saacadaan Laas caanood ayaa guri villa ah ku lahaan leheed intaan kugu qabto! loool AAAAliya tanag yuu walaashee... VAL, Ramadaan waaye calaashaan miyaa iisoo dhaweesay mise VAL bina aadanka dhiigooda oo faleebo ku jiro ayaa suran? see wax u jiraan? looool asxantak mugoo....VAL jaceel baro waagaas somalia hope ayuu ka lahaa in ee wadan noqon doonto laakiin suu usugaaye ayuu daalay oo uu calankii Ciraaq lasoo baxay lool...Reer Baro asaa u qayilay... nuun, Wax aad qortay oo aan jini jini aheen miyaa jiro saaxiib? 3 qof inta ku jirto bas ayaaba aqrin karaan inta wax aad qortid.... Jowqi lool nuune in uu meeshaas ka niikiye shaki maa kaaga jiro lool... bunkaada sxboo ha qarsan lee nin buneesi raga ka qarsado waa xaasid! Wareer Badanaa!!!
  10. Waraa xaafadaan siigaale waaye wah! Hodan dhan maxaa loogaga dhigi waaye? kor dhan ninkaan ma aadin... Yar hada ka imaaday ayaan Toronto isku aragnay MMA, wuxuu dhahay siigaale ayaaba ugu roon oo wax taagan laga arkaa hadaa Hodan gashid... meeshaas waxaa loo baxshay uu dhahay "Burma" loool Qalbiga ayaa i xanuunay markaan arkay suuqii siigaale oo dhulkiisa hoose la qotay.... Wareer Badanaa!!!
  11. ^^^ lool waraa calaacalka dhaaf... Arsenal will finish above Liverpool anaa taas kuu xaqiijiyay they will finish 4th... 1. Chelsea 2. Man City 3. Man U 4. Arsenal 5. Liverpool 6. Sunderland Wax is badalaayo malaha.... Arsenal needs one or two players bas Man City will have squad dhibaato iyo playing time Chelsea must get a Midfield playmaker Man U has no defenders Lets get this going again! Wareer Badanaa!!!!
  12. loool KK mukulaashaan maskiinta eh yaa madaxa ka dharbaaxay? asxantak aa lagu dhahay cadee.... soo dhacyee markaan maqlay wax waxaa ii sawirmo oo building kasoo dhacooyo loool... Ngonge loool Chelsea Sanadkaan will finish top sxb haka walwalin loool always above beerka dhiiga lool... Nina dadkii hore waaye! meeshaan qoftaas ee u baahneed mar hore loool gabarta walaashee hala iisoo dhaweey aan idin dhahay.. looooool Showqi!!! MMA aqyaar bajaqda lagu qaarijiyay yaawaaye? odaygaas aboorka noqday haduu fara badne camal 100 dhaldhalaa!! loool Warka isii abaa yaah! arooska yaa ka atoore ahaa oo kala waday? nuune? kooxdee ka tumeesay? Gacaltooyo? warka isii nooh? adiga wax luf luf eh maka soo heshay? gebesaar xitaa masoo jiiday? Wareer Badanaa!!!
  13. ^^ Ramadaan Kariim sxb... Cunug yar sawir eh aa isku qarisee? lool calaashaan wili waa is heystaa maa kawadaa? maxaa i dhaafay cabdoo? Wareer Badanaa!!!
  14. ^^^ Maya Maya!!! saaxiib dad tabar yar aan ka dhashay koow dheh, waa kutuugaa "gogol" shaan la sheego oo dadkiina banaanka sameeyaan ha iidhigan!! anag lacag kuus eh hadee meesha timaado goosmo aan shaqo ku leenahay.... Mabrook yaaqee! qofta yariis miyaa? baliil miyaa? Iqari,idad miyaa? farshaxan mid lagu qoray miyaa? warka isii abaa!! Mise midoo aad TV kolor la'aan aad ka fiirsatay oo laguu soo xawilay waaye? Sxb hadaan soo diraa hadiyadeeda luuqa lee iigu soo baaq nooh!! Norf camal dahabshiil wax masoo dhigo, accounts aan shaqo ku leeyahay..... caadi waaye sxb baryahaan laacibiinta aduunka dhan waa cuslaadeen nuune xitaa waa u jeedaa uus uu la baxay!.... Wareer Badanaa!!!
  15. Abtigiis loool waraa adiga horta wiligaa dagaal lee maa ku jiree? soobax Brazil national team aan ka sheekeysanee now since ee soo cesheen sxbkee Dinho loool TVna waa soo gatay waa la iisheegay oo Colour eh mise NORF warkiisa waa been lool.... lakum diinakum waliya diin baa la dhahay saaxiib... Somalida haduu laga roone ku jiro, maxaa ugu diidee gaal? lool Abti baashaal yaaqee ee umadkaste soo dhawee hadii eesan dhib kuukeeneynin nooh... Wareer Badanaa!!!
  16. looool I can't believe you guys!! Maxaa wixii hore usoo qufeysaan kaalaya?? Ayuob JB qarxiska ka dhaaf.. Ninkaan siduu ciyaalka xaafada u ahaa ayuu halmaalin asoo marqaansan intuu meeshaan noo soogalay ayuu wuxuu nugu bilaabay in uu dhaho "wadhdee inamadiina iyo inantiinaba jaw! baa la idin yidhi!...ma anaa la socon jidhnay laangaab iyo laandheer!" anagana ma ka waalin oo kistoo jaad oo uu taqsinta ku adkeesto lee usii dhiibnay loool.... I wish everyone was outgoing and fun loving like we used to be back in the days looool I guess after so many years, people do change and we have all changed " I hope" lool Wareer Badanaa!!!!
  17. Chelsea!!! Chelsea!!! Chelsea!!! Chelsea!!! Chelsea!!! Chelsea!!! Wareer Badanaa!!!
  18. ^^^ loool waraa you know Arsenal will finish 3rd saaxiib and waxaad u qabtay in aan iska kaftamaayo markaan saas ku dhahaaye yaah lol I know Arsenal better than you sxb adigoo waxba ka aqoon kooxdaas ayaa masar kooda hoo iska xiro lagu dhahay..... anyone who know football will tell you that wenger will not win anything with this team. I really think Arsenal has the best Midfield in the PL when healthy specially when the line up Nasri, Wilsher, Fabregas, Willcot and Song in the mid... laakiin your coach knows only one formations and plays the ball only in the mid! just because you have a solid team doesn't mean you could use ur only strength every time.. This guy comes to every game with the same tactics with out knowing the other teams style... They always wanna play thru the middle and every team in the world knows that now... As for my Team Chelsea, I said we will finish on top of the gooners because I know we had our bad moments and that we would be finishing strong. We have the talent and form now and we are healthy finally... We have a much better defense and a much much much better keeper loool and to top it all, we have easy games left for us lool.... loool waagaan waxaan qoraaye Zu wuu ila yaabaaye iyo BOB loool... Hadee boolooyinkaan aad taageertaan rag yihiin, haka reeyaan Man U lol I really think Man U will win this game 3-0 but waan idiin soo duceyneenaa iinsha allah looool.... Wareer Badanaa!!!
  19. 50 million ee qasaarsheen walaahi... Cunugaan bajaqa eh oo qoorta dheer leh markee noo keenayeen, ma garan waayeen in ee noo dhisaan midfieldka? Ganso, Neymar iyo Lakuka ayee ku heli kareen 70m shiiidh... I think Carlos will be fired and Guus hiddik will make his return this time and for good after 2012.. We need to rebuild this team and take out everyone in the midfield aan ka aheen saaxiibkee Essien.... waxa kale dhan waa qashin specially Malouda and Lampard they have past it... Torres is useless with out a play maker but I personally wish that we got luiz Suarez than him walaahi I'm not a fan of Torres.. We have no attacking force and midfield but hopefully this will all change next season after we buy some top class players looool..... is time to use some money lol... NORF abti Chelsea sanadkaan tacbaan ee ku bilowday laakiin I'm glad now because we will have some fresh young talent who will replace odayaashaan dhamaadka ah and we won't end up like AC Millan looool... Wareer Badanaa!!!
  20. NORF, sxb carabta sidaa u joogtay ayaad waxaa noqotay dhoore! lool... waraa I know you know football well and that you love players like David Luiz so stop the show. This kid is the best CB in the league today and the world agrees to that. laakiin Liverpool fan who think Lucas is a starting 11 player ayaa wax ka sheegayaan top class players... Maba taqaantaan quality ee maxaad farta u fiiqeysaan? where the hell is A&T when you need him! Wareer Badanaa!!!
  21. After watching today's games, I have to be honest that it felt as if the tournament just started because the teams looked really good. Madrid came to play vs the Spurs and knowing Mourinho, he came with solid game plan which killed Tottenham even if they had 11 men. However the shocker of the day was Schalke 04 and how they played way over expectations loool they shocked everyone today. They showed the reason why they are in the quarter finals and became a serious threat to everyone. Chelsea has to win by two goals tomorrow to make things easy for us. I'm glad we have Alex back and that means Evanavic goes back to his right back position. Lets do this Chelseaaaaaaaa!!!!!!!!!!!! Wareer Badanaa!!!
  22. Waraa OZ i would take Gerrard!... He could do what ever Lampard can and more.. Not only he is the younger player but he has a bigger hard than any other English player even JT.... I'm a fan of Gerrard... Wareer Badanaa!!!
  23. Somalina see aniga iyo adiga isku xaafad u noqon karnaa? bajaq yaasha ila dhigan jiray iskool banaadir hoose dhexe maa aheed? oo jalaato raqay ama tii kareemka igu tuugi jiray? loooool Dugsigee soo dhigatay? macalin gadaf mise macalin cabdulqaadir?...... Qof taleex daganaa oo aan aqoon macalin gadaf ma jiro loool... maxaan filin kaabooy ka fiirsanay shaleemo ikwatoore.... naga tag xasuus aa nagalisee... Wareer Badanaa!!!