Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. OZ let it go sxb... I hate Man U but I have respect the style and the way they play... Lukaku will take over this weekend's games and Chelsea young boys will get things started for us thanks Ibramavic.... BoB xaguu ka dhacay? aaway dadkii alalaaska badnaa mar ala markee Arsnal reyso? looool Wareer Badanaa!!!
  2. Lee Burco iyo Xamar maa hada la is ag keene? ilaahoo uusan atoore baadiyo "Google" nugu baran.... Wareer Badanaa!!!
  3. Sayid, farxad wanaagsan horta sxb walaahi waa wax lagu farxo waxaas... laakiin aniga markaan aqriyay titleka waxaan is dhahaaye sayid wuxuu nala socodsiin doonaa laami cusub oo laga dhisay qardha or school cucub ama musha biyeeri oo dadka, gaarida iyo ugaarta kala saaro..... loool waraa maamada hoosta ka gal aan ku dhahay aduunka wax la mid ah jaceel hooyo wiligeen ma arki doono.... Wareer Badanaa!!!!
  4. ^^^ meeqa buug ayaad qori kartay makasee? JB ayaa inta kujiro oo lagulama yaabaayo adiga looool Wareer Badanaa!!!!
  5. ^^ dhidid kulahaa.. Miinadii ee isku qarxin laheedna hoos ee ka xiran tahay calaashaan rajasiin camal nooh... Ilaahoo eesan nagu neefsan qoftaan!! MMA kaalay, qoftaan saan u eg see dagaal ugu jirtaa? gabdhihii Beerdilaacshe uu ugu yeeri jiray "suxul baruur" ama boonxirsi dhihi jiray "xam xam" eeba u egtahee... haadaa bilcaan for niggaz in the 70! loodkaada loool... Wareer Badanaa!!!
  6. Lampard waqtigiisi ayaa lagaaray... The game was good and Chelsea lost but didn't look dominated.. The score will look as if Chelsea got out played but it was one does games where the other team finish their chances and you don't... Torres Finally played well and he will break thru soon, Raul was great and I think if he was on with Mikel, things would have been different... Man U is the best team this year and is gonna be hard to get the title back from them... Liverpool goormee iska qaban doonaan King Kelly Bajaqa! ufff Wareer Badanaa!!!
  7. taas been waaye... Aniga Dooliga bas ayaan ka cararaa.... JB I might be in Hargeyso soon duqa.. markaan soo galo ayaan kuugu imaan doonaa Officeka aad iska fadhisid oo aad shaqada beenta ah ka qabatid loool... is diyaari ayaan ku dhahay lool.... Wareer Badanaa!!!
  8. ^^^ We will! and Somaliland calanka ciraaqiga ayaan ka dhigeenaa waxaana ka taagi doonaa xidigtii cadeed iinsha allah!!! looool Wareer Badanaa!!!
  9. ^^ good point Somali!.... iinsha allah that will happen sooner than people think... Wareer Badanaa!!!
  10. Drogba is back!!!! he will play on Sunday and David Luiz too ... Man U will be tested this sunday I don't really see them beating Chelsea.. It might end draw but this will show everyone how strong they are this year...lets see how the new kids in the back defend Drogba and co loool... big test for devi boy! is time to bully them and we will do just that..... Wareer Badanaa!!!
  11. looool@ LST... Adoomoo ani garoowe tuuladoo banaanka kutaal lee u aqaanay..amee magaceeda ka wadaa "caana garoor girl"....loool MMA, LST filinka uu keenay ma u jeedidoo? caalashaan caana garoorta ii dhaaf camal nooh hadii kale Garka aan kaa garaacaa uu keenay lool.... atoore baadiye atariisho horkacay, filikiisa uultimadii sida uu ke dhamaaday u sheeg abaa lool.... farax Brown, Joe sawirkiisa intaad soo taba caareesay, ayaa isku maleesay nin hadal macaan yaah? suuro aaba keentee seecamal abti? laakiin haduu filinkaan Malika maraayo, kuwad aan ku dhahay abaa.... Malika, joe haduu kugu soconaayo, gebdhihii 1999 shukaansiga wiidada ah lagu bilaabay in aad tahay shaki kuma jiro!! Wareer Badanaa!!!
  12. "Garoowe"Girl your the only girl that has her name with the city she is from loool qofka uurka ka jiran wiligood ma qarinkaraan waxa ee uurka ku heystaan lool qoftaan magac magaalo am,a tuulo la baxday oo dadkale qabiil iyo baqti dadka kale ku eedeeneysa fiirsha... Atirisha go back to Snet if you believe the ish bajaqdaas garaawe la dhahaayo ee aaminsan tahay.. Wareer Badanaa!!!
  13. Zack Stoke is not an easy club to beat sxb.. They play nothing but defence and they will finish middle of the table like they always do.. Liverpool is an average team to me walaah.. all these british cadaan players will not beat top teams and I don't even see them in 5th anymore.. I still cant believe they paid adam for that much money uff.... Chelsea needs a play maker and with out someone solid in the middle, I don't think we will win anything.. I just hope no one in our back line gets hurt again.... Teams like Man city or Barca will controll our midfield if we play them and thats gonna expose us to the rest of smaller clubs... I still see Chelsea above Man City and that Only Man U is our worries... Wareer Badanaa!!!
  14. Chelsea ayaa leh koobkaan this year.. I just hope we get a solid play maker so that we get a chance to win the CL too... Chelsea is getting younger and alot more skilled players and Roman is finally listening to others. Liverpool will ot beat Stoke! I have 100$ on this lool Wareer Badanaa!!!
  15. Chelsea will beat MAN U in two weeks time and we will show the world our strength.. I like the fact that we are underdogs this year and I hope it goes on like this till next year lool.... Man City is the strongest team squad hadii la fiirinaayo laakiin Chelsea is the most experienced team and very solid in every possition.. I just think we should get a solid play maker in the transfer window. Wareer Badanaa!!!!
  16. Aaway LST! sxb meeshaan Dhadhaab miyaa hada kaalay? maxaa waaye qaxootigaan tirada kabatay oo aad nagu soo afuufeesaan? hadana wax iftiimaayaan ma ku jiraan lool dad shidan maku jiraan kooxdaada wiidada aan u maleynaa because dadka cusub dhan dad aan aqaan dabeecadooda ee leeyihiin.... MMA iyo Nuune u *** gurmad yada cusub hada kabacdi oo imtixaan kasoo qaada befre they join us in here man!.... meeshaan JB ayaa xaaran iskaga heysto oo laga fujin la'yahay ee at least u keen qofkoo iska kuleesto.... Atariisho wlc waxaad heysidna barxada soo dhig! shiixa dhaaf iyo formal formalka we hate formal people here so be your self!!! i'm ina baqti lagde by the way oona ku magac gaaban "xaax" Wareer Badanaa!!!
  17. So Jaariyad = Booyeeso? Ilaahoo nuune yuusan somali iga badin... Alpha sxb awguuriyo horta! laakiin saaxiib hada kabacdi Barxadaha SOL intaad timaadid ha dhihin waxaan oo kale... Nin weyn oo dhahaayo "waa aroosaa ha la ii mashxadaro!" waa ceeb!! qamaam yahoo madaxa canbaha leh... Hadhoona maxaa sameendoontaa? sidii doqontii camal arooskaada ka hees hee.... Wareer Badanaa!!!!
  18. "baalweynta yaa lagaa boojeenin, Bacda dhuuqsoo!" VAL, waagii meeshaan shaaska iyo fasaleetiga bajaq yaasha laga dafaaye ma joogin miyaa? hadii joogi laheed waxaa maqli laheed KK oo gebdhaha dhan ku dhaheeso "naayaada baatigiina dhuuqsada yaa la idin ka dafinee"... looool VAl, wax weyn ayaa hadalka ka raadinee yaah lool rabshoolee waaxid... bacdaa dhuuqo (xajiso) yaanan kunka (baal weynta) lagaa boojeenin (xadin) loool usii jilci "say walaahi" crewga adiga marka.... Nuune, sheekadaada ka'kac waaye! erigoo meesha ilfuur kugu ahaa aa ii sheegay... waxaas dhahay "widaayo asbaxa niikiyo oo saaxiibkaa eh intuu buunshaheega iga marjiye ayuu gebertii gariir u bilaabay..laakiin waa dhiiqooyay" Wareer Badanaa!!!
  19. OZ come on man! the man is much better now than when he was at Porto! and plus AVB had better younger players on the bench that he could have used so he sold miereles to buy more players it wasn't much but it helped him to get rid of another older player... I really think AVB should give the kids a chance... Use Kakute and Sturidge Liverpool will close the season in 6th place I called this out now loool Wareer Badanaa
  20. intaad marqaantid lee ha isloowin oo haku dhexheesin heestaan rag marqaansan oo maxamed mooge heesihiisa ku dhageysanaayan calanka ciraaq hoostiisa.... Tacsidaada markaan maqalno. anaga intaan sedex dooro ku qaleenaa oo dhihi doonaa "ninkii JB ahaa ilaah aa bacdiisa dhuujiye" meeshaan lee fiiri! kan reer waqooyiga titalka qore keewaaye? adigaa abaa? war waa " waa buubaa badaan galaa!" waan buubayaa kulahaa looooool "badaan galaya" lool carabka ilaaheey faashad ha idinkaga duubo! Wareer Badanaa!!!
  21. looool@ nuune.. sxboo almost 5 years ayaa kasoo wareegatay waqtigii aan baastada meeneeska kuugu qarin jiray lool ilaa iyo hada ma iga daba wadaa?? wadaadoo hakugu dhaco anaheenee.... Waraa next summer waan ku sugooyaa marax yahoo loool... Val, many years markaad dhahday, waayo waayo aa isoo xasuusisay loool Aaliya lool your somali is really good now than before maasha allah... must be the somali songs loool Wareer Badanaa!!!
  22. ^^ JB saaxiiboo BoyFriend #2 Hargeysa in ee ka socoto waan maqlay laakiin ii jilci saaxiib! Adiga filinkaada maxaa waaye? Baryahaan waan kaa soomi weynee! Wareer Badanaa!!!
  23. Yaree waxaa lagu dhahay "probablygaada ayaa uus leh!" qof aan kaseen "Kaban" xamari iska dhaafee somali xitaa makaseeso.. Aaliya yariisee I like you but somaligaan tacbaanka eh hadii aad laamiyada rabti in aa la wareegtid, kistoo buug iyo qalin laguu dhiibo waaye lool.... VAL! abaa danta aaba igu qasabtay in aan ka wareegsado fiirsashada heesta dhan nooh! Duwa Bistoolo music maba iskeenaan seecamal..Nuune camal in aan niikiyo aan ku siktay yaaqee.... Khadar, adi biribaati noo fur oo somali saxsan nabar waa ku tuugeenayee lol... Wareer Badanaa!!!!
  24. ^^^ U sheeg sxb... Norf sxb I agree with you Miereles will be playing almost every game for us.. I truely believe that he is one of the best midfielder we have now. It all depends on the formation AVB plays from now on... We need to have two CF on at the same time I don't like our 4-3-3 anymore ether... I want to see 4-2-3-1 so that we could play Lampard as a holding midfield with Mikel or play 4-3-1-2 (mikel dropped back a little and Mata behind the attack) to keep all our attacking players on..... OZ, Miereles is solid sxb and he will be used alot. I just hope he doesn't get hurt.... The lost of Drogba always hurts me and I really think we need to use Lukaku or sturage in his place... Wareer Badanaa!!!!
  25. lool ilaahoo uusan na teesteen kan..... Wareer Badanaa!!!