Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. shobaro shukaansigaaga waxaa la dhahay baaba raqiis waa dhaafye run miyaa.. waxaala dhahay shukaansigaga tacbaan uu noqday daal daraadiis sidaa maalinkaste u isticmalesay..subax,galab,habeen,saq dhexe (on the phone) isaga dhan moos camal uu u bololay..lol warkaas wuxuu iga soo gaaray gaabeyda dariskaaga oo la dhaho (sitee ma noogto). Aloore runmiyaa warkaas yaa shabaab.... wareer badanaa!!
  2. Nice hasna... Sis they are tapes of this..I don't if you could get it from where you are but if you come to Ottawa or Toronto you will get meny tapes of freemasonic. It is very shocking. DA. Yes madona is freemason, JZ is freemason, marlen manson is freemason, ext they are lots of celp's that are freemason. Dinesty as JZ puts is the triandle of the one eye jidal. And if you look at the american bill it has the same sign ..... If you guys ever come to isna at toronto, buy them tapes they have it their. wareer badanaa....
  3. Beynaka cuudu bilaaaaaaaaaaaaaah.... Qarxis majirin Shoobaro aa keenay... waraa saas maa la isku fatashaa!!! Shoobaro adiga Lax dhimatay Laan katuugoo aa tahee Ceesaan yaroo mina shaakariinaaaaaaa....... Lax Dhawo neenaastada ma aheenoo waraa.. hadii la is qarxinayo mala ordo waa la is dhiibaa ma maqashay kaabo...Is dhiib hee.. Hoo bariiiiiiiiiiska......... wareer badanaa
  4. Baashe Calanka MEN adaa hada noo haaya iga qabo nin yahoo... This is realy good thread I like it. wareer badanaa
  5. waxaas dhan oo aa sheegtay korkaaga ee ku qoranyihiin qaar kood. waxaa jiri jiray:yaanyo shii shiid waxaa jiri jiray:istumka waxaa jiri jiray:Zab waxaa jiri jiray:alabari waxaa jiri jiray:bugle waxaa jiri jiray:waraf waxaa jiri jiray:nacnac qori waxaa jiri jiray:burkaanti waxaa jiri jiray:tiyaatar ma wadaa hee........... wareer badanaa tan!!
  6. Yarta wlc..ha u bixin waxa ee dibqalooc woman iyo gabartaan laziga ah. Maseer aa ka haayo meesha gabdhaha ku batay. So hala yaabin hadaa wiil ahaan laheed gacmo furan ee kugu soo dhaweyn lahaayeen. Wlc I'm feebaro..and we are happy to have you here.
  7. Soomaliya hanoolaato. Cadowgeena ha jabo. Dhulkeyagan U dhaaranoo U dhiiranoo U dhaaro dhiigayaga U dhaaro dhiigayaga Waxanu nahay dhalinyaro sidii libaax u dhiiranee U dhaaro dhiigayaga U dhaaro Dhiigeyaga. I missed home man. wareer badanaa!!!!!!
  8. Jamatutu kaalay adi wili adoo riyooneysid maa wax guursataa kaabo...Shuqulkaas in lagaa uumiyo waaye...lol.. OG-GIRL kunsano ee somaliaonline ku jirtay iska daaya hadii ee xoogaa nafis ka qadaneyso. Ayada iyo teebka aa col noqday aan u maleynaa see maalin kaste madaxa ugaga kubineesay. wareer badanaa!!
  9. Dalaq!!!!!!!!! Dadkiina cusub wlc. waaba nagu badateen. Iridka meelyar uu ka jabsanaa meeshaas maa kasoo wada gasheen intaa iska soo hor mariseen mid shuluq eh. wlc dalin yaro aniga waxaa la i dhahaa Feebaro from the baro family I'm the youngest of 100.. My true name is Garab tuujiye Aka ina baqti lagde. Waxaan ku magac dheerahay Cabtan Copra,rag yaqaan, ina faata haruus,Qaar maroodi Dadka qaarkoodna waxee ii yaqanan MAD DOGG(eey gii waalnaa).. waxaan ahay atoote ka haray ku wii kun sagaal boql o oodii. Soo dhawada walaheeyna hala yaabina (shoobaro,boolbaro,qacbaro) Ogi-Motina hala yaabina ficiisa danbas waaye. looooooooooooool... wlc guys happy to have you all... wareer badanaa..
  10. Juxa makuu sheega wax.. wareerkaanba waxaa dhigay wadnaheega doqankee kaa doortay dumarkoo aad daryeeli weydoo wili daacad kuu qaba.. wareer badanaa.........
  11. lol dawaco..ar muxuu wiriiri kugu baashaalay yaah..lol.. Adi wiligaa daqsi intaa dabtay oo labada baal ka goosay wariiri ma ku dirtay..waxaas ciyaal dugsi loox aa yaqanan. Ar yaa xasuusto musqulihii somaliyaa badankood. Kuwa waxaa jiray oo loo kada loobsan jiray nooh....(godka) intaa u kadaloobsatid aa shiishee nooh. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa....... Ani saan ugaga baqi jiray lee in aan ku dhex dhaco.. waxaa jiri jiray :Wariiri waxaa jiri jiray :Qurwaale waxaa jiri jiray :Qooleey waxaa jiri jiray :dabacadeeye waxaa jiri jiray :dabagaale waxaa jiri jiray :Doorshaan waxaa jiri jiray :Duqsi waxaa jiri jiray :Dameer waxaa jiri jiray :kuuleey calibanjar(caano qubto) waxaa jiri jiray :kirih oo marish (Calooleey) waxaa jiri jiray :Caana boore (caano liido) waxaa jiri jiray :xabag waxaa jiri jiray :luubaan waxaa jiri jiray :nac nac loos waxaa jiri jiray :sisin waxaa jiri jiray :macsharo ma wadaa dawaco? wareer badanaa tan!!
  12. Shoobaro aan anigana kuu taako taakeesto hee... waxaa jiri jiray :tiitiin waxaa jiri jiray :Canuuni waxaa jiri jiray :gob waxaa jiri jiray :beedaan waxaa jiri jiray :saaqsaaq waxaa jiri jiray :jar duqeed waxaa jiri jiray :burjiko waxaa jiri jiray :babis waxaa jiri jiray :shaati baati (shoobaro weydiya) waxaa jiri jiray :liin ugungi waxaa jiri jiray :Gariir waxaa jiri jiray :gacma socod waxaa jiri jiray :landarofal waxaa jiri jiray :caasi waxaa jiri jiray :fatara kuuseey waxaa jiri jiray :inataree (sabaax) waxaa jiri jiray :lamadaanyo waxaa jiri jiray :dhuxule waxaa jiri jiray :gaari dameer waxaa jiri jiray :gaari gacan waxaa jiri jiray :shufeer waxaa jiri jiray :mina shiibiyo waxaa jiri jiray :Gulwade waxaa jiri jiray :koofi guduud waxaa jiri jiray :biibito waxaa jiri jiray :shaleemo (Ikwatore) waxaa jiri jiray :OG-moti (ilaa iyo hada waajira) waxaa jiri jiray :busbus waxaa jiri jiray :dharaboo waxaa jiri jiray :gooryaan waxaa jiri jiray :dixiri waxaa jiri jiray :dafo waxaa jiri jiray :tuke waxaa jiri jiray :curi waxaa jiri jiray :diinleey waxaa jiri jiray :ari carbeed waxaa jiri jiray :Cali uraaye waxaa jiri jiray :bali waxaa jiri jiray :dhiig kar waxaa jiri jiray :cagaar shoow waxaa jiri jiray :tiifoo waxaa jiri jiray :burankiito waxaa jiri jiray :daaco qurun waxaa jiri jiray : eele (magan ala magan rasuul) waxaa jiri jiray :boosaneero waxaa jiri jiray :jiimbaar waxaa jiri jiray :gambar waxaa jiri jiray :katabaan (alwaax) waxaa jiri jiray :darin waxaa jiri jiray :salbuko waxaa jiri jiray :canbuulo waxaa jiri jiray :berdilacshe(ilaah unaxaristo) waxaa jiri jirty :Magool (ilaah ha u naxariisto) waxaa jiri jiray :Kuu kuun waxaa jiri jiray :kabteey bilataa waxaa jiri jiray :ciyaal fee cali ma wadaa............ wareer badanaa!!!
  13. waraada labadiina aarabitaro hadaa u baahan tihiin ila socodsiiya yaah anaa buumo idiin soo xiranaaye. wareer badanaa!!
  14. OG-girl biribaati ee aa daa oo lagu dhigo afsomali. wareer badanaa!!
  15. kaalay meeshaan dadka buufiska qabo maa u furtay Juxa. digsi camal dadka u kar karaayo in ee daboolka iska qaadaan maa ugu talagashay yaah. Baashi xitaa waa kasoo qeeb galay oo shansaac cijiyihiisa fiir fiirinaaye fool xumadooda. Baaba baashi shaqada maa maanta qaraar kugu noqotay.lol. Ani hadaan idiin sheego maanata waxa aan qasooyo waa naxeesaan marka ma idiin sheegaayi nooh. :cool: wareer badanaa
  16. Yaakaleeeeeeeeeeeeee!!! bal aan ku hadlo xoogaa afsomali ah. Ama aan idinku darsado xoogaa murti ah. Ngonge hadaad rabtid Murti iyo afkeena qiimahiisa in aad ogaatid waxee aheed in aad tagtid meesheydii aan furay oo aan ugu tala galay dadka ku hadla luqada runta ah. waana tan sida aan ku bilaway. MURTI (Saddexley) Murti marka la leeyahay waxaa loo jedaaquluud duluc iyo ujeeddo leh iyo dhadhanka, macnaha, dhugta, iyo xigmada ay weero, tudco ama hadal leeyahay oo ka qaab iyo dhisme duwan afka iswareysiga, hasaawaha aan sugaanta la lahayn, iyo iska sheekeysiga caadiga ah; waana kasmo aqoon shishe ku dhisan, oo mid fac weyn iyo mid cusub labadaba leh. Saddexley 1. Sadex baa waxey tiri: “Marag illaahay waxaan ka nahay inaan macaannahayâ€. 2. Sadex baa ka daba tiri: “Marag Illaahay waxaan ka nahay in aad macaan tihiinâ€. 3. Sadex kalaa ka daba tiri: “Marag Illaahay waxaan ka nahay macaan iyo kharaar waxaad tihiin midna inaanan aqoon†1a. Malab baa wuxuu yiri: “Marag illaahay waxaan ka ahay in aan macaanahay†1e. Carab baa ugu maekhaati furay oo yiri: “Marqaati illaahay waxaan ka ahay malaboow in aad macaan tahay†1i. Far baa waxey tiri: “Marag ilaahey waxaan ka ahay malaboow macaan iyo kharaar waxaad tahay midna inaanan aqoon, carabkana anigaa kaaga hor mara†2a. Qur’aan (diinta) baa wuxuu yiri: “ Marag Illaahay waxaan ka ahay in aan macanahay†2e. Caalim (shiikh) bartay baa ugu markhaati furay, ooye: “Marag Illaahay waxaan ka ahay Qur’aanow in aad macaan tahayâ€. 2i. Jaahil (xaga diinta) aan wiligii fooda dhigin waxna ka aqoon baa yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay Qur’aanow macaan iyo kharaar waxaad tahay midna inaanan aqoon. 3a. Gabar baa waxay tiri: “ Marag Illaahay waxaan ka ahay inaan macaanahayâ€. 3e. Nin geya oo geda-yaqaan oo ragannimadiisu dhan tahay baa yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay gabareey inaad macaan tahayâ€. 3i. Khaniis baa wuxuu kadaba yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay gabareey macaan iyo kharaar waxaad tahay midna in aan aqoonâ€. PS. DA luqadada baro ee nac nacda jooji. Marka aad af somali qortid su'aal dadka weydii. Adoo aan afsomali qori karin ama aanba istic maalin baa wax ka sheegeysaa luqada :mad: . wareer badanaa!!!
  17. Tuujiye

    my fourth wife

    Qacbaro xigmaa xaar camal kaaga buuxdo........Caadi ma tihid.. wareer badanaa
  18. Mama juxaa soo bood bood feebaro waakanaa!!! Ani loyal in aan ahay gaalada aa iga marqaati eh. Qacbaro hala yaabin Juxa Somaliaonline went ofline for 1 month asaga daraadiis. Shufto aan la aqoon waaye qacbaro. laakiin Juxa Qacbaro wiil baari eh waaye yuu kuu booteen sankiisa labeen aa saaran. Caano shaax uu ku quraacdaa subax kaste habeenkiina markuu seexdo sinsinyeeri aa loo xiraa Boolbaro weydii asaa ka marqaati eh. wareer badana
  19. SCORPIAN don't listen to qacbaro you are right. We are all doggs... how can you help us? please help us. Don't tell me you won't help us because you like us the way we are. dibqalooc i dhageyso yaah. Waxaa la dhahay qofba waxa uu aad u naco buu aaqirka ku danbeeyaa. marka meesha aad ka buuqi la heed wax samee oo sabuurada wax noogu qor aan ka aheen ma'ahoo finyaaaaaaaaaaa ama fooridil ganjeelo. Sida aad rabtiin noo naca gabdho but ogaada in uu idiin danbeeyo mid maja baasto eh oo calool juuni eh wili bidaar good morning iyo good bye leh. Markaas idinka oo suulasha ku socotaan aa u imaneysaa. Boolo aroosto waaxidyaal. wareer badanaa!!
  20. loooooooooooool@bashiir lugeey bacaad.......ajaaaaaaaaaja waraa warkaas xagee ka keentay. Qacbaro ma hilmaantay bugle waagaan dhagaxa kuugu qarin jiray.lol..laakiin I will be their. Shoobaro iska daa kaas bugleh maxuu ka ciyaaraa asaaba bugle camal u sameysan.aaaaaaaaaaaaaaaa. shuba hada........... wareer badanaa.
  21. waraa shaxaarigaan anaga ayuuba naga daree..beynaka cuudu bilaah. Waraa yariiskaan hada ayuuba macawiis isku kala fidinoya kawarama markuu Boolbaro da'diisa gaaro " ar ka carara" ayaa ka dhaceeso. Iga wad.. wareer badanaa..
  22. Il capo sxb jil jileecaan naga daa yaqee. Laf dhabar isku yeel. wareer badanaa
  23. Ajaaaaaaaaaaaaaaaaajaaaaaa....quxquxqux..iga tag qufac aaba igu bilaawday marka aan meeshaan soo galay. Shoobaro goormaa keentay in aad u dulqaadatid gabar goono gaaban xiran oo dariskaaga eh? runta sheeg mar hore aa ku duufi laheed baaaaaaaaba. Sheeko hindi aa nala soo gashay juxa oo atariisho dhoobleey ka timi camal u dhaqmeesona waa keen satay. filinkiina meeqaa lagu galaa hee. Juxa loooooooool @ ayuuto money. is true not alot of people would know that in here like shoobaro said. jaceel baaba raqiis eh aa rabtaa shoobaro juxaana qurwaale iyo wariiri baal baaloo meel uu ka guuray ee joogtaa oo wax ka soo haajiriyo ee rabtaa. Markaas aa waxaa la imaanee furaanti aluminum kasamesan. Qandha tiibasho qabto qaad. faqiir sanaa ma hindi bee wax u galaan. wareer badanaa kuwaan.
  24. Ar maxuu kan booto caato eh la soogal yey meesha. Yarka Qac la dhaho ani i gabdareeso.heeee ima taqaanid waraa ani ciridka aan kugu socodsiinaa runtii. Sabaxada aan dadka lakaco wili masoo bixin. Intaa majo ari lasoo gashid meesha ayaa booto tiibisho ku dhacday lasoo galee meesha!! Aniga la ima gabdareesto iska jir hadii kale adoo shaash xiran ayaa is arkee waraa. wareer badanaa
  25. Tuujiye

    NGONGE

    Waraa Salafi or should I say "Nayaa" he he he..thats funny. Waraa what do you want from the engineers? Is true they are studying something better than what you are studying "Shakespeare". I mean you are study some kufar's writings and why do that when you could study about Salafism.lol. Waraa Ngonge wili miyaad is fanineysaa? Oo wili gabdhaha ayaa habeenkii apointment la dhiganeysaa yaah. 7 of 9, Kaalay dhibatada ku heysata oo u bahan in habeen laga hadlo u baahan maxaa waaye? lol wareer badanaa