Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. yea is the name of the song is "soobax soobax" and sings with somali and raps with somali and english mix....the vedio was shot at mumbasa kenya...is on much music or any other music station... wareer badanaa!
  2. Waxaa dhahday dhan hal kama fahmin..kalay adoo mahsan maa waxaan qortay...lol.. friday xun ma jirto thats why uu ilaahey ugaga dhigay maalin qeereysan.. Ani friday maxaa sameeyey.. :rolleyes: yee I was playing soccer for 6 hours..lol...then I ate and went out for some sheeko luuq luuq iyo daris salaan..lol... wareer badanaa...
  3. I was born black and will forever stay black. I don't know what else you were implying with that post. Black somalian like or not..your black and you will always be somalian..
  4. looooooooooooooooool@ mashxarad... DA listen sweety do you know in T.O most of the women who take wallfare are single mothers... you said this That doesn't change the fact that many Somali women are under government assistance, and alot of them are married. They are under government assistance because they ditch their husbands.. Something you would see ok.. In T.O the single mothers are too much and they all kicked their husbands out and now they wish they didn't... Awal markee erinayeen waxaa heysay magaalo joogxumo iyo ilbaxnimo ah " we are free woman and we have 911" hada dhib baa heysta because caruurtii kuli wee ka halaabeen..gabdhihii jidadka ayaa lagu heystaa wiilashiina xabiska ayaa lagu heystaa... I work with somali families thats why I know this. I don't know why you always talk of somali men like they are an educated and lazy bumb. I could swear some of us in here are ten times more educated than you and you could benefit from them. If somali men are wax lagu qasaaray know that adigana waxaa tahay wax lagu qasaray because other than ALLAH, you were brought here by a man your father who is somali I hope... Get real sweety and educate your self and be judgemental when you know thing by facts... wareer badanaa!!
  5. I see him all the time... you should get his new CD is nice..it shows how much he loves his people and country 4real... wareer badanaa!!
  6. a famous saying... KU SHEEKEYE, KA SHEEKEYE, HALA SHEEKAYSAN <----CUT TIES WITH PEOPLE WHO GOSSIP TO U ABOUT OTHER PEOPLE. BECAUSE THEY WILL TALK ABOUT U BEHIND YOUR BACK. and what they say may not always be the truth, they add xawaash and basbaas to the story to make it sound better ...close your ears and walk away! Very smart sis...Some times when you think of somali saying is amazing walaahi.. every thing you said their is true sis and thats how humans are... Shimali Axmed shimali has a song that has this quete... " Kuusheekeya kaa sheekeeye kuwa sheeko sheegaa kaa sheego sheeko sheekadeenu ha ahaatu kuu sheekee..kaa sheekeye hala sheekeysaninee..shan faroole kaligaa sharuf ruuxa iga mudan"..lol and the song goes on.. Silent sis I just didn't agree with you on something sis and thats cutting off your family members..thats wrong. If you have a family member oo balwad leh, oo qalbi xun, oo wili aad iyo aad aad u necbeysatay dhaqankooda, you still can't cut them off because waa cad adiga kaa mid ah abaayo.. You could only hate and cut off some one if they don't like Illahh (subxanalah) and his massenger. Calaakuli xaal we should not cut our family members off but hadaa dhaheysid wax kuma darsanaayi laakiin hadii ee wax i weydiistaan waan siinaa is different..Because those who give are kuwa ilaahey ugu jecel yahay.. be their for your family no matter what the case is; you just have to do your part.. wareer badanaa!!!!
  7. Silent yes we do but we also have good lifes here and In canada free health care..lol..not in America but canada...And we don't live in cariiri life like in UK..guryaha dhan waxaa u qabtaa in ghost people ee dagan yihiin.sooooooo Oooooooooooooooold man... wareer badanaa!!
  8. lol reformer aad iyo aad aa usoo qaldantay.. meeshaan aniga xitaa waan kusoo qaldamay hada kahor..Raga meeshaan joogo facood reer aqiraad waaye.. J11 oo kale iyo baashe aa joogaan labadaas facood danbas waaye beerta aa lagu koriyaa..lol... wareer badanaa...
  9. Lol silent Sista..your not so silent after all..lol.. Did I tell you that i'm very emotional? 4real I am..my yes are watery when ever i see something sad or hear something sad. ... wareer badanaa!!
  10. Looooool boolbaro awrka dabarka la ogoow=naagta ha u naffisin ha daasho waraa adaa halahaas sameysatay anaga hanaga dhaadhicinin..laakiin runtaa waaye naagta ha u naffisin hadaasho asbaxda... reformer lol waa duuganahay yaah adi waa cusub tahay in aa i quftid aa isoo saartid aa larabaa. badeel aan kuu keenaa faagoo gal...looool wareer badanaa!!
  11. Scorbian sista...you need to grow up.. Qacbaro never did anything to you and he shouldn't be asking you forgiveness..you should be asking him.. And you should be asking me for forgiveness na'mean with all the rude words you been saying to me over the past.. Juxa qacbaro iska daa nooh maskiinka xaal aa sugayo adna waa ugu darsantayee see camal. Salafi ilaaheey qeer haku siiyo sxb your the best. Shows how good person you realy are about the way you talked about qacbaro... wareer badanaa.....
  12. Libaaxa I know meshaan in ee help weyn u bahan tahay to come up with nice topics like this but saxiib indha sarcaad aa nala soo gashee seecamal..lol.. I see the admin face on that pic.. ruda baby.. wareer badanaa..
  13. waraa qacbaro beenta daa...adi dhibaato kaste oo dhacday wiligaa ma caatoowin..meesha waxaa ku go'ay aniga iyo boolbaro iyoo walaasheen yariika tiinbaro iyo liibaro...
  14. shoobaro guygoo cusub aa nagu soo biirirabo nooh..koo la dhaho tiimbaro..lol Tiimbaro asaga wax kaste aan dhahno lee uu tiimbareynaa nooh...
  15. Ilaahow u naxariiso walaalkeen..Ammmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin!!!!!!!!!!!!!!!! wareer badanaa!!
  16. For the first time I agree with D.A.. D.A you go girl... waaw.. wareer badanaa!!!
  17. Waraa you hurt my feelings many times So I don't think I could forgive you. Your lucky hadaanan ku habaarin... wareer badanaa!!!
  18. I dhageysta dhalin yaro..wax macna leh waxaa meeshaan kasoo haray this thread e wax soo bandhiga oo murti leh.... wareer badanaa!!
  19. waraa shiikhaan feebaro xun aahaayo...waraa ani aasbariin aan ku noolahay adiga fimidool in lagugu beer gooyo waaye... wareer badanaa!!!
  20. Boolbaro n Qacbaro, Since u didnt answer, do you ladies consider yourselves girls or women? Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa..... lol ceebee tacaal oo wili soo qul qul sidii baligii.... A.S waxaa ilowday Ngonge asaga amuu labada dhaafay...aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.... Aniga iga ganbiso yaah..iska ke jirna waan il xumahayee..Hadaa is oo gabdareesitid sanka korkiisa aa labo tin kaa soo baxeyso.. wareer badanaa!!
  21. Tuujiye

    HARIIFO!

    Ninka wuxuu ugu necebyahay hadii ee xaaskiisa wili waxkaste ka dhageysato hooyadeen even hadii ee qaldan tahay. Niman badan baa naagahoda k orday because waxee naceen sida ee hoyadeed ee ugaga qeeb qaadaneyso guurka. Ani hadii ee saas igu dhacdo, Islaanta habeen kaste burkaanti aan u qasi lahaa si ee busy muskhusha ugu noqoto.loooooool....Ajaaja.. wareer badanaa!!
  22. Tuujiye

    Bad publicity

    Admin shaqo culus aa heysaan ilaahey Garab kiina ha galo.(may god inters your shoulders).. wareer badanaa!!
  23. waraada Shoobaro naagta la sheegaayo maxaa waaye.. sawirkaan sawir nin waaye waa shoobaro boss kiisa..anaa idiin aqaano.. waraa shoobaro shaqada aa lagaa ershay yaah maxaa maskiinka meeshaan ugu soo dhajinee sawirkiisa..Sideena kamirada loogaga arkay oo meeqo nal ayaa lagu shiday... Guygaan madoow waa dhaafyey uul waaye.... Shoobaro xasad aa tahay xaarka hakugu dhago anaheenee.... wareer badanaa....
  24. Yaree shaax ingariiska iska daa maku dhihiin...fiiri sida aa u hadleysid, isaga,ayaga,idinka iyo unuka aa hal sentence ku wada qortay.. cajaa ib.. wareer badanaa!!
  25. Waraa Xu wlc to SOL horta... Sixirkana nagaa daa yaah iyo indho sarcaadka... Shoobaro aa hada faal u tuuree..maskiinkaas asaaba tacbaan ahee...