
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
najoota bil cilmika... adoogaa banyaa... wareer badanaa!!!
-
iyaah jaceel baro raali noqo sxb aniga kaftan ee iga aheed.. nuune lol..wayahay sxb... wareer badanaa!!
-
Waraa ani meel aa iigaga dhacdeen...meeshaan dhan daradee aa loo furay..Somalinimo waxee ka bilaabatay oo ku bur burtay agteeda... Ani waxaan aamin sanahay aana ku ogaa meeshaan in Chekmate uu ka ahaa shufeer, anigana aan ka ahaa atanti..ma fahanteen nacalaa iskaarbihiina kutaalee... alaahul musticiin hadii hadalka sii gubax gubaxleesiiyo, waxaa meeshaan gulwade ka ahaa nuune, qac'qacna wuxuus ahaa mina shiibiyo. waxaa kuu soo hartay gabarta meeshaan ka aheed maamada oo hada mushquul noqotay JUXA..iyo gabartoo cadar baquur oo wili kii meedka loo marinjiray nagu dishay.."ruala".. Ck oo qaxday oo hadana nagu soo laabatay iyadoo banaanka baraf kusoo dilay suuqana kasoo xirmay.. waxaa kaloo noo imaaday gabartoo oo wiilo ladhaho, ilahee ka barya in ee idinku helin barxad iyadoo buuma xiran oo waxee laad ku kicaso raadineyso.. jinigoo oo cudurka jaceelka iyo xididada uu ukala baxo yaqaano aa lafaha dhuuxa naga soo gale "jaceelbaro.. adii wax la taxaayo aa la dhahay sidii tuxbaxcamal aa loo taxee.. koo shiikh sheydaan ehna waa iskeenyey asi ilaahey uma baahna jesis crist uu u baahan yahay..jini iyo rabsho uu nala soo galay admin xitaa ilin uu ka keenyey.. marka meeshaan hadii la dhaho checkmate kama aha waardiye, ani waxaan dhihi lahaa, yaakaloo u qalmo.. chekmate garaado culus aa saaran oo wili goobo u yeeleen.. I vote for checkmate for waardiye # uno.. wareer badanaa!!
-
lol... waraa ina jaceel taba bare, anaa kuushegayo waxa lagu weydiiyey nooh... waxaa lagu weydiiye, meeqo mar aa bajaq ku dhahday waxaa tahay baylood..ee iyadana ku dhahday wili iyo isticmaaleysa luqadan foosha xun oo lagu magacaabo ingariis..waatee tiri "say walaahi"...So meeqo mar rigooradaas gamatay oo wili ku gamatay goal oo bilaa boortiyeeri eh.. wareer badanaa!!!
-
VIKING SXB MEESHEEDA KA WAD..i AGREE WITH YOU.. MULIMKA XOGOODA WAXA HOOS U DHIGAY MAANTA WAA CARABTA..NIMANKAAN GORGORADAHA XIRAN. AMERICA WAXA XOOGA U YEELAY WAA AYAGA. MUSLIMIINTA DARISKOODA AHNA WEE FIIRSADAAN SIDA LOO DILAYO. AYAGA RAAXO BEE KU NOOL YIHIIN, WALALAHOODA DARISKA AH SIDA CIRAAQ IYO FALASTINE, GAAJO BEE U DHIMANAAYAN... I'M SORRY TO SAY BUT MR V IS RIGHT... WAREER BADANAA!!!
-
kaalaya, aarabiitare markaa u baahan thiin ii imada.. Wareer badanaa!!
-
Jaceelbaro caadi ma tihid sxb..lol.. Wareer badanaa!!!
-
U.D runtaa waaye kaabo..aniga adiga wiligeey waxkaste waa kugu raacsanahay waa og tahay nooh.. Q'Q kaalay Kacaankii dhacay iska daa nooh hakaa duugnaadee..Kan cusub oo curyaanka ah lugaha qori ugu xir si uu u istaago nooh. wareer badanaa!!
-
cali dhuxul soo dhawoow kaabo.. Aniga waxaa la i yiraahdaa ina baqti lagde.. wareer badanaa!!
-
Finka cida dariska cuudu bilaah.. Najoota kuunto bilcilmika.. wareer badanaa!!!
-
OG-Girl..sis all these people are not sujui but qaxooti..they lived in a place called Utaango..lol..Just because they write the language doesn't mean they are SUJU... Ok..kaalaya maxaa waaye meeshaan qaabdarada ee noqotay?..sadex page aan ka aqriye oo hal maalin lwada qoray, waxbana kama fahmin. Ilaahoow maa qortaan, english,somali iyo sawahili wax aan fahmay ma jirto..qaabdaro meeshaas ee ku dhamatay.. wareer badanaa!!!
-
Kaalay meeshaan guur leeba kasoo shiirooyee..gabdho la bixinaayo iyo niman gorgortamaayaan iyo jaceel badan oo heesaayo (love in the air)... waraa nuune dhibkaan dhan adi waaye nooh.. Kula fitna cinda geel wa bacdun qac qaac=qac'qaacna wuu soo biyo raaciyey nooh..wa anaa qarxisun=ana waan qarxiyey.. wareer badanaa!!!
-
Abooto dhacnay iisha ilboonee....... ar tii kuunto aheed iyo saliid hadee meeshaan aa lagu jar jaray... Raula iyo Nuune iyo wiilo iyo kan idinka gumbax gunbax leh oo la dhaho qac'qac..in sabuunta marista la idin laqsiiyo waaye oo hoos hoose la idinka nadiifiyo.. Laakiin Raula koronto tagoowga xaafadkaste kama dhacdo..xaafado waxaa jiraan oo janareeter shito.. energiezer bunny xitaa wuu la tar tami waayey...So ha is ku qaldin.. wareer badanaa!!
-
Yarka soomajeeste, waa ogtahay nooh aniga waxaan sameen lahaa.. gabdhahaan dhan iyo odayaashaan iska dhigaayo ciyaalka xaafada, kuligood meerajaan aan ka dhigi lahaa nooh...Bajaq kaste surweel kaaki intaan u xiro iyo shaati baati aan taako gadaal ugaga kabi lahaa...Shimaaliba ANMAA KIR KAA MUDAN UU DHAHAY..lol CHIEF ha iga waalin nooh, ani meeshaan hadaan kaaba laadar ka noqdo wee waalan laheed yaaqee... wareer badanaa!!
-
Waraa Qac'Qac adiga waa qash qashaad badantahay ma maqashay...waraa dhibka jooji nacalaa watawaaskaaga ku yaalo anaheenee.. wareer badanaa!!
-
Yarta Simply..Ilaaheey mid Cariish ku dajinaayo hakaa fogeeyo..Aamino dheh. Waraada Qac'qaac iyo Underdog old schoolnimada naga daaya nooh..Africa waa net money making machine for the west, wiligoodna faqiir ee ahaanayan. Laakiin Africa dadka dagan markii la dhaho waa reer baadiyo oo wili bush bee ku nool yihiin, Aniga markaas uu dhiiga igu kacaa..inta kale laakiin..yes..Africa faqiir waaye waana loogu talagalay in ee saas ahaadan..lol. Simply labadaan hala yaabin, Dooladii kacaanka ee ka hareen.. wareer badanaa!!!
-
Simply, Ohio Canada mee ku taal..lol..taas waa iga danbeesee.............QARXISUL LADII AAMANUU ma maqashay... wareer badanaa!!!
-
Waraa G n P what happen to your waardiye Job... oo did I say waraa? I ment ..............HAhahaa Yarta shaqo yeelo aa lagu dhahay. This is a great topic. wareer badanaa!!!
-
YArta gabarta ma shukaansanee mise waa salaamee..maxaa waaye ani shaki aaba i ag mar maree... wareer badanaa!!
-
I have one thing to say to all of you..."XABADI KEENTO YAA ARKAY"..lol.. warada waxaas oo wadan dhan idinkoo fiigsan aa marteen yaah?..subxaanalaah..waraa qac'qac ruushka rooti qaleel aa saf ugu gashay aa la dhahay yaah..maskiin mire qare.. Somali Boosaso (kuleelka meesha lagu a buuray) Hargeyso (wareerka aduunka) gaalkacyo(madax adeega aduunka) Goldogob (malay gaduudoo ma maqasheen) xamar geesaheeda "intaan xabad ka ganbanaaye" afgooye baraawe marko mareereey jilib jamaame kismaayo qooqaani libooye somalia libooye kenya Kenya Utaango neirobe Garisa mumbasa Holand airport "nah malaheen" Canada Ottawa Montreal Toronto BC Victoria I land Windsor Niegra falls Hamilton USA mpls Ohio Seattle sandiago VA washington New York City nashville ATL boston Portland main maka baqdeen... wareer badanaa!!!!!
-
OG-MOTI you sick Old man... checkmate..lol..nuune suu marqaan ugu jabaaye hada katabaanka xaafada u yaal intuu goono iyo shaar u xiray uu ku hor qayilaa..jaboo iyo asaga wee isdaayee..shimee... nuuuuuuuuune..islii maxaa ka qarabatay..lol..cadi ma tihid sxb..basaska coachska ahaa ma xasuusata alaabta nalalka ku sharaxnaa..kee reeci jirtay oo markaste sugi jirtay?..ani kii 2pac uu ka shidan yahay lee isku aadin jiray..lol.ama shaba ranks... wareer badanaa!!!
-
Single mother tii aheed T.O ayaa laagu faana..Single mother waa laga badalay hada, CARAVAN ayaa loo bixiyey..maxaa yeelay kuligood baabuurkaas ee ku xaragoodaan nooh...lol.. wareer badanaa!!!
-
meeshaan majirto Qac!! Hada kahor aa cunug dabaal ah dhahay "tabar fiican BAABAH".. wareer badanaa!!!
-
Kaalaya idinka wax kaste ma isqadaneysaan..lol.. Ilhan abaayo raali noqo laakiin Su'aalahaan waa iska game oo run run ma'aha..real life obtionska aad soo qortay qaarkood ma jiraan..lol.. Walahi aniga maal mahaan waxaan la fijicisanahay dadka meeshaan jil jiloocoda iyo maskiinimadooda.. wax kaste waxaa la dhahaa "how sweet, how nice, maasha allah...qaar kiin waxba ma aqrin aan u maleynaa markaas aa maasha allah iska soo qorteen..ALLe U baahne oo kale..islamic quiz for sisters uu maqlay, meesha xaas iyo xaafarow uu soo gashay intuu wili kusoo daba dhuuntay "maasha Allah"..lol.. Shankaroon..lol..Alle U baahne waxyaala badan uu u baahan yahay iska jir..lol wareer badanaa!!