walaalkis

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by walaalkis

  1. Maybe he should step down and let new leader who better suited take his seat
  2. The party goes until 6 in the morning, there was civil war 20 plus years and you telling me enough is enough
  3. General Duke;867255 wrote: Puntland will support him & will not stand in the way. puntlad was against the Sharif's and te vagabonds that where running around them.. We will see few month down the round it seems that we have some what fair election, let's see what happens from this month
  4. oba hiloowlow;867225 wrote: shariif looks sad loool Cuz he knows his in trouble
  5. Welcome new president , it's amazing election one of the most exciting ,,question is did puntland approve this man ? Lol
  6. Carafaat;866666 wrote: The Parliament just voted on something. it gets a bit chaotic and hectic. Some parlementarians start yelling like hooligans. After 15min the order restored. a lady called Maryan who is member of the election committee is reading out the rules of the elections. 3 candidates just withdrew: Husseen Qalib Jamac, Bashir Nuur Bidaar, Abdirahman Abdishakuur. there are 22 candidates left. I wonder why they walked away ?
  7. Yes , good luck to all Somalia and all Somalis lol
  8. I never Siad anything about abdiweli. Is like your perceive everyone is hating on him. One thing Mooge you need to understand just go beyond your borders and just don't concentrate people that are close to you . Abdiweli is great person and accomplished a lot from what I read of him but don't you think someone else deserve the chance to prove them self they can do faster or sufficient . Somalis need to learn to let my clan can do better thinking . If abdiweli ends up winning , I guess his our president we can't throw him out the door just because his clan. He has to do what he promise with speed. Let's look at the big picture , our country is progress regardless of who gets the election. Let's don't Internet warriors ruin this Great achiemenent for us.
  9. Best of luck to farmaajo , he seems someone who legit and with integrity . I don't belong his clan and yet I support his presidency Walahi these keyboard warriors are partly to blame what's happenning in our society . They always use thier god given time to make case for more hatred and broadcast thier negativity
  10. will there be another round of such acts ?
  11. Abwaan;865726 wrote: They were supposed to have a 30 minutes break and it is almost 2 hours now and MPs are not back. So imagine when the real problems comes, they will all fly back to thier shelters in abroad
  12. Abwaan;865723 wrote: What do you know about Muqdisho when you were born in Galkacyo 19 years ago? Galkacyo has a point. But let's hope our people can move forward and move on with thier life . What happen can't be changed our blame each other .We can't let few out of the closet destroy our newly found unity
  13. Ciyaalka xaafada puntland walee mid kale yaabey , nin Haduu San aheyn ina adeer .. Waa nin anaan u qalmin Madaxtanimo. My way or the highway don't work.
  14. No doubt that he will be our next president of Somalia. He has won people's heart , but question lies after election. Will he copy mr Dalxiis or will he stand for his words ?
  15. Nice though stil ppl dying in Ethiopia because they can't afford food. Buy billion dollar worth plane and yet your people live like stone ages , only in Africa
  16. Is there live stream I can watch the speeches ? Each one might spit his honest speech but no action , but this is really interesting Walahi never have I witness such progresss In Somali politics
  17. Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaliyeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa ka dhoofay shalay magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Kenya. Shariif Xasan ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho ay iska raaceen taliye ku xigeenka nabadsugida dalka Kenya oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Waxana uu Shariif Xasan Shiikh Adan uu degey Hotelka Grand Regency ee magaalada Nairobi ayaa waxaa uu wadahadalo la lahaa mas’uuliyiinta dalka Kenya iyagoo ka wadahadlayay sidii uu Shariifka ugu fasixi lahaa dowlada Kenya inay ka bilowdo shidaal qodis xeebaha Soomaaliyeed. Waxana uu Shariif Xasan doonayaa sida ay wararku sheegayaan in uu u saxiixo dowlada Kenya fasax ah qoditaanka ceelasha saliida inta uusan wareejin xilka guddoomiyanimada Baarlamaanka oo dhowaan xildhibaanada baarlamaanka cusub ay u doorteen in uu noqdo guddoomiye Proff Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari. Waxaana dhowaan ururka East African Forum oo ah haya’ad Soomaali ah, isuna xilsaartay in ay difaacaan kheyraadka iyo petrolka badda Soomaaliya ku jira ay digniin culus u dirtay dowladda Kenya iyo afar shirkadood oo caalami ah petrolkana qoda, iyaga oo ku tilmaamay in ay sharci darro tahay in dowladda Kenya iyo shirkadahaas isu bahaystaan in ay boobaan kheyraadka badda Soomaaliya ku jira qaasatan dhulbadeedka soomaaliya ee ku dhow xadka Kenya. Lama oga sababta keenay in Shariif Xasan uu ku dhaqaaqo arrimahan iyadoo dhowaan uu ku guuldareystey in uu ka soo dhex muuqda siyaasadda dalka Soomaaliya maadaama guddoomiyaha baarlamanka uu noqday nin ay isku beel ka soo jeedaan taasina ay meesha ka saartay fursadii uu u heli lahaa in uu u tartamo xilka madaxweynaha Soomaaliya. Shariif Xasan Shiikh Aden oo siyaasada Soomaaliya ka soo dhex muuqday shirkii ka dhacay dalka Kenya oo loogu doortay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa dadka ay u bixiyeen naaneyso tilmaamaya dhaqankiisa. Waxaa la wada xusuusan yahay in Shariifka oo mar soo noqday wasiirka maaliyada xukuumada uu R/wasaaraha ka ahaa Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke isla markaana uu ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Shiikh Aadan Maxamed Nor (Shiikh Adan Madoobe) sidii uu ula wareegay xilka guddoomiyanimada baarlamaanka Soomaaliyeed. Sign it away and have more millions in your swiss account . He has no power to sign any agreements with any country. How is this possible that he no longer in power and does things behind doors .
  18. This Very informative thread thanks for posting. This what we should advocate rather than talking about Qabyaalad.
  19. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;862195 wrote: LoL, I had a similar yet different reaction to this qoraal, too: I am afraid these guys Axmed Jaamac and Liibaan Cigaal are on the list of Barbaarta hit men. Too many Western media reports ka muuqdaan. I hope they have reliable personal security protection. They truly putting themself in target , let's hope next years article does not show Somali business man murdered
  20. oba hiloowlow;862072 wrote: bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin He gets out with million dollars. He should be thankful that somalia doesn't have legit goverment. He would have been brought out to justice him and his friends, sharif and Gas. Where the million dollars for the poor ?
  21. For the first time somali politics is interesting. Is like watching rise for the white house without the white house and the all the media fuzz
  22. Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay, in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiye Baarlamaan, isagoo u hambalyeeya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka. Shariif Xasan oo u ololeynayay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku soo baxo Dr. Cali Khaliif Galeyr, si uu ugu tartamo doorashada Madaxweynaha, oo uu mushurax yahay, ayaa hamigiisa meesha ka baxay, maadaama ninka loo doortay Gudoomiye Baarlamaan ay isku beel ka soo wada jeedaan. Isagoo hadalkiisa ka muuqatay niyad la'aan ayuu sheegay in markii hore loo doori jiray Beelaha **** xilak Afhayeenka Baarlamaanka, haatana loo dooray sida uu yiri. Waxaa uu hamigiisa ahaa in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, isku dayo badan uu ku damacsanaa ay daaqada ka baxeen, hase ahaatee waxaa uu sheegay in laga diiday dalabkaas, balse aanay haatan wax mushkilo ah laheyn. "Anaga hadaan **** nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan, hadana waa naloo dooray, marka wax dhibaato ay leedahay ma lahan aad iyo aad u faraxsanahay"ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay BBC-da markii ay dhamaatay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka. Mar la weydiiyay su'aal aheyd inay dhaawaceyso rajadiisa musharaxnimo ee doorashada Madaxweynaha, maadaama nin ay isku heyb yihiin loo doortay Gudoomiye Baarlamaan, qaabka awood qeybsiga aanu dhigeyn in labo nin oo isku beel ah labo jago kala qaban karin ayuu xusay in aanay wax mushkilo ah laheyn. "Mushkilo ma lahan aniga markii hore gudoomiye uma tartameynin, hadii marka hore Madaxweynaha la soo hormariyo waa la diiday, marka awal sidaas ayay aheyd sida bahasha u dhigneyd, hadana wax mushkilad ah ma alahan, waxaan u mahad u celinayaa in dadka gartay in nin kale la tartamo waa u hambalyeynayaa"ayuu yiri Shariif Xasan oo intaa ku daray inuu ka fikiri doono musharaxnimadiisa Madaxweynaha oo hamigiisa daaqa ka baxday. Dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in Shariif Xasan oo muddo sideed sano ka mid ahaa siyaasiyiintii galaan-galka badan ku laheyd Baarlamaanka, in tani ay tahay guuldaradiisa u horeysay, taasoo meesha ka saareysa rajooyinkiisa siyaasadeed ee uu in muddo ah sidii sil-silad oo kale isugu soo xirayay. the guy feels he was discriminated or something. Walee umaddaan they always find excuse for their failure . This was fair election. Voting instead of using guns
  23. Good thing they never found oil, lets look back few month go how all sudden oil became another problem. Few people wanted to enslave others because they got the power and the oil .
  24. Nice way to advertise your run down website. Looks like it was written by someone trying to instigate something.
  25. Nairobi (RBC) Saraakiil ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in mudo lixdan maalmood gudahood ay ku bilaabi doonaan qorshe shidaal looga baarayo meel qiyaastii 15,000 square km ka baxsan xeebta Lamu halkaasoo qiyaastii ku beegan 3900 Sq km xeebta magaalada Kismaayo ee gudaha Soomaaliya. Saraakiisha Kenyanka waxay sheegeen in qorshaha shidaal baarista uusan ahayn mid qarsoon isla markaana dawlada Kenya ay heysato sharciyo iyo heshiisyo u baneynaya inay shidaal ka baarato dhulka lagu muransan yahay [siday u yaqaanaan]. Waxaana baaritaanka shidaalka badda ee Kenya ay bilaabayso ay la kaashaneysaa shirkado ajnabi ah oo ay ka mid yihiin shirkadda Total ee Faransiiska laga leeyahay, Shirkada Statoil oo laga leeyahay Norway, Shirkada Petrobras oo laga leeyahay Brazil, Shirkadda Apache Corporation Barazil iyo shirkada Tullow Oil Plc oo laga leeyahay UK. [Akhri warbixin lagu daabacay bogga wararka stratiijiyada http://intelligencebriefs.com/?p=2251] Sida lagu daabacay wargeysyada wadanka Kenya, Kenya waxay dejisay inay shidaal ka baarto illaa 8-goobood oo afar ka mid ah ay ku yaalaan xeebta Lamu. Waxaana afartaasi ka mid ah illaa labo goobood oo ku teedsan xeebta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa xusid mudan in Kenya ay dhulka ay shidaalka ka baareyso oo ay ku jirto xeebta Kismaayo u taqaano “dhul biyood lagu muransan yahay”. Illaa haddana DKMG ah ee xilkeedu dhamaaday kama hadlin boobka lagu hayo dhul biyoodka Soomaaliya, waxaana xiise leh in waqtiga ay arimahan Kenya ku dhawaaqday ay tahay xilli doorasho ay ka dhacayso Muqdisho oo dawladii dhacday maamulkeeda iyo musharixiinta cusuba ay ku jiraan loolan siyaasadeed. Sida wargeysyada qoreen waxaa qorshaha baarista shidaalka uu dabajoogaa duulaanka ciidamada Kenya isu diyaarinayaan inay ku galaan magaalada Kismaayo xilligaasoo ay suurtagal tahay in farsamayaqaanada shirkadaha ajnabiga ee hawsha baarista sameynaya la geeyo xeebaha gobolka Jubbada Hoose si ay u bilaabaan shidaal baarista degdega ee ay Kenya wado. Prof Maxamed Cumar Dalxa Waxaa beryihii u dambeeyay boobka Kenya ka qeyliyey xildhibaano uu ugu horeeyso Prof Maxamed Cumar Dalxa oo uga digay Kenya inay joojiso waxa uu ugu yeeray “qorshaha ka gaarsiinta” ee ay ku heyso xeebaha jamhuuriyada Soomaaliya. Heshiisyada ay dawlada Kenya ku doodeyso inay ogolaanayaan inay shidaal ka baarato dhulka ay u taqaano in lagu muransan yahay ayaa ku eg heshiis la sheegay in dawladii Cumar C/rashiid ee uu wasiirka kalluumeysiga ka ahaa C/raxmaan Ibbi u saxiixday Kenya kaasoo uu saxiixay C/raxmaan C/shakuur oo hadda ah musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya. Waxaase xusid mudan in baarlamaankii burburay ee Soomaaliya uu cod aqlabiyad ah ku buriyey heshiiskaasi walow waraaqihii saxiixnaa weli ay yaallaan wasaaradda arimaha dibadda Kenya. Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Musharixiinta oo aan rabin inay hadlaan Musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimada gaar ahaan kuwa ka soo dhex bacxay dawladii dhacday ee KMG ayaa iska ilaalinaya in Kenya ay qoonsato haddii ay ka horyimaadaan boobkan qaawan ee ay Kenya ku soo wado xeebaha dalka, si gaar ahna waxaaba loogu digay rag masuuliyiinta DKMG ka mid ah oo loo sheegay inay iska daayaan iska horkeenka ay wadaan. Ilo wareedyo ayaa Raxanreeb u sheegay in arimo badan oo maslaxada dalka ah ay lumi doonaan iyadoo maslaxada siyaasiga ee gaar ahaaneed la fiirinayo, taasina ay dadka iyo dalkaba u keeni doonto murugo qaran oo aan laga soo waaqsan doonin. RBC Radio If Somalis don't care about thier resources qof kale ayaa ka lacageysanaayo , and funny thing no,politician Talks about this serious problem .