Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Waan akhriyaya intaas sxb laakiin qof waalan baa hilibkiisa la jarjary oo eeyaha la siiyay oo wax kaloo sheegaaya uunsa jiran ayaa iga dagi la sxb, waa intaas un. Dabcan adigu waxaad rabtid waad aamini kartaa!
  2. Cawaale, Cadceeda diba joogta oo aan meel kale ifinayn maxay ahayd ? Nin baa hilibkiisa la jar jaray oo eeyaha la siiyay wax kaloo sheegaaya oon adiga ahayn majiro marka tookadaan cadceedaadu waad mid naxuus ah sxb!
  3. Cawaale , sxb maxaa dhacay oo warkayga u beeninaysaa? mise wuxuu kula noqday wax aan caqliga gali karin? Teedakale anigu nimankaan ma taageero laakiin daacayda raqiiska ah ayaann nacayaa sxb, hadaad oran laheed "ninkii waalnaa ee heesayay ayaa waxay al-shabaab ku yiraahdeen heesta jooji markaas buu diiday kadibna meeshii muran ka dhacay , mid kamid ah Al-shabaab ayaa xabad ku dhuftay" - taas macquul way noqon kartaa, laakiin hilibkiisa la jarjaray kadibna eeyaha la siiyay camon sxb!
  4. Waxaa layiri Al-shabaabka ilamaha yar ayay beerka kalabaxaan kadibna waxay ku quudiyaan nimanka ajaanibta ah. Warkaan waa xaqiiq waxaa ii soo sheeg gabar wiilkeedii yaraa ay Al-shabaab beerka kalabaxeen . OMG its getting out of hand. Yesterday AMISOM raided Al-shabaab compound where they found human remains!
  5. Hilibkiisa la jar jaray coz he sung? it doesn't make sense at all!
  6. The Somali guy is a good shooter. He shoots AK47 like a hunting rifle, accurate shots all aroun!
  7. ^lol Maxaa ku hadlaysaa? wax kasta ma hala iskuqabsadaa? Umadii way waalatay walee, qof walba difaac buu ku jiraa. Is tartiibi sxb wah.
  8. ^ Maya waa system generated name , no new subscribers to SOL lately so LSK has to resort to generated members randomly lool. Just like on the main page of the forum where it displays all members logged on + 3,000 guest are currenly online reading SOL loool I don't believe that LST Been sheeg maxuma laakin wax been u eg sheeg sxb
  9. ^ Nice QARE, taloo intee laga keenaa? Ma Baladwayne mise Ethiopia? Edit: Qare + Babaay la isku cuno wax ka macaan maleh waa the best
  10. Ninkii nabiga caayaa hala toogto! Now imagine, if Al-shabaab were ruling Somaliland, lots of people would have been executed for this. Rag badan baa dhegta dhiiga loo dari lahaa
  11. and I agree with Ducaysane, dumarka farah halaga qaado. Adinkuba qaad iyo bakhti oo dhan ayaa walaaqataane wah.
  12. ^loool. War waxaan intee ka keentay.
  13. Zack, yeah that is the man himself. He is currently in Uganda hiding from Alshabaab.
  14. Yaa yiri Al-shabaab Tangi ma gubikaraan ? No where is safe !
  15. Dhubad.

    New Cabinet

    Same old farts!!
  16. ^ I now believe Cawke is impostor , surely he can't be from the said Qabiil! Actually he is here to defame people from Puntland . I got a feeling he will soon be kicked out from SOL
  17. Dhubad.

    Wanted.

    ^Ar maanta Muriidi caadi uu u hadlay. Ar muriidi maxaa is badalay? Duulashii ku saarnaa miyaa laa didiyay lool Welcome sxb
  18. Some of the stuff in the list provided are banned under Islamic Sharia low and some of the other stuff are blatantly propaganda like the banning of bras! So what is the problem here? If you don’t like Al-shabaab for whatever reason that is fine, I don't like them at all as I feel they create more fitnah than they claim to solve but that doesn’t mean I oppose when they say listening music is haram or no niiko in the aroos is haraam. Look no one is perfect here we are all sinners but don't go up against Islamic Sharia that is all !!
  19. Beautiful pictures! Waa maalin wacan oo xusid mudan. Waa maraqsantihiin dhamaan.
  20. Waving Flag is becoming the World Anthem Canción del mundial por los And this one:
  21. ^Af Madoow korkeeda qaarna dib ay Kismaayo ugu laabteen qaaran 20 days ay soo lugeenayeen oo dhoobleey bay lug ku soo galeen! Caadi ma ahayn! Alhamdullilahi laakiin qofna wax manooga noqon!
  22. lool I thought it doubles it Damn I need to revive my luqah al-arabi.!