Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Aliah, hala yaabin ninkaan Ducaysane wuxuu ka mid yahay raggii ku soo barbaaray Kenya(Specially Utange) oo markay doobnimada gaareen Xiiranta indhaha ku kala furtay Hadda Ducaysane tiibuu ilaawi la yahay Edit: Xiiran is slang word to describe Kenyan women
  2. That is good man, hope it works for them Inshallah.! The real Daraawiish are back huh lol.
  3. Welcome back Ojelle Now tell me what the hell is Khusuuus? seriously never heard that word before?
  4. Originally posted by Maaddeey: Wararka ayaa sheegaya in Kooxdan Takfiirka ay Riddo ku tilmaameen Shabaabka qudhooda, taasoo keentay in la qab qabto, isla markaana tuhun iyo shaki ka qaadaan dhaq dhaqaaqyada qaar ee ay wadeen. Al-shabaabkii wax kayaabiya ayay arkeen Sidaas haday u nicibyihiin in Gaal loogu yeero, ha joojiyaan umada Muslimka ah ee gaalnimada ay ugu yeerayaan markasta oo ay dhiigooda xalaalaysanaayn. Al-takfiiri waxay ku badanyihiin Kismaayo area wax dhulkaa ku sheega ma maqal waayahaan taloow ma Al-shabaabka ayay ku milmeen !
  5. ^ Good website, is that yours? lol
  6. Afar waa inay gabadhu u dheer tahay Labada gacmood, timaha iyo qoorta. Afar waa inay dhumuc u leedahay. Labada kub iyo labada cududdood. Afar waa inay u caddahay Labada indhood iyo afka labadiisa lakab. Afar waa inay u madowdahay Labada sunniyood iyo labada indhood wiilashooda. Afar waa inay deeb u leedahay labada dibnood iyo labada mudane ( Naasaha caaraddooda). Labana waa inay u dhuuban tahay. Qoorta iyo dhexda. Labana waa inay u shushuban tahay Labada dhaban. labada ugu danbeeyaana waa qosolkeeda iyo codkeeda dabacsan.
  7. Originally posted by Castro: quote:Originally posted by Lychee: The atmosphere on here is kind of gloomy. So I presume dad wada gabobay aya ka buuxa meesha. Nothing is more depressing than being in your twenties. Single, broke and living at home. LOL. Originally posted by Aaliyah416: im in my early 20s.. Need a tow truck atheer? You seem to be stuck in the early 20s. There are few people I know that would need a tow truck...dadka qaar maba koraan. I believe Alliyah is her midd 20s though...she is too mature for her age!
  8. I have watched it last night on Universal TV and I have to admit he was welcomed very well indeed. When he said a new Somali Embassy will be opened in London soon, people stood up and cheered for like 5 minutes, the atmosphere was great. People are yearning for peace...we just need a strong man who can capitalise these feelings and bring Somalia back to its glory inshallah.
  9. ^Kamavia adiguna kumaad aheed? Inaad A&T iyo Zack ilma adeera tihiin gartay laakiin ma kii yaraa ee Dajiye ama Dagsade ahaa miyaad tahay oo magaca soo badashay I actually thought Maadeey was Xiin for a while. Isku channel bay kahadlaan !
  10. ^ Ma soor iyo caan baad cuntay ? Salaan sare oo kasoo go'day kal iyo laab iga gudoomaa taasoo ka macaan shinida malabka , kabdan biyaha badwaynta oo aan idiin soo marsiinayo hawada. Salaan kadib, I am starving !
  11. lool@ Maadeey. Sheekadii xariga iyo ninkii waalnaa aaan soo xasuustay NGONGE, Nooh in fact dagaal baa nagadhaxeeyo ragaas.! I am not with any group at the moment. They all have innocent blood on their hands!
  12. ^And ironically Al-shabaab won't deny it Allah yarxam
  13. How come they are not saying : 'A Christian man chopped his virgin wife's head off because she refused to have children'
  14. ^looool. Abtigiis, adoo xerada kabixin baad ka hortagi kartaa jaahilnimadooda. !
  15. lol they call it "Spy Language " - How would they decipher the intercepted calls , messages etc if they ban English lessons ? I really don't understand the motives of these guys...Don't they know Islam encourages knowledge ? They are getting worse by the day!
  16. TFG haday rabto heshiis waa inay waqti u qabtaa kabitixaanka Ugandeska meesha jooga - hadii kale waa waqti dhumis waxooda!
  17. ^Ama Geeljir iyo Cali-Hassan waa inay ka soo galaan Maadeey dhulkaas si fiican baad u kalataqaanaa yaah !
  18. lool@ Algerian Cafe.....Come down to Hounslow sidii qashinkii bay oga buuxaan. Kashafa take it easy dude, shouting down someone won't winn you anthing. !
  19. ^ Rumour has it that you are even from dhulka fooxa? Maxaa ka jiro arintaas? Bal soo abtirso?
  20. loooool@Sayid. If he does that my people will hunt him down in Mogadishu.......I have some powerful people in Xamar
  21. Originally posted by Sherban Shabeel: ^^For real, admins, the title is a personal attack on Maaddeey. Just change it to Shabaab bullying...etc As for Dhubad, KK was being sarcastic, as I suspect are you Shabeel, I know where KK was coming from.....I was just trying to upset Juje that is all. Actually I don't even support Al-shabaab at all but I sensed that this thread was politically driven !
  22. ^ It will not change anything on the ground....except the blame game will begin among Somalis in the UK and some people will get arrested for nothing !