Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. Beesha Caalamka oo ku guuleystey in Shirka Doorashadu furmo Sabtida Dedaal dheeraad ah oo socdey labadii todobaad ee ugu danbeysey oo ay garwadeen ka ahayd wakiilada beesha caalamku ayey ku guuleysteen in ay shirka isugu wada yimaadaan dhamaan Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowladda Federaalka ee xilku ka dhamaadey si looga heshiiyo hirgelinta heshiiskii 17 Sebtember. Madaxweynaha xilku ka dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisu xaqiijiyey qabsoomida shirka waxaana ay soo saareen bayaan lagu sheegayo in shirku furmaayo maalinta Sabtida ee 3 Abril. Wasiirka Arrimaha gudaha ee Puntland Maxamed Dhabancad ayaa uga mahadceliyey dedaalka beesha caalamka isla markaana ay ka qaybgalayaan shirka Sabtida. PL Govt acknowledges the tireless efforts by the Int'l Partners aiming to resolve the election impasse, and their facilitation for a consensus based FMS-FGS informal pre-meeting on April 3rd to agree the Summit. @Plstatehouse@UNSomalia @US2SOMALIA@UKinSomalia @NorwayInSomalia — Mahamed Abdirahman (Dhabancad) (@M_Dhabancad) April 1, 2021 Shirka Sabtida ayaa lagu wadaa in uu noqdo mid hor dhac ah oo looga heshiinaayo ajandaha shirka weyn ee lagu soo afjarayo kala aragti duwanaanshaha. Horseed Media Beesha Caalamka oo ku guuleystey in Shirka Doorashadu furmo Sabtida - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Dedaal dheeraad ah oo socdey labadii todobaad ee ugu danbeysey oo ay garwadeen ka ahayd wakiilada beesha...
  2. I guess now Old Observer can now rejoin us here on SOL...
  3. Shirkii lagu waday in xerada Afisyooni ay ku yeeshaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo xubno ka socda Beesha caalamka ayaa baaqdaygelinkii dambe ee maanta oo lagu balansanaa in uu qabsoomo Inkastoo aan la ogeyn sababaha ka dambeeya baaqashada shirka hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in arimo farsamo awgeed uu dib ugu dhacay xiligii loo balansanaa. Warar ay heshay HM ayaa sheegaya in ay suurtagal tahay caawa qabsoomidda shirka ,Madaxda muddo xiloodkoodu dhamaaday ee Federaalka ayaa siweyn uga soo horjeeda shirkan maadam aysan qeybka aheyn. Wasiirka arimaha gudaha ,Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo qoraal soo dhigay boggiisa Twitterka ayaa baaqashada shirka ku eedeeyay in ay ka dambeyso dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya isagoo tilmaamay in maamulada Galmudug ,Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ay ka baajisay in ay ka qeybgalaan shirka. Dhinaca kalena Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ahna agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Jaamac Yuusuf (Dabaraani) oo isna ka hadlay dib u dhaca ku yimid shirka ayaa xusay in dowladda Federaalka ay carqaladeynayso qabsoomida waxkasta oo xal loogu raadinayo arimaha taagan. Shirka u dhaxeeya xubnaha beesha Caalamka iyo madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ayaa looga wada xaajoon lahaa khilaafka hareeyay arimaha doorashada waxaase la ogeyn xiliga rasmiga ah ee uu furmayo shirkan. Horseed Media Wararkii ugu dambeeyay Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Beesha Caalamka - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Shirkii lagu waday in xerada Afisyooni ay ku yeeshaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah...
  4. Beesha Caalamka iyo madaxweynayaasha dowlada xubnaha ka ah Federaalka oo lagu wado in ay kulmaan Shir u dhaxeeya madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo xubno ka socda beesha Caalamka ayaa lagu wadaa in uu galabta ka furmo Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aade Cadde. Soojedinta shirka ayaa ka timid xubnaha beesha Caalamka waxaana sida ilo xog ogaaal ah ay sheegayaan lagu gorfeyn doonaa sidii xal maangal ah loogu raadin lahaa khilaafka ka taagan arimaha doorashooyinka. Wakiilada beesha Caalamka ayaa shalay soo saaray warsaxafaadeed kale oo ay ku sheegeen in aysan taageeri doonin hannaan doorasho oo hal dhinac ah ama tillaabo kasta oo horseedeysa kordhinta muddo xileedka hay’adihii xilku ka dhamaaday. Shirkan ayaa gaar u noqon doona xubnaha ka socda Beesha Caalamka iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada shanta ah ee Puntland ,Jubaland,Galmudug,Hirshabeelle iyo Koonfur galbeed waxaana ilgaar ah ku haya madaxda wakhtigu ka dhamaaday ee Federaalka oo dibadjoog ka ah. Dhinaca kalena waxaa saaka tiro hoobiyayaal ah lagu weeraray xerada Afisyooni ee la filayo in uu shirka ka furmo iyadoo qaar kamid ah hoobiyayaasha ay ku dhaceen guryo ay dagan yihiin dad rayid ah lana soo warinayo inuu geystay khasaare nafeed iyo burbur dhismayaal. Horseed Media Beesha Caalamka iyo madaxweynayaasha dowlada xubnaha ka ah Federaalka oo lagu wado in ay kulmaan - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Shir u dhaxeeya madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo xubno...
  5. Mastermind, sxb, “beware the last kicks of a dying horse, for when the animal knows it is dying it gets a surge of adrenaline from the fear, and the last kicks usually will be the strongest and most dangerous.” This is very true in the case of our beleaguered former Federal President, Mudane Expired Cheese.. Out of sheer desperation and wickedness, Useless Farmaajo and his supporters believe inciting a few womenfolk and children in Puntland using bribes —or incontrovertibly stooping to obvious acts of terrorism like their recent attacks on the Bosaso jail —will somehow prolong their tenure and make them win over the hearts and minds of the Somali people at large. Tsk tsk tsk.. But in any case, as foolish and wicked and spiteful as Useless Farmaajo is, we must understand his despair and should not ignore it. With that in mind, I urge the security forces of Puntland to keep vigilant watch upon the nefarious plots Farmaajo is hatching during his last days and keep strict guard upon the few wayward individuals he is using for subterfuge and treachery within Puntland.
  6. UNSOM: ” Ma taageeri doono doorasho hal dhinac ah” Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joogo xiligii Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ay yeelan lahaayeen Shir wadatashi ah oo heshiis looga gaarayo khilaafka doorashada, maadaama dhammaantood ay ku sugan yihiin Magaalada muqdisho. Waxay si cad u sheegtay in aysan taageeri doonin hanaan doorasho oo hal dhinac ah ama isbarbar socda ama tillaabo kasta oo horseedeysa kordhinta muddo xileedkii hor. “ Iyadoo ay Muqdisho ku sugan yihiin dhammaan hoggaamiyeyaasha muhiimka ah ee Soomaaliya, waxaa hadda la joogaa xilligii wadatashiyo aan rasmi ahayn ay yeelan lahaayeen si ay ugu heshiiyaan sidii horay loogu sii wadi lahaa shir madaxeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ee xubnaha ka ah federaalka loona aado doorashooyinka.” Qaramada Midoobay UNSOM: " Ma taageeri doono doorasho hal dhinac ah" - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joogo...
  7. KOW KOW KOW ii wad sheekada, wey igu socotaa ee maxaa tiri, “controlled violence, miyaa? KOW KOW KOW ii waad sheekada, hadana misana ii wad sheekada Saaxiib!
  8. Dhagaxtuur... maxaa tiri? A surgical removal huh? KOW KOW KOW... ii wad sheekada! HADANA ii wad sheekada MISA NA ...ii wad sheekada, wey igu socotayee
  9. Fakhfakh badane, at this stage I don’t think anyone gives a flying fart about what you think or welcome when it comes to the events unfolding in our nation. You have made your bed alongside Useless Farmaajo and you now must lay in it.
  10. Although I wholeheartedly support the sidelining of Useless Farmaajo, I don’t see the feasibility of how any care taker government( Badbaado Qaran or other) would be given the necessary timeframe to prepare the nation for free and fair—one man one vote— elections. The best that can be hoped for , in the shortest possible time now, is for the parliaments of the all federal member states, in conjunction with their respective clan elders, to select the representatives they will send to the federal house and senate. But above all else; all Somali political stakeholders must commit to adhere to the nascent federal constitution which is currently the only viable agreement Somalis have which makes it possible for them to share a common political destiny. Anything short of that will only lead to a repeat of the failed years of Useless Farmaajo.
  11. ^ Key demand from the E.U: “An immediate electoral process and a peaceful transfer of power”. The pressure being slowly brought to bear on Useless Farmaajo will undoubtedly lead him to yield and capitulate unconditionally —I don’t think he can hold out much longer.
  12. Madaxda Puntland iyo Jubaland oo aan weli gaarin Xerada Afisyooni xili uu furmay Shirka Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka kaasoo ka furmay xerada Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni. Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Koonfur-galbeed Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaan weli gaarin Goobta shirka iyadoo shaki la galinayo ka qeybgalkooda shirkan. Waxaa Muuqata in weli dhinacyada aysan weli isku soo dhawaan maadama shirkan uu yahay isku daygii ugu dambeeyay ee looga gudbi lahaa ismaandhaafka siyaasadeed ee taagan. Wasiirka arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in shir aan laga heshiin ajandihiisa la qorto ay horseedi karto fashil ku yimaada qabsoomiddiisa xili xalay la baahiyay Ajanadaha shirkan. Waxa uu tilmaamay in Puntland ay ku hanweyn tahay in dhammaan Saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay ka heshiiyaan duruufaha ku xeeran qabsoomidda doorasho wada oggol ah, si nabad ahna ku dhacda. Si kastaba Wakiilada Beesha caalamka ayaa maalmihii lasoo dhaafay cadaadis iyo dadaal xooggan ku bixiyay sida dhinacda ay isugu imaan lahaayeen shir lagu soo afmeero khilaafka hareeyay qabsoomidda doorashada Soomaaliya oo dhaaftay xiligii loogu talagalay. Lasoco Wixii kusoo kordha Horseed Media Madaxda Puntland iyo Jubaland oo aan weli gaarin Xerada Afisyooni xili uu furmay Shirka - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan...
  13. War ninyahow bootada raqiiska ah jooji. Useless Farmaajo haku karaama seegin.
  14. Galbeedi, fakhfakhdii baa ka dhamaatey maanta.
  15. ^ Che, the onion in your argument is that Farmaajo is no bath water, nor his accomplishments any precious baby. The elections will proceed and if he has the support of “public” as some of you claim, then everything will be fine for Useless Farmaajo..
  16. Nothing can ever enhance Useless Farmaajo’s standing among the public. The Somali public does not like nor want a wannabe dictator in office...so kindly reserve your wishful thinking for your cheesy wet dreams, Mudane Galbeedi!
  17. I understand. But is it not “Nabad&Nolol “ and their supporters who were the ones spreading these cheap propaganda in the first place? Were they not the ones who from the get go have been trying to use the legal maritime case at the ICJ as some sort of political gambit against anyone who opposed them, from somalilanders, to Jubalanders, and everyone in between?
  18. Useless Farmaajo may have jumped when Blinken spoke earlier today, but he still chose to play cat and mouse with the opposition by not explicitly accepting the demands of the opposition of holding the meeting in Mogadishu, in the same tent that Farmaajo was selected in the last election. Be it as it maybe, he is only prolonging the inevitable...which is his own ignoble removal from Villa Somalia.
  19. Farmaajo oo Shir ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir inay ka soo qaybgalaan shir lagu dhamaystirayo heshiiskii 17-kii Sebteembar, kaasi oo qabsoomaya 22 bishan Maarso oo ku beegan maalintii Isniinta ah. Shirkan oo labo maalmood soconaya ayuu Farmaajo sheeegay in lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan oo labo maalmood soconaya waxaa looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17-kii Sebteembar 2020. Wuxuu sheegay in si dalka iyo dadka loogu jiheeyo doorasho xor iyo xalaal ah inmadaxda maamul goboleedyada looga baahan yahay in ay ahmiyad wayn siiyaan shirkan lagu dhammeystirayo tabashooyinkii kasoo laabtay heshiiskii doorashooyinka. Qoraalka ka soo baxay xarunta villa Somaliya laguma sheegin magaalada iyo halka uu ka dhacayo shirka wadatashiga ah ee u dhaxeeya madaxda Federaalka iyo Maamul goboleedyada. Magaalada Muqdisho waxaa hadda ku sugan Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, galmudug iyo Hirshabelle. Baaqa ka soo baxay villa Somaliya ayaa imaanaya iyadoo maanta Dowlada Maraykanka ay sheegtay inay ka walaacsan tahay jahwareerka Doorashooyinka ka jira Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqday madaxda Soomaaliya in doorasho deg-deg ah la qabto. War saxaafadeed kasoo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Markaykanka, antony blinken ayaa ayaa lagu yiri waa in si deg-deg ah loo qabtaa Doorashada Soomaaliya. HORSEEDMEDIA Farmaajo oo Shir ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxweynaha Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir inay ka soo qaybgalaan...
  20. Lol@ “Shame on these foreign-adoring shameless dudes” Soomaali baa waa hore tidhi “nin waliba wuxuu yahay ayuu dadka kale moodaa” Gudhuu boy, qof ka baqaya magaalo madaxdooda ma jiro meeshaan oo waa kuwaas ku shiraya Muqdishu oo Madasha ku midoobeen Siyaasiyiintii Soomaaliya ugu magac dheeraa. You think everyone fears Useless Farmaajo in the manner your sorry gudhuu behind does? And I don’t blame you, we all know the crimes Farmaajo perpetrated against the hapless gudhuu community of Baidoa...tsk tsk tsk In any case, do not equate the strategic delegitimization of the Expired Cheese in Villa Somalia, his official tenure having ended, to some sort of exogenous factor such as fear. This is politics, something your gudhuu mind cannot grasp, so keep up your womanous supplications and continue to wish “ korona” on them all.
  21. Key demand: “Inclusive and transparent elections.” The ball is in Cheesy’s court!
  22. Somalia Should Hold Elections Immediately PRESS STATEMENT ANTONY J. BLINKEN, SECRETARY OF STATE MARCH 19, 2021 The United States is deeply concerned by the electoral impasse in Somalia, which is creating political uncertainty that threatens security, stability, and development in the country. We call on Somalia’s federal and member state leaders to set aside narrow political objectives, uphold their responsibilities to the people of Somalia, and agree to immediately hold transparent and inclusive elections. The current impasse undermines progress made to date, delays reforms urgently needed for Somalia to continue on the path to full debt relief, and hinders the fight against terrorism. The United States supports the right of Somali citizens to protest peacefully and firmly opposes the use of violence by any party. We urge Somalia’s leaders to safeguard the country’s future and find agreement to immediately conduct parliamentary and presidential elections. Somalia Should Hold Elections Immediately - United States Department of State WWW.STATE.GOV The United States is deeply concerned by the electoral impasse in Somalia, which is creating political uncertainty that...