Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. ^ gudhuu boy, micno la’aantisii astaanta u aheyd ma wuxuu maanta ku kordiyey inuu siyaasiinta Soomaaliyeed ku habaaro korona? MMA, if only your futile effeminate supplications could harm your betters then you, sir, would have been a force to be reckoned with.
  2. Madal Cusub Oo Looga Dhawaaqay Muqdisho (War-murtiyeed) Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya 2021 iyo golaha siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii loo qaban lahaa dhakhso doorasho lagu wada qanacsanyahay. Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Somalia Madal Cusub Oo Looga Dhawaaqay Muqdisho (War-murtiyeed) - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland...
  3. This is overkill, if the sole objective is to sideline Useless Farmaajo.
  4. This is precisely why I gave you the moniker of “Xaaji Maalaayacni” long ago on this forum. You are always bleating nonsense. What makes you think someone from Somaliland needs “permission” of any sort from any koonfurian? Why would you give koonfurians such power over you in the first place? Kakac hurdada Xaaji, oo dadkaaga dhinac ka raac! Qof Soomaaliya kaa leh oo kaa xigga majiro.
  5. Eebe ha naxariisto. Samir iyo imaan Illaahey ha siiyo ehelkii uu ka tagey
  6. False assertions and vague innuendos that wrongly equate the exercise of constitutional rights by federal member states to somehow harming the nation as whole, is not only wrong but reeks of desperation by the supporters of the current administration whose term has ended. Saalax, I beseech you not fall for such cheap lies.
  7. Mashaallah, hadaad isku arigti 4.5 aanu ka nahay. Now go convince people like your Gudhuu buddy, MMA, oo hamigiisa xukun dhaafsiisneyn Gudoomiye baarlamaan kaliya inuu Soomaaliya ka ahaado, oo 4.5-ka u ilaalshada sidii ukun jabeeyso oo kale!
  8. No Galbeedi, I’m afraid you just to have get used to being a small fish from small Awdal. The day you and folks like you accept their true political weight in Somalia markaas ayee ummada oo dhan is raaci doontaa. The 4.5 power sharing agreement that has given many minority groups in Somalia power to punch above their weight class will eventually be retired. Sooner or later, you will all have to get ready to submit to majority rule with minority rights like happens in most other democracies around the world.
  9. Rubbish. Laangaabs don’t deserve shit! They can support Useless Farmaajo till the Geel return home... their support is just as moot as their irrelevance in Somali affairs.
  10. Kheyre cannot be trusted. He is still beholden to Useless Farmaajo&Co.
  11. Saalax, saaxiib, I fear you’re deliberately blinding yourself to reality in here. Puntland and Jubaland leaders have every right to represent, defend and speak for the political rights and demands of their respective constituencies. I most certainly believe Deni and Axmed Madoobe have much better claims in this respect than the hapless creature currently sequestered in Villa Somalia until his sorry ass get replaced by a newly elected Federal President. And for you to call them “spoiled” for insisting on fully representing the political interests of the people of their states is rather ingeniously disingenuous on your part, and a futile effort to boot.
  12. You see the sort of abject buffoonery and self-righteous indignation that Useless Farmaajo’s supporters can stoop to. Dufaan, dufaan ku dhishe yaana ku dhihinee()—you want to convince us that Puntland and Jubaland states, and for that matter the other FMSs, should not be allowed to choose their own federal representatives to send to Xamar, and that instead, we should permit Useless Farmaajo choose for the FMSs? Have you lost your mind, or have you been smoking crack?
  13. Galbeedi, first and foremost anigu aflagaado uma arko tilmaamida your incoherent and convulsive nonsense in here whereby you always try to distort the truth and obfuscate the facts regarding Useless Farmaajo’s disastrous tenure in office. Take for instance, above, when I challenged you to tell us which of the so-called “ insane demands” made by President Deni you were against... you only took issue with President Deni’s rightful demand that the national security forces should not be used to suppress political opposition, and the heads of those agencies be relieved of their duties. Which only proves to us all your regressive political outlook and your unfortunate yearning for a return to dictatorial regime to take root in our country. Galbeedi, sxb,I’m sorry to be the bearer of bad news, but you will forever continue to chase your tail like inconsequential rabid dog, as long as you believe Useless Farmaajo will make your unholy dreams of a politically centralized Somalia controlled by dictator to come true. Not gonna happen, hombre!
  14. Galbeedi, I see you still chasing your tail attempting to sniff your rear end in here. Now for once put aside your cheap N&N propaganda and address directly which of the so-called “insane demands” by Puntland President Deni vis-à-vis the participation of his constituency in the upcoming Somali federal elections has raffled your feathers thus ?
  15. Saalax, waxaan kuugu talinayaa inaad run ka sheegtid arrimaha dalkeena ka jira oo aad guulwadeenta indhaha kaa tiray aad bal xoogaa ka nasatid. Soomaaliya waa dal federal ah oo hoos laga soo dhisayo nidaamyada siyaasada iyo sida awoodaha Soomaalidu u qeybsanayso. Taasina wakhti iyo is jiidjiid dheer ayee qaadanaysaa, marka inta laga gaarayo dastuur federaal oo Soomalida oo dhan raali iyo heshiish ku yihiin laga gaarayo waa inaad muujisaa dulqaad iyo samir. Soomaali hadaanu nahay , waxaan qabaa dan inaysan noogu jirin inaan dictatootiyaadi Siyaad Barre oo kale mar labaad soo noolaysiino anakoo ka wahsanayna shaqada adag oo dalkeenu u baahanyahay oo ah ina wax walba hoos laga soo dhiso.
  16. Waa runtaa waa in laga tuuraa, MMA, laakin ma Af gudhuu baa Deni meesha looga tuurayaa?
  17. Guys, are you still really that desperate? lol@ “certain segment” Che, which segment are you referring to? Do you mean the gudhuu retailers and merchants in Puntland cities? Don’t’t give false hopes to MMA, sxb!
  18. Mowqifka Puntland Ee Xaalada Doorashooyinka Dalka Puntland ayaa habeenkii xalay soo saartey qoraal dheer oo ay ku caddeyneyso aragtida ay ka qabto doorashooyinka Soomaaliya, sidoo kale waxaa qoraalka lagu caddeeyey arrimo muhim ah in la sameeyo haddii la doonaayo in dib loola fariisto Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ee Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Aragtida Dowladda Puntland ee Xaaladda Doorashooyinka Soomaaliya Dowladda Puntland, iyadoo tixgalinaysa xaaladda cakiran ee doorashooyinka Soomaaliya, waxay ugu horraynba caddaynaysaa inay mar kasta door mug leh ka qaadanayso xal-u-helidda arrimaha lagu muransan yahay ee doorashooyinka dalka, iyacioo laga duulayo heshiiskii 17-kii September 2020 lagu gaaray magaalada Muqdisho. Labadii sano ee ugu dambeeyay, Puntland waxay door hagar la’aan ah ka qaadatay dedaaladii lagu raadinayay in dalka ay ka qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ah, oo natiijada kasoo baxda lagu wada kalsoonaan karo. Si looga miro dhaliyo dedaaladaas, Puntland waxay martigalisay shirkii wadatashiga ee DFS iyo dawladaha xubnaha ka ah ee ku qabsoomay Garowe Bishii April 2019, waxay sidoo kale qayb ka hayd qabsoomida shirarkii isdaba jooga ahaa ee Dhuusamareeb 1, 2, 4 iyo shirkii Muqdisho ka qabsoomay Bishii September 2020. Puntland waxay taageersan tahay hirgalinta heshiiskii doorashada ee 17-kii September iyo habraacyadiisii. Waxayna sidoo kale xeerinaysaa talo-soo-jeedintii guddiga farsamada ay ka soo saareen magaalada Baydhabo, 16-kii February, tasoo saldhig u noqan karta xal ka gaarista qodabadii lagu isku khilaafsanaa ee hirgalinta heshiiska doorashada. Hadaba, waxaa jira caqabado soo ifbaxay oo hortaagan hirgalinta heshiiska doorashooyinka, kuwaas oo ay lagama maarrnaan tahay in la xalliyo si loo sii amba qaado geedi-socodka qabsoomidda doorasho loo dhan yahay. Caqabahaas oo kala; I. Dhacdooyinkii ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho 19-kii February. waxay abuureen kalsooni-darro siyaasadeed, mid amni iyo mid bulsho, kuwasoo wiiqay guulihii laga gaaray wada-tashiyadii socday ee marxaladda kala guurka ah. Falalkii dhacay waxay liddi ku ahaayeen xuquuqaha aasaasiga ah ee muwaadiniinta Soomaaliyeed uu siinayo Dastuurka KMG ah ee dalka, sida xorriyadda banaanbaxa, hadalka iyo soo bandhigidda aragtida siyaasadeed. II.Madaxda Dowladda Federaalka ah oo caqabad ku noqday fulinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka September iyo habraacaydiisa, waxayna si cad usoo ifbaxday muddadii lagu gudo jiray wada-xaajoodayada shirkii Dhuusamareeb 3-6dii February 2021, kadib markii Madaxweyne Farmaajo ka saf ray magaalada Dhuusamareeb iyadoo wax xal ah aan laga gaarin qodabadii la isku khilaafsanaa. Qodabada muhiimka u ah hirgalinta heshiiska doorashada ee 17 September. lyadoo laga duulayo maraxaladda dalka ka soo cusboonaatay 19-kii February, iyo xasillooni darrada ka dhalatay dhammaadka muddo-xileedka Dastuuriga ah ee Madaxweynaha iyo Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa lagama maarmaan ah in la meel mariyo qodobadaan soo socda si horay loogu sii amba-qaado wada-tashiyadii doorashooyinka. 1. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, waa in uu soo saaro wareegto xadedaysa awoodaha fulineed ee Madaxweynahya iyo kuwa sharci-dajineed ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya. Sidoo kale waa in meesha laga saaro dhammaan go’aamadii masiiriga ah ee Madaxweynuhu saxiixay intii ka dambaysay 8da Feb 2021 iyo shuruucdii ay Baarlamaanku ansixiyeen muddadii ka dambaysay 27kii December 2020, Si waafaqsan qodabada 91-aad iyo 60-aad ee Dastuurka KMG ee Soomaaliya. 2. Maadaama CiidankA Amniga Qaranku ay ka qayb qaateen falalkii qalalaasaha watay ee Muqdisho ka dhacay 19-kii February, waa in xilka laga qaado taliyeyaasha Ciidamada Milatariga, Booliiska iyo Agaasirnaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka, lana magacaabo masuuliyiin lagu kalsoonaan karo laguna soo xulay hab wada-tashi ah, si loo hubiyo hufnaanta iyo dhex-dhex-aad-nimada doorashooyinka, waa in Ciidanka Qaranku ku ekaadaan keliya waajibaadkooda ah sugida amniga lagana dhex saaro howlaha siyaasadda iyo doorashada, si loo soo celiyo kalsoonidii dhaawacantay. 3. In la dhiso guddi xaqiiqo raadin ah, oo baaritaan madax-banaan ku sameeya dhacciooyinkii qalalaasaha watay ee ka dhacay Muqdisho 19-kii Bisha Februery, si la iskula xisaabtamo. 4. Madaama, Dowladda Federaalku ay ku guul-darraysatay fulinta heshiisyadii horay loo gaaray, waa in saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya ay qaataan door damaanad-qaad ah, si loo hubiyo fulinta qodobada lagu heshiiyo ee Doorashooyinka. 5. Waxaa muhiim ah in Golaha Wada-tashiga Qaranku ay yeeshaan hab wadashaqayn joogto ah oo wakhtiyeysan si loo dardargaliyo qabsoomida doorashooyinka Dalka. 6. Waa in Saamilayda siyaasadda iyo Ururacia Bulshada laga qaybgeliyo loona ogalaado inay ka qayb qaataan xal-u-helidda arrimaha ka taagan doorashooyinka, si loo xoojiyo kalsoonida iyo daahfurnaanta doorashooyinka. 7. In la dhowro xuquuqaha aasaasiga ah ee Dastuurku siinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed sida xuquuqda hadalka, bannaanbaxyada, Kulamada IWM, si looga fogaado xasilloni-darro siyaasadeed iyo qalalaase amni. 8. Si loo dardargaliyo qabsoomidda doorashada, waa in shirarka Golaha Wada-tashiga Qaranka lagu qabto magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, goob ammaan ah oo amnigeeda ay sugayaan ciidan lagu wada kalsoon yahay. DHAMMAAD Mowqifka Puntland Ee Xaalada Doorashooyinka Dalka - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Puntland ayaa habeenkii xalay soo saartey qoraal dheer oo ay ku caddeyneyso aragtida ay ka qabto doorashooyinka...
  19. Tallaabo, Thanks for the chuckle. p.s By the by, I’ve meaning to ask you or Xaaji Maalaayacni, if either of you would be kind enough to be forthcoming as to whatever so happened to our hapless h@bro troll army of SOL, led by Suldaanka and Oodka. who used endlessly bombard us with their mind numbing secessionist claptrap? Looks to me that the timing of their involuntary hiatus from this here forum had, as its antecedents, the special red carpet treatment Useless Farmaajo honored Biixi with in Djibouti a couple of months ago....Sorta reminds me of that old saying of “weedha iyo waranka maxaa kulmiyey”..Lol The funny thing was that Suldaanka and Ina Cawil Mucjiso were vehemently denying that nothing untoward occurred between Farmaajo and Biixi in Djibouti when I informed them that Biixi was getting bought off by Farmaajo&Co. In any case, Farmaajo paid and Biixi shut his mouth. The proof is in the pudding and their silence is deafening, as it were. Now, I guess we will just have to wait for them to rejoin us here on SOL once we Somalis get rid of our wannabe useless dictator, a.k.a Useless Cheesy
  20. Beesha Caalamka Oo Shir Degdeg Ah Ugu Baaqay Dowlad Goboleedyada & DFS War qoraal ah oo kasoo baxay beesha caalamka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada loogu baaqay inay shir deg deg ah isugu yimaadan, si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyadoo laga amba-qaadayo heshiiskii Guddiga Farsamada ku gaareen magaalada Baydhabo. Hoos ka akhriso baaqa: ” Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doorashada, iyadoo laga amba-qaadayo howshii ay qabteen Guddiga Farsamada ee ku kulmay magaalada Baydhabo 15-16 Febraayo. Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada waa inay sidoo kale joogteeyaan xiriir furan oo ay la yeeshaan madaxda kale ee siyaasadeed ee Soomaaliya iyo bulshada rayidka ah si loo xaqiijiyo in doorashadu ay hesho taageerada ugu ballaaran ee suurtagalka ah, isla markaana guddiyada doorashooyinku ay u hawlgalaan si ka madaxbanaan dano siyaasadeed. Saaxiibada caalamku waxay ka walaacsan yihiin dhacdooyinkii rabshadaha watay ee ka dhacay Muqdisho 19kii Febraayo. Waxaan ugu baaqeynaa dhamaan dhinacyada inay is-dejiyaan oo ay is xakameeyaan si loogu oggolaado wadahadalka siyaasadeed inuu horay usii socdo. Hadda waxaa si kasii dhakhso badan sidii hore loogu baahanyahay in madaxda siyaasadeed ee Soomaaliya ay danta qaranka ka dhigaan tan koowaad, ayna ka wada shaqeeyaan sidii loo qaban lahaa doorashooyin leh taageero ballaaran oo ku qabsooma sida ugu dhakhsiyaha badan ee suurtagalka ah, si dalka horay loogusii dhaqaajiyo. Saaxiibada caalamku waxay si firfircoon uga taageerayaan dadka Soomaaliyeed sidii ay ku gaari lahaayeen natiijadaas * Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Norway, Qadar, Iswiidhan, Iswisarland, Turkey, Ugaandha, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, ee Qaramada Midoobay.“ Horseed Media Beesha Caalamka Oo Shir Degdeg Ah Ugu Baaqay Dowlad Goboleedyada & DFS - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET War qoraal ah oo kasoo baxay beesha caalamka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul...
  21. No bias here, sxb. I only chose not to blind myself to their carelessness and incompetence sooner the most. The violence currently taking place in Mogadishu is a cofession of the terrible incompetence of Farmaajo’s government. In any case Mudane Maakhiri—-COVID-19 hakuu badbaadiyo Farmaajo iyo xertiisa..
  22. The blatant disingenuity of your argument only goes to show how gullible you are and your willingness to blindly follow the nonsensical claptrap being peddled by the supporters of Useless Farmaajo, notwithstanding his glaring failures which are detrimental to their own interest and the nation as a whole.
  23. Lol, sad mister MMA —always clutching at gudhuu straws. Former President Culusow thoroughly debunked the futility and desperation of those silly fools who dare attempt to forestall the free assembly of the public because of some supposed health restriction. =================================== Xasan Sheekh oo jawaab kulul ka bixiyey go’aankii kasoo baxay dowladda Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga fal-celiyey hadalkii galabta ka soo yeeray wasiirro iyo saraakiil ka tirsan dowladda federaalka, kuwaas oo dal-baday in shacabku aysan sameynin wax isku imaatin ah, cabsi laga qabo Coronavirus awgeed. Xasan Sheekh, oo taageerayaashiisa kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in wax kasta hadii ay dhacaan aysan ka baaqan doonin banaanbaxa ay iclaamiyeen Jimcaha soo socda, isagoo sheegay in banaanbaxaas oo ah mid nabadeed looga soo hor jeedo sifaha uu Farmaajo weli ku sii joogo xafiiska iyo shuruucda uu saxiixayo xiligan. Waxuu tusaale u soo qaatay saxiixyada guddiyada la dagaalanka musuq maasuqa iyo kan adeega garsoorka garsoorka oo uu sheegay in laga bedelay taariikhda saxiixa oo waqti hore lagu qoray, sida uu hadalka u dhigay. “Nimankan dhaqanka dowladnimada ayey ku dheeleen maanta waxay nasoo hor taajiyeen taliyeyaashii ciidamada oo leh Corona ha la iska jiro, war taliye ciidanow maxaa corona kaa galay? Ila meereyso ayey wadaan, tan iyo markii uu Farmaajo xafiiska tegay hal tuulo galama saarin Al-Shabaab, kaaga darane magaalada ayey maalin kasta dadka ku gablaminayaan,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo sii hadlaayey ayaa tallaabo lama huraan ah ku tilmaamay banaanbaxa ay iclaamiyeen Jimcaha soo socda, isagoo shacabka u balan qaaday inay hor kici doonaan. “Hadaadan codkaaga ku dhihi karin, kan waan diidanahay, kana waan ogolahay, maxaad xaq u leedahay? Farmaajo iyo wiilasha ku xeeran, waxaa waajib ku ah in dadka isugu soo baxaya banaanbaxa ay ammaankooda sugaan oo jidadka u furaan, waa dembi in la yiraahdo banaanbax dhici mayo,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Waxa sheegay in qof kasta uu soo qaadan doono qalabka wajiga lagu xirto, iyaguna ay u diyaari doono, xatta faradhaq, meel kastana ay uga hor marayaan shacabka. “Waan tageyna fagaaraha, anagaa idinka horeyna oo meesha tegayna, warkood dheg jalaq cid u sii doonta malahan, dadka ma ixtiraamaan, warkoodana qof yeeleysa malahan, la dhageysan maayo, xuquuq dambe oo lagu tumanaayana ma yeeleyno, dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaan leeyahay maalinta Jimcaha ah barxadda Daljirka Daahsoon ayaa noo balan ah, maalintaas horteed cidna Ilaahey ma dilo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweynihii hore xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh oo jawaab kulul ka bixiyey go’aankii kasoo baxay dowladda | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga...
  24. Madaxweyne Farmaajo Oo Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa shir degdeg ah isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War qoraal oo kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo 18-19 bishan Febraayo uu shir degdeg ah isugu yeeray madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka. Hoos ka akhriso: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo xalka ay soo gudbiyeen Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee ku shiray Baydhabo intii u dhaxaysay 15-16kii bishan Febaraayo waxa uu soo saaray go’aanadan: 1- Madaxweynuhu waxa uu shir iskugu yeerayaa Madaxda Dowlad Goboleedyadda dalka iyo Gobolka Banaadir. 2- Shirkaas waxaa lagu qabanayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. 3- Shirkan wadatashiga ah waxaa uu socon doonaa inta u dhaxaysa 18-19 bishan Febraayo 2021. 4- Shirkan wadatashiga ah waxaa saldhig u ah talo-soojeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee ku aaddanayd dhaqan-gelinta heshiiskii 17-ka Sebteembar 2020 laga gaaray hannaanka doorashooyinka, ayna meelmariyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa dadaalka ay bixiyeen Xubnaha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo Magaalada Baydhabo ku lafa guray caqabadaha fulinta Heshiiska 17-ka Sebteembar, dhabbaha u xaaray qabsoomidda doorasho ka turjumeysa hor u socodka dimuqraadiyadeed ee dalka.
  25. He is neither of the above. He is merely an irresolute, timid and divisive small minded man who has squandered a good opportunity to leave a lasting legacy for himself and move Somalia along its path to freedom and democracy.