Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. First and foremost and foremost...Did you say, “force”? Lol Wake up man, and stop believing in the wet dreams of Farmaajo’s supporters on social media. Che, on the contrary, it is precisely because of the broad base of support Axmad Madoobe has in Jubaland that he has been able to outlast and outmaneuver Farmaajo’s ambitions in Jubaland this long. The problem with you is that you seem to compare Jubaland to the political vacuums of Baidoa, Jowhar and Dhuusamareeb which were relatively easy for N&N to take control of. What do you suppose will happen to those N&N guys when a new clique moves into Villa Somalia? Only those that jump ship at the very last minute might survive after Farmaajo’s tenure comes to an end. If not, they will be just as easily replaced— because they lack the basic grassroots support necessary to shield them from the political interference of whoever becomes the president of the Federal government next year.
  2. “Sagaaro, mindhaa ima barato? If there is one thing Farmaajo has proven definitively time and time again with regards to Jubaland, these past four years in office is how utterly incompetent and useless he’s been in bringing about a political settlement and winning over Jubalanders. This is the simple reason why he will fail to win a second term in Villa Somalia. No ifs, no buts!
  3. Aqriso: Qodobo xasaasi ah oo laga soo saaray shirkii musharraxiinta mucaaradka Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib shirar qaatay lix cisho oo ay yeesheen musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta la soo xiray, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed saddex bog ah oo ka kooban 18 qodob. Warsaxaafadeedka ayaa si gaar ah looga hadlay ammaanka iyo sida loo wajahayo doorashada oo isugu jirto tan baarlamaanka iyo madaxweynaha. Musharraxiinta ayaa ku hanjabay inay qabanayaan doorasho kale, haddii ay dowladda ku adkeysato in aan wax laga baddalin hanaanka doorashada ee hadda socda. “Haddii dowladda federaalka ah ay qaaddo tallaabo lagu taabbagelinayo doorasho aan heshiis lagu ahayn, wuxuu Goluhu caddaynayaa in isaga oo kaashanaya qaybaha kala duwan ee bulshada iyo dawlad goboleedyada uu ka shaqeynayo hannaan doorasho oo dalka lagu badbaadinayo si uusan u dhicin firaaq awoodeed iyo mid dastuuri ah,” ayaa lagu yiri war murtiyeedka maanta kasoo baxay hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay si adag uga hadleen ammaanka doorashada, iyaga oo dalbaday in kaliya sugida ammaanka loo daayo ciiidamada Booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Midowga musharraxiinta ayaa sidoo kale ku baaqay in dowladda federaalka ay dib u soo celiso ciidamada ay dowladda dhexe horey u geysay gobolka Gedo ee Koonfurta dalka. Go’aanada ka soo baxay shirkan oo loo kala qaaday 1-go’aanka maamulka doorashooyinka, 2-go’aanka ammaanka doorashooyinka & 3-go’aanno guud ayaa waxaa ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee ku jira war-murtiyeedka: 1 – In la kala diro guddiyada doorashooyinka heer federaal & heer dowlad goboleed, laguna soo magacaabo wada-tashi ay yeeshaan, madaxda dowladda, kuwa dowlad goboleedyada iyo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha. 2 – In guddoomiyaha aqalka sare uu sharciyad buuxdo u helo in uu soo magacaabo guddiyada doorashooyinka & xalinta khilaafaadka ee hagaya doorashada ildhibaannada labada aqal ee gobolada qaqooyi, laguna qabto doorashada xerada ciidanka cirka ee Afisooni, iyada oo ay goobjoog ka noqonayaan wakiilo ka socda musharixiinta, beesha caalamka, booliska Soomaaliyeed & kan AMISOM. 3 – In magacaabista guddiyada doorashada xubnaha xildhibannada beelaha Baaadiriga loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelahaas, laguna qabto doorashada xerada ciidamada cirka ee Afisooni, goobjoogna ka noqdaan wakiilo ka socda musharixiinta, ceesha caalamka, cooliska Soomaaliyeed & kan AMISOM.. 4 – In dowladda federaalka ay si deg-deg ah uga la soo laabato maamulka sharci darrada iyo ciidamada ay geysay gobolka Gedo, si loo ilaaliyo midnimada Jubbaland, maamulkana dib ula wareego deegaanka, si ay ugu fududaato qabashada doorashada. 5 – In Xulista ergada ay iska kaashadaan adayasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee beesha kursiga leh dowrka dowlad goboleedkana ku ekaado diiwaan-gelinta, sida uu dhigayo heshiiskii siyaasadeed ee golaha wadatashiga Qaranka ee uu baarlamaanka wax ka bedelista ku sameeyay. 6 – In dowlad goboleedyada aysan guda-gelin qabashada doorasho aan lagu waafaqsaneyn, una sinaadaan musharixiinta taageerayaashoodana aysan u gaar yeelin musharax gaar ah. 7 – In loo howl-gallo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30 % ah 8 – In la helo kor joogto ka socda, urrurada bulshada rayidka, qareenada, musharixiinta maadaxweyna, beesha caalamka, si loo xaqiijiyo hufnaanta doorashooyinka dalka. 9 – In guddoonka & xubnaha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ay qaataan kaalintooda ku aadan ilaalinta ku dhaqan dastuurka KMG ah & dhamaan shucruucda kale ee dalka gaar ahaan qodobada quseeyo doorashooyinka qaranka. Sidoo kale musharixiinta ayaa soo saaray go’aano ku aadan ammaanka doorashooyinka. 1 – In Madaxda dowladda ay ka saaraan dhammaan ciidamada Qalabka sida ku lug yeelashada howlaha doorashooyinka, sida uu dhigayo qodobka 127aad ee dastuurka. 2 – In iyada oo la cuskanaayo mabaadi’da ku xusan dhammaan faqrooyinka qodobka 127-aad ee dastuurka KMG ah uu taliyaha hay’adda nabad-sugida Fahad Yaasiin uu baneeyo xilka hay’addaas, maadaama uu yahay madaxa ololaha dib u doorashada musharax madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si loo sugo dhex dhexaadnimada hay’adda NISA. 3 – In amniga doorashooyinka sugaan kaliya Booliska Soomaaliya & kan AMISOM laga fogeeyo Millateriga iyo Nabadsugida. 4 – In uu joojiyo madaxweynaha xilkiisa sii dhamaanayo ku tagrifalka dhaqaalaha dalka iyo in uu adeegsqado hantida dalka, xafiisyada dowladda, ciidanka & shaqaalaha ka tirsan dowladda ku daneysiga ololihiisa doorashoyinka. Aqriso: Qodobo xasaasi ah oo laga soo saaray shirkii musharraxiinta mucaaradka | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib shirar qaatay lix cisho oo ay yeesheen musharraxiinta u taagan xilka...
  4. War-Murtiyeedka Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya Shirkii midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo maanta lagu soo gababeeyey magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr iyo toban qodob. Shirkan lasoo gababeeyey oo ku-dhowaad asbuuc (6 berri) uga socday Muqdisho musharaxiin gaaraya 12 musharax, ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyed ka kooban 18 qodob oo ay isku raaceen Mas’uuliyiinta kala duwan ee Muqdisho ku shiray, waxaana dalbadeen in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Afisyooni. Dowlada ayaa loogu baaqay inay dib ugu noqoto isla markaana wax ka bedel ku samayso guddiga doorashada ee heer federaal kuwaas oo dhawaan la dhisay, waxaana ay dowlada hordhigeen in ciidanka ay Gobolka Gedo gaysay kasoo saarto. Hoos ka akhriso: War-Murtiyeedka Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Shirkii midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo maanta lagu soo gababeeyey magaalada...
  5. War-Murtiyeedka Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya Shirkii midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo maanta lagu soo gababeeyey magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr iyo toban qodob. Shirkan lasoo gababeeyey oo ku-dhowaad asbuuc (6 berri) uga socday Muqdisho musharaxiin gaaraya 12 musharax, ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyed ka kooban 18 qodob oo ay isku raaceen Mas’uuliyiinta kala duwan ee Muqdisho ku shiray, waxaana dalbadeen in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Afisyooni. Dowlada ayaa loogu baaqay inay dib ugu noqoto isla markaana wax ka bedel ku samayso guddiga doorashada ee heer federaal kuwaas oo dhawaan la dhisay, waxaana ay dowlada hordhigeen in ciidanka ay Gobolka Gedo gaysay kasoo saarto. Hoos ka akhriso: War-Murtiyeedka Shirkii Midowga Musharixiinta Madaxtinimada Soomaaliya - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Shirkii midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo maanta lagu soo gababeeyey magaalada...
  6. This news blackout is merely a facade to buy time. Both sides are waiting for the new in-coming US administration to provide a way forward. So this war is now effectively a frozen conflict until Jan 20, with the Tigray digging in and holding on for dear life within the limits of their formidable redoubt of Mekelle.
  7. ^ My $0.02... Kheyre is a trojan horse for N&N and the self proclaimed “opposition” would do well to take heed before they get played cheesy-style.
  8. ^ Che, don’t tell me you fell for the nonsense our hapless h@bros of SOL were bleating about in here all these years. All the somaliland members of parliament in Xamar are there with the blessing of their constituents from the north.
  9. Lol @ “waa la kala cadaanaya” The endless shenanigans of our beloved h@bros never seize to amuse me.
  10. Speedy Gonzales, Mudane Galbeedi, always counting his eggs before they hatch. Saaxiib, a little more patience and time are wanted.
  11. There’s a lot of disinformation going on. Somalis, I urge you not to wear your hearts on your sleeves. Filinka labada dhinac noo jilayaan ha rumaysanina!
  12. Farmaajo: “Waxaan dalka u jihaynay doorasho” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka dadban kaas oo golaha shacabka iyo Aqalka Sare ay si wadajir ah cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen 26-kii Sebteembar 2020. War qoraal oo kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu madaxweynaha heshiiskan ku tilmaamay mid caddeyn buuxda u ah sida ay uga go’an tahay maamulka uu hoggaamiyo sii ambaqadidda hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka iyo qabsoomidda doorasho saldhigeedu yahay heshiiskii Muqdisho ay ku gaareen madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed 17-kii Sebteemar 2020. “Waxaan dalka u jihaynay doorasho. Laga soo bilaabo 1-dii Bishii Oktoobar ee sanadkan oo aan la saxiixanay Madaxda Dowladda Goboleedyada dalka Heshiiskii Habraacyada doorashooyinka, waxaan qaadnay tallaabooyinka Heer Federaal ee ku aaddan qabsoomidda doorashada iyo dhaqan gelinta dhammaan qodobbada ku jira Heshiiska Siyaasadeed ee Jiheynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka.” Farmaajo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey madaxda dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir dadaalkii ay ku bixiyeen in heshiis laga gaaro wadahadalladii ku saabsanaa hannaanka doorashooyinka dalka ee ku qabsoomay Samareeb iyo Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey guddoonka iyo xildhibaannada golaha shacabka iyo aqalka sare dhammeystirka habraacii uu sharciga ku noqday Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka. Ugu dambeyntii, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray xukuumadda dardargelinta doorkeeda ku aaddan fududeynta qabsoomidda doorasho waafaqsan heshiiskan ay ansixiyeen Baarlamaanku, kuna meel maray saxiixa Madaxweynaha. Horseed Media Farmaajo: "Waxaan dalka u jihaynay doorasho" - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay heshiiskii...
  13. Farmaajo: “Waxaan dalka u jihaynay doorasho” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka dadban kaas oo golaha shacabka iyo Aqalka Sare ay si wadajir ah cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen 26-kii Sebteembar 2020. War qoraal oo kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu madaxweynaha heshiiskan ku tilmaamay mid caddeyn buuxda u ah sida ay uga go’an tahay maamulka uu hoggaamiyo sii ambaqadidda hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka iyo qabsoomidda doorasho saldhigeedu yahay heshiiskii Muqdisho ay ku gaareen madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed 17-kii Sebteemar 2020. “Waxaan dalka u jihaynay doorasho. Laga soo bilaabo 1-dii Bishii Oktoobar ee sanadkan oo aan la saxiixanay Madaxda Dowladda Goboleedyada dalka Heshiiskii Habraacyada doorashooyinka, waxaan qaadnay tallaabooyinka Heer Federaal ee ku aaddan qabsoomidda doorashada iyo dhaqan gelinta dhammaan qodobbada ku jira Heshiiska Siyaasadeed ee Jiheynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka.” Farmaajo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey madaxda dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir dadaalkii ay ku bixiyeen in heshiis laga gaaro wadahadalladii ku saabsanaa hannaanka doorashooyinka dalka ee ku qabsoomay Samareeb iyo Muqdisho. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey guddoonka iyo xildhibaannada golaha shacabka iyo aqalka sare dhammeystirka habraacii uu sharciga ku noqday Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka. Ugu dambeyntii, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray xukuumadda dardargelinta doorkeeda ku aaddan fududeynta qabsoomidda doorasho waafaqsan heshiiskan ay ansixiyeen Baarlamaanku, kuna meel maray saxiixa Madaxweynaha. Horseed Media Farmaajo: "Waxaan dalka u jihaynay doorasho" - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay heshiiskii...
  14. Thank you for your well argued and thought provoking article. I agree with everything you wrote: A truly federal and decentralized Ethiopia; or alternatively, genuine independent constituent nation-states is the only path to a lasting and permanent peace for the Horn of Africa. Anyone who envisages a return to a powerful centralized government in Addis Ababa that dictates to the other nations is simply engaging in wishful thinking that will lead to many years of conflict and untold numbers of death.
  15. Somalis everywhere should mind their own business and not get dragged in to this Tigray-Amhara conflict.
  16. Does anyone know whether or not Somali troops are being used against the Tigray?
  17. With the Republicans performance in the Senate, it will be business as usual minus the late night tweets.
  18. Why now? The US elections and the anticipated uncertainty of the results might have emboldened Abiy to take quick action against the Tigray. Time will tell if he can make quick work out of them or if he just took the lid off Pandora’s box in Ethiopia.
  19. To Oodweyne and the other hapless, helpless and hopeless secessionist creatures of SOL who were farting a about in this thread to argue otherwise.... Hark this news: Soomaaliland Oo Cafis U Fidisay Maxamed C. Carte Qaalib Raysalwasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa oo iska casilay xubinimadii Baarlamaanka Federaalka ayaa waxaa la sheegay inuu dib ugu laaban doono magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Sababta keentay in Maxamed Carte iska Casilo xubinimadii Baarlamaanka dalka ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii uu Go’aan ku gaaray inuu tego Hargeysa oo uu ku xanuunsanyo Aabihiis Cumar Carte Qaalib, uuna doonayo inuu soo arko. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte, isla markaana uu tixgeliyay Codka uga yimid oo ah inuu Aabihiis oo caan ka ah Somaliland uu xauunsanyahay. Hoos ka akhriso: Soomaaliland Oo Cafis U Fidisay Maxamed C. Carte Qaalib - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Raysalwasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa oo iska casilay xubinimadii...
  20. Put a sock on it, Mudane Maakhiri. Despite your effeminate derision towards our Federal Somali Republic and constant ill wishes, we Somalis will continue to busy ourselves with the difficult tasks of rebuilding our nation. Although federalism in Somalia will continuously have its fair share of naysayers, it remains the only democratic form of governance that can tame and harness the incorrigible shrewdness and rebellious glory of the average Somali nomad. And as for my views on Ethiopia: I believe it is too important for the west to let it all breakup in a firestorm.
  21. They are armed to the teeth and Abiy does not have the backing of his natural base, the Oromo. He can dilly dally all he likes hoping for the west to come to his rescue but what has now become apparent is that Abiy is incapable of seeing through the democratic reforms Ethiopia needs. Another wasted opportunity for progress in the Horn.
  22. A.U.N, Samir iyo iimaan baan leeyahay ehelkii uu ka tagay.
  23. Don’t be silly! Federalism is not Balkanization.
  24. Dhismaha Guddiyada Doorashadu maka adkaan doonaa doodii Heshiiska? Waxaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah u bilowdey dhamaystirka heshiiskii doorashada dadban ee Dowladda Federaalka+Gobolka Banadir iyo Dowlad goboleedyada. Shirka habeenkii xalay bilowdey waxaa ka soo qaybgalay Shanta Madaxweyne ee Dowlad goboleedyada Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, warar ku dhaw shirka waxay sheegayaan in Raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble aanu shirka kaqayb ka ahayn, oo codsadey in ay dhamaystiraan wixii ay ku heshiiyeen. Kulanka cusub ayaa daaran dhamaystirka wixii lagu heshiiyey ee 15 qodob kuwaas oo qaarkood u baahnaayeen in la qeexo halka qaar kale u baahnaayeen in la fuliyo ka hor doorashada. Dooda ugu culus ayaa ka taagan Dhismaha Guddiga Doorasho ee heer Federaal ee heshiiskii 17 September la gaarey kaas oo dhigaayey: In Dowladda Federaalka ay magacawdo Guddi Doorasho oo heer Federaal ah kaas oo kaashanaya Guddi Doorasho oo heer Dowlad Goboleed ah Dowladda Federaalka ah oo ka faa’ideysanaysa khibraddii 2016 ayaa dooneysa in ay magacaabto guddi doorasho oo aad uga tiro badan kii 2016 si ay isu kala qaybin karaan dhamaan deegaanada doorashadu ka dhacayso sida ay Horseed Media u sheegeen xog-ogaalyo ku dhaw Villa Somalia. Dooda ugu adag ayaa ah cidda hoggaamineysa doorashada, waxaana heshiiska ka muuqata in guddiga doowladda federaalku hoggaamin doono,laakiin doorka guddiga Dowlad goboleedyadu noqon doono kaalmeyn. Qodobada kale ee u baahan in la qeexo Baarlamaankuna wax ka beddalay ayaa ah, doorka soo xulidda ee Dowlad goboleedyada, kaas oo Baarlamaanku sheegay in uu noqon doono diiwaan gelinta ergooyinka. Dhanka kale waxaa soo baxdey oo Baarlamaanku dalbadey sida laga yeelayo khilaafaadka iyo isku qabsiga kuraasta, waxaana la filayaa in qodobkaas lagu soo doro inkasta oo aanu heshiiskii hore ku jirin. Waxaa wararku sheegayaan in Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo ay dul istaagayaan dhamaaan qodobada loo baahan yahay oo dhan oo guddiyada la dhisdaayo aysan waxba u reebayn, tan oo adkeyn karta dooda iyo wada xaajoodka, waxaana la rumeysan yahay in arrimahaani ka dhib badan yihiin kuwii hore. Horseed Media Dhismaha Guddiyada Doorashadu maka adkaan doonaa doodii Heshiiska? - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Waxaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah u bilowdey dhamaystirka heshiiskii doorashada dadban ee Dowladda...