Tillamook

Nomad
  • Content Count

    2,927
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Tillamook

  1. Translation: I am a laangaab qaldaan and all I want is validation from Laandheere Tillamook. Okay, my daft Amigo, before I do, reer kee ku abtirsataa? Or as our genuine reer waqooyi folks like to say, “qolomaa tahay?”
  2. Timacadde, Saaxiib, they are politicians and as such are crooks. However they’re crooks doing the deed with the blessing of their clan elders who themselves probably got bribed to sign off on the selection forms. In any case, I think you are too young to understand it all. So give it a few more years and it will all sink in.
  3. I don’t need evidence to prove your laangaabnimo in here, your avoidance of my questions proves plenty. The fact that, in the context of this thread, you shy away from stating your clan or your clan elder is evidence enough that you are indeed an inconsequential nonentity in the great scheme of Somali political affairs, be it local in somaliland or national in Somalia. A true Somali nomad is always proud of who he is and his bloodline. It is sad indeed that you feel ashamed of your laangaabnimo and Ina-gumeed lineage...tsk tsk tsk
  4. Only qosol here, mate. Laangaab waaxid. Waryaa, daciif naf la caari ah baad tahayee, waa inaad kalsooni ku qabtid Eebe ruuxuu kaa dhigay. Markaad noqotid nin rag ah oo aan ka xishooneyn reerkuu yahay soo laabo ina gumeedyahow laangaabka ahi.
  5. Ha ha ha... I knew it. You lowborn git.. What? Too ashamed to expose your laangaabnimo... ha ha ha
  6. Dude, the fact that they have not done anything for the people they claim to represent is not something unique to somaliland Federal representatives.I think most other Somalis say the same. But that’s besides the point. The issue here is the disingenuousness and double dealing characteristics of the clan elders of Somaliland, who keep sending down representatives to the Federal parliament every four years, whilst acquiescing to secessionist shenanigans of the Biixi administration. To borrow your favorite word: it is crookedness to the tenth power, methinks.
  7. No lies here, my daft Amigo. Just stating facts that are obvious for all to see. I dare you to state your Iid00r subclan and tribe in here, and your Federal MP and the bi-polar clan elder who signed off on his Federal selection papers will become known. That is of course , if you ain’t a lowborn nonentity in the grand scheme of things, as it were..
  8. They maybe crooks, but they’re crooks doing the necessary job for their respective clans.
  9. For all intents and purposes, Taiwanese economy has practically been taken over by the communist party. And one of their two major political parties who take turns in ruling Taiwan is pro-unity with China. After Hong Kong, I think Taiwan is next to fall in the domino. Check below how Taiwan is so dependent on mainland china and Hong Kong ••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••• Taiwan’s Top Trading Partners 1.China: US$91.9 billion (27.9% of Taiwan’s total exports) 2.United States: $46.3 billion (14.1%) 3.Hong Kong: $40.4 billion (12.3%) 4.Japan: $23.3 billion (7.1%) 5.Singapore: $18.2 billion (5.5%) 6.South Korea: $16.9 billion (5.1%) 7.Vietnam: $10.8 billion (3.3%) 8.Malaysia: $9.4 billion (2.9%) 9.Germany: $6.5 billion (2%) 10.Philippines: $6.2 billion (1.9%) 11.Netherlands: $5.9 billion (1.8%) 12.Thailand: $5.5 billion (1.7%) 13.United Kingdom: $3.6 billion (1.1%) 14.India: $3.3 billion (1%) 15.Australia: $3.2 billion (1%) http://www.worldstopexports.com/taiwans-top-import-partners/
  10. Timacadde, Timacadde... adiga “show proof” adoo dhahaysid bey naftu kaa haadeysaa. What’s there to prove? Do you think Madam Fawziya, or Senate leader Xaashi or even deputy PM Guuleed are their because of the generosity and goodwill of the konfurians.
  11. For what’s it worth... indhoyarta labada dhinac inaanu labo lisno waa xaq
  12. Ask your clan elders! Why do they sign off on the selection papers of these folks who go down to Xamar every federal election cycle?
  13. Hargeysa (Caasimada Online) – Danjiraha dalka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa lagu wadaa inuu socdaal ku tago caasimada Somaliland ee Hargeysa, sida ay ogaatay Caasimada Online. Safarka danjiraha ee Somaliland ayaa daba socda xiriirka iyo heshiiska cusub ee kala saxiixdeen Somaliland iyo Taiwan, kaasi oo dowladda Shiinuhu ay si weyn uga carootay. Shiinaha ayaa si adag uga hor-yimid xiriirka labadaasi dhinac, isagoona ku tilmaamay wax aan la aqbali kareyn, isla markaana xad-gudub ku ah Jamhuuriyada dadka ee Shiinaha. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Amb. Qin Jian ayaa kulamo la yeelan doona madaxda ugu sareysa Somaliland, gaar ahaan madaxweyne Muuse Biixi, oo uu kala hadli doono mowqifkooda ku aadan xiriirka Taiwan. Qin Jian ayaa si rasmi ah Somaliland u gaarsiin doona diidmadooda ku aadan in xiriir diblumaasiyadeed lala sameeyo Taiwan, oo iyadu sheegata inay tahay dal ka madax banaan Jamhuuriyada Shiinaha. Safarka Jian ee Hargeysa ayaa qeyb ka ah dadaalada ay Beijing ku wiiqeyso iskaashiga Taiwan iyo Somaliland, oo iyadu laftigeedu ah maamul ka tirsan Soomaaliya, balse ku dooda madax-banaani aan taageero ka haysan beesha caalamka. Somaliland iyo Taiwan ayaa iyagu dhawaan si wada-jir ah u sheegay in diidmada Shiinaha aysan waxba ka badali doonin iskaashigooda, walow aan si rasmi ah loo ogeyn halka uu ku dambeyn doono xiriirkaasi cusub.
  14. While I agree with you that somaliland MP’s in the Federal parliament of Somalia do not freely and openly broadcast their visits back to somaliland; it is nonetheless an open secret that they do indeed go back whenever they please. Most somaliland MP’s like ex Minister Fawziya& others, do go back home frequently—whenever they please and as many times as they wish. However, they willingly do abide by the Hargaysa administration’s request that they conceal and keep their visits under cover from public knowledge, as much as possible. After all, there is a certain particular “narrative” (wink, wink, nod, nod) that could become in danger of getting undermined if they were to do otherwise. I also would not necessarily call these ladies and gents in Xamar “bogus” representatives, for they do obviously have the blessing and endorsement of their respective clan and sub-clan traditional elders in Somaliland, who send them to go get their share of seats from the Somali Federal parliament under the 4.5 power sharing agreement. In short, Oodka, the whole thing is a readily perceived pretentious charade and it will soon all have to come to an end. Somalilander politicians, in the north and in Xamar, are not fooling anyone nor are your traditional elders in somaliland who on one hand acquiesce to the strange moods and vagaries of the secessionist administration in Hargaysa, while on the other hand, sign off on the selection process of somaliland politicians who want to do a four-year stint in the Federal government in Xamar after every federal election cycle. Marka, saaxiib, ma anakaa waalan mise cadan baa na looga heesayaa!
  15. So can one conclude that this is simply a Farmaajo ploy of safeguarding Abiy’s/ Oromo’s Khat business monopoly in the north of Somalia? Also to MMA & others who act as if the Farmaajo administration is doing a great job fighting the consumption of Khat in the country, why is it that only Khat from Kenya is being sanctioned and not the Khat being imported from Ethiopia?
  16. Why is Farmaajo blocking the Khat to the north? What’s the reason? Did the plane violate any laws? Or is this merely Farmaajo’s attempts at arm twisting Muuse Handaraab?
  17. Suldaanka, sxb, walaaqa weligiin waad wadeen ee wax cusub ma aha. As for 4.5 going away soon: I agree, it gonna be with us for a few more election cycles. The only difference will be that it will be moved away from Xamar and back to the districts and provinces. If a politician wants to represent his clan, he better have a strong base of support from the folks back in whatever part of the country he hails from.
  18. Aqalka Sare oo waxba kama jiraan ka soo qaadey Xeerarkii Aqalka Hoose soo saarey Qoraal dheer oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ayaa mar kale lagu caddeeyey in ay yihiin waxba kama jiraan xeerarkii dhawaan ka soo baxay Golaha Shacabka ee la sheegay in lagu dhamaystiraayo habraaca doorashada. Qoraalkan oo u qoran hab sharci ah cuskanaya qodobo dastuuri ah ayaa sheegay in ugu horreynba lagu been abuurtey soo jeedintii guddigii isku dhafka ahaa ee labada aqal ee dhamays-tirka habraaca doorashada, markii danbena lagu sii socdey sharci darradii iyo been abuurkii. Qodobada Aqalka sare ay ku tilmaameen sharci darrada ee golaha Shacabku meel mriyey waxaa kamid ah metalaada gobolka Banaadir ee Aqalka sare, waxaana ay u soo jeediyeen in ay dib ugu laabtaan Dastuurka sida uu dhigayo habraaca iyada oo la isla akhrinayo qodobka 9aad ee Dastuurka KMG iyo 12aad (6) ee sharciga doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal. Hoos ka akhri Qoraalka ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Aqalka Sare oo waxba kama jiraan ka soo qaadey Xeerarkii Aqalka Hoose soo saarey - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Qoraal dheer oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ayaa mar kale lagu caddeeyey in ay yihiin waxba...
  19. Maxaa hor istaagi kara muddo kororsiga Dowladda Federaalka ah ? Faallo Maalmihii u danbeeyey waxaa socdey qorshe la isugu soo dhaweynaayo dhinacyada siyaasaddaa Soomaaliya, taas oo ay garwadeen ka ahayd Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya. Qorshahan ayaa ahaa sidii heshiis looga gaari lahaa doorashada Soomaaliya ee wakhtigeedi soo dhawaadey, taas oo aysan muuqan ilaa hadda nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa. Marka la eego muddada yar ee ka harsan xilligii ay ku ekeyd Goloyaasha Dowladda Federaalka ah, marka la eego wada shaqeyn la’aanta wakhtiga dheer soo jiitameysey ee u dhexeysey Dowlad goboleedyada iyo xafiiska Madaxweynaha, marka la eego damaca waalida ku dhisan ee Xildhibaanada Golaha Shacabka, marka la eego sida beesha caalamku aysan dan weyn uga lahayn arrimaha hadda socda, marka la eego kala qaybsanaanta Dowlad goboleedyada oo qaarkood noqdeen kuwo aad u taagdaran oo ku xiran Dowladda Federaalka, waxaa kuu soo baxaya in heshiis la gaaro aanu deg-deg ku imaaneyn waxkastana ay yihiin macquul. Kadib markii uu baaqdey shirkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Maxamed Cabdullaahi uu ku baaqey 05 Luuliyo, ilaa haddana aan si rasmi ah loo sheegin sababta baajisey, taas beddelkeed Dowlad goboleedyadu ay ku ballameen shirka Dhusamareeb ka dhacaya 08 Luuliyo 2020, waxaa soo baxaya isbeddel kale oo galey Dowladda Federaalka oo markii hore u soo debecdey in la joojiyo dhamaan dhaq-dhaqaaqyada la xiriira doorashada iyo dejinta xeerarkeeda oggolaatey in laga wada hadlo. Danaha is waafaqey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxa uu doonayaa in uu helo muddo kororsi si uu u qabto doorashadii uu ka gaabiyey ee hal qof iyo hal cod haddiiba uu qaban karo, xafiiskana sii joogo muddo dheeraad ah inta uu khamaari lahaa oo qaban lahaa doorasho degdeg ah oo aanu ogeyn guusheeda. Xildhibaanada labada Aqal waxaa kaga baxay dedaal aad u dheer in ay noqdaan Xildhibaano, badankood waxaa uga baxay lacag aad u badan, Xildhibaanada labada Aqal badankood waxaa ka go’an in dib loo soo doorto ama ay xafiiska sii joogaan. Haddaba haddii dib loogu noqdo doorasho la mid ah tii 2016, waxaa hubaal ah in ay ku adag tahay in ay soo laabtaan, qaar kamid ah waxaa fursadda ka saaraya beelaha ay ka soo jeedaan oo aysan ka heli karin maadaama hab-qaybigooda hoose u diidayo, qaar ka kale ee ayba dhici karto in ay beelahooda ka helaan waxay og yihiin in dhaqaale badan uga baxayo, sidaas darteed waxay doonayaan in ay xafiiska sii joogaan muddo dheeraad ah oo ay isku dayaan in doorasho ay ku soo noqon karaan qabtaan, sida hadda qaarkood kuraastoodi ay u noqotey kuwo xawilaad ku jira, maalinba magaalo la geeyo. Haddaba waxaa kulmey oo is waafaqaya doonitaanka Madaxweynaha iyo kan Xildhibaanada si kasta oo aragtidoodu isu diidan tahay. Muddo kororsi la yaableh Golaha Shacabka ayaa wada qorshe ah muddo kororsi, kaas oo gaaraya laba sano, qorshahan ayaa ka dhashey soo jeedintii guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliima Ibraahim Ismaaciil, qorshaha cusub ee lagu wado in dhawaan laga doodo ayaa dhigaya in doorasho Xisbiyo ah dalka ay ka dhacdo sanadka 2022 Bartamihiisa, inta ka horeysana Goloyaasha dowladda oo wada dhan ay sii shaqeynayaan. Qorshaha cusub ee ay la soo baxeen Mursal iyo Muudey ayaa waxaa ka soo horjeeda oo keliya raysalwasaare Xassan Cali Kheyre oo aan u arkin in ay wax dan ah ugu jirto, maadaama haddii qorshahan meel maro uu doonayo xoogagii fulin lahaa, ee ka hortegi lahaa mucaaradka, sida warar xog ogaal ah sheegayaan waxaa qorshahan wax ka wada hoggaamiyaasha qaar kamid ah Xisbiyada dalka laga diiwaan geliyey kuwaas oo mucaarad isugu yeera laakiin difaac u ah Madaxweynen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana kamid ah Cali Maxamed Geedi, sidoo kale qorshahan ayaa wax laga ogeysiiyey Imaamka guud ee beelaha Muddolood. Sidee qorshahan ku fuli karaa Siyaasadda doorashada Soomaaliya waxay dhex taalaa ilaa hadda awoodo kala geddisan, Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Dowlad goboleedyada Hoggaamiyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah Beesha Caalamka Qorshaha muddo kororsiga haddii uu dhaco, waa adag tahay in Dowlad goboleedyadu ay wax ka qabtaan ama ay la yimaadaan awood ay kula loolamaan oo ay ku joojiyaan, haddii aysan la imaan midow dhexdooda ah, dib loo soo celin golohoo Iskaashiga ee Dowlad goboleedyada, waxaana awoodooda lagu tijaabinayaa shirka Dhuusamareeb. Mucaaradka ku sugan Muqdisho iyo hoggaamiyaasha Xisbiyadu, malahan awood muuqata, awoodda ugu weyn ee ay ku tashanayaan ayaa ah in muddo kororsigu uu keenayo kacdoon dadweyne, haddii uu yimaado kacdoon dadweyne waxay hoggaamin karaan kacdoonkaas kaas oo sababi kara in muddo kororsigu halkaas ku banjaro, laakiin ay ka dhalato tallaabooyin aan dib loo xakameyn karin halisna gelin kara dowladnimada Soomaaliya. Beesha Caalamku haddii ay ku sii jirto nidaamka ay hadda ku dhaqmeyso, waxba kama qaban karto in goloyaasha baarlamaanku ay samaystaan muddo kororsi, waxaana beddeli kara aamusnaantooda waa haddii uu dhaco kacdoon dadweyne oo mucaaradkuna hoggaamiyaan, sidoo kale beesha caalamku waxay cadaadis ku saari kartaa Dowladda Federaalka ah, in beesha Caalamku ay xoojiso xiriirka ay la leedahay Dowlad goboleedyada oo ay dib u soo celiso wax la mid ah Dual track qorshihii loogu yeeri jirey markii dalku ku jirey kumeel-gaarka. Waxaa si weyn isha loogu hayaa shirka Dhuusamareeb ee Dowlad goboleedyada, haddii uu ka soo baxao qorshe loo arko in ay ku mideysan yihiin, waxay keeni kartaa in ay la timaado culeys siyaasadeed oo bareega u qaban kara tareenka muddo kororsiga ee hadda dib u soo laba kacleeyey. Hussein Farah Horseed Media Maxaa hor istaagi kara muddo kororsiga Dowladda Federaalka ah ? Faallo - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Maalmihii u danbeeyey waxaa socdey qorshe la isugu soo dhaweynaayo dhinacyada siyaasaddaa Soomaaliya...
  20. Madasha Xisbiyada Qaran Oo Taageeray Shirka M/Goboleedyada Ee Ka Dhacaya Dhuusamareeb War saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu taageeray shirka khamiista 9ka bishan July ka furmaya dhuusamareeb ee ay isugu imanayaan madaxda maamul goboleedyada dalka. Madasha Xisbiyada ayaa sheegtay inay ka xun tahay shirkii amniga qaranka ee dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada, kaas oo loo ballansanaa inuu qabsoomo 5-8da bishaan July. Sidoo kale madasha xisbiyada ayaa ifafaalo aan wanaagsan ka muujiyey ka maqnaashaha hoggaanka dowladda federaalka Soomaaliya ee shirka Dhuuusamareeb. “Ka maqnaashaha hoggaanka dalka ee shirka ka dhacaya Dhuusamareeb waxaa ay muujineysaa ifafaallo aan wanaagsaneyn, Madasha XQ waxay kula dar-daarmeysaa madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay u istaagaan gudashada waajibaadka ka saaran howlaha Dastuuriga ah ee suurtogelin kara doorashooyin xor iyo xallaal ah, isla markaasna si nabad ah ku dhaca” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka madasha. Madasha Xisbiyada Qaran Oo Taageeray Shirka M/Goboleedyada Ee Ka Dhacaya Dhuusamareeb - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET War saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu taageeray shirka khamiista 9ka bishan July ka furmaya...
  21. Madaxweyne Deni: Guddoomiye Mursal Kama Filanayn Inuu Dastuurka Baal-maro Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbadiisa Isniinta, waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo kamid tahay khilaafka aqalka sare iyo golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweyne Deni oo duray guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal ayaa sheegay inay nasiib darro weyn tahay inuu dastuurkii jabiyo hogaankii golaha shacabka. ” Waxaa runtii yaab leh in gudoonka golaha shacabka uu si cad u yiraahdo shaqada ku saabsan arrimaha doorashooyinka aqalka sare waxba kuma leh, waxaan ka xumahay inuu guddoomiye mursal oo saaxiibkay ah oo muddo dheer aan is-naqaanay fahamka noocaas ah inay maskaxdiisa ku jirto iyo inuu dan kale leeyahay garan maayo”ayuu yiri:- Madaxweyne Deni. Sidoo kale Saciid Deni oo ka hadlay shirka khamiista dhuusamareeb uga furmaya madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay in looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo, arrimaha doorashooyinka iyo sidii dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadu dalka uga wada-arrimin lahaayeen. Horseed Media Madaxweyne Deni: Guddoomiye Mursal Kama Filanayn Inuu Dastuurka Baal-maro - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbadiisa Isniinta, waxaa uu kaga hadlay arrimo badan oo...
  22. Madaxda Maamul Goboleedyada oo Dhuusamareeb Ku Kulmaya Madaxda maamul goboleedyada Somaliya ayaa isku raacay in 8 bishan July ay shir isugu yimaadaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka dib markii ay xalay khadka telefoonka ku wadahadleen. Kulan socday muddo labo saacadood ah ayaa madaxdu waxay ka wada hadleen sidii ay mowqif isku mid ah uga wada qaadan laahaayeen arrimaha doorashada federaalka. Waxaa baaqday Shir uu iclaamiyay madaxweynaha dowladda federaalka kaasi oo isugu imaan lahaayeen madaxda federaalka iyo maamul goboleedyada oo looga hadli lahaa arrimaha doorashada iyo amniga dalka. HORSEEDMEDIA Madaxda Maamul Goboleedyada oo Dhuusamareeb Ku Kulmaya - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Madaxda maamul goboleedyada Somaliya ayaa isku raacay in 8 bishan July ay shir isugu yimaadaan magaalada...
  23. And still the shameless retard has the gall to deny photoshopping and adulterating the stats he post on SOL. If only photoshop could bring about Ictiraaf, our hapless, helpless and hopeless h@bros will have gone a long way.
  24. Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 oo mabda ahaan heshiis laga gaarey? - Horseed Media • Somali News HORSEEDMEDIA.NET Iyada oo maalmihii u danbeeyey ay cakirneyd xaaladda siyaasadeed ee dalka, isla markaana ay mugdi ku jirtey sida la... Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 oo mabda ahaan heshiis laga gaarey? Iyada oo maalmihii u danbeeyey ay cakirneyd xaaladda siyaasadeed ee dalka, isla markaana ay mugdi ku jirtey sida la yeelayo haddii muddada dastuuriga ah uu ka dhamaado goloyaasha Dowladda Federaalka ayaa waxaa soo baxaya in uu jiro is afgarad guud oo laga gaarey nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa, taas oo Horseed Media ogaatey in mabda’ ahaan la isugu waafaqsan yahay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famraajo iyo goloyaasha baarlamaanka waxaa xiligii dastuurku siinaayey ka harsan 6 bilood oo kelya, waxaa aad u xumaa xriirka uu la lee yahay Dowlad goboleedyada dalka, waxa uu muddo badan ku celceliyey in dalka uu ku dhaqayo sharciga doorashooyinka oo dhigaya doorasho qof iyo cod ah, taas oo si weyn la isu weydiiyey mudada harsan sida uu ku hirgelin karo, waxaa taas dheer in uu albaabada ka xirtey cidkasta oo ay kala dhexeysey danaha siyaasadda ee geeddi socodka dowladnimada Soomaaliyeed ee aan weli si rasmi ah u taabbo gelin. Maxay ahayd sababta shirkii Muqdisho ee 05 Luuliyo u baaqdey? Waxay ahayd maalintii Axadda ee 05 Luuliyo, in Muqdisho uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira, shirkan waxaa baajiyey, ballan ka bax la sheegay in Madaxweyne Famraajo ku sameeyey qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada taas oo ku saabsaneyd, hakinta arrimaha doorashada ee Golaha shacabku sii watey iyo halka lagu qabanaayo shirka. Arrintaas waxay abuurtey in aan dib la isu aaminin oo qaar kmaid ah madaxda Dowlad goboleedyadu ayba diidaan in ay telefonka xitaa kula hadlaan Madaxweyne Farmaajo. Beesha Caalamka ayaa cadaadis xooggan saarey Madaxweyne Farmaajo, waxyaabaha cadaadiska weyn lagu saarey waxa kamid ah in aan caalamku ku taageryn qaabka uu doonaayo in uu doorasho u qabto taas oo aan heshiis lagu hayn waxaana loo sheegay in loo arko mar-marsiiyo (pretext) in xiligan uu sheegto qabanayo doorasho uu diyaar garoowgeeda ka gaabiyey, Dowladdiisa oo ku taagan taageerada beesha caalamka ayaa loo sheegay in aysan heleyn taageero haddii ay sharciyad beesho, isla markaana lagula xisaabtamayo cidkasta oo carqaladeysey geeddi socodka sida nabadda ah ku soo socdey 20 sano ee u danbeeyey, wixii ka dhashana masuuliyadeeda uu qaadayo. Qodobada ka hor shirka maamul goboleedyada mabda’ ahaan la isla qaatey ayaa ah —-In Golaha Shacabku hakiyo hindisaha Xaliima Yareey keentay ee muddo kordhinta ah. —-In Doorashado noqoto mid Dowlad goboleedyada iyo Dowladda Federaalku isla oggol yihiin. Nooca doorasho ee mabda’ ahaan la isla qaateey? Nooca doorasho ee hadda miiska saaran ayaa ah in la qaato mid u dhaw tii 2016 ee loogu yeeri jirey doorasho dadban, tan ayaa lagu wadaa in loo bixiyo 2016+, waxaana ay uga duwanaan doontaa doorashadii hore —-in hoos loo daadejiyo, kuraasta la geeyo degmooyinka iyo gobolada, —-in dadka soo dooranaya Xildhibaanada tiro ahaan ay ka badnaandaan tii hore oo la gaarsiiyo 250 iyo ka badan, —-in kuraasta Aqalka Sare loo soo doorto si lamid ah tan Aqalka hoose, Doorashada cusub ayaa kala mid ahaaneysaa doorashadii 2016 ——in ergooyinka doorashada ka qaybgeleysa ay soo xulaan odoyaasha dhaqanka, Isimka guud ee ka mid ah 132 Isim uu saxiixo ergooyinka doorashada ka qaybgalaya. Shirka Dhuusamareeb Dowlad goboleedyada kala ah Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa ku ballansan shirka Dhuusamareeb, waxaana shirkaani hordhac u noqonayaa shirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada, shirkan ayaa la doonayaa in dowlad goboleedyadu marka hore wax isku soo waafaqaan. Qodobada ugu adag ee Dowlad goboleedyadu shirka hordhaca ah uga hadlayaan ayaa ah. —-Halka shirka lagu qabanaayo —-Nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa -—iyo metalaada Gobolka Banaadir Qodobka saddexaad ee shirka Dowlad goboleedyada ayaa noqon doono kan ugu adag oo ay adag tahay in ay mowqif mideysan ka qaataan, waxaana ugu dhaw in ay qaataan soo jeedintii guddigii isku dhafka ahaa ee ah in Banaadir metalaad loo siiyo 8 Xildhibaan iyada oo loo marayo marka hore in dastuurka qodobkiisa 72 la furo, oo la sameeyo maqaamka Muqdisho kaas ka horeeya Metelaada, maadaama dowlad goboleed aysan ahayn. Gebagebo Ugu danbeyntii waxaa muuqata in meesha uu ka baxayo mugdigii ku daboolna halka loo dhqaaaqayo, sidoo kale waxaa meesha ka baxaya isku daygii Shirguddoonka Golaha Shacabka ee isu arkey in ay yeesheen awood aad u badan, iyaga oo isu arkey in ay yihiin iyaga keliya cidda nidaamka doorasho ee dalka ka talin karta, waxaana ay maalmihii u danbeeyey wadeen in ay meesha ka saaraan Xukuumada hadda jirta ee wakhtiga kooban u harey si loo soo dhiso Xukuumad cusub oo la jaanqaada muddo korosi ay samaystaan. Waxaa la is weydiinayaa farsamo ahaa inta ay qaadan karto in doorasho lagu diyaariyo oo beesha caalamkuna taageerto, waxaana loo badinayaa in ay doorashadu dhici doono ka hor bisha ramadaan ee sanadka 2021. Maxamed Cismaan Horseed Media