Farmaraa

Nomads
  • Content Count

    86
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Farmaraa

  1. Maqaayada INANTA, magaalo yar oo Hargayse u dhow !!!!!
  2. Hussein Samatar is not related to the two greedy power hunger brothers and so called Proffersors. This guy is one the most respected Somali elites in the state of Minnesota and currently is a member of Board of Directors of MInneapolis Public Schools and also the founder and executive director of the African Development Center in Minneapolis. I argue all of you to listen this dabate between Pro. Ahmed Samatar and Hussein Samatar awhile ago and make your own judgement. To me, I was very disappointed the cheap talk of Ahmed Samatar because simply he is not rational at all. http://minnesota.publicradio.org/display/web/2009/04/15/midday1/
  3. Ali Khalif , waxba heli maayo. Cid dooranaysaana ma jirto. Xataa Reer Khaatumo intay heleen waxaa la hubaa in uu ka halayo 1 cod oo kali ah. Dee hadii uusan kalsooni ka haysan dadkii iyo deegaankii uu sheeganayay Soomaali u malayn maayo jacayl ay Cali u qabaan in ay u doooraanayaan. After all, he has the worst record for all.
  4. Warkan waa been cad. Isamada Khaatumo-na kama soo bixin !!! Lasanod.com beenta ha joojiso ay ku been abuuranayso Hogaanka Dhaqanka. Siyaasi wax raba ha sheego waxa uu wax ku halayo laakiin Odayaasha waa dhaqankeenii yaan la been abuuran.
  5. Xaaji, sida ugu fiican ee aad wayd "weight" ku lumin kartaa waa adigoo Siyaasada Soomaaliya iyo Soomalida lugu kala qaybinayo ka baxa ama yareeya !!!! Ka bilaw bog cusub bishan barada leh ee Ramadaan nagana yaree SOMALI-LAND.
  6. Abtigiis is on the last picture behind the lady. I think you wear with blue shirt, black coat with the ONLF flag.
  7. Oodwayne, your cheap talk says all about you. Salaama !
  8. Oodwayne , You are a sick person and you are a better off to see a doctor soon! If you are not ..............! Who gave you a right to call the entire Khatumo Community "retired folks" Aaliyyah, wallaallo - this guy does not a different from SNM thugs in Khatumo Land and I should not respond people like him.
  9. Somali-LAND dadka la baxay , intay xabada la dhacayaan dad guryahoodii jooga, tolow, ma waxay garan kari waayeen .....jirda aad Khaatumo dhulkooda ku wareeraysaan QASHANKA KAGA GURA HARGEYSA IYO BURCO.!!! Xooga dhalinyaradaa la soo ma jara habaabiyay, xoogada iyo caqligoodaba waxaa loo adeegsan kari lahaa wax aduun iyo aakhiraba wax taraya. Aniga hadii aad SNM horjoogo u ahaan lahaa, walaahay Jiridaa ,Buuhoodle iyo Lasanod toona uma dareen, Ceelal, Beero, Nadiifinta deegaanka ayaan u diri lahaa. ilaahay waxaan uga baryayaa in uu xaqa garan siiyo SNM, kuwa dhulkooda iyo deegaankooda duulaanka lugu yahayna ilaahay ha ku guulayo in ay sharaftooda iyo maalkooda ka difaacdaan Bahalaa SNM ee duulaanka ku ah.
  10. Rudy, your uncle's daughter is your ABAAYO or WALAAL both are acceptable in our Somali culture. Her husband, you may call him ----"his name then have informal conversation with him ---- like , SEE TIHIIN KA WARAN SAFARKIINII , MINNESOTA WEATHER KEEDA MARNA WAA EXRTME QABAW MARNA EXTREME KULAYL something like that. About the kids, call them ..........ABTI...........kids are kids in every where hopefully you get along with them easily
  11. HABAR WALAAN........oo xiskii ka tagay, ayay dad wax weyn moodayaan !!!! .......... Cid ay kaga xanaajisay ayaa iska yar, Cayada iyo waalid ay ku hadashay ee SOOMAALI oo dhan ay cayday ....hadii wax ma garato SNM ahi taageero ku siinayaan ........waa la yaab!!!!!!!!!! Laakiin taariikh baa qormaysay. Soomaali ina sida way dhaami ....... wuxuu ka soo hadhaana , taariikhada qormaysay xumaan iyo wanaagba waa la daalacan doonaa ilaahay idinkii.
  12. The old lady from Hargesia, Somalia-LAND Adna Aden said in a speech" who would in their right mind would want to unite with Al Shabab, warlords and terrorist" referring to south Somalia. As a Somali person, I truly feel offended when I listened her ****** speech.
  13. Faroole/Firdhiye is the worst leader ever in Puntland and he is a traitor. I do believe the way Mr Farole is behaving he is going to be disunity within Puntland and its people. Are Puntlanders going to stand up and defend what is right for their our nation(SOMALIA) and state (PUNTALND). DEFEND SOMALIA, DEFEAT FIRDHIYE
  14. Madaxweyne Siyad Bare ,May allah rest him soul in heaven. Nin caqli badan buu ahaa waayo waxa uu yaqaanay sida loola dhaqamo SNM iyo taageerayasheedaba.
  15. who will determine the kind of government that Somalia should have or shouldn't have ? Puntland is part of Somalia and after all is a clan entity therefore no clan have a right to decide alone the future of Somalia and final decision is up to all Somalis.
  16. The president did not do nothing wrong. If you are blame on him speaking Arabic/Somali, you should know that the native English speakers barely know other langauges. At least, our leader is bilingual. Top of that, look the world leaders many of them don't know English langauge or not choose to adress when they are in the UN conferences. Saaxiib ma waxaad tahay qolyaha u haysta in Ingiriis Soomaalida qaarkood dhalay?!!!!:
  17. YAAB, waxaa iga yaabiyay WADAAD xumuyaal !!! wadaadkan miyuusan ogon in masaajidka uu tujinayo, xoriyada uu ku hadalayo, diinta uu ku fudinayo dunida uu yahay mid tastuuri ah. Baasaboorka uu haysto oo Kenyentiga ah waxaa lugu bixiyay dastuur. Dhulka Xajka iyo xaramka ilaahay ee barakaysan ma kitaab ilaahay baa lugu maamulaa mise dastuur umadi isku maamusho. Ganacsiga uu Umal ku jiro oo uu ku noolyahay oo uu ku cibaadaysto waa dastuur Kenya leedahay. Wadaadadu Somalida waxay u baahayn yihiin inay si fiican oo macquul ah u fakaraan oo ay umada Soomaaliyeed wax fiican u sheegaan, looma baahan nonsense-kan uu Umul ku hadalayo oo caqliga iyo cilmigaba ka fog. COMMON SENSE yaa wadaad.
  18. LABA MAGAALO IYO ADUUN HA IS ARKAAN Horta Somaliland yaa la yiraahdaa? Ma intii ingriisku wada guumaystabaa oo ah Waqooyi Soomaaliya? waa in aan isla fahnaa su'aalahaas marka hore, hadii loola jeedo Somaliland = intii Ingiriis wada guumaystay dee isla ma wada ogala qadiyada go'ida.SSC ma ogala oo waa ognahay waa waxay dagaalka ugu jiraan. Somaliland waa Burco iyo Hargeysee aniga waxaan ila tahay Soomaali inaysan qasbin walaahaas labadaa magaalo degan ..........aan sii dayno rabitaanka dadkaa labadaa magaalo degana ha la tixgaliyo . Arinkuna ha noqodo LABA magaalo iyo Aduun ha is arko !!!!!!
  19. ****-LAANAYO and Foraale are two regional governors. However, the new TV and Radio of Puntland is great news..... the Puntland adminitration may give a name like Puntland Public TV (PPT) and the radio may also named Puntland Public Radio (PPR).
  20. Xaabade is old crazy guy and he can't represent even himself, let alone SSC people. Peace and the freedom of Khatumo State will prevail sooner or later.
  21. It is really shameful to say that Somali people are Arabians. The new Somali constitution says like this "2. Soomaaliya waa dal Islaam ah, dadkiisuna ku abtirsadaan dunida Carabta iyo Afrikaanka." i can't believe this !!
  22. Boqor maaha Buur Madaw waa budhcad ! Habarjeclo waxay leedahay sandalada soo jireen ah oo la yaqaan.
  23. Carafaat, I can't agree you more !!! The Somaliland leaders should undersand that war is not the answer.Both communities -Somaliland and Khatumo need to live peace side by side and they must come up with peaceful sulotion. Khatumo wants peace, self determination and Somali unity for their regions not more or less. I think Khatumo people said loud and clear million times they want have a peace and respect relationship with thier neigthbors includling SL. I wonder why our brothers and sisters in Hargeisa and Burco could not undersand that the Outcome and Declaration of talex conference was the basic principle in human right that people have the right to freely choose their own.
  24. XX, Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida fiican ee aad u sharaxday Garaadada, Runtii ---waxaad ka badisaa in badan oo xataa ay u yihiin Garaado. Niyahow, nin cajiib ah ayaad tahay maadama aad taqaanid dadka aad isku degaanka tihiin !!!! Saxiib aan kuu saxo mid laakiin (to be honest), ,ma jiro wax la yiraahdo GARAAD GUUD, GUUDKAAS waa wax nugu cusub oo bililoqo ah,,,,balse inta kale sida aad u sharaxday 100% waa sax , 1001 jeerna waa ku mahadsantahay.