Somali-LAND dadka la baxay , intay xabada la dhacayaan dad guryahoodii jooga, tolow, ma waxay garan kari waayeen .....jirda aad Khaatumo dhulkooda ku wareeraysaan QASHANKA KAGA GURA HARGEYSA IYO BURCO.!!! Xooga dhalinyaradaa la soo ma jara habaabiyay, xoogada iyo caqligoodaba waxaa loo adeegsan kari lahaa wax aduun iyo aakhiraba wax taraya.
Aniga hadii aad SNM horjoogo u ahaan lahaa, walaahay Jiridaa ,Buuhoodle iyo Lasanod toona uma dareen, Ceelal, Beero, Nadiifinta deegaanka ayaan u diri lahaa.
ilaahay waxaan uga baryayaa in uu xaqa garan siiyo SNM, kuwa dhulkooda iyo deegaankooda duulaanka lugu yahayna ilaahay ha ku guulayo in ay sharaftooda iyo maalkooda ka difaacdaan Bahalaa SNM ee duulaanka ku ah.