Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Takow? DoctorKenney, what kind of last name is that? Is it Somali?
  2. qoftan madowga shekoyinkoda jeceshahay sida ka muqata.
  3. Puntland government's agenda is to make sure every city, small or big gets a visit from high ranking officials. no more sitting around Garoowe and big cities while small towns are neglected and never visited by high level government officials. This is going in the right direction niyoow. let us keep this up.
  4. Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa duhurnimadii maanta Gaaray degmada Eyl oo ka tirsan gobolka Nugaal. Wafdi madaxweynaha oo ay ka mid yihiin wasiiro, Xildhibaano iyo maamulka gobolka ayaa saaka ka amba baxay magaalada Garoowe Caasimada Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa duleedka magaalada Eyl kaga hor yimid oo ksoo dhaweeyey maamulka Degmada Eyl, Wasiiro shalay gaaray Degmada iyo shacabka Eyl. Ujeedka Safarka madaxweynaha ayaa ah inuu dhagax dhig ku sameeyo dhisme loogu tala galay ciidamada badda Puntland, Sidoo kale waxa uu wafdigu u kuur galayaa xaalada degmada iyo deegaamada hoos taga.
  5. Ciidamo Puntland ah oo tababar kusoo qaatay dalka Jabuuti oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo (Sawirro+Muuqaal) December 30, 2014 4:09 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale Gaalkacyo (PP) Waxaa dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ciidamo ka tirsan Dowlada Puntland kuwaas oo mudo saddex bilood ah tababar ugu baqnaa dalka Jabuuti. IMG_0159 Ciidamadan ayaa soo qaatay tababar ku saabsan hortaga rabshadaha waxaa garoonka diyaaraha ee Magaalada kusoo dhoweeyey madaxda ciimada ee Gobolka Mudug. Capitan C/salaan C/laahi Cali oo ah hogaanka Ciidamadankan maanta soo gaaray Gaalkacyo ayaa sheegay in tababarka uu u socday mudo saddex bilood ah wuxuu sheegay in ay diyaar u yihin aqoontood ay ugu faa’iidaynayaan dadka iyo dalka Puntland. Taliyaha Ciidanka Birmadka Gobolka Mudug C/rashiid Xasan Xaashi oo loo yaqaab Gabigabi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihin ciidanka tababar soo dhamaystay wuxuuna u mahadceliyey dalka Jabuuti oo ciidanka ay kusoo tababarteen. Mahan markii ugu horeysay oo Ciidamado ka tirsan Dowlada Puntland tababar lagu ay u aadan dalka jabuuti waxaa jira iskaashi dhinacyo kale duwan oo ka dhexeya Puntland & Jabuuti.
  6. lol@ my qoslaye friends having sleepless nights. you haven't all been feeling well lately. this is politics boys. I know you are all sad because a Puntlander will keep qoslaye in check, but for once in your life, look at the bigger picture niyoow. qoslaye is corrupt, incompetant and supports terrorists behind the scenes. Mooge supports anyone who is going to keep qoslaye in check niyoow. I supported Yuulka when started to put qoslaye in his place. qabyalad iyo nacaybka joojiya. Puntlanders are Somalis too you nationalists. loool.
  7. some of these troops have not been paid for months. it is good CCC is focusing on the fight against the terrorists and boosting the moral of the army.
  8. RW. DFS oo kormeeray Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga Dalka December 28, 2014 2:14 pm GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga S/G Daahir Aaden Cilmi, waxana uu ugu horreyn booqday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, halkaasoo uu kula kulmay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka, isagoo sidoo kalena kormeeray qeybaha Wasaaraddu ka kooban tahay iyo Isbitaalka Xoogga. Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed, S/G Daahir Aaden Cilmi, oo ugu horreyn kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyey R/Wasaaraha cusub booqashadiisii ugu horreeyey in uu ku yimaado wasaaradda gaashaandhigga, isagoo tilmaamay in taliska ciidanka xoogga uu ku howlan yaha dib u dhiska ciidamadda, taas oo hadda meel wanaagsan maraysa. ” Waxaan kala shaandhaynay saraakiisha ciidamadda, 3000 oo saraakiil iyo dabley ah ayaa shaqada laga fariisiyey, kadib markii la ogaaday in aysan kasoo bixi karin howsha qaran” ayuu yiri Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka S/G Daahir Aaden. Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay mudadii uu joogay Wasaaradda in isbadal muuqda la sameeyay isla markaana dib loosoo ceshay kaalintii bulshada, iyagoo kusoo biireen ciidamadda XDS aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka qeyb gala shirarka caalamka ee looga hadlayo dib-u-dhiska ciidamadda. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, oo kulanka soo xiray ayaa ayaa ku ammaanay saraakiisha ciidanka xoogga sida ay ugu soo dhabar-adeygeen difaaca qaranka, iyada oo aaney jirin xaquuq iyo daryeel dhamaystiran, wuxuna kula dar-daarmay ciidanka inay waajibaadka qaran ee dalka iyo dadka ka saran si wanaagsan ugutaan. “Waxaan idin ku ammaanayaa sida aad naftiina ugu hurteen bad baadinta difaaca iyo badbaadinta dalka, waxaana tihiin geesiyaal qaran, ummadda Soomaaliyeedna idinma ilaawi doonto” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay saraakiisha ciidanka Xoogga, isaga oo dhanka kale u balan qaaday in Xukuumada uu soo dhisayo ay xoogga saari doonto joogteynta mushaaraadka, tayeynta iyo qalabeynta ciidanka Soomaaliyeed. Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Isbitaalka Xoogga, waxaana taliyaha ciidanka xoogga S/G. Daahir Aadan Cilmi uu goobta ku siiyay warbixino la xariira qaabka uu u shaqeeyo Isbitaalka iyo sida loogu baahan yahay in kor loogu qaado tayada Isbitaalka. Wuxuuna xusay in dadka ka shaqeeya ay qabaan tababaro tayo sare leh oo ay siiyeen Saraakiil Soomaaliyeed. puntlandpost
  9. This was historic Odey. this is going to encourage more accountability.
  10. A maid in Uganda who was secretly filmed beating and kicking a toddler has pleaded guilty to torture. Jolly Tumuhiirwe, 22, was charged in court with the torture of a girl of 18 months. A video of the assault caused outrage when it was posted online. The child's father, Eric Kamanzi, had installed a camera in his home after noticing his daughter was bruised and limping. Ms Tumuhiirwe asked the court, the parents and Ugandans to forgive her. The graphic footage, which is taken from a camera hidden in the corner of the living room, shows Ms Tumuhiirwe hitting the child when she resists feeding and then throwing her to the floor, beating her with a torch before stepping on her and kicking her. No lawyer The footage of the abuse, which was not shown in court on Monday, has been seen or shared thousands of times on social media. Woman feeds baby The child's father, Eric Kamanzi , had installed a secret camera in the living room to capture the abuse Eric Kamanzi in court in Uganda - 8 December 2014 Mr Kamanzi was in court and later became emotional when Ms Tumuhirwe said she was sorry After capturing the violence on film, the girl's father reported the incident to police on 13 November. Ms Tumuhiirwe, who was not represented by a lawyer in court, now faces up to 15 years in prison for the crime or a fine of about $400 (£260) or both. One of Uganda's leading advocates offered to represent her but the magistrate denied his request saying he had not formally notified the court. The BBC's Patience Atuhaire in the capital, Kampala, says the toddler's father broke down in court when the maid said she was sorry. The magistrate granted the state attorney's request for an adjournment of two days so that she could gather more facts on the case. After the public outrage that followed the video, police had issued a statement saying the charge of torture would be amended to attempted murder. But the directorate of public prosecutions was quoted in local media on Monday as saying that investigations were still on-going and the charge remained torture under the Anti-Torture Act. Our reporter says the courtroom was packed and people were running and craning their necks to have a good look at Ms Tumuhiirwe as she was led away by prison officers after the session. http://www.bbc.com/news/world-africa-30375567
  11. SEE VIDEO ON YOUTUBE ----->>>>> niyoow i saw this video today in my friend's restaurant. that jaariyad is not a human.
  12. What do you have to say Minister?
  13. niyoow for the first time, a Somali government holds its ministries accountable. Each ministry was asked what it did, what it planned to do, what the obstacles where and what plan they have for next year. everyone was put on the spot and questioned and quizzed which was all part of presentation the government made for the people of Puntland. This is a revolution my friends. never have we seen anything like this in Somali soil. Abdiweli gaas is a hero and will be remembered for transforming Puntland
  14. <cite> @Jalam said:</cite> Chelski lol. Is that a clever reference to Russian Jewish billionaire's ownership of the club? lol.
  15. <cite> @OneLove said:</cite> No idea what that is but okay, thanks lol. quruxleey, if you need good quality, original foox for your womanly needs, I have connections. lol
  16. <cite> @Beer-Gaal said:</cite> Government Minister reporting what X NGO or UN agency/fund have done in X village as his achievement is an insult to Puntlanders, this is nothing but PR on Abdiwali's part and it may look nice to outsiders like Odey, but reer Puntland and Abdiwali himself know too he hasn't appointed one single Minster who can deliver his/her mandate in the first to begin with (may be Ali Haji who is not in the right Ministry) I'm saying this because i have first hand experience by working with 4 different ministries in Puntland. Beergaal, Abdiweli's government has made a great progress niyoow. there is nothing wrong with putting pressure on the ministries so they can work towards people's interest. this presentation of progress is part of the accountability abdiweli promised. i saw with my own eyes Puntland's progress and I've just visited there recently. believe me things are really going well. Let us be honest my friend and support the progress that is happening on the ground.
  17. Malistar, niyoow Puntland is not claiming all of Mudug and has never done so. We respect the right for other clans to have their own state, but we must respect the federal charter and come up with a plan to bring Hiiraan onboard so that the 2 state formula can be honored. if every village claims to be a federal state, then this is ridiculous my friend. Let us be realistic niyoow. Bring Galgaduud, Hiiraan and the Mudug section of Qaybdiid's clan together in one state. We know what you are trying to do.
  18. This is great niyoow. Shariif Sakiin is moving his people forward. Galmudug needs to learn this lesson. Claiming other people's land for sake of arguing is only going to waste your time and hold you down. Sakiin realized this early and wants to help his clan. peace and prosperity.
  19. Excellent. Puntland will not be held down. Move forward.
  20. how long has Mooge been telling you that qoslaye actually works with Alshabab. these websites are so behind. lol. shame that somalia is hostage to this damjadiid-shabab wadashaqayn.
  21. Waagacusub.info - Fadeexadii ugu xumeeyd taariikhda ayaa ka dhalatay weerarkii shalay lagu qaaday Taliska Ciidanka Amisom kaas oo kooxda Al-Shabaab u adeegsadeen gaari nuuca aan xabada karin. Gaariga loo adeegsaday weerarka Taliska Amisom oo ah nuuca aan xabada karin waxaa iska lahaa Wasiirkii hore ee Amniga iyo Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Kariim Xuseen Guuleed. "Baabuurka Bullet Proof-ka Xalane lagu weeraray waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna uga kireysnaa Hey, ad magaalada ka shaqeysa oo Emaratka laga leeyahay”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Somalia balse codsaday inaan magaciisa la shaacin. Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Khaliif Ereg oo isagana Waagacusub la hadlay ayaa yiri "Baabuurkaas waxaa iska lahaa Abdikarim Hussein Guleid wuxuuna ka kireystay Hay’ad Carbeed,Maalintii 1200 oo Dollar ayuu ka qaadan jiray Bishiina 36000 Dollar,Baabuurka sidaasa,oo taargada Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga wata ayaa Xalane lagu weeraray” "Saraakiisha Amaanka iyo Madaxda dalka markeey ogaadeen in Gaariga lagu weeraray Amisom yahay kii Cabdi Kariim Guuleed ayey afka xiratay,waana sababta ilaa iyo hadda aanay dowlada Somalia uga hadlin waxa dhacay laakiin wuxuu weerarkaan qabri u diray rajadii Abdikarim ee aheyd amaad markale Wasiir noqotaa” sidaan waxaa Waagacusub ku yiri Wasiir ka tirsan Xukumadii la riday ee Cabdiweli Sheekh Axmed. By Dahir Alasow