Content Count
5,088 -
Joined

Last visited

Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge

walashey qalanjo, don't go to London. please come to nairobi. but if you go to london, leave quick because it the most expensive place. you will empty all your cash in 1 week. this school thing is killing you taking you to places as bad as london. i can't wait the day you finish.

I learned a lot about this dynamic warrior, Suldan Wabar. I know many people admire him today for his fight against injustice. I listened to his speech niyoow and He wants a fairness for everyone and the freedom for all to self-govern and live in prosperity and dignity. Siilaanyo today wants either kill him in battle or capture him alive so he make an example of him. may allah safegaurd Suldan Wabar.

Fake Sheikh Samaale. loool If you join Suldaan Waber today and declare your intensions, Believe me you, this Somalialnd thing will crumble within few months. Suldan Wabar, Hafidulah Hafidulyasiin. Suldan is an honorable man niyow. Taariikhda Somaliya baal dahab ka galay. gobanimuda wa u dhalasho niyooow. Dignity, freedom, forgiveness, self-respect and setting good example in Education is what made the people of Awdal light years ahead of others and admired since beginning of time. Siilaanyo thinks he can come and erase that history and enslave people in 2014. niyoow taas laga yeli mayo.

Sakiin is copying Puntland formula which is that if you build a winning state, you can win political fights against the weak ineffective goverment. He is best friends with CCC and Sakiin has the ambition to become President of Somalia. Too many interests butting heads at the moment. Everyone is trying to position himself for the 2016 big bite.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay qaar ka mida Golaha wasiiradiisa DECEMBER 18, 2014 Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaadan ayaa maanta gelinkii dambe ku dhawaaqay magacaabista qaar kamida golahiisa ee maamulka koonfur Galbeed, Shariif Xasan ayaa shaaca ka dhigey afar wasiir oo uu ukala magacaabay afar wasaaradoo. Madaxweynaha maamulkan ayaa magacaabay: Wasiirka Wasaarada Garsoorka Axmed Sheekh Xasan . Wasiirka Wasaarada Beeraha Maxamed Xasan Fiqi. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha C/raxmaan Ibraahim Aadan . Wasiirka Wasaarada Maaliyada Sheekh Xasan ibraahim Lugbuur. Shariif Xasan oo markuu ku dhawaaqayey wasiiradan ku sugnaa Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa markale ku celiyey in xukuumadiisa ay noqondoonto mid laga dhex arko masuuliyiin aqoon iyo khibrad u leh maamulka wasaaradaha sidoo kalana uu ka qayb gelinayo dhinacyada khilaafka kula dhaxeeyo oo hada xalintooda meel wanaagsan u marayo. Magacaabista ka dib ayuu madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan u duulay magaalada Muqdisho halkaa oo uu kulamo kula leeyahay masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya sidoo kalana uu qorshaynayo in uu kulan la qaato Ra’iisal wasaaraha cusub

Not because CCC is appointed. We can care less for the individual and more for the cause. Puntland which was strongly supporting Yuulka got what it wanted after it warned qoslaye that if he didn't appoint someone Puntland was happy with, his government will finish the same way it is today which is in isolation and ineffective.

niyoow Silence, sadness, depression and many other things are happening around HAG centers everywhere. Their websites are lashing out. They want a government they can milk and CCC will make sure there is a balance.

Yesterday when he was appointed, at the press conference, this was the reaction of the damjadiid and their supporters. they looked stunned and were not sure what is going on.

He is already meeting with AU leaders. Damjadiid is on edge waiting his next move. Muqdisho(pp) Ra’iisul Wasaaraha maalinkii shalay la magacaabay ee Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke isla markasna aan wali xilka la wareegin ayaa maanta kulan la qaatay saraakiil sar sare oo uu horkacayo wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maman S. Sidikou. RW_Sharmarke_iyo_Danjire_Sidikou_1 Danjire Maman S. Sidikou ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo magacaabay, wuxuna sheegay inay wada shaqayn wanaagsan dhexmari doono hase yeeshee Cumar Cabdirashiid looga baahan yahay inuu xoojiyo xiriirka Midowga Africa iyo dowladda Soomaaliya. Dhinaca kale Cumar Cabdirashiid Cali ayaa uga mahad celiyay tahniyadda uu soo gaarsiiyay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya, wuxuna Sharmarke sheegay inuu sii xoojin doono wada shaqaynta labadda dhinac. Wasiirka koowaad ee dalka ayaa lagu wadaa dhowaan inuu soo dhiso golle wasiiro oo sida la sheegayo kooban, hase yeeshee wasiiradda cusub ayaa loo badinayaa inay xubno fiican ka heli doonaan saaxiibadda madaxwaynaha Soomaaliya ee Damuljadiid. RW_Sharmarke_iyo_Danjire_Sidikou_1 RW_Sharmarke_iyo_Danjire_Sidikou_2 Puntlandpost.com Puntlandpost.pp@gmail.com

Niyoow CCC will reject few Damjadiids. But as a gesture to his friend from Damjadiid, some will be appointed. He is drawing the line on few individual that he vowed will never be part of his government. he is already meeting with AU head.

The end of damjadiid has started tonight. I will have more to say after I finish the party in Nairobi.

Siilanyo is not getting a break these days niyoow.

^^ lol. is that a threat against the people of Awdal niyoow? you seem confident and condescending niyoow. Awdal will do what Awdal wants. It is not the other way around my SNM jihadi.

Adwal is not taking shyt no more niyoow. Dhulka iyagaa leh. Gobanimo wa u dhalasho niyoow, nina nin kale ma gumaysan karo, tasna laga yeeli mayo Siilanyo. His game is up.

Si kastaba ha ahaatee hadii Madaxweyne Xasan Sheekh magacaabo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ah siyaasi hore ugu soo fashilmay xilka ra’iisul wasaarenimo, ahaana ra’iisul wasaare-hii ka shaqeeyay in Badda Soomaaliya muran la geliyo laguna wareejiyo dalka Kenya, wuxuu mar sadexaad Madaxweyne Xasan wajihi doonaa Khilaaf dhex mara isaga iyo Cumar, iyada oo markaan aan laga yeeli doonin madaxweynaha inuu ceyriyo ra’iisul wasaaraha 3-aad, waxaana madexweyne Xasan Sheekh lagu qasbi doonaa inuu is casilo, taas oo noqon doonta halkii uu ku danbeeyay Khilaafkii AUN Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo ra’iisul wasaare Nuur Cadde. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damujadiid ayaa la saadaalinayaa in siyaasadda Soomaaliya ka bixi doonaan inta aan la gaarin sanadka 2016! Haha. Niyoow this is gold. Where is Malistar.

If you go to every HAG or Damjadiid website, everyone is sad and is angry at how "their HAG agenda" has been hijacked by unknown forces who are bringing Omar Abdirashid, and that this is a plot to destroy the new HAG empire. lool. Mooge is enjoying every piece of it niyoow.
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay majaraha u hayaan kooxda Damujadiid iyo shaqsiyaad kale oo ugu xiran qaab qabiil, wuxuu nasiib u yeeshay inuu noqdo madaxweyne si isdaba jooga ugu dhaca shirqoolo uusan ka waaqsan karin oo ay kula taliyaan madaxda Damujadiid iyo shaqsiyaad danahooda gaarka ah uga dhiga in dani ugu jirto.

Madaxweyne Xasan oo markaan heysta fursadii ugu danbeysay oo uu ku keensanayo ra’iisul wasaare aysan is khilaafin ilaa sanadka 2016-ka ayaa la sheegayaa inuu ra’’isul wasaare u magacaabi rabo Cumar Abdirashiid Cali Sharmaarke oo looga yeeray Maraykanka lana filayo inuu Muqdisho yimaado.

Cumar Cabdirashiid oo horey Dawladii KMG aheyd uga soo noqday ra’iisul wasaare haatana ah Safiirka Somalia ee dalka Maraykanka, waxey wada shaqeyn waayen madaxweyne Sheekh Shariif, xukuumaddii uu Raisul wasaaraha ka ahaana waxey noqotay fadhiid, wuxuuna xilka ra’iisul wasaaranimo iska casilay kadib markii la siiyey lacag afar boqol oo kun oo dollar ah oo uu sharuud uga dhigay inuu xilka uga dego.

Tartanka xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaa sidoo kale ku jira shaqsiyaad badan oo aan hore ugu soo fashilmin siyaasadda kagana wanaagsan xilka ra’iisul wasaaranimo, masuuliyiintaa oo ay ka mid yihiin Xuseen Cabdi Xalane, Cabdi Xamiid, Axmed Ciise Cawad, Dr Doodishe iyo xildhibaanad Fawsiya.

Cumar Cabdirashiid waa nin ceynkee ah? Yaa Keensaday? Sideyse ku danbeyn? Maxaase looga tagay siyaasiyiinta kale?

• Cumar Cabdirashiid waxaa keensaday madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo kus oo xushay inuu horey ula soo shaqeeyay, ogna inuu danihiisa gaarka ah ka heli karo, Cabduullahi Sanbaloolshe oo doonaya in laga dhigo wasiirka amniga, wadamadii madaxweyne Xasan Sheekh uu ka diidey inuu ra’iisul wasaare Cabdi Weli la shaqeeyo kuwaas oo doonaya in madaxweyne Xasan Sheekh fashiliyaan maadaama uu horey uga talo diiday, xildhibaanadii kasoo horjeeday Madaxweyne Xasan Sheekh kuwaa oo doonaya in ra’iisul wasaare laga dhigo siyaasi marka kale madaxweynaha iska hor yimaadaan si uu meesha uga baxo.

• Xuseen Cabdi Xalane oo ahaa wasiirkii maaliyadda xukuumadii dhacday, kana mid ahaa shaqsiyaadka uu doonayey Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa magacaabistiisa kasoo horjeestay wadamada reer galbeedka, wakiilada UNSOM iyo EU-da iyaga oo diidmadooda sabab uga dhigay musuqmaasuq ay ku eedeeyeen Xalane, balse dadka odorosa siyaasada Somalia waxay ku micneeyeen sababta Xalane loo diiday inay tahay in Xuseen Cabdi Xalane yahay siyaasi aan khilaafka jecleyn, Madaxweynahana ula shaqeyn kara si aad u dhow ilaa sanadka 2016-ka, isku xiri kara Maamulka KMG ah ee Juba iyo Madaxweynaha.

• Ra’iisul wasaare hore ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo uusan shaqsi xilka ka mudan, marka aan xukmineyno wixii aan ku barannay oo ah waxqabad iyo waddan jaceyl, waxaa magacaabistiisa ogoleyn eakiiladda UNSOM iyo EU-da oo aaminsan in Farmaajo uu yahay siyaasi wadani ah, isku kalsoon oo aan ka aqbali doonin in xafiisyada UNSOM iyo EU-da looga yeeriyo sida uu u shaqeynayo, waddamada IGAD oo Farmaajo ka aaminsan inuu yahay siyaasi wadani ah, Madaxweynaha ula shaqeyn kara si dhow, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo horey siyaasadda isugu qabteen ahaana siyaasigii ka shaqeeyay in Farmaajo uu xilka ra’iisul wasaaraha iska casilo, hogaamiyaha Damujadiid Faarax Cabdulqaadir oo aaminsan in Farmaajo uu magac ahaan meesha ka saari karo kooxda Damujadiid, maadama uu yahay siyaasi kasbaday kalsoonida shacabka.

• Fawsiya Yuusuf, Dr Bashir Nuur Bidaar, Dr Doodishe ayaa magacaabidooda waxaa hor istaagay xoogaga gudaha iyo dibadda oo diidan in madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damujadiid helaan ra’iisul wasaare si dhow ula shaqeeya ilaa sanadka 2016-ka.

Si kastaba ha ahaatee hadii Madaxweyne Xasan Sheekh magacaabo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ah siyaasi hore ugu soo fashilmay xilka ra’iisul wasaarenimo, ahaana ra’iisul wasaare-hii ka shaqeeyay in Badda Soomaaliya muran la geliyo laguna wareejiyo dalka Kenya, wuxuu mar sadexaad Madaxweyne Xasan wajihi doonaa Khilaaf dhex mara isaga iyo Cumar, iyada oo markaan aan laga yeeli doonin madaxweynaha inuu ceyriyo ra’iisul wasaaraha 3-aad, waxaana madexweyne Xasan Sheekh lagu qasbi doonaa inuu is casilo, taas oo noqon doonta halkii uu ku danbeeyay Khilaafkii AUN Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo ra’iisul wasaare Nuur Cadde. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damujadiid ayaa la saadaalinayaa in siyaasadda Soomaaliya ka bixi doonaan inta aan la gaarin sanadka 2016!

Magacaabista Cumar Cabdirashiid wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku waayi doonaa taageerada Maamulka KMG Juba ee uu Axmed Madoobe hogaamiyo, maamulkaa oo xiligii Khilaafka Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha si toos ah ugu hiiliyay Madaxweynaha. Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Kooxda Damujadiid waxeysan ebid heli doonin taageerada Maamulka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdiweli Gaas maadaama siyaasadda Puntland ku dhisan tahay in Soomaaliya Madaxweyne ka noqdo siyaasi kasoo jeeda Puntland ama Soomaaliya noqon dal shaqeynaya oo mideysan.

Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed, siyaasiga aadka u yaqaan rogrogidda siyaasadda oo doonaya sanadka 2016-ka inuu Madaxweyne ka noqdo Somalia ayaan taageeri doonin Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damujadiid-ba, sidaa daraadeed Madaxweyne Xasan Sheekh oo horey ugu soo fashilmay xil ka qaadistii ra’iisul wasaare Saacid iyo magacaabistii ra’iisul wasaare Cabdiweli, isaga oo aan ka fiirsan xil ka qaadista raisul wasaarayaashaana uga baxday Malaayiin Doolar, ayaa marka ay isaga la tagi doontaa.

Magacaabista Cumar Cabdirashiid waxay madaxweyne Xasan Sheekh ka dhigi doontaa kuna xaqiijin doontaa in Xasan Sheekh uusan astaahilin in loo hiiliyo, waxaana halkaa xilalkooda ku weyn doona wasiiro badan oo madaxweynaha uga hiiliyey ra’iisul wasaare Cabdiweli, Wasiiradaas oo ay kamid yihiin sii hayayaasha Wasiirada Maaliyadda iyo Arimaha Gudaha Xuseen Cabdi Xalane iyo Cabdullahi Goodax Barre oo uu xilkiisa qaadan doono Cabdullahi Sanbaloolshe oo saaxiib dhow la ah Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha-ba.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

FutureNow and Mintid, I refer to you the famous HAG elder with his friends Ahmed Diriye and Xaad who were protesting against him when he was PM. Omar abdirishaid being US ambassador was from Nairobi big white boys and the US wanted it. Damjadiid had no choice and they were not willing to fight niyoow. niyoow remember that famous video of Ciise Dalabeey complaing about Omar Abdirahsid and his Puntland clan agenda. looooooool. niyoow, Mooge a political veteran. I have more credibility in this forum than anyone niyoow. Trust me, this move if true will be great for Puntland. But I don't think Damjadiid is that dumb to appoint him.

Siilaanyo is a mad man. We all agree on that.

This is unheard of in Somali politics. President Abdiweli has instructed every minister in Puntland to document the work he or she did and show real accomplishments on the 27th of this month. there is no compromise. every minister must tell the people of Puntland what he/she did within the year this government was in power. Puntland:-Wasiir kasta oo ka tirsan Xukuumadda wuxuu umada reer Puntland uso Bandhigayaa wixii uu u qabtay sanadkii tagay. Golaha Xukuumadda Puntland ayaa wada abaabulkii ugu dambeeyay oo ay isugu diyaarinayaan Shirweyne balaaran oo ay kuso Bandhigayaan Wax qabadkooda Sanadkii ay xilka hayeen oo maalmo ka dib 1-sano ku buuxsamaya. Wasiir kasta oo ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland ayaa Shirweyne balaaran oo dhici doona 27-ka illaa 28-ka bisha kuso Bandhigi doona Waxyaabaha ka hirgalay balanqaadkiisii,waxaana shirku uu ka dhici doona magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Marka laga tago Waxqabadka,waxaa sidoo kale Wasiir kasta uu umada reer Puntland uso Bandhigayaa qorshihiisa Waxqabad ee sanadka 2015-ka. Bulshada reer Puntland ayaa Warbaahinta kala socon doona Shirweynaha,si ay u ogaadan waxa ka hirgalay balanqaadkii Golaha Xukuumadda sanad ka hor. Dawlada ayaa lagu wadaa in horaanta sanadka cusub ay si guud uso Bandhigto Waxqabadka sanadkii tagay,marka laga tago shirweynaha Wasiir kasta uu kuso Bandhigayo Waxqabadkiisa. Si kastaba ha ahate,shirweynaha La-Xisaabtanka Xukuumadda ayaa muhiimad balaan u xambaarsan umada reer Puntland. www.puntlandi.com.

trust me futureyesterday. trust me on this. you HAGs are playing with fire if you name Omar Abdirashid. I know you are praying wardi-style that this is not true, but my HAG friends in Villa Somalia are convident this fat boy has it under a rap. if this is a closed game already, the Damjadiid future is finished niyoow. Where is Abwaan? let us wait and see niyoow. let us wait and see.

niyoow Puntland has already given its blessing to this "shimbiroow heesa" to play the game with the IC community in Nairobi. Puntland will do anyting to undermine qoslaye. Dawladda Puntland ayaa kula talisay Maamulka Jubbaland inaysan ka hor-imaan Shir la filayo Magaaladda Kismaayo in looga wada-hadlo Qaabka Federaalka looga hirgelin-karo Koonfurta Soomaaliya. Shirkaan ayaa la filayaa inuu furmo 18 ama 19,waxaana xiriir Khadka Teleefoonka ku dhex-maray Madaxda Jubbaland iyo Puntland,ay Maamulka Jubbaland ku wargeliyeen inay baajinayaan shirka Kismaayo ee Qaramada-Midoobay ay Seminaar ugu furayso Maamulka Jubbaland oo laga codsaday Maamulka curdanka ah ee Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya ee Madaxweyne ka yahay Shariif-Sakiin inay Seminaar u furaan wada shaqeyna uu dhex-maro Maamuladda Deriska ah ee Jubbaland iyo Koonfur-Galbeed Shirkaan ayaa la filayaa inuu furmo 18 ama 19,waxaana xiriir Khadka Teleefoonka ku dhex-maray Madaxda Jubbaland iyo Puntland,ay Maamulka Jubbaland ku wargeliyeen inuu baajinayaan shirka Kismaayo ee Qaramada-Midoobay ay Seminaar ugu furayso Maamulka Jubbaland oo laga codsaday Maamulka curdanka ah ee Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya ee Madaxweyne ka yahay Shariif-Sakiin inay Seminaar u furaan wada shaqeyna uu dhex-maro Puntland ayaa kula talisay Maamulka Jubbaland,maadaama ay jiraan 2-sanno wax ka yar,inay shabaqa u daadiyaan Dawladda Federaalka si dadbana ay ula shaqeeyaan oo aysan noqon sida Puntland oo iyagu qaan-gaaray muddo 16-sanno ahna dhisan,markii ay dantooda ka waayaan Dawladda Federaalkana,kalsoonidda kala noqda ilaa loo fuliyo qodobada ay isku heystaan Dawladda Federaalka,iyadoo 12-kii Qodob ee ugu dambeeyay Magaaladda Garoowe ay ku kala saxiixdeen Puntland iyo Dawladda Federaalka. Seminaarkan Kismaayo lagu qabanayo ayaa Maamulka Jubbaland Qaramada-Midoobay waxay ku naas-nuujinaysa 500-000-Doolar,taasoo ay dan-weyn ugu jiryo Maamulka Jubaland,waxaana Puntland ay kula taliyeen inaysan is-dhaafin Seminaarkan ku baxaya 500-000-Doolar. Tooshka Wareega ee Shacabkamedia oo la xiriiray Madaxtooyadda 2 maamul ee Mataanaha Jubbaland ayaa noo xaqiijiyay,inay isku raaceen Jubbaland inay markasta ogolaato Seminaaradda ay danta ugu jirto,oo aysan noqon sida Puntland maamul isku-taaga Dawladda Federaalka,balse looga baahan-yahay inay jilaac-siyaasadeed la yimaadaan,ayna ogolaadaan shirkan ay doonayeen inay is-hor istaagaan. Madaxda Mataanaha Puntland iyo Jubbaland oo khadka Teleefoonka ku wada-hadlay ayaa isku raacay Maamulka Jubbaland inay markasta muujiyaan debecsanaan-Siyaasadeed,maadaama ay 2-sanna qura jiraan,ayna iska dhaa-dhicin inay la mid yihiin Puntland oo qaan-gaartay. Madaxweynaha Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya oo awal Bah-siyaasadeed la sameysay Puntland loona ogolaaday Garoowe iyo Baydhabo in la mataaneeyo,ayaa shirka Kismaayo uga faa'ideysanayo inay is-bahaysi Siyaasadeed la sameysteen Maamulka deriska la ah ee Jubbaland,iyadoo Maamulka Koonfur-Galbeed ay ku nool-yahay Beelo Daarood u badan Absame iyo Buraashadleey oo iyagana u badan Jufadda Cumar-Maxamuud,halka Jubbaland ay degan-yihiin Beelo Digil iyo Mirifle ah,waxaana labada Maamul la filayaa inay isbahaysi-siyaasadeed yeeshaan. Dhanka kale Puntland ayaa wada qorshe lagu mataaneeynayo Maamuladda Koonfur-Galbeed,Jubbaland iyo Puntland si doorashadda dhici-doonto 2016 ay u sameystaan isbahaysi-Siyasaadeed. Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com

Mark my words. These guys don't know this man. He is a big Eagle supporter, he built Jubbaland with Gaandi to destroy Mogadishu influence and he has IC friends higher up that will destroy Damjadiid. If you thought Yuulka was deadly, Omar is even more deadlier when it comes to protecting D block interests. If Damjadiid names Omar Abdirashiid who is a strong Eagle and founding father of Jubbaland, they will be fnished niyoow. Bring me the popcorn and shaah niyoow. I see Damjadiid is crumbling from within.

They won't name Cumar Abdirashi and if they do, they will be finished niyoow. Omar Abdirshid is the man who built Jubbaland and gave so much concessions to Puntland niyoow. Damjadiid will never ever make the mistake of naming Omar Abdirashid. If they do, then we can assume it is the IC community that gave Damjuljadiid ultimatum and it may not be their choice niyoow. Omar Abdirashid is a deadly "silent" force niyoow. That man nearly destroyed Shariif but was told by Puntland elders to leave office in peace when he was fighting with Shariif. He focused on Jubbaland project with Gaandi and made it happen.