Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Faysal habeenkii Eagle clan bu ku qarwaa. niyoow, maalin walba reerkasu ka qaylinaya. lol
  2. Niyoow, this is going to be one big event. Abdiweli is fundamentally changing Puntland and he wants to highlight his success. he wants to continue Puntland tradition of Puntland governments having anniversary marking its achievement. This is going to be a big celebration niyoow. Abdiweli is highly respected technorat and many people are dying to attend this xaflad.
  3. this project is finished and dead my friend xaaji. this thing is gone. believe me my friend, this project is done. the chinese CEO of the scrupulous company will be hanged by the Chinese government. he is in hiding tonight. gone.
  4. President Siilaanyo: ”Waxaan la yaabay Suldaan dhan oo jabhad samaystey” Vice President Saylici: ”Nin waalan tolkiibaa u fayow” Defense Minister Cadami: ” Suldan Wabar waa khaa’inul wadan” Interior Minister Warancadde: ”Hadii odeyga reerka ugu weyni durbaan qaato reerka intiisa kalena way niikiyaan” Compare that to the cool and calmness of Hafidulah Sultan Wabar. Suldan Wabar: “Fariintaygu waa mid cad oo ah in nabad lagu wada noolaado is ixtiraam si reer Awdalna aayahooda kaga tashan karaan” niyoow this is a night and day difference. there is unease in Somaliland right now. i was tea-ing with few SNM friends in Nairobi and they are all worried about Awdal uprising. one girl was saying she will die for the Somaliland struggle if Awdal dispute turns into violence. lol. I asked why? why should Awdal not seek to govern its own affairs? she never had a good answer for me niyoow. the same hypocritical talk from our friend xaaji.
  5. Xaaji, you are still underestimating this community. you arrogance has no bounds niyoow. you even dismissed the foreign minister has any influence. lol. niyoow in principle i object to qoslaye HAG team making unilateral rejections of regional state deals like Puntland, but the Awdal case is a special case because the SNM and Chinese team are already mining and taking minerals home and destroying environment while locals are shut out 100% with no benefit at all. this is not exploration to see what is in there. the Chinese are stealing from one clan and giving it to another clan. The Chinese government was not even informed by these thieves that means the communist party will behead the CEO. the communist party doesn't joke around with bad publicity like this niyoow specially when it comes to Africa which they have so much investment. this project is a toast. they better take their equipment before they are stolen.
  6. lol@malistar, my HAG friend. niyoow, you even invited Hiiraale?
  7. Xaaji, niyoow I can assure you if Awdal community which is big in Sweden starts their campaign to tell the truth, no one from Swedish government will ever visit your enclave Hargeisa. this trip was already preplanned and nobody from Awdal protested it yet. but wait till situation gets real niyoow. your whole somaliland cause will be beheaded by intelligent people playing a better game than the game you kept playing in the last 20 years. you have awaken a sleeping giant niyoow. you played all your turub Xaaji. all you have is threats that somaliland is sacred, somaliland way dushay, somaliland wa la xoreyey talk.
  8. Axmed, niyoow stop the extremism nonsense. talk like normal you are a grown man. You never went to war, so war is easy for you niyoow. Somaliland will be dealt with by Awdal people in their own terms. i can assure you this community has had enough and will not let anyone abuse them. niyoow, please stop this garbage talk about mujahid and traitors and stuff. Awdal is dealing with sophisticated enemy that is so far no using weapons and they will be defeated in the same way.
  9. Axmed, no niyoow. The terrorist reminent leftover were decapitated by Puntland army. their leaders were killed, all the towns in the mountains they were terrorizing were captured. they run to their somaliland safe house again in the daalo mountain area. they just follow the mountains and drift back to somaliland side whenever they are defeated because the SNM regime is funding these terrorists and doesn't want Puntland to have peace.
  10. everyone knows this is a qoslaye farce. but just to remind everyone that it is still a farce.
  11. Kulan maanta magaalada Gaalkacyo ku yeesheen siyaasiyiin iyo nabadoono reer Puntland ayaa looga hadlay aragtida siyaasiyiinta, nabadoonada iyo shacabka Puntland ee ku aadan maamulka loo dhisayo Galgaduud iyo Koonfurta Mudug. Siyaasiyiinta waxaa ka mid ahaa Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo madaxweyne ka soo noqday Puntland, Nabadoon C/casiis Aw Yuusuf Xaarin iyo Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad. ADVERTISEMENTS Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo hadal dheer ka jeediyey kulanka ayaa ku dheeraaday mowqifka shacabka Puntland ee ku aadan maamulka gobolada dhexe isagoo sidoo kale ka hadlay habraaca iyo dhismaha nidaamka federaalka caalamiga. Gaagaab wuxuu sheegay in maamulkan aan la marsiin habraacii nidaamka federaalka balse si kale la iskugu raray dad iyo dhul aan iraaci kerin, wuxuu sheegay in beelaha gobolka Galgaduud haatan ay u baahan yihiin dib u heshiisiin. Siyaasi Gaagaab wuxuu sheegay in waqooyinga Mudug uusan marna ka mid ahayn maamulkaa la dhisayo sidaasna uu ugu cadaynayo shasiyaad uu sheegay in ay ku tageen magaalada Cadaado iyagoo matalaya Waqooyiga Mudug. Nabadoonada ayaa isku raacay in aysan diidanayn maamulkaa la dhisayo oo ay soo dhaweynayaan balse aysan ka mid ahayn waooyiga Mudug, iyagoo shacabka goboladaas ugu baaqay in ay ka tashtaan aayahooda hogaankoodana u dhiibtaan shaqsi ku haboon. Nabadoonadu waxay fariin u direen maamulka Galmudug iyagoo kula taliyey in ay kawada shaqeeyaan nabada iyo wada degenaashaha ka dhexeeya, waxay sidoo kale fariin u direen madaxda dowladda federaalka oo ay kula taliyeen in ay saxaan habdhiska maamulka. Codadkii Kulanka.
  12. xaaji, don't be blinded by power. i know you guys control Somaliland, but if other communities like Awdal contininue this uprising, they will free Borama and liberate their land. sometimes being arrogant can bite you. Don't dismiss the aspirations and wishes of Awdalites. this can backfire. If khaatumo attacks you from the east and Awdal from the West, the central clan will be squeezed niyoow.
  13. Allaah ayey mahad oo idili usugnaatey, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. HORDHAC/GOGOL-DHIG Xikmad Pakistani ah ayaa waxeey dhaheeysaa, “Qofka in aad disho aad rabto, saaxiib aad udhow baa lala noqdaa, kadib marka aad dishana qabrigiisa baa bulshadoo kuwada arkeeysa si aad udaran loogu dul baroortaa/Ooyaa” Aqristoow maadaama dalku aanu laheyn shaqooyin ku filan baahida shaqo ee jirta, burbur dhinackasta ahna uu dhowr iyo labaatansano daashadey ayaa caasimada dalka ee Muqdisho, oo ah meesha dalka ugu muhiimsan, ee siyaasadaha qabaliga ah, tan Gobolka iyo guud ahaan tan quwadaha caalamkaba la isku heeysto, ayaa waxaa nasiibdarro si xoowli ah uga socda nuuc dilal qorsheeysan ah oo lagu khaarajinayo dadka aqoonta leh ,iyo kuwa shaqooyinka fiican Muqdisho kuheeysta, waliba si gaar ah waxaa dhawaanahan lasii labajibaarey, ugaarsiga dadka aqoonta leh ee Professionals-ka ah, ee qurbaha dib uga soo noqdey, si dadkooda iyo dalkooda eey wax ugu qabtaan, ama ucaawiyaan. Dadkaa waxaa safka hore uga jira Injineerada, sida marxuum: Eng.Cabdullahi Cali Canshuur, oo habeenkii Isniinta, taariikhduna ku beegneyd November17, 2014 dabley hubeysan eey kudileen degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Minneapolis-na loogu baroordiiqey 3-dii January, 2015-ka. Waxa sidoo kale taariikhdu markii eey aheyd December 20, 2013-kii lagu laayay duleedka magaalada Muqdisho afar dhaqaatiir ah oo iskugu jiray saddex Suuriyaan ah iyo hal Soomaali ah. Sidoo kale xasuuqaas waxaa ku geeriyooday laba nin oo ilaaladii dhaqaatiirta ka mid ah. Sida dib laga ogaaday bartilmaameedka weerarkaa wuxu ahaa Dr. C/raxman Macalim Fiqi oo isagu ka badbaaday gaadmadaan, sababtoo ah gaarigiisu daqiiqado ayuu ka dambeeyay kolonyada gawaarida ah ee weerarku uu qabsaday. Weerarku wuxu ka dhacay agagaarka koontaroolkii cusbaa ee Afgooye, halka loo yaqaan Siinka-Dheer, waxayna dhaqaatiirtu ku sii jeedeen isbitaalka weyn ee Dr. Fiqi uga furan degaanka Ceelasha Biyaha. Shan Bilood kahor xilligaa ayey sidoo kale aheyd markii weerar gaadmo ah lagu dilay Allahu u naxariistee Dr. Cismaan C/raxman Fiqi, oo uu dhalay dhaqtarka la weeraray. Labada weerarba way beeniyeen Al-Shabaab oo inta badan lagu tuhmo dilalka gaadmada ah. Waxa intaas wehlisa inaysan horay iyo gadaalba u jirin wax dakano ah oo ka dhexeeyay Dr. Fiqi iyo Al-Shabaab wuxuuna Dr. Fiqi ka shaqeynayay isbitaalkiisa xiligii ay Al-Shabaab maamuli jireen Ceelasha Biyaha iyo kadiba. Meeshaa maxaa kaaga cadaatey? Waxaa sidoo kale ka mid ah dadka la ugaarsanayo maamulka iyo macallimiinta jaamacadaha sida Marxuum: Ibraahim Maxamuud Xaamud, oo ahaa madaxdii waxbarashada ee Jaamacada SIMAD, oo maalintii Arbacadii taariikhduna ku beegneyd 10-kii December 2014ka lagu khaarjiyey Muqdisho. Waxaa sidoo kale lagu ugaarsadaa guud ahaan shaqaalaha dowlada, gaar ahaanna kuwa ka shaqeeya meelaha dhaqaalaha xooggan ee inta badan xaaraanta ah laga sameeyo sida: Dekkada Muqdisho, Garoonka Aadan Cadde, Bankiga dhexe, Baarlamaanka iyo Madaxtooyada. Waxaa sidoo kale ka mid ah meelaha dadkaa lagu ugaarsado hey’adaha gudaha ah iyo kuwa caalamiga ah (Local NGOS & International Organizations), waxaase si gaar ah farta loogu fiiqaa hey’adaha UN-ta maadaama eey ugu dhaqaalo fiicanyihiin, mashaariic aan ladhaqangalin balse dhaqaale xoogan lagu boobana laga helo, UNDP-daba ha ugu caansanaatee. Waxaa sidoo kale jira dilalka qaar ee wariyeyaasha aadka u firfircoon ee loo quuriwaayey aqoontooda, kartidooda, firfircoonidooda, magaca iyo sumcada eey leeyihiinna, nasiibdarrana udhinta, kuwaasoo intabadan aad looga maseeyrsanyahay Waxaan meesha kamarneyn dadka waxba aanan qurbaha ka iman, balse shaqooyinka fiican kuheeysta magaalada Muqdisho, inta badan waxaa kuwan dambe ugaarsanaya, dadka ka hoos shaqeeya, oo eey madaxda uyihiin, kuwaasoo isdhahaya dallacsiin beey idinka hortaaganyihiin, iyagoo iska dhaadhiciyey in meeshaa eey madaxda ugu sareeya kanoqon lahaayeen, hadeey kuwa shaqadaa heeysta iska horwareejin lahaayeen, oo dilaayaasha ayaa shaqada dadkaa eey hayaan damac uu uga jiraa, waxeeyna iska dhaadhiciyeen, in dadkaasi boosaskaa ka buuxiyeen oo ay ka hortaaganyihiin, sidaa daraadeedna Gangs Dilalka Muqdisho lacag ku qaata(Death Squids/Contract Killers/Assasins) ayey ka adeejiyaan. Inta badan gawaaridooda ayaa Miinooyin loogu xiraa (Sida Wiilkii miskiinka ahaa ee dhawaan Buulo-Xuubeey lagu khaarajiyey), ama meelaha eey badanaa istaagaan ayaa loodhigaa Miinooyin sida: Xoghayihii Guud ee Gobolka Badaanir xilligii mudane Tarzan, Marxuum: CabdiKaafi Hillowle Cismaan oo qarax lagu dilay May3, 2014, kasoo loo magacaabi rabay Dekkada Muqdisho maalmo gudahood inta aan lakhaarijinin, sida walaalkii Xassan Hiloowle Cismaan (Xassan Kacaan) uu sheegay isagoo yiri “Walaalkeey Xassan Kaafi Waxaa laga dishey shaqo uu Dekedda ka qaban lahaa”, hadii kale inta indhaha looso xirto ayaa toos loo khaarajiyaa Askar iyo saraakiil badan oo ka tirsanaa nuucyada kala duwan ee ciidamada qalabka ayaa sidan lagu gumaaday, ama gaari inta laga dabaqaado ayaa xabado shabaq looga dhigaa sida dilkii loo geeystey madaxii Waaxda Socdaalka ee Garoonka diyaaradaha Aadan cadde: Maxamuud Cabdi Cadoow Dhabareey. Marka qorsheeyeyaasha dilkaa looga horwareejiyo dadkii shaqadaa heeystey, ayaa sidaa shaqadii waxaa kula wareega dadkii dilkaa ka dambeeyey, cid dabagal kusameeyneysa majirto, hadii lagu sameeyana meel ma gaaro (Case closed), iskadaa soo ogaasho dhab ah, sooqabasho daacad ah iyo cadaallad horkeenid hufan intaba.Kiiskoo dhanba sidaa ayuu ku xirmayaa, dantii eey Iimaanlaawayaashaa ka lahaayeen dilalkaana sidaa ayey uga gaarayaa. Markii horaba qofka hadaanu Allaah casawajalla ka cabsaneyn, heey’ado dowladeed oo karti, khibrad iyo aqoon uleh baaritaannada fal-dambiyeedyadana aaneey walwal ku heyn in eey soo qabandoonaan oo aanu kabaxsaneyn, ileyn sida Soomaaliduba tiraahdo, “Kufaar Korkiisuu ka naxaa”, nasiibdarro! waxeey kusii dhiiragalineysaa dambiilayaashaasi in howlahooda eey siiwataan, oo waliba eey sii laba jibaaraan. Maqnaashaha sooqabashadooduna waxeey kuwo cusub kusii dhiiragalisaa qabsashada howlahaa guracan ee lacag kuqaadashada gooynta naftaa Muslim ka ah, ee Allaah uu xaaraantinimeeyey in si aan sharci aheyn lagu gooyo. Waa waxjira sidoo kale in Sirdoonka wadamada dariska, gaar ahaan Ethiopia iyo Kenya eey qorshooyinka dilalkaa wax kafuliyaan kuwaasoo lagu ugaarsanayo dadka tayada leh, ee ummadan in eey u baxsato laga yaabo, oo dabcan eey kujiraan qurba-joogta dalka dib ugu soolaabaneeysa, ee kalsoonida iyo rajada weyn abuuraya, iyadoo qaarkoodna eey kudadaalayaan sidii isbadal dhab ah eey dalka uga sameynlahaayeen, ayaa wadamadaa aan soo sheegney u ugaarsadaan si kuwa dibadaha kumaqan balse raba in eey dalka dib ugu soo noqdaan loo khalkhal iyo cabsi galiyo, iyadoo ulajeedadu tahay in Soomaaliya 100ka sanee soo socota dhulka lagusii hayo, oo aaneey sida hadda xaalkeedu yahay in uu kasii xumaado maahane, aanu kasoo wanaagsanaanin, maadaama wadama darisku halis qaran (Nation Security threat) u arkaan Soomaaliya oo dagan, nabad ah, mideeysan ah, awood dowladeed iyo mid ciidan dhisanba leh. Dhinaca kale Al-Shabaab iyadu diyaar ayey utahay in eey iska sheegtaan qofkastee ladilo oo dowlada iyo hey’adaha caalamiga ah ushaqeeya, maadaama eey yihiin cadowgooda dagaalka uu kala dhaxeey, iyo waliba si ay umuujiyaan in eey leeyihiin awood waxeey rabaan eey ku fulinkaraan. Ogoow waa xitaa hadii dilkaa aaney iyaga geeysan, wax shaqo ahna aaneey ku laheyn’e, taasoo fursad usiisa cidkastoo rabta in eey waxqasto, ama gumaado dadka, iyadoo og in baaritaan la ahaan iyo waliba isla Ilbiriqsigaa Al-Shabaab loo wada saarindoono, ama kabasiifiicane iyagu sheegandoonaan, taasoo saantirasho tii ugu wanaagsaneyd u ah dambiilayaasha. GABAGABO IYO GUNAANAD Dal waxaa faldambiyeedyada ka hortaga sharciyo hufan (Laws) iyo sharci-dhaqangaliyeyaal (Law Enforcement Agencies), kuwaasoo aqoon, khibrad, karti, iyo wadaniyad usaaxiib ah, ama kuwada sifoobey, qalabkoodii dambi-baarista iyo wixii iyaga baahi tirilahaa intaba uwada dhanyihiin. Waxaase intaa kasii muhiimsan in ay jirto garasho, rabitaan iyo go’aan adag, oo madaxda sare kayimaada kaasoo eey uga hortagayaan, kuna ciribtirayaan dambiyada waaweeyn nuucyadooda kala duwan. Hadiise taa lawaayo faldambiyeedyadu in eey sii laba jibaarmaan maahane ma yaraanayaan waana tan maanta ina wada heeysata. Ilaahoow Iimaanka ina gali, oo Aakhiro, cabsida Allaah iyo Ciqaabtiisa kulul qalbigeenna haka saarin, illeyn iyadaa qofka Muslimka ah ilaalo iyo waardiyeyn ugu filane. Subxaanallah! Qoraa: Cabdulqaadir M.Cismaan “Cabdiboqor” Maamule kuxigeenkii hore, ahaana Macallin isla Kulliyada Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Al-Madinah International University. abdulkadirphd@hotmail.com MN, USA.
  14. in mogadishu, if you have a nice job, the guy working for you will kill you so that he can get promoted. special target is diaspora people who take jobs.
  15. Is Islam Feruz ethnic Somali? media says he was born in Somalia. He looks like Oromo.
  16. a big blow to SNM regime niyoow. - more than 800 men in Wabar mountains - another 200 militia on the west - another 200 militia close to the border niyoow the mission is to tell SNM regime to leave Borama and Awdal peacefully. If they don't listen, this will turn to full blown war.
  17. one of the girls i know is one of the organizers of this fair. i wish them great luck.
  18. xaaji, niyoow let me tell you something about qoslaye. he really is desperate today and has nothing. he is reduced to a figurehead and CCC will run this country because the IC has given up on qoslaye and his corruption. i know something niyoow. qoslaye is finished. read it here first.
  19. <cite> @thefuturenow said:</cite> How can Geedo join Puntland when it is not even geographically connected? niyoow you a reasonable HAG but your geography sucks. Gedo clan lives in Abudwaaq which is the largest city in that whole region of Galgaduud. that clan is 60 to 70% of total population of Galgaduud today. they dominate that land niyoow. your subclan has guriceel, dhusamareb and haradheere but the total population combined for those three towns is still smaller than the biggest city in the region which is caabudwaaq. i have friends from galgaduud and everybody can tell you this. the demographics of somalia has shifted. the galgaduud clan moved to mogadishu and the caabudwqaaq clan left mogadishu and moved to galgaduud after civil war. that is why they are the dominanant clan in that region nyoow