Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. sadest day for the secessionists who supported these terrorists with money and weapon to destablize Puntland and murder innocent people in Bosaso every night. Galgala is freed from the occupying terrorist foriegn army and they have completely been routed and eliminated. only lone wolfs are running around now and their command center is destroyed by Puntland Darawiish. Good job to my people. Guul
  2. great. great. lol@ malister boy. niyoow I support all Somalia unlike qoslaye who has cuqdad about Puntland.
  3. Allah u naxariisto. may be the guy was depressed or could be jealousy issue. Safferz, Hi.
  4. Sarkaal ku sugan magaalada Garbahaarey ayaa warbaahinta u sheegay war ay ka YABEEN shacabka Soomaaliyeed kaaso ah in ciidan laga diray Madaxtooyada Xamar ay gaareen Qabrigii Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Ninkan oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ergadii uu so dirtay ciidda qabriga Maxamed Siyaad Barre ay ka diideen. http://isiiwarka.com/?p=1794
  5. Maalin dhawayed waxaan baahinay In Ciidamo Afka duubayn ay gaadheen Magaalada Garbahaaray waxayna Ciidamo sheegeen in ay Mgaaalada u yimaadeen in ay soo arkaan Qabrigi Maxamed Siyaad Barre Ciidamadaas waxaa ka hor tagay Ciidmo deegaanka iyo Ciidamada AMISON Waxayna dib ugu laabteen Muqdisho Warar dib laga helay wax ay u socdeen Ciidamada Afka duubta ee Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay wateen Amar laga soo siiyey Magaalada Muqdisho kaas oo ahaa in Ciid ka soo qaadaan Qabriga Siyaad Barre ayna keenaan Madaxtooyada sheekada ah in ay doonayaan Caro waxay dhex martay Ciidamada Garbahaaray iyo Ciidamada Diyaarada ku yimid. Halkan Guji oo Ka Dhageyso Sarkaal arinta ka hadlay ayaa yidhi Arintan waxay salka ku haysay is qab qabsiga Madax sare dawlada Soomaaliya.
  6. 5 Kamid ah Ilaalada Madaxwayne Xasan oo Loo soodiray Qabrigii Maxamed Siyaad Bare ARIN YAAB LEH Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay, Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare, Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee HALKAN KADHAYSO AYAABKA ADUUNKA mmNinkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye
  7. this is unbelievable niyoow. Culusoow oo Qabriga Siyaad Barre Sixir u doontay Waxaa magaalada garbahaareey ee gobolka gado yimid 5 kamid ah ilaalada Madaxtooyada ee Madaxwayne xasan sheikh maxamuud, ilaaladan oo sidaran uhubaysnaa ayaa markay garoonka kasoo dageen waxaa gacanta kudhigay Ciidamo katirsan AMISOM, Waxayna waydiiyeen meesha ay kusocdaan iyo cida ay yihiin madaama laga shakiyay Xaalada oo halkaa taagan waxaa soo wacay AMISOM xafiiska madaxwaynaha soomaaliya, waxaana loo sheegay in uu madaxwayne xasan soo diray ayna rabaana in ay tagaan qabriga maxamed siyaad bare. Waxaana loo sii qaaday qabriga, hadaba markii ladul geeyay qubuurihii ayay dhaheen dusha naga tusa midka uu kuxabaalan yahay Maxamed siyaad bare laakiin waa loo diiday, hadaba ujeedada ay usoceedn in ay qabriga arkaan bal dhagayso adaa yaabi doonee. Ninkan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay arinta aad soo dhagaysatay ee ah In ay Ciid kaqataan qabirga si looga guulaysto RW abdi wali sheikh axmed waxaana arinkaa ushegay xasan sheikh faaliye.
  8. http://marqaanweyne.com/?page_id=12632 niyoow qoslaye and his Unuka culture of Voodoo is sickening. listen the audio above which the governor of Gedo is disgusted by qoslaye's personal guard unit known as Alpha Group flying all the way to Gedo to grab Voodoo sample from Siyad Barre's grave so that Abdiweli can be defeated. looooooooool. walaaahi qoslaye has lost his mind. my friend in nairobi said that the Puntland damjadiid doctor has defected after qoslaye's condition worsened.
  9. my SOL friends, mooge will update you anytime there is a new information. guul ayu ku dhamanaya constructionka airport. if you are puntland hater, i will use this thread to annoy the uus of you. if you are supporter, this thread will put smile to you face.
  10. He shamed qoslaye in this press conference.
  11. This means, from this point onward, the ruler-ship of Somalia will be in the hand of the “Looters Incorporated”; since, the West have accepted that for Somalia to be at peace with others (not within itself!) those who were the former members of the old USC must be given the right to rule Somalia (at the presidency), and those others, particularly, the old “D-block” who used to rule Somalia (from 1969 – 1991) must be relegated to a position of a second fiddle sort of place. lool@Oodwayene. Niyoow Shariif could have been replaced by anyone if they had enough Qatari money. niyoow we know the only reason qoslaye came to power was he planned this takeover with qatar telling them he is Ikhwaan Mursi of Somalia, got millions and then paid the number of MPs to vote for him. Oodwayene, why are you discounting the corruption part that tipped the balance for qoslaye niyoow. what if Abdiweli from Puntland had 50 million dollars. this game would have been over niyoow. today everyone understands how to win this hard game and next election will be won by who has the most money.
  12. best result ever. Yuulka is not going down easy niyoow. HAG damjadiidists tricked his cousin Saacid into the same game and he is not taking it anymore. his motto is that we will all go down together or I survive and get rid of that snake Farah. loool. sorry my HAG friends. this show is not going your way today. try next time. lol
  13. niyoow SOL secessionists would burn him alive in a debate. he needs to read up a little on somali politics and then speak publicly. lol.
  14. niyoow this is getting hot. qoslaye is crying inside villa somalia i was told and he got so emotional his doctors were called. one of the doctors is actually a Puntlander and is damujadiid himself. jawaari has played his game again. hahaha. farah sakiin is sleepless and doens't know what to do anymore. Unuka is losing the little power and respect they had and are panicking. all the unuka elders are pissed at qoslaye for leading them to destruction. niyoow, justice has finally happened. when you abuse power and you think you are untouchable these things finally happen to you.
  15. the chosen wing of the Eagle clan declared that the grand conference for the group will be held december 20 in Bender Ziyada aka Qaw. (Sawiro+Dhagaysi) Sudlaanka Beesha Chosen oo Iclaamiyay waqtiga uu dhacayo shirweynaha Beesha. November 22, 2014 11:06 am GMT - Written by Ducaale - Edited by Ducaale Suldanka guud ee Beesha Chose Suldaan Siciid Maxamed Maxamuud ayaa ugu baaqay Beesha Chosen ku sugan gudaha dlka iyo dibada inay kaso qayb galaan Shirweynaha Beesha oo 20/Decembar/2014 ka dhici doona magaalooyinka Bosaso iyo Bandar-Ziyaad ee Qaw. Shirweynaha Beesha Chosen oo looga hadlo Hormarka Beesha ayaa labadii sanoba mar ka dhaca Puntland,waxaana Suldaanku uu ku baaqay inaan laga dib dhicin waqtiga shirka loo balamay. Halkan hoose ka akhriso Warsaxaafadeedka kaso baxay Xafiiska Suldaanka;
  16. alpha needs help. lol. niyooow his antrabaqash became irrelevant and he likes to be center of attention.
  17. this is fake dream wet dream of somalilanders. we see this all the time niyoow. they make up a picture to get people's attention. the two pictures are not even close niyoow.
  18. sharif sakiin pissed off Jawaari with this fake election. jawari is now full ally of Yuulka. what a mistake for qoslaye to take sides niyoow. he should have stayed out of this mess.
  19. damjadiid are so desperate niyoow. why do they have to add the names of minister to a fake declaration demanding the PM resign. xishod way ka tagen kuwan niyoow. Malistar wrote that letter inside his little HAG shack made of corn leaf.
  20. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in ay kamid ahayd koox Wasiiro ah oo Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyey qoraal ay uga dalbanayaan in uu iscasilo. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kamid ah wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qaybgalaaya shirka ka socda dalka Denmark ee looga hadlaayo hiigsiga cusub ayaa sharci darro ku tilmaamtay in mooshin laga keeno Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed. Iyadoo wareysi siinaysay BBC-da ayay sheegtay in Wasiirada soo jeediyey in Ra’iisul Wasaaraha uu iscasilo looga baahan yahay iyagu in ay iscasilaan. Maalmo kahor ayaa Wasiiro uu horkacaayo Wasiirka arrimaha gudaha saxaafadda ka shaaciyey in ay u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha qoraal uga dalbanayaan in uu iscasilo, balse arrintaas waxaa beeniyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in aanay soo gaarin qoraal noocaas ah. Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa asbuuc walba weji cusub yeelanaaya, waxaana beesha caalamka ay kasii muujinayaan walaac xoogan.
  21. Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, xubnaha golaha Shacabka ee kasoo horjeeda Mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda F.Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu faraha kala baxo shaqada Xukuumadda si ay u gudato waajibaadka Qaran ee laga sugayo. Sidoo kale kulanka ayaa lagu soo dhaweeyay tiro Xildhibaano ah oo horey uga mid ahaa xubnihii mooshinka keenay Xukuumadda, waxana ay tilmaameen markii ay garowsadeen danta qaranka iyo hakadka ay galeen guud ahaan shaqooyinkii Hay’addaha dowladda in ay garowsadeen oo ay isaga talaasulaan mooshinka. Xildhibaan C/laahi Cumar Abshirow oo ku hadlay magaca Xildhibaanada ayaa sheegay markii uu arkay dhibaatada Mooshinka iyo halista uu ku yeeshay howlihii qaranka in uu go’aan saday dib inuu uga baxo mooshinkaas, wuxuuna geesta kale baaq u diray xildhibaanada weli ku adkaysanaya mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda in ay ilaaliyaan danta qaranka isla markaana ay iskaga haraan mooshinka.