Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Shaqaalaha EU-da ee Aduunka Mr. Kenneth Dean iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey,iyagoo xafiis ka furanaya Caasimadda Dawladda Puntland ee Garoowe. Madaxweyne Gaas ayaa Mr. Kenneth Dean iyo masuuliyiinti la socotay kala hadlay sidii wada shaqeyn buuxda loo yeelan lahaa islamar ahaantaana dawladda Puntland u heli lahayd saamigeeda taakulaynta iyo mashaariicda European Union siiyaan Soomaaliya, taasoo madaxweynaha Puntland uu sheegay in European Union dhaqaalaha soomaaliya loogu deeqo ay ku xareeyaan magaalada Muqdisho oo keliya loona baahan yahay in si siman maamulada soomaaliya kajira oo dhan loogu xaqsooro. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay muhiimada ay leedahay in Puntland laga taageero dhinaca amniga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo adeegyada kale ee bulshada, sidookale madaxweynaha ayaa sheegay si loola dagaalamo argagixisada caalamiga ah ee alshabaab loo baahan yahay in European Union ay taageeraan ciidamada difaaca ee dawladda Puntland oo ubaahan qalabeyn ciidan, taakuleyn dhinaca gaadiidka ciidanka iyo saanada kale ee milatariga iyo weliba in la siiyo ciidanka tababaro caalami ah. Mr Kenneth Dean ayaa dhankiisa sheegay in European Union diyaar u yihiin in ay la shaqeeyaan dawladda Puntland islamar ahaantaana tilmaamay in xafiiskooda EU CAP-NESTOR ay ka furanayaan magaalada Garoowe ee caasimada dawladda Puntland, xafiiskaasi oo ka shaqeyn doona isku xirka iyo wada shaqeynta European Union iyo dawladda Puntland. Wafdigii ka socday European Union ayaa sidookale sheegay in dhankooda ay ka howlgeli doonaan sidii ay dawladda Puntland uga taageeri lahaayeen qodobadii muhiimka haa ee uu madaxweynaha dawladda Puntland uu ka hadlay. Kulankii ay maanta wada yeesheen Madaxweyne Gaas iyo wafdigii balaarnaa ee ka socday EU-ada ayaa waxaa ay labada dhinac islagarteen muhiimada ay leedahay in Puntland ay hesho saamigeeda dhaqaalaha European Union ay ku taageeraan Soomaaliya. <img src="http://shacabkamedia.com/warka/images/stories/2011/Caasho/img_2293.jpg
  2. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaaran oo Chinays ah isuguna jira Ganacsato, Maalgashadayaal caalami ah iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne Gaas ayaa weftigaan si diiran ugu soo dhaweeyey xafiiskiisa waxaana ay Puntland u yimaadeen sidii ay uga samaysan lahaayen maalgashi caalami ah, maadama uu madaxweyne Gaas balan qaaday in gudaha Puntland uu keenayo maalgashadayaal caalami ah si Puntland ula jaanqaado wadamada horumaray. Mudada ay joogaan Puntland ganacsasada iyo maalgaliyaashan caalamig ah waxaaa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta wasaaradaha Puntland si iyana ay ugu soo bandhigaan fursadaha ganacsi ee ka banaan Puntland. Kullan qado sharaf ah oo madaxweyne Gaas uu u sameeyey masuuliyiintaasi ayaa waxaa uu ka dalbaday in sida ugu dhakhsiyaha badan ay Puntland uga fuliyaan maalgashi caalami ah, ganacsigooduna uu noqon doono mid ay kawada faa’iidaysan doonaan dhammaan shacabka reer Puntland . Dabayaaqadii sanadkii tagey ee 2014 ayuu madaxweyne Gaas balanqaaday in Puntland uu keenayo sanadkan cusub ee 2015 ganacsato iyo Maalgashadayaal caalami ah iyo shirkado ganacsi oo waaweyn, imaanshiyaha ganacsatadantana waxaa ay qeyb ka tahay fulinta balan qaadyadii uu sameeyey Madaxweynuhu.
  3. thefutureno, We got CCC as the minister of ministers. so all this talk about some damjadid fahad sakiin having influence is nonsense niyoow.
  4. will the parliament full of damjadiid approve this. we are waiting for it niyoow. CCC gave qoslaye fool a huge blow on the face and qoslaye is still holding his face trying to make the next move.
  5. but i don't undersand how this guy is better than Bayleh. 6- C/salaan Hadliye Cumar Wasiirka Arrimaha Dibada
  6. Not a bad cabinet niyoow. What will qoslaye do? let me guess. pay the MPs who support him to reject this. haha.
  7. ok whatever niyoow. niyoow that is an innocent child probably the daughter of some unuka friend of qoslaye forced to give Erdogan a kiss. what i like is the humility of Erdogan who is not afraid to touch Somali kids niyoow. i saw another picture from the famine. a powerful figure like him has no issue with touching sick children but our own politicians feel they will catch a disease if they come close to a sick child.
  8. i hope that is not the finished airport because quite honestly that looks like a renovated warehouse niyoow. i hope the money that Turkey allocated for a modern airport was not stolen by HAG collaborating with corrupt Turkish contractors niyoow. look at the roof. and there is not enough lighting. i am disappointed niyoow.
  9. These people deserve to be under white rule for generations niyoow. what a waste niyoow. south african blacks are a curse.
  10. Majozi, who reportedly said that her daughter was knocked out of her arms and trampled to death… seems to have bee fibbing! In earlier reports she was painted as the victim, but witnesses have come forward claiming that she was in fact looting the shop and too busy to notice her baby bleeding out. Police have opened up and investigation after Phindile Shabangu said that others also saw blood coming from the baby’s ears, mouth and nose while Majozui ran out of the shop with her loot. Some of Majozi’s belongings were found in and near the shop – where she might have been looting along with the rest of the folks from last week’s unrest in Gauteng — all were handed over to the coppers to help with the investigation.
  11. Capture this pic it is not capture. It is caption niyoow. lool. "adeer, mac i sii"
  12. Ayan hersi has a low self esteem niyoow. she is always seeking acceptance from white people. she was never proud of her heritage. niyoow i have never seen her talk about race inequality, poverty and other issues. she only knows one topic which is to bash Islam. what a pathetic woman.
  13. this is what we need. people should not blow themselves up. they should speak up to protest against insults. but don't kill people.
  14. HAG business men who are pissed at the Turks for taking away business are sending a message that they don't want the Turks. Niyoow this is a fact and let us not blame the dirty terrorists this time. they always claim anything, but it is well known that HAG businessmen are behind most of the crimes in Mogadishu and the terrrorists are blamed. facts are facts niyoow. we need to get rid of these corrupt killers in Bakaaraha.
  15. Xaaji, stop celebrating niyoow. Lasanod is occupied because its people are divided and the same Garad you see supporting and welcoming Siilaanyo is part of it. but you should know that if the darwish clan wasn't part of this, you would not be drinking tea even one day in Lasanod and Puntland would kick you behind. Puntland must do everything it can to not get into a fight with its own people from Lasanod. this is a political game and it will be settled that way soon. enjoy while it lasts niyoow.
  16. good move niyoow. all the money comes from educated diaspora who are connected and this is a good way to get message across and get to the living rooms of people. Suldan Wabar is the first active rebel commander to join twitter in the decades old Somali civil war niyoow. the Awdalites at home are mostly hostages of a larger more powerful siilaanyo regime. Suldan wabar is targetting the elites, the western educated youth and the diaspora to make the Awdalite's struggle a lasting one. we pray for the good Suldan. may he bring freedom, justice and independence to his land.
  17. Short message of guubabo. Alxamdulillah, Bismi Allah,ASalamaamun Calaykum,Marka hore Salaan qaali ah dhamaantiin.Fariintayadu waa sahal:Suldan Wabar@SuldanWabar · Hadaad aragto hantidaad lahayd Hororo boobaaya. Hadaad Aragto hoygaad lahayd hadimo kuu taala. Hantaaqada ha diidina xornimo aad hubtaa imane Wabillahi Tawfiq Suldaan A. Cilmi Wabar Twitter: Suldan Wabar@suldan Wabar
  18. As long as Ilkojiir, Bisle, Ina Xuseen Ciid and Hashi are back, I can care less niyoow. on the happy side, i am laughing at how time has caught up with Qoslaye. he is unable to pass a simple cabinet through the same parliament he bribed when he brought down the previous government. the thugs who took cash last time want their positions so they are pissed at qoslaye. CCC is playing his game niyoow.