Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Mellez ayey noo faaninayaan ,,,, belo idin aragtay...
  2. Wararka ka imanaya degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in roob xoogan uu ka da’ay Afmadow iyo nawaaxigeeda. Roobkan ayaa sida wararku sheegayaan dhaliyey daadad waaweyn laakiinse lama soo sheegin wax khasaara ah oo uu geystay. Dadka shacabka ah ee deegaanadaasi ku dhaqan ayaa aad u soo dhaweeyay Raxamada Ilaaheey ugu deeqay. Roobkan ayaa yimid xilli aad loogu baahnaa oo ay deegaanadaasi ka jireen abaaro ba’an oo dad iyo duunyaba galaaftay .
  3. Lol@adheer... War afka sidan u dhaan.
  4. *****aykum wasalaam, Dhulka dulqaadkii ayaa ka dhamaaday. Illaahay ha inagu nabad geliyo.
  5. Whose script is this wyre? ,,, Somaliga ayuu dhulka la dhacay....
  6. Just wish for richest man in Akhira, ........your location.....
  7. Bashiir

    kill FACEBOOK

    Tani waa dhaqan gadoon ,,,, tsunami inuu dafo sow kama yabaan....
  8. Beside commenting on mere photos ,,,, we got nothing so far.....
  9. Alla maxay Zenawi & Iley cabuudaan ,,,,,
  10. Bashiir

    kill FACEBOOK

    Imikana ma taas ayey keeneen...... Qaarkan is dhuuqaya kuwii la dhashay mee.....
  11. Mudaaharadyo ka dhan ah xukumadda Zenawi ayaa ka bilaabmay qaar ka mid ah gobaladda Maraykanka isla markaasna lagu balansan yahay guud ahaan inay Itoobiya ka dhacaan, dadkan mudaaharaadaya ayaa oogu baaqay ciidamadda Itoobiya inay ku daydaan ciidanka Masar iyo Tunis marka shacabka Itoobiya kacaan iyagoo u sheegay in shacabka Itoobiya uu gaaray xiligii Zenawi uu iska kicin laha. Sidoo kale dadka mudaahaaradya ayaa oogu baaqay dhamaan qoomiyadaha Itoobiya inay mudaaharad u diyaar garoobaan midkaas oo maalin uun dhaci doono isla markaasna hal mar ay guud ahaan 9ka gobal ee Itoobiya laga kaco. Zenawi oo isagu isla maanta la hadlay saxaafadda isagoo ka wal walsan kacdoonaddan ayaa sheegay in uu og yahay in kacdoon uu jiro isla markaasna sheegay in sida Tunis iyo Masar uusan ahayn Itoobiya oo oo ay si xor ah u doorteen, haddalka Zenawi ayaa u muuqday mid uu kula hadlayo waddamada reer galbeedka oo saaxiib wayn la yahay balse uusan ogayn in Mubaarak iyo Bini Caliba ay reer galbeedku saaxiib la,ahaayeen balse hadda xaaladu tahay shacabka Itoobiya oo leh, Enough is Enough... 20 Year is Enough( Labaatansano Nagu Fillan).
  12. Wararka naga soo gaaraya deegaamadda Jubooyinka ayaa tibaaxaya in diyaarado ay dul-wareegayaan xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaliya dhanka goballadda Jubooyinka, diyaaradahan ayaa lagu soo waramayaa inay yihin kuwo ciidan. Wararka ayaa waxay intaas ku sii darayaan in ciidamado wata tanks iyo gawaaradda gaashaan ay xadka soo dhoobmeen isla markaasna aan la ogayn inay yihin kuwo u soo galaya goballadda Jubooyinka. Ciidamaddan ayaa ku soo aadaya xilli dagaal xoogan ay ka dhaceen deegaamadda Diif isla markaasna xoogaga Alshabab ay halkaas ka huleeleen, waxaana la sheegayaa in ciidamadda Kismaayo ku sugnaa ee Alshaabab ay walaac xoogan soo foodsaartay iyadoo aan wax gurmad ah aan ka filaynin dhanka gobaladda Soomaliya.
  13. Cabdullaahi Xirsi Yusuf oo jooga Diif ayaa BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ooga waramay dagaalkii shalay dhexmaray Shabaabka iyo Kaambooniyiinta. Ka dhagayso Khaanada Hoose
  14. http://shabelle.net/article.php?id=4473
  15. Deegaanka Diif oo dagaalo culus shalay kadhaceen ayaa saaka degan iyadoo magaalada Diif ay weli gacanta kuhayaan ciidamadii Axmed madoobe halka ciidamadii Alshabaabna ay diyaar garoow xoogan kawadaan Dhoobley. Ciidamada Axmed madooba ayaa iyaguna dhankooda kawada is abaabul iyadoo lagu soo waramayo inay sugayaan ciidamo dheeraad ah oo xoojin doona. Dagaaladii shalay ayaa ahaa kuwo culus oo labada dhinac aysan waxba iskula hadhin waxaana dagaaladaas ku gacan sareeyay kuwa Axmed madoobe oo ay usuurta gashay inay xoog kusaaraan ciidamadii Alshabaab oo gelinkii hore magaalada Diif qabsaday kuna celiyaan deegaamadii ay kasoo duuleen .
  16. As the earth shook and the waves crashed against Japan's coast, Nick Cacciato could only fear for friends separated by the disaster. Cacciato was among the local residents Friday who watched in horror as a massive earthquake and tsunami ravaged Japan. As cities even outside the quake's epicentre shook, he caught glimpses online of his friends, Detroit man Duane Cavalier and his wife Maho, of Japan, trying to find each other over Facebook. She was in Tokyo and he in Saitama, outside the Japanese capital, he said. "Their only way of communicating is Facebook, so they were Facebooking back and forth," he said. The two were a distance from the heart of the magnitude-8.9 quake which struck off Japan's northeast coast. The quake unleashed a massive tsunami upon the island nation. Media r eports say 1,300 are believed dead. The quake is the most powerful in recorded history to shake Japan, a nation known for its seismic activity. Italy's National Institute of Geophysics said the tremor was so strong, it shifted the earth's axis about 25 centimetres. Communicating with a Star reporter by Facebook, Maho Cavalier said she felt the quake in Tokyo, hours from the epicentre. At first, she said, people dismissed it. But the shaking grew and grew. "I felt the ground was moving and I could not stay still," she said. The tremors didn't damage Tokyo heavily, she said, but the trains shut down, stranding Duane, who runs an English conversation school, in Saitama. Her cellphone and land line didn't work. But somehow the Internet on her iPhone did. When she checked Duane's Facebook, she found him doing the same for her. She said he stayed in Saitama overnight. "It was a horrific event, but we were very lucky in Tokyo," she said. Cacciato said Maho, an animal activist, made it home safely. "I'm just trying to put myself in their shoes right now, is what I'm doing," he said. When he first heard of the quakes, Cacciato, who taught in Japan for two and a half years, said he was stunned. He said other friends in Japan made it through the quake all right, "but needless to say we're completely concerned." It was an anxious Friday for area resident Jessica Pringle. Her friend, 21-year-old Simon Lacombe of Toronto, is in the Japanese city of Kyoto, learning to speak the language. Late Friday, 17-year-old Pringle said she got word from Lacombe he was alive but shaken. But going much of the day without word left her glued to her television set, watching for a ray of hope. "It's just everyone on edge," Pringle said. "I'm watching everything trying to find a slight glimpse (that) everything's OK in that area." The devastation struck with Lacombe just over a month into his Japanese trip, which Pringle said she and her friends arranged for him for Christmas. "All of us, really, are really into Japan and Japanese culture," she said. "We really wanted to go there." Pringle said she heard the news on her way to work and thought of Lacombe. "I just immediately picked up my cell and sent him a text saying, 'Hey, are you OK? Let me know,'" she said. But there was no word until Friday evening, leaving Lacombe's friends in Windsor and Toronto anxious. Cacciato said he's been trying to imagine how hectic it is as Japan faces the aftermath of the disaster. "I have a lot of friends there and I'm worried about them," he said. "I'd like to help in some way but I'm not sure if I can." Read more: http://www.windsorstar.com/Facebook+helps+couple+reunite/4427964/story.html
  17. Maalmihii aynu soo dhaafnmay colaad ayaa ka jirtey nawaaxiga magaalada Dhoobley colaadaas oo keentay inay dadka shacabka ah dibadda uga baxaan magaalada gudaheeda una daldashaan tuulooyinka ku dhowdhow Dhoobley iyagoo ogaaday in hardan dhax mari doono kooxda mucaaradka aheyd ee haystay magaalada iyo ciidamada dowladda Soomaaliya + kuwa deegaanka. Sheekh Axmed -Madoobe hoggaamiyaha raaskaambooni ayaa ku guuleystay inuu ka adkaado kooxdii dagaalku ka dhaxeeyey iyadoo ay u rumowday go`aankiisii ahaa inuu deegaanada Jubbooyinka kasaari doono kooxda Alshabaab oo dagaal muddo dheer dhaxmay, waxaana u suuragashay inuu dib ugu noqdo deegaanadii hore looga soo saaray oo ay kamid tahay magaalada xuduudka ku taal ee Dhoobley. Alshabaab ayaa duleedka magaalada dhufeysyo ka sameystay way isku aamini waayeen kadib markii ay ka warheleen gantaallo iyo xoog aan loo babacdhigi karin in ay dul fadhiyaan. Lama oga halka ay ku sugan yihiin maamulkii Alshabaab ee mudadda dheer maamulayey Dhoobley. warkan oo dhammeystian filo goor dhow .....
  18. Somalina;701082 wrote: Ahmed Diiriye is a nonsense peddler, cid uu matalo oo aan calooshiisa ahayna ma jirto. Shalay ayay ahayd markaad aflagaadeyneyse Imaamkii AS habaaraayey, maxaa yeeley your Zubeyra ayuu ka soo horjeedaa, maantana halkaanad ka qudbeyneysaa in odeyaasha la respect gareeyo. You really are one confused Ethiopian sirdoon wallee. XX waan ka shakiyey ,,,,......Somali dhalad ah oo mowqif leh uma eka....
  19. Mad_Mullah;701324 wrote: You're all a bunch of Qabeelists. XX: Somaliland = your tribe, SSC = Are not. Gen Duke: SSC = Your tribe = Somaliland is not Lol. Sheekh waalan.....