Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. [ Siyaasadda ka danbeysa in al-Shabaab laga sifeeyo Jubbooyinka iyo Gedo, islamarkaana cagaha loo dhigo maamul gobolleedka Azania ayaa ah mid la isugu geeyey maskax iyo muruq, taasoo ayan waxba ka tari kareyn qabaa'illada u bartay boobka Jubbooyinka iyo maangaabka magaca kula wadaaga ee aan garashada fog laheyn, kuwaasoo uu hadda xaalkoodu yahay "nin daad qaaday xunbo cuskay."
  2. Safiirka Itoobiya u fadhiya Kenya oo sheegay inay Itoobiya & Azania leeyihiin wadashaqeyn heer sare ah Nairobi, 04-Nov-2011 - Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Ambassador Shemsudin Axmed Rooble, ayaa shaaca ka qaaday inay dowladda Itoobiya iyo maamul gobolleedka Azania leeyihiin wadashaqeyn heer sare ah. Ambassador Shemsudin oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Nairobi ayaa tilmaamay in isaga shaqsi ahaan ay saxiibo fiican yihiin madaxweynaha Azania, Prof. Maxamed Cabdi Gaandi. Hadalka Ambassador Shemsudin ayaa ku soo aadayo xili uu Madaxweyne Gaadi isu diyaarinayo safar uu dhawaan ku tagi doono magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Mudane Gaandi ayaa maalmaha soo socda kulamo rasmi ah la yeelan doona madaxda ugu sarsareysa dalka Itoobiya, kulamadan oo ay labada dhinac kaga wadatashan doonaan ballaadhinta xidhiidhka u dhaxeeya labada umaddood ee walaalaha ah ee reer Itoobiya iyo reer Azania. Ambassador Shemsudin ayaa sheegay inayan dowladda Itoobiya wax muhiimad ah u laheyn hadallada kuwa daciifka ah ay faafinayaan ee ah in mudane Gaandi uu wax u doonayo qabiilka ******* oo dhan meel kasta oo ay joogaan, isagoo intaa raaciyey in Gaandi ay si fiican u yaqaanaan, islamarkaana ay wadashaqeyntooda socotay muddo dheer. Siyaasadda ka danbeysa in al-Shabaab laga sifeeyo Jubbooyinka iyo Gedo, islamarkaana cagaha loo dhigo maamul gobolleedka Azania ayaa ah mid la isugu geeyey maskax iyo muruq, taasoo ayan waxba ka tari kareyn qabaa'illada u bartay boobka Jubbooyinka iyo maangaabka magaca kula wadaaga ee aan garashada fog laheyn, kuwaasoo uu hadda xaalkoodu yahay "nin daad qaaday xunbo cuskay." Wabishabeele.com
  3. Sayid*Somal;755713 wrote: Dhakafar kugu dhac - war ka bax meesha intaan dhakada lagugu dhufan Are you serious? I'd think you were talking to yourself right there.
  4. xiinfaniin;755683 wrote: Don't pull a Bashir, The Fool, on me. huh!!??? scratch head!!
  5. Hello Juxa. Saaka waxba ma arko;e qofta calanka Pirates lalmin ma adaa?
  6. Nin-Yaaban;755494 wrote: Shouldn't this topic be at the Politics section and not in Generals? Mods must have been asleep.
  7. Carafaat;755516 wrote: Iminka ma waxa leedihiin wiilka yar ee fish chipska oo siiba kasoo jeeda Somaliland ayaa dawladii Somalia oo siiba dagaal adag ku jirta lagaga tagay? Meeshuu ka soo jeedo muhiim ma ahan, shaqada uu hayo ayaa muhiim ah. Sidooni ha ahaatee af ganbi miyuu kula wareego oo SL aqoon sado? Lol
  8. ^Bring your patriotic son waryaa, otherwise leave Kibaki's son alone. He is doing something while you eat and sleep **** in a far land. Azania is not subordinate to any one. It'll succeed as long as Prime minister Gaas, and President Gandi are there. So cry me river Jimcaalow.
  9. Nin-Yaaban;755534 wrote: Tarbiyada, iyo in la edbiyo ilmahaada waa loo baahanyahay. Hadii kale waxeey noqo nayaan markeey weeynaadaan ciyaal suuqiin aan waxba kala ogeen. ilmo dhumay Minnesoteey ka buuxaan. ala maxeey kuwaas u baahan yihiin in kuligood suun ama fiilo lagu wada garaaaco. Alley lehe waa runtaa yaabanow, aabo wanaagsan uun baa afka kugu dhufan markuu af xumo kugu arko.
  10. Duulkan bishimaha buluuga ka dhigeyna? Lol
  11. Serenity, Arabta aa? N I was thinking you would be in Perth. Lol My bad.
  12. Johnny adeer Allah ha ku soo hanuuniyo. Amiin dheh.
  13. Roob ayaa Dhoobley ma shaqeeyey. Raxmadii Alle hoortay. Serenity, salaan ka dib Miyigaasu ma Assui baa?
  14. Som@li;755544 wrote: Do you know who is sending weapons? Guess? Ethiopia!! I second that. It's Ethiopia!
  15. Jacpher;755532 wrote: Azania ma sidii quraanka bey muqadas tahay horta? So if someone criticizes Azania you resorts to attacking their family members? Yes, Jimcaalow. Waa muqadas. kii wiilkiisa keena baa xaq u leh inuu dhaleeceeyo. Jacpher;755532 wrote: Yeah let's celebrate Kenya bombing the displayed women and children in the South. You're a refugee since 90s and still wanna hide after cheap sarcasm? War isku qarxi Keenyatiga, ama naga fadhiiso. Jacpher;755532 wrote: I kept hearing in the video clip odayaasha, salaatiina, haweenka iyo caruurta aqlabiyada gobolka u dhashay? What gobol are talking about? Kilka Shanaad or NFD???? Combination of all, that is Somalia, Kenya and Ethiopia. Ready to stop them?
  16. Only the defense minister is doing the job, being around Dhoobley. The rest are either in hotels, or on planes. Tiny revolution, is needed now more than ever...
  17. ^Aw xaaji, I am calm awoowe, and you made good points, just couldn't get appetite to finish your essay. Dadka deegaanka iyo Dowladooda ayey tuulaa, ee kobtaas briiga ma u qaban? Igu salaan duqa oodweyne, haddaad aragto.
  18. ^Seems you suffer from a condition which led Oodweyne to leave the forum, verbal diarrhea. Niyow put a doze of hakad & full stops to your long essay.
  19. ^Iska dheelmo xiinow, igu salaan wiilka iyo reerkaba. Una sheeg in uu mustaqbalka Kenyaatiga badalo.
  20. ^Nabadiina diidey soo ma aha? Wixii kaasoo gaadha muraacadnimda Azania, waxba ha iga siin. I am all for real talk, and I am sure you believe in Somali la dagaalanto Shabaabka laakin in aad af madhan la wareegto waa ayaan daro. Wiilkaagu kama fadli badna ka aad rabto in armed caravanka la saaro, and it was fair q.
  21. Alright, leave Azania alone then, as long as you need inaan kaa gaabsado.
  22. ^Dee hadduuna wiilkaagu ku jirin dagaalka, Kenyaatigana aadan rabin inay kaalintiisa galaan, yaad damacsantahay in uu saarnaado the so called armed-caravan? Runta uun baan sheegi, otherwise waan kaa gaabsan karaa.